Haweenay Hargeysa Joogta oo Soomaaliya Ka Joojisay Balaayiin Doolar !

  Рет қаралды 69,685

Ahmed Zaki Ibrahim

Ahmed Zaki Ibrahim

Күн бұрын

#subscribe

Пікірлер: 136
@said1498ify
@said1498ify 2 ай бұрын
Yusur abraar waa muwaadin reer Somaliland waxayna ku saxan tahay inay sidaa sheegto.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
DR YUSRA WAA NAAG SAMAROONA OO CILMIGA PHD DHAQALAH IYO BANGIYADA BARATAY IYADA OO U SHAQEEYSA BAANKA DUUNKEEY UGU YEEDHEEN BAANKA SOOMAALIYA WAXABA OOLIN 48 SAAC KA DIBNA WEEY ISKA CARARTAY TUUGTA DAMUL JADIID FOWSIYA U HOREEYSA
@januarySl2024
@januarySl2024 2 ай бұрын
Haday dhab tahay, gabadhaasi waa muwaadinad ku banaan Somalilaand. Somaalia Italiana waxay ku samayso Somalilaand ayay ku samaysay oo wax ka dhadhansiisay. Waxay ka ficilad waynayd madaxda Somalilaand oo dhan ee aan dhaqaale ahaan ula dagaalamin Somalia Italiana ee geed gaabab iyo geed dheer u korta la dagaalanka fhaqaalaha Somalilaand
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 2 ай бұрын
Kkkk Naagtu fariidsanaydaa👏👏👏👏Runta miyaa lagu haysta???
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 Ай бұрын
Yusur Farah Abraar is a heroine. She is a Somalilander,mind you. I agree what she did ro that money .
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
Somalilander is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 ай бұрын
Gabadh goba miss yusur
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@ubaxmaalin562
@ubaxmaalin562 2 ай бұрын
Yusur waa reer Boorame
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
❤💅
@faraxcali1236
@faraxcali1236 Ай бұрын
Mansha allah guulayso walll
@HodanMihile
@HodanMihile 2 ай бұрын
YusRa guuleyso😂😂😂😂
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 ай бұрын
Dawersigii ayey idinka joojisay aad is ku dulmiyi lahaydeen
@amdualeh5802
@amdualeh5802 2 ай бұрын
Gabadhaad alla magaceeda kor ha yeelo,lacagtaas waxa lagu dili lahaa reer somaliland.
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@@amdualeh5802 ❤️
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 ай бұрын
Amxaar ayaa tahy , suuqii waaheen markuu gubtay waa taa caabadeysay. 😂😂
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@@abdifitahabdullahi4675 Doqon baad tahay Isaaq Maba cabaado Illaahay baa u nimceeyey Isaaq Naga dhamaada. Soomaali Wayn
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
NAAG MADOOW OO CADOW KU AH JIRITAANKA DALKEEDA AYEY AHEYD. TAARIIKH MADOW AYEY LEEDAHAY. QASHINKA LAMA BUUN BUUNIOYO
@miskiin236
@miskiin236 2 ай бұрын
@@khadralulmohamed5254 Macaal kuwa gaalada ah!!
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 ай бұрын
Dee waa runteeedda Somali a tuug baa haystee
@maxamedmareye7431
@maxamedmareye7431 2 ай бұрын
Yusur waa geesiyad mansha allah
@aminoelmi7045
@aminoelmi7045 2 ай бұрын
Viva Yusur
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@FowziaElmi-o7e
@FowziaElmi-o7e 2 ай бұрын
Masha w❤ ❤❤❤❤❤ she honest
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 2 ай бұрын
Sidaad ugu raaxay saneeyso beenta iyo xaasidnimada wada socoto caadi maahan xooji dhalan teedka iyo dhaan dabagaalaynta Soomaaliya soomaali baaleh. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 2 ай бұрын
xasidnimo ayaa kaga dhereya adiga miyaan ahayn kan leh etiopia ana bad siinayna ee yayna somaliland heshis la galin maxa been sawtan wasiradu shegaysay inay smalia wadan musuqmasuq tahay ma shiki kaga jira waan ku raxayaanyna haa oo farax sanahay 😂😂😂😂 maxa haysa adigu
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 2 ай бұрын
@@Sharmarke-h1z labada hogaamiye labaduba waa dhagar qayabaal aan lahayn qadiyad iyo han wax dan ahna inooma hayaan cafis alle iyo musaabax.
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 2 ай бұрын
@@nuurnaasir6404 labada hogamiye mid dhulkusu ka taliya mid qadiyadisa ayuu wax la raba nida isagoon hal km xukumin atuu leyahay maxay sland heshis u galaysa oo waliba maalin walba ku celinaya ana ogo lkn lkn ha la isoo maro waana abgaal dameri tariikh u leh Habar awla bu raba inu wax yeedhiyo Waa intaas uun
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 ай бұрын
Mayee atmis baa leh😮
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 ай бұрын
​@@Sharmarke-h1z weligaa qeyb soomaaliya kamid ah ayaa ahaaneysaa amxaar
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 2 ай бұрын
Viva Somaliland hanolato somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤❤hanolato ❤somaaaliland hanolato ❤❤❤❤❤❤❤somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
Yusur Allaha sharfo. Waa Runteed lacagtaas iyo Lacago kale oo badanbey rabeen Xasan iyo Fowziya in lasoo Xawilo oo iyaga ay sidaa kucunaan. Subxaanallaah.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h Ай бұрын
Geesiyad aya ahaaid❤❤❤❤❤
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o 2 ай бұрын
Ilaahay yusur janadii ha geeyo
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 ай бұрын
Amxaar iyo beejada amxaarka ayaa tahy😂
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
JEALOUS BAA FOWSIYA KA HADLINAYA CILMIGA YUSUR WALIGAA MAGAADHEEYSID HA CUNIN WAANAG MUWAADANIYADA
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
❤ Hawiyaha xaasidiinta ayay wax kamaqashaa wax Fowziya
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
@@khadralulmohamed5254 weli weey ciishoon tahay waxeey rabtay ineey lacagtaa laboobto xasan sh. Ooyna hadhow dambiga dusha kasaarto Dr yusra yeeyse ka aqli badanbtahay
@yassinawal8029
@yassinawal8029 2 ай бұрын
Dadkaas oo kale qyaa loo bqqhqn yahay khayr qlle hasiiyee AJARBAY SHAQAYSATAY MAANSHA ALAAH.
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 Ай бұрын
Yusur Faarax Abraar waa mawaadin reer Somaliland ah . Waxay u hiilisey dalkay u dhalatay.
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 ай бұрын
Masha Allah what a queen 👑👑
@hi-gn6my
@hi-gn6my Ай бұрын
Waa dhintay, waa baxsaday waa warkii Raysal wasaare Xamse. Awalba Xasan shiiq baa jeebka ku shuban lahaa ee maxaan faa idi lahayn haddan Soomaali nahay.
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 2 ай бұрын
Guul guul soomaalind soomaalind
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Sxbyaal hadal iyo oohintu waa gunnimo walahi talo hadaan siiyo shicibkayga walaalaha SomaliGalbeed waxaan odhan lahaa in Ciidankaas Oromoda iyo Amxaarta waa in labeegsadaa oo meedadkooda laamiyada la dhigaa siiba kuwa canshuurta boobka u yimid deegaanka SomaliGalbeed walahi waxan Cagjarna wuu la’ogyahay oo waa Amxaar Somalinimo ku gambanaya iyo inta kuhareeraysan 😤 Intaad shicibow odhanaysaan walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 ilahay silic idinkama qaadayo oo wuu idinku halaagi ilaa geesiyada dhalintu ay gacantooda wax ku soo ceshadaan walahi dhibtan waa tusaale yar ee waxa soo socda ayaa ka xanuun badan walahi inshaAllah ilaahay caqliga iyo indhaha shicibkeena SomaliGalbeed ilaahay indhaha ha’inoo furo iyo Qalbigan hurdan walahi waxaa lagaadhi heer hablaha Amxaarta iyo Oromadu ay guryaha kala soo baxaan Hablaheena sharafta leh walahi oo anaguna gunnimadaas Madaxdeenu ay nagu eegato ileen awalbaynan dhiig Somali laheenne 😢 maanta waa xoolo kaliyaata batitoole waxaa lagaadhi in nimanka xaasaskooda uu Amxaar, Cafar, Tigree & Oromo uraya inay ka kaxaystaan oo ay hortooda ku kufsadaan sida Yuhuuda ay falastiinida ragga ah u kufsanayaan iskabadaa hablihii walahi SomaliGalbeed taasaa ku soo socota hadaynan qoryaha qaadin oo aynan dhulkooda difaacan Gunnimada haka doonbidaan geerida ileen awalba bakhtigoodaa laxa’laalsaday 😤 Cagjarna iyo Madaxda Somali ee Adis noogu Matala waa qolof Somalinimada sheegtay, qabaa’iladeenana sheeganaya Waa Ethiopian aan dhiig ismarin wAA Amxaar iyo Oromo Sirdoon ahaan ku gambanaya Somali sabab waa laguu soo dooray qofkay iyaga wataan una qarsoon oo hadhowna la’sameeyo Isdhexgal lagana dhigo kulligooda inay Somali yihiin u dhashay deegaanka lacala haduu codayn yimaado, ileen Cuqaal iyo Madax ayaan qabiil ku difaacnaa waana Sirdoonkooda & fanaaniin salka aan ahayn Somali looga dhigo annaga si aynan geeso goobaabin ah aynan u qaadin oo shicibka loo dhiirin kacdoon dhalin hadii la’isku dayona iyagaa ka’hor’iman oo difaaci Ethiopianka walahi u fiirsada, waana waxay ku soo shaqeeyeen 100kii sano ee ugu dambeeyay si loo sameesto sirdoon nagu dhexjira 5ta Somali meel walba oo danahooda u fuliya iyo ciidan laga dhigay somali aanse ahayn Walahi shicibow aan qoriga qaadano nagama adka walahi way tabar daran yihiin ciidanka Ethiopianka oo hubkooda aan kafurano walahi 20 keena ragga ee Somali ayaa dagaal ahaan u dhigma 2kun oo Ciidanka Ethiopianka uraya walahi waan aragnay aan hurdada ka’kacno oon gooni Xitaa aan isku taagno oon shicibkeena Somalida asalka ah codayn aan ka samayno Somalida kaliyaata ee diigankeena SomaliGalbeed ilaa diridhabe walahi waan isku filannahyay khayraadka Wadanka Ethiopia 🇪🇹 ay ku faanayaan iyo dhul beereedka waa dhulkeena iyo macdanta iyo dahabka iyo saliida kabuuxda aan annaga Somali ka faa’iidaysano oon iska dulqaadno heeryadan naga faa’iidaysa Walahi shicibow SomaliGalbeed aan dowlad aqoonsi leh aan noqono, Caasimadana halaga dhigo Diridhabe kuxigeena Herer 3xaadna Jigjiga walahi Somalida kale ee. walaalaheenna ah way soo gurman aan isdaba qabano walahi waa iga talo intaynan sii fogaan oon hablaha nalagu horkufsan oo dhulkeena naloogu soo siqayo maalin walba ay hadhow noogu adkaato inaan soo ceshano sabab waxaa badan kaniisadaha iyo Gaalnimada lagu hoos gambanayo iyo cabsida shicibka xabuunka laga badiyay maantaan quwad leenahay aan kacno walaalayaal walahi gushuna si fudud ayuu ilaahay noo siin oo jiilkeena dambe gunnimo ku noolaan maayo walahi inshaAllah rabbina aan kaashano oon soo celino dhulkii 100% Islaamka ahaa oon dumino kaniisadaha dhukeena islaamka ah laga dhisay walahi maantay qabasho leedahay aan kacno inshaAllah ilaahay hurdada hanaga kiciyo InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahay 5ta Somali hamideeyo oo cadowgeena ilaahay dhulka afka ha’u’galiyo bi’idnillah 🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 Ай бұрын
Fawsiya waa beenteed,waayo, madaxweynaha waqtigaas (xasan shiikh) ayaa dhawr jeer ka dalbaday lacago aan habraac sharci lahayn oo lagu handaday. Musuqmaasuq cad ayey ka badbaadisay soomaaliya oo lacagtaas soomaaliya lagu qori lahaa. Waa geesiyad wadani ah.
@yousufabdi74
@yousufabdi74 2 ай бұрын
Sax bay ahayd inay ka joojiso, waayo mooryaan waxba laguma aamini karo, dambiilena maaha ee dalkeediibay joogtaa.
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 2 ай бұрын
Yusur runta ayey sheegtay. Failed state of Somalia. Yaa lacag ku aaminaya.
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 2 ай бұрын
Kolayba dadka masaakiinta ah ma gaadheen in gaara ayaa jeebka ku shubata wax walba,xaaraan may Rabin waa qof daacad ah,Dembiile miyaa qofka hadduu runta sheego
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
❤🙋
@safiahassan3297
@safiahassan3297 2 ай бұрын
Tuugo khaayimad dhimatay lacagtii adaa ku furtay ganacsi.
@duca_qaba
@duca_qaba 2 ай бұрын
Foosiya waa beenaleey yusur wey hadashey sababtiina wey sheegtey allaha dhawro
@janomusic4783
@janomusic4783 2 ай бұрын
Fariid bay ahyd walaahi mooryaanta lacag bay ka joojisya
@KayseHuriye
@KayseHuriye Ай бұрын
Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 2 ай бұрын
Laba walal cidda kala fogayteeda mashruc siyassadeed ka dhigatay nac ALLAH ha ku dhaco
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j 2 ай бұрын
Waa runteed maxaayeelay way ogayd in aan dadka ubaahan waxba loo qabanayn ummadda baahan bagga.
@zeynabaden6878
@zeynabaden6878 2 ай бұрын
Yusur well done!
@roodanuur461
@roodanuur461 2 ай бұрын
Kkkkkkk waa geesiyada faarida maa beenbay sheegetay ruun baay sheegetaye waa tuugu is uurur saatay waaxa somaliya joogaye fosiyina waa kuu maamataye inkasso ay kinya kaa soo dhiiciisay baaday gaaten haawiye iyo majeerten
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 2 ай бұрын
Yusur ha noolaato.
@burjilibax
@burjilibax Ай бұрын
Sax ayey ahyd fosiya waxba shegeyney o kuma qaba la caqli noqotey meel ha geyana dorkastaba wa ta tartanka midowga africa laga reebaye Foosiyi wsy naga siqiirtey
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Lacag ay mafia dhacdo doonaysay foosiya tuugo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Hooydaa baha dhillo tuugaad
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@hassan-mp1pk Abtirsoo ayaad tahay hortay ina ayaad tahay xasan labeeboow waadigan marna garxajis u hadlaya marna xaarood waa wuxu ilayn waa ilnu furaash xasan baadi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p dhadiga isaaq baroortaa new oromo
@Bah123-wu4to
@Bah123-wu4to 2 ай бұрын
Waxay gabadhaasi aragtey musuqmaasaqa oo aan weli laheyn wax ka badel weyna istaahishaa iney joojiso waayo hadey soo gaadhi laheyd lacagtaasi dad jeebkooda bay geli laheyd waaba aragtaa maanta inaan waxba la dhaafeynin
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 ай бұрын
Way qumaneed
@caliducaale464
@caliducaale464 2 ай бұрын
Aadbay yusur umahadsanthay somaliland uunbsy kuladagaalamilahaayeene waxba kumay qabsadeene
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂Maad shaqsysataan intaat baryo ku jirtaan waxa na lugooyey waa raga soomaaliyeed qaarkood oo ilaa hada ku fakarayo dad aan waxba dhaamin oo weliba Alle ku caasiyey baryaya😢
@mouhamoud5605
@mouhamoud5605 2 ай бұрын
Anaga oo ah somali ayaa ku raacsan
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 2 ай бұрын
Baga
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 ай бұрын
Wlhi Gabadhasi aad Iyo aad usaxnayd aqligaasi ayaa Reer lagu yaqanaa faridnimadeeda
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@NimoYusuf-m5i
@NimoYusuf-m5i 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 xasan dhiqo Warba kudhacay waxu cunaba asaga cunaha laqabtay wey ku macantahy
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 2 ай бұрын
Waar nin yahaw anigu warkaaga waxba kama qoro ilaa maalintaad suldaankii bobta ahaa ee aad waraysatay aad ku sheegtay Suldaan Sabayste .
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
Asc walaalo Foosiyaay sida wax u jiraan in aad sheegto ayaa fiican waxaa lagu yiri account uae ah lacag ku shub wayna diiday waxaa loola yimiday musuq way is casishay iyada oo lamacaashi lahayd qaadan lahay mushar badan marka waxba Xasan hataageerin aakhiro dhinaca kaa marimaayo we Love ❤YUSUR ABRAAR
@kadeeromar6616
@kadeeromar6616 2 ай бұрын
Nacaalad wayee wacesha xuun ilaa hala togta mesha lagu arko
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 2 ай бұрын
Waxuu sheegayo nacastaan miyaad run umaleeysaa hhhhhh
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Yusra waa garxajis 😂
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 2 ай бұрын
Waxa aan leydinkugu aamini karin jagooyin waa weyn hada reer snm tihiin waa sidaa afkiina ka qiraneysan cadowga umada soomaliyed walagi qof soomaliland udhashay wuxu dalkan lajecel yahay jab iyo dhibaato xasan shiiq waa runtii fawsiyo ma jab iyo dhubateyn bey iyana nala rabtay
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
gabadhah waa gabadh sharaf leh haday shektay in moryan iyo mafiyo somaliyah kah dowladeyan gabadhah haday moryan tahay lacagtah way dhicih lahayd haday kah tahay run way ku mahadsanyahay inay jojisoh lacagtah sababto ah xisab bah u talah Akhiroh waxan hubah lacagtah haday somaliyah gacantah u so gali lahayd mafiyadah xamar hargaysah garoweh iyo mamul gobaled kah bah bobi lahah lacagtah
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 2 ай бұрын
Maxay u dhuumanaysaa qof damiir lihi ama in uu iimaan qalbigiisa ku jiraa ma meel uu ka shaqayn kara Waa meeshaa macaluusha shacabkuna u go,ayaan dawladuna xoolaha umada u kala cararaysee. Haatan may amniga uun u sugaan.
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 Ай бұрын
Devil is a liar 🤔
@Xiingalool
@Xiingalool 2 ай бұрын
Fariid yusur,cadawgay lugaha goysay
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 ай бұрын
Dee ma beenbaa waadal musuqmaasuq hadheeyay dadkiisiina bulaacadaha cunayayaan oo argagixisada baad loo siiyo inta soo hadayna safar lagu galo oo lagu raaxaysto
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
😂😂YUSRA WAA NAAG PHD KANA SHAQEEYNEYSAY BAANKA ADUUNKA AQOONTEEDAY KU JOOGTAY MARKERY FOWSYA U YEEDHAYSAY WAXEY DOONEYSAY INEEY LACAGTA U SOO DHACDO LAKIIN WEEY KU FAHANTAY WEEYNA ISKAGA TAGTAY😂WAANKU FARAXSANAHAY FOWSIYO TUUGO
@hassanabtidoon5452
@hassanabtidoon5452 2 ай бұрын
Yusuf musuqiibay kayaabtay
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Waa Yusra abraar
@unahmed5433
@unahmed5433 Ай бұрын
Iidoor beenta ka daaya. Naagtana waa naag waalan cidna ma keeni karto iyadaa uraysa.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Foosiya dhako weyn habar waalan bukta
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Makhnuud foodiye reerkiin dhadiga isaaq Kaz fiican
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Laba week bay joogtay Gudoomiyaha bankiga waxay ogaatay?????????????????
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk ee waaku faankaas
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
😂😂😂 horta dadkan benta inoo ilahey xarimay moga miyaa bisinka waryaa ilahey ka baq
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 2 ай бұрын
Yustur waxay ahayd khaa in wadan oo wadankeedii aaminay khaa intay waxayna kutahay ceeb iyo calool xumi uqarsoonayd Mana ah wax waraagsan oo reer waqooyigu ku faanaan Waxayna tusaysaa dadka reer waqooyiga faderaalka jooga in layska ilaalyo lagana digtoonaado oon laysku halaynkarin
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 2 ай бұрын
Waxaa is weydiin mudan maxaa lagu qabtay ama lagu qabtaa balaayiinta aduunku ku bixiyo soomaaliya ilaa 91 ilaa hadda socota run ayay sheegtay hadayba jirto Soomaaliya waxaa haysta oo isu daba mara groups shufto ah oo qawlaysato ah oo aduunka ku dewersada magaca soomaaliya Waxa ay ku soo qaadaanna iyaga iyo haayadaha ayaa qaybsada markaa wadankan meel xun ayuu ku socdaa
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Ай бұрын
Baaga. 😂ale
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 2 ай бұрын
Sabab baa jirta ee sheega ama iska Aamusa,ilaahay halaga cabsado ka Fuqa gabadha,sidaan maqalay gabadhaasi waa iska diiday in ay ku shaqeyso waxa ka socda meeshaas
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 Ай бұрын
WAY KUSAXNAYD
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 ай бұрын
SU'AAL FAWSIYO HADAAD AQOON U LEEDAHAY BAANANKA MAXAAD ADIGU UGA SHAGEEYN WEEYDAY OOD LACAGTAA U SOO QAADI WEYDAY? 😂 SABATOO AH YUSRA AYAAD DOONEYSAY INAAD AQOONTEEDA IYO AAMINAADEEDA ADUUNKU AAMIN SAN YAHAY INAAD ISTICMAASHO LAAKIIN WEEY KU FAHANTAY INAAD TUUGO TAHAY MAANSHAA ALAAH
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 ай бұрын
Masha allah yusar waada mahada sanatahaye waxaya aragataye inaya mooriyaana yihiina iyo maafiya caalamiya
@abuahmed5748
@abuahmed5748 2 ай бұрын
Foosiyo markhaati been ah oo aan sax aheyn oo dambi ku ah ayey furtey...cajiib
@YaaHoo-f3d
@YaaHoo-f3d 2 ай бұрын
😂
@jamactarafico1244
@jamactarafico1244 2 ай бұрын
Hadadrabtan dhac iyo boob shaqo hisiinina dadka idinka aqoonta badan
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 ай бұрын
Kkkk
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 ай бұрын
Foosiya lafa baya toobina ku hayasaa yusura waya kaa fatiida Santahaya laakii waxaa.ku danabaya shalaaya gara huraguriya tahaye
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
❤ Afsoomaaliga si wacan uqor
@faqiabdullahi9304
@faqiabdullahi9304 2 ай бұрын
Been badana war xishooda
@abdidahir8682
@abdidahir8682 2 ай бұрын
Manchaallah allahaku soyoh. Wahad jecechahayi oye janadu uguhorayisoh
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 2 ай бұрын
Idoor ma xishoodan wax walbe waa kuu shegayaan
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 ай бұрын
Iidor oh dhaan bah caadowgah Somaliyed aah Fowsseyah xatah waxah looguh diiday iinlatagwero waah aaminxumadah daadkan laagah qaabo
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 2 ай бұрын
Soomaalilland idin marabto Fowdiyana. Laf cad bay toobin kuhaysaa
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 ай бұрын
@@khadralulmohamed5254 buurco boorween iyo hargesah ciidih omah baah na iyo diiro, aafqushaash qaamraystah yaala, ah
@AbdirahmanOmarmasaari
@AbdirahmanOmarmasaari 2 ай бұрын
Yusra waa dambiile qaran
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
CBB cayayaanka yusra yuusa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar
@aminamohamed5568
@aminamohamed5568 2 ай бұрын
Allah ka cabso maanta waa if barina waa aakhiro ​@@hassan-mp1pk
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 60 МЛН
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 242 М.
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 51 М.
WASIIR OBSIYE: MAXAMED ABIIB ''WAA LA AF-DUUBAYE LAMA XIRIN"
25:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН