Hees Ayaan Xasan Wado - Waagacusub Tv.mpg

  Рет қаралды 647,534

kaamilotv

kaamilotv

Күн бұрын

Пікірлер: 283
@abdirahmannur4193
@abdirahmannur4193 5 жыл бұрын
28/12 /2019 qofkii daawanaya ee xusuus yar galay waliba saacadu tahay 19:30 fiidnimo Paris France 🇫🇷 like ha ila ag marin Alle sanadkan sanadkisa io sanao kaloo badanba ha inagu gaadhsiiyo bashbash io badhaadhe inagoo cfmd qabnana ha ina gaadhsiiyo umada somaliyeedna alle ha ka dul qaado dhibka, maanta oo ay taaariikhdu tahay 28/12 /2019 maalin axad ah ayaa qarax saamayn wayn gaystay ka dhacay Agagaarka X control, aan u ducayno dadkaa ku naf baxay in alle swtc janooyinkiisa geeyo inta dhaawacanna cfmd siiyo ❤️😢🙏
@dereya99ify
@dereya99ify 2 жыл бұрын
Ayaan II Nooloow, Xaaskayga aan aduunka ugu jeclahay, Gabar ka qurxoon weligay ma arag, indhaheeda ❤
@fahiimacali9110
@fahiimacali9110 Жыл бұрын
ay allow kuu xafid abwe
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 4 ай бұрын
Xasan waddo heestan si dareen leh ayuu u qaaday anigana i taabatay noloshu waa xusuuso iyo xiiso iyo jacayl, big respect great fannaan
@deepikapadukone356
@deepikapadukone356 7 жыл бұрын
Heestan markaan dhageysto waxaan soo xasuustaa jclkygii hore😭😭😭
@MahamuudMahamed-u3v
@MahamuudMahamed-u3v 2 ай бұрын
Saxiib ma gurstay wakhi banana kabcdi mise waa dhimatay saxiib😮
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 Ай бұрын
@@MahamuudMahamed-u3v dadkan qaar dhintay baa kujira 6 sano ciyar ciyar maha Waa mudo cajiba
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
xasuus wlh 2008♡ jeddah ku dhagesan jiraay cawaan isala jeddah ku dhagesan 2020🖤✔️
@MahamuudMahamed-u3v
@MahamuudMahamed-u3v 2 ай бұрын
2008 ayaan dhashy habo nimco allaha cimriga cafimaadga danbigaga ha dhaafao walhtigigaa comatiga soo qaraysay ayaan dhashy from Europe
@manaicha5976
@manaicha5976 Жыл бұрын
Fananinta rer Djibouti wa dad kaliyaaaaa,❣️
@mohamedcarlos1542
@mohamedcarlos1542 7 жыл бұрын
Wlhi hestan aad ban uga helay kamana daaalo in aan dhagesto Waxa aaan inta uga mahad celinaaa zxpkeyga salmaan Burco oo aha zxpka aan ka bartay heestan Wn ku xisay zxp mcn Salmaaan
@libanhasen5207
@libanhasen5207 6 жыл бұрын
wow xassan wado Alla ya ciska axyaa fanaan ayaad tahay heestan hadan u so lamo runtii mrkan heeskan dhagaysto waxaa isla mrkaba igu so dhacada gabadhe igu horysay ee an jcyl u qado balse nasiib daaro isamancalfaan aniga iyo ayaduba ma sha ALLAHA hada wala qaba gabadhe wll ilahay waaxan kaga baryaya ino cimiiraga iyo aqligaba ku barakiyo ameeen nolol wngn ku nolo
@abdirashidiriri8148
@abdirashidiriri8148 6 жыл бұрын
hees qiiro bdn mujineyso isagoo markale odihiisa sita buu aniga ihaaya. bal maxay indhuhu ka egayaan hadad dhagesatay 2018 like saar
@baylka8619
@baylka8619 6 жыл бұрын
.
@ilyaas3017
@ilyaas3017 5 жыл бұрын
legen ani markale oo dihiisi situu aniga i hayaa. kuqabo like 2019 hadaad daawatay
@abdiqadirmo2027
@abdiqadirmo2027 5 жыл бұрын
Yaa 2020 heestan dhagaysanaya💗. Bal maxy indhuhu kaa eegayaan Bal muxuu afkuna kaa ammaanayaan💗💗💗💯
@ayancasis1173
@ayancasis1173 4 жыл бұрын
Xasuus bn gala markan heezta dhagayzto 😂😂
@ahmedfarah5756
@ahmedfarah5756 4 жыл бұрын
1997 dhegeysan jiray
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 3 жыл бұрын
2021 wey socota cml
@abdimohammed3394
@abdimohammed3394 Жыл бұрын
June 2023
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 жыл бұрын
heestan qiiro dheer ii micno beee ku tuse 2018 my yaaa ila dhageesa
@somaliasomalia9160
@somaliasomalia9160 6 жыл бұрын
zakariye waaa ku jeclahay mcn me 👆
@miredahira6026
@miredahira6026 10 жыл бұрын
Jabuuuuti iyo Somalia walaalo aan marnba kala maarmin !! VIVA WADO CHE BELLA VOCE!. I am from Xamar Cadde
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 5 жыл бұрын
Woow.. heestaan anigayba iga hadlaysaa sababtoo ah gabar aan aad isu jeclayn markaan yaryarayn baan mudo kadib arkay ayadoo laqabo..waxbaa igu soo degay lkn hadana waa marwo nin kale oo taas baan ku ixtiraamaayay..waana u hambalyeeyay maadaama aysan diinteenu ogalayn in aad dad isqaba kala dhex gasho..lkn mawd iyo xasuus midna ma dhamaado😂
@gurmadabiib5504
@gurmadabiib5504 Жыл бұрын
مرنؤكمرططؤطرجكؤححؤ 1:04 1:04 😊ةى
@abdillahiabadir3083
@abdillahiabadir3083 5 жыл бұрын
Way wayyyy axyaa waado fanaaan jiraa inaba cadi maha hestan kamacajiso abid
@dreamgirl4you869
@dreamgirl4you869 8 жыл бұрын
Heeestan aaad ban u jecla kamana daalo 2017 ❤
@saciidnuur0892
@saciidnuur0892 8 жыл бұрын
Hoden Awil Mohamed sidoo kale heestan Kama xiiso dhaco
@yusufibrahin625
@yusufibrahin625 7 жыл бұрын
Hoden Awil Mohamed met too hodan # axyaa fanaan
@alaaroon3914
@alaaroon3914 7 жыл бұрын
Dream Girl 4 You sbb sxb mcn taariikh jirta awdeed miyaa
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 7 жыл бұрын
ma magacaga ayan ah mise xasus bay kugu ledahay sidaydo kle hhh
@abdirisaqmohamed4007
@abdirisaqmohamed4007 7 жыл бұрын
Dream Girl 4 You bal maxay gacmuhu cimment kaga bixinayan 🖎
@Xogmaal77
@Xogmaal77 4 жыл бұрын
heestan wxan ku xasuustaa wllhi nin dhaliyara ahaa oo aanu saaxibo nahay hadda se geeriyoday # ilaahay hawnaxariisti aamiiin aaamin aaami yaa rabi
@somaliatvqurboo7845
@somaliatvqurboo7845 11 жыл бұрын
MAASHALLAH XASAN WADO WAA FANAAN REER JABUTI OO CISSEE AH MAASHALLAH HAMBALYOO AYAAN KU LEENAHAAY WALALOO SOMALIYEED OO ISKU DUBAAN
@alidaahir8163
@alidaahir8163 7 жыл бұрын
I liket tooo much eish
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 4 жыл бұрын
waaa fanaan ciise ah ceeleeye wiil muuse yoonis muuse odax gob reer ugaadh reer kuul cidaan aqoon ha artaan
@abadirabdillahiomar2209
@abadirabdillahiomar2209 4 жыл бұрын
jagac media wa reer geedı
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 жыл бұрын
Jagac media wad udhamaysay aftirsinta wa aniga adeerkay rer geedi
@muktaretoo1431
@muktaretoo1431 Жыл бұрын
Waa adeerkay waa reer geedi walal
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 2 жыл бұрын
fanaankeeni reer Djibouti. big up Hassan wado. best artist of the horn of africa
@SakariyefarahQodax
@SakariyefarahQodax 5 жыл бұрын
Heestan waxaa fahmikara qof jacaylkiisii calaf kala geeyay
@abdiganey4269
@abdiganey4269 11 жыл бұрын
viva xasan wado walaahi waayo waayo ayey isoo xasuusisaa heestani
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 12 жыл бұрын
xasan wado heestan halkaad geysey nin gaadh siin karaa majiro wejiyo xuntu waa kugu daba lumaysaa big fanaan xasan wado
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 7 жыл бұрын
He is the greatest somali singer off all the time 😍😍
@bulhansomalia4633
@bulhansomalia4633 5 жыл бұрын
Heestani waa igu qali 2019 France 🇫🇷
@IsadoraDecember
@IsadoraDecember 3 ай бұрын
Wakhtiyahow maxaad rooraysa ayaamuhu maxay ridiyo waran wataan 😢. Waxaan xusuusta 2014 iyo Hargeisa xiligaas ion jeclaa wiil iga fog oo reer boosaso ah Alxamdulilah maanta waa caruurtayda aabahood ❤
@indhonamso3000
@indhonamso3000 8 жыл бұрын
xasan wado hestan dhabtii waa xaqiqo jiirta ee markan yara waxan u haystee dhiib ku habsatee lakin waa xaqiqo jiirtee ee cood allah ayuu ki siyee nolow abtii marwalba farxad ku nolow
@zadaamhussein7217
@zadaamhussein7217 6 жыл бұрын
every person has particular remember this song iam very feeling my own remmember THANKS KAAMILO TV CHANEL
@zakariyebootan7476
@zakariyebootan7476 5 жыл бұрын
11/01=2019 hbn jimcaa 11:28 still single yaaila dhagaysanaya alow heesaha naga madoobee aamin
@sumayosalman4562
@sumayosalman4562 6 жыл бұрын
Heestan waa hees xasuus gooni ah igu leh mana ilabi dono intaa nolahy waqti walba ay kusoo dhacdo qalbigyga waan dhagaystaa wana tariiq iso marty lkn sheeko kuma soo kobi karo oh my good jacelka xanuun waye wlhi barigii aad ogeyd ogeyd jacelkan nafta iyo uurkaba ka jaray igu soo noqoye asgoo markle oo dihi sitoo aniga i hayaa
@HSA3614
@HSA3614 3 жыл бұрын
Wa xanuun aan ilowsha lahayn marwalba xasuus mudan
@farhiyafarah5486
@farhiyafarah5486 10 жыл бұрын
The best somali song ihv ever watch waaw alaya cisag afkaga cano lago qabay cud bad haysaa waaw
@khalidyare5992
@khalidyare5992 10 жыл бұрын
Me 2 Caadi Mahan
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 4 жыл бұрын
Xasan wado Legion nolow baro xasan wado wuxu ka midyahay fanaaninta aan aadka u taageero. Forever bro
@niinihussein2014
@niinihussein2014 10 жыл бұрын
Really I love this song cz my sis marna sxbtey ah ayaan la yiri ayada ayana kuso xasusuta 🙌😍 xilikasto I feel special thnx hun
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 жыл бұрын
Hadiiba la guursaday oo ay ubad Kale dhashay, xishood oo gabadha marwada ah iska nabad geli xasanooow!
@maryaamafadouly5179
@maryaamafadouly5179 12 жыл бұрын
qolaba cadi maha codka xasan wado masha allah!!! nolow xasan wado alley codka haku dayo amiin.. heesaha xasan wado qiro iyey ikaliyan oo qajab leeh ...Aluuf
@maajidkariim5097
@maajidkariim5097 2 жыл бұрын
Mashalah
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 3 ай бұрын
Hees 6 sano jira baa ku hees oo socoda 1998 aniku waaha daasha 1993 caruur walahiii waaxaafida waahaa malaana
@libanhassen8547
@libanhassen8547 4 жыл бұрын
heestan anigoo yar iyuu wallky iga wayn ku heesi jiry 2020 na wangasanayaa
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Sacadu waa 2:40 habenimo burco afgooye Heestanbaaa ku Raaxaysanayaa... Caawa waxa geeriyoday fanan shamuri 2september 2021
@yacnick
@yacnick Ай бұрын
Ana caawa isla Burco xaafada tuwali ku dhegeysanayaaa
@ibonafrenchmontana2626
@ibonafrenchmontana2626 8 жыл бұрын
xigmad bdn igaa dheh dumarow waa heesti kaliya ad kuu ogan kartan in ay ragu jaceylkodu yahy dhab
@nadiradaahir823
@nadiradaahir823 5 жыл бұрын
True bro
@abdifataahboobay2378
@abdifataahboobay2378 8 жыл бұрын
caadi maaha waa jirtaa xasuus xasan wado hee si hiisa kismaayo waayo waayo aduun fanaa soomaaliyeed cot macaan
@ayaanahmed2785
@ayaanahmed2785 6 жыл бұрын
Heesta xasusu igu tahy anig yare iyo nolshedi yaranteed xasusta Dhark Ku dhaqi jirey aydo cajal iyo rakor ah
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 4 жыл бұрын
Ax yaa noloshayda caruurtayda hoyadood ayaan quruxsan ilahay ha ika dayo Bea
@quenayaniza5297
@quenayaniza5297 5 жыл бұрын
Axya fanan xasan wado allha ku dhawro🙏 Hestan kama daalo magcyga iyo murti ahan ayan u dhagysata 💋🌹❤️🔥💯🙏
@abdinajiibabdulle2386
@abdinajiibabdulle2386 3 жыл бұрын
Anigo aan isjecllnhy ayaan uqadi jiireey mantana waa oori qofba xaskiisa tahay . Video heestan ano ku jeesoayo waan udirey wayahena hasawaha ilaa hada wan haya vidiovgaasi xasuus 3 sano kahor balse xasusteyda wey iku dhax noshahay Alle gurigeyda haubarakeyo
@makadorhr6156
@makadorhr6156 3 жыл бұрын
Hassan wado waad jirta runti bro horey uu soco ❤😍🥰 masha Allah from Djibouti
@hanan952
@hanan952 11 жыл бұрын
i kept lisening this song i dunno why omg its really amazing song ever i have lisen i like it alot thnks hasan wado u are amazing singer
@MahamuudMahamed-u3v
@MahamuudMahamed-u3v 2 ай бұрын
Waa xanuun heestan waxaan i xasuusiy jaclkgiii yarantiii from Portugal 🇵🇹
@anderssvensson948
@anderssvensson948 11 жыл бұрын
Woow truly Amazing, what a voice
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 5 жыл бұрын
Wwwww..wwww....qatar...iga..dheh salan qaliya iga gooon wall kay wan ka heley hestadan😍♥️♥️♥️♥️
@mohamedgambool3766
@mohamedgambool3766 7 жыл бұрын
Heestaan aniga saxbkay baa wada dhageysan jirney bari aan wada jeclhyn gabar nala fasal ah waxaa ay ahyd qof qurux badan hadda meel ay joogto ma garanaayo qoftaan walina waa jeclhy
@mohamedgambool3766
@mohamedgambool3766 7 жыл бұрын
2008-2017
@salmanwarsame6698
@salmanwarsame6698 7 жыл бұрын
Heeskan macno weyn ayuu xanbaarsanyahay qofkii Fahmayaa fahmay😞
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Ilah haku sahlo Ani xitaa wilkii iku horeeya aan is jeclasno yaa iso diray mudo kadib markii aan is waaynay 17 hadan waa leqabaa markan is hel nay gabar labo ayaa hada ah
@mohamedgambool3766
@mohamedgambool3766 4 жыл бұрын
John Maier kkkkkkkk aniga wali waaa jeclahy mana aqaani gabadhaas meeel ay joogto hadda
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 7 жыл бұрын
2018 qofkii dawado like saar xaqiraada dhaaf
@dereya99ify
@dereya99ify 5 жыл бұрын
30 April 2019 listening in BOSASO
@xasanmaxamuud82
@xasanmaxamuud82 11 жыл бұрын
waa heestii ayan waa cod kii xasan wado
@affio6916
@affio6916 Жыл бұрын
One of the best Somali singer 🙏🇩🇯
@nimcoyare2542
@nimcoyare2542 7 жыл бұрын
heestan Ninkii ifuray ayaa iqaadi jiray xasuus xbbi
@mohamedgambool3766
@mohamedgambool3766 7 жыл бұрын
nimco yare hhhhhh allah maxaa xasuuus kugu dheehan hadde
@walalahakheyrkajecel2151
@walalahakheyrkajecel2151 7 жыл бұрын
nimco yare hhh ane kan hada idonayo ayaa ii qado
@updiqanilucky9163
@updiqanilucky9163 7 жыл бұрын
Ayaan Cumar ayaaan anaaa kuqadayo sanadkan ayaney maxey idhaho ku amanayan
@walalahakheyrkajecel2151
@walalahakheyrkajecel2151 7 жыл бұрын
AbdiQani LUCKY thanks
@liibanducaale8494
@liibanducaale8494 7 жыл бұрын
nimco yare kkkkkkk ma saasaa
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 4 ай бұрын
Ilaahow yaan layga guursan
@noualali6914
@noualali6914 3 жыл бұрын
heestan xasuus weyna ayeey ii tahy 2013 kuma ilabin in ad qadi jerte wad ogthy
@noualali6914
@noualali6914 3 жыл бұрын
hees tan xasuus waye 2013 jecel keygii ❤💋
@khaalidcasaanyo2820
@khaalidcasaanyo2820 11 жыл бұрын
viiiiiva xasan wado caadi maaha nice song ayaan
@hanan952
@hanan952 11 жыл бұрын
you're da best of all awsome singer
@speedvebzproduction8427
@speedvebzproduction8427 12 жыл бұрын
waaw xasan wado cod aya ilahey kumaneystay masha alaha
@Ethna08
@Ethna08 2 жыл бұрын
04/03/2022 💔💔💔💔 Kama daalo dhagaysigeeda🥺🤕
@Miiraalemedia
@Miiraalemedia 7 жыл бұрын
legend ninka xasan wado qaraami ahaan baan u dhageysta 🙋🙋
@MahrezAli934
@MahrezAli934 9 ай бұрын
After 7 years manoo shahay wll
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 7 жыл бұрын
Waa hees qiso xambaarsan.anigoo ogsoon kama amuuse waa amar aleh
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
Ax hees xasuus gara igule malma qurux badan iyo wayo xisiishisa wata waan sowada marnay my ex cisi iyo sharaf kunolow
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 5 жыл бұрын
Heestan waa mgacyga waxana la qaady 7years ago and I found now in 3nd of 2019🙆🙎
@saaycn5473
@saaycn5473 5 жыл бұрын
Heeskan waxaan dhagaystay 1997. Xiligaas ayuu soo baxay.
@mahdixamud8364
@mahdixamud8364 2 жыл бұрын
Bal maxay indhuhu kaa eegayaan 🙄
@husseinmohamed5651
@husseinmohamed5651 5 жыл бұрын
2019 Germany 🇩🇪
@samatarstudioandmediaprodu2378
@samatarstudioandmediaprodu2378 3 жыл бұрын
caawa wa 12-may hben arbaca ah 1:09 I'm still listening this song
@abdirahmanahmedimangadaw7363
@abdirahmanahmedimangadaw7363 3 жыл бұрын
Heestan 2021 ka yaa dhageysanoyo wlhi waa wax kale
@dallealiupdalla8343
@dallealiupdalla8343 5 жыл бұрын
Who is listen 2020😉
@asmaali-yx3kb
@asmaali-yx3kb 11 жыл бұрын
wow xasan wado waan jecelahay heeskan
@samdaismaildahir2006
@samdaismaildahir2006 7 жыл бұрын
waaaaw hees mcn alle codka ku daa wan jeclay heestan
@aishaahmed6943
@aishaahmed6943 6 жыл бұрын
Reer jabuuti heeso aya kudhan runti
@dereya99ify
@dereya99ify 5 жыл бұрын
Ayaan ayaaan waan jeclahay
@dereya99ify
@dereya99ify 4 жыл бұрын
24 May 2020 habeenkii ciida Bosaso with Ayaan
@dereya99ify
@dereya99ify 4 жыл бұрын
24 July 2020 with Ayaan celebrating the 12th anniversary
@miredahira6026
@miredahira6026 10 жыл бұрын
WADO SEI UN GRANDE MAESTRO!!!!!!!!!! ..
@mohamedjamahassan9838
@mohamedjamahassan9838 8 жыл бұрын
Ax ax nabar xaqdaro alle howga dhigo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019
@moehussein5689
@moehussein5689 Жыл бұрын
I just saw this song after 100 years old... Woow
@jaafarhajji6068
@jaafarhajji6068 12 жыл бұрын
heestan xasuus ee iguu bertay wallhi habeen iyo maali waa dhageysta inaba caadi mahaan
@abdirahmansolar7323
@abdirahmansolar7323 4 жыл бұрын
Heestan RTd yaa ka dawaday iyadoo cusub # aduunka wacnaa berigaa 😰😰😰
@zakijr6844
@zakijr6844 7 жыл бұрын
Heeskan aaad bn u jclhy xasan wado wxn ku soo xasuusta jcylkaygii
@yacinhassen1031
@yacinhassen1031 4 жыл бұрын
Waa hees macan runtii oo ka hadlaysaa inaay nagauhu isku halaayn lahaayn
@xamaadiali2460
@xamaadiali2460 5 жыл бұрын
2020 wali waa heestan. Xasuus by i leedahay
@boqorkaafrikaafrica1278
@boqorkaafrikaafrica1278 7 жыл бұрын
I love this song super 😍
@hodanengmixile4892
@hodanengmixile4892 5 жыл бұрын
Ax ax heesi😭😭😭😭
@saidabdi7815
@saidabdi7815 2 жыл бұрын
Hestaan ya dhagay sanaya 2023 👋❤️
@ROMAN77700
@ROMAN77700 2 жыл бұрын
Bal Maxy indhuhu ka eegayan 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 9 жыл бұрын
sidan anay igu dhaxday axxxxx wali hadana waan si amanaya inanti bal maxay indhihu ka egayan
@yusufjamac6110
@yusufjamac6110 8 жыл бұрын
wais pilote
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 7 жыл бұрын
jacayl xumaa 5sano yaa kaso waregtay wali hadaa waan u hessa ayan tollow akhiro ma arki donaa
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 жыл бұрын
wais djibouti ax
@guledyahie255
@guledyahie255 8 жыл бұрын
Maansha alah xasan noolow inadeer
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 7 жыл бұрын
Wallee heeso waa kuwii hore wado u are the man
@hanan952
@hanan952 12 жыл бұрын
Wow really best song ever i heard i love it
@ugaasmj9623
@ugaasmj9623 4 жыл бұрын
My favourite song
@cabdiraxmancali-gg4gq
@cabdiraxmancali-gg4gq Ай бұрын
Waan iska qiiraysnahay jacayla ima soo marin waligay hadana ma lihi 😢😂
@ammedcqani7397
@ammedcqani7397 9 ай бұрын
2024 ya ila dhagaysanaya?😢💔
@Mustachgahayr
@Mustachgahayr 11 ай бұрын
Ayan gabhadi ugu huraysay een islashekaysano
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 6 ай бұрын
5 /7 /2024 habenimo jimcaa 😢 yaa Ila dhageysanaa 😢😢😢😢😢😢😢😢
@ayaneabdillahi1034
@ayaneabdillahi1034 3 жыл бұрын
Ma chanson préférée
@SahalMahdiali
@SahalMahdiali Жыл бұрын
C est ta chanson na belle😂😂😂😂😂😂
@xuseenabdi7412
@xuseenabdi7412 9 жыл бұрын
waaw ayan Mel dher aye ika taal waa ka helay song
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
What, s listening still 2021
@cawilyare7107
@cawilyare7107 6 жыл бұрын
heestan waxaa igu horaysay anooo yar 2003
@ayanahmedaralemuse590
@ayanahmedaralemuse590 8 жыл бұрын
Xasan wado legend nolow heestan waa hees jirta adna fanan buuxa tahay legend Xasan wado xayaakalah
@farahabukar4159
@farahabukar4159 3 жыл бұрын
2021 ayaa ila dhagaysanaya
Hees Dalxiis Xasan Wado  New Version - Waagacusub Tv
7:28
kaamilotv
Рет қаралды 193 М.
Hees Xasan Wado sida dayaxa nuurka
4:31
Sahan 24 Sahan 24
Рет қаралды 1,1 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Hees Dhool Xasan Wado 2016
5:59
Sahan 24 Sahan 24
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heestii I am sorry iyo Saalim Saciid Saalim 2012
10:03
TELEFISHINKA QARANKA
Рет қаралды 291 М.
Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010
5:41
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 674 М.
Axmed Shariif Killer & Luul jeylani
5:32
Omar Mohamed
Рет қаралды 1,8 МЛН
Xasan Wado Dalxiis 2009 Bosaso
7:19
Maxamed Gilingil
Рет қаралды 605 М.
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,4 МЛН
Xasan Wado iyo Ahmed Sheeno Heeso Goos Goos Ah
5:37
Ahmed Sheeno
Рет қаралды 106 М.
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
Xasan  Wado Anoo jigjiga Iyo  Jabuuti hablaha  diradhaba  dhexjooga.flv
4:21
Maxamed Gilingil
Рет қаралды 404 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.