Hay Booqan, Anigaa Booqday! | Exploring Hay Booqan: Somalia’s Sinister Sinkhole

  Рет қаралды 81,900

Xaaji Dirir

Xaaji Dirir

Күн бұрын

Hay Booqan, waa goob ay boqollaal sano jiilashu isu soo warinayeen in ay tahay xarunta ugu weyn ee Jinka.
Like | Comment | Share
For business inquiries or if you are interested in sponsoring us, please reach out via email at info@xaajidirir.com or call 906 791 122.
Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji:
Email: xaajidirir@gmail.com
WhatsApp: +252612992882
Follow me on Facebook
xaajidirirka
Subscribe | Share | Comment

Пікірлер: 221
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 2 ай бұрын
Ninkan waa profesional,waa nin si fiican ugaranaya waxa iu samaynayo. Waa in la dhiirigeliyaa,bogaadin ayuu mudanyahay runtii qof soomaaliyeed oo barnaamijyo noocana samaynaya hore una arag!.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 2 ай бұрын
Mahadsanid walal
@ibrahimxared1029
@ibrahimxared1029 2 ай бұрын
😮 😮 ​@@XaajiDirirka
@AadanMaxamuudCabdi
@AadanMaxamuudCabdi Ай бұрын
A
@keynaanhajjidirir
@keynaanhajjidirir 4 ай бұрын
Muuqalkan dabadii wax badan ayaa iska bedelay fikirkaan ka aamisanaa Halalow iyo Haybooqan thnks Xaajidirir❤️
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid ugaas
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 3 ай бұрын
​@@XaajiDirirka shaqowayn ayaad qabatay inader wax dadku ay si kale ka aamineena waad ifiimisay waan booqan lahaa meeshas balse waxa kaliyeen aduunka ka cabsado ayaa ah maska bahalkaas laysma kaayo tuso filimaanta ama feedhyowda uu ku jiro xataa indha masiiyo waxbadan kkkk inader sharfanid
@anfacabdukadir7678
@anfacabdukadir7678 4 ай бұрын
Walaal mahadsanid taarikh ba na bartay horey uma maqal
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 ай бұрын
"Reer bari" have been telling us some tall stories about this little cave and lit up seas at night. The lit up sea was investigated and turn out to be a natural phenomenal known as "milky sea"
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Manshaalaah waa sheekho faaiido leh❤❤❤❤❤❤❤
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 2 ай бұрын
Acuudu bilaahi minashaydaani rajiim
@HeroMan-x6x
@HeroMan-x6x 4 ай бұрын
MHDSANID weriye sare , Muqaal waqti iyo Juhdiba galay ❤
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@apdiabdo7278
@apdiabdo7278 4 ай бұрын
Haaji dirir muqaal sameyaha iyo sheeko soo gudbiyaha ugu fican ban kusiyay horay usoco wll
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@muusa_qardho
@muusa_qardho 4 ай бұрын
Muqaal khamkhamkisa wata weeye iyo magaalada ku dhashy mahadsanid aqoonyahan❤️
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@cabdicagagaab725
@cabdicagagaab725 4 ай бұрын
Shimbirta yar ee xili roobadka soo baxda waxa layiraahda (Jiro). Xaaji ku mahadsanid sida nooga haqabtirtay dhul badan oo aanan aqoon.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@Mohamed_Hassan_Daaha
@Mohamed_Hassan_Daaha 4 ай бұрын
Guulayso haaji dirir.
@Izak-waq-waq
@Izak-waq-waq Ай бұрын
M.a wax badan ka faiday big brother
@sallowadam5982
@sallowadam5982 4 ай бұрын
Mansha Allah Runtii maanta waxaa iga soo laabmay wax aan in badan Aamin sanaa sheeko aan ku maqli jiray Hala low iyo Haybooqan iyo jin baa jooga Haji Dirir Aad baad u mahad san tahay wll laakin khatar baad u badheedhay waayo salaan ka wuu u ekaa mid sifiican loo diyaariyey laakin wll hadii aanu shaygu lahayn maintenance waxaad oo weliba meeshu saa khatar u tahay laykuma haleeyo waxay ahayd ugu garaan inaad xadhig dheer ku darsato ee backup ka dhigato hadii wax ku yimaadan salan ka Anyway you made it Alx Waxan kugu dheeri gelinayaa wll Dalkani waa Dal dihin wll oo leh goobo taariikh leh iyo qurux ba laakin wuxuu yahay dad leh aqoon iyo karti sidaada Wll guulayso Alle haku xafido safetyga na ilaali markasta 🎉🎉🎉🎉 keepgoing walahi isma lahayn dad tayadaa leh baad somalidu haysataa maanta Sida xerfada sare ah ee wax aad u soo duubaysaan iyo samaynta program ka caadi maha wll 🎉🎉🎉🎉 guuul bro #Haji Dirir🎉
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad 4 ай бұрын
Walaal Dirirow armaad hurdada kasoo labo toosta Habeen barkii Mise xaalkaagu waa Caadi kaftan!
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Hhhh ustaad belo ma jirto
@mohsinbashir2902
@mohsinbashir2902 4 ай бұрын
Muuqaal cajiiba iyo tabin heer sare ah, sidoo kale godkaasi waxa uu ahaa sheekooyinki aan yaraanti maqli jiray
@onkodyare8504
@onkodyare8504 Ай бұрын
Ajuuraan miyuu Ahaa ninka meshan odayga meeshaan sahmiyay ugu horeeyn ?
@mohanur1488
@mohanur1488 4 ай бұрын
Guulayso walal Channel ugu wanaagsan 2024
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@abdirahmanadam147
@abdirahmanadam147 4 ай бұрын
Muuqaal tayo sare oo documentary ah baa kasoo diyaarisay Waa ku mahadsan tahay sidaa u baahinaysid quruxda deegaanka Xaaji Dirir
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 3 ай бұрын
Geesi Somali hadii ay iska Deen lahaayeen Waa ay fiicnaan laheed
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 3 ай бұрын
Subxaanalaah anigoo weyn baanba ka baqayaaa sheekadii hore dartet
@jamadhadhanshe7639
@jamadhadhanshe7639 Ай бұрын
Xaaji waa mahadsan tahay,lkn dad baa aaminsan mar haday fiidmeer, masas iyo xamaarato leedahay goobtii innlaga helayo macdan ama mercury dhinacaa baadhitaan ma ka samaysay
@FarxaanAxmed-jf5vq
@FarxaanAxmed-jf5vq 2 ай бұрын
Godkaan dhinecee kaga yaallaa magaalada qardho??????
@malakaaay
@malakaaay 2 ай бұрын
qof kii hay booqan u bixiyey walle wuu caqli bad naa 😂😂❤❤ tolow malaga faa iideeystey
@Forex_drama.
@Forex_drama. 3 ай бұрын
AY TAARIIKH WANAAGSAN WAAYE
@Footballmemoriestv
@Footballmemoriestv 4 ай бұрын
Professional video
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz 4 ай бұрын
waa ku fakarey walaahi godkaan inaan tago. lakiin waa tagidoonaa intaanan dhiman
@calibulaxawo4896
@calibulaxawo4896 Ай бұрын
Xaaji daahir meel fog aan gaarsiino waa masuul uqalmo heerwalba
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 4 ай бұрын
Shaqo fiican. Soo badi documentary noocan oo kale
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Shukran walaal
@CabdirahmanDhidib
@CabdirahmanDhidib 2 ай бұрын
Nani muxamed sallalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@Maankoriye.
@Maankoriye. Ай бұрын
Inaan maalin uun tago ayaan Rajaynayaa
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 ай бұрын
Waxas waa qorofad ee kawargeen
@kaderjo9872
@kaderjo9872 3 ай бұрын
Mural qaaliya ayant soo gordhisay hanbalyo.❤
@waamoflims9473
@waamoflims9473 4 ай бұрын
Ugaas Shaqo Fcn Ayaa Haysaa🎉🇸🇴
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@cwaduudfoodcade2596
@cwaduudfoodcade2596 4 ай бұрын
Waxayaalaha noolaga sheekayn jiray waxa kamid ahayd hadaad tagto inuu kusoo racayo mahadsanid wariye
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Adigaa mudan walaal
@Tube_Hadid
@Tube_Hadid 3 ай бұрын
FILMKII DESCENT AYA SOO XASUUUSTEY
@cabdallaile9980
@cabdallaile9980 4 ай бұрын
Xaaji dirir geesiyaa thy wlhi mas maba arki karo😊
@abdirashidahmed1339
@abdirashidahmed1339 4 ай бұрын
Baraha bulshada waqti aan dheerayn waxaa lagu joogi doonaa yaa badeecadiisu inti faac leedahay. Majiro muqaal aad barahaaga bulshada soo dhigtay oo aanan daawan Hajji howl wax tar leh baad haysaa 🎉
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 4 ай бұрын
Maska markaaa arkay cabsi ayaa i gashay ha i booqan youtube intaa ka daawadaa iga badan😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 4 ай бұрын
War bal hays haligin bisinka 😮
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
Mr dirir wankusalamey ,talooyinkii script gana wad fuliseyna horumar ban kurajeynayana e sxb.muuqaaladaada wali man aragna tayadooda wax lamid ahna si joogtana ahna usoo gudbina e insha allah walow aanan haleelkaagana waxba ka ogeyna oon ku xukumeyna .caafimad ,cimri dherer iyo cibaado suuban ban walaalkayow kurajeynayana e insha allah.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
@@XaajiDirirka waajib weeyan
@tiyaamoofficial
@tiyaamoofficial 4 ай бұрын
Mashlh Broh 10/10 ban siyey Edith Codka Videoka 10/10❤ guuleyso hormar Ballaran ban ku rajeyna
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@amjeilani1
@amjeilani1 4 ай бұрын
👏👏👏
@CabdalaRooble-on2tx
@CabdalaRooble-on2tx 2 ай бұрын
Frome waa bari media
@axmedcabdi1680
@axmedcabdi1680 4 ай бұрын
Oo jinkii meyay
@kaafikaahiye3780
@kaafikaahiye3780 3 ай бұрын
Maropa
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Godkas hayboqan wanlafahmine kunansano kahor waxakudhacay dhagax samada kasodhacay odhulka sida ugostay wunakujira wanamacdan qaliya jahli bainahaye halabaro
@xasanxabadcumar
@xasanxabadcumar 2 ай бұрын
Kkkkkkkk sadax sanokahrbaab galinire
@nuuxmaxamed8011
@nuuxmaxamed8011 3 ай бұрын
Jaranjarta yaa sameeyay goormaase la sameeyey
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 3 ай бұрын
Muuqaalka dhamayso sxb hhhh Mahadsanid
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 ай бұрын
I have to visit 😂
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 2 ай бұрын
Walhi Bilahi qardho waa magaalo aan jeclahay oo korniimadaydii ku kacaamay , ma qiyaasikaro xiligaygii saan ugu raxaysan jiray fhanka wax barashada ,kunada ,Dabaasha iyo markaan kubo udonan jirnay Gobka , Garoomadii kubada aad baan u xasuustaa ragaygii xilgaas yaa nool yaasa dhintay garan maayo , siciid aflow, ilbir , Cali khayr , faarax qubo Asad , Libyan maxamuud xaji , muxiyadiin nuux saleban Marco ala maxan rag xasuusta jayshkaygii xiligaas 1995 baa Garowe laiiwareejiyay ,hallow iyo Ha ibooqan waligeed wan ka baqi jirnay jin bana dagana baa la oran jiray
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 ай бұрын
W.m.santihiin .
@abuqudama4061
@abuqudama4061 2 ай бұрын
Gobolka iyo magaalada ay ku taalo
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 2 ай бұрын
Qardho, Karkaar (Bari), Puntland
@abuqudama4061
@abuqudama4061 2 ай бұрын
@@XaajiDirirka shukran 🙏
@Eastafrican101
@Eastafrican101 4 ай бұрын
Waaar soo hadi. Somaligii ugu horeeyay aan arko oo vedios noocyadan ah soo gudbinaya
@REET911
@REET911 2 ай бұрын
For those that don't speak somali the name "Hay Booqan" translates to "do not visit me".
@asadlione6766
@asadlione6766 Ай бұрын
It's "Don't Visit Me" Not "No"
@danabguuled5491
@danabguuled5491 24 күн бұрын
​@@asadlione6766yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu ttttt
@khaalidabdirahman484
@khaalidabdirahman484 4 ай бұрын
Rabbi ha unxrsto engrka
@HamzaLaas
@HamzaLaas 4 ай бұрын
You are Professional 👍 very good video editing
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@AhmedAbdullahiFarahh
@AhmedAbdullahiFarahh 3 ай бұрын
KWaran waligay baan amin sanaa mesha jinka ugu weyn inee tahay lkn hada kadib been baad tiri 😂😂😂😂
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 3 ай бұрын
Shukran
@malakaaay
@malakaaay 2 ай бұрын
jaamacadaha yurub maxay cilmi baaris ugu samaynayaan ??inagu maynu samaysano jaamacado saynis oo wax kasta baara . ???😢😢😡😡
@Shoodhee
@Shoodhee 4 ай бұрын
Wax jiman ladhaho majiran ee dad ka an cil miga lahayn inta radition godad ka loogu xidho ayay aminayn in ay jiman ku nolyin
@SalaxCismaan
@SalaxCismaan Ай бұрын
M a walaale waad ku mahadsantahay dhiranaantaada fikirka fican awoowe kaaga horeeyay waa in loo dalxiis tagaa ha i ooqan oo loobedelay isoo booqo waa in la casrisiiyaa jaraan jarooyi balaaran loosameeyaa guryo qurxan laga dhexdhisaa.quraan lugu shidaa siloogu dalxiistago
@malakaaay
@malakaaay 2 ай бұрын
doonyaa kusoo xidhaan ku qosoey😂😂😂😂😂😂
@saidabdi3943
@saidabdi3943 4 ай бұрын
War ilaa yaraan taydi waan kabaqi jiray hada oon muqaalka daawanyona waan baqayaa waxyalaha hada maskaxdayda kuso dhacayay inataad jaranjarada sarnyd waxan islaha waa duuge armay la go.daa warbal nio bahashaad dayactir halagu samyo dad bay la goi kartaa umana diyaar sanin inaynu u gurmane
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 Ай бұрын
Maxaa laygu seexeyey yarantaydii waayahay gi ciyaal nimo iyo xafadaydii Qoryacad qardho magaalo xasuus ku leh noloshaydii ciyaalnimo ceelki dabaasha qalqalooc kii kubba ku yaalay ceel Jaale iskuulkaygii ugu horeeyey ee lay qoray al mustqbal ilaahow barake qardho iyo dadkeeda
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
Wabaan.kacasaday anoo anjoogin Mesha godkan xamaratadu joogto
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Ай бұрын
Subxaanallaah, Is it like Bermuda triangle?
@alibinali6432
@alibinali6432 3 ай бұрын
Somalida quraa faadki rubbery umaleeyan waa limestone deposite waaye waa meel geology ah
@mosergsm
@mosergsm 4 ай бұрын
2012 ayaan magaalada lug uuga tagay si aan ubooqdo godkaas waan tagay lkn in aan galo waan Ka cabsaday😂
@Barcelona-o5k
@Barcelona-o5k 2 ай бұрын
Waxa isotilmamay wabari media
@MaxamedAxmed-f2v
@MaxamedAxmed-f2v 2 ай бұрын
Jinki hallow iyo hayboon ku qaate
@Sayfulwaduud
@Sayfulwaduud 2 ай бұрын
Sxp godka gosol noosoo gudbi
@baanaalibaana4498
@baanaalibaana4498 4 ай бұрын
Abti xaaji Dirir waxaan ahay dawadaha 106 aad love ta iisaar
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 4 ай бұрын
Thaks xaji dirir,,, keep going
@Dhaxdhigtee
@Dhaxdhigtee 2 ай бұрын
Inte wye meshan bro😮😮😢
@kaderjo9872
@kaderjo9872 3 ай бұрын
Waa cilmi barres dhiiran hanbalyo
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 Күн бұрын
Good journalism Mashallah ❤❤❤ waa suxufi qimo badan 😊
@omgdjag7568
@omgdjag7568 4 ай бұрын
Somalia has an area 51😮😅😅
@AhmedCabdi-ve3vc
@AhmedCabdi-ve3vc 3 ай бұрын
Lol dump 😂
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle 4 ай бұрын
Saaxiib, walee inuu muuqaal yahay.
@qanilife
@qanilife 4 ай бұрын
Area 51 😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 күн бұрын
Waar wuxu waa jinkii oo xayawaan idinla ekaaday ee quraan akhrisateen
@YoutubeVide
@YoutubeVide 4 ай бұрын
Ilaah magacii godkaan waan tagay waliba idinka gaari ayaad ku tagteenee aniga lug ayaan ku tagay 2010 wallaahi waayo waayo isoo xusuusisay
@NajmaCabdi-g2e
@NajmaCabdi-g2e 4 ай бұрын
masas waa weyn miyaa jooga
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 2 ай бұрын
Markaad meshas oo kale galaydo you have to take protection, xitaa irbada cayauanka qaado isku dur
@MohamudAliHaji
@MohamudAliHaji 4 ай бұрын
Shaqo wanaagsan ayaad qabatay mudane ee hambalyo.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Shukran
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 4 ай бұрын
War ninyow xageed ku jirtay qof update tahay masha allah keep going 🙏 ❤ Walle lakala tag orodna maaha wax dadku ka faaidaystan ayaad keenta hlka qarkalena qabiil cay la yimadan
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@AbdiwaliHaredisak
@AbdiwaliHaredisak 3 ай бұрын
Lkn noma shegin deegan ka u ku yaalo
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 3 ай бұрын
@@AbdiwaliHaredisak walaal waan sheegay waa Qardho, Puntland, Somalia
@Minhajshariff
@Minhajshariff 4 ай бұрын
Walal shaqa qaran bad haysa oo wadanka quruxdisa ba na tuseysa iyo tariqda. Aad aya u mahadsanthay wlh. MashaAllah caption ka wa muhim Mel fog sidey u garta.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 ай бұрын
Waar mercury ka baadha itoobiya uunbay aaminsan ahay in laga helo laakin dhuleen wuu Lee yahay
@LibanNor-di3bl
@LibanNor-di3bl 2 ай бұрын
Sxb shaqo fiican ayaad heysaa lkn waxaad qaadataa dharka loogu tagalay meelahaan qatar ah
@somalia5019
@somalia5019 4 ай бұрын
Mahadsanid mudane
@Saliim-g5z
@Saliim-g5z 4 ай бұрын
Plz xaaji dirir waxa maqalay qardo inee kutalo meelo dadki hoore waxa ee kusawirijiren isday canal boorta laas geel soradi wll waa tariideeni qaar kamiid ah wye
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@lindaratibarobleh6558
@lindaratibarobleh6558 Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@taifakali1981
@taifakali1981 3 ай бұрын
Wax ceel kamiid ceelesha boqortoyo ajuraan
@dayibalidayib348
@dayibalidayib348 2 ай бұрын
Runtii habtaninta qumaaleed xaji dirir waxay i jeclaysay boqashada ha ibooqan oo aan yaraantaydi u arki jiray meel halis ah . Qof baan aaminay in uu deganyahy kk jin ahaa ila hadda intaa hayn ku arkay toga xorgoble 😅😅😅😅
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 4 ай бұрын
Inaad baqatay waxay ka muuqaataa, qoyida aad qoyday. Hhhhh😂. Dhidid waxaa lama dhihi magac kale u bixi.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
HHHHH qac baa iga yeertay
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 4 ай бұрын
Xaaji dirir wlh 1m subs ka baddan ayaad uqalantaa lkn somali meel un ku arki donaan dadaalkaagga i.a
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@Halima-w6h
@Halima-w6h 2 ай бұрын
From waaberi
@CabdiwalikhaliifCali
@CabdiwalikhaliifCali 2 ай бұрын
Hadii dalkeenu leeyahay meelo sidan ookale ah waa taariikh ubaahan inla Barto kusoco wax badan halagaa bartee
@MukhtarAbdi-lm9go
@MukhtarAbdi-lm9go 4 ай бұрын
Guulayso saaxiib,runtii waxad tahay wariye xirfad,karti iyo hanaan war-tabuneedba leh.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@Eastafrican101
@Eastafrican101 4 ай бұрын
Keep going wallakay TikTok ban share ku iri vediogan. Waxan rajaynaya inaad vedios ka qaar aad halkaas soo dhigtid iyagoo gaagaban si uu kuugu sii kala kaco. Mahadsanid wallkay madama aad soo gudbinaysid vedios noocyadan ah Insha’Allah horumar waad kagaaraysa
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@MohamedCumar-g1d
@MohamedCumar-g1d 4 ай бұрын
barnamij xiso badan oo aan lagu cajiseeyn
@Charco02
@Charco02 4 ай бұрын
Waxaan kaso daawanaya Geneva, runti sidaada oo kale waxan ahay dadka kudhashay Qardgo lknse magacu karaacay maqnaanshaha awgiis ! Lknse wn kufaana migaaladan. Godkan wxn kumaqli jiray Maxamed Naxar wll ee ma isaga aabaha ?
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Maxamad Naxar awoowe ayuu ii ahaa. Mahadsanid walaal soo dhowoow.
@Charco02
@Charco02 4 ай бұрын
@@XaajiDirirka haa mashallah reer layaqaano weyeh wll. Garab Sarre-hii layaqanay weyeh. Qardho dadka hada joga wa wax dhowan so wada galay lol
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 99 М.
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 358 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,9 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 17 МЛН
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 117 М.
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 296 М.
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 59 М.
خريطة الحرب السورية 2011-2024 | كل يوم
11:07
خرائط زمنية | Atlas
Рет қаралды 467 М.
Q1AAD: GURIGAN QOFKI GALA KAMA SO BIXI KARO||ballamo||
37:49
Ruweyda Style
Рет қаралды 170 М.