War kuwaan mukulalahan ha ku metalin M. Siyad Barre the lion of Africa 🌍 Naxariista Jannatal Fardowsa Al Aclaa Allah ha ka waraabiyo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
@ogaaloge32817 сағат бұрын
Siyaad barre aduu lion kuu yahay anaga yaanyuurta kama naqaan Mr qasaare bare u aqaan
@Ami-q9x7 сағат бұрын
Caqligaaga saas miyaa, intaa saa ufikireeso adi kuwa la fikirka ah,wax aa,tahay malahn,meelaha iska caytan,moos aa katahy meesha,faaan iyo caay waxaa ahen mahesaan,ee sobarata siyasada,21 sano aderka digtaaror ayaa wax noga dhigeee,moos atahay
@wahibaali6368Сағат бұрын
Maansha allah walaal madaxweyne maxamed siyad bare wuxuu ahaa libaaxi afrika janatul fardowsa
@maryanali98717 сағат бұрын
madexw prof xasan waa S Y L 2 adeeradii baa dalka xoreeyay haddana Asha iyo dowladiisa baa xoreynay nool dal xoreeye
@ubahguled50477 сағат бұрын
Siyaad Bare illaahay ha u naxariisto. Tuug ma shay. Xassan munaafaq oo kale ah. Wax walba free bay noo ahaayeen dal qurux badan oo laga baqona waanu lahay.
Captan ayuu rag rag dhalay waligiis adeerkiis ma caayo A / Qadir boos a Adeerkiis hunguri buu ku badashtay
@MakoFarax6 сағат бұрын
Wa lagu wasaaaa ina garacow
@HappyCherryDumplings-hg9no2 сағат бұрын
Boos was rijaal runsheeg ah
@hamdibulhan80095 сағат бұрын
War boosow intaad rabigaa ka xishooto m siyaad hau gefin hana ku jimeyniin tuugtaan cadawga soomaaliya u wada shaqeeya oo bilaa sharfaa rabi ha u naxariisto m siyaad barre wuxuu ahaa geesi geesi dhalay oo dhigiisu ay ka haybaystaan wuxuu ahaa madaxweyne dal iyo dad xukuma yey xukumaan wakuaas mid waliba qabiilkiisii xitaa u talin la ee si kale wax uga sheeg hadaad rabto laakiin ha narbar dhigin kuwaan
Madexw prof xasan shiekh nin gaari waayay baa caaya
@maryanali98717 сағат бұрын
Madexw prof xasan shiekh dalxoreeyeshibiraha meel aha ka hees Aya waxba kama badali karaan
@asawirbukhari51308 сағат бұрын
MAYA
@teatime68534 сағат бұрын
Xassan sheikh dalxaraashe hantidii siyaad barre somali uga tagay adeerka baa gatey tuug wa la iska qabana
@ahmedisse91657 сағат бұрын
Booska maxaa is beddalay XASAN SHEEKH sow ma ahayn ninkii madaxa kuu saarnaa oo adeerkaa ahaa goormaad is beddeshay mise waqtiga iyo waayaha ayaa ku beddalay wallee waa yaab .
@venti94072 сағат бұрын
Soomaalidu waa wada dictator
@xamzash81842 сағат бұрын
Kala kacsi miyaa warkaagu
@yurub52882 сағат бұрын
War Amus maxa kaa galay somalilaan isla yaab somalilaan maha somaliya iyo faqash ma xishoodan 😮😮😮😮👊👊👊👊👊
@MuscabSaciid-rv5mn7 сағат бұрын
Haaaa
@filsansiciid7911Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@lilcoookie24152 сағат бұрын
Ala maxaa duli tahay waryaa aamus
@IAM-x5s6 сағат бұрын
Adeer waanu og nahay ciro xamar la balamay sorry
@IAM-x5s6 сағат бұрын
Maxaa kaa galay somaliland taada ka hadal?
@fardowsoabdirahman5813Сағат бұрын
Kkkkkk biska 90 siyad bare iyo mareexan farmaajo waxan maqli jirey ari jir waxay aragto orgi baa u wayn kkkk adeer aan ka nasano
Dhulki Somalia Somalia ma ahan bal micneeya mirqan lanad
@SaidAhmed-t5c6 сағат бұрын
Muuse rag weeye inuu buudka idin kula tunto anigu waan soo dhaweynayaa maxaa kibray oo labaatan sano been loo sheegayey baad tihiin
@NazuuJr5 сағат бұрын
Waa qeeb kamida jaahilnimada iyo aqliga ciyaal oromo 😮
@warsanxidig9749Сағат бұрын
SIYAD BARE AUN NAXRIISTO DALKA ISKA DAYE AFRIKA BADAN AYUU XORNIMADOODA KA CAAWIYEU,SKOOL,JAMICAD,CAFIMAD FREE AH WAXQABAD SANMADOOBE IYO SANCADAALE WAXBA MA AHEYN,NINKAN QABUURAHA CANSHURA ,SHISHEYANA MADAX U FOORARIYA,BILAA CALEYK AKHIRADADA XASUUSO .
@ashaomar67197 сағат бұрын
7 minutes 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ami-q9x7 сағат бұрын
Yaku khaldosaa,7mint
@deeqomaxamaddhiiga321519 минут бұрын
Bosa adiga aya lakuwetin wayab iyo lamafin ee kusoco runta 🎉 waa maya
@isninoali95336 сағат бұрын
Waa faantaah Bossoow ha ilaawan D5 waa libaaxayo❤❤❤❤❤
@husseind79428 сағат бұрын
War Iska amus uf cakuh hawiye.
@cabdulahiciiro4 сағат бұрын
Hello d5 💪🇸🇴
@Blackiislo8 сағат бұрын
Kiista Dani laga soo qaatay ma shaqeyn karto dalxureeye xafidu Allah dalka shaqo wacan ayuu kasoo qabtay Dalka qof iyo cod ayuu aadaa putland Ha iska maqnaato jubaland waa lawada lee yahay 🎉🎉🎉😂😂😂
@Blackiislo8 сағат бұрын
Dalka hal madaxweyne ayuu lee yahay amarkiisa ayaa shaqeyn karo maamul gobaleed warkooda ma shaqeyn karo 😮😮😮 Dalka dagaal ayuu Ku jiraa no more Dani 😂😂😂iska ceeysh waan ku fahanay 😢😢😢
@AlisaladAhmed7 сағат бұрын
Wixii shalay Farmaajo laga diiday in maantana la sameeyo miyaa cadaalada marka, xasan dastuurka kama boodi karo, caadifada meel iska dhig
@Blackiislo7 сағат бұрын
@AlisaladAhmed Hasan sheikh wax muuqdo ayuu qabtay Somalia marqaati ayee Ka tahay farmaajo maxuu u qabtay Somalia aan Ka cadawga Somalia 🇸🇴 in uu la safto sida alshabaab eithopia iyo muqdisho in 2 canshuur laqaato ayaan aragnay ebow Hasan iyo farmaajo ha is bar bar dhigin 🖐️
@Cadar497 сағат бұрын
War iska aamus doqonoow Xasan Shiiq Maxamuud President ❤❤❤
@MohamedHassan-lu9zk4 сағат бұрын
Xasan Sheikh is not easy 😂
@maryanali98717 сағат бұрын
madexw prof xasan waa S Y L 2 adeeradii baa dalka xoreeyay haddana Asha iyo dowladiisa baa xoreynay nool dal xoreeye