Halkeen ka Bilaabaa Barashada IT-ga

  Рет қаралды 47,282

Hurbad Institute of Technology

Hurbad Institute of Technology

Күн бұрын

Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
Libaax ama Libaaxad hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberadaan
============================================================
Maxamed Isxaaq
+252 615 070 785
Abdirizak Hersi
+44 73 764 27517
============================================================
CONNECT WITH US ONLINE
Facebook Link: / hurbad
Twitter Link: / hurbadit
Instagram Link: / hurbad
LinkedIn: / abdirizak-hersi
LinkedIn: / hurbad

Пікірлер: 128
@abdirahmanahmed3522
@abdirahmanahmed3522 2 жыл бұрын
Shukran ustaad, lakiin mar haddii aad kala qaadqaadeen course kiiba maad noo jebisaan si macquul u noqoto in qofku wada qaadan karo courses ka, idinkoo tixgelinaya dhaqaale darrida ka jirta adduunka waayo 9 courses oo wada $20 midkiiba ah ma awoodno🙏
@africanone7363
@africanone7363 2 жыл бұрын
Walahi waasax
@shugridaimond8456
@shugridaimond8456 2 жыл бұрын
Haa $10 waa oo kle
@mohamedgaashaan7750
@mohamedgaashaan7750 2 жыл бұрын
Runtii sida uu sheegay waaye walaakey Ustaad dhaqaali yari baa jirata xoogaa qiimaha aad coursega aad buu ubadan yahay
@hmacaan
@hmacaan 2 күн бұрын
​@@mohamedgaashaan7750waa meeqa bishii qimaha wll
@TaiTech33
@TaiTech33 2 жыл бұрын
Abdirizak m.a brother said ayaaa ugufaidiii cilmigaaa I join hurbad early July I learned alot now am doing Comptia Network+ you guys deserved 👏 👍.
@Fanprojsomali-n9o
@Fanprojsomali-n9o 2 жыл бұрын
Dhamaan daqiiqadaha muuqaalka waa dhamaystay ustaad waana jeclahay barashada cilmiga computer-ka laakiin ustaad qiimahu waa mid sare hadana caalamku dhaqaalihiisu waa sare maray awalbaaba somalia dhaqaale yari ka jirtay ee ustaad noo jabiya qiimah
@waayahatechnology-da
@waayahatechnology-da 2 жыл бұрын
Discount nosameya bishi halmar Xitaa saacado so loga fa'ideysto qimo dhimistaas Lacagaha dadka qaar aanan awoodin Ani kow anka ahay plz 😢😢🙏🙏
@hooyomacaan8325
@hooyomacaan8325 2 жыл бұрын
walahay saxiib waad idheeri galisay insha allha Malin heerkaa waan imaan doona insha alha
@shafiesalaan9239
@shafiesalaan9239 2 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad million jeer
@ahmedomarosman9540
@ahmedomarosman9540 2 жыл бұрын
$20 waa qaali Ee 3 bilood mar maa discount noo sameysaan $5 ama 8 cml
@saidabdi5612
@saidabdi5612 2 жыл бұрын
Masha alh ugaas thanks wlh waa no faidesay adana uga helay wana iga goan tahay inan bilaabo macalin
@armaanhussein6401
@armaanhussein6401 2 жыл бұрын
Wad mahadsanthy ustaad abdirizak 🙏🙏
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad abdirizak jasakallah filkheyr. Insha allh kuwii kafaaiideysta cilmigan aaad si hagar laaanta ah noogu soo gudbisey. Allaha naga yeeeelo aaaamiin yaa allh 🤲👍👍💯💯💯💻💻💻📖📝📈📌
@yacinmoritose9182
@yacinmoritose9182 2 жыл бұрын
جزاك الله خير وبارك الله فيك يا أخي الكريم
@abdijibarAj
@abdijibarAj 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad sida wanaagsan aad inala wadaagtay xogtaan muhiimka ah
@kalafazii7055
@kalafazii7055 2 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin, guuleesta Hurbad 🇸🇴❤️🙏
@maxamedcabdiaadangeelow948
@maxamedcabdiaadangeelow948 10 ай бұрын
Wlh waa maqla descriptionka so dhikna ila hada mesha description video laga helo waa keeni waayay
@Hurbad
@Hurbad 10 ай бұрын
WhatsApp nagala Soo xariir +447970551162
@Somsossltd
@Somsossltd 2 жыл бұрын
Waqti Badan Baad Galiseen Mudanayaal Barida Cilmigaan Bulshadiina Thanks🥰
@cabdiraxiinxuseenkulane45
@cabdiraxiinxuseenkulane45 2 жыл бұрын
ABDIRIZAQ HIRSI waxan u bahanahay ayaa waxey tahay technology waxaan ubahanahay War boxing dheerad ah oo waliba sida qofka oo ukala hor marsan lahaa sida qof bilaw ah waligiisna arag camal
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Bahda hurbad waa mahadsan tihiin waxaa jeclaa lahaa versionka laga tagay website ka haga saarin mida cusub kuso dara tii hore haku jirto si aqoon fican looga helo
@abdulahimohamed2569
@abdulahimohamed2569 2 жыл бұрын
Masha allah Mr Abdirizak aad ayaa umahad san tahay mudane Mahelayaa buugaagta
@HaawaAhmed-j3g
@HaawaAhmed-j3g Жыл бұрын
Mashalah ustat waad. Mahad san thy
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad abdirisaaq dhamaaan bahda Hurbad
@Aazim9
@Aazim9 2 жыл бұрын
Walaal web dising video noga soo samee🤝
@xeydarpoi7
@xeydarpoi7 2 жыл бұрын
Aad iyo aad u mahadsantihin hurbad hal codsi eng's qiiamaha hala yareyo saaid wye adinko mahadsan
@milla773
@milla773 2 жыл бұрын
Asc magacegu waa maxamed waxan ahay arday waxkabarta hurbad ustaad Abdirzak hirsi wuuxu ka hadlay maduuc muhiim ah oo shaqada ugu horeso IT , waxan raba inaan waydiiyo courses markan taqasus uyesho sidee u aadi karaa dhinaca sybersecurity oo micnaha markii aan barto koorsoyinkaaan kadib wadada aan umari laha sybersecurity taqasuskisa insha allah ii soo jaawaab ustaad🥰
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Markii aad koorsooyinkaan aad barato waxaad diyaar u tahay in aad bilowdo barashada Cybersecurity ga oo aad Ka bilaabaysid CompTIA Security+
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 2 жыл бұрын
M.a Hurbad waa maktabad cilmiga IT ayaan dhihi kara xaqiiq waxan ku so biiray February 20222 Lixdaas bilood m.a Luqadda Englishka iyo IT ga wax badan igaga bilaaban lix bilood ka hor ma ihi Alx , ITF+ xaqiiq ayadadoo si fican u barataa u dhiganta kuwa ka sareeya waayo aasaaska hadaadba taqaan inta kalena waad fahmi muhiimadu maaha dhamay ee waa fahan Allow 6 bil ha kugu qaadatee blse haddii dhamay uun kaa tahay 15 maalin ku dhamayn kartaa waxna kama haysid waqtina waa kii socda uun marka adooba waqtiga la dagaalamin waxaada si Tartiib ah u baro Hubaal ninkii ITF+ si fican u bartaa inuu ka aqoon badan yahay Nin bartay CCNA oo baran ITF+ Alle intuu kugu talo galay dunidaan waad joogi waqtina shaqo kuma lihid siduu u socdo blse waa maamuli kartaa halkuu kaaga baxaayo IT hormar leh idin rajayna Ardada iyo Barayaasha Qiimaha leh Allaha ka Abaal mariyo sidee noogu Hagar baxeen.
@abdiazizurur
@abdiazizurur Жыл бұрын
Sxboow meel aan kala xariira ii sheeg
@abdikarimabdirahman4200
@abdikarimabdirahman4200 2 жыл бұрын
maansha alle miisaanka xasanaadka hakuugu darosida hagar la aanta ah aad noogu hagar baxayso
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 2 жыл бұрын
Waa suaaaal aan jawaabteeda sugayay
@CyberHashITService
@CyberHashITService 2 жыл бұрын
aad eed engineer aad aayaa lagu baahanayahay waad mahadsanatahay afsomaaliga in technologyga lagu sosoodabaqo
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 жыл бұрын
Thank macalin wa barnaamij la wada sugayaya
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Mansha allh markaad wax ogaato baad ogaanaysaa inaadan waxba ogayn
@muxsinxuseen
@muxsinxuseen 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad c/risaaq aad baa u mahadsantahay sida wanaagsan aad noola talisay balse aniga ra'yi ahaan waxaan soo jeedinayaa in korsooyinka qaar qarashkooda ladhimo adinkoo mahadsan👍💯
@safaqaasim4036
@safaqaasim4036 9 ай бұрын
Xisab kama marmayo mana kasyo maxa xal ah
@AxmadB89
@AxmadB89 Жыл бұрын
Thank you ugu horayn ustaad Cabdirsaaq IT iyo CS maxay ku kala duwan yihiin? Keebaa fiican?
@manqabojiyeofficial6227
@manqabojiyeofficial6227 2 жыл бұрын
Masha allah jazaka allah
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 жыл бұрын
Bahda hurbad su,aal qofku ma bilaabi karo miya korsoyinka ilaa uu baseka so dhigto
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Hadii aad taqaano sida loo isticmaalo computer ka Haa waad bilaabin kartaa. Hadii kale maya
@ustaadxalaalquute9339
@ustaadxalaalquute9339 2 жыл бұрын
Thanks alot my techers i want after one month to join a university about IT so plz talk how to be programer
@Caynab_ASMR
@Caynab_ASMR 2 жыл бұрын
Your English is poor bro.I suggest you to type Somali.
@c.aofficial6056
@c.aofficial6056 6 ай бұрын
Maxaa Waaye Farqiga U dhaxeeya Network Engineering,Cyper Security iyo Hacking 🤔
@adammohamet9817
@adammohamet9817 2 ай бұрын
Network engineering: waa cilmi lagu barto sida sida shabakada u shaqeyso. Super security :asna waa cilmi lagu barto side shabakada loo ilaaaliyo.
@abufatah6176
@abufatah6176 2 жыл бұрын
Please walaal lacagta wax hanalakadhimo $20 SAAID WAAA WALAL
@somalidiet7347
@somalidiet7347 Жыл бұрын
waxaa ka mid aha ardayda Abdirisaaq sxb website-ka update gareeya walal gudaha sida playlistiga youtube oo kale uso diyaariya khayr allaha idinsiiyo next next waan fahmay waa ku wareeray aniga sxbow mahadsanid
@Awaale
@Awaale 2 жыл бұрын
Waa laso daahdeen su’aashaas jawaabteda
@Sagalcali23
@Sagalcali23 2 жыл бұрын
Ustaad 10:00 Pm mise Am
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Video ka maxaa ku qoran walal????????
@ayuubchanel9016
@ayuubchanel9016 2 жыл бұрын
Wax hala soo kordhiyo yaan shaqa kaliya lagu raadsan wax cusub hala curiyo aduunka virtual reality iyo Blockchain baa loo guurayaa waxaanoo dhan wa laga guurayaa server wax la dhaho walaga guurayaa Blockchain technology course kusoo Dara
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Wllo waad mahadsantay shahadadana sideen ku helaya markan barto
@isxaaqahmed9590
@isxaaqahmed9590 2 жыл бұрын
Ustaad hal su'aal baa qaba ma ugu qasabaa inaa heesto laptop
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Haa walal
@Cajaibboy
@Cajaibboy 2 жыл бұрын
Midee laga bilaabaa hee waaba kudhexwareeree course 1 illaa kan udanbeeya
@craxmancadowmaxamudmanow9580
@craxmancadowmaxamudmanow9580 2 жыл бұрын
Course daan imisa ayaa isku diiwangalinaa macalin
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 Ай бұрын
Full ilaa srver ka
@hanadcali2086
@hanadcali2086 2 жыл бұрын
Macalin waa igashay ina isheekto ma aheen balanka 😁😁😁
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE 2 жыл бұрын
Zxp wax ceeb mahan wixii ka khaldan in lagu ifiyo adna isku day inaad talo daas qadato
@abdirahmankuare7217
@abdirahmankuare7217 2 жыл бұрын
Nio jaamacad ayaan dhigtaa kii English ahaana waan is nacnay ee maxaa igula talin lahayd adoo mahadsan
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 2 жыл бұрын
ASC walaal English meel walbaa ka baran kartaa mideeda kale Englishka haba isku dhibin muhiimada waa inaa fahamtaa cashirka , mideeda kale waad ka heli English Websitekan Hurbad.
@fartunabdinasir1334
@fartunabdinasir1334 2 жыл бұрын
Ani hda Germny aa jogo mark shahado wadnk aqoonsn thy mahilaa walalo aad aan u jclhy IT wlhi
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Asc walal, hadii aad rabto markii aad ka barato koorsada website ka hurbad.com, waad galin kartaa imtixaanka koorsadaas oo waad helee shahaado aad ku shaqaysato. shahaadadaas anagu ma bixin ee waxaa bixiya shirkadaha soo saaray koorsooyinka sida CompTIA, Cisco, iyo Microsoft. booqo hurbad.com oo iska diwaan gali koorsada aad rabto. Mahadsanid
@xuseencabdiraaan4739
@xuseencabdiraaan4739 Жыл бұрын
Helped kabilaaba icT
@zaarabintuahmed145
@zaarabintuahmed145 Жыл бұрын
Wll mcn wn u baahaanahay hargysa ayaan jooga sideen lacagta ku bilaami karaa
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
WhatsApp Number +447970551162 nagala soo xariir
@mohapk3815
@mohapk3815 2 жыл бұрын
Xaqiiqatan ma aqaano eray aan ku cabiro hurbad wlhi
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@abdijabar10
@abdijabar10 2 жыл бұрын
Aadaa umahadsantihiin Lkn Qiimaha kala qaad qaadeen waa nagu culees mark hade macquul tahy course walba 1lacag ka dhiga
@AnisaMOHAMED-o6k
@AnisaMOHAMED-o6k Жыл бұрын
Hurbad waad mahadsantihiin computer waan sobartay microsoftiga lkn waxan rabaa inan siyaadsado ee xage kabaran kara
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Saxiib kawaran qofku haddanu basic computereka baran sida wordka exelka ecceska ma laqabsan karaa it diploma haddu qof wax baranaya yahay oo fahan fiican
@anabmuse0020
@anabmuse0020 2 жыл бұрын
Noo so badi
@mohamedmohamud7117
@mohamedmohamud7117 2 жыл бұрын
mahad sanid ustaad
@ahmedsheikhmohamed8682
@ahmedsheikhmohamed8682 Жыл бұрын
Sifiican baad udiyaariseen lkn very expensive dadka udaneeya wll
@fatal2340
@fatal2340 2 жыл бұрын
MaanshaAlah
@africanone7363
@africanone7363 2 жыл бұрын
Ustaad qiimaha bal waxnoogadhim
@cilowxusen1249
@cilowxusen1249 2 жыл бұрын
Wllo aaway qiima dhimistii
@liibanaadam2317
@liibanaadam2317 2 жыл бұрын
Adbad U MahadsanThy ustad Abdirisak waxan Ka mid Ahey Ardeyda Hurbad waxbdn ayan ka Faidey Blse waxan Rabey Inan Sual Ku Weydiyo Hurbad certificate xake ayu Garsiisanyhy Hurbad jawab mahadsanid
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Meelna ma gaarsiisna walal, Hurbad Certificate ma bixiyo balse hadii aad dhamayso koorsada ayaad heleeysaa Certificate of Completion, taasoo cadaynaysa in aad dhamaysay koorsadaan oo kaliyah.
@gurey1866
@gurey1866 2 жыл бұрын
Waligay Computer man dhigan Coursadan maqadan kara Ustad inbadan wan jecla inan Barton cilmiga Computer iso jawaab
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Asc walal, maya kama bilaabin kartid, ee waxaad ka bilowdaa koorsadaan hurbad.com/courses/computer-beginner-course/
@gurey1866
@gurey1866 2 жыл бұрын
@@Hurbad mahadsanid ustaad
@issemohamoudisse
@issemohamoudisse 2 жыл бұрын
Baafin👋 Waxaan tabeyna Eng Maxamed isxaaq maal mahan dambe ma arag? Libaaxii waan tabney runti ! Bahda Hurbad maal mahan waa naga mashquusheen blse waxan filaya inaad Courses cusub so wadaan
@mubaarakcabdulaahi5612
@mubaarakcabdulaahi5612 2 жыл бұрын
Hurbad wabsite kiina ma ku jiraan chemistry biology physics maths from one ilaa from four
@abufatah6176
@abufatah6176 2 жыл бұрын
Course lacagtooda qaali waa it to much money
@yaasiinjaamac7643
@yaasiinjaamac7643 Жыл бұрын
Ingilsh miya lagu baranya cubuyutarka
@maxamednuur1217
@maxamednuur1217 2 жыл бұрын
Ustad coursada lacag miyaaa
@saadiabille1445
@saadiabille1445 2 жыл бұрын
Asc wllo aniga waxan rawa inan cypersecurity barto .computer basics wan aqana ,suasha aya ah must miya inan IT ga barto marka hore
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Haa walal
@XAAJILAFARUUG
@XAAJILAFARUUG 2 жыл бұрын
sideen ubartaa Sxb
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Booqo hurbad.com oo iska diwaan gali koorsada aad rabto. Daawana Video ga Kore.
@mohaibrahimmohamed7846
@mohaibrahimmohamed7846 Жыл бұрын
Calaa course waa lacag anaga waxan ku noool nahnay moqdisho nolosheyna la dagaaal naa jmcda lacagteyd anaga raadinno marka sidee. Calaa course. 15 ila 50 wey adag taahy Aniga biloo ah it. Bara nuwaa. Waxana ku jiraa. Isbuuuci kuwaad ee jamacadda ustaad. Speak to me adoo mahadsan
@hazaamhakim3053
@hazaamhakim3053 6 ай бұрын
Kenya aya joga se kubilaba
@apdifatah6683
@apdifatah6683 2 жыл бұрын
Ma haysa trouble shooting courses ah
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 2 жыл бұрын
Walaal luqadee lagu bartaa
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Asc walal, mida video ga kore lagu hadlayo iyo mida aan hada qorayo. Booqo hurbad.com oo iska diwaan gali koorsada aad rabto. Mahadsanid
@jiinowcali8286
@jiinowcali8286 2 жыл бұрын
Course kasto book maledahay wllo
@paihasan5260
@paihasan5260 2 жыл бұрын
ASC walal abdulrizak can someone start comptia N+ B4 he finish A+ since the full A+ is NT uploaded in ur website (Hurbad) plz guide
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Aad ayay udhibadantahay balse Haa waad ka hormarin kartaa hadii aad rabto, markii aad soo dhamayso waa in aad usoo laabataa CompTIA A+
@paihasan5260
@paihasan5260 2 жыл бұрын
@@Hurbad thanks for the feedback
@paihasan5260
@paihasan5260 2 жыл бұрын
@@Hurbad makula tala jirtaan in A+ mar dhow so dhamestiri dontan i.A
@khadrasiciid729
@khadrasiciid729 Жыл бұрын
Asc wll xagan idinkala so xidhidha
@maxamedcabdiaadangeelow948
@maxamedcabdiaadangeelow948 10 ай бұрын
Macallin siden ku heli kara cilmigiina xagiina
@Hurbad
@Hurbad 10 ай бұрын
WhatsApp nalaga Soo xariir nunberka la eeg video descriptions
@shugridaimond8456
@shugridaimond8456 2 жыл бұрын
Ms word,Excel iyo in la mid ah ayaaan aqaan lkn sibuuxda ima aqaan inaan bilaawo ayaan rabaa Compt lkn meel tayo fiican ayaan la ahay ustaad wbst ka malaga helaa mid bilow ah mise tan ma baran karaa.
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Haa walal waa diyaar koorsooyinka bilowga ah oo ka horeeya kuwa Video ga aan uga hadlay. booqo bogaan hurbad.com/bilowga-computer-ka-roadmap/ oo ubaro koorsooyinkaan sida ay iskugu xigaan. Mahadsanid
@munirakhalil5379
@munirakhalil5379 2 жыл бұрын
Sual ma qasaba inad high school dhameyso hada rabto inad barato korsadan
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Maya walal
@user-br9vy3hd8b
@user-br9vy3hd8b 8 ай бұрын
Halkii casharba ma $20 baa
@maxamadmuqtaar2678
@maxamadmuqtaar2678 2 жыл бұрын
Macaliminta waxan idin Ka codsaa IN AAD Accounting Ka Xog iga siisan 🙏🙏🙏
@naimanalka4458
@naimanalka4458 2 жыл бұрын
Accounting wll waa faculty aad ufiican Anaana barta hadaad jeceshahay aadbuu u fudud yahay fahankiisu kaliya bilowga ayaa yara adag
@user-mohamud001
@user-mohamud001 9 ай бұрын
@siidcabduqaadir4873
@siidcabduqaadir4873 2 жыл бұрын
Lacag maheysano 😰😱
@shamsudinabdi1288
@shamsudinabdi1288 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahy ustaad lkn aan hal arin kuu sheego marka soomaliya joogto siwalba oo aad u barato IT-ga ama waxkale, waxaa tahay kii halmaama mudo yar kadib waxaana u sabab ah wixii aad baraty oo aadan shaqo ku helayn, shaqadu waxay kaa caawinaysa in aqoontadu sii raagto waxkalena ku darsato sa ogtahy. Marka courses-kaan waxay anfacayaan dadka wadamada hormaray jooga😂🙂 ayaga ha bartaan
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Asc walal, niyad jabka iska ilaali taasi hormar malahan. Hurbad ardayda kabaxda waxa ay oo joogta somalia waa ay ku shaqayistaan cilmiga ay kabarteen. booqo hurbad.com oo eeg koorsooyinka diyaarka ah. Mahadsanid
@nafisoadan3048
@nafisoadan3048 Жыл бұрын
Cashirka mankuso cashankara
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
Haaa, inta aad doonto ku ceshcesho
@Sahalali9
@Sahalali9 2 жыл бұрын
Wllyal goob la iman karo majirta oo lasoo xadirayo o ad dadka wax ku barta
@hanaaomar9770
@hanaaomar9770 2 жыл бұрын
Mudane wxa rabah Mel idin kala so xariro
@Hurbad
@Hurbad 2 жыл бұрын
Waxaad nagala soo xiriirtaa number +44 73 764 27517 kaan. Mahadsanid
@jamacsuleemaan563
@jamacsuleemaan563 2 ай бұрын
Whatsapp ama telogram baan rabaa inaan ka barto ma heli karaa
@Hurbad
@Hurbad 2 ай бұрын
@@jamacsuleemaan563 maya walaal, telegram ama WhatsApp midna cashir kuna bixino ee Hurbad.com si aad iskaga diiwaan galiso koorsada aad doonayso ama WhatsApp nagala Soo xariir +447970551162 si laguugu adeego. Mahadsanid
@abdulahimohamed2569
@abdulahimohamed2569 2 жыл бұрын
Masha allah Mr Abdirizak aad ayaa umahad san tahay mudane Mahelayaa buugaagta
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Bahda hurbad waa mahadsan tihiin waxaa jeclaa lahaa versionka laga tagay website ka haga saarin mida cusub kuso dara tii hore haku jirto si aqoon fican looga helo
Cybersecurity Sideen ubaran karaa 2024❗
12:39
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 14 М.
Hurbad HardTalk - Jaamacad Waa Waqti Dhumis - AfSomali
29:01
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 24 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 43 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 51 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 866 М.
Hurbad HardTalk - Computer Science VS IT Degrees  Maxay Kukala Duwanyihiin?
15:50
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 10 М.
Sidee Loo Noqdaa Professional Hacker?
47:25
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 30 М.
Shaqada koowaad ee ITga  (Service Desk Analyst)
20:18
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 49 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 138 М.
Sidee Loo Noqdaa Network Engineer!!!!
36:36
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 22 М.
Hurbad Hardtalk - Jaamacad oo kuleetiga lahaayo
20:27
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 10 М.
Waa Maxay Cybersecurity?
9:41
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 23 М.
10 Talo oo Kaa Dhigi Karto Qof Goobta Shaqada ka Tilmaaman!
18:04
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 46 М.
Shaqooyinka Mustaqbalka ugu suuqa badanaan doona | Hada sii baro!
10:41
Sidee loo helaa VPN Bilaash Ah....AfSomali
15:02
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 15 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 43 МЛН