Hargeysa oo lagu xisaabtamayo.

  Рет қаралды 6,062

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@HassanAbiib
@HassanAbiib 2 күн бұрын
Eng Maxamed Cismaan Jaamac (Agaasimaha hawlaha guud ee dawladda hoose) waa aqoonyahan iyo Engineer xagga hoose ka haga dhammaan guuleha waddooyinka ee ay dawladda hoose qabatay. Alle ha dhawro. Xildhibaan Cudhayna bulshadiisa ayuu u hadlayaa...waana ku saxan yahay.
@GuuledAakhiro
@GuuledAakhiro Күн бұрын
XAFIIIIIS HAWL BADNAA AFKAA JUUQDA GABAY AFAR HAAD WALI MUU CADAYN
@GuuledAakhiro
@GuuledAakhiro Күн бұрын
XAFIISYADA LAGU RIFRIFO LACAGAHA UMADU ILAYN WAA KUWAN XAFIIIS HAWL BADANAA
@Wanaagsane
@Wanaagsane 2 күн бұрын
Xildhiban cudhay waaa macalin siyaasadeed ilbaxnimo yaaa ka muuuqata in dawladnimada lagu wada xisaabtamo ayuuu dadka baryaa, xildhibaanada dumarka iyo caruurta sooo diraaaa ha is gole keeenaaan ooo hala xisaabtamaan golahoooda
@GuuledAakhiro
@GuuledAakhiro Күн бұрын
XAFIIIIIIS HAWL BADANAA 1954KII AYAA LA DHISAY TAN BAL WAYNU ARKI INTAY JIRTO
@ju4965
@ju4965 2 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 күн бұрын
Ilaahaw dibjiriintan naga soo gaadh
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 subxaanallaah
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo Күн бұрын
War maxaa taiwan loogu daynwaayay ianay iyagu dhisaan ayagaa aad u yaqaan mise was la dilaalayaa
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo Күн бұрын
Magaalada ilaa draining loo sameeyo wado am hagaagayso we biyo mareeno badan in la sameeyo oo la qaado biyaha wado am shaqaynayso way burburi
@abdimihindis7291
@abdimihindis7291 Күн бұрын
Tuuuuug tuuuuuuug i
@ME.LANDER
@ME.LANDER Күн бұрын
Aabaha iyo adiga tuuuuuuug ah xayawaan😮
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo Күн бұрын
Kan culay was sakhraan dawakhsan waana ayaandaro inuu caasimadii. Ildhibaan ka noqday
@abdilqadirismail4560
@abdilqadirismail4560 2 күн бұрын
Xildhibaan Siciid Cudhay waa xildhibaan ka dareen ah bulshadiisa, ku soco xildhibaan waan ku wataaye.
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 2 күн бұрын
Hhhh garxajis way wada xisaabtaman lakiin h,awal inla xisaabtamaan ma ogala
@ME.LANDER
@ME.LANDER Күн бұрын
Waa tuuuuuug h/awal waanay quusan la'yiin yaaaaahuuuuu!!
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j Күн бұрын
Hhhhh waa inta yare hore Iska dhaadhicinta inaga daaya ilmdryayaal Shaqadana wada
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Golaha wasiirada cusub ee Somaliland oo la dhaariyay.
8:28
MM Somali TV
Рет қаралды 3,3 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН