Hanna Paranta Ali Iyo Haji Somali Iyo Hussein ogaden Oo Live Video TikTok Jawabta April 8, 2024

  Рет қаралды 28,320

Xariif media

Xariif media

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 7 ай бұрын
SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN WAA RAMADAN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
@axmedyare2404
@axmedyare2404 7 ай бұрын
Salallahi Alleyhi wasalam
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 ай бұрын
Ilaahey ha caafiyo wiilka
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 7 ай бұрын
subxanalaah alow Africa u gargaar siiba somaaliya 😢😢😢😢
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 7 ай бұрын
ASC ILLAHAY haku caafiyo
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 7 ай бұрын
Ogaada waa wax aay raban in aay bilaabaan 2030 insha.allah wiilkan waa runtiis soomaaliyeey wax aqriya wax barta joornaaladii qariya please wiilkan waa macquul
@rruweydaone2049
@rruweydaone2049 7 ай бұрын
Dadku waxan ma fahmayan balse dadka ajaanibka inlagu ciyaaro la rabaa cadaalad ma taalo qurbaha
@fartunomar2528
@fartunomar2528 7 ай бұрын
Wareerisadii ogu danbaysay miyaaa?
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 7 ай бұрын
Aniga ma fahmin ee ii sharaxa walaalaayaal please
@rruweydaone2049
@rruweydaone2049 7 ай бұрын
@@faraxabdiahmed6819 wll waxa la dhaha (chip brain reader) waa so akhrinaysa waxkaste maskaxdada iska waydiiso marka qofka la galiyo. Waxan markay sameeyen awal xawanka lagu tijaabiyey sida bisada, ayga. Hadu lumo oo kale laguso qabanayo. Balse bini adam ahaan wuxu so akhrinaya waxkaste isweydiisid waxana waxa lagu tijaabinaya dadka ajaanibta ah. Jaajuuska baa isticmaala. Dadkeenu waxba ma akhriyan wiilkan qof xanuusan maaha ee dhibtaasi wey jirta alle ha inaga saaro.
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 7 ай бұрын
Gabadhan hadalka qofka kama sugto ama hadalka qof leeyahay madhagaysanayso iyadaaba in la dejiyo ubahan🤔🤔🤔😎
@sucdiosman8337
@sucdiosman8337 7 ай бұрын
Hhhhhh😅
@xabiibahmed-jd9dl
@xabiibahmed-jd9dl 7 ай бұрын
Xabiib Maxamed Yuusuf asc wll dad waxaba kumaqabanka re waxad Akari saa qur aanka iskudha mee ilaa 1 ilaa 2 ilaa 3 iyo wikabadanba saliga nabiga nabadi haben walbana 😢1000 ilaa 2000 ilaa 3000. . Aayad Tulalip kursigana kudar wll
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 7 ай бұрын
Wax gelis ayaa lagu sameeyay sida naagtii caruurta laga qaadan jiray subxaanalaah
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 7 ай бұрын
ALLE HAKU CAAFIYO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 7 ай бұрын
Waa nin waalaan Shaydaan baa hayah Istaqfurulaah
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 7 ай бұрын
Ma waala ee way jirtaa waa sida jibiska oo meelwalba aad joogto kula soconaya balse tan waraysanaysa waxba uma qabanayso ee way ku qabanaysaa
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 7 ай бұрын
Naagaha gaaneeyska iyo najeriyaanka wiilashii somalida eber eey kadhigeen waa sixir
@batulahussein797
@batulahussein797 7 ай бұрын
No wiilkan ma fiitooba hanna hospital ka geeya lugtaa hadey ugu xiiran tahay
@HAJISOMALI
@HAJISOMALI 7 ай бұрын
Asc bro waxan ahay wilka Germany dulmiyen KZbin furtay please share out isameh please thank you
@ilhanismail9631
@ilhanismail9631 7 ай бұрын
Walahi arinka waxa ka jira wiil an aqaan waxa laga biciyey ilkihii o dhan marku jarmalka tegay intii la dhahay ilkaha lagu hagajina
@haladahir
@haladahir 7 ай бұрын
Normally waxa loo isticmala dowladaha quwadaleh dadka ay u tereengarayan daddil oo ay udirsadaan aduunka meelkasta.
@habibomuse7947
@habibomuse7947 7 ай бұрын
Wiilkaan waxuuheystaa xanuunka ladhaho skitsofarenia maskiin ilaah hacaafiyo
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 ай бұрын
Oo xanuunkas muxu yahay Subxaanallah
@june6206
@june6206 7 ай бұрын
Schizophrenia dhe wa xanuun xanuun maskaxda ku dhaca u weyn wa wiil buka jahiin ba wareysanaya
@ifrah740
@ifrah740 7 ай бұрын
wiilkan shaydan ayaa haystee quranka ma akhridaa waydii hana
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 7 ай бұрын
hanay wiilka ha waalin hadalka u deji wiilkan asagaba dhibane alow Kabul qaad 😢😢😢
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 7 ай бұрын
Subxanallah😢
@farhiya2410
@farhiya2410 6 ай бұрын
Ninkaan dhaqtar maskaxeed ayuu u bahanyahay:
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 7 ай бұрын
Subxaanalaah
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 7 ай бұрын
Waaxaa rabta maa noo sheegeysiin
@halimomahamed2342
@halimomahamed2342 7 ай бұрын
Waxa ladaha dhifas oo noc yo badan ayaa lo is ticmala(device) Gawadhida lagu xidha dadka walaga linkara Jidhkoda
@batulahussein797
@batulahussein797 7 ай бұрын
Sabab ka maxaa
@NewGenaration17
@NewGenaration17 7 ай бұрын
Did she said Somaliha wuu Igu Yaryahah 😂😂😂😂😂😂
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 ай бұрын
Asc Hana wiilka u sheeg inuu quraanka is saaro
@batulahussein797
@batulahussein797 7 ай бұрын
Wiilkan geeya hospital
@fathiaali7549
@fathiaali7549 7 ай бұрын
Halayaabin waa runtii Soomaali ma aaminaan ama sifiican uma dhagaystaan Qofka walaalkood dhibkiisa runta xataa actionka ay bixinayaan baa Xun saa kan wax waraysanaya haduuna dhibka walaalkii Qabo Aaminayn ileen isagu dhibka maqabee mana danaynaayo saa maqabee Allah kabaqa oo aamina walaalkaaga dhibka haysta oo uu kuu sheeganaaya dhinaca waalida ha ufiirin Aaqira idin Sugin Gaal wax walba waaka suuroobaa Subxaanallah wiilkaas Allah ha Xafido Aaamiin Soomaali waa Cadow Gaalkay aaminaayaan Qofka walaakooda Muslimka hadalkiisa ma Aaminaayaa Isagaa dhibku kudhacay oo uu haystaa
@bongasasa3895
@bongasasa3895 7 ай бұрын
Ninkaan xashishka ha iska yareeyo! He is not making sense
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 7 ай бұрын
Waxaas waa program waaye dadka jirkaa laga galiyaa wiilku markii lagalinayay miyaan loo sheegin inay ku jirto miyaanse laga saarin Bisinka moobilada smartiga shaashada leh wey dhibee waa qalabka loogu talagalay dadka indhoolka iyo dhagoolka maskaxda mobilka ayaa la galiyaa
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 7 ай бұрын
Ofku waa inuu is dajiyo oo ilaahay ku xirnado waxani waa shaki
@ismahancaray3511
@ismahancaray3511 7 ай бұрын
Qof maalahadlosaa mise ropet
@xaawo1
@xaawo1 7 ай бұрын
Asc soonaaliyeey waxaan ay wareeysaneeyso waa 1groob waane isla shaqeeyaan ha aaminina waa wada tuugo isla shaqeeyso ha,aaminina please adinka laydin rabaa in leeydiin waalo teleefanadiina ilaashada umadaan iska ilaaliya waa maafiyo groob oo walaahi ah waa soomanahay don't bleave this things pleave
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 7 ай бұрын
