HARGAYSA MAXAA KA DHACAY FASHILUU HORGALADA CEERIGAABO FIRDHIYE BEESHA CAALAMKA GEFKA SSC LAGULA KAC

  Рет қаралды 41,340

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

HARGAYSA MAXAA KA DHACAY FASHILUU HORGALADA CEERIGAABO FIRDHIYE BEESHA CAALAMKA GEFKA SSC LAGULA KAC

Пікірлер: 284
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 4 ай бұрын
Fadlan #Subscribe dheh KZbin-kan Update wararkii ugu danbeeyey halkan ayaad kala socon doontaan mahadsanidiin #Share
@faadumo12331
@faadumo12331 4 ай бұрын
Horgaladii. Galabta. Guguulahakuciyay. Muuse. Gabiliuraacoxasiidagura
@faadumo12331
@faadumo12331 4 ай бұрын
Xageebuuguurinin. Koorihiigunutadi
@abdiisse4554
@abdiisse4554 4 ай бұрын
Garaad cabaas aad baa kusalamay Garaad ❤👏👏👏
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 4 ай бұрын
@@abdiisse4554waan Kaa qaaday inaadeer Soodhawoow
@Abdullahi-gg4ku
@Abdullahi-gg4ku 4 ай бұрын
​@@faadumo12331qq
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 4 ай бұрын
SSC khaatumo guul madaxwayne Firdhiye guul idoor kala dhirdhimeel daran ka tuur
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 ай бұрын
Jamahirta,Gesiyada SSC Garadyada,Abass Madani waxa larabaa in Cidamada Gesiyada eey Galaan Cerigabo lana xoreya,Mamul iyo Calanka SSC laga taago,Horgalada fursad yaanu lasiin,wazir dawlaha dibedda maxaa isaga maxa kagalay Mamulada Goboleydyada,
@SahraCilmi-s8x
@SahraCilmi-s8x 4 ай бұрын
maashaa afkaaga caano laguqabay
@waris674
@waris674 4 ай бұрын
Guul ssc khaatumo 🐎🐎🐎🐎👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 4 ай бұрын
GUUUUUUULLLLL GUUUUUUUUL GUUUUUUULLL SSC DAAIMAN INSHA ALLAH💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 4 ай бұрын
That’s true guuleyso keep going geesi 💙💙💙💙💙
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 4 ай бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 ай бұрын
Mashaa Allaah guul firidhiye ❤️🏇🏿🏇🏿❤️🏇🏿
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 ай бұрын
Masha Allah Allahu akbar Alhudullaha 🙏 🙏🕋🙏 waa ruun 👍✅ GUUL SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍✔❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amalhassan7383
@amalhassan7383 4 ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 4 ай бұрын
Halgamaa xaq udirir qalas mujaahid cabaas madani reerku waa tolkeen oo inagu xumaaday ee yaan lagu wiirsan darisnimo iyo dhalyoba somali inaga ayaa ugu xigna iidoor isir ahaan iyo aqribo ahaanba SSC KHAATUMO state powers of somalia guul & barwaaqo iyo horumar waara ilaahay haydiin siiyo aamiin🤲
@evehussien2129
@evehussien2129 4 ай бұрын
True, always comes out 🎉
@fadumogeesood2826
@fadumogeesood2826 4 ай бұрын
Mansha Allah SSC Khatumo State of Somalia 🇸🇴.
@jamasaid6787
@jamasaid6787 4 ай бұрын
Salaan qaaliya Cabaas madani darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay kahabay ku durduri 🎉🎉❤❤🎉🎉🎉
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 4 ай бұрын
Hambalyo shacabka iyo dawladda SSC Khaatumo State of Soomaalia maalinta nadaafada from GK Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadaamahmed7765
@sadaamahmed7765 4 ай бұрын
SSC KHATUMO GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 ай бұрын
Aaway Horgaladii Bidhaan iyo.wazirka kusheega Arrimaha gudaha dib u heshisinta iyo.federalka muxuu waziro dawlaha hatta aan barin borotocol nidamka loo hago ee Hinda Culusow iyo Gabadhii HSM eey hadba remotka dhan oogu jediyaan wax u jawabo Qowlaysata Joogan Muqdisho Adiga Abass farin ama qoral twit oogu qor.
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 ай бұрын
War OROMKii muuse juudan lo,ada afuufi jiray mesha ceeb Ku dhacday waxas Qaran sheeganaya 😅😅😅😅
@fatimanour9793
@fatimanour9793 4 ай бұрын
Wuqarsaday Wa Siyaadad Muse Hub Wusogatay Ee Wa Boor Iskuqaris Gaadmuraba Iyo In Laydhigto Ee Dagaal Halodiyaar Garobo Wana Xeelad Dagaal
@mustafaali7560
@mustafaali7560 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk SSC khatumo ❤
@suadmire7450
@suadmire7450 4 ай бұрын
Asc Mashaallaah guul iyo gobnimo daraawiish guul guul dhulbahante ssc khaatumo hambalyo hambalyo cadowga allaah ha ka qabto amiin amiin madni il xun kuma aragto amiin amiin geesi geesi dhalay cadowga allaah kaa qabto amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HamdkI
@HamdkI 4 ай бұрын
Cabassoow yaan layfin disir waa hoosaasin mida kale hubkoodii furumuhuu yaalaa hsys dhiganina
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 ай бұрын
Kkkkkkkk wakas qanimayasha kaariyashi loda arika geel libax yada fardihi damarada iyo gawarida karton la dhahayo wa gari dagal qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish wey jaban cali balcad waxa layahay wa an ku so socda wlkn cabbaas madani please cali balcad WhatsAppkisa isi
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 ай бұрын
Horgalada kuwa tagaya WA garacayo bilaa damiir ah
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 4 ай бұрын
Guul cabaas madani horey u soco Waa qaran 33 sano been loo sheegayay hub now ahaystaan %80 anagaa ka furanay❤
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 4 ай бұрын
Idoor jab muuse juudan waa jabay
@AbuurTttd
@AbuurTttd 4 ай бұрын
War tolkay dhulbahante waxaan kacodsanayaa in aynu kaxishoono reerkaa ehelka iyo dariska aynu nahay reerka Waynu isdilnay dagaalkana sideedaba qolo uun baa guushu raacdaa hadaba wixii aynu Kala qaadnay halkaa kudhaafa kolay khasaaraha dagaalka wax lagu farxo maaha ilaahay maslaxad khayr qabta ha dhex dhigo soomaali
@Mustafe787
@Mustafe787 4 ай бұрын
Waar dhulbahantaha qof qof caqli leh ayaa ku hadhay
@alibadal6129
@alibadal6129 4 ай бұрын
Harti baa qaawiyey
@MunaAbdi-r1n
@MunaAbdi-r1n 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 4 ай бұрын
xasan dhiiqo iiyo villaqabyaaladiisu waa caeow yaan lagu kadsoomin reer ssc,yoow. mana u baahnidin xamar iyo qabyaaladda taala ee admis ajshabaabka ka ilaaliso..... walaalihiin puntland garabsada hartiland iyo daaroodland... guuuuuul inshaaallaah.
@amnoali8348
@amnoali8348 4 ай бұрын
daarood stop drama and crying 😂😂😂😂😂😂😂😂 Now the war has begun😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nazdalaan
@nazdalaan 4 ай бұрын
DAROOD waa laandheere, yaryarkooda ayaa MAANSAYNAYA..ماشاءالله
@AbdiZebra
@AbdiZebra 4 ай бұрын
Annaga ooh dulbhantaa reer yurub. Kanaáx annaga iyo Idoor. My boy from Sweden. Love u from Holland. Dulbhantaa waaaa miiiiiith.
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 4 ай бұрын
Thank you Cabbas Madani President Hasan sheekh never never like Ssc khatumo nor putland Hasan sheekh prefer Ishaq clan to be independent rather than unite Somalia Already Dr.Ali Khalifa Galary mentioned several times that Hasan sheekh will never recognise Ssc khatumo as state region of Somalia
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
Ceerigaabo ma siilkii hooyadaba leh RAXANWEYN Baad ka tahay 😂😂😂😂
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂reeer kii waa udhamaatay maxa wera soqada waa udhamaatay
@Umo580
@Umo580 4 ай бұрын
IDOOR MESHA WAXBA KUMAHAYO LAAKIN AFKA BEY KANOOL YIHIIN DAMEER BAYSO BANDHIGEN❤❤❤🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰💯💯💯👍👍👍🫶🫶🫶💪💪💪
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
PRANK Gariiraya state firdhiye BALBALAAR futo weynaa 😂😂😂
@NAASIYA8
@NAASIYA8 4 ай бұрын
Maanta waa maalintii khashin gurka magaalada KHAATUMO ST O Somalia SSC halaga qayb qaato qurxinta magaalooyinka 🪣🧹🪣🧹🪣🧹
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 4 ай бұрын
Hortawaxahubala manta ssc 3mamul goboled ogolaha fadhiyay inaykamudantahay xaga abniga iyo baxada dhulba 1)galmudug 2)hirshabele 3)jubaland JL.iyada wakismayo iyo afmadaw okalagoan gadowafirqokale GM walamiga okaliya GSH wahiran oqaybi maqantahay jawhar firqoka ah iskunaxirnayn aniwanqaba hadi SL ogolato inaysonoqoto SSC iyo iyada iyago 2mamula waxhayskudarsaden 50/50 sicadalada tasiwaxaykuhaynaysa beshadhexe somalinimada ssc wawadaniyin inay iskubirana waxa asasunoqonaya kamidahanshaha somalinimada
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 4 ай бұрын
Iidoor waa jabay lo da waa sixir Iidoor ayaa laga yaabaa Alaha ku celiyo hadeey sixir tahay Alaha ku celiyo Aamiin hadeey ahany Alaha na cafiyo Aamiin
@hassanmocallimabshir3309
@hassanmocallimabshir3309 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 4 ай бұрын
Hadaanu isaaq nahay sixirka ma isticmaalno wayo waa gaalnimo laakiin daaroodka ayaa isticmaala
@Iphone20249
@Iphone20249 4 ай бұрын
Jaboo iilo yaakaa sixirbadan mamaaanta markaad aragtay wacdarahaydhigeen ayaad ilmaysay muraaradilaac
@ahmedismail4241
@ahmedismail4241 4 ай бұрын
Khiyaamo. Haa la fahamo
@hodanisse3714
@hodanisse3714 4 ай бұрын
Asc cabaas wadani,Runtaa ka hadaashaa,Waxaa tahey (Wiil caqlibadan)(Xasan marabo Daaraad iyo harti,dadk Renta Hagoodeen xasan munaafaq waa gacanta biixi iyo geele urusamasle(waxan yaan isha iyo hurls naloodabi(Adiguna kashaqee mod I’m daarood iyo harti Nolow
@AbdiZebra
@AbdiZebra 4 ай бұрын
Anniga dulbantee Ooh Hassan ugas. Its not easy. Dulbhantaa annaga is Kale Reer dulbantee. Jidhaali my mom Anniga Ohh Hassan ugas. Dulbhantaa are the warriors of somalia
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 4 ай бұрын
WEJI Naagloow MA Ceerigaabo in LAYSKU laayo ayaad Rabtay HADAAN Dadka la kala Badbaadin
@AbdiZebra
@AbdiZebra 4 ай бұрын
Lets go dulbantee ooh Reer Holland. Not baharasame. Waaa dulbhantaa Ohh khatumo State of somalia. Annaga dulbantee baan haaaye. Dulbhantaa is not easy. Darawissh
@hassanwarsame-oq7iv
@hassanwarsame-oq7iv 4 ай бұрын
Cabbaas madani waa mahadsan tahay. Liiska nimanka horgaleyaasha soo ban dhig sida ugu dhakhsaha badan .ragga reer SSC-KHAATUMO ee kula deggan Gotenburg ama Sweden ayaa kuu wada garanaya.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 ай бұрын
Xasan gorgurde familykisa marxun xamza xildhiban kushg argixisadisa damajid wa tuug tuug is nacay
@Tukoow
@Tukoow 4 ай бұрын
Sax garaad. Ujeedka waa in hartiga leeysku diro. Specially dhulbahante lagu soo hogamiyo puntland ineey dhabarka ka toogtaan. Mooryaantan dhasheeda saas beey rabaan. Laakiin harti nimaan aqoon baa hadalada qaarkooda yiraahda. Viva reer tolka
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 4 ай бұрын
C/ Madaniyow Nimanka meeshamarayay ee tuutaha looxeray waxaa kujiray kuwo Oromo ah iyo Jabuutiyaan oo ucamiraayay❤️👏
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 4 ай бұрын
war weli isma hubnee dhulbahanantoow. isdejiye ilmaadeerayasa faanka joojiya
@FaizaDayib
@FaizaDayib 4 ай бұрын
War Cabaasmedeni waxad dhahdaa waanfahansanahay inaadhubkaagii qarisay muuse juudaanoow
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Mamul gobledka adiga iyo warsngle hadad isku dagtan noqon kari maysan wlhi waayo dhulkino mamul gobled ku jari maayo lascnod lasqoray iyo badhan mamul may noqon karta 😂😂😂
@abdia9872
@abdia9872 4 ай бұрын
Ali Cali Balcad wuxuu ku hadlaya afka Xasan Munafiq Geele Horor iyo Muuse Bixii.
@Amina-o4y
@Amina-o4y 4 ай бұрын
This is unfortunately up to this point if there’s someone who is still interested to work with snm So Our community they have right to know who they are so guys
@xudeyfeyusuf4797
@xudeyfeyusuf4797 4 ай бұрын
Cabasow horgalada buranburaa kucayey baa kusodirayaey isheega lanbaraa kugusodoro😊
@SayidAbdirasaq
@SayidAbdirasaq 4 ай бұрын
Waryaa kaftanka marking laga reebo, hubkii smaliland furuntuu jiraa ee reer scc udig wax jira moog banad tahaye
@maryanhussein4904
@maryanhussein4904 4 ай бұрын
Cabaasow ceerigaabo maadkicisiin warsangali caruurtoodu gurmad beey ubaahanyihiin Adiga iyo ayuub halgankiinu ma laascaanood buukuekaa ceerigaabo waa in bm laladhoco oo lagukalabaxo
@ubahguled5047
@ubahguled5047 4 ай бұрын
Beesha caalamku waxay maqleen batroolkaya. Asxaan ugu imaanayaan madaxwaynahayga
@AbdikaafiAhmed-yk9we
@AbdikaafiAhmed-yk9we 4 ай бұрын
Hhh
@sahramohamed5314
@sahramohamed5314 4 ай бұрын
War cabaasoow weliba mustafe godane cali bile oo aabohiis ahaa 1990 ceergaabo badhtankeeda ayaa isaaq ku jarjareen
@kamalabdulk4765
@kamalabdulk4765 4 ай бұрын
War eeyahow sow adigii majeerteeniya iska xaadiriyey madaxa iska soo hagaaji baadiye kushubo uf baanu ku niri iska haddle.
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimmo ssc khaatuummo state of soommaaliya. ❤❤❤❤❤
@Ahmedgama-i9u
@Ahmedgama-i9u 4 ай бұрын
Asc sln qalbiya kadib siisheer gareeya siisheergareya 100 jeer ayaad kucelcesaaa maxaa kakhadan warka kusco
@Iphone20249
@Iphone20249 4 ай бұрын
Maraarafilaacday markaad aragtay siday isu raaceen somaliland suntii ayka ilmaysiisay somaliland ooya ilmada is ka tira 😂😂😭😭😭😭😭
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 ай бұрын
Aynaqanayaan kulahaa eebal aynoqonayaan dhehbal Ssc buu udanleeyahay lakin waxba nagamaqaadaayo
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
SSC waa siilka saado cali waa PRANK state dhulmahante 😂
@cabdijama7767
@cabdijama7767 4 ай бұрын
Xoolow adigu waxad haysan BAL soo ban dhiga huwanay ciidanka Somaliland hubkoodii jiidahoodii yaalaa xoolow
@saleebanali2905
@saleebanali2905 4 ай бұрын
DHUSO WEYNE DHULBAHANTE DHAKHSO AYAA CASHAR LAGUU DHIGI TAKALE CIIL U DHIMO GUUL SOMALILAND
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 4 ай бұрын
Cuqubada halkii lagu galay baad caw ku huradaanee (H. Awal & H Jeclo) Carruurtay ka leysaa ninkii caanno baas dhama e( MUUSE AFTAAG), Can dhafoorka kugu yaalaa baan haaddu ku casheyne, coofleyda duushaan indhaha ciida kaa marin e... Caweyskaa laguugu imaan adigoo cadhadhey waagii e...(Maxbuus Gen. Faysal Fuley A Botan)
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌💫👍🫶😂😂😂😂😂 Maxaytahay dibudu ma gawaari ay soo bandhigaan miyay waayeen SubhaAllah.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
Firdhiye BALBALAAR iyo gariiraya kee baa futo weyn
@alijama8180
@alijama8180 4 ай бұрын
Uguryhin weak in politics and in ceergaabu .
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Waar somaliland shnta qabil dagt way wada dagta qabilkan aad la ordysid konfur ba shan dawladod qabil ku salysan samysty adna ayga ku dayaynysa beent joji somaliland waa mid adeer 😂😂😂
@nboss8028
@nboss8028 4 ай бұрын
Asc Cabaas aboowe see wax yeesheen hee cidii dharkaa ka dhigteen noh😂😂😂😂
@maryamsultan2940
@maryamsultan2940 4 ай бұрын
Waxaa si waa been waxa uqarsoon baa badan Muuse judaan reer SSc ha isdheheen waxba mahaystaan hala dhahoo ee halo diyaar garoobo Snm waxbaa wada waana tii afjari lahayd ee Lo,daan waa beentod dadkii kusi jeedinayaan iyo reer😂Ssc ha iskala dhiigtan oo hadheheen waxba mahayaan kuwaasi libaani maayan dal deegan aysan lahayn beyku dagaalamiin yaa usheega xitaa ciida ka hiilisa kan daalimka ah
@zuzuzuzu5106
@zuzuzuzu5106 4 ай бұрын
Muse ma hubla ee qurshu wataa inaa sidaas khiyaali isaga dhaadhicisaan buu rabaa hadhawna dhirbaaxo ku dhufto.jiidaheena
@seinabm4750
@seinabm4750 4 ай бұрын
Cabbas Madaniyow adigu kaftan iyo Caay kuuma banaana waayo Aabahaa oo kufsi ruuxa looga qaaday baa u aari laheeyd welina geesigii dilay wuu noolyahay ee wax ma isku heeysaa mase caacdaa guri.
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 4 ай бұрын
Ha ciyaanee waligoodba ha ciyaaneee howsha inoo wada 😂😂😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 ай бұрын
Wallee dhulbahante ayaan deyn horgalnimo wessngelina ma dhaamo
@ayanfarah782
@ayanfarah782 4 ай бұрын
Somali wayn way idin diiday butlan wayidindiiday somaliland ayaa ku human ama qayli ama aamus magacakugu Milan fadeexad firdhiye daawo xafladaha ku dhimo
@shankaroon56
@shankaroon56 4 ай бұрын
Cabbaas waxay sidaa u yeeleen waa dabin, oo Harti ha moodo inaan waxba la heeysane ,yaan la isdhigan waa beentood. Wey heestaan gaadmo beey damacsan yihiiin. Sidaa inaad uhadashaan bey rabaan oo tiraadaan waxba ma heeystaan, oo eey hostage ka qoslaan, gaadmada weey yaqaanaane isjira Hartiyoow.
@fadumojama5716
@fadumojama5716 4 ай бұрын
🍊😁💙 madaniyoow saa Maaha waa indho sarcaad quraan akhrista. Waana Siyasad laysku dagayo. Ogaada
@museahmed5147
@museahmed5147 4 ай бұрын
Waalida lashego EE dhulbahante waadhab waar kaaraha laamiga lama mariyo suugaguna waxay joogaan jiidaha hore EE halugo in
@zuzuzuzu5106
@zuzuzuzu5106 4 ай бұрын
maxaad horgal ka sheekaysaa adaaba hada horgal u ah pland oo leefleefaya mamul dhulkaga sheeganaya oo aan waxba kaga duwananyn.sland qabiilka mooye
@shamisali4599
@shamisali4599 4 ай бұрын
😂😂😂😂 oo hada maxaa ku hesata soo runtis mahan qatumo wili lama ansixin lkn inta kale wala ansixiyay melah qaar qawarij hesata mamulada kale ma wada mamulan inaa fahanta ficned intadan gafin qabri yaroo ku gara galesaa ogow
@ahmedsheikhdoon5471
@ahmedsheikhdoon5471 4 ай бұрын
Madani labo afle dani waad hoosfadhidaa maamulna waad sheeganaysaa dhan isugu baydh
@mohamedbedel7982
@mohamedbedel7982 4 ай бұрын
Muuse biixi oo cabdi maxamuud cumar cabdi Ilay badalay ayaan maanta arkay kulahaa ciidamada Ethiopia hadii ay Somalia Kala baxdo Arsenal ayaa maalin galinkeed Ku qabsanaysa 😂😂😂😂 wax Kale lama yaabin laakiin waxaan la yaabay dadka waxaas Ka dhageysta ayaan la yaabay
@najibasad7675
@najibasad7675 4 ай бұрын
Wax badhi wayn oo la qaawiyay ayuu mid halkani maqlay itus kuye😁😁naag ayuu mooday ee waa Somaliland markaan ku idhi ayuu shaydaanka iska naaray, ee inuu malaha kufsaduu rabay 😅
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 4 ай бұрын
Huweneey waa lagugu soosocdaa waad hoogtay meel uun gal xuduuda somaliland waa lasoo xidhayaa taa kubiyo cab
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
Islaantii dhulmahante dameerka qoodhaha u maydhay ma gus wayday
@awenoolays6540
@awenoolays6540 4 ай бұрын
Lebian-a.nimo oo ah khaniud dumar horaad ayey ku soo dhaweeyaan oo kuwii faarax-lugo baasto bixiyey waxay ahaayeen naago somaliya oo qoomuluutka duni ee hargaysa sal dhigiisu yahay ay bixiyeen oo somaliya ay doonayaan inay fidnadooda ku fidiyaan sidaas dumar somalidu inay ka digtoonaadaan weeyeey kol abagu dumarka bala dhashay waan ku rabay inay iska dhawraan dadxun hargaysa fadhiga ka samaystay si ad u fidneeyaan ummadda somaliyed dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteeda si ay somaliya ugu kala qaybshaan tuulo tuulo, qoomuluut uga dhigaan rag iyo dumarba, ariga somaliyeed ug iibsadaan qawlaysafa aduunka oo koofur afrika iyo west ka soo xirmeen oo interfate (fidinta diimaha aduunweynaha) ka furtay hargaysa oo doonaya somalita caalamka islaamka oo dhan inay somaliya saldhig uga dhigtaan gaar ahaan iidoor iyo hargaysa oo halkaas ka fidiyaan gaalnimo iyo qoomuluutnimo iyo boonaysi iyo dhilaysi kuwa aduunka ugu aaxada weyn oo xarunta u ah oo somaliya waxay ku taal meel aduunka aad iyo aad muhiim ugu ah isu socodkiisa iyo hadduu dagaal addexaad dhaca oo guysha waxaa xisaabsanaya dalkii hadba somaliya jooga oo awood weyn leh marka dumaarkiinaani waxaa faaraxkugobaasto lesbian somaliya ugala jeedaab way ka maqan tahay maskaxii marakan laakiin nin naag siil ka baryey ooy u ogolaatay oo naxariis iyo anshax laawe ahaa ayaa gabadhii ku tiri walaal dad ha ii sheegin inaan siilkayga u siiyey oo markaas ayaa anshax laawihii gabadha gidneeyey ku yiri gabadhii: Anigu ku sheegi maayo laakiin ayeysan shan bilood uur ah ku sheegin kaasoo sheekadan faafiyey suu anshax laawe ayuu ahaaye oo dumar ogaada inaad idinku anshax laaweyaasha ka jeceshihiin ragga suuban oo idin xafidi kara oo haddana andhax laaweyaasha ka soo cabataan markay idin dhagraan oo fadhi iyo fuud yicibee la isku waa waayo idinkaa doonta naxariislaaweyaasha iyo anshaxlaaeyaasha idin dhigra ew u adkaysta intaan isku diraysaan raga suuban kuwaasoo dumar kale inay idin ka raadsadaan ay dhici karto sida hada kabilaabatay marooko oo ku sii fidi doonta dalal kale. Aduunka kale haday nimankooda naagahooda kugu arkaan wa ku dilayaan oo naagahoodu naago kale ku arkaan waa dilayaan waayo ma rabaan inay nimankooda ka qaadan oo maanraaduunka raggii aad iyo aad buu u sii yaraanaya oo maran fogayn ragga waa la isku layn doona waliba naxaskii naag dhabi kara halka la gaari doono oogabdhaha dhalaya ayaa ka batay ragga dhalanaya oo nacas iyo waxmadhabeyaal noqonaya iyo kuwo qoomuluut noqonaya iyo kuwo dhimanaya iwm ku jiraan marka naag walba ninkay hesho ha fara adaygto oo waxaa jiri doono mar ay imaan doonto walaalow i dhaw kaliya wax kasta anaa ku siinayee ee naagaha somaliyeediw nimankii ilaashda oo dhaqankiina iyo diintiina ilaashada ooo iidoorta fadaawraday oo somalida qoomuluutka ku fidinayßa iyo nimanka iyo naagaha baarlamaanka somaliya fadhiya qoomuluutka aduunk gaystay oo aydan haysan maanta dawlad idinka celin karta ha raacinina anshaxooda iyo jidkay idiin jeexayaan oo hooyooyinkii iyo ayeeyooyinkiin iyo abootooyinkin ragooda la'aantiway ogaayeen rag kale wax ka dhigi karin oo marna dhan raggooda ugama barayn doonidooda oo u salaysnayd Qaalallaahu Tacaalaa iyo qaalla rasuulullah scw oo aan wax kale wahelin oon wehelin karin haba yaraatee oo waxaad maanta dariqooyin diini ah islaam sheeganaya waa wax aan islaam saxa ahayn siday badan yihiin balse sheegta inay islaam saxa yihiin oo badanaa iidoor ayaa somaliya keenay oo ummadda aan somli ahayn uga wakiila oo saldhigoodu waa hargaysa oo kuwa hawiye iyo raxanweyn eber ka dhigay waa iidoorta hargaysa fadhida kuwooda mujrimiinta ee mujrimiinta shisheeye u adeega.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 ай бұрын
Hawiye waa oggol yahay inuu hal magaalo oo isbaaro taallo u sameeyo laakiin SSC khaatumo u sameeyo
@AbdiZebra
@AbdiZebra 4 ай бұрын
Dulbhantaa is not easy. Walllahi. Dangerous
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
beenta waay ila ogyihiin haku daalin shacab iyo madaxba waay ku heshiiyeen beentaa inaay sheegaan
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 4 ай бұрын
Inan geedkaas cali balcad maxaa .ka galay SSC. Dadkii xun xumaa ee web iyada lagaga gudbi jiray miyaa SSC wax ka sheegaya
@HusseinMaange
@HusseinMaange 4 ай бұрын
abshir balcad in wax laga weydiiyo ssc khaatumo ayaaba xaaraanaheed waayo waa ninkii itoobiya damaca badd galiyiiye tuug
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Ceerigabo so diga laha Ana leh manta e qariyay ma ka dhacday away daroodka sheegysy 😂😂😂
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 4 ай бұрын
Cabaas wa in matida laga sara o banaanka la geya teda kale wa in cashar lama ilawan ah lo dhiga 25 AUG mid ka daran maxabis dambana yan la qaban e wa in lo xiira reer bucur baceyrow qaniimadan sugeyna
Sidee Maayir Mooge, ugu suuragashay arrintani
5:12
Hargeisa HD
Рет қаралды 37 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН