Xasan sheeh qudbadiisii italia tuugsi iyo kalaya na gumaysta buu la hortagay waa qof aan qaab madaxweyne laheen kuwa wax u qorana waa jaahiliin isaga ka daran Hawiye dalkaan waa dhibaateeyeen dowladnima waxba kama yaqanaan
@Abdo-d1i9 ай бұрын
Somalie nonolwen nonolwen nonolwen Aden macaline GUL gul gul Somalie ❤😂
@cabdirshidosman96499 ай бұрын
Ninkaan wuxuu u shaqeeyaa dowlada Qatar iyo Farmaajaha ay wataan. Intaas wuxuu heestaa kaliya Hawiye markii Horena Majeerteen marmarna Ogaadeen, ma arkeysid asaga oo ka hadlaya xad gudubyadii Siyaad Barre.
@leed.duulaa37949 ай бұрын
Waa qalad in Dadka 33 Sannadood daganaa la yiraahdo ka guura .Axmed Ducaale Geele waa Nin wax garad ah.
@labatanjirowibrahim83679 ай бұрын
Walaahi oddoontii cali yuusuf Habargedar waa eeyo oo meeshii 30 sano aad deganaataba maa adigaa iska leh Ciddii oddoontii cali yuusuf rajo ka leh ayada ayay u taalaa
@ShaaficiMaxamed-q3w9 ай бұрын
gaalkacyo iyo puntiland uma soodhawaan karaan walee adeer horaa laaysu bartay gaalkacyana intaay kadagan yihiin waa layaqaan ma inaay ka guuraan baad doonaaysaa adeer hanagu soojeedin yaanan xasuuqin aadanoow harti maanta reer ka awoodbadan majirto hadaanan soomlinimada eegaayn kuligood waan qabsanlahaa ee allaan kabaqayaa oon ku daaynayaa walaahay
@fxcooking96779 ай бұрын
Adeer waa buraanbur gabay maaha
@abobasement3469 ай бұрын
Odaygan waa moryan kih ugu weynah kk😂😂
@SarahWarsama-o8u9 ай бұрын
DALKAAN WUXUU KU SOCDAA CONFÉDÉRATIONS IYO IN KALA TAGO. WAA TUU RABO XASAN SHEEKH
War habrgidar aslkeedu majeerte baa shaqadood yaqaan hadii aanan bii ema la luqasiin sidii c laahi yuusaf saan lee guneysi ugu jiraayan soonali weyan
@SarahWarsama-o8u9 ай бұрын
WAXAA IS WEYDIN LEH HAWIYE KELIGOOD DALKAAN MA QADANAAYAAN ?????
@Hawo-ek3sq9 ай бұрын
Wow good job 👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@AA-ze7zk9 ай бұрын
XASAN SHEEKH MAXUU KA DAMACSANYAH ITOOBIYA? FULEYGA WAX KA QORYO BADAN MALEH, PUNTLAND IYADA OG DANAHEEDA SOMALI AY WEERAR KU TAHAY AMA REER AY KU TAHAY MA JIRTO.
@abdulkadirsheikhmohamed59 ай бұрын
War Xaad dereewal ayuu ka ayaa Kenya N3 ayuu wading Joey Mombasa haddad shark saaxiib
@aminali74919 ай бұрын
Aadanow, Aadan madobe iyo Laftagareen gaarsiiya kuwa u soo socdo mayland in la dhihidoono. Dadbaa u soo halgamay.
@SarahWarsama-o8u9 ай бұрын
DASTUURKA IN WAX LAGA BEDELO LA RABO WAA MIDA XASAN SHEEKH U FASIXI KARTA IN UU CIDANKA DALKA IYO KUWA SHISHEEYABA UU ADEEGSADO. KURSIGANA UU KU SII FADHIYAYO😅
Wlle Adan sacad uma nasab shegtan glkcyo waa loga badanyhy soo baro rerka meesha ugu badan,sacadka wxy Glkcyo ka dagan konfurta baraxley,rerka ugu badan glkcayo xagoda ayu xiga garonka Aygn haysta,garonkasna waa garon xafidan oo qalad loola iman karin,Adigu hadlkadu isku dir ayu u jeda ma wxd is ledahy hg culayska ay la maganthy kfg ku soo jeedi Glkcayo wle gumac aya ka soo horeya wy is yaqanan
@xaawo19 ай бұрын
Waa axmed ducaale geele xaaf
@SarahWarsama-o8u9 ай бұрын
XASAN SHEEKH HUBKA LOO FASAXAY OO UU KEENAYO SHICIBKUU U ADEEGSANDOONA. DAGAAL WEYNBAA SOO SOCDA MARKA LA EEGO SIDA WAX U SOCDAAN.
@SarahWarsama-o8u9 ай бұрын
HEESAHA WAXAA LOO ISTICMAALAYAA IN DALKA DAGAAL LA GELIYO😂😂😂. WAA NALA WAALAYAA OO WAA NALA MEERMEERINAYA😂😂😂
Nin guri islaameed xoog ku haysta haddana ku wacadi naayo ka warama kkkkkkkkkkkk
@AishaAli-ck3zc9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 TUUGADII AMA BOOLIDII SHARCIYEEYA OO HAWIYE GAALKACAYO KA YIMID SIIYA XEEF HALA WEDIIYO, HABARGIDIR DHULKOODII 91 KA HOR AYKU DHAQNAAYEEN XAGUU AHAA MAXAASE KU DHACAY?
Laftagareenoow kuu dhamaatey haya hadaad tiraahdey laftagareen oow adiga iyo saraakiishaada iyo askartii digil iyo mirifle udhamaatey warlagta gareenoow haye hadaad tiri ciidanka kuusoo socda banbooyin aayku ledsam u aas damujadiid mooryaan ta kuu soo socota war digilloow dhameeya ciidanka damujadiid dhug siiya markey
@a.j24289 ай бұрын
UGAASKII SURE OO KU BIIREY BUURMADOOW AADNA U CAAYEY UNA HENDEDAY HAWIYE kzbin.info/www/bejne/g2mpq6lqaa2NrtU
@AA-ze7zk9 ай бұрын
SOMALIYA HALKI LALA DOONAYEY MANTA WEY TAGANTAHAY. QABIL HALKAS AYU KU BAABA AY WIIL WALAL ABIY LADHAHO AYA U DHAARANA SI JOOGTO AH. SHEEKADA WAA DHAAFTEY HOOLEY
@faadumosaalim96689 ай бұрын
Alahay haka qabto umad adigi iyo inta3xun
@june62069 ай бұрын
Xasan iyo inta dalka baabisey
@leed.duulaa37949 ай бұрын
Kkkk please I,m life ..Cali yuusuf Zanzibar ka aad ka Soo jeedo uga sheekee adoonyahow sanka weyn maxaa tari kartaa oon calaacal ahayn.