HARGAYSA SIDEEY AHAYD 1991 BAL DAAWO VIDEOWGAN CAJIIBKAA

  Рет қаралды 79,934

Salaan Media Group

Salaan Media Group

Күн бұрын

HARGAYSA SIDEEY AHAYD 1991 BAL DAAWO VIDEOWGAN CAJIIBKAA

Пікірлер: 180
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
Xabashi maaha dadka sidaa u galay hargaysa iyo Somaliland. Waa soomaali kuwa maanta leh walaalo ayaynu nahay... xasbunallaah
@ismailcabdul-sh1ny
@ismailcabdul-sh1ny Жыл бұрын
Soomaaliland kadaa isaaq dheh waqooyidadbadan baadaga soomaaliland marabaan qaarkood dadkalaynaaaba waadhulbahanteekasheekee
@fmohamed2297
@fmohamed2297 7 жыл бұрын
this only made us stronger, ambitious and united just as they what doesnt kills you makes you stronger. long live the rep. Somaliand.
@rahimafaisal2896
@rahimafaisal2896 3 жыл бұрын
Siday 1991 ahayd iyo maanta sideY tahay 2021 🥰
@user-hr4tx1zj2o
@user-hr4tx1zj2o 8 жыл бұрын
wlh soomaalilan soomaali manihin ineey dhahdo xaq ayeey uleedahay waala yaabi jiray lkn markaan arkay sida loogalay waakuraac sanahay
@Daarulcilmi11
@Daarulcilmi11 8 жыл бұрын
Aniga xita waan la yaabey cml waxeyba u egaate sidi marki hitler laga qabsade germalka side u egeed barlin
@husseinmubarak7717
@husseinmubarak7717 8 жыл бұрын
Xaq Baanu U Leenahy Inaanu Qaran Samaysano JAMHUURIYADDA SOMALILAND
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
najiib abdalah waalalo walibaa inta kale anaad aragbaa badaan waad mahadsan tahay waaalalo ilmaa iga socta
@ogadenbarawajecliya9128
@ogadenbarawajecliya9128 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi sorry walal i can feel ur pain i was not born even but i always wondered why north hate south now i know but dividing is not solutoion u should sit and talk bcz u have enimy who wants us devided
@moomar1989
@moomar1989 6 жыл бұрын
Dhamac Abdi really m so sorry wll wx walboo somali kala gaaray allaha idin sharfo sharaf baad leedihiine
@ahmedali-zy6ub
@ahmedali-zy6ub 8 жыл бұрын
wanaaga reer somaliland ilahay baa la jira xaasidku ha dhaco guul iyo gobonimo kuwaara reer somaliland
@muhammadsadaq5217
@muhammadsadaq5217 4 жыл бұрын
Walal wakugu racsanahay
@hothenali3409
@hothenali3409 4 жыл бұрын
Wnka so kabtay xanuunki Laygaystay mnta alle aya mahad iska leh viva soaliland allow ixafid dhulkayga hoyo mcne cidayda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋❤❤
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 8 жыл бұрын
viva snm waligiin cawadgii laga raysay alaykahe karbaa dhacay
@adoonilaahay3300
@adoonilaahay3300 6 жыл бұрын
Waxkastoo nala yeelayba kasoo kabanay alxamdulilaah.
@husseinmubarak7717
@husseinmubarak7717 8 жыл бұрын
Dulmigii Iyo Dadkii Nalaga Laayay DIB Ayay U DhaCyn SOMALILAND Ha Noolaato
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 7 жыл бұрын
Brick by brick we proud Issaq rebuilt our beloved country Somaliland. We brought our follow citizens of different tribes together and begin peace and reconciliation among warring groups . Today we are a country that is strong economically as well as security with a powerful army.
@dgluko5218
@dgluko5218 6 жыл бұрын
ax waan ka xumahay sida hargaysa logalay muqdisho ayaa malindhaw noqonaysa
@mubasharahmed2272
@mubasharahmed2272 6 жыл бұрын
Somalia did this to us. And now they have a civil war. And now muqdisho has been destroyed :) #CARMA
@hh.9170
@hh.9170 4 жыл бұрын
So because of what one president and his regime done, all of us should take the blame for it?
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Guuuul guuul guuul reer somaliland nooooolaaada❤
@canjeexkayse4383
@canjeexkayse4383 8 жыл бұрын
Somaliland💟💟💟💟💟
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Si Adowinimo ah bay dhulka u dhigeen we neve unite Again Never
@Samatar85
@Samatar85 11 жыл бұрын
When we returned in 1991, you can say that Hiroshima must look like this, the city of Hargeisa, was completely destroyed, and nothing where left behind, about 150000, civilians where killed, and have a million injured, while, the rest become refugee, in eastern Ethiopia,...for further details, read the book...SOMALIA A GOVERNMENT AT WAR WITH ITS OWN PEOPLE...they did it to us and still looking for unit,what a silliness...The government of somalia led bay the criminal siyad bare was responsible
@maalintashuhadadasnm7819
@maalintashuhadadasnm7819 11 жыл бұрын
NINKA MIDNIMO KA SHEEKYNAAYOOW MIDNIMADA WAA TAA SIDAAS NO GASHAY .......... NECBIYA NINKA SOMALIA KA SHEEKEYAA WALHI CARABKA YAA KA JARAAN IRAAHDA ........ UMUD LA BAABIYAY OO HADANA LA LEEYAHAY WAXAANU NAHAY WALLO ,,,,,,, WAA WAX LALA YAABO .SOMALILAND AYAAN KU QANCI KARA WAX KALE OO II MARI KARA WALAHI BILAAHI INAANU JIRIN ,, NINKI WAX KALE IILA IMAADA ,, XABADBAAN KA XIGAA
@mootjeaadan8507
@mootjeaadan8507 7 жыл бұрын
maalinta shuhadada SNM nin adag dheh
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Xaqiiq sxb somaliland wax aan ahayn ima marayso
@mootjeaadan8507
@mootjeaadan8507 7 жыл бұрын
ninkii Dhoof Ku yimi baa Geeridu Dhibaysaa : Dhulka Saw anigu ma lihi, Dadka saw aniga ma lihi:
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 4 жыл бұрын
Waan ubahanauay sxp
@abdifatahgas
@abdifatahgas 9 жыл бұрын
Waxay ahayd taariikh madow oo nasoo martay
@iqbalibrahim1749
@iqbalibrahim1749 4 жыл бұрын
Viva Somaliland 💚💭♥❤
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
koonfurta nabsigii baa haysta walaalana ma nihin mar dambana wax ku darsanmeyno nink yidhaaha koonfur baynu wax la wadaagayna dhagax halagu dilo ayaan odhan lahaa anigu.
@aishakim6312
@aishakim6312 6 жыл бұрын
Azl Mcl .konfur haku wasto kanfur ma nii xaasquday misa dowladii hore naclaa kugu taala
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 6 жыл бұрын
War nimanki snm la lahaa baa xabada kabilabay hargaysa oo dowlada ladagalamay ee iyaga eerso cawan ayey ahayen waayo kama ay fakarin dalka iyo shicibka
@aishakim6312
@aishakim6312 6 жыл бұрын
Songoku Limitbreaker somali dhan aa cawaan ah oo dowladood burburiyay
@siinshiinpeen4316
@siinshiinpeen4316 5 жыл бұрын
waa runtaa wll way u qalmaan in dhagax lagu dilo
@mohamedbashe5035
@mohamedbashe5035 4 жыл бұрын
aisha kim ka dhaaro inaan sawaaxili ku wasin
@hanadahmed3528
@hanadahmed3528 5 жыл бұрын
Walee hadey nagaharin qof qofkis inana ilawen waxii faqashtu nogeysatay inshalaa wan arsandona waqti ay noqotaba
@ismailcabdul-sh1ny
@ismailcabdul-sh1ny Жыл бұрын
Hada maharani daba cayuunow come to goojacade
@aliahmed-gx6cf
@aliahmed-gx6cf 11 жыл бұрын
ninka uu hadlaya darood .adeer darood aniga wasa imika 2013 oo gumeeysta. ethiopia qaar kala ayey wasta.kenya qaar bay dhileystay .tarikhda darood foto weyn leeyaahay meedeey
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 6 жыл бұрын
ali ahmed waryahe wasmado maceba haday ceebtahay maxay hooyo iyo abo isuwasan adigase soo wasmo laguma dhalin maogid miya inay macaantahay wali wax mawasin wayo hadi ad wax wasto kuma cayden dadka ee gabdhaha miyad kabaqda
@abdihayehansshi5188
@abdihayehansshi5188 4 жыл бұрын
Waxaad tahay fulay qol madoow kasoo hadlaya oo iskaga hadlay wixii afkiisa kusoo dhacaba adiga isaaq kuu caayi maayo sababtoo ah waxaad ku dhalatay fakinka hargeysa wecel fowqal wecel
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 3 жыл бұрын
Isaaqoow hadaad gob tihiin waxaad joojin lahaaydeen waa nala laayay iyo Daaarood ayaa na gumaaday, soomaaliyoo dhan ayaa is dishay, caac dii ayaa idinka dhamaatay, war gob iska dhiga, oo soomaalida kale lamid noqda, Daaroodba Hawiye ayaa laayaye 1991ii USC, hadana ma yidhaahdaan
@ishaakismail8874
@ishaakismail8874 2 жыл бұрын
waa taarikh qoran oo aynaan iloobi doonin mashallah alxmdulilah alahbaa mahadle way dhisanay dalkeeni 100% inta dhimana alah haynoo dhamaystiro
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 жыл бұрын
Dulca: wixi na dhigayMuqdisho wa lagu danbaysineKoonfur isku dila badilba nagu hujuntene Dib unoqo belayoyAfweyna kuso dh.b
@mahamedyusuf9972
@mahamedyusuf9972 8 жыл бұрын
Dad somaaliyeed baa reer waqooyi dadkoodii iyo hantidoodii sidan ku sameeyay morgan bari iyo koonfur galbeed ayuu iska marmaraa
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 10 жыл бұрын
sow mooragn hadh cad lagama saarin... afwaynena muu eedin.... hargaisina saakaba sidan maaha (hargaisa 2013)...aduunyadu waa hadhka labadiisa galin.... bal day dhulbahante saaka.... bal ogadenkii kilirka wax haysta day.... ragii lagu lahaaaaaa hadyada hargaisa uqaata sow waxaad ogtihiin mahaystaan maanta.... IIddor rag rag dhalay dheh, waligiin wax ha dulmiyina...
