Hani oo karbaashki ugu darnaa abid lala dhacay😨😨😨

  Рет қаралды 40,439

Amina Anas's Family

Amina Anas's Family

Күн бұрын

#hani #somalia #galmudug

Пікірлер: 162
@groep8lolgroep824
@groep8lolgroep824 Жыл бұрын
Walaahay wiilkaas waa runtiis waa naag waalan oo usgag badan nin ayey ku waalatay naa nin waxba kuuma aha naftaada ka shaqee doqoneey caac caac uun bay haysaa doqoneey is hagaaji oo is quruxi wiilkaas run buu sheegay nin raga iga dheh 👍❤️👌👌👌👌❤️👌👍👌👍👌❤️❤️❤️
@prettysamera2708
@prettysamera2708 Жыл бұрын
Miskiin ilahow cadow ha noo jabin waar gabadh miskiinta wax baa helay 🥲🥲🥲
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Allow beniaadam hanoo jebin😢 waa kusii dhameeystiraayan hadeey wax yar oo dhibaato ah kugu arkaan😢
@faisamohamud9239
@faisamohamud9239 Жыл бұрын
Truth hurts she needed to hear this truth people who cuddle her are her real enemy
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Subhanalaah dadkan maxa ma qof weyn sidan ula hadlayaan iyada is yeeshay ilaahow cadow ha noo jabin iyadana ha u jabin bisinka 😮😊
@zaralulu3669
@zaralulu3669 Жыл бұрын
Dear Waa runtaaa, qofka isbahdila asagaaaa isyeelay ilaahow ibni adaaan haaa inoooo bahin
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat Жыл бұрын
Cadaw maha ee waa walalahed canaanaya
@FaizaAbdirahmaan
@FaizaAbdirahmaan Жыл бұрын
Allow bini Aadam hanoo jawin subhaanAllah
@amalhussein1357
@amalhussein1357 Жыл бұрын
Alle wiilkan waa nin karmeed Wan jeclaaday hadalkiisa isma korsaarna Kan aniga ha laii raadiyo
@cabaas8626
@cabaas8626 Жыл бұрын
Aniga joogo 😅
@SafiaTifow
@SafiaTifow Жыл бұрын
Mashaa allah tabaarakalaah ilaahey quloobteeda ha u soo celsho please quraan ha la saaro in shaa allahwey fiicnaaneeplease hadalka badan ka daaya wbt.
@indianoceantranslators420
@indianoceantranslators420 Жыл бұрын
Subxaan allah gabadu way xanuusan tahay way ka muuqataa dakana way ku ciyaarayan
@n3tnomad
@n3tnomad Жыл бұрын
It's unfortunate, i have known Mohamed and Hani since 2017, they were happy couple, the problem started when they moved to MN.
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd Жыл бұрын
Mn wa meel hogtey sixir iyo fusuq badan
@marwo_8031
@marwo_8031 Жыл бұрын
@@deqawarsame-nd9ydsubhanaAlah run miya?
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 Жыл бұрын
Jaceylku cudur weeye cidlaahi bukayimi haku caayinina inanka cid ugu dira gabadha haladhafo ilmaheda iyo ninkeda isku celiya please ❤❤
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Жыл бұрын
Salamucalykum Walaalayaal gabadha u dajiya.Hadaad canaanaysaan social media waa qalad inaad ku canaanataan taleefonkeeda inaad kala hadashaan ayaa qurux badnayd
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah my brother You are right She have to get up and stand up for herself💯👍👏👏👏
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 Жыл бұрын
*Aleylehe waa lagu sugay weyba na ceebeysay. Mahadsanid guriceel*
@rukiaahmed7248
@rukiaahmed7248 Жыл бұрын
War ki an 10 ban u dlalnay in u jogo iyo in tu maqan yahay maba kala jeceli ubad ka ayan sida goosha u i lashada war nin la is ku walay nin ma noqdo e ceebta soshal media ka la jojiyo waligey 14 sano ayan marecan jooga waligay magalin soshal media
@najaxnuur9953
@najaxnuur9953 Жыл бұрын
Nin tagay maxa ku daba dhigay abayo ilmaha hadad hesho iska day ninka
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Hooyo weeye meel ama caloosheeda ayaa bananka taalla ogaada ⁉️‼️ u dhimriya waa xanunsatahay subxaanallaah subxaanallaah qabiil wax ma taro waaniya caawiyana subxaanallaah subxaanallaah 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️⁉️❓⁉️🚫
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Жыл бұрын
Ninkeeday rabtaa gabadhu daaya dumarow waan is naqAana naagaha soomaliyeed hadaan nahay waynu nin jecel nahay runta isuma sheegnee nayaadha shuubooyinoow👊
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
HANI NINKEDA HORE AYEY JECESHAHAY HANI ILMO MARABTO NINKA AYEY RABTA JECESHAHAY NINKEY UWALATAY
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
HANI NAGWEYN WAYE DHOCIL MAAHAN QOFYAR MAAHAN WA QOFWEYN AYEYO UEG QOFTAN SEYNAS HA USIGASHO WAJIGEDA WA SEY CAJUSO OK
@maryanfarahtimir5791
@maryanfarahtimir5791 Жыл бұрын
Gabdh h caaayin eee cawiyaa wll
@hawoumar588
@hawoumar588 Жыл бұрын
Ilaahow somalida soo toosi bal qof waa la waanshaa qaladkiosa waa loo sheygaa lakin caay,bahdil iyo qalad qalad lagu saxayo maxaa waye.ninlaan iyo nagaha usaaran xeywaano waaye abaayo waanshaa Wax usheyga lakin intee laga maqlay qof leyska dhigaayo ahalkeyda iyo dad garab siinaayo.hadane gaaraayso in leys yiraahdo make up ma taqaanid wajigaaga kob aas u eg yahay 😢😢 xaram caleyg qof Ka qalbigiisa iyo shaqsiyadiisa Wax ha ugeysanina idinka waano ubaahan Allaha nii so toosiyo.gacalkaa oo ku caayo waa lagu cano maalaa waxaas baqtigaa ka Saara dhaqankiina Wax yaabay aa tahiin.
@AishaGulled-p1s
@AishaGulled-p1s Жыл бұрын
Which inaa maskaxdayda aqrissa umalaysa abayo these people are not helping her they are destroying her wlhi waxas waano mahaa wa bahdil meshii usarayse
@AishaGulled-p1s
@AishaGulled-p1s Жыл бұрын
I mean what?
@hawoumar588
@hawoumar588 Жыл бұрын
@@AishaGulled-p1s abaayo waan fahmay i know in Somalia dad qalbi fiican Ku jiraan oo adiga camal ah oo wanaaga qabo lakin sida badan kuwaanaa Nagu badan Saan ah marka Allaha soo toosiyo waan iduceyheynaa
@nasriinhaybe5482
@nasriinhaybe5482 Жыл бұрын
Ilahow naag hanoo jabin naagta walaashood ayagaa ujabinaayo uf
@Kastan403
@Kastan403 10 ай бұрын
Ilaahoow noo daa wiilasha soomaaliyeed qabiilkeey ka soo jeedaanba raga soomaaliyeed waa rag lagu faano waa rag hiil leh gabdhaha lagama maro, ilaahay SWT ka sokow, intuu nin soomaali nool yahay walee la’iima baqo aloow adaa mahad leh
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Жыл бұрын
Wallahi inay xanuunsan Hani because Aniga single mother ayaan ahay Alhamdulillah waan ku faraxsanahay naag Hawiya ayaan ahay qurbo ku nool waliba USA Minnesota ayaan isla daganahay anaa ilmaheyga soo korsadey ilaa jaamacado ka bixiyay waan shaqeystaa waan labistaa wallahi gabdhaha garoobada wey ka qurux badan yihiin kuwa la qabo wadan Apportunity leh ayaan joognaa gaalo ayaa Ilaahay noo cabiiyiyay ku caawineyso oo hadaad rabto inaad shaqeysato caruurtaada Day Care kaa bixineyso waliba wax baran karto balse naagahaan iyagaa daciif iska dhigo is bahdilo duliga iyagaa doorto waayo garoob ceeb ma leh 13 ayaan garoob ahaa nin kale ayaan guursadey inuu i duleysto ayuu rabay Albaabka intaan balaqay wallahi ayaan ku iri ka bax mise ragii dhaadheeraa baan kugu wacaa. Wlkay baan wacay ku iri iiga qaad 3 deyda alhamdulillah leyga qaad habaar qabihii 2 sano baan isla joognay una diiday inaan wax u dhalo caawin ayaan doctor keyga u raadsadey wallahi inaan nus Ilaahay iga siinin. After one years mid kalaan helay farxad baan galay i jecel gabar baan u dhalay 3 sano ayaan isla joognaa alhamdulillah haduu kibro isaguna wallahi inaan u jixin jixeen sidii kii hore ayaan albaabka ka saaraa waayo nafteyda dulmi uma ogoli meel leygu dulmin karona ma joogi Hello maqal ma jiraa anoo shaqeysanayo nolol fiican ku nool buu ninkan I arkay marka sidee buu ii gumeysan karaa no’ africa maaha meesha anyway 3 guur baan soo marey labadii Duleyste ee hore ka reystay fartaan rabaa qoraa’ Hani maalinkaan arkay wlshay oo duufka ka dhareerayay ayaan arkay inaysan ilmo rabin oo ay ninka rabto yeysan idin daalin wlshay mcn wey xanuunsan tahay ee doctordabiibo ha loo raadiyo ninkaasna dee meel dheer buu wax geystay hawiyow ogaada taas
@fartundahir1380
@fartundahir1380 Жыл бұрын
Ninkaan gabadhu wajeceshahay asaguna wuu kafaa idaysan hani walahy waagabar wanagsan say hadalkeeda u ilaalinayso Masha allh
@hiboabdi2035
@hiboabdi2035 Жыл бұрын
Subxaanallah joojiya hawiye nimada iyo daarood nimada gabadha waa somali hala wada caawiyo
@munamk9872
@munamk9872 Жыл бұрын
Masha Allahu Ilkacase wa geesi soomali Allah ku xifdo brother 🙌 Nimca jookar xabiibti Allah ka abaal mariyo sis❤
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
War gabadha gabarsomali weeye xanuunkeedana qof uusan taaban maleh waxad kalaqolaynaysaan waa inta dhib uusan jirin hadii gabar ay dhawaaqdo oolaxanuujiyo somali waawada xanuunsany ilah kayaba waxdaarod iyohawiye aad ledihiin meel lagu kalatagaayo majirto ,xanuun keeda w
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 walee ciilka iga qabtay aniga foolxumada dhareerka aan ba ku labalabooday anoo hawiye ah inay na ceebeysay wiil raga dheh walaalked intaan dhihi lahaa ayuu yiri
@fardowsaelmi8475
@fardowsaelmi8475 Жыл бұрын
MASHA ALLAH DADII EYTIRI WAXAAN RABAA NINKA IYO ILMAHA WAA WARFIICAN WAANA GEESINIMO
@Zawar-m7r
@Zawar-m7r Жыл бұрын
Maasha allah wlh wiilkaan waa wiil dhiigleh runtuu u sheegay
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 ай бұрын
Allah ha u gargaaro gabadhan
@ayanhassan3883
@ayanhassan3883 Жыл бұрын
Subxaanallaah ma cayayaan mise weey waaninayaan waa cadow ku waan weey ceebeyeen haday ka ruuntahay meey raadiyaan oo si gaar ah u waaniyaan
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
war gabadha u dejiya dibada hooyoyinka wey ku isteresan
@user-zo8vs8xh4g
@user-zo8vs8xh4g Жыл бұрын
Asc walayal tartiiba gabadha hos ahan u ogada hadii ninkeda haday jeceshahay u daaya ilmaheda abahod waye sida ha u caynina e udajiya qaylida kadaya
@rukiaahmed7248
@rukiaahmed7248 Жыл бұрын
Rag rag dhalay thanks nagaha nimamka u washay sida hala yelo nagaha way washen
@ilhan6838
@ilhan6838 Жыл бұрын
Mansha Allah wa wiil nasab ah nagta shishiiye kuheyso aqas
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Ilaahow Hawiye adaa unaxariisankaro
@laylasaeed4392
@laylasaeed4392 Жыл бұрын
What a sad women get over this man he don't want you , try and sort yourself out to get your children 😢😢
@maryanahmed7256
@maryanahmed7256 Жыл бұрын
I love this guy. She doesn’t want children, she wants ex. And the guy doesn’t want her
@nimoadam3508
@nimoadam3508 Жыл бұрын
Subxanallah so sad thank you so much masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Жыл бұрын
Ninkaan si fiican buu wax ugu sheegay
@sadiahassan8136
@sadiahassan8136 Жыл бұрын
Wallee haniyey ragrag dhalay hadaad heshay cidkale warkeeda hadhageysanin e wiilkan ka war maqal o naf is Gali wax walbo wey ku hagaa gaayaan insha allaah
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Жыл бұрын
Somalay idinka dadka waala allow war gabadhan qalbiga in laqaboojiyo way qalbi jebsanthy Yaaab allow somali ha iskujebin social media ma maxkamad noqday hada waninaysaan ordo utaga War naga taga kaw rafaadba kudisheen inantiba 😢😢😢😢
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Жыл бұрын
Qof na ma rafaadin hani iyadaa isku keentay oo la soo shar tagtay ninka Iyo ilmaheyga Ilaahay ha ii soo celiyo teeda kale ninka ma iyadaa dhashay mey kuweeda heysato nacasta naa nin jacayl meel xun ka ridaayo naagahaan aqas
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Жыл бұрын
@@shukrimahamed2146 qaali haa lkn kolay qofka streska wax weynbu yeela ado miyir qaba mararka qaar isma ogid marka in lodejiyo ayaa fican. Dumarkeena qaar kamaqancaan ragga sida ay tahy ayana wakusijogsadaa alle ha usosaqiro inagu wa uduceynaynaa
@nimoadam3508
@nimoadam3508 Жыл бұрын
Good job brother masha Allah 🥰🥰🥰😇😇😇😇👏👏👏👏
@aichamohammed8395
@aichamohammed8395 Жыл бұрын
Waad Eden darantahii EE afkiina subsada wasaa batahiin
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Жыл бұрын
Saxah Walaahi runtay u sheegeen
@FadumoCalimaxamed-jg3rv
@FadumoCalimaxamed-jg3rv 3 ай бұрын
Habar gidir nacebwaxladhahaayo majiraan eehabargidr iyadaa iney waxdisho Hadan banana baxeyso. Oowaxaan dilaynaa dhahaayo seeloocafiyaa
@9030
@9030 Жыл бұрын
Meel qarsoon maxaad uguwaaninwsydeen
@hiboabdi2035
@hiboabdi2035 Жыл бұрын
Subxaanallah war gabadha dhaafa waxaad suubinaysiin waa qalad
@amaladan5579
@amaladan5579 Жыл бұрын
Aqas hada maxaa dhageysanee
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b Жыл бұрын
Naagtaan ilmo ma kala jecla ee ninka ayey rabtaa
@fartundahir1380
@fartundahir1380 Жыл бұрын
War intaad qabiil iska dhisa leedihiin gabadhaan maskiintaah qalbiga iyo miskaxda Ha ka wasakhaynina
@multitaitooy7567
@multitaitooy7567 Жыл бұрын
Waxaan la yaabay doqonkaan caqliga gaaban Gabadha ha ku diganina waxeey u baahantahay caawinaad.
@sacdiyosuudi5064
@sacdiyosuudi5064 Жыл бұрын
Naa hadu ku furay ilmahisana qaatay iska da danahadana raaco
@fartundahir1380
@fartundahir1380 Жыл бұрын
Gabadhu ninka haday jeceshahy maxaa idinka galay
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Illahey ku waan nagama adeejiyo bisinka caaybadanaa war gabadha wey xanuunsantehee mzxaad ugu ciyaaraayaan
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
Keep going my queen 👸
@Hbx-ci3bm
@Hbx-ci3bm Жыл бұрын
War dhaafa gabadha ceeb ma aha hadeya jecashehey ninkeeda 🇸🇴🇺🇸✍🏿🗣️📨📬📫👉🏿musuuliyada Way helee
@umuaxlaam9743
@umuaxlaam9743 Жыл бұрын
Hani nin jeclaa😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Nin soomaaliya naagtii ka maaranta uunbay daba or daan naagtii kadaba oyda waa ku is istaagaan naa haniyeey sida isku dhaan
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Gabar kasto somali ha waniso waxa gabar walshay ilahay cawaiyo ninkan ha lalal hadalo
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 Жыл бұрын
Good job my brother
@ssjbvegeta4748
@ssjbvegeta4748 Жыл бұрын
Al kabaqaa kadaya hadalada dhawacaha gabadh maxamilikarato hada fiyodaha kadah digashad walalayal
@hanakhalif1187
@hanakhalif1187 Жыл бұрын
Ninkan wa xayi walhi ❤
@sadiahassan8136
@sadiahassan8136 Жыл бұрын
Kaleexda gabadhaan dhib ayaa gaaray udaaya wiilkan waxa xun iyo waxa fiican hakula sheegee ku daaya wiilkaan
@HiboAwil-c8j
@HiboAwil-c8j Жыл бұрын
War ilaahay ka baqa gabadhaan wey xanuusan thy ee daaweya qabiil aad ku waa lateen ilaahay ka baqa
@mohamedlibaan2957
@mohamedlibaan2957 Жыл бұрын
Nin kaan kabadha saan u caa nayo hadana tik tooka waa kaa xiraa doo lada waa ku gu diraa ma moodaye muqdisho 2 aad manisooto noqotay sharciga waa loo siman yahay hadalkaaga ka fiiro nin ka kuraceel ladhahayo hadana ku aqoon lahaa adoo kale xaq umalihiid mareekan ceeroow kaleexo joo ji han da data saas bee ku gu xiri karaa han daa TaaS
@shukriasiyad17
@shukriasiyad17 9 ай бұрын
Sax sax katuraa bastrada
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 Жыл бұрын
Walal kaa naaxaya runta ku sheega willku u saxsan yahay lakin dumarka mesha tuumboo raacaa way waxay waadan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Soomaalida ilbaxnimada reer galbeedka ayey ku hafteen, qaarna wayku daabteen
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын
Subxaanalaah qoftaan caafi maahane
@haniabdi647
@haniabdi647 Жыл бұрын
Subxanalah gawadha luqa wax ugu shega bablik laisku canananaa
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Жыл бұрын
Gabadhan ninku wuu gumaysan jiray ilaa ay xanuunsato kadibna been ayuu ka sheegay sidii dawo ayna ubaahanayn loo siiyo.
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Saxiix saxiix wlhi GURCEEL GUULEYSO Cayr RUNTA ayuu isu sheegaaye Runta u SHEEGA wlhi🙏🏾✨✨✨🌟🙏🏾WLLHI WAA NAAG WAALAN NAAGTAAN TIKTOK GEEDA LEEN KA ARKAY INUU MAXAMED OO EX-KEEDI AH UU KA SAXAN YAHAY💯💯💯💯💯🎯AYAAN KA ARKAY WLHI. NAA HANIYEEY HOOYOOYINKA SOOMAALIYEED 90/💯🎯WAA GAROOBO AMA WAA SOO MAREEN WADDADAAS GAROOBNIMADA, XITTAA 50/💯🎯 CARRUURTA WAA LAGA QAATAA AMA IYADAABA DHIIBTA OO SAANNA UMA DHAQMAAN EE WAA NAAG WAALAN NAAGTAAN HANI LA LEEYAHAY EE SHAQO HA LAGA QABTO RUNTANA HA LOO SHEEGO WAY AQLAAQ XUNTAHAYE OO DHAQAN AAN GABDHAHA SOOMAALIYEED QAASATAN KUWA HABARGIDIR LAGU AQOON BAAD KEENTAY OO AAD SAMAYSAY YAAHUUDAA DHEH😢😭😢
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Hani wax aan la kaseyn bèy guursatey aasey tuugtuugee naag mareykan joogtoo ooyneyso lama arag waa qurun tan
@khadramuse1218
@khadramuse1218 Жыл бұрын
Bismilaah selorifey lee
@deeqdeeq59
@deeqdeeq59 Жыл бұрын
Runtad ushegtay Gabartan Maxaayelay Inaysocialmedia Sogashabaqalada Iney labisato Isqurxiso Dhulks Iskaqadey aheyd Ninxun Oo nagkaracay Inaykadaba Ooyso Mahan Hadanahay Gabdhaha Ceyr sidaan Wan ka adadkeyn Nin Umajojino
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Sharmuutooyinka qurbaha uyimaada inay ilmohooda gataan ha layska ilaaliyo, waa igawaano. War naag badda soojiirtay maxishooto, nin balwad lehna maxishooda.
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 Жыл бұрын
Abayo hani is adkey ee shaqeyso raadso ee naag adag noqo
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 Жыл бұрын
Qoftan waa xanuunsanasa jees jeeska kadaaya
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 Жыл бұрын
Ninkeeda waa qolama gabadha
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Waa runtiis, ninrageed
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Wiilkan waaw nin fiican
@fosfarah9634
@fosfarah9634 Жыл бұрын
Naac ayey melaha ku heysa uf somali meyjogta iney walatahay markeey naac kuheyso
@fadumoibrahim5278
@fadumoibrahim5278 Жыл бұрын
Awalba wan oga waxay la onaaso in aysan ilmo rabin ee ninka rabto doqon weeye ee may cada marto
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Edeb kayeesha hoyada miskiinta ,naag haday ilmheeda aabohiid helayso iyo ilmheedo wada jira !naxariis darada kadaaya ninkasna sifiican mau yeelin gabadha haday xanuunsatey inuu lajoogo ahayd
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Subxaana Laah kuwani lacag ayay u waasheen ma nin baa i furay oo caruurtii ayuu iga qaatay ayaa go fun me loo furtaa. Waxaas yaan xabsi la idinku geyn
@SuadoAbdi-gn9om
@SuadoAbdi-gn9om 10 ай бұрын
Walasha iskuma hubtit heeee kkkk
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Жыл бұрын
Gabadhaan hala dbiibo, qof caafimaad qaba ilmaheeda nin kumaxirteen sikasta oo ayujeceshahay, ubadkeeda eyey dooran laheyd. Haddaad kanaxeysaan daweeya.
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
War Alle ka baqa oo ha isku dirina
@leylohassan3870
@leylohassan3870 Жыл бұрын
War illahey Ka baq gabadha ninkeda u daya war waku dhameysay Somali cadawsana maxad ugu madsaneysan
@shukriasiyad17
@shukriasiyad17 9 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Ala nagta way walatay ninki nacay ayey ledahay ninki ayan raba
@farhiyaabdikero7201
@farhiyaabdikero7201 Жыл бұрын
I can believe nin icilay ilahow haiguu socelin
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын
War dadka ma wada waalan yihiin
@rawihassan8615
@rawihassan8615 Жыл бұрын
Bisinka ninkii ilmaha aad u dhashay bahdilkiisa kuwaana kaga daran car washka aan ku geeyna kulaha ninkii aa saas dhahaayo war idinkaa dulmi isku kaashateen suuxa
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Hhhhhhhh😂😂😂 naagta nin nacay ayay isku bahdilaysaa!
@SacdiyoQooje
@SacdiyoQooje Жыл бұрын
Gabdha ciilka ka daaya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Naa ninkan maxaad ku falaysaa balaayada
@falisomar6538
@falisomar6538 Жыл бұрын
Waryaa guriceel iskuxishoo hacaayin dumarka lamacayo wamaxay xishoo ninbaatahay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Ilmo ilmo dhalay weeye soomaalida qaarkeed
HANI NINKEDA AFKA FURTAY 4-SANO KAHOR AYAN FURAY HANI
26:24
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 59 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
Hani oo la dagaashay iyo naciimo jookar oo dib usoo noqotay 😞
9:01
Amina Anas's Family
Рет қаралды 14 М.
Shurimeri oo dadka caanka ah dacwo ka ah 😳
5:36
Maxkamada dahir alasow
Рет қаралды 385
Si Fudud Oo Nolol Qani Ah Oo Qurux Badan Aad Ku Heli Karto Waa Inaad…😳
40:50
Hani iyo war cusub 😱
42:24
Hawokitchen81
Рет қаралды 5 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН