ruumiyey aad ayaa umahadsantahay marwalbo anigana Africa ayaan joogaa waxaana dhaqaalaha bilaaway bishii 1aad waaxana seefgareeystay kun iyo labo boqol run ahaantii wax badan oo dhaqaalaha ah ayaan kaafaaiday Allah haku barakeeyo adi iyo awlaadaada ❤❤❤❤❤
@HalimaAbdirahim-d5qАй бұрын
Marka hore dhiragaliso rumi wanku mahadcelinaaya abayo midkle ani kulamid ayaan ahay o janayo2024 ayan bilabay ano 1600$ marayo ayaa hoyo iga xanunsatay alx hada 1200 ayaan maraya❤😊
@UmasalmanUmasalmanАй бұрын
Masha Allah 😢mahadsanid abaayo hooyo Allah hakuu caafiyo 😭
@HalimaAbdirahim-d5qАй бұрын
@@UmasalmanUmasalman aaaamiin abayo hormar wacan I.a
@ruumichannelАй бұрын
Gabdho adag
@FatumaHassen-n9wАй бұрын
Alxmduliha aniga aad ayan ku faaidy rumyey dahab iyo lacagba wan sefgareyay alx alle ha ku Bara keyo caqliga iyo cimrigaba
@umuyaxya-4152Ай бұрын
Mahadsanid rumiyeey Rabi ha ku xafido adiga iyo qoyskagaba
@saynabhassan76014 күн бұрын
Mansha allaah wllshy man beri hore ku barto cawan wax badan kaa faaiide❤ shugran
@AyanOlad-ni4jx15 күн бұрын
Absyo wancusubahaye mansha allah waxatahay hoyoo wacdigalin fican
Alx sanadkan waa kii igu ficnaa adunka dhanka dhaqalahaa waxan ibsadaay dhuul waxa kasta oo an u bahna gurigeygana wan ibsadaay familkeyga afrikana waxa badan ayan taraay oo dhoor kun aya siyee waligey ina waxa ibsado iska dayee deen baa leygu lahaan jiraay anigo lacag inta ka badan iso gasho Alx wan xisabtamaay
@Rooda-q1uАй бұрын
Rumiyeey wadmahadsantahay wax badan baan kaabartay dhaadka sanadka ayaan kula soo wadaagi insha allaah
@FathimohqmedАй бұрын
Manshallah❤❤❤❤❤ thank you 🙏 like aya just sary
@NajmaAbdi-d4wАй бұрын
Shaqo wayn ayaa inoohaisa m.a thank you 😊
@ArdoYussufBarre-qp4tpАй бұрын
Masha allaah tabarakallaah ❤❤
@hafsachanle1365Ай бұрын
Masha allah anoo daawan like saaray saan ujeclahay
@SaredoAbdi25Ай бұрын
Wan bilabay rumiyey uigu Yara bilku 230 lay sin Jiray mudo 3sano hada walay biriyay 350 layga dhigay 250 uman isticmala 100wan dhiga imikan bilabay malin kuso waydiyay ba jirta 5qof ban nahay hoyadi marka 230 imay gareyn ibiri Ku iri marka wakasa bal man mar hore dhaho biri 2021 Ila imika on laba caruro haysto Isla bilki un imika alxm hurdada wad naga tosisay habo
@halimaibrahim4471Ай бұрын
Abyo allah ku barakeýo canug marku dhashaba bilka ku dar aya la dgaha ninka wayo irsaqada canuga asaga allah u so dhibaaa
@SaredoAbdi25Ай бұрын
@@halimaibrahim4471 wa runta qali aqli ka maqan man walalka bu kujira
@sadiaahmed6583Ай бұрын
Aniga waxan kabarta waxa badan ❤❤2024 wali wax yar aya ihadhay insha Allah kheyr ❤
@UbaxHaashi-n9iАй бұрын
Wan cusbahay guleyso abayo mcn❤❤🎉
@UmuashwaqUmuashwaqАй бұрын
Masha alaah abayo mcn waan bilaaba insha alaah
@sadiaahmed6583Ай бұрын
Mansha Allah tabarakallah qali dumar ruumi sharaf hormar wacan insha Allah ❤❤❤🎉
Abyo mahadsanid ani bishi 7 ayan bilaway wax cayiman mel madhigo malin wixi iga go o ayan mel dhigta 3. 5. 7 wixi malintas iga go' somalia joga marka sanadka markuu dhamadaa lee firinrawa inaa ogaado marabo hada waxa mel iyaal😂
@ShadiaAbdilahiАй бұрын
Wn cusbahy aad bad umhdsantahy abayo ❤
@hamzawalieh6806Ай бұрын
Assalamu Alaikum, wll anaga Europe joogna, dhaqalaha noo soo sheeg
@AnabAbdinasirАй бұрын
Alhamdullilah mcney
@SaredoAbdi25Ай бұрын
Somali kaliya lagama dawade jabuti na Ku dar walaley
@DeekoAbdulahiАй бұрын
Mahadsanid abayo
@maxamedsalax252710 күн бұрын
Wll madsnid
@SahruushАй бұрын
Wan cusbahy🎉
@FadumoXasanxusen-th7zwАй бұрын
Abayo wad No faidaysay waxba wan ka faiday mahadsanid waxan ka shalaya wax badana Iso dhafay in ka faidaysan wayey
@ImanHassan-w6zАй бұрын
Ruumi waan ku salaamay walaashay macaan aad iyo aad ayuu ii dhiiri galiyay channelkan wax dhigashada thanks wixii iga go a ayaan bil walba dhigtaa mahadsanid walaal
@ifrahyusuf2816Ай бұрын
Jisakallaahu khayar
@FoziyoFalaawarАй бұрын
ruumiyey ani wacusbahay halbil ban kulasocdaa dhaqaalaha wankahelay nosobadi mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hayaad112Ай бұрын
Dhamaystirin sidii hooyadeed hhhh walee hurdada waan ka kacay
@AminobashiirMahamet23Ай бұрын
Acs Abayo wacusbay
@AichaPapa-r6n6 күн бұрын
Maschl ❤
@SacdiaAbdi-p8pАй бұрын
Walaley sanadkan safaran ku dhamestay ilahow ada i maqan😊
@bilicdawadanka4199Ай бұрын
Jaha teydiii ika gar baxa habaryar ma ku dhihi karaa ixtaarma awgeeda ❤🎉😢
Ruumi aniga inta mel dhigto we isaxantahay wa dhigta ee inta isoharto bisha isma gaarsin karo 15 iga dhamaane 15 kale bisha celcelis kujira taas aya raba ina waxkabadalo oo 30 ka bisha is gaarsiyo lacagta
Abaayo waada mahadasan taahay lakin hadan nahay gabadhah afrika waxa ciilada ahaa oonahesata qaaran ayaay noodheer
@RisaaloBashiirАй бұрын
Den wan iska nadifiyy
@NimcosiyadissackАй бұрын
Asc abyo malin walbo wan kudhawadee wade mahadsantahye abyo sidade idhiriqilisey abyo nolasheyde waxbadhane ayan iska badhaley runtii waxan ahye hoyo 3carura ah heysato marke ninkeyganah waxbo imaa xisabin jirin waxan ubahanahaye wuu isin jirey lkn waxbo male ma dhiganajiriin hade markane bilawaye lacge 1m ah ayaa maldhigtey marke abyo mahadsanid side ade idhiri gilisey
@asmaabdirizaqahmed8953Ай бұрын
Aniga waxaan aruuriyey sad dahaba ayaan gatay
@SamiyaRashiidАй бұрын
Ani biilka laysiiya guriguuba iga yaryahay waxaan dhigo daaye
@AniisoAhmadАй бұрын
Qalbiyey anigu wax ween ban kabartay 2024 3 bilaa inoga dhiman 5 dolar 1 ban meel dhigtay wll guuuleyso quruxey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cartoonxasan5020Ай бұрын
Iskumid nahay qali❤
@UmasalmanUmasalmanАй бұрын
Masha Allah abaayo hanbalyo hanbalyo alxm 🤲
@Liina0967-qАй бұрын
Na wll rumoyo wan ku dawada adan wan kula socoda wan ku jeclahy xaqi lkn anu waxn joga xaga iyo Somalia waxn biila qata 200 wax isu kay gadha daye bila walaba Dan Aya iracada maxan sameeya😢
@AbdiUgaas-rj5euАй бұрын
Waba iimaantay ee sidan wax udhaqaaleyzoto iisheeg bal
@DhuhAbdikarimDhuhAbdikarimАй бұрын
Wan cusbahay
@SurprisedBamboo-vj8ehАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@umurajab4206Ай бұрын
Alxm ani 224 waxa qorshestay ina dahab gato wax uun meldhigoto qar bana ihirgalay waxna waidhimayahay ada umahasatay
Asc Abaayo haubixin dad masersa oo sida aad walalahaga adugu faideneso oo uhagar baxdey ood aftahan nimada xata lagu qurin iyo sida aad dadka Afsomaliga ugu haqab tireyso loma yaqano
@HindaQurucАй бұрын
Ruumiya xabiibi wan dadalay hadana Nusgan ayajirta hargasa ayan juga 700 Dolar ayan ugata biil mashageyo ee gurijo ayan ahay waxan sefgareya bil kaste 100 Dolar wan rajanya sanad ka inay gadho 1000 Dolar
@IkraamaxmadshireАй бұрын
Magartay marka qali
@NasroNasro-c9jАй бұрын
Masha alla sxbey ilahy haku barakeye sanadka cusub intas suqa latag wax yar yar kuso qad gurigaaga kugado dhabaly kunoqonysaa
@ilwaadinasheikhАй бұрын
😢😢2024 maba dhamaadi 2025 ayaa isku dayaa🫣
@basharoahmed9425Ай бұрын
ruun eey wall waqti baan ku daawanaayay ee waxaad noqotay saaxibaday xaga youtube xagaan nombarkaaga ka helaa
@HindaQurucАй бұрын
Ruumiy ila so xidhidhi siaana kaaga waramo sheeko tusale Nugonkarta walalayasha kudawada
@SakariyeFarhanMahamedАй бұрын
yaaa iga caaaawiya qaaabka KZbin loo furto
@munaxuseen5456Ай бұрын
Asc mcn taladaadu waa dhaxal gal anigu waan dhigtay guri joog baan ahay biilkayagaga waxaan kagalay ayuuto dhulbaan ku iibsaday
@Hayaad112Ай бұрын
Raga somaliyeed ee biilka bixiya alle ha cabsada oo dumarkiina la dareema wakhtiga is badalaya haduu sixirbabar dhaco hooyo uunbuu kudhacaa wlhi dumar waxaad arkasaa 1 dolar loogu darayn biilka