Hani oo calafdoon ah iyo qisadeeda xanuunka badan

  Рет қаралды 41,680

KULAN 24

KULAN 24

8 ай бұрын

Пікірлер: 102
@sirkaal
@sirkaal 8 ай бұрын
That is the best motherly advice anybody has given Hani. MashaAllah, thank you, Nacima. You're a treasure in our community. Keep moving forward with what you are doing.
@Abdifatah3
@Abdifatah3 8 ай бұрын
Ala nimco boqor sanaa bal day inanta say qalbiga ugu qaboojinayso ❤❤❤
@sahraali7321
@sahraali7321 8 ай бұрын
Maashaa allaah sifiicanay u waanisay illaahay khayr hakusiiya naciima hanina illaahay qalbiga ha u hagaajiya yaarabi
@Hoyadaiyodhalanka
@Hoyadaiyodhalanka 8 ай бұрын
Nicima has the biggest heart ❤️ mashalah ❤
@Queenjiija
@Queenjiija 8 ай бұрын
Rabiyow hani qalbiga u daji yaa rabi
@hafsaali4297
@hafsaali4297 8 ай бұрын
Akhayaarey Hani haloo Duceeyo. Ilaahow Rabbiyoow Raxiimow gabadhaan caafi iyo umadda muslimiinta ee Xanuunsan dhammaantood. Allaahumma aamiin
@hakimoali3794
@hakimoali3794 7 ай бұрын
Allaha qalbigeeda u caafiyo ameen Ameen
@somaaal9319
@somaaal9319 8 ай бұрын
Masha Allah Marar ka qaar naima brink wa jeclahay wanaageeda qaniis markey so dhaweeso an nacaa
@namelos2963
@namelos2963 8 ай бұрын
Wlhi naima waa dumarkeedii❤❤❤❤ naimo kale waa loo baahanyaay walee
@fartunhassan9069
@fartunhassan9069 8 ай бұрын
M Allah talo fiican ay ku siisay naimo m Allah naimo waa walaal aad u qalbi fiican allaha kaa ajar siiyo abaayo naimo hawsha aad bulshada u hayso iyo qalbigaaga wanaagsan jizaakalaah SIS Du er så sød tusind tak naimo 🥰❤️
@shukrigure581
@shukrigure581 8 ай бұрын
Mashaallaah sidaad ulahadashay hani aan jiclaaday ❤❤❤❤abaayo nimca
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 8 ай бұрын
Allaha ku xafido walshey 🇸🇴🇸🇴👍
@samsamhassan4572
@samsamhassan4572 8 ай бұрын
Abaya run to Allah please , inshallah you will be fine
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 8 ай бұрын
Kani waa fariid ilahay habarakeeyo reerkiisa amiin
@gamer5Real
@gamer5Real 8 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 7 ай бұрын
Excellent Naima Mashallah may Allah bless you ❤
@najmamohamud1753
@najmamohamud1753 8 ай бұрын
Masha Allah waa runtiis
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 7 ай бұрын
Maansha allah ilaahey reerkaas haxifdiyo waa runee rag iyo dumarba da da karunsheega dhalin dhafoorkey kutaal
@randomin8390
@randomin8390 8 ай бұрын
yes waa runti willku rag iyo dumarka siyaaranay iska daayah maasha allaah waa runti too good boy❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ademzh
@ademzh 8 ай бұрын
May Allah make it easier for her 😢
@najibmaow4755
@najibmaow4755 8 ай бұрын
Masha Allah Abdirahman ATM👏👏👏👏
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 8 ай бұрын
Allahu mastur cawraati wa’aamin rowcaati 🤲🏼🤲🏼 So sad 😭 ilaahayoow caafimaad sii
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 8 ай бұрын
Sacab uma baahnee u duceeya wallo ilaahayoow culeyska ka dulqaad intii muslimaba
@user-oc3xv6ku2k
@user-oc3xv6ku2k 8 ай бұрын
Wllhy gabadhaan waa gabar dagan waqtigaa kahiiliyay
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 8 ай бұрын
Waa run walahi somalidu qarkod waa cadow lakin abayo haniyey dheg ha uu dhigin inchallah allah ha kuu soo celiyo qalbigana haa kuu qabojo lakin Allah uu noqo naftada daaji
@hakimoali3794
@hakimoali3794 7 ай бұрын
Waw thank you abdi 🎉
@fatemahaabdy5322
@fatemahaabdy5322 7 ай бұрын
Waaaaaaaw maansha allaah illaahy nin sidaa uu u jeclyahay xaskisa anigana ha isiiyo iyaga gana ilaahay ha barakeyo qoyska is jecel ❤❤❤❤❤
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 8 ай бұрын
Asc ane calaf doon ahay,gabar fiicn oo yurub ila joogta rabaa, Gabar shiikhada oo xijaabwayneey isoo qabo ✌️💯😍😍
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
Maanshallah sifiican ayay ulatalisay
@maryanahmed7256
@maryanahmed7256 8 ай бұрын
Mashalaaa
@fatemahaabdy5322
@fatemahaabdy5322 7 ай бұрын
Maansha allaahilahay khayr haku siyo nimco hanina ilaahy ha caafiyo oo amuraheda hau sahlo❤
@sahroabdi8913
@sahroabdi8913 7 ай бұрын
Masha alah waa niin wangsam oo ruun shegay
@najma649
@najma649 7 ай бұрын
wiilkan ookale alaha kadhigo raga oo dhan masha allh
@hakimoali3794
@hakimoali3794 7 ай бұрын
Alla kan fariidsanaa
@sahrakoow288
@sahrakoow288 8 ай бұрын
Afarle ku yaaca luuqa ugala waa nin wanaagsan mashaallaah murwo fiican baa ka dambeyso ogaada no maseer.❤😂
@ismahanmawlid2399
@ismahanmawlid2399 8 ай бұрын
Alle haku cafiyo hani
@khadyahussein5497
@khadyahussein5497 8 ай бұрын
Asc Naciima ajar Allah ka siyo waanada ad wanise abayo❤
@user-kb7rg3cl1c
@user-kb7rg3cl1c 8 ай бұрын
Nacimoy wll calafdon banahay
@najma649
@najma649 7 ай бұрын
allaha isku kiin xafido adiga iyo gabdhada
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 7 ай бұрын
Anaa arki malintaas wllshey illaahey qalbiga ha udhayo
@Umcabdallah
@Umcabdallah 8 ай бұрын
Acuudu billah naa ruuxan ku jeclayn inaa jeclaato waa qalad adi ledahay isi sax wll
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 8 ай бұрын
Wale nacima walatalisay hani rabi hakudajiyo macal haday shaqo radiyso waxbadan ayayilawilehed
@deeqaabdullahi5230
@deeqaabdullahi5230 8 ай бұрын
ASC wallashey nacima wadmahadsan tahay sida gabadhas ad xakhiikhada od wax ugu shegtay gabadhas wallashey walagu shactireystaa fayus bana lagu radsata Wale tala wasisay lakin gabadhan wey khalbi fukhday ninkana wey isisiiyay subxanallah waxa ugdaray nagaha Somali ekujira sociala media e an waxba kanaxan balse Hani uguma horeysay khof ilmaha laga khaato ugunadanbeyn meyso
@nimcoaden1737
@nimcoaden1737 8 ай бұрын
Lkn nicima waa nag fican kaliya is asutur
@sahroali2547
@sahroali2547 7 ай бұрын
Masha Allah wad waanisay haday wax maqlayso Allaha caafiyo qabiga ayaa karaacay ninka Allaha uga reebo qalbigeeda ninku xumaa gabadha muu caawiyo
@iqaramaxamuud2244
@iqaramaxamuud2244 8 ай бұрын
Allow Hani cafimad sii
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 8 ай бұрын
Walshey cadowga allaha ka qabto
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts Ай бұрын
Nacima fariid❤ taalo ficaan ❤
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 8 ай бұрын
WALAAL NACIIMO QOF SOOMAALIDA DADAAL WEY U HAAYAA TAHAY,PLEASE GABADHAA DHIBBAN WAX U QABTA ADIGA IYO INTII ARAGTO OO IXSAAN U SAMEY KARTO,WALAALAYAAL ALLAHA IDIIN ABAAL GUDO EE U GARGAARA.
@faraxclahi-qt1mn
@faraxclahi-qt1mn 7 ай бұрын
👍👍👍 WAA RUNTII❤❤❤❤
@najma649
@najma649 7 ай бұрын
noosoo celi wiilkaas fiican
@makkaaabdulkadir4779
@makkaaabdulkadir4779 8 ай бұрын
Ninkan maxuu leyahy😮 Kulahaa shantaboqol iyo boqolka hoyada udiresid iskada Ma hoyo ayaan lasimikara qof binu aadam
@faiidochannel4
@faiidochannel4 8 ай бұрын
Ax ax gabdha qalbi jab weyn baa ka muuqda ilahay ha u gargaaro
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashaallha
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 7 ай бұрын
Honiyeey hadeer nin haku dagdagin walaal ee kanaso ,shaqayso oo ilmhaaga korka kala ilaasho aabahood walaal,iskana xir baabka nin
@afrahcoldtv8500
@afrahcoldtv8500 7 ай бұрын
Dacayo wayn waad xanuunsantahay
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 8 ай бұрын
Sifiican bay ula hadashay dadka kale baa walay gabdhan masyr iyo hooyadeed oo ay dahay inay ka ducaysado iyo miidiyahoo sii walay weye dhib keedu
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 8 ай бұрын
👍👍👍💯💯🇸🇴🇸🇴😍😍😍
@nasiribrahim2344
@nasiribrahim2344 8 ай бұрын
Gabadha ilmaha dhashay allaha caafiyo lakin weli social media ayey fadhisa
@sahroabdi8913
@sahroabdi8913 7 ай бұрын
Reer waqoyi dumarka waa uronyihin ruunti
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 8 ай бұрын
Subxanalaah qoftaan positive ma rabto in ay ka hadasho just nabarkii lee rabtaa in laga hadlo iyo ninkaan ma halkana soo aday subxanalaah qoftaan ilahay sidaa ha u dhamo qoftaan waa warertay ninkaan dartiis qoftaan caruur kama aha waa nin
@Queenjiija
@Queenjiija 8 ай бұрын
Mafiyobo abayo Allaha cafiyo yaa rabi
@maryanahmed7256
@maryanahmed7256 8 ай бұрын
Warka isiii
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 7 ай бұрын
Qafka kujeclaado waa lajecladaa 😅hadookunacana waa ladhacaaa meesha Ayaa loogatagaaa
@xasnamaxamed1035
@xasnamaxamed1035 7 ай бұрын
Gesi genius dhalay iskuwara
@user-mq9xs6oz7w
@user-mq9xs6oz7w 7 ай бұрын
Bon soir hounno ❤
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 8 ай бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️✅
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 8 ай бұрын
Gabarta nin ha loo raadsho niyada ha u dagte
@fadumomohamed3271
@fadumomohamed3271 8 ай бұрын
Dugsi aad quraanka baro hani nin umabaahnid hani
@lulhagi4510
@lulhagi4510 8 ай бұрын
Sorry habibti
@masertoy2328
@masertoy2328 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 hani mel lagama hayo
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 8 ай бұрын
Hani haday wax maqleyso waxan ku dersan laha in ay fasax u baxdo sey maskaxda u dagsato qurana ha us sarto
@arliyop3199
@arliyop3199 8 ай бұрын
Haa wll ehelkeed haday la joogaan waxay ila tahay way lajoogi lahaayeen way quraan saari lahaayeen social media ha way ka joojin lahaayeen lkn waxay ilatahay cidlo ayay joogtaa😢
@afrahcoldtv8500
@afrahcoldtv8500 7 ай бұрын
Wax waalan waa tanoo kale
@faiidochannel4
@faiidochannel4 8 ай бұрын
Nin somaliyeedow akhiro tolow maxaa kuu yala
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 7 ай бұрын
Gabadhaan nin kaan qalbiga Ayuu gadagay
@jamilaisaackabdullahi6057
@jamilaisaackabdullahi6057 8 ай бұрын
Hani qalbiga aloow qabojiyo
@user-bo1ve5tm5m
@user-bo1ve5tm5m 8 ай бұрын
Sommli ka walen 😢
@maryanahmed7256
@maryanahmed7256 8 ай бұрын
The kids are not save with you at this point dear
@HamdushMohamed1
@HamdushMohamed1 8 ай бұрын
I wish u felt her pain. If you have nothing kind to say don't say anything at all. The Muslim body is like 1 body.
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 8 ай бұрын
​@@HamdushMohamed1well said true ❤
@Username11249
@Username11249 8 ай бұрын
@@HamdushMohamed1whats your point?this woman has mental illness.she was mental hospital in and out,she can’t look after her kids properly.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
She is not ok!
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 8 ай бұрын
hani nag qurxon wey thay waqtiga xoga cilay alaha ugar garo
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 8 ай бұрын
Hani yaa daaranayo hadhey bey dhahaysaa maxamad aawey
@aminajama8534
@aminajama8534 8 ай бұрын
ASC nicima
@guccixxx7431
@guccixxx7431 8 ай бұрын
Hani waan kuu duceeyneynaa insha alaah qeyr ayaan kuu rajeeynayaa
@odayjama1829
@odayjama1829 8 ай бұрын
Naagaha may waalinyihiin iyadoo dhiban bay leedahay nin isoo raadi waa waali iyo doqoniino
@user-et8qs8mk6x
@user-et8qs8mk6x 8 ай бұрын
Waaruntaa niamo
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 8 ай бұрын
Dadka weyku cayarta gabartan ilahey hana cafiyey shaqo lama siyen qof walan gari ayey wadata 😂
@fartundahir1380
@fartundahir1380 8 ай бұрын
Maraykan waa walantahay cidi ku dhihi mayso way wataan gaari
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 8 ай бұрын
Gabada miskinta aha iskada o walida adigu taqtar miyda tahi
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 8 ай бұрын
Wale nin wa cadaw hani ehelkeda mesha kama dhawo miya ma marki dhib garo alle ha ka haye miya la radin ilahow caaafi nin kasna qalbiga uga reb😢
@Darajooyin
@Darajooyin 8 ай бұрын
Waa nin ayada ka waalo wixuusa ilaawsanyahay shantaan ilmood I neey hooyadood macaan tahay waxaan rajeeynaa sida baqtiga inuu hani ugu soo huro ninkaas ilmahana Rabi gacanteeda ku danbeeysiiyo.
@Abdirahmanabdullah-ku4vu
@Abdirahmanabdullah-ku4vu 8 ай бұрын
What the hell you talking about it😮
@kingkhadar12
@kingkhadar12 8 ай бұрын
Cadad kulaha she was divorced 2022 and she was online whole yr this 2023
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdisiman5177
@abdisiman5177 8 ай бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@user-bo1ve5tm5m
@user-bo1ve5tm5m 8 ай бұрын
Sommli ka walen 😢
@user-bo1ve5tm5m
@user-bo1ve5tm5m 8 ай бұрын
Sommli ka walen 😢
Aabo 15 caruur ah leh calafdoon
28:02
KULAN 24
Рет қаралды 28 М.
Calafdoon adkaatay waxa lagu diiday ma fahmin
14:37
KULAN 24
Рет қаралды 13 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,4 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
Ganacsade weyn oo calafdoon ah gabar shidan ayu helay
10:39
KULAN 24
Рет қаралды 11 М.
DEG DEG NINKII NAGTA ISKA DHIGAY OO HADA LA QABTAY LANA GARACAY
15:10
Wiil ka yaabsaday naeema brink calafdoon qosolka adunka
24:55
DEGDEG Shuute Iyo Kiiska Ikraan,Basaasiin Lagu helay in Ikraan...
23:57
Gabar wanaagsan ayo helay calafdoon
11:56
KULAN 24
Рет қаралды 39 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,4 МЛН