No video

Hassan Adan Samatar (Waan idin Dhaliilay) Eagle Media Classic by Ibrahim Eagle

  Рет қаралды 894,062

Ibrahim Eagle

Ibrahim Eagle

Күн бұрын

Hassan Adan Samatar (Waan idin Dhaliilay)
Eagle Media Classic by Ibrahim Eagle
Special Thanks to Samatar Saiid Sallah

Пікірлер: 308
@sidikmuse2388
@sidikmuse2388 2 жыл бұрын
It reminds me Early 2000’s me and my dad where traveling to barbera, Sahil region and we where listening all the way Hassan Adan Songs including this one my dad is a fan of this man and also they look like each other like they are twins wlhi. ❤️
@user-py7mm2lx8f
@user-py7mm2lx8f 2 жыл бұрын
Pp
@mohangostoso5692
@mohangostoso5692 2 жыл бұрын
Wow masha allah
@sanqoyarre9371
@sanqoyarre9371 2 жыл бұрын
@MahdiHaji-fi6ld
@MahdiHaji-fi6ld Жыл бұрын
​❤
@farandfearless2830
@farandfearless2830 11 ай бұрын
You said 2000????
@nasraxasan9462
@nasraxasan9462 9 жыл бұрын
Ax ax ax ax this song touch me its make me cry Hooyo dhaxani haysaan dhar u qaad isleeyahay .... dhalaan gaajo haysan ha dhargeen isleeyahay ..... aabe dhaan katagy ban u isleyahy .... dhalinyarada joogtan wax dhacsi isleyahay..... umad kala dhaqaaqdan dhexdheexadi leyahay ..... xxxxxx oh god wayba adagtahay arintaas sidee loo samayn laha mar mar aad somakida niyada kanacaysa ilaahow ada umaqan somali god save somalia iyo intii lamid ah :'( :'( :'(
@yusufkhadar4670
@yusufkhadar4670 2 жыл бұрын
Hooyo dhaxani haysaan dhar u qaad isleeyahay dhalaan gaaajo haysan ha dhargeen isleeyahay..... Xasan adan samatar
@kingsuleiman8687
@kingsuleiman8687 4 жыл бұрын
2020 HADDA DAGEYSANEYSO LIKE SAAR, ALLAHA SOOMALIDA MIDEEYO
@qamarmahmoud4880
@qamarmahmoud4880 3 жыл бұрын
Aamiin Yaa Raabi 🤲🤲🤍🥺
@xamdaabdi999
@xamdaabdi999 2 жыл бұрын
2022🤣🤣
@Kornaylcadde
@Kornaylcadde Жыл бұрын
Heestan Sanad Walba Comment Baanka Bixiyaa Ilaa 2010 Waxan Ka Mid Ahay Dadki Recodhada Ka Dhagaysan Jiray Marka Si Aan U Arko Comment Tigayga Like❤Isaara Somaliyey
@QaaciyeMedia
@QaaciyeMedia 6 жыл бұрын
I appreciate the quality and the depth of this mans music. He makes me appreciate the Somali language. Adeero, preach on and I pray for United Somalia one day inshallah
@Mina-yk6is
@Mina-yk6is 4 жыл бұрын
He is a legend
@shakourqoudah4097
@shakourqoudah4097 2 жыл бұрын
Wake up please bro cuz you're dreaming on a day!.
@Omar_Hajji
@Omar_Hajji 2 жыл бұрын
Amen to that brother
@TheMaestro8
@TheMaestro8 2 жыл бұрын
@@shakourqoudah4097 another xayawaan entered chat.
@isbatorenaanaa8258
@isbatorenaanaa8258 7 жыл бұрын
ilma an dhalan an dhabta sar isleyahay hooyo dhaxani heysa dhar uqaad isleyahay alaah cod macaana ader samatar nolooow
@mohamichu6711
@mohamichu6711 4 жыл бұрын
Corona time like isara noh hestan qof an jeclahay aya iga tagte sawab la'an dhibmalaha adunyo xalkeda waye sas darteda ayan udhagesanaya hestan sxbyl
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
Sorry sxb dareenkeedaan garan markaas ookale
@hayeeydoliga3519
@hayeeydoliga3519 4 жыл бұрын
Jcel aaaa hesaha jcelka dhgeso bro
@suleimanmohamed1359
@suleimanmohamed1359 4 жыл бұрын
My More hhhhhhhhhh wale warbaa ugu laaban xariifkan 🤣🤣🤣
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 7 жыл бұрын
Heestan waxaan ka dhagaysan jiray xaafaddayada 2001 anigoo aad u yar kkk, xasuus dheer, waqtigaa macnaha maan fahmi jirin ay ka hadlayso lkn alxmdulilaah waqtigan hadda ah waan fahamsanahy.
@HalaHala-nf8sc
@HalaHala-nf8sc 5 жыл бұрын
Hhhh keligaa ma ahan
@abdiladifahmed9934
@abdiladifahmed9934 5 жыл бұрын
joji benta
@amaliinaabukar7228
@amaliinaabukar7228 2 жыл бұрын
Waaku ogaa wlh
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 жыл бұрын
Mansha Allah Hassan adan samatar legend illhay haku naxaristo adunyo iyo aqiiro🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 Жыл бұрын
What an iconic singer the song has heavy message indeed long live our legend...somali haa israacdo🇸🇴
@xidigomar1881
@xidigomar1881 9 жыл бұрын
Mudane hasan wad mahad santahy soomaali hadii ey wax fahn ledahy hestan baa kufil neyd in ey tusale weyn kaqatan lakin wan ka xumahy qaran don ma.ah
@hajs9351
@hajs9351 7 жыл бұрын
Xidig OMar g
@FarhanSwaggy
@FarhanSwaggy 5 жыл бұрын
am i the only one who has days where i just randomly go and listen to those old songs
@abdullahiqalinle3
@abdullahiqalinle3 4 жыл бұрын
Farhan Swaggy We are together
@JuweriaAli
@JuweriaAli 4 жыл бұрын
Me tooo i only listen to old songs when listning to somali Music!
@user-ey4fe3ok1s
@user-ey4fe3ok1s Жыл бұрын
Yh me right now
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
Caawa waxaan dhegeysanayaa markaan arkay SNM tii oo laga saaray gobolka sool dhiigbadan oo loo huray iyo tallo saarashada alle, daraawiish tii iyo libintii soomaaliyeed iyo jewi kala duwan bay heestani isoo xusuusisay. Somalia hanoolaato. 🇸🇴 dhaxal awoowe. Emotional wlhy.
@najiibnuur9818
@najiibnuur9818 3 жыл бұрын
Wan daawanaya wali 2021 like saar inta sndkn daawenaysa🤞
@yaaqowrasta7653
@yaaqowrasta7653 3 жыл бұрын
Hooyo dhaxani hesa dhar u qaad is le yahay 😢 2021
@jayabdimohamed5629
@jayabdimohamed5629 Жыл бұрын
My dad used to listen to this when I was a kid. What a song what a memory ❤
@esseismail5236
@esseismail5236 5 жыл бұрын
Who watched with me in 2019 ?
@ridwaansharaf7280
@ridwaansharaf7280 6 жыл бұрын
Umad kala dhaqaaqdaan dhexdhexaadi islaleyehee, ax yaaa fanaan Xasan aadan samatar jir oo joog.❤.
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 5 жыл бұрын
Still watching 2018 xasuus wlh wxn so xasuusta barnaamijki dooda jimcaha aun wariye saciid tahliil ee idaacadi horn afrik
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 жыл бұрын
heestan hesa hsan adan wan ugujeclahay#LEGEND
@khalidcanada6106
@khalidcanada6106 Жыл бұрын
2022 ayaan dhegeysanayaa hesihiisaha legand heestaan ayaan ugu jeclaahay
@iidleadan5331
@iidleadan5331 5 жыл бұрын
still watching 2019
@mahmudabdy6702
@mahmudabdy6702 3 ай бұрын
I love the way he gestures to the orchestra as the music plays! This must be a great talent with passion❤
@ramlamohamed263
@ramlamohamed263 6 жыл бұрын
Ilahow jismigaga ka xoree naarta legend xasan aadan
@mnour2273
@mnour2273 5 жыл бұрын
ramla mohamed aaamiiin yaa rabi
@husseinhajiahmed1907
@husseinhajiahmed1907 3 жыл бұрын
Hassan adan samatar legend best fanan off Somalia
@abdirisakmaxamuud7982
@abdirisakmaxamuud7982 8 жыл бұрын
Walee waa run soomaloo dhani dhankle ayay usocotaa ax ax dhalan gajo haysan hadhargaan isleeyay abe xasan long live
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 12 күн бұрын
No social media old is gold 😢
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
Kow markaan heeskaan maqlay waxaan joogay xero ruushka iskuulka imam nawawi agtiisa ayaan kamaqlay 📻 meel ka daarnaa. Ilaa xaafadeydii carwo itko aan ka tagay waan idin dhalilay idin dhalilay idhageysan waydee dhankalaad usocotaane dhegalaay wax maqal aan ku celcelinaaye. Maskaxdaba kama baxeynin.
@cabdimacalin44
@cabdimacalin44 2 жыл бұрын
Sxb isku xili baana nahay ana imaamu nawawi xerara ruush horseed ayaan kusoo koray
@luizmartel7004
@luizmartel7004 22 күн бұрын
Somalia Hanolatoo, she will raise up one day and be one, Love From Djibouti
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90 7 жыл бұрын
my legend xasan adan ale hakusharfo walee fanaan qliyaa tahay
@faxdifaxdi4027
@faxdifaxdi4027 5 жыл бұрын
Taxis
@abdirashidabdulahi5976
@abdirashidabdulahi5976 6 жыл бұрын
Gret song which has deep meaning somali ha israacdo#legend
@ismailtire19
@ismailtire19 3 жыл бұрын
Hadii aad 2021 dhageysaneyso liketa is ka saar🤣🤣
@maahirahmedali7612
@maahirahmedali7612 8 жыл бұрын
wax dhab ah oo jiro ka hadalaya #viva. samatar. wa hees xasuus leh
@mohammedkhadarkhadar903
@mohammedkhadarkhadar903 4 жыл бұрын
Thiz song i waz listening when I was frm2 wanjeclahay hestan
@MudianoAbdi
@MudianoAbdi 9 ай бұрын
I love him. Legend Hassan Adan Samatar
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 2 жыл бұрын
Saciid Tahliil Allah ha u naxariisto. Barnaamijki hadalheynta todobaadka ee HornAfrik jincaha ka bixi jiray ayaa heestaan lagusoo deyn jiray. Saciid Tahliil ayaana soo saare ka ahaa.
@richdotcom7611
@richdotcom7611 2 жыл бұрын
it reminds of alot of places especially Hargeysa 2005❤️
@leylaissa6161
@leylaissa6161 6 жыл бұрын
Geesikeyga I nolow fanaan iga dheh my ader
@user-iv1qk2wz5p
@user-iv1qk2wz5p 2 ай бұрын
adeer 😂
@abdirahman1833
@abdirahman1833 Жыл бұрын
IT REMINDS ME BACK 2000
@darwiishboy8684
@darwiishboy8684 8 жыл бұрын
Best song xasus bay uledahay hestan ano yar Ayan maqli jiray
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 2 жыл бұрын
ilaahoow soomaali bogooda burcad isku mari aamiin
@nastehaadan
@nastehaadan 3 ай бұрын
Waxan dhagesanaaya ayado leysku heesto xamar anaga leh iyo unuka leh 🙌🏽🤦
@bulaalem8679
@bulaalem8679 8 жыл бұрын
Alle ha ku xiftiyo hsn aden heestani xusuus bay igu reebtaye & ciil
@hajs9351
@hajs9351 7 жыл бұрын
Bulaale M guu
@charkomeranehabsieh6811
@charkomeranehabsieh6811 6 жыл бұрын
B B c
@charkomeranehabsieh6811
@charkomeranehabsieh6811 6 жыл бұрын
Ww B B C
@ninmacaan5997
@ninmacaan5997 9 жыл бұрын
Hooyo dhaxina haysaan dhar u qaad isleeyehee aabo dhaanka ka tagaan ku dhaway islee yehee ilmo aanan dhalan baan dhabta saar islee yahay dhalaan gaajo haysaaan ha dhargeen isleeyay dhalin yaradan joogtaan wax dhacsii isleeyahay umad kala tagtaan dhax dhaxaadi isleeyahee waan idin dhaliilay idiin dhaliilay i dhagayso waydeen dhagayso waydeen dhankalaad u socotaane dhala la'aay wax maqal only few people can understand the real meaning of this song
@ahmedhassanfarah6726
@ahmedhassanfarah6726 Жыл бұрын
Legend wali manooshahay 2023 ayaa aqrinayaa comentigaga sxp
@ninmacaan5997
@ninmacaan5997 Жыл бұрын
@@ahmedhassanfarah6726 haa bro alhamdullilah waad mahadsan thy
@ahmedhassanfarah6726
@ahmedhassanfarah6726 Жыл бұрын
8 sano ayaa ka soo wareegatay comentigan xiligaa qortay saan filaayo somalia ma joogin markaa qoreesay
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 6 жыл бұрын
Umad kala dhaaqdaan dhaxdhaxaadi leeyehee wan idiin dhaliile anigoo yar ayaan maqli jiray heestaan lkn micnaheeda mafahamsaneen
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 6 жыл бұрын
Dhalishasaa inoo balan ah Somaliyeey 😊
@myadverttv2293
@myadverttv2293 5 жыл бұрын
Sihaam cadey qheir no ga teg, dalisha nagadaa.
@amirsheikabdi2344
@amirsheikabdi2344 3 жыл бұрын
Hadaad 2021 dhaxdeeda dhageeysaneyso oo sabti amase axad kuu tahay hit that like 👍
@damaceey
@damaceey 6 жыл бұрын
beautiful song samatar waa fanaaan qaran not qabiil
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Gold voice ❤legend Hassan adan Samatar ❤14-6-2023❤Wednesday❤14:21 pm
@yaabarag4366
@yaabarag4366 Жыл бұрын
Aduun iyo aaqriba allah haku naxariisto quluubtena aya dhex degtay waxan filaya iney dadka dhan kujecelyihin sideydo kale
@CumarCabdi-je9jm
@CumarCabdi-je9jm 8 ай бұрын
Waaw war yasameeyay heesta halanoo sheegi aniga iyo inta kale ee ka jaahilka ahba noo faa
@ahmedabdilahiahmed517
@ahmedabdilahiahmed517 4 ай бұрын
Tolow heesta midhaheeda yaa sameeyay abwaankasi wuu ka yaabay somali kolay
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
Axsan hees wadani fanaan haduu jiro waa kanaa
@mahiiryareofficial2916
@mahiiryareofficial2916 3 жыл бұрын
Yaa Ila dawanayo 2021🇸🇴✊
@awesaden923
@awesaden923 8 жыл бұрын
best adivice ever since
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
#LyricsSongLyricsSong 00:01 Waan idin dhaliilay 00:01 Waan idin dhaliilay 00:01 I dhagaysan waydeen 00:01 Dhan kalaad u socotaane 00:01 Dhegalaay wax maqal 00:01 Hooyo dhaxani haysaan 00:01 Dhar u qaad is Leeyahay 00:01 Aabe dhaan ka tagay 00:01 U dhawee is Leeyahay 00:01 Ilma aanan dhalan baan 00:01 Dhabta saar is Leeyahay 00:01 Waan idin dhaliilay 00:01 Waan idin dhaliilay! #Page2 00:01 Waan idin dhaliilay 00:01 Idin dhaliiLay 00:01 I dhegaysan waydeen 00:01 Dhankalaad Usocotaane! 00:01 Dhegalaay wax maqal! 00:01 Dhalaan gaajo qabataan 00:01 Ha dhergeen isLeeyahay 00:01 Dhalinyarada Joogtaan 00:01 Wax dhacsii isLeeyahay 00:01 Umad kala dhaqaaqdaan 00:01 Dhex dhexaadi Leeyahay 00:01 Waan idin dhaliilay 00:01 Waan idin dhaliiLay!.
@zeinabali4384
@zeinabali4384 2 жыл бұрын
15/4/2022 ayaan dageysanayaa waan idin dhalilay best song legend hasan adan samatar baashi cimriga allaha ku dhereyo
@boqorkajiifka1879
@boqorkajiifka1879 2 жыл бұрын
Walaashe makula tahay waxoow ka hadlay ilaa hada ayey socotaa
@zeinabali4384
@zeinabali4384 2 жыл бұрын
Saxix walhi
@cabdalla8481
@cabdalla8481 3 жыл бұрын
2020 December 18 Wali soomali waan dhaliilay 😭😭
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Muxuu la haystaa 2024
@garissacountymedia7510
@garissacountymedia7510 Жыл бұрын
I used to listen this song 1758
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
2022/3/8 dhan kale usocotaan 🤣🤣🤣🤣
@abdiqadar7449
@abdiqadar7449 8 жыл бұрын
wixiidhintay alaha unaxariisto asagana comridheer iyo caafimaad
@varanekhubaro3411
@varanekhubaro3411 Ай бұрын
I was that men with red cloths old time gone😢
@apdayn
@apdayn 7 жыл бұрын
Dadkala dhaqaan dhaxdhaxaadi isleeyay wooow ....nice
@libanali8492
@libanali8492 6 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankaba waxaa ku farayaraystay Mulaxankii caanka ahaa Mustafe Kiiko
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Erayda waa ilkacase Allah unaxariisto
@mahamedkhaliif2479
@mahamedkhaliif2479 2 жыл бұрын
Legend samatar Allah hakuu soo hanuuniyo
@duqoowyare5280
@duqoowyare5280 Жыл бұрын
Heestan waa sida kle runtii
@abdikaadirbukut8749
@abdikaadirbukut8749 3 жыл бұрын
Heesaha somalida kuwa ugu qiima badan
@bilanally6064
@bilanally6064 Жыл бұрын
I want my parents to be proud of me inshallah 🥹❤
@hassanomar1720
@hassanomar1720 5 жыл бұрын
hasan adan samater wlllllhi axqiiiq waaaaye heestaaasi lkn away sooomli way kala fogaaaatay alllaha ku xafido hsan adan smter
@AbdurrahmanAbdiAnod
@AbdurrahmanAbdiAnod 27 күн бұрын
Waxan ku xasuusta heestan inay ku so gali jirtay Barnamijkii Hadal Haynta Toddobaadka ee Idaacaddi Horn Afriik, waxana so saare ka ahaa AUH Sacid Tahlil😢
@ahmednoorabdi4581
@ahmednoorabdi4581 6 жыл бұрын
2018 aya lamaraya kamacajiso hestan
@oralojamuqtaar6136
@oralojamuqtaar6136 7 жыл бұрын
Nin la kasaayo xasan aadan samatar
@SagalMuyadiin
@SagalMuyadiin 2 ай бұрын
2024 yaa ila dhagaysanaaya😢
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 ай бұрын
Heestii aan ugu hor maqlay anoo yar 2000 kii.
@guuguulemedia
@guuguulemedia Жыл бұрын
Cayr kala dhaqaaqaan dhexdhexaadi leeyahay Sacad dhaan ka tagay baan u dhawee isleeyahay Saruur dhaxani haysaan dhar u qaad isleeyahay.
@abdirahmanmohamoud6632
@abdirahmanmohamoud6632 2 ай бұрын
inta 2024 dawaanaysa like saar waayo lama daykanro dhagaysigooda heesaha xigmada ah
@muqtaarhussein8036
@muqtaarhussein8036 7 жыл бұрын
there's only one legend Hassan adan Samatar
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
Sanbuur dollar haystaan ka dhirbaax is leeyahay aadan dhoof ku maqan baan dhul ka qaad is leeyahay cumar dhaxani haysaan dhar u sii is leedahay
@draliabdihassan8023
@draliabdihassan8023 6 жыл бұрын
hhhhh abwaaan xalada deji
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
🤣🤣
@alcabqari5713
@alcabqari5713 6 жыл бұрын
Hooyo dhaxani haysaan dhar u qaad isleeyahay, somali ilaahay uunba u maqan
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
God gifted voice✅
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Hooyo dhaxani Haysaan dhar u qaad is Leeyahay😭✋
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Hadeyba sii kala tagtey xassanow oo ay 20 calan oo midabo badan kala wada qaateen 18 kii gobol midba cdlan gaar u ah buu qaatey oo dowlad iskugu yeedhey kuwan dhaliil ito waano midna lowgu taag waa. Dulmigii iyo abaartii iyo baahidiina waa sii badatey oo aduunkii inala yaab duul dhiigoodu isu hilaacayo 35 years. Subxaan.
@wamaayare2103
@wamaayare2103 3 жыл бұрын
2021/02/12 wali dadkii wax iskama badalin ilen waano abuuris ayaa ka horeeyse
@abdiraxmancumar7164
@abdiraxmancumar7164 6 жыл бұрын
king of music go forward
@casoowe100
@casoowe100 11 жыл бұрын
waban naxay bilowga waligay ma arkin meel nin wayn sida logaga ohinayo. xasan big love
@Tube8Fei
@Tube8Fei 10 жыл бұрын
Dhallaan gaaja qabataa ha dhergeen islee yahay ..Dhalin yaradan jogtaan wax dhacsii islee yahay...Ummad kala dhaqaaqdaan dhex dhexaadi is lee yahay...
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 10 ай бұрын
Dhammaadka Sanadka 2023 November 10 ayaan Ku dhagaysanayaa Magaaladaydii Hargeysa Waqtiga Tagayoow Salaama
@ahmedabdilahiahmed517
@ahmedabdilahiahmed517 4 ай бұрын
ERayadan waa cajiib tolow abwaanke u sameeyay fanaanka
@AbuMuhammad
@AbuMuhammad 2 жыл бұрын
What transpired in this song? I mean this song holds more than the music...we need to understand more than the words and inspiration towards it.
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 Жыл бұрын
In deed it has deep meaning
@mrqorshe2862
@mrqorshe2862 2 жыл бұрын
dal aan dhismayn baan ha dhaqaaqo leeyahee madax aan dhargeynban ha dhisaan isleeyahy doorasho dhacayn ban ku dhawaaq isleeyahee abaar dulun ka dhalatan ha dhamaato leeyahee niman dhuuni qaatoo madaxdii ku dhureysaan dhagar qabo leeyaheee waan dhaka faaaray dhaka faaray goormen arki doonaa anoo xura oo nabada oon lays liideen 4.5 somalinimo 55555555555555555
@ar0w025
@ar0w025 5 жыл бұрын
Fanaan waa lawada yahay waana lakala yahy 1 wa samatar dadka qaarse mafahmi karaan wuxuuna kuheesa maay io maxa
@saidabduul8396
@saidabduul8396 6 жыл бұрын
dhan kala usocotaan dhaga la,ay wax maqal erayo aaad ufcn kujira
@hanaddirir2570
@hanaddirir2570 6 жыл бұрын
Thanks
@linkazilikazi531
@linkazilikazi531 2 ай бұрын
2024 hda daawanayso like 👍 isaar
@KhadraSaleh
@KhadraSaleh 6 ай бұрын
Wan dhaliilay somali ilaya hada wax wey qaadan la,dahay 2024 aa la maraa illahow no gargaar😢
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 5 жыл бұрын
Legend laba mahan🤗
@liirastaliirasta1443
@liirastaliirasta1443 5 жыл бұрын
Masha allah my king fanaan
@adenissackyarrow9210
@adenissackyarrow9210 5 жыл бұрын
M.a
@adenissackyarrow9210
@adenissackyarrow9210 5 жыл бұрын
Hormar wcn fanan jiro iga dhex
@abdilahiahmed3295
@abdilahiahmed3295 7 ай бұрын
Legend
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
2022 yaa ila dhagayesanaayo🎧
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Aniga 7/10/2022/✌
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 8 жыл бұрын
masha allaàaah waxatahay fanaan qaran alle haku xafido
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Жыл бұрын
2000 ban dhagaysan jiray albumkii dajiya
@fathiabdulahi6753
@fathiabdulahi6753 2 жыл бұрын
Heestan waxaan xasuustaaa 2002 anigoo ciyaal ah Xasustayda ayay kuwayn tahay
Hassan Adan Samtar Eagle Media Classic
5:11
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 852 М.
XASAN ADAN SAMATER MIYAAN LEDAA LIVE MUSIC
5:02
Mustafa Dafle
Рет қаралды 646 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Gayaankay Miyaan ka Gaabshay Hassan aadan DJ
4:35
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 133 М.
Hassan Aadan Samatar, dajiya
4:23
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 1,9 МЛН
Dhuuntan ku marin laha
9:00
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 161 М.
hees Magool   Dhabtuu Jacaylku Yaalaa Original mpeg2video
5:13
hctvcayto1
Рет қаралды 1,8 МЛН
Dalsan....... Qoomaal iyo Canab
4:44
Yaxayati
Рет қаралды 745 М.
XASAN AADAN SAMATAR HEESTII SIDIRIGAM LYRICS
6:09
Nadaam Media
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 283 М.
Hees Cusub Xasan Adan Samatar
3:03
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 2,4 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН