Cajaa ib sheekhoow Heestan maqalkeedaa maantaa iigu horeysey, fanka soomaalidu waa badweyn ILaahay ha u naxariisto labadan fanaan ee heestan inoo qaadaya
@abdullahihurre98432 күн бұрын
Fanka iyo heesaha Somaliyeed waa Badweynta Hindiya Oo kale.. Waligay ma dhegeysan heestaan caawa ka hor last day of 2024 .31.12.. Alle ha u naxariisto labada fanaanba Insha Allah.
@caweyskadalmar2 күн бұрын
Aamin
@calicabdiismaaciil39743 күн бұрын
War halka ka wada hawsha rageedi wlhi wad mahad santihiin