Deg deg codad halistooda wato iyo xisaabtan maxkamed lagu tagikaraayo waa yaabeysaa

  Рет қаралды 18,271

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 168
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 10 күн бұрын
Ha loo soo celiyo sharafta iyo boqornimada Shacabka Soomaaliyeed. Guul doorasho qof iyo Cod.Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e 10 күн бұрын
Sidii gabadhaan oo ka laa loo gar naqsadaa codkar geesiyad hadal yaqaan ah Walaahi weey iga dhex hadashay Qalbi geeyga ayeey ka hadashay Gabadhaas weey na matashay Allow cimrigeeda bar iyo dheeri oogu dar maashaa alaah ❤❤❤❤❤❤❤
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 10 күн бұрын
Dhuuni raac lacagta xabaalaha meekhaa lagaa siiyey liis dheerey dalkho weyn
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 10 күн бұрын
RUN WALEE HAWIYE WAA WADANI❤❤
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 10 күн бұрын
Masha Allah Afkaaga caana lagu qabay Gabadhu runta ayey ka hadashay mw xassan xafidulaah Guulaha uu soomaaliya u hooyey waa loo wada jeedaa wna itus oo itaabsii Dalxoreeye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn 10 күн бұрын
Dalxureeye xasan shiiq ALLAHA xafido ❤
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 10 күн бұрын
😂😂😂😂 dalxaraashe qaboore badxaraashe xaraashe 😂😂😂😂
@mohamudhassan8802
@mohamudhassan8802 10 күн бұрын
Hawiyo waa hurdi jiray laakin hurdadii waa ka toosay meeshaad galinlaheeydeen yaa leeyska rabaa xissab badan ayaa idiinku maqan....
@diasmahamud9330
@diasmahamud9330 10 күн бұрын
Hg waa libaaxyo fahansana qabyaalada xasan lagu haysto
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi 10 күн бұрын
Alxm Wallee hadaad wadadii saxda ahayd cagta saarteen RUNTA halaysku sheego
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 10 күн бұрын
masha alaah tabarkalah caleek walashey afkada malab iyo caano lagu qabay malin danbe nola doowladen mayo hawiye hurdada kakac
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 10 күн бұрын
Maasha Allah afkaaga caano lagu qabey guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AdoontiAlle-o7l
@AdoontiAlle-o7l 10 күн бұрын
Masha alah alaha. Xafido gabadga cokarka alaha. Guuleyo haawiiye darood madoqono ayey namoodan
@SHUKRIMOHAMEDOMAR-ic3qr
@SHUKRIMOHAMEDOMAR-ic3qr 10 күн бұрын
Waw waa gabar waxbaratay an ku xifaltamanin khabiil iyo qur ku jiri abayo allaha ku xifdiyo dadku runta maraban
@OtaSheere
@OtaSheere 10 күн бұрын
Wllhi wa sax lkin hawiye cadawgiisa iyo walalgiisa kala mayaqaano 😢😢
@nrx8684
@nrx8684 10 күн бұрын
Viva Hawiye ❤❤❤❤ fura indhihiina majority aa yihiin wadankana indinkaa u soo dhintay
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 10 күн бұрын
Asc, wallaahi , billaahi, Tallaahi, dalka waxaa xabashi ama Ethiopia ka difaacey 2006 markii ay soo galeen , Hawiye iyo raxanwayn, iyo diets koonfureed, 20 ku oo Cayr u badan ayaa dhimatay , from 2007,2008,2009 ilaa ay ka baxayeen,Hawiye ayaa dalka leh, iyaga ayaana difaacday. Kuwii amxaarada dalka soo galiyey ee xukunka ku doonayeyna alle haw ciqaabo sida Maraykan lo ciqaabay,Dalka Hawiye iyo Dirta koonfureed baa leh, xaq haddii la rabo,
@maryami2299
@maryami2299 10 күн бұрын
Daarood idinka manatee canshuurtiina haysta lacagta soomaaliya la siiyana waa la joojinaa
@abcbc4008
@abcbc4008 10 күн бұрын
Asc masha Allah walashey Kheer Alle ha ku siiyo walaahi runta waad u sheegtay hadey wax maqlayaan.dadka ay ku weyntahay somalinimo walaal jacelka waa hawiye waa daacad ah Allag ayaa garabtaagan Alxamdulilsah Rabilcalamiin cadowga umada somaliyeed Alle waa Arkaa Qaluubtooda ee Allah ha ku celsho sharkooda ceydooda Amiin yaa Rabi.XasbunAllah wanicmalwakiil.Dowlada Dalxureeye Allah ayaa Garabtaagan cadow wax kama Qaadayo dadkaan markaan Nabada ay heshay umada somaliyeed ee sharkooda xasidnimadooda Allah ha ka tuso Naftooda.mucaaradka iyo dakaan melaha ka caynaayo Daxureeye waxaa lacag sosiyo dowlado shisheye si aan hore ugu socon somaliya insha Allah waan ka guleysaneynaa cadowga dhibka iyo faragelinta ku hasyo ee lacagta la waregayo iyo kuwa Qadanaayo oo aan lahey shaf wadinid ee dalkooda u so horkacaayo Cadowga sidii cabdulashi yusuf waxow muqdisho kensaday caloshood u shaqeystayaal Etobian 10.000 oo ciidan masha Allah waxaa ka buriyey Reer muqdisho kheer Alle ha siiyo inta difacaday wadankeena intii ku dhimatsy janata fardowsa Allah ha ka waraabiyo Amiin yaa Rabi.yaa xayyu yaa Qayuum naga Qabo mucaradka didan Dorasho cod iyo Qof iskuma kalsona yaa doranaayo sherkh shariif iyo cadiraxman cabdi shakuur xasan cali Qeere waa musiibo Qaswadayaal sharkooda carabkooda xasidnimadooda iyga ku eli yaa Allah Amiin yaa mujiib
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 10 күн бұрын
ALA RUN BADANAA GABADHAAN ALOW CADOWGAAGA JABI ABAAYO ❤❤❤❤❤
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 10 күн бұрын
🦓🦓🦓🦓
@safamubarak411
@safamubarak411 10 күн бұрын
Masha Allah gabar aqli badan allaha ku desto
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn 10 күн бұрын
Jah jecliyaa runta❤❤❤❤
@nrx8684
@nrx8684 10 күн бұрын
Viva Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ❤❤❤
@XaliimoSacdiyo-n5z
@XaliimoSacdiyo-n5z 10 күн бұрын
Madaxweynaha dalka waa xasan halooga danbeeyo
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 10 күн бұрын
qayladhaan cusub qabyaalad cusub sheekadii waa la isku fahmay
@DRCabdiaadanafey-cx8bv
@DRCabdiaadanafey-cx8bv 10 күн бұрын
Boqoray afkaaga caano lagu qabay
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 10 күн бұрын
garaadoow usheek xasan sheekh hannoosameeyo lacag walaaloow adaa mediyaha joogee hawiyaha baraaruji anaga kulligeen halqof ayaan iskunahay baarakallaahu fiikum❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 10 күн бұрын
Arintaas mar hore ayaa la rabey, dadkaan kale walahi maaha dad walaalnimo yaqaano, from galmudug ilaa kismaayo anagaa iska leh ee aan wadan gooni noqono
@adamosman4185
@adamosman4185 10 күн бұрын
Gabar cod Kar ah masha allaah ❤
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 10 күн бұрын
Malin walbk nadaxweynahena nalku hor xayo wa caaqnimo hawiye laga arkay
@iskufilan1223
@iskufilan1223 10 күн бұрын
Fartuun TikTok waxa kuso gashaa qurux wanaag Jah jecliyaaaa runtaaaa❤❤❤❤❤❤❤
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 10 күн бұрын
Maasha allah wallaahi boqolaal rag ah beey ka cod karsan tahay kana hadal heleeli og tahay , alloow isha xasadka iyo cayuuma naaska kaa xijaab , adigoo kalena waxaan dhihi lahaa kun wiil ka roon ayaad tahay runtii waxaana aniga aan kuu diiwaan galiyey inaad tahay gabar mutacallimad ah oo taariikhda & wixii dalka ka dhacay aad u xafidsan oo si buuxda xog - ogaal ugu ah , runtiina waxa hadaladaada aay qeexayeen xaqiiqooyinkii dhacay & waxa muuqda oo aan cidi iska indha tiri kareeyn / Mahad - sanid wallaasheey / ( I would like to say you go ahead sister ) / thank you so much indeed / ❤❤❤ wscww .
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny 10 күн бұрын
Runtii waa gabar qiima badan wayna kaxishootay qabyaalada laakiin hadana runtu waa lagama reystaane yaa hor istaagi kara runta cad cad ee ay kuhadleyso qof kastoo caqli lehi wuu fahmayaa doqona iska daa warkiisaba Il iyo cawri la.aaw adeer karbaash doqonta jecel faanka aaney ehel u ahayn !!! Ileyn doqoni deeb kama kacdee daamankey meer meerisaa
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 10 күн бұрын
Love 🇸🇴🇸🇴💯🇧🇪💯🧕🏻👌👍🏽
@iskufilan1223
@iskufilan1223 10 күн бұрын
Dalxureeye madaxweyne Hassan sheekh Alaha xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 10 күн бұрын
gari alaytaqanaye hawe ayaakudulman wabiya kamadhibcaan Lakiin hawiye waxan leehay wadaniyada la idiin shegayaa waabadi ninkii lumiyey radinayee ilaa nika lumiyey hadana raadinaya layidhaa warbahasha la isfahanye bahshan adaa lumiyee nosheeg halkad kuqarisay lahelimayo
@Banadir-State
@Banadir-State 10 күн бұрын
Wadanka soomaaliya ninkii ugu horeeyey ee Axmaaro soo hogaamiyo ee keenay Caasimada 5ta soomaaliyeed ee Muqdisho waa Cabdullahi yuusuf ina yeey oo ka soi jeedo BuuqLand...
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 10 күн бұрын
Wacalada usheeg nacala dhalay doolad diidka ah hadii doorosho qof iyo cod cidii diida wlhi inaa teendho danbo lagu noqonenin luuqyadane argagixisada lagu heesto muqdisho kaliya lagu xasuuqay siima socon doonto xoog aya leskugu talin doona😂
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 10 күн бұрын
Mashallah well said 👏🏽👏🏽
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 10 күн бұрын
VivaSomalia
@Cadar49
@Cadar49 10 күн бұрын
Xasan Shiiq Maxamuud President 🎉🎉🎉❤❤❤
@MahamedHadji
@MahamedHadji 10 күн бұрын
Masha allah
@haydar378
@haydar378 10 күн бұрын
Hawiye vs Daarood 😮 inta kale waa fiirsadayaal
@maryami2299
@maryami2299 10 күн бұрын
5 tii sano oo hore 40 xildhibaan baa ladilay oo la sumeeyay qaraxyaduna maalinwalba ahaayeen
@fadumoroble6940
@fadumoroble6940 10 күн бұрын
Mashaallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 9 күн бұрын
Masha allaha ❤❤❤❤❤
@ikranita4709
@ikranita4709 10 күн бұрын
Wale xaqiqda ayey taabate m,a dadka ishoda alle kuma tuso alle haku xafido wlh qoftan camal ayaa laxaqiraa marka kawarama somaliyey walee waxbadan ayey ogtahay xafidallah
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 10 күн бұрын
Magaceena waxba kama sareen karo ⚔️Hawiye ⚔️ Kaarto qaldan aa kuu dhegsan Eebow 😊
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 10 күн бұрын
MUDANE MADAX WEYNE DR XASSAN DHEEKH MOHAMUUD DAL XOREEYE GUULEYDO WELIGAA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafgabo6192
@mustafgabo6192 10 күн бұрын
Xasan sheeq asagaa qabiil iska dhigay dalkii xaraashaayo waana xamar
@HassanMahmed-f3i
@HassanMahmed-f3i 10 күн бұрын
Run u sheega daarood waa tuugo
@maryami2299
@maryami2299 10 күн бұрын
Hal daarooda ma imaanayo doorashada soo socota ee is doorta magac soomaalina wax lagusooqaaday xamar danbe lama gaynaynayo haysta xamar qof idiom imaanaya maleh
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 10 күн бұрын
WAA DAD JIRAN DAROOD
@MariamAd22
@MariamAd22 10 күн бұрын
Wa sax hadalka gabadha somaliyed runta uu sheeg umada Somaliyed garahan reer jubbaland iyo punttland iyo jajusenta somalida ah iyo khawarijsta iyo Ethiopia jajusenta somalida ah cidkale ma, ahaan iska ogaada jajusyadu
@fxcooking9677
@fxcooking9677 10 күн бұрын
Cid wax idinka rabta majirto Nafteena iyo hatideena waanu difaaca shacab dambe guriga daydkii kuduugi maysaan alaah xisaabtiisa way nasugin qof walba wuxuu gaystay hortiisa buu ka helin sidaa wax uqasa waligiin ha toosnaan hanuunka alaah baa haya
@SarahA1217
@SarahA1217 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 10 күн бұрын
Waxay gabadhaas sheegtay waa run ,waa Tariikh modow.
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 10 күн бұрын
Xasansheekh muxuu Hawiye uyahay baa lagu heytaa haduu daarood ahaanlahaa taalo baa loodhisi lahaay DALXOREYE alaha xafido notali intaad nooshahay aabo qarax hanoosoocelin
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 10 күн бұрын
WELI ASAGOON FARIISAY MADAX WEYNE DAL XOREEYE DR XASSAN DHEEKH MOHSMUUD AYEEY BILAABEEN OOYIN IYO BAROOR
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 10 күн бұрын
Usheeg usheeg ibliisiinta aqli aqligas wa waxa wadanka kadegi la yahay
@saeedjama361
@saeedjama361 10 күн бұрын
Waawareey ninka soo qaaday waa midgaan xukun jacayl iyo nacayb ka buuxo
@zekariamo2653
@zekariamo2653 10 күн бұрын
Asc qofkii carool waa faqaa yiraah urlee uga taba tagaa kaxaa xaabiya adinkaa hawiye nagu ku kiciyee
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 10 күн бұрын
Hawiya ma nool kuwa jubaland lagu dilayo olalaha shabab wa lajabiyey wa inti awal ladinka sixraday hadan ayagi lw ladilaya warla shaqeya dawladi o derisk8na ad ufiriya xagu ka yimid is weydiya.garowe hargesa deriska kugu mashqulayo weliba kudaba galayo
@sahramahamud754
@sahramahamud754 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahinalleye5800
@abdullahinalleye5800 9 күн бұрын
Naagaha dhamaa kuwaan hawiyaha sheeganayaa
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 10 күн бұрын
Meeshaan hawiye iyo daarood ma jirtee soomaaliyeey aan is taageerno
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 10 күн бұрын
Waa waxa aan dawladnimada ku qeeydsanay qabiilka
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 10 күн бұрын
4'5 daasturka heshiska axdiqarmed kumayal 2 reer bas
@abshircabdule2988
@abshircabdule2988 10 күн бұрын
Abwan..a.s.l.c Muwa.dhin.soomaaliyedh In.e.raadiyan.hawiye.gubwaye.gabadhan.walashey Runta.ha.tusto.mariixan Siyasa.inlagabadiyay.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 күн бұрын
WOODKA SHACABKA WA MUHIIM IN SHACABKU DORTO SIDA ADUNKA SIDA XILDHIBANADA GUDOMIYE WASIIR MADAXWEYNE
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 10 күн бұрын
Inta deqda aduunka ugu badana waxaa cuna xasan tuug xasan bahane xasan munafaq xasan ma xishode dalka dadka iyo diinta halaga qabto somaliyeey
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 10 күн бұрын
4 5 wax la yiraahdo ma jiraane, KISMAAYO - YAA ISKA LEH, AADIGAN SHEEGANAAYA GARAAD, MISE MA TAQAANID ILMO SAMAALE AYAA DEGGAN. LAAKIIN XASAN ^ shariif waxba ma oga. Waana martida axmed madoobe, kismaayana wuxuu yiraahdaa caasimadda ku meel gaar ah.
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 10 күн бұрын
Hawiye dowla ma yaqaano dameerihina iska wata boobaye ma dherge ma sheexe hanlaawe hog buu wadankii ku soo wadaye soomaaloyeey toosa qabiil qaran na ahee hooy
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 күн бұрын
HAWIYE WA IN LO TALIYO WEXEY NARA KICIYAAN SHACABKOODA DHULKI EY JIIFANAYEEN AGONTA CARURTA AYU GATEY XASAN QABUURE FAGTE
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 10 күн бұрын
Iska iilaaliya siida animal ka jawasiis ta figtam ka eeyah lagu shaqiisto toban ka nabar iskule calamada badan caruurihiina yeysan iinika xadin xoolihiina
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 10 күн бұрын
Deqda aduunku ugu deqo somalia ayaa la cuna
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 10 күн бұрын
Afka ilaahey kaama go.yo noolow abaayo
@guledgled8695
@guledgled8695 10 күн бұрын
Astaan qaran ma wuxuu ku yahay “qaf loo joojin maa “
@fartuncali1709
@fartuncali1709 10 күн бұрын
Hada ka hor jooqle dulmiyey xasan shiiq maantana 12 sano wiiljer ku socdo guux gariirbo laheyn maantana ciyaar jecel sariir korkiis ka fisha lacag haloso aruriyo xasan shiiq waa nin tagay waxbo lagama qabankaro daarood dabo qoyanoow waa inoo dagaal viva hawiye
@suhaybali553
@suhaybali553 10 күн бұрын
Hada mawaxa I dhihi rbga joqle sarirta waxu lafulay xasan dartis wax alle uqoray ba kudhacay qadar ba mataqnid cuquba hdy qof helayso hasan ka maytida ka nbd gali wysay kudhici lahayd ee qabyaladi kuqaday kuma dhigto hada mxd kutagertay u qabtay hal xabo sheg xata qabil darted Lee cudur ka qabyalada dawadisa allahakusio cidna hasan ma dulmin waxuyaha lashegay oo laguqaday hees ceb hashegin ba wada dulmi hadu wx tarayo dal iyo dad iyo mayd ba asaga dulmiyay iyo arday barakaciyay😂
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 10 күн бұрын
Waa ninkii cunay cuulashaday caasweeyne masagawaa
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 10 күн бұрын
MAANTA WAA LA FAHMAY QABYAALADOOSA HALEYSKA JIRO GIRIDKA KU NOOL DHUL ABAAR AH
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 10 күн бұрын
Scww
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 күн бұрын
NA DAROOD NINKODA XUN KODA QANISKA TODA DHILADA KA TUUGA TAALO AYEY U DHISAAN INEY KU QARIYAAN XUMANTEY SAMEYEEN HAWIYE KUWIISA XOREYEY U DHINTEY TAALO UMA DHISIN😂😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 күн бұрын
MUQDISHO DHAXDEEDA AYA LAGU XISABTAMA WA IN LO NOQDO XAFADAHA MARKEY KALA XIRNAYEEN O XAFAD KASTO CANSHURTEEDA HEYSTAAN O ISKA DHICIYAAN DAMERAHA
@MohaAbdi-v2y
@MohaAbdi-v2y 10 күн бұрын
Daarooda,baa,jabkuqab😊
@maryami2299
@maryami2299 10 күн бұрын
Hal heed baa la Ogden maalinwalba waba mudulood aa shiraa
@FadumoXasan-xz4dk
@FadumoXasan-xz4dk 10 күн бұрын
Darooda chib ku qabo😢
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 10 күн бұрын
Sey u arkayan waxayba taganyihin hawiya hawiya hawiya hay itusin tasn inu hawiya nagu helo nabad helo waba ti lagu kala badinayey
@SafiyoAbuukar-xz6pq
@SafiyoAbuukar-xz6pq 10 күн бұрын
Ilkayar quunle kafharagtay war maleh
@guledgled8695
@guledgled8695 10 күн бұрын
Habartaan qaylinaysaa yaa naga qabta
@maryami2299
@maryami2299 10 күн бұрын
Waligiin sharif as keenteen lama arag hadana lama sugaayo
@cirsankayeer7464
@cirsankayeer7464 10 күн бұрын
Hawiye mahino isbaara ku aqan no Dagaal miya black houkdown + is baaro
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 10 күн бұрын
Abaayo rali ku tahay banadir lugla wadaga
@faanoole
@faanoole 10 күн бұрын
Abwaan waxad noo sheegtey in puntland ay ku fashilantey dagaalkii daacish ee kooxda aad taageertid xaraash qaran ama dal xaraashe ayaa maatey bogaadiyey puntland iyo sida ay u soo afjartey daacish wasaarada warfaafinta alcadaala ayaa bogaadiyeey Lakin adigu waxaad noqotey qof dhinac u raran oo been faafiya
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 10 күн бұрын
NINKII AAN SAREYNTAADA OGOLEEN ASAGANA SINAANTIISA HASSAN WAA NIN ISKA LEH DALKA IYO DADKABA
@BaashiHassan-mr2qj
@BaashiHassan-mr2qj 10 күн бұрын
Oo badana lagu daadiyay
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 10 күн бұрын
Hawiya shababki iyo dahishki yemwn hubka kenayey yemen kuligod hadera inti layleyahay siryay fashilayan lagu xasuqayo puntiland hawiyow caqliyeaha cidna hadulminina lakin dulmiga iyo qayanada ad ugu firsasa ilmahina hawiyow inti shabab fahantey e amar sidada sameysa wa inta lagu xasuqayo buntiland wana marki labad ay sas lo xasuqo
@runige6608
@runige6608 10 күн бұрын
Qulun qabil baa inadhibay. Away dalkii
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 10 күн бұрын
Asww❤❤❤
@abdicozzy2592
@abdicozzy2592 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂 good baaad ku rideeen illaahay ha idiin ka qabyo😂😂😂😂😂
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 10 күн бұрын
Hhhhh hawiye iyo qaraniimo kala dheer
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 10 күн бұрын
25dolar alagu dilaya qofki kamera xirta cunug yaro jarer ah xamar hakugu dilo wa ciil
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 10 күн бұрын
Asagaa Ku qarxinaayey ee iska celi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 күн бұрын
NAGTAAN WA DAMEER WA IN LO TALIYO WEXEY KU RACSAN TAHEY IN XASAN AYAX QOTO QABUURO INU BARA KICIYO SHACABKI GATO DHULKODI
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
HEESTA BUUQA DHALISAY EE QAYLO DHAAN IYO WAXA XILIGAAN………
8:59
FANAANIINTII HEESTA KU GARBAASHAY XASAN SHEEKH OO MUQDISHO LAGA MAMNUUCAY
22:56
Zaki honest Official
Рет қаралды 3,2 М.