Halyeeyo caana oo loogu magacdaray goobo muhiima xuska 26 January -USC, SNA, SNM,SPM IYO SSDF

  Рет қаралды 20,525

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Пікірлер: 225
@gilillo5185
@gilillo5185 3 жыл бұрын
Duuliyihii Diiday in uu dukheeyo magaalada Hargeysa 1988 Ha la sharfo
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 3 жыл бұрын
Wu shegay kornel axmad dhere
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
35sano ka hor ayaan somalia ka so tegey siyaad dartiis ayaan uga so tegey markaan arkey somalia sidey ku socoto ayaan ka so tegey naarta haku waro siyaad waxan ka yabey 21sano sidey hawiye uga jifteen guryaha ayey askartiisa so geli jireen habeenkii wiilasha la bixi jireen dumar badana kufsadeen
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
dadka qaar baa ku odhanaya somali oo dhan baa is dishay si dulmigii siyaad barre loo qariyo
@SaidMElmi
@SaidMElmi 3 жыл бұрын
Mmmm
@saidabdi2976
@saidabdi2976 3 жыл бұрын
Alow mahamed siyaad u naxriiso amin
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
@garaadofficial8992
@garaadofficial8992 3 жыл бұрын
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye t
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
@@garaadofficial8992 wll qali rukun ayaa ku ahaa o hore ayAA kugu saray adga SUBSCRIBED e ii saar wll qali adga sxb
@maxamedxasaasi2887
@maxamedxasaasi2887 3 жыл бұрын
#Nabiga hadi aad jeceshahy subscrib saare yuotube
@ashaluulchunellashaluul4551
@ashaluulchunellashaluul4551 3 жыл бұрын
Scwscwscw wanku sarey wll sare from ader daahir calasow keep going wll hormar wacan ban ku rajeynayaa
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 жыл бұрын
Waa ku saaray laakiin waxba hal muqaal maadan sodhigin
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 жыл бұрын
Nabiga scw raaci
@maxamedxasaasi2887
@maxamedxasaasi2887 3 жыл бұрын
@@calibashiirwarsame3335 thank you brother
@qadrohilowle8366
@qadrohilowle8366 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cumarinshimbir7912
@cumarinshimbir7912 3 жыл бұрын
muqdisho halaga baabiiyo magaca jid mareexaan kadaaya magacaas waayo waa khalad jid habar gidir mala oranka wado. #Dahir Alasow ama jid abgaal . sidda soomaaliland magacyada dadka aan aheyn ka dhiga tirtira wixii hore
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan guuleso waligaa aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
@garaadofficial8992
@garaadofficial8992 3 жыл бұрын
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye h
@fartunroble3048
@fartunroble3048 3 жыл бұрын
Jidka 30 ka la dhaha
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
THANKS FOR ALL MR CALASOOW,, ilaahay uma naxariisto oo cadaabta ku fogee afweeyne Ina siyaad iyo Cid kasta amba shaqsi kasta oo cawaan ilaahay caasiyay geesi ku tilmaama, qalbiga ka jecel oo amaana, amba u duceeya, abaalkoodu waa naar Abujahal agtiisiyo halkuu fircoon u hooydaa,,insh tcaalaa Anna ducada Aammmiiiiiiiiin oo hadana Aammmiiiiiiiiin, for ever Somaliland rep,,
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Isaaq waa dadka ugu aqliga badan somali tu siyad ku dhigey waa sax iney somalia ka baxaan sida majerteen hawiye wuxu aminey xarmajo waxa lo noqdey 30sano kahor carurtii u gatey hawiyow wiilashiina aya idinka badan 4sanaba hal qabiil madaxweyne ka dhiga qabiil kastana hal wasiir waa in u ku jiro wasiir jarerweyne waa curadka hawiye wexey ku jiraan dadka wax ka xoreyey somalia waa walaleheen
@indhagelle5803
@indhagelle5803 3 жыл бұрын
Aaway asaasayaashi USC Cali Wardhiigley iyo Dr Ismaciil Jimcaale Cosoble. Dahirow waad ceebowday gubataa.
@abdirahmanhersi4853
@abdirahmanhersi4853 3 жыл бұрын
Waaxaa hilmaantay allaha unaxariistee saado cali warsame
@leymoonl4297
@leymoonl4297 3 жыл бұрын
HBG Halgankooda wuxuu ku dambeeyey ayagoo Mariixan duudka kusida Kismaayo geeyen ayago labaxay "walaalaha galgaduud. Kadibna Habargidir ayagoo Farmaajo duudka kusida jagada sare saaren ayagoo lahaa "no more Abgaal". 😁😁😉
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Aniga waxa yurub ila joga dad kaso tegey somalia o kaso tegey 1973 wexey ka so carareen siyaad wexey ugu noqdeen markii hawiye u galey sida shinida o hubkiibu heystey waxba ka tari wayey o hubku u gatey somali askartiisii kofi gadud la dhihi jireyvo habeenkii so dhici jirey sida dhurwaga hubkodii lagu xasuqey
@worldtiktok4326
@worldtiktok4326 3 жыл бұрын
20 halyey baad ledahy oo haber gidir ah ma habar gidir bis miyaa dagaalameysay faankaanba ila eega markaas rabtaa dad aad halyeeyadoo duudsiisay in aad banadir iyo hirshabeele iyo konfur galbeed in taalooyin looga dhihi hhh
@wadaniwadani8523
@wadaniwadani8523 3 жыл бұрын
Siyaad bare muxuu ahaa?
@abdialiadan6022
@abdialiadan6022 3 жыл бұрын
Dahir alasow marka caadi ayaa uwashay bro waxaas iska ilow
@sufixubi1182
@sufixubi1182 3 жыл бұрын
Daahir calasoow Geesi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
Qab qab layaashii Ethiopia hubka soo siisay si wadankooda u burburiyaan Hala maxkamadeeya
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
USC isbaara iyo burbur ayeey soo kordhisay Yaa isbaara dhigtay HABARANEY Yaa dhacay ogoonta HABAARANEY yaa kufsaday hooya Hawiya ah dagaalki 4- bilood HABARANEY Yaa inkaar kh dhacday HABAARANEY yaa masaakiista Hawiye isbaara udhigtay HABAARANEY Yaa inkaar ku dhacday HABAARANEY
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
Kuwii dagaalada sokeeya geliyey wadanka
@muslimaalibasar6460
@muslimaalibasar6460 3 жыл бұрын
Sameer weyne aaway abuukate ismaciil Jimcaale Cosoble iyo Cali Wardhiigley oo loo diiday in wadanka Lagu dugo ow na ka baaqay kacdoon shacab
@abdiqanieid5490
@abdiqanieid5490 3 жыл бұрын
daahir calasow waa kaa dhamaatay waxaa ku hadashoH miyaad wayday miseH vieos paa kuradinaysa alaH ha unaxariisto aabe siyaaad balse rakaa tirinaysoH bookaH maodaw pay kaleen waxaana kumaqan 1maliyan iyo par waana dadkii qax kiciyey iyoH kii caqlika yaraa ee caydiid markuu ka sary dalkaH siyaad meeshuu dhiHilaHaa xilka waa lalaH wareekay oo uuku dhawaqilaHaa cinqalaap oo uuna sheegi laHaa inuu siyaad bare xilaka ka dakay magaladanaH iskakaH baxay buu radie muqdisho intuu takay puu ku dhawaqay wixii darood sheektaH iyoH shacabkabaH inala laayoH waxaasaa anakaH noo faaninaysaa Hawiye wilkii waa loo talin jiry HadnaH waa loo talinayaa eleen caqli ay iskuH maamulan mahaystaane 😆
@hh-wo4rm
@hh-wo4rm 3 жыл бұрын
Wll 20 halyey bad ledahay 20 & ka baddan bey u qalman u dhisa... ..guul wacan....... ..hhhh Cadaw ey wadanka ka qabtenee kuli good ka sima👍 ibadan....... Hore u socdee..........
