hawiye oo siweyn uga maseeyray 30$ oo darood dhawac sii iyo warar kale la soco

  Рет қаралды 6,468

Generalka Reer Hiraan

Generalka Reer Hiraan

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@a.j2428
@a.j2428 Күн бұрын
Hada ogaada sodonkaas ma ahayn waxa dawlada puntland siisay ee waxay ahayd lacag ciidanka asluubta puntland ay mushaharkooda kasoo gooyeen, askarta kale aa siisay maaha qasnada puntland.
@zaytum
@zaytum Күн бұрын
Manshaalaah puntland💪💪💪❤❤❤waa gob cidanka ayaa jeebkooda ka bixiyeey ee adiga maxaad haysaa waxaa tahey dhaawac dhameystiire oo hunguri 24/7 hayso
@SukritiXasan
@SukritiXasan Күн бұрын
😂😂😂😂 generale waa Ku salaamey
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Күн бұрын
Waxii la siiyo darood Enboow waa dadkeena ❤❤❤❤
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Күн бұрын
Ninkaan xawaadle runta ugu imow hawiye xaasid waa ka tagay waa nacab wlhi
@Mamocreators
@Mamocreators 20 сағат бұрын
Waa cawaan naceeb Daarood kuweeyn.
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Күн бұрын
Mashallah kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Күн бұрын
Mansh Mansh Mansh gob baatahay gobtaa fakar fiican kuhadla
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
Hawiye waa xaasidiin weeye maquuran daarood guushiisa
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Күн бұрын
aaway macawisleydii xawaadle sowmadilin
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Күн бұрын
Haa isbitalada ayey ugu tagaan falenbo iyo irbad sun ah bey uraciyaan xaqiiq weyo taas
@museosman8296
@museosman8296 Күн бұрын
Askartii ayaa iska uruuriyey 30doolar iska hadla dhib Holstein bay taalaa yaahuu
@OmarWaberi
@OmarWaberi Күн бұрын
Generalka runta iyan kugu ogahay kkkkkk Salan sare From jabuti 🇩🇯
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Күн бұрын
Kkk 40 flrmiyey ka mayereen anakuna waais ku xanaaqney sidee wilasha 30 dlr keliya loo sii yaa 100 dlr baa la siinayaa week kasta insha allaah
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu Күн бұрын
30$ka waxaa iska soo aruuriyay ciidanka asluubta askartooda oo walaalahood ugu deeqay oo waad aragteen sariikiishii ciidanka asluubta ayaa ka hadlay oo deeqdaas yar bixiyay..Tan dowlada puntland lama sheegin oo waa mid dawladu ay waajibkeeda tahay..
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Күн бұрын
@MohamedHassan-jq8gu hadaan siinaynayaaa mod badan hadii allaah Idmiston gabadhaha harti baa kaalontooda qaadanaya
@muxumudmahad6532
@muxumudmahad6532 Күн бұрын
War daarodow waa kaas wiilka xawaadle maxamed idin di faaa caaye cali cosble war kiisa ha ino qabanaha
@sabahabdi3815
@sabahabdi3815 Күн бұрын
Ninkan waa nin Xawadaleh oorunutah idiinsheegayah
@KingShibiinYare
@KingShibiinYare Күн бұрын
Legend Afkaaga Caano lagu Qabay Koodii Way Cuneen Iyagu Futa madoo Bayaal Wallahay Been Taa Maahan Legend way Dii Bal 😂
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Күн бұрын
JENERAALLE NOOLOW RUN SHEEG AYAAD TAHAY
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 14 сағат бұрын
Generaalka Rer Hiiraan sheekadan Waxey lamid Tahay 24 Cisho yey ku burburee Puntland hadii Doorasho Qof iyo COD hadey isku Dayaan Puntland State
@sabahabdi3815
@sabahabdi3815 Күн бұрын
Kan ayuguh qorotahay maxmed sacid ayaah jawaabatan leh
@sabahabdi3815
@sabahabdi3815 Күн бұрын
Hawiyo manadiifo xitaa walaladod ayey qalen madarood beyejeceliyiin hahadalan waa mooroyan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Jinaralka ree Hiiraan Waa nin aragti dheer
@bby6
@bby6 Күн бұрын
Away 6 Dii askari a xawaadle a ay gowraceen masayda Hassan munaafaq la hebta ah ku was ba dowlad iyo nidam laga sugi wali waxey isu hestan iney hogamiyo koxedyo yihin o dhaqan dowlad waxba kama oga brother Hassan qabuure faagte iyo teamkisa
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
kkkkkkkkkk waa yaab kaan aragnay
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 6 сағат бұрын
Adigu hawiye matihid daaroodna matihid (kintrow dhaxyaal aan abtirsankarin baa tahaye us waryaa.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 Күн бұрын
Dameeruhu iyagu 30 100 iyo wax kale toona kuwooda iyo kuwa kale toona ma siinayaane maxay ka hadlin
@sabahabdi3815
@sabahabdi3815 Күн бұрын
Xawaaleh waa Hawiyeh hadan waad layasan kuwii idin daafacayey abagal madaahiro waa mooroya
@moiroble92
@moiroble92 Күн бұрын
WELCOME 😁😁
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 Күн бұрын
Hawiyooy wax qabad ma jira miyaa dil mooye,haddii villa somaliya nin daarood soo fadhisto yaa hawiya baad dhihin haddii layskaga kiin tago sidaas baad Nag isaga dhigin.
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 Ar somaliah
@sabahabdi3815
@sabahabdi3815 Күн бұрын
Walahiy markat leedahay hawiye mise darood miyadatahay maxaad uqabaten xawadale waad qalqashen
@saidma1683
@saidma1683 Күн бұрын
😂😂😂😂 Waa Runtaa dhawacoda way dilaan. Marka Punt land dhawicina. Dila waye waxay Hawiye la qaylinayan😂😂😂😂
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي Күн бұрын
Dilka askarta dawladda waa ka geddisan tahay dilalka kale waa jariimo aan horay loo arag taas darteed waa in lakeeno kuwii dilay iyo kuwii kudul dhaanteeyey kuwii jaajuusay iyo qofkasta oo lug kulahaa iyo kuwii deganaa tuuladii lagu dilay intaa markii lagumaado waxa meesha kabixi doona in askari miskiin ah oo musaafir ah ladilo haddii kale fasaadka iyo inladilo dad aan mudnayn ayaa caadi noqon doonta
@abdi258sh
@abdi258sh Күн бұрын
Kkkkk very true
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Күн бұрын
30$ ka waa PREPARE
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Күн бұрын
Hawiyoow bal idinku 30 siiya
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 Күн бұрын
Dilkaas foolhardy xun baa u dhigantaa 20 qof sxb
@moiroble92
@moiroble92 Күн бұрын
😂😂s 😂😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Күн бұрын
😂😂😂😂
@CABDALACAlI-g5o
@CABDALACAlI-g5o Күн бұрын
Siwanaagsan eey u shafreen abgaal xawaadle aad eey mahad san yahiin abgaal xumaan waa dhacdaa wanaagaa lagu daahirshaa
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 14 сағат бұрын
Ragii ladilaay maa 130k dollar baa kaqeyma badataay 130k malacagbaa subxanaalah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
dembilayaasha soo dhiiba buduloodow waxa laydinka yeelimaayo wa dil fool xun sida askarta udisheene
@maxamedsaciid7391
@maxamedsaciid7391 Күн бұрын
Adi hwiye misa darood ayaa tahay
@Mirhan777
@Mirhan777 Күн бұрын
Runta ku sheegy 😂 adigu ciidankagii meeh ragga 30 la siiyey askartii asxaabtoda aha ba siistey mushoorkii pl waa qaatan 😂 garaamkoodii gurigoodii by joogan adigu ii keen askaro 5 doller aad siisey😂
@bisharo8936
@bisharo8936 Күн бұрын
War ilaahey kacabso dadka ha iskudirin... nin wadani ayaad eheed maxa kaaqaldaame
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Kaftanka Siyaasada 562 oo aad u xiisa badan
53:59
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,2 М.
BEESHA SHIIQAAL HAWIYE MIYAA?
4:37
Horyaal TV
Рет қаралды 47 М.