HASSAN YARE | JIGJIGA | BEST DHAANTO | KEYDKA SOMALIWEYN IYO KIBIRKA KENYA | MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,529,255

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

KENYA WUXUU KADABKAAGA GO’AY
KOLKAAD BADAHA IYO KEDYKA SOOMAALIWAYN
KU HAWOTAAD IS TIDHI KELIGAA DALDALO
-----------------
DHAANTO CUSUB OO KENYA LAGU GARAACAY
SOMALIWAYN - JIGJIGA DDS - OGAADENIA
KHEYRAAD SOMALIA - BADDA SOMALIA
DHAANTO CUSUB HIIL QARAN
--------------------------
EREYADA: ABDIRAHMAN CARAB
MUSIC: MAXAMED YARE
CODKA: XASAN YARE
DIRECTED BY : SHAKIIB YARE
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
----------------------------------------------
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 854
@zimraanmohamett5445
@zimraanmohamett5445 4 жыл бұрын
Somalinimada na deeqda guul meel waliba ay joogto From xamar cadey 🇸🇴❤😍💪
@abdishiekh2395
@abdishiekh2395 4 жыл бұрын
Wow belo
@maxamedyare3888
@maxamedyare3888 3 жыл бұрын
Jeylaani
@abdibundid6512
@abdibundid6512 2 жыл бұрын
Hassan
@umucabdirxim9216
@umucabdirxim9216 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪📕
@cabdiraxmaanmahdi
@cabdiraxmaanmahdi 2 ай бұрын
❤da
@apdifatah1813
@apdifatah1813 4 жыл бұрын
Muqdisho wan jecelnahy hadan nahy rer jigjiga calanka buluga ah aya nadeqa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ is mujiya rer Xamar 🥰
@halimachanel1607
@halimachanel1607 3 жыл бұрын
Rer abtigeey noolada
@colowmedia1518
@colowmedia1518 3 жыл бұрын
Sxb qof kama xigo ada leh muqdisho Soo dhawaada wllaha jgjga
@roodaciise1870
@roodaciise1870 3 жыл бұрын
@@mohan2297 ĺ
@husseinmahamedcali9847
@husseinmahamedcali9847 3 жыл бұрын
We love 2 hadaa nahay heer xamar
@xasanmaxamuudmustaf6757
@xasanmaxamuudmustaf6757 3 жыл бұрын
Ők dhaanto wadani
@nurronalkaofficial4866
@nurronalkaofficial4866 4 жыл бұрын
Ala jigjiga jecliyaa from muqdisho 😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@carabcarab4458
@carabcarab4458 2 жыл бұрын
Mashalh jigjig dada somlida ku waye thy
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Woooow Hassan Yare Iyo Kooxda Hidiyah-dhaqanka Ogadenia 💚💙❤️ ...hadii anahy Shacbiga Somaliaed Ogadenia Waxaa nagu wayn Somaliaenimada Halgankana waa sidan uso bilawnay 1899 kii allahyarahma Sayid Mohamed Hassan best patriotic leader ever existed...
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 3 жыл бұрын
Hidiyo dhaqanka somaliweyn ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴 adigo somali oo dhan haysta Maxaa xaafad kugu soo kobay sida reer hargaysa
@ahmedwarsamesaid2670
@ahmedwarsamesaid2670 2 жыл бұрын
Hdly
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 4 жыл бұрын
Cid waliba ee jecel Soomaalinimo Halkaan ayaan ka salamayaa Walaaloyaal midnimo ayaan cadawgeena iskaga celin karnaa ee aan midoowno inaga daaya maamul maamulka hal qaran ayeynu leenahay ee aan iskaashano. 😍😍😍🙏🙏🙏😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 4 жыл бұрын
Wallee somali galbeed beeshey kaa jirto dad baa Ka jirah🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@wadania932
@wadania932 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪❤ cadowga somaliya dhulkan la galayna
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
@@wadania932 ninrageed wlhi hadalkaaga wuu iqiiro galiyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪👏👏👏❤❤❤❤👏👏👏🙏🙏🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇬🇶🇬🇶🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🙏🙏
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 жыл бұрын
Sxb berigii hore cabdi iilay baa somalinimada ka tirtirayay lkn imika xor bay nowdeen waana dad jira.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 жыл бұрын
@@wadania932 insha allaah sxb cadaw libin inaga heli maayo hadaan mid ahaano.
@hassanbaaburofficial6938
@hassanbaaburofficial6938 4 жыл бұрын
Walaalahey reer jigjiga 😭😭😭😭 halmar aan garbaha is qabsano kenya aan burbursanee kenya nama soo haweysateen hadaad naga maqnaan lahayn reer hargaysa cadawga hanoo jabininee kaalay gacalayaal 🥰🥰🥰
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 4 жыл бұрын
Nabad doonba thy wiil caqli u saxiiba noolow wllky qaali Somalia ha guuleysato🇸🇴💪
@hassanbaaburofficial6938
@hassanbaaburofficial6938 4 жыл бұрын
@@cudooncabdullahi3284 abaayo karaamo korkaaga ha ahaato ❤❤❤💋
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 жыл бұрын
@@hassanbaaburofficial6938 somaliland shalay markad nolosha kala dagalamaysay gclysha may ahayne ma mantay noqden anagu dhib iyo dheef Toona idingaysan mayne halkena nagu nabadgelsha cida is hysan idinkay idin jirta 😅
@hassanbaaburofficial6938
@hassanbaaburofficial6938 3 жыл бұрын
@@thiagotakaweyne6562 wll waligay anoo somaliland ladagaalaya intee igu aragtay
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 жыл бұрын
@@hassanbaaburofficial6938 shalay awowysha ayay ahayen mantana meshi aad ku laynjirtay waadiga ugu baqaya come on m8 waxba ha is nasakhin ujedkayga waadfahmaysa 💀
@najmaisse96
@najmaisse96 4 жыл бұрын
kilalka somalinimadaa kuwayn wakaas calankii somaliyed lagu labisanayo somli midowdee allow barakee ❤️🇸🇴❤️
@sagaleymohamed2703
@sagaleymohamed2703 4 жыл бұрын
Rer jig jiga dad somalinimada jecel weye 🇸🇴💪🥳🥰💖🙋‍♀️🇸🇴💋😋💖💖💖
@nurronalkaofficial4866
@nurronalkaofficial4866 4 жыл бұрын
Ad iyo ad
@asmadheeg2538
@asmadheeg2538 3 жыл бұрын
Haa xaqiiq dhab ah midhààzi 💯💯💯
@sheymaachannel4339
@sheymaachannel4339 3 жыл бұрын
@@nurronalkaofficial4866 0000⁰
@maahir_museofficial3727
@maahir_museofficial3727 3 жыл бұрын
Haa wllh aniga waa dad aaan aad ujeclahay
@oubahqali3901
@oubahqali3901 3 жыл бұрын
Machallah walalkay qali mcn
@abdirizakomarkheyre6927
@abdirizakomarkheyre6927 4 жыл бұрын
Abdi Askari Waa Sumada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Masha Allah Sida An Wada Aragno Daqarkii Soomaalia Ugu Weynaa Halkuu Kasoo Gaaray Waa Dowlad Degaanka .. Markii Jirtay Dowladii Hore 77.. Ka Hor Hadane Waxaan Aragnaa Calamo Sumeeysan Leeysu Saraayo !!!!! Allow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Mid 👐👐👐
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
We love our brother and sister reer jigjiga Salaan sare from Somaliland 👌🏻👏🏼👏🏼👏🏼💖
@mariamufs2023
@mariamufs2023 4 жыл бұрын
Allow i daa reer jigjiga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙
@ciiseaadan1970
@ciiseaadan1970 4 жыл бұрын
Soomli galbeed walee bilaash idiinma taageero soomalida xalalka ah mar uun cagaha waan soodhigi jig jiga love dhiigeygii from ceelbuur
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 4 жыл бұрын
reer jigjiga walee bilaash uma tageero dad aad u jeclahay iyaga iyo hiil walal jabuuti from garowe soomaaliya
@wadania932
@wadania932 4 жыл бұрын
🇸🇴💪❤
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
+ Hargeisa
@calicartan4389
@calicartan4389 3 жыл бұрын
Yes
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 3 жыл бұрын
mahad sanid wll
@mubarakabdi9904
@mubarakabdi9904 4 жыл бұрын
Dadkas,ayaan somali u aqaana😭💓
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 жыл бұрын
jigjiga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 жыл бұрын
Maasha Allaah reer Soomaali Galbeed Tol jira Soomaalinimaa ina deeqdee isku duubni Soomaaliyeey meel aynu joognaba waana rajaynayaa intaan noolahay inaan arko Geyigeenii oo wada Xora Gabadh SSC
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 жыл бұрын
Bal eega calanka buluuga kali aye jigjiga dhexdiisa ku dhex dhaanteyan. Allow somalida xalashaan ah xorey. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇩🇯
@ramloruuxi859
@ramloruuxi859 4 жыл бұрын
Jigjiga miyaa meshan
@zakyflaq
@zakyflaq 4 жыл бұрын
Rer jigjiga caadi maahan
@leyloabdullahi7875
@leyloabdullahi7875 3 жыл бұрын
Amiin ,insha Allah marey noqotaba wey xorobidonaan.
@yussufyuska1034
@yussufyuska1034 3 жыл бұрын
Jigjiga wa dhul soomali ledahay hadey kuwatan maxa kamicna ah ayakuba Soo soomali ma ahan
@nimoabdi4367
@nimoabdi4367 3 жыл бұрын
alahuma aaamiin
@weliyowweliyow2764
@weliyowweliyow2764 4 жыл бұрын
Am in Kenya loved my country somalia ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@CabdiYusuuf-k7q
@CabdiYusuuf-k7q 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAli-fh9gp
@AhmedAli-fh9gp 4 ай бұрын
Legend
@siyaaaahmed5024
@siyaaaahmed5024 4 жыл бұрын
Somalia guuuul meel kasto joogto Maba umaleeyo noole anaga naga geesi san inuuu aduunka joogo 💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🙏🤫
@nimcaangaashaan6484
@nimcaangaashaan6484 3 жыл бұрын
Somaligalbeed Ana Ogadenia inata xoriyada La Jecel Farta sotaag🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@abdishukri5005
@abdishukri5005 3 жыл бұрын
☝️☝️☝️🇬🇲❣❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@abdimohamed779
@abdimohamed779 3 жыл бұрын
Dhamanta soomaalida waan idiin salameey 4rom great soil of somali galbeed especialy maggaalada mooyaale dawa zone
@maxamedwaliofficial3553
@maxamedwaliofficial3553 4 жыл бұрын
Ree jigjiga waa dad qadiyada soomaalinimo ku wayntahay waan ku farxay say oo ga hadlaan danta umada soomaaliyeed ayadoo fanka ku ciilbaxa horay usocda DDS GUUL IYO GOBONIMO
@fatimaliiban1243
@fatimaliiban1243 4 жыл бұрын
Saxwaaye cidkuheeysata soomaalinimo male reer jigjiga viv💗💗💗💗💗💗💗💓 from gobtii galmudug
@luuleycisman8351
@luuleycisman8351 4 жыл бұрын
Wahwah waxasa kahanjabada uhura halagarsiyo dhantadan reer jigjiga wadad somalinimada kuwentahy hassan yare thnks
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 4 жыл бұрын
wah wah waa kaa dadkaan ku xisaabtami jiray reer jigjiga alow la aantood ha nadhigiin
@xasanmaxamuudxasanada5365
@xasanmaxamuudxasanada5365 2 жыл бұрын
Ka joog geeridu haa u kadlen somalia 🇸🇴guul iyo gobanimo viva reer jigjiga from muqdisho
@liibanalinuur6356
@liibanalinuur6356 4 жыл бұрын
Keenyaay😠Haduu Kadab kaa Go,Ay😏👊SOMALI🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰 NIMO💪🇸🇴
@hodanmoussa6228
@hodanmoussa6228 3 жыл бұрын
Asc
@hafsaahmed9984
@hafsaahmed9984 4 жыл бұрын
Xaada wlahey i kacdey hesta markaan maqlay😢❣️
@artanqanyare8030
@artanqanyare8030 4 жыл бұрын
aad iyo aad
@somalimaryoolay3561
@somalimaryoolay3561 Жыл бұрын
Kolay Qarankaygu waa kaad shalay Ogayd ax ax 😢 Alle ha daayo oo ha barakeeyo sharafka & midnimada Ummada Somaliyeed
@axmedshiine8970
@axmedshiine8970 4 жыл бұрын
Wooow kajoog geeridoo wadka ha ukadalayn Danab force 🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ashkirmahamed9941
@ashkirmahamed9941 4 жыл бұрын
Cabdalle tollomoge is muujiya ❤️❤️❤️
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Saxiix
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
💓💓💓💓
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
🤞
@ttyfgdgdgg753
@ttyfgdgdgg753 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👌👌💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹✅🇸🇴😍😍😍😍😍😍😍👑👑👑👑👍👍👍👍👍🇸🇴❤️
@khadraaxmed8240
@khadraaxmed8240 4 жыл бұрын
Waa ruunta
@sahraadan6762
@sahraadan6762 4 жыл бұрын
Kuukuuyo nama taqaan ee dadka na yaqaan haka waraysto dhamacdii aannu leefsiiney Guuuuuuuuul Iyo wadajir Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@calijacaylmahamed5173
@calijacaylmahamed5173 4 жыл бұрын
Reer jig jiga waan idiin tagan nahy ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sagalonline
@sagalonline 4 жыл бұрын
Koley qarankayagu Waa kaad shalay ogayd🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 жыл бұрын
saxiib maagalada jigjiga caalankii somalia waalaguxiidhaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@URvimez
@URvimez 4 жыл бұрын
Somaalinimada Kama quusan jeceelkeeda inta wali ay darafyada nogob iyo faaafan ay wali dadkaygu iga taagerayaan.. From mandheera NFD.. Somaliweyn ❤️ 🇸🇴
@AhmedMohamed-lm1rl
@AhmedMohamed-lm1rl 3 жыл бұрын
Its kenya bitch ass
@URvimez
@URvimez 3 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-lm1rl 😂 nigga in the Somali nation its known as NFD or N. E in English... Dumb ass.. You can't choke with something out of my concern... This is my COMMENT.. Farabuuto
@hary0102
@hary0102 4 жыл бұрын
Maasha Allah Guul iyo gobonimo Kibir Nin iila yimi koonkan kuma ladine ka joog geerida oo wadka ha'u kadlayn 🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo dadkeygow ❤❤❤❤❤❤
@abwaancalinuurshiine3464
@abwaancalinuurshiine3464 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal qaali... wallaahi halka meel ee aan aqoon waayay waa eraygaan ah kibir nin iila yimid. Mahadsanid aad baan kuu jeclahay. Inta kale .ma jirtaa meel aadan fahmin.
@aliisse3535
@aliisse3535 3 жыл бұрын
masha alaah dhaan tada ogeeedeen wan jeclahey iyo dad kooda ano ah wiil abgaal ismaan one love ogaadeen
@bashemohammud7573
@bashemohammud7573 3 жыл бұрын
Qof ereyada soo qora haddan heli lahaa waa mahadcelin lahaaa ⚘
@zainshine9462
@zainshine9462 4 жыл бұрын
Somalida Inta Ugu Gobsan Jig jigo Ay jookaan Nasab baatihiin Somalinimada wax Waliba Ka sharafbadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatimaliiban1243
@fatimaliiban1243 4 жыл бұрын
saxwaaye wlahi waan uqiray Zain shine wakusalamay fram galmudug viv reer jigjiga soomaali weyn dhamaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@zainshine9462
@zainshine9462 4 жыл бұрын
@@fatimaliiban1243 wankaa qaaday Nasab Aanka harin baadtihiin Adinkawa reer galmudug Cisa ku noolada the
@fardowsamuse4269
@fardowsamuse4269 3 жыл бұрын
Masha allaaah
@fardowsamuse4269
@fardowsamuse4269 3 жыл бұрын
🌹❤️😍👍
@fardowsamuse4269
@fardowsamuse4269 3 жыл бұрын
🙏
@nasteexoxuseen9797
@nasteexoxuseen9797 3 жыл бұрын
Dadka damiirku ku danbeeyo reer jig jigo salaan sare from galgaduud 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@alichinoofficial5947
@alichinoofficial5947 3 жыл бұрын
Reer jigjiga iyo guud ahaan DDS illah ha idin barakeeyo somali weyn🇸🇴🇸🇴 hanoolaato love u form xamar
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Hadan Nahay rer jigjiga somalinimada Nagu wayn No so duceya inan gumaysiga kabaxno😥😥🤲
@aaransupermarket5021
@aaransupermarket5021 Жыл бұрын
In shalalah sxb
@maxamedxuseencabdikarim2318
@maxamedxuseencabdikarim2318 3 жыл бұрын
guuuuuul reer jigjiga alla jecliyaa soomaaliwen waa mid waana muqadas
@yasmiinmohammed2966
@yasmiinmohammed2966 4 жыл бұрын
Maansh Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤❤❤❤❤❤ Guul iyo gobanimo Soomaali weyan F😍🙏Jigjig
@dahabodahir95
@dahabodahir95 4 жыл бұрын
Maansh Allah waa ronta
@mohanedcade4000
@mohanedcade4000 4 жыл бұрын
Jiigjigo masha Allah waa wanagasan from mugdisho
@mahadabshir3678
@mahadabshir3678 2 жыл бұрын
Alaha ku karaameyo abaayo
@jamartidaud1732
@jamartidaud1732 4 жыл бұрын
Woow Wlhi Dhantadani Dhiigay I kicisay😘🎶😍
@cabdifitaaxchannel5777
@cabdifitaaxchannel5777 4 жыл бұрын
guulaysta soomalia kuwada dhiirigalinta waa idinjeclhy ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊🤟🤟🤟💪💪💪💪💪
@cabdiqanicaanogeel5375
@cabdiqanicaanogeel5375 3 жыл бұрын
💪💪💪💙💙💙💋💋💋💋💙💋
@maslax___somali
@maslax___somali 4 жыл бұрын
Wow m. Viva somalia weyn alah isku keno wey is jecelyihin bkseh cadow aya nagu dhexjiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sayidlow
@sayidlow 3 жыл бұрын
Dhaanto iyo Badh 💯 jeer kabadan waa dawadey❤️🙌 republic of Somalia 🇸🇴 soocelineynaa insha alaah
@rabowrumeriyadayda2392
@rabowrumeriyadayda2392 4 жыл бұрын
Reer jigjiga dad Somalinimada aad ugu wayn thy gabanimo ku noloda Somal galbed ☝ From Lascanod 🐎
@abudarda00
@abudarda00 3 жыл бұрын
Guul walalheen lascanood
@liibaanjigjiga8551
@liibaanjigjiga8551 4 жыл бұрын
Walee Kenya dhaantan kaliya ayaa kufilan guuul InshaAllah
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 4 жыл бұрын
Reer jigjiga waa dad somalinimadu kuweyntahay , jigjiga waa magaladan inta ugu muhiimsanayd noloshayda kusoo qaatay waana magalo aan dadkeda jeclahay
@qadraqali9239
@qadraqali9239 4 жыл бұрын
Jecliya reer jig jiga nolada in teey nolool jir to dhigey gaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁💪💪
@maxamedaxmedwarsame2464
@maxamedaxmedwarsame2464 4 жыл бұрын
Dhiiga soomaaligu waa wx lagu ducaysto mnsha allah geeska africa
@faizaciiro7076
@faizaciiro7076 3 жыл бұрын
Reer jigjiga dad an qalbiga ka jeclahy wlhi one day wan rajeyna inan tago All gobolada somaliyeed First Jigjigaa,,, from Turkey,,,, Asal ,, Xamar,,,,, Bah da Galmudug , Galgaduud ❣❣❣❣
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
From xamar cadeey Boqortooyada dhaantada caanka ku ah idiin jeceliyaa ogaadeen aniga oo kasocda boqortooyada shiribka abgaal cismaan
@wadania932
@wadania932 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴shiribka xaata waan naqaana huuno
@maxamadsaciid5961
@maxamadsaciid5961 4 жыл бұрын
Somalinimo marka lagahadlayao.qabiiil Hab soohadalqaadin
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
@@maxamadsaciid5961 hhhh Somali soo qabaa'il isku tagay ma ahan adigan hda idhahaayo qabiil hasoo hdl qaadin hdaan kaaga sheegi lahaay Kama hdli laheen waan hubaa bro qabiilka ceeb ma ahan dimbine ma ahan ilaah baana quraanka ku sheegay ee is qabooji
@maxamadsaciid5961
@maxamadsaciid5961 4 жыл бұрын
@@halaalmedia3416 waa runtaa.lkin soo lagamafiicna in meeshaan ookale qabiil lakeeno.iyadoo at taagantahay qadiyada soomaalinimo.
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Abtiyashay somalinimo aan idinku jeclahay 👌🌹
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 4 жыл бұрын
Jigjiga inthe Building Soomaali Maxamed 🇸🇴🙏🙏🙏
@ayaanabdi625
@ayaanabdi625 3 жыл бұрын
Rer jigjiga sababta aaan u jeclhy wa taas wlhi iyaga io rer Djibouti hiil wlltinimo 😰❤💉❤idinma waayo Abid from muqdisho ❤
@HAGIOFILMS
@HAGIOFILMS 4 жыл бұрын
waan ku taagersanhy in ciidamada qaranka la dhiiri geliyo viva somalinimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 3 жыл бұрын
Somalida dhiiga iyo damiirka leh waa reer DDS 🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁
@fadumagargar946
@fadumagargar946 4 жыл бұрын
Walaahi jigjiga waa Somali somalinimo bey ku faantaa markasta hiil iyo hoobo garabkeyna ayey taagan yihiin waa halyeyyadii Sayid maxamed cabdula xasan xaawo taago iyo sangub dhamaantooda alaha u naxariisto aamiin viva jigjiga 🌹🌹🌹🌹👍👍💞💞💞💞🌹🌹❤️❤️💟💟🌛🌛🌛☀️
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 4 жыл бұрын
waa geesiyaal garab wayay
@maxamedwaliofficial3553
@maxamedwaliofficial3553 4 жыл бұрын
Aamiin alle ha unaxariisto geesiyasha
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto dhmn
@aminoali5930
@aminoali5930 4 жыл бұрын
I listened this song 100 times I wish one day our power will come back and Kenya will be our mait Hassan yare libaax horey usoco
@dhuuxmuktar1382
@dhuuxmuktar1382 3 жыл бұрын
Guul
@osmanjama4834
@osmanjama4834 3 жыл бұрын
Nolow walal dalkaan gidiis waa xoroobin insha Allah
@AG-208
@AG-208 2 жыл бұрын
Inshallah Amino
@AG-208
@AG-208 2 жыл бұрын
Inshallah Amino
@dulmidiid8964
@dulmidiid8964 4 жыл бұрын
Masha allah dadka kaliya ey somalinimada aad u qiimeeya u sheega san buurayaasha iney taako somali ey leedahay ey sikina ku gam'in ee riyada beenta ah haka soo toosan dhulka somaliyeed oo ey xooga kuheystaan ee garissa,wajer iyo mandheera dadka kunool waxaan leeyahay kasoo hara waraabaha hilibkiin a cunaya ee kusoo biira somaliweyntiina anaga ayaan idiin baahan somalilandna waxaan leeyahay waad ku hungowdeen aqoonsigii aad muddo banaanka la jiifteene markale iyo midnimo soomaaliya hanoolaato from muqdisho
@ibraahimyare2504
@ibraahimyare2504 3 жыл бұрын
Guul Dalkaeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@globalfreightsarl4985
@globalfreightsarl4985 2 жыл бұрын
Guulaysta guul soomaaliya waa igu balan kooxdaan in aan ka farxiyo mardhow dartiin baan jigjiga u imaanayaa hadii eebe idmo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zumishisma9162
@zumishisma9162 4 жыл бұрын
Viva ogadenia dadkaygow nasab kaamila Buluuga na deeqa🇸🇴 anaga Allow ha idiin isago ogadenia💚💙❤ cawale ka dul baban 😔🤲
@aysarstudio4758
@aysarstudio4758 4 жыл бұрын
Ogadenia is somalia 🇸🇴 my peaple ❤️
@farhiyomohamud6699
@farhiyomohamud6699 4 жыл бұрын
Masha allh insha allh gooray ahaataba jigjiga mar un cawaale wuu dulbaban 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
InshaAllah
@maxamedabdi6835
@maxamedabdi6835 3 жыл бұрын
Kenya Kaska geli inaad ku riyootey been From Baydhabo Boqortooyada rahaweyn🇸🇴🇦🇿❤ wan idin jeclahay DDSI❤❤
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 жыл бұрын
haahey wll somali galbeed dhiigay kudhaqajinayaan alle hanoso celiyo wlaleheen
@muxudinabdiraxman7594
@muxudinabdiraxman7594 3 жыл бұрын
Reer abtiyaashey reer jigjiga asal dhaqanka soomaalida weligood ayaa hormuud u ah hormuudka ah.
@yunngnaiima4733
@yunngnaiima4733 4 жыл бұрын
Wale xorbaan noqonay hadanahay reer jigjiga form jigjiga somalinidu waaduriyad🇬🇶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminali5491
@aminali5491 4 жыл бұрын
Kabir nin ii la yimid koonka kuma ladee Ka joog geeridoo Wadka ha u kadleeyn nimaan I aqoon ayaa igu qaldama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Kenya Anigo Ku dhashay baan hadana Raali ka ahayn in taaka kamid ah Dalkayga ay xaqdaro Ku qaadato🇸🇴🙏
@nimcaanweliali8604
@nimcaanweliali8604 2 жыл бұрын
More than 1YR are listed this song and I never feel pouring, I.a one day our power will come back 💪 🇸🇴❤
@mohamednuuh7449
@mohamednuuh7449 4 жыл бұрын
Sinjigena waa goob dibka ilahay haa nagaa dulqado from Kenya
@goljannoproductionint3568
@goljannoproductionint3568 4 жыл бұрын
Masha allah allow ini xifdi afkiina caano lagu qabay
@abdishukri5005
@abdishukri5005 3 жыл бұрын
Jigjiga wa somali dhab ah alow no da from garissa
@laylasaahidsalman2752
@laylasaahidsalman2752 4 жыл бұрын
dhiiga ikacay wadka ha u kadlayn🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴💉💉
@aishaabdikadir4566
@aishaabdikadir4566 4 жыл бұрын
Guuuuuuuuuuul iyo gobanimo Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊✊
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Somaali dhalada wa kuwan wallhi viva reer jigjiga
@wadania932
@wadania932 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from burco
@cabdiraxmaanjaamac6395
@cabdiraxmaanjaamac6395 4 жыл бұрын
Maansha alaaah waaa dhaanto bogaadin mudan wadanka ha la ilaashado
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 4 жыл бұрын
Dawlad Degaanka meeshaad naga xigtaan cabsi kama qabno my dhiiga
@abdikariim1437
@abdikariim1437 3 жыл бұрын
Mashaaa
@mohamedabdulahi6021
@mohamedabdulahi6021 3 жыл бұрын
Mansha alah wlahi dhantadan qof somalinimada ku weyn tahy baa fahmi kara 🇸🇴 🇸🇴 🥰🥰
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 4 жыл бұрын
Guul dhamaan soomaali weyn from muqdisho somalia dhiigga boqolka itagay keenya kadabkeeda go,ay doofarta sanka weyn waxba nagama jareyso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 3 жыл бұрын
Guul soomaalida soomaalinida jecel guul dhalinta deegaanka soomaalida oo geesiyada ah
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul 3 ай бұрын
Koley qarankeygu waa kaad shalay ogeed😢 Still 2024
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 4 жыл бұрын
Allahii ka dul qaaday dad cunkii ina iley iyo tigreegiyaa mahadi u sugnaagtay ree soomaali galbeen una soo celshay sharaftooda iyo karaamadooda laba sano ka hor hees iyo iska daaye qof soomalinimo ka hadli karaa ka jirin jigjiga hadana waa taa wada buluuga noqotay allaha idin siyaadsho nolosha idin bilaabaty ree somaliland na waxa rajeynaa in maalin un ka arko ayadoo wada buluug ah insha allah waa walaalkiin Kobciye Jaceyl from Muqdishoooo one love soomaliyoo idin ❤️❤️❤️❤️❤️
@asmadheeg2538
@asmadheeg2538 3 жыл бұрын
Wiilkan dhaantada qaaday waaba ka helee intee laga helaa ilmadeero yaalow 😍❤♥️😍🌹🥰
@khadarshugri8333
@khadarshugri8333 3 жыл бұрын
jigjiga ayu joga makugu soo xidha kkkkk
@maymuunsharaf9367
@maymuunsharaf9367 3 жыл бұрын
Xasan yare guleyso wll jir oojog aid
@suldansaman2311
@suldansaman2311 3 жыл бұрын
Reer jigjiga waa dad somalinimado kuu weyn.greating from Mombasa kenya
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 жыл бұрын
kiinya markaan nfd Mombasa iyo isli kala wareegno markaa ayaan kufani doona somalinimadu waxay tahy
@tuurkishadadx5819
@tuurkishadadx5819 4 жыл бұрын
Jigjiga wa somali asal dhalad hoorey u soco deganka Somali
@maxamedcali361
@maxamedcali361 3 жыл бұрын
Masha allaah Walaahi waa Mawaadin Hambalyo Sxb Sare
@calisaadahoussein3676
@calisaadahoussein3676 3 жыл бұрын
Walaal reer jigjigo dhaantada usoo badiya ciidankeena qaranka
@samiiraabdi9408
@samiiraabdi9408 3 жыл бұрын
From puntland somali waa mid guul iyo baarqabayn waan gaaraynaa dhawaan somalia guul
@mhasfe3519
@mhasfe3519 4 жыл бұрын
Mn sha allaah jigjigaa Dagaalka waa safka hore
@ahmedumarmahamed6478
@ahmedumarmahamed6478 3 жыл бұрын
doqona maniheen waan og nahaya cadawaga koobada ethioapia
@suleqaahmed4423
@suleqaahmed4423 4 жыл бұрын
Mnsha allah ilahay hadin daayo la.aanti waxba ma nihin reer jigjiga guul iyo gobanimo my daadkeyga
@damacdaahir5007
@damacdaahir5007 3 жыл бұрын
Maasha allaah cadawgs soomaaliya aan iskahelino calanka baluugaa nadeeqo iyo soomalinimo maasha allaah dhalinyaradan isxilqaantas oocadawga ujawaaben guuleestoa
@shugriraage1149
@shugriraage1149 2 жыл бұрын
Madx waynaha ads hadiii uuu rali ka bixin wayay waaa lagu karbshaaa markale
@abdirahmanmohamud2212
@abdirahmanmohamud2212 4 жыл бұрын
ithopia 2007 &2008 waxii xamar oon xitaa gobaladu ka dhinac dagaalameen ka raacay waa la ogaa hadane Kenya cabsi kama qabo wlh waan isku hubnaa lkn soomaaliyeey qabaalida hubka uduugan dowlada haku wareejiyaan oo dalkeena aan difaacano
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 4 жыл бұрын
😭😭😭 waa runtaa wlhi wll Curadkeena iyo wiil Eedaday aabahay la dhalatay dhashaan ku waayey dagaalkaas Xamar xiligaas ka dhacay wllhy iyo intii la shihiidaba janada alle ha geeyo Somalia na ha guulaysato🇸🇴💪
@abdirahmanmohamud2212
@abdirahmanmohamud2212 4 жыл бұрын
@@cudooncabdullahi3284 haa abayo aniga xiligaa suuqbacaad ayaan joogay anoo 13 sano jir ah oo markaas ceeldheer ka imaaday eheed aderkey iyo 2 abtiyaashey ah ku dhinteen
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 4 жыл бұрын
Abdirahman Mohamud 😭😭 illhy ha u naxariisto abowe samir iyo iimaan alle ha naga wada siiyo😭
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 3 жыл бұрын
Afkaada caano laguqabay walaal mcn horayna u soco soomaaliyana haka guulaysato cadawgeeda
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 4 жыл бұрын
Somali reer muqdusho and reer jigjiga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴💪
@sumayociise1221
@sumayociise1221 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌❤🇸🇴 Calankaan ku fanaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Dhaanto Cusub Xassan Yare Iyo Dagaalka liyuu Booliska Iyo Canfarta
5:57
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Jigjiga TV
Рет қаралды 10 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 54 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
WAAR DEG DEG AH
18:38
HALBEG MEDIA
Рет қаралды 1 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Heestii Galbis, Arooskii Mustafa iyo Samsam Kabayare
7:58
Xogmaal Media
Рет қаралды 80 М.
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013
5:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 17 МЛН
XASAN YARE DHAANTO U QAADAY HABLAHA GODAY GACALO SANADKA CUSUB 2022
6:24
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 427 М.
comedy: 😂one candy🤣
0:13
Funny Club TV
Рет қаралды 12 МЛН
Теперь ты мой пес #фильмы #кино #лучшиефильмы
0:59
Мир кино глазами автора 👀
Рет қаралды 553 М.
Провожающие покинули вагон😂
0:34
 Режу Кадры
Рет қаралды 892 М.