No video

Hassan Xilka haka qado Hamse nin dhulbahante ah Raysal wasare haka dhigo Puntland iyo Somlind ba ha

  Рет қаралды 7,679

Guled Alifle

Guled Alifle

Күн бұрын

Пікірлер: 74
@hindiyaassiciid
@hindiyaassiciid Ай бұрын
Jamac laandheere darwiiz ah alle ha ku xafido aamin aammin aammin aammin aammin geesi geesi dhalay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Wiila Sheena guulaysta geesi yaasha ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤
@jayjayhuson3302
@jayjayhuson3302 Ай бұрын
Jamac galad’ walahay inder beerka kaa ogsoonin’ Walahay markan masejkan qorayay Waan jidhidhicooday🥲. From darawish 👏👏
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Aadbaan idiin daawadaa waana idiinka mahad celinayaa garab istaagiina aad si tolimo weliba hagar la’aana ah aad noo garab istaagteen waana inataan idiin samayn lahaa 🎉🎉🎉🎉🎉
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Ай бұрын
Wlshy Qaali Horayba Reer khatumo Hadaan nahay Ree Ogadenia Waad Noo Samayseen Ood Noo Garab is Taagteen Sharafay Oo Marka Somaliyodhan Axmaarada Ay Noowada Dhiibayeen Baad idinku Na Bad Baadisee.. Oo Na Martigalin jirteen Abaal baanu idiinka Haynaa.
@lulmusse1224
@lulmusse1224 Ай бұрын
❤jamac Galad Viva waa saad sheegtay
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
welkom Jaamac iyo Guuleed
@hassanfarah1784
@hassanfarah1784 Ай бұрын
MASHALAAH JAMA GALAD
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 Ай бұрын
Jamacoow.Maanta inta kabilaato .waxa tahay Caqil jamac .Guul guul daiman.
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
Raiisal wasaare dhulbahante😢❤😊🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤😂👍👍👍
@maxamadcabdi347
@maxamadcabdi347 Ай бұрын
Waa fikir wacan hadii laqaato
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
puntiland waa garabkaayga fidhiyana kama hadal halkaa jjaamacoow
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Sax usheeg.
@abusultan011
@abusultan011 Ай бұрын
Firdhiye waa inuu awood geliyaa sidii jubalan iyo puntland khilaafkooda loosoo afjari lahaa Iyo Deni Xasan Sh u kala dab qaado xal u helida khilaafkooda
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Guuleedo taasu caadi matihid lkn hamze ma ogola ❤❤❤❤❤ iyo galadoow hamze nafmaleh faarax macalin president aan kadhigano iyo nin dhulbahante ah na rasalwazare true story 2 isku hioyada ahaa forever ☝️🩸😍👍
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Ай бұрын
RW XAMSE QIIMO SARE AYUU UGU FADHIYAA MW XASAN SHEEKH
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Ай бұрын
Jaamac ma lataliye miyuu doonayaa Inuu xasan gurguurte u noqdo !!!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Maxaabiista ayey rabaan
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Nairobi baan safar ku imi inaan idinsoo booqdaan jeclaan lahaa hadaan🎉helo meesha aad joogtaan Tol jira
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@FaziaHamdi
@FaziaHamdi Ай бұрын
Rw.xamse.wa.geesi.uqalma.maxawanha.uu.aminsanyaha
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkkkkkkkk kee geesiya xilba mahayee booskiisii waa lagu shaqaaystaaye marxuunka
@jamaimport
@jamaimport Ай бұрын
Tigrée baa ruufyaan u ahaanjirtey
@charmarkecabdullahi8765
@charmarkecabdullahi8765 Ай бұрын
Jamac galad lanbarkiisa yaa isiiyo
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku Ай бұрын
Ceerigaba runta kasheg xawayanyaw
@oamaer
@oamaer Ай бұрын
Noolow walaalkeen ka wayn Puntland. Walaalaha SSC marnaba yeeli maayaan wax dhib u keenaya walaalaheen Puntland. SSC waa Puntland, Puntland-na waa SSC
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Nooloow walal. Harti waa mid maantay.
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku
@CalimaxamedBaaruud-ps1ku Ай бұрын
Jamac galad waa cadawgi somaaliland
@hawaahmed70
@hawaahmed70 Ай бұрын
Majeerteen ilaahey baa Boqoro ka dhigay jaamac midgaanow
@Amiir013
@Amiir013 Ай бұрын
Hadu midgaan jiro wa adiga ah khaatumo raysal wasaaro mooye waxay uqalmaan madaxwayne
@fathiaali-yx8xn
@fathiaali-yx8xn Ай бұрын
Subhannallaah xishood ukhti
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
@@Amiir013 Adigu Maxaad Aheeyd? Khaatumo MJ waa udhinteen.
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt Ай бұрын
Taladaas xasan d aways ayaa c qaasin siiyay waana kuqalmay ayuu dhahay jmavow
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
adeer anagu dhiiqadaa marabno inaan galno meeshan mooryaanta ah raaysal wasaare kama rabno hadaan dhulbahante nahay
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m Wallaahi MJ Iyo Mr Xitaa marabaan. Dhoocisha Xassan Guurguurte Baa Kuugu Maamuleeyso. Waa bahdil weeyn. Og Haynoo Joogaan 😂😂
@aliasad6399
@aliasad6399 Ай бұрын
DAMEERTII KU DHASHAY WAS DAMEER DAMEER DHALAY
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
OO AWAL GOORMAY XILDHIBAANADA SSC U JOOGA SOOMALIA WAX U TAREEN SHACABKOODA ? CALOOSHOODA UUNBAY XILAL U QABTEEN. MID KALE OO KUWAAS LA MID AH LOOMA BAAHNA
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Jaamac Karkari maxaa dhacaaya
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Firdhiye cidi kaama xigto geele waa xaasid cuqdadi dishay 3 harag ee geerida qarka usaaran dadkii and dalkiina godka dheer kuriday muse and xasan and geele stop 🛑
@aliasad6399
@aliasad6399 Ай бұрын
DHULBAHANTE WAEY KU WASAAN DAMEERTII KU DHASHAY WAS
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
saraakiishu halkuu tukemaray baay marayaan jaamacoow walaay katahay in saraakiisha lasiidaayo
@TheDayib
@TheDayib Ай бұрын
Caqligiinu soo qabil makakoro ????
@HasanKhaliif-gq8me
@HasanKhaliif-gq8me Ай бұрын
Sikhaladah ayad ufikirtay
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Hhh ninkaan waa nin riyooday kaligiina isku sheekeenaayo
@AadanBashir
@AadanBashir Ай бұрын
❤❤❤❤❤waaaaruun
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Galadoow firdhiye qabta ⁉️⁉️⁉️🤪🤠💔😱😭😭💀⛔️⚠️😳😭💀🤔 xasan buuba badalayaa xaga safarka
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
puntland waxay reer ssc maamul ugu ogoleyn puntland inay goosatay rabta marka reer ssc na soomalinimada iyo midnimaday rabaan marka ssc laf dhuun gashay kuno qotay
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Habar Aan Xishooneeyn Baad Tahay Naayaa. Goormeey Puntland Goosatay ama rabtay.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
maxaabiista snm lasiideyn maayo wayo wixi ay lascaanod ugeysten waxan afrika kadhicin ee munaafiqnimo reer ssc uma baahna
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
war marabno dhiiqadaa hanasoogalin meesha urtay ee tuugadu joogto ma inaan dib naloodooran baad rabtaa ooladhaho waa kuwii waagaa waxaa sameeyay sida hada rooble habargidir ugalay inaan noqono meel mooraayn hadaan qabano magacayagaa kudhimanaya jaamacoow
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Puntland Siddeey Baaa Garbaash Ugu Tahay Nin Dhulbahante Ahoow Reeysal wasaare loomagacaabay? Soo Cali Khaliif Kaleydh Manoqon Madaxweeyne Kuxigeen Mise reeysalwasaare Hadda Kahor? Maxuu Kajaray Puntland ama Kusoo Kordhiye. War Xishoodda Nimankiinaan Ogaadeen. Intaas Harti Baad Ukala Ruufiyaameeysaan.
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
War taasi waa been wuxu siinayaa mid abgaal ah
@abdia9872
@abdia9872 Ай бұрын
Shaydan raba innu Harti isku diro. Puntland iyo SSC waa walaalo ha dhex qaraaba.
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 Ай бұрын
Jaamac dayuus
@kingmj5675
@kingmj5675 Ай бұрын
JAMAC GALLADOW KA WARRAN HADDII MJ LOO MAGACAABO, KULLUGII WAAD WADA DHIMAN LAHAYDEEN CARO & XANAAQ! 😂😂
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Ай бұрын
5 sano xamse waa lama taabtaan jamac galad ka joog arintaas
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Ай бұрын
Hamse abdi bare isaga matala reer ka D5
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Ай бұрын
Waad saxsantahay jaamacow
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
They are already nothing
@hawaahmed70
@hawaahmed70 Ай бұрын
Puntland soow tii dhiigeeda u shubtay iney ssc noqoto maamul gooni ah Jaamac indhoole jaamac gaal naga aamus
@oamaer
@oamaer Ай бұрын
Noolow walaalkeen ka wayn Puntland. Walaalaha SSC marnaba yeeli maayaan wax dhib u keenaya walaalaheen Puntland. SSC waa Puntland, Puntland-na waa SSC
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkk adiga nasabkaagii meel noogusheeg khaatumo iyo pubtiland waxba kaamagalin tankale gaal markaad qof muslina kuleedahay mataqaan danbigeeda mise awalba reer abaarsaad ahaaydoo diinba maad baran qoomuluud ilma kuubar
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
@@oamaer 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🐎🐎🐎
@tamaanhussein9713
@tamaanhussein9713 Ай бұрын
Nacas jamac galad
@bashehusien3810
@bashehusien3810 Ай бұрын
Cali khaliif markii laga dhigay rasiisalwasaaraha waa kii isccasilay marku puntland xamar ku xidhi kari waayey .
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Puntland Ayaddaa Dadka Isku Xira Ee Cidna Meel Wax Kumaxirto.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Waa haduu yahay Nin Kiskiisa ku sicda oo laga roone sida xamse ahayn
@bossman1024
@bossman1024 Ай бұрын
Haydin wasan khakhdu çarka firdhiya awalba waxad ahayden garanay
@abdiquanif400
@abdiquanif400 Ай бұрын
Muxuu dhulbahante soomaali kusoo siyaadin karaa? Malahan dhaqaale, malahan aqoon dheer oo soomaali lagu hogaamiyo waa jaahiliin qabyaaladaysan. Ogaadeen waa qabiil wayn oo dağa 3 dal lehna siyaasiyiinta waawayn ahna dadka Daaroodka ugu tiro badan uguna facawayn lehnna xiriir dheer beelaha soomaaliyeed. Marka Jaamacow waad kuqaldantay beesha Ogaadeen
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Badnaan waxba Sheegi Meeyso Tayo Maleedihiin Weeyaan. Waa maya. Saa Ma Idinkaa Dhaqaale Iyo Aqoon Leh. Allow Alle.
@Aaron28999
@Aaron28999 Ай бұрын
Dhulbahante haddii loo dhiibo xilkaas Isaaq iyo Majeerteen midna waxba yeeli maayaane Jubaland baa loosoo adeegsan waliba kuwaa aad sheegayso ayaa noosoo adeegsan lahaa, siday hada jabuti iyo Ismaaciil ula heshiiyeen bay barina garowe iyi hargaysa ula heshiin, yaysan xisaabtu kaa qaldamin sxp
@bossman1024
@bossman1024 Ай бұрын
Awalba inad cadaw mangab ah tahay horan u oga liita inad tahay somali way ogtahay canfari yahow canfar KU dhalay
IRAN | CHINA | ISRAEL  'WAA TAAS WIXII LAGA BAQAYAY' KALA BAX
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН