Hassan Nasra-Allah Mulsim Miyaa? Allah U Naxriisto Mala Dhihi Karaa?::: Dr Ahmed Al-Yamaani

  Рет қаралды 46,290

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Пікірлер: 521
@mumtazabdi5261
@mumtazabdi5261 23 сағат бұрын
Jaahilsanaa dadka shaikh ahmed haysta. Shiicada waxay yihiin soo barta horta kadib shiikha wax kasheega.
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Cilmiga ayaa kuyar somali dintoda habartan lajifiyana banan ayey watan
@cabdimahadcabdilaahi2172
@cabdimahadcabdilaahi2172 10 сағат бұрын
Mxd kudhaliili
@hiddenname5928
@hiddenname5928 9 сағат бұрын
@@mumtazabdi5261 👍 waxaan maxay barnayan caqliba maqawan Waax barashathot dhanba waa ina umuda kele inayi kufriyan iyo kafeerka xaarka inay ka dhaqaan shicada xata makalgaranayan yaa agakhan ah ayou ya shica ah jahil nemo ayayku dhimanayan wahabe geerdhere waxee kabarteen ayi waadan قال الله dhan magaranayan quranka way aqrian bes sithe hees camal lakin mafahmayan sii cuntatga lo laqo iyo lo xaaro bas aay garanayan amaa deentotha waxee sheikha as yeeratho le way 😂😂😂i am sorry its hard for me to write somali but i am traying my best
@hiddenname5928
@hiddenname5928 9 сағат бұрын
@@mumtazabdi5261 Madaxa dhan walaga xarayi waxaa lugu mashquliyay el aya kuhasow iyo walugu sixray iyo ilxaasd iyaku hasow sheikh utake rugia lugusara 🤣🤣🤣sheikh abo ganacsato quranka ayasku ganacsaha😭
@saynabdaauud679
@saynabdaauud679 16 сағат бұрын
Soomaaliyeey intaad iska daysaan carigsiga sheekha diintiina meel hauga dhicina sheekhu xujadii uu iska dul qaaday diinta barta taariikhda barta cida asxaabta rasuulka caayaysa baribaan ka ahay naxariis ilaahay uwaydiinmaayo waayo islaam ma aha rasuulku wuxuu yidhi لاتسبو اصحابي فان احدكم لو انفق مثل احد ذهبا ما بلغ مد احدهم ولا نصيفه
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Somali jahliga ayaa kuzaaid ah ayaa Alah umadena ugargaar
@eviethebaby
@eviethebaby Күн бұрын
Of course is Muslim
@abdifatahabdi5118
@abdifatahabdi5118 15 сағат бұрын
Sheikhow janada Allaha kugaliyo wax Baan kabartee,malinhore ninkas anoo aqoon uleheeen Baan udoodee,wixi jiroo Alla oog illahow nodambi dhaaf🙋
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo
@hiboahmed2876
@hiboahmed2876 13 сағат бұрын
Wan jecaylhy asaxabti iyo nabi muxad salalahu calahiwasalam salalahu calahiwasalam salalahu calahiwasalam salalahu
@MaryamoMoalim-it6wv
@MaryamoMoalim-it6wv 10 сағат бұрын
, 17:18
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 21 сағат бұрын
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin cuqubadii reer siiriya ayaa ku dhacday xisbulaah waxa yuhuudu u ugaadh sanayso oo Allah ugu surta galiyey madax doodo inay dilaan yuhuud baa Allah ku saliday
@JamiloHassanGambay
@JamiloHassanGambay 17 сағат бұрын
Xasan nasrulaahi waa shiici raafido ah shiiqa taariiqdiisa ayuu ka sheekeeyy si sax ah dadka caadifad hadlaayo taariiqda ha soo baaraan xisbulaah iyo xuuthiyiinta waxay ka shaqreyaan danaha iiraan ee Bariga dhexe
@abdiwalixajiraabi3158
@abdiwalixajiraabi3158 14 сағат бұрын
Laakiin anagaba waxba nagama galin maxaa yeelay suniyiinta hamas yay caawiyaan
@kadarhashim5997
@kadarhashim5997 13 сағат бұрын
@@abdiwalixajiraabi3158 Saxib, Wax fahan. Mas'uliyinta sunnida iyo shacabka waxba iskama galin. Shiico waa cadowga suniyidanta. ISRAEL IYO SHIICO WAXA KADHEEXEYO DAGAAL, marka waa cadow laga wadasimanyahy. LAKIIN SHIICO WAXEY YIHIIN ISKAMA BADALEYSO
@hiddenname5928
@hiddenname5928 9 сағат бұрын
@@JamiloHassanGambay Shiada hada rawafeed hada yeheen suni neh waa nawaseb baax aqriso ahadithka kuli kabacde hathal rasulka ayi beenka shegain bax aqri duliyo oo dintesa iyo nabegana o deefacankaren naga tak
@stefankuber2132
@stefankuber2132 8 сағат бұрын
​​@@abdiwalixajiraabi3158 ma isweediisay shiicika oo si xun u dilay suriyiinta islamarka xamaas u eexanaayo . Waxaa loola jeeda adika oo kale in la khaldo oo shiici isku badashit oo diintooda ka mit Noqatit Adoo u maleesit in ay difaacaan masaajidka al'aqsaa . Laakin waxaat okaataa in shiicada Masaajidka Al' Aqsaa. Qiima kama laha. Waxeena si xun u aflagaadeeyaan xaas rasuulka scw. Iyo Asxaabta Nabika csw
@selmanabd2782
@selmanabd2782 19 сағат бұрын
Cadaabka allaah haku fogeeyo kuwan cumar abubakar hooyadeen caa.ish habeen iyo maalin nacdallaya sidaas daraadeed waa gaaal gaaal dhalay alxamdulillaah.alahii naqabtay
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy Сағат бұрын
Aamin yaarabi
@eviethebaby
@eviethebaby Күн бұрын
It is Muslim and he is Shahid he died because of Palestine whoever saying that he is something wrong in his mind
@MucaadE
@MucaadE 21 сағат бұрын
I'm Suni And I'm hypocrite😢,Please pray for us
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz 21 сағат бұрын
😂😂😂😂​@@MucaadE
@abdinasirmohamed7696
@abdinasirmohamed7696 21 сағат бұрын
اتق الله
@abdinasirmohamed7696
@abdinasirmohamed7696 21 сағат бұрын
He is not Muslim
@eviethebaby
@eviethebaby 20 сағат бұрын
@@MucaadE amiin
@aliabdi3994
@aliabdi3994 22 сағат бұрын
Khulufaa'u raashidiin qofkii ugefaa oo waliba gaalnimo Ku Tilmaamo waa Ruux ilaah Ka fogaaday
@Junanilll
@Junanilll 16 сағат бұрын
Yaa qulafaa u rashidin ah . Xassan Nasrullah cadabta Allaha kufogeya
@aliabdi3994
@aliabdi3994 10 сағат бұрын
Abuubakar ,cumar Cusman iyo cali .Intaas Ayaa Ladhahaa Qulufaa,u raashidiin Shiicaduna Ma Aaminsana
@DucaysanBrs-x4z
@DucaysanBrs-x4z 22 сағат бұрын
Subxanalahh , ALAHA U NAXARIISTO sheikha , Qaabka ad wax u shegayso xitaa wa badan kama ogid tariqda sheikh X .Nasrulahh please sit back . Exactly waxad bubuninaysa siyasada rer galbedka ku kala qeybiyan Muslimibta, ISIS wa suni waxey u adegan America talow kuwas miya qeyb katahay. Adiga ilhay kacabso oo isku xishoo waxas hanalasoo horfadiisan.
@Baxsan-hg3jl8oh8w
@Baxsan-hg3jl8oh8w 16 сағат бұрын
Inaa taqaano shiico ayaa muhiim ah Soo baar waxey aaminsanyihiin kadib waxuu shiiqu sheegayo waxbaat ka garandoondaa
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Wax baro kadib shekha kahadal
@anabgelle8723
@anabgelle8723 23 сағат бұрын
Yes he is Muslim
@Junanilll
@Junanilll 16 сағат бұрын
Waa gaal , cadabta allaha kufogeya
@abuujihaan2466
@abuujihaan2466 23 сағат бұрын
Ninku hadduba Shahadateynka qirayo waa muslim
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 15 сағат бұрын
Shahadateynta waa burtaa
@kadarhashim5997
@kadarhashim5997 13 сағат бұрын
Yaa dhahay. Ninka saxaabada caayo oo sunnida diilo muuxu yahahy
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 10 сағат бұрын
Qaabkale ayay u ashahaatan
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 9 сағат бұрын
Somali tarikh ma akhristan, jahilnimo melwalba la taagin yihin. Xisbushaydan miyay wax fican uu haystan.
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 14 сағат бұрын
jaazallah kheyr sheekh ahmed shico xisabuullah waxu yahay tariikhada noo sheegtaa somali wax barta inta culima wax ada kaa sheegn
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Sax walhi somali iney waxbartan ayaa ficn donto
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 12 сағат бұрын
ASC wall gaar ahan shiikhan al yamani jazakalaah kheyr kadib wax badan ayan ogaadey oo iga qarsoonaa qof dadka muslimiinTa leynaya maahan magaca xizbulaah in uu la baxo Tan kle qofka muslimka ah kama soorowdo in uu muslimiinTa laayo
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 17 сағат бұрын
Ilaahay haku xafido sheekh dadka Soomaaliyeed shiicada habarteen inay muslim yihiin iyo inkale calaamad su,aal basaran
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 13 сағат бұрын
Asc jazakallahu kheiran sheikhanal faadil wallahi wax badan oo aad iyo aad ubadan oo inaga maqnaa ayaad inoo faaidaysay. Shukran alf alf mar
@abdinasirmohamed7696
@abdinasirmohamed7696 21 сағат бұрын
Maya ninkaas Muslim Ma ahayn shaqana Kuma Lahayn , wuxuu galabsaday iLLaahay SWT ha u oo fiyo.
@DucaysanBrs-x4z
@DucaysanBrs-x4z 22 сағат бұрын
Of course X. Nasrulahh he's Muslim and yes around the world is talking about it including Muslim world ,Allahu rahma, but did you know who's behind the suni and shia conflict in Syria before you exuse sheikh X. Nasrulahh? Did you know who's backed to suni milesia in Syria? Well, They're both Muslim Allah knows which aqeedah is right or wrong, but you shouldn't talk this issue at this time our brother and sisters in Lebanon and Palestine needs our support not criticising for cheap points
@MucaadE
@MucaadE 21 сағат бұрын
We are suni And we are hypocrites😢😢😢
@adnaali5402
@adnaali5402 17 сағат бұрын
thnks
@hiddenname5928
@hiddenname5928 15 сағат бұрын
@@DucaysanBrs-x4z الله يرحمه و يرحم اموات المسلمين يا رب 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 13 сағат бұрын
@@DucaysanBrs-x4z Allaha u naxariisto.. waad saxan tahay sxb.. culimo waaweyn baan ka dhagaystay inay muslimin yihiin, laakiin khalaad badan ka galaan saxaabada iyo umul mu'mimiin oo ay nacladeen..
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
​@@GeeleJire-m7w ya husein ya husein inad mardow dihi don't dontid ayan filayaa
@shwomp3368
@shwomp3368 16 сағат бұрын
Shiicada marki Iraq,Afghanistan,liblialu dulayay waxa Israel iyo Mareekan cawiinayay ayaaga aheenen. Israel naa wa fahman. Marwalba waa kadax shaqeestan suni iyo shiicada.
@originalabdi33
@originalabdi33 12 сағат бұрын
Sheykh ISIS suriya maxey ka sameyse? Kuwasna Hisbollah miye la jirta? Noga so diyari barnamij iyagana.?
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 8 сағат бұрын
Dhibka suniyiinta syria ku dhacday waxaa u keentay daacish waayo markay daacish wax laayan kuwana ayagaaa lo dilaaye dhibka waala is dhaafsanaye 2011 kahoreba wala wada daganaaye maxaa loo leyni waaye hada suniyiinta lubnaan dagan maala iska laayo wakaase
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 23 сағат бұрын
Wax kale inta soo dhaagfteen miyaad halkaas mareysaan adiga goormaad muftiga noqotay waa yaabe teeda kale maxaa keeney muslim mise gaalo yes waa shiico waana bidco sida kuwa adigaba aad katirsabtahay ahlu tawxiidna la idin kama saari karo adinka oo furiucda bidcada ka mid ah iyo ayagaba budcanimadina waa idinka dhaxeysaa ahlu tawxiidna la idin kana ssari karo marka iska fiiri waxa aad sheegeyso waan naqaan xumaantooda iyo taariikhdooda laakin ma ahan sida aad u dhigeyso
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 22 сағат бұрын
Su aashaan ka jawaab qofkii nacalada hooyo caaisha sayid abuubakar,sayid cumar sayid cusmaan ma muslimbaa mase waa gaal
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz 21 сағат бұрын
​@@AliAli-yl5rhwar was waa Ben waa propaganda yahuda iyo sudig xarmitakale ayewadan
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 20 сағат бұрын
@@YussufBare-qy8sz maxaa beena inay asaxaabta rasuulkeena caayaan miyaa been ah walib khulufaa uraashiinka mar ka laga reebo sayid cali
@akh8501
@akh8501 13 сағат бұрын
Waa GAALO
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
​@@AliAli-yl5rhbrother somali Alaha ugargaaro
@Salaxc112
@Salaxc112 13 сағат бұрын
Wakhtigaan oo kale dagaal sal balaaran oo her galbeetku u qaadeen muslimiinta yaman filistiin lubnàn iyo gaza dhulka lugudare baa ninkaan wuxu hadal kadhiiganaya shaqsi oo yahuudu dishey....waa ceeb tan haddi cilmi tahay
@MohamedSH-iu7ch
@MohamedSH-iu7ch 21 сағат бұрын
Cida Muslimka dhabta ah, Illaahay bactaqan. 73 fariqo mid baa sax ah, saxiib ha ka shaqee midayn Islam. Dint khilaaf uma bahna. Cida Muslim dhab Illahay baa yaqan. Adigu inad chano ama naar geleysid ma garan kartaa??
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 22 сағат бұрын
Wuxu ahaa ilahay buu lahortagaya lkn suni badan wuudhamey oo manta jogaha
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Kacabda aqligii lola waregi lahaa ayey kujiran igasohay
@arbaysboutiquefamily1404
@arbaysboutiquefamily1404 23 сағат бұрын
Why you always after the dead people leave alone don’t talk about them, come on you Somali sheik fear Allah if you believe Allah
@kadarhashim5997
@kadarhashim5997 12 сағат бұрын
What do you mean Somali sheikh? So "Somali sheikh can't talk about history"? History of the person will be regardless of whether he is alive or not? if he was good he will get that, if he was bad he will also get that
@sundusomar1960
@sundusomar1960 20 сағат бұрын
sheikh mahdsnid wax badana kafaidnay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 16 сағат бұрын
Adiga wuu ku dhaamay orod uhiili wllaha falastiin la laynaayo Somalida qabiilka isku disha ama dhexdooda dagaalanta KA DHINTA MA LA ODHAN KARA ALLEH HOW NAXARIISTO
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 15 сағат бұрын
MAYA
@Xamze394
@Xamze394 17 сағат бұрын
Shiikh ahmadoow an biyada waxii lagu sameeyey waad ogtahay xaqa cadayntiisa munaafaqiin ma jeclo sàmin kasgaabyada aflagaadadooda iyagaa is caayey ajar baad kuheli adigu
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 15 сағат бұрын
Dr ahmed Nasra laah waa garanay sheekadiisa kuwa soomaaliya oo hooyooyin iyo caruur guri ku jira dab qabadsiinayo oo aano qabiil isku dilaayo kuwaas inoo sheeg pls
@Omra-qt7jo
@Omra-qt7jo 18 сағат бұрын
Maxa ka faidee wuxu yahay musliminta inad wax ka shegtan ayad u noshihiin wahabi kobo qaad sacudi tihiin
@abdikarimhuseinamin-ev3rr
@abdikarimhuseinamin-ev3rr 15 сағат бұрын
Gaalkaa la joogtid mujrim ma ahan miyaa waa kan muslim eedaynaysid Israel maad mujrim dhahdid
@Khadijo60
@Khadijo60 23 сағат бұрын
Ilahey ha naxaristo sh Xasan nasrulaha shahiid buu ahaa
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 22 сағат бұрын
Caruurtii iyo haweenkii uu ku laayey xalaf ka waran
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 15 сағат бұрын
Ma shiici baa tahay
@Khadijo60
@Khadijo60 14 сағат бұрын
@@adenmohamed4760 sunida 1000 milyan ka ah ee aan difaacey walaaladooda ayuu ka fiican yahay raximo laah
@bureeqagzzoffcial4159
@bureeqagzzoffcial4159 13 сағат бұрын
​@@AliAli-yl5rh xamar carurti lagu layay kawarn?
@akh8501
@akh8501 13 сағат бұрын
Meel walba sharwadayaal baa ka jira, shabaab arag, X BULLAH Arag
@FarxanXasan-l2v
@FarxanXasan-l2v 10 сағат бұрын
Xasan Nasrallah waa geesii Muslim ah ooshahiiday nagadaa jaahilnimada been hanoo sheegin
@stefankuber2132
@stefankuber2132 8 сағат бұрын
Adaa jaahil ah amma itoobiyaan oo Gaal ah
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 19 сағат бұрын
Munaafiqiinta carabta iyaga ALLE ha u naxaristo ma la odhanaya
@Wholecarpet
@Wholecarpet 23 сағат бұрын
Suniyinta kuwi shekh kahlid rashid xabsig kudilay😢
@abdisamadahmed5016
@abdisamadahmed5016 23 сағат бұрын
Jazaaka Allahu khayran Wax badan baad noo iftiimisay
@samirasahra1747
@samirasahra1747 21 сағат бұрын
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
@CaafiTiens
@CaafiTiens 11 минут бұрын
Proof keen in ee quar aanka aqoonsanen. Ani Waxwalbo ALLAH WACLAM AYAA KU DHAHAA. Adaa sheekday kuma belief kareynkaro. Bring a proof ayakoo caynayo. Afkoda ku caynayo
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 13 сағат бұрын
Sheikhow inaa Hassan ka hadashid ma diidin laakiin maa ka hadashid Shabaab shacab Sunni laayo, Suufi shirki badan,
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Shabab dowlada somalia dowldaha wato ayaa wato raga somalia hadey xureyn wayan anaga ayaa xureyneyna
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 9 сағат бұрын
Adinka yaa tihiin.n9 sheg plz 😂​@@haa8793
@baburo101
@baburo101 22 сағат бұрын
Maal dawladeed xaqdaro/been maku cuni karaa ayadoo waliba dadka igu aaminsan-yihin qof "ahlu-diin ama culumo" ah? 🙋🏽‍♂️
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 21 сағат бұрын
😂😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 21 сағат бұрын
Illaahay ha u naxariisto aamiin yaa rabi raxmaan
@selmanabd2782
@selmanabd2782 19 сағат бұрын
Maya muslin maha waa xisbul sheydaan
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 16 сағат бұрын
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Jizakallahu qer sheeq Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha nagu hanuniyo diinta islamka dhamanten illahey idankiisa illaheyow naxafid oo nawafaji Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa
@doone9873
@doone9873 19 сағат бұрын
Sida rer galbedka aya u hadashay sheekh waxa run ah madan shegin wayo sheecda hal qof oo sunni ah ma dalin waxay dilin KHAWIRIJDA kuwa dadka dhibay waxana ABUURAY America iyo Israel iyo rer galbed marka waxaba haka shegin sheeco wa dadka qaxa ku tagan sunni ayaga ka fican please iska amuus waxa adan aqon ha galin please
@abuuramla
@abuuramla 19 сағат бұрын
Ninyahaw waaqica kama war qabtide iska aamus
@NimcoHodan-r5f
@NimcoHodan-r5f 19 сағат бұрын
Suniga maxay kaga fiican yihiin inay khulafaa u raashidiin la caayo oo la dhaho gaalo ayey ahaayeen Ma waxay kaga fiican yihiin inay xaasaska nabiga scw wax ka sheegaan aan fiicnayn macnaha suni mataqaanaa waaa dadka sunada nabi Muhammad scw raacsan wixii uu ka reebay ka hara.wixii la farayna sameeya kuwaasa suni ah ee ma aha in la khilaafo sunada wll xaqa alle ha tuso balse lkn sidaas xaq maaha hadad sidaa xaq u taaqnana soo laabo halkaa xaq kaama xigo wa billahi tawfiiq
@mapaacha4552
@mapaacha4552 19 сағат бұрын
INNA LILLAAH WA INNA ILAYHI RAAJICUUN - RAXIIMULLAAH Yaa RABBIL CAALAMIIN Anyone who pronounce a SHAHADA WAA QOF MUSLIN AH. JANNO IYO NAAR, GACANTIINA MUUKUJIRA???? ….QOFKASTA CAMALKIISA HA ILAALIYO…..QOFKII DHINTEY-NA WAXBA LAGAMASHEEGO EE WAA LOODUCEEYA OO MUSLIN AH… MAHADSANIDIIN
@ugaasbashiir323
@ugaasbashiir323 7 сағат бұрын
Eeraar iyo xulufadoodu waa shiico waxayna ladagaalamayan yuhud iyo maraykan sucuudiga iyo imaaraadkuna waa wahaabi Naftooda iyo maalkoodana waxay la garabtaaganyihiin Yuhuud iyo maraykan Labadaas qaybood kee muslim ah ???????????????
@abdishakuurmacalin5413
@abdishakuurmacalin5413 19 сағат бұрын
Intaa aad leedahay buu odhanjireye. نحن نحكم الظواهر Adigu waxaan kuu aragno waa Muslim isna sidoo kale
@abrahamabraham-gr8xu
@abrahamabraham-gr8xu 15 сағат бұрын
Manta wa malinti la is cafineyey ha la iska rebo doqonimada oo yahud ha lala dagalamo. Suni iyo chico
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Shico ayado kacbada werareyso mardow wad arki dontaa
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o Күн бұрын
Suni fa ida ey leeyihiin ma arkin umana hiiliyaan walalhoda suniyiinta marka waxan leeyahay allaha unaxariisto hassan nasrulah waana shahiid dhab ah manta waxan ognahay dariiq alle raali kayahay inu maray ma adigaa arkaayey markey carur walayen haku dambawin hadad run sheegeyso orod aad falastiin malin walbo xadarada lagulaynayo war waxan layabay dadkan suni isu shegayo hadana wax matarayasha ah waa hadan idiin dhagesto warkiina iguma socdo waxan ahen rer xuutiyiin iyo xisbulah waa geesiyal hadafkoda cadyahay suni kursi kaso qeylinayo idaya fadlan
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Күн бұрын
dadkii taariikhda kaqe lisiiyay mareekan oo ay marekanku gesini madooda ay layaa been taariikh iyo cashir lama ilaaban udhigay marekan iyo sxibadis waxay ahaayeen sunni orod taariikh da sifiican usoo baar hadaa been moodid
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o Күн бұрын
@@Cabdulahinur227 abaheyga geel lahanjiray waxa dhanta haduu digag leeyahay suni qeer kuma arko waxii hore waa qubay kuwa hada an arkeyno oo daba dhilifka yahuud ushaqeyo ar hal dal oo suni ah iisheg rer falastiin uhiiliyey anigu ma arag waxan aheen shiico hadii xasidnimo looxasdayo wax qabadkoda waa yeelkeed
@marianali6233
@marianali6233 21 сағат бұрын
Suniyiinta sideeda waxbaa kaqandan mind set kooda isn’t right 😢😢bal mee waxtaraan walaalahooda falastiin 😢😢hortooda lagu dhameenooyo wax loobaah neen aykumashquunsayihiin I’m so sick 🤢 of tired 😢😢😢
@istaradan9237
@istaradan9237 20 сағат бұрын
Suni waxabo diin uma qabatana
@qoojemedia73
@qoojemedia73 18 сағат бұрын
Kuwii suniga sheeganaayey aawey Mey waxtaraan .waxa maantana u hiilinaayo falastiin waa shiino guul dhamaan muslimiinta alaah ha u naxariisto muslimiintii shahiiday dhamaantood. Ok.gaal iyo gaal raac iyo munaafaq iyo murtad alaah ha halaago. Aamiin
@stefankuber2132
@stefankuber2132 8 сағат бұрын
صدقت والله يا شيخ أحمد اليماني حزب الشيطان كانت تدافع عن العلويين الشيعة ضد أهل السنه والمذبحة التي حصلت والتمثيل على الجثث السوريين كانت تترجم مدأ الحقد والغل في قلوب الشيعة ضد أهل السنه . وأقرأ الشاعر الإيراني كيف عبر عن شدة بغضه وكرهه للعرب . قال الشاعر الفارسي مصطفى بادكوبا..يا إله العرب ضعني في قاع جهنم ولا تسمعني حرفا عربيا لكي لا يكون عذابي عذابين . من شدة كرهه للعرب . فأقول الله لا رحمه والى جهنم وبئس المصير
@BossmanOhio
@BossmanOhio 19 сағат бұрын
In Islam, backbiting (known as **ghibah**) is considered a major sin. It involves speaking ill or spreading negative information about someone behind their back, even if the information is true. The Qur'an and Hadith strongly condemn this practice, comparing it to a vile act. ### In the Qur'an: 1. **Surah Al-Hujurat (49:12)**: - *"O you who have believed, avoid much [negative] assumption. Indeed, some assumption is sin. And do not spy or backbite each other. Would one of you like to eat the flesh of his brother when dead? You would detest it. And fear Allah; indeed, Allah is accepting of repentance and Merciful."* - This verse draws
@abdigah5364
@abdigah5364 14 сағат бұрын
Xasan Nasrullah iyo Shiica iyo Sunni waa dameer iyo labadiisa dhegood . Maaha diin xagga Rabbi shaqo ku leh . Waa been-abuur iyo khuraafaad . Sidaa darteed Rabbi ayaa halligay odayga dhiigga badan ee bani-Adam qabay والحمد لله
@omarosman8749
@omarosman8749 8 сағат бұрын
Shikh kawaran kiiskaagi. Lagugu xiray ee khayanada state of Ohio. Adigo bank 2000k kujirto inaad guri dowladed iyo caayr ciyalkaga aad siinaysay. Taas maxay diinti kaqabta
@nasroali2077
@nasroali2077 3 сағат бұрын
Car haka hadlo qabyaalada somali isku dileyso!!!car haka hadlo dulmiga sucuudiga ay ku heyso falastiin.waxuu ka hadlayaa geesigii isis laayey falastiin uhiiliyey,yuhuudna garaacay.kanaa dad sh u ah.sorry
@MohamedAbdi-bs1qz
@MohamedAbdi-bs1qz 3 сағат бұрын
Bashar al asad iyo xasan nasru laat. Waxay cadhaben rer suriya 2011 walahi rer suriya dilki xasan rasru laat way udabal dagen mahayeli zaiid ayay ucathaben. Inkasta o yuhuda ficilkoda in lodabaldaga ay ehen
@CanabCabdi-h1o
@CanabCabdi-h1o 20 сағат бұрын
رحم الله الشيخ حسن نصر الله
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 15 сағат бұрын
Diinkaaga baro
@NaimanurAbdi
@NaimanurAbdi Күн бұрын
Allah naxriisto
@abdirahmanahmed8834
@abdirahmanahmed8834 6 сағат бұрын
الشيخ الددو waxuu dhahahy shiicadu wa mislimiin wana caalimka kali ee manta dunidan saara 52 cilmi kabadan xifdisan. Allah aan ka cabdano
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 21 сағат бұрын
Nasrulahh , Ilahy janda hagaliyo wa shiheed gugisa logu yimid, Ahlunarka wa qofka muslimka kalageeyo you're promoting western Agendas to divide a Muslims , adiga aya ISIS ah sida ad u hadleysid wa waxoshnimo, xiligan suni iyo sheco mataalo meshan raqiista nagala tag waxba ma,ogid.
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 2 сағат бұрын
war somalida waa jahiliin maogtahay xizbulaah in lo asaasay in lagu dumiya islaamka wa dad heysto diin daba gadisan islaamka kafog ma ogtahay in o ahay daba dhilif o kaso horjedo falastiiniyiinta ma ogtahay in uu yahay shiici o caayo saxaabada nabiga scw iyo umahaadka mu'uminiinta maogtahay in ey aaminsanyihiin beytulmaqdis u aheyn kan kuyaala falastiin u kuyaala cirka sadaam xuseyn ayaga ayaa kadanbeyeen riditaankiisi qofkii raba in uu kaogaado ha akhristo alfiraq wal adyaan adinkaa yabi dontaane. Lakiin hadaad rabtaan in aad ku xakuntantaan hawadina de waa idinkaas waxaan waa diin maxey ulaayen rer suriya si naxariis la'aan ah maxey Kala yihiin rer falastiin iyo rer suriya caqliga hashqeyo.
@nasroali2077
@nasroali2077 3 сағат бұрын
He is muslim mujahid u r wahaabi hassan nasru Allah wuxuu laayey isis . U can’t find like hassan nasru Allah raximuhu Allah.
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 16 сағат бұрын
Asc sh yamaani runta ayaad sheegtay waa ahlunaar marka waxaan kaa codsanayaa inaad shiicada inaad ka soo sheekeeyso shiicada mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maariana7291
@maariana7291 2 сағат бұрын
hasan nasrulah kama nixin wlh dilkiisa waxan is weydiyay sababtan uga nixi waye ileen wa nin shiici raafidi ah oo gacmaha dhiig ku leh caruurti suuriya iyo haweenki laayay , maanta ayagana yahuud baa ilaahey ku saliday, xisbulaah kuwa sheegto waxey geesten ba laga gooynaaya daalim kasta daalim ka weyn buu alle ku salidaa, weyna ku macaanatahy , allow munsliminta suniyiinti mideey yaa allah ❤
@Ciise-n5r
@Ciise-n5r 8 сағат бұрын
Sh xasan nasrulah aĺlaha u naxariisto somaliya kuwa qabiilka u dagaalama ee ku dhinta naarta allha ku fogeeyo iyo kuwa qabyaalada xulunka ku qaybsado 4,5 ka aamiin...😢
@CabdirahamanCabdirahmancawl
@CabdirahamanCabdirahmancawl 19 сағат бұрын
Walaalaw.masala.diini.ha.loo.dhaafo.climada.yeynaan.isceebeyn.ninka.aqoontiisa.ayuu.hadli.diintu.rayi.maaha
@hawaabdiwarsame851
@hawaabdiwarsame851 16 сағат бұрын
Wuxuu muteystey Allaha ku abaal mariyo.Shiico Muslimiinta gaalada ayey ka jecel yihiin waa xaqiiq.
@FieldOfRichesFarm
@FieldOfRichesFarm 9 сағат бұрын
Inalillah waina ileyhi Rajicun ALLAH KABAQ WAR ALLAH KABAQ SHIA WAXAAD KATAQAANTO YARAAA INALILLAH WAINA ILEYHI RAJICUN.. QIYAMA AAN KUKULANO ATHIGA IYO BEN ABURKAAGA
@hiddenname5928
@hiddenname5928 9 сағат бұрын
@@FieldOfRichesFarm Inas saan as uu hatlow wasku qasbanyahay hade kele shahadtha oo gerdherha so siyan walaga khatha ibn adam iyas wije is ka jaarsanoya rabegena allah waa iloway
@hiddenname5928
@hiddenname5928 9 сағат бұрын
@@FieldOfRichesFarm Xasan naser allah oo saxabta iyo umul muminin caya ma arktay ama khumane aniga waan tabacay barnamj badaan wankal bertay yaa shicada oo xuun iyo shicada ila bet alrasul عليه الصلات و السلام
@FieldOfRichesFarm
@FieldOfRichesFarm 9 сағат бұрын
​@@hiddenname5928...MASHAA ALLAH WALLAL ANIGA SHIA MADRASSA KASOQALANJAWIYEY WALLAHI SAXABATHA DAN MACAAYAN BEN ABUUR AYUU SHEGI HAYAA WAXAA KALE WAX UUSO MAQLEY AYUU SHIATHA KASHEGIHAYAAA BALSE QIYAAMO ALLAH AYAA QOF WALBO NAFTIISA UDOOTHI DOONA ALLAH HAKUSHARFO WALLALKEY CILMIGAAGA IYO AQONTAATHA AAD IGU DARSATEY❤🎉
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim Күн бұрын
Shahiidweyan
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 22 сағат бұрын
Allahu Akbar, Walaaxawla walaa Quwati Illaah BILLAAH … Allah awoodiisa eeg qofwalba oo kibra Allah baa qabta , Allah Suniyiinta caawi yaa RABB
@CabdirahamanCabdirahmancawl
@CabdirahamanCabdirahmancawl 19 сағат бұрын
Acw.hargeysa.ayaan.jooga.intee.joogta.alla.ha.kuu.fudufeeyo.mawducan
@abdifatahabdullahi1863
@abdifatahabdullahi1863 20 сағат бұрын
Yes he’s a MUSLIM because Shicada shahadada ma inkirsano. Mida kale ayaga keli aya Palestine 🇵🇸 la istagay
@ifrahabdulkareem6028
@ifrahabdulkareem6028 5 сағат бұрын
SHEEKH MAANTA BASAASINTA UGU BADAN MUSLIMKA DHEXDIISA WAA SUNNI. KUWA QASA XASUUQEEDA GAALADA KU GARABSIINAYA WAXAY SHEEGANAYAAN SUNNI, XASAN NASRULLAH AAD BUU U GARAB ISTAGAY MUJAAHIDINTA QASA, XISAABTA AAKHIRO IYO JANNADA IYO CADAABTA ALLE AYAY GACANTIISA KU JIRAAN, ALLAH CIDII UU DOONO WUU U DAMBI DHAAFA, MARKA ANIGU WAXAAN LEEYAHAY HIILKA U QASA U HIILINAYEY ALLA HA UGU NAXARIISTO.
@abdimainmahamud4753
@abdimainmahamud4753 Сағат бұрын
Kheyr farabadan ALLAHA KU SIIYO Walaalkeey
@itzManha125
@itzManha125 2 сағат бұрын
Muslim waye shico kuwayar mahee seda sunada u qabaan kuwa la dhaho qawarij ee qaban caaya rasulka scw xaaskiisa dha Cali abi dalab dhah waa qalin kuwaas waa gaalo lakiin ninkaan asoo ceenah rasulka xaaskiisa lama haayo asoo ali ka dhagah allah lama haayo haa muslim wuu laye Suuriya shaki kuma jiro lakiin gaal maheen qof aadan arkin asoo kuri sameenah hadaa gaal dhaho adnah waa nqoonah rasulka yiri is ilaasha aniga mar aan moodaye shico oo dhan gaalo lakiin no
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 11 сағат бұрын
SubxanAllah ya Rabb Ilaahayow xaqa nagu dil dhamaanteen, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
@ugaasbashiir323
@ugaasbashiir323 7 сағат бұрын
DIINTU MA MABDA LA AAMINO OO LAFULIYAA MISE WAA MAGAC LALA BAXO OO LAGU XARAGOODO ????????????????,
@nasroali2077
@nasroali2077 3 сағат бұрын
Bax sucuudiga dhiig u yeel maantaan ku fahmay inaad eber falastiin ayuu u dhintay wahaabiyana waxay la jirtaa yuhuud .
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 11 сағат бұрын
Shiiqow wuxudoono ha ahaadde Adiga halmaali adigo falastiin u duceynay malagu arkay markaad maydka xamanayso wuxu ahaba Alla kulalaxisabtamay
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 18 сағат бұрын
Munafiqnimadii carabta oo sheegta sunni wa la ogaadey hal sheekh oo sunni ah oo sucudiiga joogo ma hadlin waxey doorteen naar ragga jihaadka ku jira wa muslimiinta dhabta ah cimaamad iyo raaxo iyo lacag iyo naago ka doorteen sharafta
@abdirahmanahmed8834
@abdirahmanahmed8834 6 сағат бұрын
من لم يكفر الكافر فهو كافر Ma aayad mise wa xadiith walhi wa cajiib.
@JAY.4040
@JAY.4040 21 сағат бұрын
Waxaan Nahay dad islaam ah ayaad quraana Ayaa dhaheeyso kuwa Alla rumeeyayow isu gargaara Hall Qof majiraa Dadka sheeganayo ineey muslimiin yihiin usoo dhaqaayay ineey caawiyaan Falastiin? Hadaba Shiicada Mar walbo aad nooga dhigtaan ineey Qawaarij gaal ah yihiin Ayaa Naftooda iyo dhiigada huray mala dhihi karaa Ayagaa Wadada Xaqa aheeyd kutaagan??
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 7 сағат бұрын
May Allah help to right way all Muslim people and remove manafaq from our religion😢
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi Сағат бұрын
Oo maxay karabeen siriya ileen wuxu masiibu ahaa owal waan u naxayee makanaxay mardanbe shaydamada
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 19 сағат бұрын
Manta ma joogto Suni iyo shicoo Gaza xoraynteedi ya la jogoo waxn qaybinta ad laso fadhisatay Loma bahno warya shiikh ma tihiideee shaaryo shareraani uus ada ka liitaaaa
@abdikherdahiye4075
@abdikherdahiye4075 17 сағат бұрын
Inalillah waina illahey rajicuun. May Allah subhana wataAllah grant our late leader Hassan Nasrallaha Janatul Firdows.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 8 сағат бұрын
XASAN NASRULAAH IYO XISBIGIISA SOOW KUMA AAY FIIRSANEYN MARKII YUHUUDA AAY DUQEYNEYSA GAZA OO DILEYSA IYAGANA AADKEYSTA DHEH
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 21 сағат бұрын
Sheqow asc horta carab iyo muslin suni ah ayaa lo adeg sada dowladaha carabta oo suni ah hadey madaxa soqadan suriya çıraq masar libnan sudan libiya somaliya kuli waxa burburiyey waa muslin suni intan 70 iyo dhowr sano ayaa falatiin waxaad aragtey lagu sameynaya iyo masajidka barakeysan cid uhadashey ama ka dhiidhidey oo islam suni ah majirto South Africa oo gala ah ayaa melkasta mareysey iyo iraan iyo shiico nimankan waxa lo dilayo xuti iyo xisbulah waa sideed ugu hiilin kartan kuwa dhinacyaha kajiro waa suni gajo oon xabad wey ku fiirsanayan urdun ayaa wax kasta ugeysa İsrail maxaa suni ey ka yihiin awey diintad sheganeysan suni hada tihiin ninkan muslin miya allaha unaxariisto ma la dhihi kara allaha unaxariisto shahadadiisa allaha ka aqbalo caruurtas maskiinta uu ugiilinayey allaha ugu dhafo danbigiisa suriya kuso hartey xawan dowladoda loso adegsadey oo diinta kugabanayo ayuu uga hilinayey wakas doladii xoga badneed sidey kadhigen qa imiinta haa wey u hiiliyen ayaga wax kasta u qabtey sunigana haxaqan way balayo dhan ayaga dabada kuwato oo galada iska dhisa aniga ahaan gaal col lama ihi wayo ayadan kudhax nolahay basabor isiiyay wadankan jogan in la dulmiyo marabo ayagana iney islamka dulmiyan marabo sucudiga qofki uholiyo falastin ama calankoda qato weyxiran suni muxu no tarey kuligen ayagan udiceyneyna.
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 12 сағат бұрын
Wcs wr wbt Sheekhena Allaahuma Aamiin Thuma Aamiin wa Jzklh kheiran 🌿
@haa8793
@haa8793 12 сағат бұрын
Sheikh ajar iyo xasanad an lasokobi karin Alaha kusiyo hope this vedio inu meldeer gaaro
@ubah-tb5wl
@ubah-tb5wl 6 сағат бұрын
wow maclin ahmed thank you wallahi wax badan ii ga jahil bixisay jzk. xakhdaro dii aa soo baxday.
@Junanilll
@Junanilll 16 сағат бұрын
Iran calacalka kadhamaday hada . Musliminta wa inay cunaqaten saran yahud ayay Iran malin walbo kucalacalan . Waxan sugnaba wa burburka Iran insha Allah .
@MucaadE
@MucaadE 21 сағат бұрын
Aad baan u jeclaa ninkaas siduu noo garab istaagay,Allaha u naxariisto walaalkayo😢😢,Aad baan uga naxay geeridiisa,
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 13 сағат бұрын
Yeygi ariga kacunay ayas waraba cunay 😂 aa ladaha wxas Nasrallah suniyinti Iraq iyo suriya asaga babiyay iyo kixumay ay diyarada ladacday iran hogominay we say alxmdll ulamajethi inan yahuda lajiro wayo shiatha waxay naclada cumar abubakar umatuna aisha so waxba nomakendamu kukasta dantisa aya firsana.
@asha4100
@asha4100 6 сағат бұрын
Kun jeer ayaa dhaheena ALLAH hau naxariisto al shahiid. H.Nazrallah
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 16 сағат бұрын
Madaxda carabta illahy ha u naxarsto ma odhan Kara adeer sheeko wahabiyada nagala tag suni munafiqiin u badanyhn allah ha u naxariisto sheekha nasrulahi waxan ahy suni jecel shiicada waxana ahy muslin dhab ah allah janadiisa ha igu casuumo amiin idhe please
@umuamiiroumuamiiro
@umuamiiroumuamiiro 8 сағат бұрын
kuwaas waa xisbu sheydaan xisbullaah Maha Allah shartoda hanadhafiyo xaqii rer suriya ayaa kasobaxey
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 14 сағат бұрын
Go fight for palestinian they are sunni, i an fed up with this shia/ sunni thing! I am sunni Alhamdulilah but israel is at war with islam not shia or only palestinian!.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,5 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:03
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:51:48
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00