HASSAN SOYA NINKEYGA II NOQO AYAAN DHAHAY KAN WAA MIXNAD

  Рет қаралды 32,045

umu Ahzab channel

umu Ahzab channel

Күн бұрын

Пікірлер: 81
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm 11 ай бұрын
Ma cher soeur hamda abdirahman je vous souhaite tout le bonheur du monde est le paradis eternel incha allah huno je suis fans de toi from Djibouti waxan ku rajenaya farxada adunko iyo janoyinki an dhamadka lahayn huno i'm fans for u u waku micneyay inti an fransiska kugu so qoray respect walashay
@qalbisaliimchannel7559
@qalbisaliimchannel7559 11 ай бұрын
Maanshaa allah walalkey ina adeerkey qaali iyo duma xamdi ❤ allah isku kiin calfo waan isku kiin jclhye
@deeqaluula7646
@deeqaluula7646 11 ай бұрын
Xamadiyey lacagta waa la wada jecel yahay lkn waa la kale jecelyahay like you
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 11 ай бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤
@fathimacvd1519
@fathimacvd1519 11 ай бұрын
Atooraha iyo Atariishada waan idn sallmey❤
@maryanidil6763
@maryanidil6763 11 ай бұрын
Aduuyada illhy saa iskugu kiin jecelahy lee waxan niyada ku haayo illaahow run ka dhig
@FardowsaSiman-n6v
@FardowsaSiman-n6v 11 ай бұрын
M.a umu iyo Hassan waan idin wataa runtii waxaad iinoqoteen balwad veado gaan markale kusoo celiya
@zahradini5126
@zahradini5126 11 ай бұрын
Mashallah 🫶🫶🫶 live in peace umu and Hassan I wish you happiness and health God protect you from bad people Amin Amin
@DhashiiRersheikhisxaaqHamdaQur
@DhashiiRersheikhisxaaqHamdaQur 11 ай бұрын
Boqoradena rer xirsi dhiiga ❤ ina adero
@MohammadSaed-l3m
@MohammadSaed-l3m 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤ love you xajigeda
@malabtomohamed1282
@malabtomohamed1282 11 ай бұрын
Waaintageer❤❤❤❤soya iyo umo sharf iyo karamo❤❤❤😂😂😂
@MonaAliAmiin
@MonaAliAmiin 11 ай бұрын
Uma iyo xasan aadaa iskugu kii aanshaqey runtii❤❤❤
@FaizaAbdirahman-d9y
@FaizaAbdirahman-d9y 11 ай бұрын
Hhhhhhh xasan soya hadalkga iga gadan😂😂😂😂
@zakiyare-gv4rh
@zakiyare-gv4rh 11 ай бұрын
Waan kusalaamay my quen of the queens
@LakiSheikhrabiic
@LakiSheikhrabiic 11 ай бұрын
Wan idin jeclahay dhigiin ugusareeya❤❤❤❤❤
@faadumo123-hv8mn
@faadumo123-hv8mn 11 ай бұрын
Teamkan xarabo weye horey usocda ❤
@IbraahimMaxamednuur93
@IbraahimMaxamednuur93 11 ай бұрын
Aboowe abaayo waan idin jecelahay
@haliimomohamud-xc5je
@haliimomohamud-xc5je 10 ай бұрын
Xamda iyo xasan soya its fun people
@fatimagumbe8161
@fatimagumbe8161 11 ай бұрын
Waxa idinka dhexeeyo qofkii caqli leh waa fahmi karaaye maxaa kaloo noo sheegaysaan hassan iyo hamdi😂
@deqo5553
@deqo5553 11 ай бұрын
Abaayo faanfaan badanidaa abaayo 😁💎
@hawasoulemanhawasouleman-8262
@hawasoulemanhawasouleman-8262 11 ай бұрын
Masha allah
@IsraxasanIsraxasan
@IsraxasanIsraxasan 11 ай бұрын
Wan dawanayaa ws❤
@cabdulkadircabdurahman1381
@cabdulkadircabdurahman1381 11 ай бұрын
Jinniga qoslaayo waad ka badiseen hadalkiina ha dhagaysano fadkan.🎉
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px 11 ай бұрын
Masha allah walal
@farduusmuxumad5223
@farduusmuxumad5223 11 ай бұрын
Mansh.Allah
@IqraBintuMahamed-eb7nc
@IqraBintuMahamed-eb7nc 11 ай бұрын
Masha Allah queenteyda ii noolow in tey nololi jirto
@hanaahussein3961
@hanaahussein3961 11 ай бұрын
Hhh Xamdiyey io xasan salma somli wan jooga lkn vido so dhigteenn ano seexan rabo hda wan dawaday good night dhaqso hala seexdo team dhafar😊
@SaacidYare-gq5ry
@SaacidYare-gq5ry 11 ай бұрын
Hamdi abdi rahmaan((ummu ahzab))
@princesslula6018
@princesslula6018 11 ай бұрын
Hiyo nyumba kulaha asaga ayawa kakasaya Kiswahili hii nyumba deh walaley Nairobi mudo aad jogte Kiswahili hata mabaran weyse marbadan ayan kuarke waxbo makaseysid
@MuwahubSharif
@MuwahubSharif 11 ай бұрын
M..a wlky iyo dumashi inolada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimisco8251
@ibrahimisco8251 11 ай бұрын
😂😂kuwan wa lacag Radis kulah video danpe shegeyna waligin ha shegina nio aniga Xamdi ayan channle u so dawasho taga hadi dhahdo xarir naga dhaxey bas weye youtubkena danpe ma dawanayo sababto ah gabdhi an jacala jacyl u shegatay😢😂
@HappyFida
@HappyFida 11 ай бұрын
My team love you yq❤
@laylocaliadam9590
@laylocaliadam9590 11 ай бұрын
Wani wata boqorada iyo xasan soya
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 11 ай бұрын
We want know we are tired anyway guleysta waligiina
@CaishaAbokar
@CaishaAbokar 11 ай бұрын
Umu waa ku tageraa wallhi hablaha waxbaad dheertahy allah haku xafido sooyaa zxb funny ah😂
@MaxamuudCali-ek7wr
@MaxamuudCali-ek7wr 11 ай бұрын
Abti xasan sooya waankusalaamay
@Kindwish
@Kindwish 11 ай бұрын
Hassan xaas maleyahy weydiii nh pia sis tujue
@OumalkaireOumal
@OumalkaireOumal Ай бұрын
Time unu AhZab ❤
@nimcoabdiwaxidfarax
@nimcoabdiwaxidfarax 11 ай бұрын
Asc sethy Abaayo
@C.salaanMaxamed
@C.salaanMaxamed 11 ай бұрын
Axadkan hassan soya lagu sheegayo kanin halmilyan oo gram buu la laqsiyay gabar yar baa isaga ciyaaraysaa
@adnanmohamed4073
@adnanmohamed4073 10 ай бұрын
M.a
@SaynabSalah-h7o
@SaynabSalah-h7o 11 ай бұрын
❤❤❤
@fartunismail6477
@fartunismail6477 11 ай бұрын
2love❤💋💋💋💋💋🙏❤️❤️
@casiir21
@casiir21 11 ай бұрын
First comment my sister umu🎉
@FatushYussuf-h1r
@FatushYussuf-h1r 11 ай бұрын
M,a soya and dumashi😂😂😂😂👍
@AminaAmisha-x1d
@AminaAmisha-x1d 11 ай бұрын
Asc
@CaishoMaxamed-k4p
@CaishoMaxamed-k4p 11 ай бұрын
Umu io xasan soya maska madow igu darsada lacag badan idin Sina iyo meesha jeceshihin idin geyna 😂❤
@Ixsaankhadar4445
@Ixsaankhadar4445 8 ай бұрын
Xageed gayne cunuga yarka😂😂😂😂
@ayaancali9439
@ayaancali9439 11 ай бұрын
Doqon ooyso wad bahdilantahay mar walba uf
@CaptanLii
@CaptanLii 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢
@yasmin933
@yasmin933 11 ай бұрын
Qof an laga jeceleyn ma jiro wlhi
@ahmedawil5598
@ahmedawil5598 11 ай бұрын
Jah
@RodoBashiir-g5c
@RodoBashiir-g5c 11 ай бұрын
Umu ahsab ❤
@Sahrosunni-kf2cw
@Sahrosunni-kf2cw 11 ай бұрын
Xasan iyo xabdi waan idin salmay mida labaaad xamdi xasan siduu kuugu matalay xaajigaga waan ka helay fiicnaan laydaa inuu xajigaga dhabta ah noqdo maxaa yelay xasan waa duraydii nabigeena csw asharaaf adna waxaa tahy boqortoyadii daarood cusmaan
@AxmedCali-t7r
@AxmedCali-t7r 11 ай бұрын
Wajigiin gubay Waxaad nala Hor imanaysan Eega Dad wa weynatiine Naga xishoodo inaqo maxay tahay 😇😁
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 11 ай бұрын
Umu bena lagu shegy xmr wa nairobi o kle lgma sexdo wla dhafraa subxina shqo ama wx prasho la’adaa 😂
@MohanabdiMaxamdabdi-yh1qx
@MohanabdiMaxamdabdi-yh1qx 11 ай бұрын
waa rabnaa ka sohadla
@FardousaMohamed-f9w
@FardousaMohamed-f9w 11 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍🫶
@ShamhadAbdinuur
@ShamhadAbdinuur 11 ай бұрын
Kuweygi❤
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 11 ай бұрын
Hada jifo ani ani wan jifa xamar cml marka sacada ay marayso 12.00 hurdo wan kadhargay salatulel ayan usokaca cml marka hada jifo wan kushegay hadba
@SharmaarkeXuseen-i7t
@SharmaarkeXuseen-i7t 9 ай бұрын
😮😮😮
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 11 ай бұрын
Idinka marwalba inaa ninkeyga noqonesid ina jacel isheganesid matal lemaku juresin wax walba mar hora usku shegatene anaga hanogu dhedhelina sidi carurto waxwalba wala soconaye naga dayede ciyarta
@nuurtokhaliif2378
@nuurtokhaliif2378 11 ай бұрын
Asc wanidinsalamay umu iyo soya waxan idin waydinah inteh jogtin horta madin noshegineh meshad dalxis ujogtaneh teda kale markaste farina idin soqora manah igasojawabtan maxa dhacay asxabey isojawaba noh❤❤❤
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc 11 ай бұрын
Bambaso joogan 😊
@Khaalidxiddig-oe2ct
@Khaalidxiddig-oe2ct 11 ай бұрын
Single nimadu xanuun badnaa ax
@AbshirAweys-v9o
@AbshirAweys-v9o 11 ай бұрын
😂😢😮😊😅
@abdiafarah6330
@abdiafarah6330 11 ай бұрын
Hassan❤❤😂 MashaAllah 💯👍👍💪
@AsmaAadan-x8e
@AsmaAadan-x8e 11 ай бұрын
Umu ahzab lacag majecli😂
@NimcoCismaan-jn3uq
@NimcoCismaan-jn3uq 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@SacdiyaMaxamed-s6s
@SacdiyaMaxamed-s6s 11 ай бұрын
Asc ❤❤❤😂😂😂😂😂😂kkkkkk
@FardowsoXasan-z5e
@FardowsoXasan-z5e 11 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂Jha
@Dhawrsan-o8y
@Dhawrsan-o8y 8 ай бұрын
😂😂adero filimka dhafa 😅waxah no shegah jah jeceylku ha waro
@mohamedabukarhusein3631
@mohamedabukarhusein3631 11 ай бұрын
Umu
@Ifka-nolosha78
@Ifka-nolosha78 11 ай бұрын
Anagaa cayaar naga dhigatene see waaye waligiin hashegina hadad rabtaan😂😂😂
@zalpacumar3540
@zalpacumar3540 11 ай бұрын
Aniga jecel
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 11 ай бұрын
Miskinta okiyalaha maxa ogaso dhigtay xasan 😂
@SabarinMaxedcumar
@SabarinMaxedcumar 11 ай бұрын
ANIKA XADIR AAN AHAY ABAYO CIYOW AAN SEXANAYANA OK 👍 👌 ❤❤❤
@maryamabdikarim-l9y
@maryamabdikarim-l9y 11 ай бұрын
Nolow abayo qali intey nolal jirto l love you ilahy dartis ❤❤❤
@XamdaXuseen-z3z
@XamdaXuseen-z3z 8 ай бұрын
Asc
@RowdaCabadiin
@RowdaCabadiin 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@fathimacvd1519
@fathimacvd1519 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
SIRTA QARSOON ||LAWDAAN LAMAANE
8:22
Maajid Yare
Рет қаралды 7 М.
HASSAN SOYA WAN QIYAANI RABAY BALSE MAXA IGU DHACAY 😭😭💔
9:15
umu Ahzab channel
Рет қаралды 11 М.
LAHDAJ REER MUQDISHO VS REER HARGAYSA
15:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 373 М.
CHALLENGE ||BISBAAS QOSOLKA ADUUNKA 🔥😂
21:27
Adna Channel
Рет қаралды 182 М.
(PRANK) Naxdin Iyo Dagaal Isku Bedelay
16:39
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 126 М.
BUFISKIi QURBAHA PART 2
12:12
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 90 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН