Hani: Dhibaatada La Iigaystay Somali Waa Daawanaysay Maanta Qof Waalan Ayay Igu Tilm

  Рет қаралды 14,282

Maxkamada Calasow 24

Maxkamada Calasow 24

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
Waalid walbow Cashir kuqaado arintaan. Kow Waalidow adiga Ilaahay swt kacabso kadib Ilmahaaga Xalaal kuquudi oo wakhti sii oo uducee oo Sadaqo ubixi. Waalid kastow dhibka Hani waa dhibkeena haloo Duceeyo cidi udhow oo wax uqaban kartana ha uqabato. Intii horey ucaawisayna khayr Allaha siiyo.
@hodanjama4361
@hodanjama4361 Жыл бұрын
Mareykan ma wexeey moodaa yurub allah been badanaa gabadha doctor ha la geeyo qofkii ka naxaaya
@aishamohamed3600
@aishamohamed3600 Жыл бұрын
Booto badana maxammed citizen USA 🇺🇸 waaye maxa ka qaban karta bootadan waa la qobsigeeda hanna 😅😅😅
@fadumomaful3973
@fadumomaful3973 Жыл бұрын
Naagtan hana mar kast dadka maxdy ugu dhex jirta she thinks like she is a judge for somalies what she do subxanalaa
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Жыл бұрын
Hana waa shaydaann ilmaha waxba kama qaadi karto gabadhan Illahay ha caafiyo
@sahroahmed9524
@sahroahmed9524 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@shukriasiyad17
@shukriasiyad17 Жыл бұрын
Waaya database waxa
@duvacandy5673
@duvacandy5673 Жыл бұрын
Waxa yaba hanna Marke iska dhigto wexeysan eheen allow alle dadka wax ka weydinaho arimaha Hani ayaba igu daran iyadana wexe iska dhigee naag balo kadhacday o sharciyaqana o xoog badan heyso 😃 wargabdha walshena hani/nastexo dadka lajogo hacawiyan mediahana hala daayo arimaheda
@najmaibrahim9595
@najmaibrahim9595 11 ай бұрын
Hana tugo cadaynbaan haya kulaha meel walba inte dhexgasho ayeey botaysaa ninkan ilmihisa in ay galo ugacan galiso ayeey rabtaa naya hana halkan ma aha swedan iyo melahad jajuska ka ahayd abo shaqaysto ilmahisa haysto dowladana sisay waxba kama qadi kartiid botaleey
@najmaibrahim9595
@najmaibrahim9595 11 ай бұрын
Hani abaayo waad xanuunsanaysa doc tag naso ilmahaga waxa haysto waa abahood
@safiyoali3131
@safiyoali3131 Жыл бұрын
Tuugo.waxay lacagbaad kuraadsan.gabar/Hans danumahaysid..
@kiinsi12
@kiinsi12 Жыл бұрын
😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumomaful3973
@fadumomaful3973 Жыл бұрын
Allow soonali ha noo bahin
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Amen ya Allah
@hodanjama4361
@hodanjama4361 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@sadiaismail3171
@sadiaismail3171 Жыл бұрын
bootaleey masiibo kugudhacday waa masiibo aan ilma adeer nahay ilahay kuqabay hooyadeed ba habaartay
@aishamohamed3600
@aishamohamed3600 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Hanna funny
@sadiaismail3171
@sadiaismail3171 Жыл бұрын
hana waa qaraba deeyda aabehed iyo hooyadeed baa habaray
@shukriasiyad17
@shukriasiyad17 Жыл бұрын
Xageeya jogtaa waa iswidhin
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Жыл бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@saharoali8163
@saharoali8163 Жыл бұрын
Ayaad madowladaa naagtan hana abuukar lahadhahyo macafinayo kulahaa maduu kuqabay sheydaan yahaye xaqeeda ayadaa raadsan karta maxaa idhin dhex galiyay ruufyaan
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 Жыл бұрын
Aniga kolay ma wixii horay mise hada ninkan wuxu kusameyay marki hore wuu dayacay lakin hada ayadaa dhiban oo xanuusan in laga saro howshan way uga soo dareyasaa kolay hada ninkan caruurtii baa loo dhibay Alahamdulilaah gala dhaho saa gala intii nala ka siin lahaa caruurtan somaliyed waxan ugu weeyn ee u bahan gabadhan waa in culayskan laga qado meshan laga saro say u soo dagto not wareerka wuu sii kordhamin moye ma dagayso ilahay sida ha u dhamo
@sadiaismail3171
@sadiaismail3171 Жыл бұрын
qamiry cabtooy
@hodansaleebaanfaarax9980
@hodansaleebaanfaarax9980 Жыл бұрын
Beenaley dadku way ku fahmeen maxaad la xisaabtami adigaa xisaab ubaahan gabadhaa way xanuun santahay ee orod oo daawee haday ku yeelayso wiil ka ilmahiisa haysta maxaad ka qaadi kartaa
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Naa family ka ka Dhegoole bad xoolo kuma lihide
@ilovebeingmomnaagiskadhig5658
@ilovebeingmomnaagiskadhig5658 Жыл бұрын
islantan Hana la leeyahay say isku xariifinayso baa igudaran kkkk maxay isaga dhigtaa qof waxwalba og
@SamiraYalah-u1b
@SamiraYalah-u1b Жыл бұрын
Soon or not kulahaa hana Tuugo 😂😂😂😂😂😂😂
@Laila-account
@Laila-account Жыл бұрын
Hanaa beenley
@shukriasiyad17
@shukriasiyad17 Жыл бұрын
Beenaleya maxad kaqadii kartaa waxan waa beenaleya cara hadada nagtahaya soosara
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Жыл бұрын
Naagtaan waxba yey kuu hanjabin
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Cirka hadaad hayso soo rid
@fadumomaful3973
@fadumomaful3973 Жыл бұрын
Yaab
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
No body guilty untill proven
@sadiaismail3171
@sadiaismail3171 Жыл бұрын
hana soomalida maxkamad halsoosaaro
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Жыл бұрын
Beennlow
@SamiraYalah-u1b
@SamiraYalah-u1b Жыл бұрын
Beenaaley tuugo ah
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 831 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 33 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 67 МЛН
AYAAN QASIM OO SI FOOLXUN U AF LAGADEYSAY DAHIR CALASOW IYO AYUB KARLO
16:18
XAABSADE OFFICIAL
Рет қаралды 3,3 М.
Hani iyo war cusub 😱
42:24
Hawokitchen81
Рет қаралды 6 М.
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17