@gesood1
@gesood1 3 жыл бұрын
maxeey ka badleen wadanka dheeg ya cab
@siciidmaxamed3449
@siciidmaxamed3449 3 жыл бұрын
Ma daarood baa caano cabaayay markay dadka ay xukumaan ee bilaa hubka aha habeenba boqolaal la baxayeen oo gawracayeen dumarkan kufsanyeen
@siciidmaxamed3449
@siciidmaxamed3449 3 жыл бұрын
Waxaad ahayad kuwii dadkoo bilaa hub girayahood hurda hurad u KAL bixjiray dumarkan kufsan jiray ee dhiigyacab siyaad eeyad u ahaa Maxay sameeyeen wayskiin ciliyeen markay naftu qabsataye mis waxaad rabtay inaad sidaa ku dhamayso
@cabdinuur1954
@cabdinuur1954 3 жыл бұрын
Masha allah hal gamayasha wixii dhinta allah ha unaxaristo wixii nolne adun iyo aaqiro taama allah hasiyo
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Waa guul taas runtii saaxiib
@hibomuse234
@hibomuse234 3 жыл бұрын
Elman ma ahayn miyaa asaga iyo gabadhiisa qora dhig qalinka qaado
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
Qas wadayaashii wadankan u horseeday burbur iyo qabyaalay hala maxkamadeeya
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
SNM oo ah Ururka kaliya ee ka miro dhaliyey ujeedkay u dagalameen ilaa maantana dhulkay qabsadeen dib loogama taagin Calanka muqdisho
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
Kuwii Etoobiya hubka soo siisay si wadankooda u burburiyaaan Qaainul Wadan
@امايمن-ر7ي5و
@امايمن-ر7ي5و 3 жыл бұрын
Asc abtimacaan uduceey aabe siyaad dad ayuu hayay walaahi somali waa faraaciin been mahan ilahay waxan kabaryaya in uu unxariisto aabe siyaad janadii fardowsa alaha geeyo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Waar daahir waxad shegty inanad aqoonbulahyn geesiyadi #SNM 🦁🦁
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 жыл бұрын
Oo wll snm yaa kamudnaa taliyhii guude snm gashanle sare maxamed xaashi lixle ahaana asasi snm ahaana geesigi faqash iyo kacankii kanasan waayen sarkal cawil cadami bulhan ninkii afduubay diyaradii somali arline 1984 ee afwayne ku qasbay inu dhalinyaradii iyo odayadi isaq e dilka lagu xukumay la sii dayo gudoomiyhi kuguulaystay xoraynta wadanka 6bilood cabdirsaxman tuur halgamagi waynaa ee kacanka af iyo qoriba kala horyimi maxamed moge tolay reer hargayso dhankaad iga jirtaanbay dhaxantu iga haysa ismacil buubaa asaasayashi snm daahir calasaw wuxuu shegay kuuwi ugu mudnaa snm asaaskoodina laha halgankana dhaqajiyay nin walibana teetal iyo maalin ku lahaa snm iyo somalyabe bal adigu noo sheeg cida raga kamudnaa snm ee daahir katagay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
@@yusufaxmed8863 hay xasuusin waan ooyaa markan lixle maqlo wlhi
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 жыл бұрын
@@puresomalilander6951 sxb alla hawadanaxariisto dhaman muj snm dhamantood maykala dhacahayn waxay ahaayeen dhamac
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
@@yusufaxmed8863 Illaahow uwada naxariso sharafbay noo sameyen iyo xoriyad dhiigoodibanu ku noole nolol afweyne noogumu talo geline
@wadanisomaliyed3267
@wadanisomaliyed3267 3 жыл бұрын
Waalidka janada Allaha inku kulmiyo adna waxaa jeceshahay Allaha ku siiyo wll subscribe ii saar.
@cabdulahiali2385
@cabdulahiali2385 3 жыл бұрын
Daahir alasow kasaar walake xumar hilole wow sohadlay xeradoo kujiraa wana nolyahay shalay oo sohatlay
@keyziabdullahimohamed7205
@keyziabdullahimohamed7205 3 жыл бұрын
Guul iyo gabanimo habar gidir
@mohamedeisse7966
@mohamedeisse7966 3 жыл бұрын
Soomaaliya dagaal bay ku jirtaa booramaan kasoo hadlayaa waxan aad akhriyayso magaranayee anu waxaan marayaa soomaaliya kiniya uma ruxdo inay ciyaar siiso adiyo isaaq habiqlayso soomaali weyn waydhaqaaqday
@khadarismaciil4335
@khadarismaciil4335 3 жыл бұрын
fadlan cuqdada iska saar waad cadho hadlaysa somali waynta aad sheegaysana halkay joogto ugu tag iskana dhaaf s/land
@ahmedofficial1565
@ahmedofficial1565 3 жыл бұрын
Maxaad mujaahid kahadashaa waxaa wax leeyska weediin dilkii gudomiyaha xaafada hodan daahiroow
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 жыл бұрын
Walal keywo hal subscribe maa igu ag maree plz isaar 🙏🙏😢
@halimaareys143
@halimaareys143 3 жыл бұрын
Asc
@mohammedadawe6634
@mohammedadawe6634 3 жыл бұрын
Daahir General caydiid . Miyaad ku dartay haday tahay haa waan kaa qaatay magacyadaa aad sheegtay. Ama iska dhaaf Hargaysa .ayaan 2 taalo uga dhisaynaa. Ama waxaan ku macaabaynaa. Wadada Hargaysa iyo Djibouti is ku xidha.
@MohamedAhmed-kf9oc
@MohamedAhmed-kf9oc 3 жыл бұрын
Naga daa Dahir calasoow, Habargidir marreexaan baa qaarna dilaya qaarna maskaxda ka qabsaday oo dantooda u fuliyee.
@fadlanhabargidirhatashatoc4141
@fadlanhabargidirhatashatoc4141 3 жыл бұрын
NAcas away shabeel iyocaydiid
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Habardugaag waxay taala u dhistaa kuwa wax burburiyaa intee qashanow naga amuus
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
QAB QAB LAYQSHII ETHIOPIA HUBKA SOO SIISAY HALA MAXKAMADEEYA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Rer galmudug waa in ad ku deysatiin rer somaliland sida ey horumarka u gareen dubey qadar kenya wexey wateen dalxiiska iman jirey somalia anagana wasaq ayey no kenen rer galmudug tusa nabad shacabka somalia dhisa galmudug waa in ad ka dhigtiin sida dubey waxad heleysiin shaqo hotelo fura
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 3 жыл бұрын
Gen jaamac qalib abaal wayn buu kuleyahy usc weliba caydiid iyo wiilkiisa maxamed lkn waxaa katagteen. Cumar dhuule , saado cali dr gaboose Amb kiimiko iyo siilaanyo
@infaymousson7426
@infaymousson7426 3 жыл бұрын
Maahmaah baa ahayd af noolina waa hadlaa eeyna waa ciyaa waatanoo kale bal eega hantaatacaa daahir xishood
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
ISBAARISTAYAASHII MASAAKIINTA HAWIYE DHACAY MIYAA HALYEEY AH
@abdicawl6194
@abdicawl6194 3 жыл бұрын
Anaguna waxaanu abaalmarinaynaa Geesiyaashii canaasiirta ka hortegay oo Ayka midyihiin maxamed xirsi moorgan Bare Adan shire Adan gabyow 4 Gemaral xusen xasan 5 generaal gaani 6 general ciro 7 kornal wayrax iyo kuwo kale oo badan
@dahaboali8452
@dahaboali8452 3 жыл бұрын
maasha allaah weligiina jira beesha habargidir
@dahaboali8452
@dahaboali8452 3 жыл бұрын
guuleyso guul alle
@superman-um4ym
@superman-um4ym 3 жыл бұрын
taakeeye asaganeh taalo u dhisa ,,,habaarkii umada somaali baa idin ku dhacay.
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 3 жыл бұрын
Jees waa halyey shacabka soomaaliyeed ka qabtey kaligii taliye siyaad bare allaha unaxariistee
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Somaliland intey nolyihiin ma aminayaan mingiste danbe iyo firkiisa wexey ogyihiin iney kursi jecel yihiin hargeysa marku duqeyey ilaha hada robka marku dao waxa so baxa shacabka u layey lafahodii nin rusheyey dad somali la eh xasuqey markaas ayuu hawiye hurdada ka kacey walalohod nin diley ayagii ugarsada malintaas ayaa hawiye is xoreyey villa somalia waxa leh hawiye mingiste danbe yaan lagu aminin xata hadey kutabka quranka wataan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
In la amiino mingiste danbe ma aheyn tii siyaad le nagu filan hadana waxa gacanta logu jira mingiste kale o gatey carurtii inta u dabto ama habeenkii la baxo sida dhurway ama miinoyinka u dhigo carurtii xata kama fakan waa gatey dad nol o la gatey waxa lo noqdey wagii cabiidka la qadi jirey
@hibomuse234
@hibomuse234 3 жыл бұрын
Dadkan daarood gaar ahaan mareexasn in xil laga ilaaliyo weeye uuna hawiye dawlad dhexe inta ay ku taal muqdisho loo ogaalaanin inuu nin mareexaan ah ama daarood ah uuna qaban waligeed laga dhigo in gasr ahasn mareexaanku xitaa wasiir laga ilasliyo un loo ogolaado clerknimo iyo xildhibaanimadooda
@saybahmed1504
@saybahmed1504 3 жыл бұрын
Haraagii afweyne iyo farmaajo faaruq halaga soo xaaqo vilada
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
DOOFAAR CALASOW ISBAARISTAYAASHII IYO KUWII MASAAKIINTA HAWIYA KA II BIN JIRAY BIYAHA WABIGA SHABEELA
@hoyosamatar2354
@hoyosamatar2354 3 жыл бұрын
Kuwaas waa qaran dumis somalia 30 sano gadaal uceliyey.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Lakiin siayad bare waa la ridey lakiin cayaanku ka tagey baaba madaxweyen loo doornaya side Farmajo oo ahaa caynaakii Siyad bare wadnaak xukunka loogu dhiba a xtaa maa ninkale mareexan aha oon siyaad barre wax la soo cunin loogu dhiibi wayey hada ka bacadi waa in laga mabnuucaa oqf kasta oo siayad barre xata la soo shaqeeyey inu madaxweyen noqdo ama ciidnaak haysto sida ninak hada ciidnak police somaliya haystaa waaa dilayashii shacbaka somali ciidnak sirdoonak afweyenu aha a wa ahgacan ku dhigle Framja oo isna gacan ku dhiigle sidee looga yeeley in laga dhigo taliyaha ciidnak police isgoo ahaa ciidmadii jalale siyaad ee dadka dili jirey
@museali8972
@museali8972 3 жыл бұрын
WAA RUNTAA KARBAASHKII KU DHACEY KALIGII TALIYE MAXAMED SIYAAD
@fatumayusuf1551
@fatumayusuf1551 3 жыл бұрын
Waxan ku weydiyey away jeneral caydiid
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
ISBAARISTAYAASHII MASAAKIINTA HAWIYA BIYAHA KA IIBIN JIRAY
@nimcanshabdi9332
@nimcanshabdi9332 3 жыл бұрын
War adeeer isaaaq iyo daroood midna idiinkama baaahne danyeshaaa
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Adu yad u hadlaysa ma isaaq mise darood 🤔
@aarkaafriko8598
@aarkaafriko8598 3 жыл бұрын
guulayso ina adeer
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 3 жыл бұрын
Asc Dahir calasow waad ik qosliisey qariin dumiis mii yaa geesii ugu dheedhey
@indhagelle5803
@indhagelle5803 3 жыл бұрын
Hadii C/Raxman Tuur iyo Maxamed Cumar Jees lagu magacaabay Airport iyo wadooyin. General Maxamed Farax Caydiid, Dr Ismaciil Jimcaale Cosoble iyo Cali Wardhiiglay maxaa lagu magacaabi doonaa? Jawaabta waxaan u daynayaa shacabka ku xiran waaga cusub. 🤚🏽
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Dahirow wiilasha sarey amerikanka iyo itopianka mogdisho shacabka ku layey wiilashaas hala xasusto skulada jamacadaha jidadka halogu magac daro
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 3 жыл бұрын
#Dahir Alasow dabadii siyaad bare dab lama shidan maanta bay soomaali ugu liidataa
@nimcoweydoow2518
@nimcoweydoow2518 3 жыл бұрын
Muxudiin badarey waana daa uud alha ajar siiyo wa ninka galkii siyad bare saraay
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
20 dambiile oo hub soo siisay itoobiya si wadankooda uburburiyaan tuuga tuuga dhashay hala maxkamadeeya
@mohamedkhadaar6721
@mohamedkhadaar6721 3 жыл бұрын
Malays sanawi iyo jabhadi TPLF somalia aya hubka siisay midakale ya kamasul aha in jabhado lasamaysto oo hubka laqato marku yidhi xog baan kuqabsaday ee xoog halaygaga qado ayay qadab noqotay in ethopia lotago
@FaadimoAhmedciise
@FaadimoAhmedciise 7 ай бұрын
Casho ceediid hailaawin oo cumarjes ah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Duliye sare Ahmed dheer kama kacin Muqdsho waxu ka kacey diyaaradi dagalaaku wadey Hargeisa waxuu diidey inuu duqeeyo meeshu ka kacey
@siciidmaxamed3449
@siciidmaxamed3449 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay halgamaayada snm hadadaad ku dartay
@mohamedmacalincaliducaale303
@mohamedmacalincaliducaale303 3 жыл бұрын
Daahiraw aniga waxaa dhihi lahaa Hagamasha all ha u naxariisto waxaa ka fiicnaan lahay in maalka loo sadaqeeyo oo masaajada lugu daro ayey ku haboon tahay
@adanabdi7737
@adanabdi7737 3 жыл бұрын
Maxay ahaayeen??
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 жыл бұрын
DOOFAAR CALASOW ISBAARISTAYAASHI DAGAALKII 4 BILOOD ABGAAL XASUUQAY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Siyaad tu ku dhigey isaaq iyo hawiye iyo majerteen tariikhda ayey gashey hawiye sidey ku amiinen xarmajo aniga ma amini laheyn xata hadu wadan laha kutubka quranka hadu quraan ama diin galo yaqano ma gadan laheyn carur hawiye hada wixii ka dambeyo yey aminin mingiste danbe rejemada yurub waxa xukuma dadka ka so jeda loma dhiibo dhiig cab iyo kursi jecel
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
Annigga maqaldhamay ama ceydiid magacissa maa laggu tarriin heroes of habargidiir list... Hadhi sas ee naqqatto waa diib uu dacca habargidiir iyo aragti dicis oo wax lagga dhamcasiyaha qorshahas maa laggu liiwanayyo? Illahey haa unaxristo
@mahamoudhassan9561
@mahamoudhassan9561 3 жыл бұрын
Isku xishood waryaa.
@cabdulahiali2385
@cabdulahiali2385 3 жыл бұрын
Cumar hilole madhiman walakey wanala sohatlay shalay
@garaadofficial8992
@garaadofficial8992 3 жыл бұрын
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye Asxaabta h
@hassanhaji504
@hassanhaji504 3 жыл бұрын
Cabdulqaadir. Tahaliil. Warsame. Waa dhintay
@idilidili9058
@idilidili9058 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdulmuhudin635
@abdulmuhudin635 3 жыл бұрын
Asc Wllky Salan sare
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Rer galmudug kheyr alaha idin siiyo xasustii somalida runta o naga xoreysey mingistaha narta jahanamo ilahow ku wari siyaad waxan uga so hajirney dhulkenii hoyo waxa ka masula siyaad
@mahamedabubakarali2406
@mahamedabubakarali2406 3 жыл бұрын
Hg nagu lihidin wa mahad santihiin waku mahad santihiin wa dad mudan in laxuso anaguhadanu nahay grxjs wa idin haynaa
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 3 жыл бұрын
Dee kusii daa Dee faqashta.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan guuleso waligaa aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Wll macan wan ku saray adga SUBSCRIBED wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll macan
@garaadofficial8992
@garaadofficial8992 3 жыл бұрын
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye h
@Dulqusley
@Dulqusley 10 ай бұрын
Candhoweyne hoyada iyo habar kintir wase 😂
@aliyareabdihashi5570
@aliyareabdihashi5570 3 жыл бұрын
dagalkii sokeeye iyo bur burka somaliyeed dadki dadka somaliyed xasuuqay miyaa taalo lo sameynayaa kuwaas max kamad aya la so tagayaa dadki ay xasuuqeen ayaa loo heestaa.
@nasir33awadd14
@nasir33awadd14 3 жыл бұрын
Aaway Axmed Siilaanyo
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 жыл бұрын
Waxan sameyay 20 muqaal aan isleeyahay wax baa laga faaidi karaa hadii wakhti aad hayso nagubixi wakhtigaga qaliga ah oo soo booqo muqaladaa
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 жыл бұрын
Dameer calasow. Duli
@adenfarah79
@adenfarah79 3 жыл бұрын
Farmago waa Fashilmay
@idilidili9058
@idilidili9058 3 жыл бұрын
Waaaaw
@fali4527
@fali4527 3 жыл бұрын
Daahir Aawe Ceediid Aawe Shabeel kuma jiran why ?
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
SHabeel. Allah u naxaristo. Wax uu ahaa. Geesi geesi dhaley.
@nimcanshabdi9332
@nimcanshabdi9332 3 жыл бұрын
Wardaaahir shuqul iidioor ayaaa bilowdee mujahid waa kiii diinta ilahay udhinta nin shuftay ayaa ooo biloqo iyo kufsi gaysnayay mujaahid haku tilmaaamin caaawaaan ayaaa tahe
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 3 жыл бұрын
Wa mujahidin kuwi ladagalamay mujrimki quraanka beniyay ee culumada dilay ee diday inu xukuka kadago ciida quraanka benisa cida ladagalanta mujahidin uma aragtiid adigu miyaa
@alihussein3505
@alihussein3505 3 жыл бұрын
Waar film dhamadey ka Hadleysaa lax baa tahey... Waar Habargidir Mareexaan xasuuqaya mii iyo magaalo ka hadal XAARWEYNE
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 жыл бұрын
Habargidir waa dad nasab
@mohamedeisse7966
@mohamedeisse7966 3 жыл бұрын
Soomaalidu nin waalan bay kuu taqaanaa
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 3 жыл бұрын
Asc dahir calsow waxan ognahay in uu sacad saciid sacid yahay niiman OGADEN ah maxad habeeb iyo maliin u kiciineeysa haweeyey iyo darood ba
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 жыл бұрын
Dambiiilayaal bay ahayeen ushaqaynayay ethopia
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Imika muxu farmaajo qabtaa 🤣
@safiyamaxamed7391
@safiyamaxamed7391 3 жыл бұрын
Gobonimo habar gidir ragjira
@nimcoweydoow2518
@nimcoweydoow2518 3 жыл бұрын
Mauxudin badarey wa wacbudhan abgaal duuliye axmed dhare wa harti abgaal
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waa in bugaag lagu qoro inta somali ka xoreyse afweyne si an lo sirin hawiye iyo isaaq majerteen
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Dhamaar baad taaheye iska ceeye
@mahamedabubakarali2406
@mahamedabubakarali2406 3 жыл бұрын
Wa inta umada somaaliyed aydheer tahay besha hg quudhista abaal celinta garashada geesi kudhacale yaa yeeli kara e aan beel waynta habar gidir ahayn siiba sacad saciid gob gob gob garasho le guulaysta weligin wa idiin hayna o nagu lihidin
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 40 МЛН
الاتجاه المعاكس - هل سقط الغرب أخلاقيا في امتحان غزة؟
47:53
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 393 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 486
Jamac Gallad oo Karbaashay Wiilka General Mohamed Farah Caydiid.
18:37
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #2/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:45
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
HANOOLAATO
Рет қаралды 157 М.
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН