Xasan wuxuu kasoo jedaaa gobolka jarat gaar ahaaa awaare qabale ka tirsan oo la dhaho gurdumi mar uu usii socday degaankiisio ayaan arkay waa nin sila wayni ayku jirin 💓💓💓💓💓💓
@abdiwahabhusseinhudhud78504 жыл бұрын
Gantaal wa fanaan Qaran. I love sxbkey Gantaal. Guuleyso.
@qalidumar7855 жыл бұрын
Xassan gantal walai waa mashaAllah miyiga anigaba wankuso koree wanaruntisa dadhka kartidha Lee waaa kuwaa gel racdhooo I love my family including my father who is living badiya(miyi)
haa wax heeso asagaa ugu horeeye waayo waa dad diin leh ma aha kuwiina istaaga ku kaacho oo nagiga iyo diinta caayo
@alsafood42445 жыл бұрын
sugantu wa dhaqan 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂alla manooli sibuu faaruq u yahay😂🤣
@alsafood42445 жыл бұрын
sugantu wa dhaqan horta markan arkay sidey istaaga isaga warqaadayan ayaaba ogaaday iney siun faaruq u yahiin oo warkaha wax ka jitaan🤣
@JoeJoe-xh2os5 жыл бұрын
Kkkkk kan wata sugantu wadhaqan .wax u yidhi wa fanan ogaden fananka ogadena mel unbu faruq kayahay kkk ana kusheegi waxatahay idoor waxad raadinaysa inu isago sikhransan so istago ilan idorka fananitodu iyago cabsan ayay so hor istagan bulshada kkk waxad ka xuntahay fanankan an balwada lahayn ogaden dhaqan umalaha sikharnimo
@nesma56485 жыл бұрын
Joe Joe koley qof weyn baad thye wax iskula hadh dadko dhami way wada leeyihiin kuwa xun iyo san ba