waa kuwii dadka soo dilay , dadkii somalia ku dilay ayaa ka dhex dhawaaqaya
@NafisaAbdullaahi
@NafisaAbdullaahi 7 ай бұрын
Ilaahow caFi
@maryannnnn942
@maryannnnn942 7 ай бұрын
Its neurology chip to fixed the nerve system
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 7 ай бұрын
Waxaan uu malaynayaa in a tahay in wiilka lagu inplant gareeyay neuralink uu Elon Musk start up kiisu soo saartay
@hawafarah2410
@hawafarah2410 7 ай бұрын
Siduu kuyimi afrika isagoon sharci lahey oo birkuxirantahey yaab ninka basaad miyaa
@HamdaBulxan
@HamdaBulxan 7 ай бұрын
Hallucinations ayaahaye doctor hala xidhiish
@FQorane
@FQorane 7 ай бұрын
Maqlo
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 7 ай бұрын
Spcophaic waaye wiilka
@AbdulrahmanHussein-p3p
@AbdulrahmanHussein-p3p 7 ай бұрын
Wuu canuunanaya waxaasi ma jiraan
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 7 ай бұрын
Ninka aduunka ugu tajirsan baa hada so ban dhigay way jirta waa runti dadka an hadlin ba logu talagalay
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@NafisaAbdullaahi
@NafisaAbdullaahi 7 ай бұрын
Jess jeeska joojiya adigaa hadii aad hada caafi.aadqabto inaadsecan isku badasho ayaa lagayaabaz
@haladahir
@haladahir 7 ай бұрын
Hanna Maxaqaldan, wiilka chip aa kujiro jirkiisa, dabeecadiisa dareenkiisa iyo meelkasta uutago maskaxdiisa waxakusoodhaco aylasocdaan. Hadana waxay control shaa fakirkiisa dhaq dhaqaqiisa.
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 7 ай бұрын
Falika hinda hirita karoshin so xasuta
@maryannnnn942
@maryannnnn942 7 ай бұрын
Waxaa la Tirana chip oo waxaa lagu xiraa criminals people ee eedo Maxaa loony xiray
@frankaester3594
@frankaester3594 7 ай бұрын
Miyuusan raajada saari karin maskaxdiisa si uu u ogaado in ay dhab ahaantii chip ku jirto maskaxdiisa ?
@rruweydaone2049
@rruweydaone2049 7 ай бұрын
Chip Brain reader baala dhahaa google gareeya waa wax jira inlagu tijaabiyo ajaanibta ayaa loogu talo galay.
@HamdaBulxan
@HamdaBulxan 7 ай бұрын
L
@FQorane
@FQorane 7 ай бұрын
Wuu walan yahay
@qayaash93
@qayaash93 7 ай бұрын
Codad ayuu maqlaa wiilkan wuxuu qabaa xanuunka schizophrenia allaha caafiyo
@june6206
@june6206 7 ай бұрын
Ha
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 7 ай бұрын
Haka been sanina waxay ku bara waysanaayan
@FQorane
@FQorane 7 ай бұрын
Wuxuu ku hadlayo waa been
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 7 ай бұрын
Waa wax jiraa
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 7 ай бұрын
I think he is undiagnosed schizophrenic. May Allah healed him. Amin He needs to seek professional assistance for the mental health sectors of whatever country is living.
@FQorane
@FQorane 7 ай бұрын
Waa dadka qaba cudurka codod ama qaylo
CEEB BADANAA ANOO DHALAAYO NINKEYGA KA TUURTAY AAA DHAMAYSO ADAA YABI DOONEE AKHLAAQ DARADAN🙈
18:54
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 56 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,2 МЛН
aruushmohamed vs hussein ogaaden kibray😱
8:51
GUUSHEENA
Рет қаралды 1,5 М.
qalanjo Somali iyo jabra
15:42
Updull 4028
Рет қаралды 555
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 56 МЛН