@xagarjiqa6807
@xagarjiqa6807 10 жыл бұрын
Dad xanunsan batihine allaha idin soo hadeyo inader anaga idin laceytami meyne. Walaalaha yagoo xanuunsanayo batihiine xumantina waxba kaqori meyne. Hadii janada laidin geeyana cuqdad daarood idinka biximeyse waad un ladhimaneysane. Nin ceytama ama cuqdadeysani isaga unba ciilqaba. Itoopyadan aad sheegeysana inaga kaasi xigna oo laftigina waad hoos joogtano kilika 6aad batihiin. Waxba hamoodina inad somali wax dheertihiin oo hais cajibinina.
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 10 жыл бұрын
sxb waxba cuqdad iidiinmaa hayno saa hadaan idiin hayno waxbadan oo ka aarsankaro baa jiraan maanta, waa hadaan rabno laakiinse damiirkayagaan nafarin oo dadnimad ayaan saa ahayn, waxaan uun ka hadalay waa taariikh dhacday iyo mid maanta jirta. taariikhdaa aan kuu shaageay hadaad diidantahayna iyodo Video ah bay taala meelkasta...
@xagarjiqa6807
@xagarjiqa6807 10 жыл бұрын
ayanle dangarad Marka ma daarood bad unisbeyneysan waxuu siyaad bare idin geystey wadigan leh wan idinka aarsan laheyne kuwa imika isaaq ah ahee hargeisa kataliya maxad uga aarsan weydey oo iyaguba siyaad barre ushaqeyn hayey dadkana leynayey koonfur iyo waqooyiba . Inader dad xanuunsan batihiin walahy your are sick in the heart. Aniga hadan madaxweyne somaliya ahaan lahaa mar horaan somali idinka jarilaha oo sadexdina magalo idin goyn lahaa si kansarkiina iyo cudurka aad ladhexwaregeysan waqooyi iyo koonfur ilaa kililka shanaad looga reysto. Adinku mida kale aaway dadki iyo maatadi aad leyseen oo magaca qabiil kuleyseen kuwaas dad miyaney kadhalan. Weligiinba isaaq qalbigad caruur ka aheydeen wayo ilmaha yare caruurta ah rabshada iyo dhibka dadka kama daayo hadii laxanujiyona oohin iyo gocasho madaayo. Marka weligiin iska ooya ileen waxkalo aad qaadi kartan majire.
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 10 жыл бұрын
kkkkkk sheekhow Laba isma qabat dee Inaad tiraahdaan Kacaanku ma Siyaad bare kaligii buu Ahaa iyo Inaad tiraahdaan Dowladanadii Daarood.. tankale dee adaa Daarood sanka iga marmarinayee anigu laba reer uun baan kuu sheegay Ogaden, iyo kuwaanu dhalnay ee Dhulbahante, xitaa siyaad bare reerkiisa ma eedaynayo saa waxaan ku ogaa baan jirin walaa woxoogagii caadoqaatayaasha ahaa ee majeerteen waayo uma dhamayn oo iyagaa badhkood toodu haysatay,walaa daba dhilif kale... marka anigu labadaasaan kaala hadlay, kuwii inta guri reer leeyay soo hor istaagaan lahaa hede kan anaa leh, kuwaasaan kaala hadayaa. mida kale dee indrow waan idinka gobsanahay waayo markay waxaasi dhaceen ee colaadu jirtay Jabhadana la ahaa.. baan Habar dhari laga daadin oo ninkii laqabtayna la yidhi orod reerkaagi utag aan cidna waxba la yeelin I challenge you hadaad tidhaa Isaaq baa Qabiilku laayay... marka hadaan maalintaa reernimo waxku dili waayay ma maantoon aduunkiiba isbadalay oo techlogyadu meelkasta taal oo waliba maamul wato aduunkana nabad ka iibiyo ayaan cid reernimo kuxasuuqi karaa.. waa waxaan caqliga galin
@xagarjiqa6807
@xagarjiqa6807 10 жыл бұрын
Inader isaaq ogaadeen caadiyan buu ula colyahay ee maha wax siyaad bare kabilowdey saaxiib majiro nin ogaadeen oo isaaq eyna isa soo fara saarin. Saw waxaad garatey maha. Marka hadaad gobanimo waxka ogtahay wax waa hore lagategey ilaa manta meydan hadal heyseen. Nin intuu dagaal isagu bilaabey oo iclaamiyo magaalo nabad ah oo degen rasaas karidey hadana inow yiraah waa laidiley dee anigu taasi waxey ilamuqata caruurnimo iyo nacas nimo saxiib. Its just like saying iam going out into the rain but i dont want to get wet . Stupid isnt it ? Waxaa kaloo marwalba aad dafirtan inaad wax leysen adinku. Taasi waxey kahor imaneysa caqliga taamka ah. Waxaad udagaalameysey maxey ahed saw inad qabiil kudagaalameysey maha. Aawey dadki qaxootige aad 7kun berbera xabbada mariseen . Taas miyaad dafireysa sxb. Aniga ayeeydeey iyo awoogeyba berbera snm badishey oo gaadhi ey saarnayeen bey kas ula ubeegteen RBG. Hadaba isaaqow calaacalka joojiya oo ceydan iyo aflagaadadan aad meelaha lawaregeysan joojiya oo dadka wanaag kulanoolada iyo ixtiraam wayo somalidu waxey tiraahda hadalka xun nabad kuuma keeno colaadna waxkagama taro. Anigu ninki inabad geliyana waan nabad gelin kii imaagana waan maagi oo abihiis iyo awoowgiisba waan gubi waanan aqaana sida isaaq looga aargoosto. Gaashaamo habaryonis Saw taan gembiyey maha ? Gaagaabanti habarjecliyo arab goeen maha ? Guryehey degaan ciidagale galangal saw maha ? Sacad muuse saw kaa gudbe gaal utegey maha ? Gariirkaad maqleysa saw jeeshkayaga maha ? Gantaalahey ridaayan gacalaheygi maha ? Saw geesiyaal ila dhasho wada rucleynaya maha ? ILKA dhogore iidoorki saw kaa qaxay maha ? 
@xakiimoyuusufaxmedmamaxaki7871
@xakiimoyuusufaxmedmamaxaki7871 3 жыл бұрын
Waley videoga markan firsaday wan qiroday lkn wlalaheena somaliland waxan xaqiiq saday al shabaab in aad adinka soo aas aasteen
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
Anaga ma ahaa wllo
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 жыл бұрын
Al shabaab inamadiinaa ku jiree kuma muqdaan maxaa noo hafraysaa ilaahay ka baq oo xaqiiqada ku hor taal ka hadal..oo ka daba geynta eraygu xun waa waxaad u degi la’dihiine dib isula xisaabtama kolay dad lala garami karo ma tihidine
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Faqashtiibaa dalka sidaas ugashay lkin maanta iyagiiba is cunaya
@aishakim6312
@aishakim6312 6 жыл бұрын
hargeysa oo tuula ah oo u dhamaatay ay noo mubesnayaan muqdishane caasimada africa u qurxooned aheed burburkii ka dhacayna
@ridwanomer91
@ridwanomer91 5 жыл бұрын
Waa runtaayoo hargeisi tuulay ahayd waayo looma ogolayn wx laba dabaq ka badn in laga dhiso guri qurux badn qofka hargeisa ka dhiso is yidhaana xamar ka dhis baa la odhan jiray sidii ninkii lgu yidhi fooqaad dhisaty walaxaa ka maqan ee yidhi waar maxaa ka maqan taayiradaad waqooyi ku gayn lahayd noo😂😂😂 se maxaa ka macno ah maantaba hargeisi muqdisho 20km squeare by ka yar tahy 10ka sanee soo socdana waabay ka waynaanaysaa xawaarahay ku korayso midna aan ku xasuusiyee awal way ku sadex laabmaysay😆
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
DhiLo qabxadbaa tahay sharmuuto siiLkii hooyadaa ayaa tuuLo 😡😡😡😡😡
@sayidmoha4923
@sayidmoha4923 Ай бұрын
Yuhuudba duqaysay mooye ma soomaali ba maanka kaga soo dhacaya
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 5 жыл бұрын
Dhibta laguma waaro Dhaxal Looma Yeesho Waalaga Dhamaadaa Hadaad Faraxsan tahay Walaalkaana Farxad Ayaa loogu duceeyaa Hadhihina Shalay waanala Xasuuqay maanta Ayageey Joogtaa Illaaheey waa Qafuuru Raxiim Qof walaalkaaya Dhibta Aad neceb Tahay Hala Jeclaan Dad Jaahiliin Ah Ayaa umadooda iyo Dadkoodaba Laayay Alloow Nabad Soomaali Oo idil hada kahor maanan daawan vediogan
@Yummysomalilander
@Yummysomalilander 11 жыл бұрын
reer hargeysa haday ficil leeyiin kamay yeeleen faqash inay maanta nabad gelyo ku joogto hargeysa oo dhisantay faqashta waa in laga buuxiyaa dhamaan dhulka faqash ma geyda ah ee duriyada walaahi dhiigaa igu kacay nacaybkii faqashta ayaaba igu sii batay waan ku talo jiraa inaan faqash badan fagaaraha burco jiid jiido this summer inshalaah
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 жыл бұрын
Dadkareerbaiyaha umada islaamka ah eelaxa suuqay laburburiyay. Kuwa. Kuwiirsanaya eeleh. Iidoor maxay yihiin minimax somaliyed. Vacant waqooyi bayku jirtaa
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 жыл бұрын
Markii reerwaqooyi laxasuuqay maxaalagafaaiiday. Kuwa wli kuwiirsanayaw maxaa heshen waqooyila aantii somaaliyaba. A away. Inteeniikale. Sawnagaawax noqon karwaynay
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 жыл бұрын
Karaamafii deer waqooyi baa inteenii kale ludhaday waala dulmiyay non walaalkii xsuuqay ISNA noolaan maayo
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064
@kaysesalebaanggxxxgvdhdvd3064 6 жыл бұрын
Niwalaal kiidilay. Cidla ayuu silicon iyodar umo ugudhitaa. Sikoonfurta haysata maantay. Keliyihiin markay waqooyi but buriyeen.
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 6 жыл бұрын
Hargaysa idoor iyaga xabada lasoo galay shacabkodan ku dhexlayey marki dabana cidamada aya ladagalamay ee tariiqda dib oraca ciidamadana kuufar aya laga kenayey qabilkastana waylahayen
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Xabada a weli dhacaayo xataa. This is 1994 war in Hargeysa
@kl8650
@kl8650 2 ай бұрын
Shut up you fool.
@Ismailsahalful
@Ismailsahalful 11 жыл бұрын
Hadiise aan mawducaygi hore kusoo noqdo dee waxaan kahadlaayay inay khalad tahay in qabiil laweeraro shakhsiga sameeyay waxaas kudhalil, yarta labaxday yummysomalinderna cunsurinimo kabaxsan diinta islamka baaka muqata oo meeshan galoba qabiil bay cayaysa marka sxb kacaqli roone yarta wax usheeg
@exhargeisawi8176
@exhargeisawi8176 7 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 lkin hadanu ka aar goosanay oo anu dhulkaygii ka sifeenay ciil uga dhiman mayno
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 6 жыл бұрын
Ex HARGEISAWI war toqonyahaw idoor usaga shacabka xabad ulasoo galay oo matatodi sababay in lalayo
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
@@Pinky..pie06 xasuuq aya mugu wacan
@IsmailHussein-OG
@IsmailHussein-OG 9 ай бұрын
Hargeisa and Burco were the Hiroshima & Nagasaki of Africa…
@فهدعبداللهعبديوسف
@فهدعبداللهعبديوسف 5 жыл бұрын
5 jir ahaaa bariga
@Ismailsahalful
@Ismailsahalful 11 жыл бұрын
Dadkii waxaas samaynaayay waa shakhsiyaad bay ahaayeen dawlad kujirey lakiin qabiil dhan sidaas uma burburin caqligana mageli karto inuu qabiil weyn saas wax ugalay. waxa maantada syria kasocda baaksocday halkaas. dowlad iyo jabhado bay ahaayeen ssdf usc snm.
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
alx maanta hadi muqdisho ila mid tahay oonan kaligay burburin dadki dalkayg burburoyay yaga allah ka xisaabin dona dawlad iyo wax kale haday ahayeen
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
SSDF may jirin markii SNM iyo Faqash is dileen, SSDF siyaad bare ayay isu dhiibeen waxaana lagu shaqaalaysiiyey Burco, dhamaan ciidankii joogey Burco ee milaterigu ee Cadceed taliyaha u ahaa waxay ahaayeen SSDF, SPM iyo USC waxaa samaysay SNM shirkii Bali gubadle, USC Caydiidbaa hogaamiye u ahaa askar muu wadan hubka iyo ciidankii uu la aaday Gaalkacyo waxay ahaayeen Hubkii SNM iyo Ciidan SNM ah waxaana taliye u ahaa Axmed Dheere, Markay Gaalkacyo tabsadeena waxaa kusoo Biiray Saraakiil iyo Ciidan Badan, waxaa ka mid ahaa saraakiisha Gaashaanle Muxiyadiin oo ahaa taliye ku xigeenkii Ciidan Cirka Gaalkacyo oo wiil dhalin yaro ah oo layli sarkaal ahaa oo 2 xidigle ku yimi Gaalkacyo balse gaadhay Gaashaanle, Waxaa ka mid ahaa Kornay Cagey, Dable, Isfasaxe, iyo kuwo kale, askartii SNM 90% gaalkacyo ayay kaga soo laabteen halka 10% la socdeen ilaa Markuu Jawhar qabsaday Caydiid, Daawo Video-ga Caydiid ku qabtay Beledweyne ee uu leeyahay Hawiyo oo dhan waxaa ii dhaama Labaatankaa Askari ee Isaaq ee ilaa Maanta i garab siinaya SPM Cumar jees baa madax looga dhigay oo haystay Qaybtii 26aad ee hargeysa ka dagaalamaysay, Ciidan wuu watey ,hubna wuu watey isagu, wuxuuna la aaday Kismaayo, waxa la yidhi iyo male ha la dhex iman Dadka Hadaanad Goob joog iyo Xog ogaal ahayn
@iqbalibrahim1749
@iqbalibrahim1749 4 жыл бұрын
Inta daawanaysa 2020 9 3 like
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 жыл бұрын
Iam speechles WALAAHAY 😭 😭 😭 😭
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 4 ай бұрын
Si wanagsan ba lo galay hargeysa waxa wanagsaneyd in ciida lagu daro sababta oo ah snm bay ahayeen snm jabhad dalka dumineysay bey aheyd
@hothokalgacal3520
@hothokalgacal3520 5 жыл бұрын
wan qiiroday😢😢😢
@MustafeJacayl
@MustafeJacayl 3 ай бұрын
HARGEISA MARKAA SAABAY QURXUUNAYD
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Taariikhda aad duubtey kuma qora Marka dagaaladii 1994 kadib bey u badan tahey video gaan in la duubtey
@saadaq2005
@saadaq2005 6 жыл бұрын
sorry to see that, but what about moqadisho 1991?
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
Muqdisho marna sidan may noqon , farqiga u dhexeeyaana wuxuu yahay muqdisho dadkeedaa dumiyey Hargeysana Dawlad baa dumisay ay ka tirsanayd Hargeysa Waxaan daawaday Barnaamij uu sii daayey TV Germany laga leeyahay oo ARD la yidhaa Barnamijka Magaciisu wuxuu ahaa Heute Journal , halka u danbaysa wuxuu odhanayaa Xitaa Berlin may noqon 1945 sida Hargeysa Noqotay 1989 -91 Barlin waxaa duqaynayey Ciidamo Shisheeye laakiinse Hargeysa Ciidamadeedii ayaa duqaynayey taasaa keentay inay ka burbur badato Berlin
@abdilahigawlalale2730
@abdilahigawlalale2730 11 жыл бұрын
anigaa waxan kuu dhashaay somaliland waxanan kuu garad sadaay somaliland lakiin anigaa waxan iswaay diya maraarka qaar dadki waxan samaynayay ma waxa aay isuu kenayeen somali misee waxay kalaa fogaay nayeen somali
@hamzehassan765
@hamzehassan765 6 жыл бұрын
Boosaso iyo garoowe ayaa malin dhow laga Xusayaa 1988 oo kale Wlhi aan Dhowrno Waayaha
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Hadii saas ay ku dhacdo maxaa ka faaidin maangaaab""""
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 жыл бұрын
Waa wax qabad kii kacaanka iyo mariixaan gaajo meeshani waa down town of hargeisa somalia waa mid somalia ha midowdo somalia ma kala go,i kadho bacaac waxaas buubaa iyo doqon qaniis ah u sheeg buubaa waa boqol jir qaniis ah oo garxejis ah isaga u sheeg laakiin somaliland waa qaran yaqaana cadow iyo nacab midkuu doono ha ahaado
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 жыл бұрын
Ciidna eersan mayo wayo aniga ayaa u geeyey calankayga Hadana waan aqaan sidaan wax u qabsanayo Waxan sugaya malintu khilaaf yimado hadaanan laba jeer aarsan anigan nin ahayn waynu isku noolnahay somaliya
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
Waaay Oo Waay WadankayGa Somaliland
@apdiazizmediapro1748
@apdiazizmediapro1748 4 жыл бұрын
Ninkii dhoof ku yimi baa geeridu dhibaysaa , dhulka saw anigu ma lihi ,dharaaro inaan dhaawacnaado dhimashona iigu xigto anoo dhulkayga dhigayga u shubaaya saw dhaqan alleba jecelyahay maaha . Dabcan hadaad wadne gariiir iyo dadnimada oo meesha ma maqnayd aad dareentay waxd tahy muwaadin dhaba o somalilandera
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 4 ай бұрын
Tan usoo halgamey maanta laba reer ayaa isku koobey arab-ow toosa
@musamilaxmed8120
@musamilaxmed8120 3 жыл бұрын
Wakhti tagy hargagays barigii la oran jiray sow maaha
@Samatar85
@Samatar85 11 жыл бұрын
dhibtaa faqash, dadkayaga iyo dalkayaga u gaysatay ,waligayo, ilaabi mayno, jiilba ka kasii danbeeya, ayuu u gudbinayaa,...wuxuu ahaa, xasuuq, horornimo, aragagixin, , dunidu ay is ilawsiisay, laakiin mar hadaanu dhulkayagii ka xorynay faqashtii, iyo cadawgiiba, waa alle mahadii, ninka maanta Hargaysa arkaa is odhan maayo,meeshan, geed baa laga riday, ALLE sokadiina cidi nama caawin ee mawaadiniintaa dhulkooda hagaajiyay
@baaruudak.b.m1114
@baaruudak.b.m1114 6 жыл бұрын
QOLYAHAN KOONFURTEE KABBAHA LI;I WALI WAY ISDIIDSIIYAAN XATAA IYAGOO ILLAAAHAY KA GOOYEY MID KA DARAN TAY KA GEYSTEEN HARGEYSA:
@Shamso697
@Shamso697 Ай бұрын
Been been dhashey waxa sidaas ugalaey Hargaisa waa SNM Siyad bare waa legend waxa kama surtowdo😂😂
@faisalsheekh1751
@faisalsheekh1751 7 жыл бұрын
ma taa saa waligeed la isu dari walee waa yaab
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 6 ай бұрын
dadkii sidaas wax ugalay ayaa hadana hargeysa ka buuxa oo lagu baashiaya dagaal na ku Soo baaqaya
@khadraahmed8878
@khadraahmed8878 8 жыл бұрын
dhib balogeystay umma masakiinta
@minahassan6227
@minahassan6227 8 жыл бұрын
magaalo aanan bur burin majirto muqdisho yaaburburiyay kismaanyo yaabur buriyay gaalkacyo iyo baaydhabo intaba yaabur buriyay waxaabur buriyay mid kugabaday oo kadhigtay gabaad iyo mid kudumiyay
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
dhilo asqeysan baad tahay ee gus doono qaxaabad yahay sharmuutadii adoo cimriya baad ku dhex siigeysanaysa meeshe
@ugbaad1239
@ugbaad1239 7 жыл бұрын
Mina Hassan dadki laha ayaa buur buriyay lakiin anaga cadaw ayaa naheelay
@MultiRussian123
@MultiRussian123 11 жыл бұрын
waryaada south somali waxa ka dhacay uu kaduwanyahay kan. what happened in south was a clans war between hawiye and darood. but what u see here is a government committed genocide agains Isaaq people. so stop the bullshit somali oodhanbaa islaysey. clans war is way different people.
@yaasiinnaasir2999
@yaasiinnaasir2999 8 жыл бұрын
waxaas dawlad ayeey ahayd inaa cuqdad qaadaan ma aha
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Inaan magaca soomaaliyeed masaxno xaqbaan uLeenahay
@mohamedbashe5035
@mohamedbashe5035 4 жыл бұрын
Wiil fiican baad yahay waa in aan iloiwno waxaas oo aan idin jeclaano
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
dawlad keliya ma ahayne Jabhado qabiilooyin ahbaa la socday sida SSDF oo lagu qarameeyey Burco, Jabhadii Dhulbahante ee mushaharka iyo hubka iyo Raashinka laga siin jirey qaybta 26aad waxaana markii u danbeysey Taliye u ahaa Dhame Cabdilaahi Nuur Faliidh waxaa lagu dilay Caynaba isaga iyo intii jabhadiisa u danbeysay Jabhadii ogaadeen oo iyaduna Afar meelood deganayd waxay toos uga amar qaadan jireen gaani markii danbena Morgan markii dagaalku qarxayna aad bay ugu dhinteen waxaana taliye u ahaa nin naanaystiisu ahaayd Cabeeye oo ogaadeen ahaa, taliskiisa Guud wuxuu ahaa xeradii Jabhada ee ku taalay Shacabka Hargeysa meesha uu ku yaalo iskuulka Muxiyadiin school iyo Guuleed Hotel Dhexdooda laakiinse aan laamiga saarnayne ka danbeysay Gurigii Taliya Qaybta Boliska Hargeysa ama Taariikh iyo Cadaymo ku hadal ama la yidhi ma fiicnee iska aamus
@MahdiMohamedMAHDIGA
@MahdiMohamedMAHDIGA 11 жыл бұрын
@Yummysomalilander maxaad u calacali adinka dadkiina saas u galay, intaas Ethiopia aadeen ayaad waxaad ku soo dusheen magaalooyinkiinii iyo dadkiina
@baaruudak.b.m1114
@baaruudak.b.m1114 6 жыл бұрын
Doqon aan Damiir lahayni waa Dameeer dahab ku raran ooo anbad ah
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 2 жыл бұрын
Waxaan ma Runbaa mise codka waalasaara
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
Viva somaliwayn morgeen rageedi
@ahmednajiib3113
@ahmednajiib3113 6 жыл бұрын
Tan hada kudhici dontaa kadaran cidamada amisom Lee habaxan yac yac indhihina kuarki dontaan jegenta xuney
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 жыл бұрын
Amisom baa qaska idinkaga fadhida markaasaad Somaliland leeday waanu idin xasuuqaynaa😁😁😁
@ridwanomer91
@ridwanomer91 5 жыл бұрын
@@mulaaxocabdiqani7717 ileen afnoolina wuu hadlaa Ayna wuu ciyAa futadoodiibaa awr marayayAayoo suu ku leeyahy ta ka dhacda😂😂😂😂😂😂
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 5 жыл бұрын
@@ridwanomer91 hhhhhhhhh inader ma yaabtay
@ridwanomer91
@ridwanomer91 5 жыл бұрын
@@mulaaxocabdiqani7717 hhhaa wlhi ma dad wxd aragtay iyagoo gurigoodiii lgu ilaalinayo hadana hanjabaya wali tanoo kale😆
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 4 жыл бұрын
Nacalaa aabaha ku yaal qaracii ina dhilow... AdaY amisontu kula tumataa mlaHa hhhh Ha iga qoslin yaanan qdadii mtagine
@asmaahmedwarsame2496
@asmaahmedwarsame2496 8 жыл бұрын
xasidnimo ayay daraha dhadhr iyo hatidaba udhacayeen faqash nacldilhay haidinku dhacdee anigu waxan odhan lahaa siilaanyo dhulbahntaha haka jaro wixii logestay isaaq
@mahmudali9370
@mahmudali9370 8 жыл бұрын
wallahay dhibato ad uweyn ba ina somartay, alxumdullillah mantaba dhulkenni dibbay udhisannay.
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 жыл бұрын
asma ahmed warsame dhul bahante maxa loo sheeganay somaliya ayaan ka haraya Isaaq Dhulbahantana Ogaden Hawiye Iyo somaliya Oo dhan Haduu joogo Somaliya Waa cadawgay Ito Mid u shaqeeya
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 6 жыл бұрын
asma ahmed warsame waryaa idoor usaga xabada ka riday hargasa dhulbahante iyo warsagelina iyogoon waxba idingeysan ayaad laysen cidamada kadagalmayayna kufur ayaa laga keenay kufarna darod kaliya madegana ee tariqda dib uraac
@maxamedcalicali5408
@maxamedcalicali5408 4 жыл бұрын
Sidii ookale waa iN La idiN duqeeyo markale jeeganta kibirkeeda Baa Batee
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 4 жыл бұрын
Lagaroone
@maxamedcalicali5408
@maxamedcalicali5408 4 жыл бұрын
Kelep tahy
@rashiidcopraofficailcora6264
@rashiidcopraofficailcora6264 5 жыл бұрын
Mac mac ma dhanaanbaa mise waa Qaraaar cashar ayaa Loo dhigey
@Ismailsahalful
@Ismailsahalful 11 жыл бұрын
Siyaad bare waa shakhsi waxaas sameeyey. This has nothing to do with the largest somali clan (daarood) Siilaanyoba xansuuqa iyo dadka reer miyiga ah uu maalin walba kuxansuuqayo inaan dhaho idoor oo dhan baasameeya waa igu dambi. Siilaanyo oo criminal ah yaa sameeya, it has nothing to do with idoor. hadeerba east african university boosaaso dad badan oo isaaq ah baa waxna kabarta ganacsiyo badana kuleh ee orod tag oo see eg adaa yabaye. Marka waxaan kuleeyahay walaal cunsirinimada aad wado jooji
@farhanBM
@farhanBM 4 жыл бұрын
Wallaahi waa u soo joogay markii dalka la soo galay anoo ilmo yar ah. Hargeisa qabuuro ayaad moodaysay. Ka badan 90% baa magaalada burbursanayd. Inta yaree shacabka ayaad ka nabad qabtay oo ay faqashtu deganayd inta kale waxay ahayd kharaabado haawanaya oo waraabuhu habeenkii ku xaroodo.
@bmw3909
@bmw3909 11 жыл бұрын
Taariikhdana been lagama sheego burburkan wuxuu hargrysa soo gaadhay markii iidoorku is laayeen dagaalkii loo yaqaanay habar habarta inta ay iidoor iska dileen ama iska kufsadeen Daarood iyo Soomaali kale toona kuma sameyn ee ayaga dhexdoodaa is gumaaday
@bmw3909
@bmw3909 11 жыл бұрын
Kkkkkkkk iidoor wagaashle taariikh kale malaha oo aan ka aheyn waagii aan baxnay iyo waagii aan soo laabanay kkkkkkkkkk dhowrkaa sano weeye taariikhdoodu markaasey rabaan iney isku dhereriyaan Daarood oo million years of history jeebka ku wata kkkkkkkk
@ugbaad1239
@ugbaad1239 7 жыл бұрын
M dadki ay doorsanyaeen ayaydbay ahad masonkor aya lagu doriyay mise.timir
@usmanumer7855
@usmanumer7855 7 жыл бұрын
M doqon bad tahay tarikhna ma taqnid e beenta jooji darood na isaaq lama sina e ogow dir bu la siman yahay.
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 6 жыл бұрын
waar taariikh garan mayside waligaa isaaq iyo daaror way isdili jireen daaror waligay waanu aryan jirnay daarod ku xaar lafruug miyaanad maqal
@xusayngaraad6788
@xusayngaraad6788 6 жыл бұрын
waxa eega miyad maqal darood ku xaar bal tariikhda dib ugu noqo waxan ka adagagyba daarood baa jire wlhy ino dagal waligeen
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 жыл бұрын
BMW adigo is aasa ayaa KU khayr roon markad waxan so qoraysid Tariikhda isaaq gaar ahaan garxajis kugu sameeyey dib u eeg kililka 5aad
@cukaashenuur4929
@cukaashenuur4929 4 жыл бұрын
Hadeer na hala duqeeyo somali laan wey kibirteyey
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 3 жыл бұрын
War isaaq waligi lama jabin doqonow so socda oo hadana dumiya intanu idin wasno ayanu hadana dib u dhisayna nacasow koley darood bad tahaye
1995 hargeisa soomalialnd iyo koosaar ismacil timiro allh yaa raxma
11:13
Ibraahim Meygaag Samatar.flv
9:09
Xildhiban Publications
Рет қаралды 49 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 31 МЛН
XASUUS HARGEYSA DAGAALKI KADIB1990
10:07
Naasir Bani Sheekh Isaxaaq
Рет қаралды 13 М.
Dhagewayne oo Sheegay inay 300 oo Qof ahaayeen SNM
6:20
Harowo News
Рет қаралды 110 М.
The Hargeisa Holocaust
10:56
Rare Earth
Рет қаралды 180 М.
100 Years Old in Hargeysa  - Ayeeyo Boqol Sano Jir Ah
10:25
Khadar Baashee
Рет қаралды 68 М.
Taariikhda Inqilaabkii 1961 in Somaliland
48:40
The Jokhadaar
Рет қаралды 149 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН