Hees cusub Dhameeys qurux - Daud Xanfar

  Рет қаралды 3,775,315

Tvwaagacusub

8 жыл бұрын

Alfanaan Daud Xanfar iyo heestiisa dhameeys qurux,waa boqorka codka , Fanaanka bedelay Maxamed Saleebaan Tubeec.

Пікірлер: 612
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟 Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯
@sayaayohadlagolay6194
@sayaayohadlagolay6194 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Wan kuguraacsanahay wll macan allh haynoo barakeeyo diinteena 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@cadarus75
@cadarus75 Жыл бұрын
MA LIKE RAADIS AYEY KAA TAHAY
@ShaficiHawd
@ShaficiHawd 3 ай бұрын
Calayhi salaatu wasalam❤
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
Qofkasta o arka Qoraalkan Wan salamayaa si niyad iyo wllnimo somalinimo allh ha inaga dhigo kuwa gulaysta akhiro iyo adunba insha alllh❤❤❤
@sayaayohadlagolay6194
@sayaayohadlagolay6194 Жыл бұрын
Mid lamida sxb .allahuma aamiin
@user-tm7ti9yg2s
@user-tm7ti9yg2s 5 ай бұрын
Insha Allah ameen wll wali😊
@murugadaqalbiga4467
@murugadaqalbiga4467 3 жыл бұрын
Dauud xanfar iyo khadra omar dhuule iyo ninkeeda 2013 ayey hargaysa gurigeena imaaden ayago jabuuti ka imaaday wayna nala joogen mudo halsano ah aniga markas gabar yarban aha casarkii ayey intay qolka fadhiga fadhiistan ayey heeso qaadi jireen iyaga iyo fanaanin kale aniga school ayn dhigan jiray galabtii blse jimcaha iyo khamiista dhagaysan jiray waan u xiisay dad fiican ayey ahaayen hada meel kuma ogi blse alle haku xifdiyo meeshay jooganba
@mustafesuleiman1662
@mustafesuleiman1662 3 жыл бұрын
Isagu walaal turkey ayuu joogaaa ina cukar Dhuulle maraykan baan u malayn.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 ай бұрын
War ninku cod cajiibsanaa oo daganaa hadana mashaa allah Xidid fankii hore ah baa kugu jira hubaal😊
@aidarussaid6051
@aidarussaid6051 4 ай бұрын
DaauuD xanFar baaba maryee yaaD sugee ❤
@abdikarinsuleimanali5518
@abdikarinsuleimanali5518 2 жыл бұрын
Fanaankan ustaad Daa'uud Cali Xanfar runtii wuxuu u qalmaa 50 million heestii uu soo saaraba hadana badanaa 1million ma u gaaraan. Maxaa loo xaasidaayaa kuwo eberaan dhegaysanaaye💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@MAHAD1272
@MAHAD1272 Ай бұрын
iNaba Caadi maahan Heestan Waamid dhiiga Raacaysa Oo ku gil gilaysa Waxy kuugu kalifaysaa in aad Fa dhiga ka Kacdo Runtii fanaanku waa mid cajiib ah Laxanka iyo musiga maahan Ku wa qiyaas leh Hormar wacan dhalinyaro
@aweysisak6611
@aweysisak6611 8 ай бұрын
In 2016, when I first met my wife, this song became a timeless part of our story. I remember the countless times I sent it to her, each lyric resonating with the budding romance between us. Fast forward to today, we're happily married with two wonderful kids, a boy and a girl. When I listen to this song, it's not just music; it's a vivid portal to those early days. It reminds me of how she looked back then, but I can't help but think she's even more beautiful now. This song is more than a melody; it's a living, breathing chapter of our love story.
@hopetel.internet
@hopetel.internet 6 ай бұрын
Isku waara ❤
@BorrowIsaq
@BorrowIsaq 6 ай бұрын
AXMAA RS
@xabiibamacalimxuseen7037
@xabiibamacalimxuseen7037 25 күн бұрын
Xasuus 2018 ustaad xanfar yare nolow from mogadisho somalia 2024
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Heestu iyadoo awalba waxkale ahayd ayay qoftaasi sii qarxisay caku maxaa la isla helay 😍😍😍😍😍 fanaankayga daaud xanfar
@akjeele3092
@akjeele3092 3 ай бұрын
Qofta u amaanayo daacadi quruxdeeda weey leedahay ❤❤
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 8 ай бұрын
Fannanka Keliya ee Gadaal ka Soo baxay ee la yimid hees aad u shidan . Waxaa weheliya u keliya Cawaale . Daa’uud mesh ka sii wad 👍👍👍👍
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
Waa hees kulmisay dhaadasho iyo xamaasad.xanfar bay noqotay heestiisa ugu fiican.
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
xanfar yare aabihiis nin islaamuu ahaa yuusuf axmad isaguna fisqi buu camirtay ilaahoow hanuuni isagiyo anagaba Amin
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
2:14 😭😭😭Daud Xanfar walalkiis Allaha unaxaristo Sharka Gadudka
@axmedcqaadirbiile.9207
@axmedcqaadirbiile.9207 Жыл бұрын
Amiin allha u naxariisto
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 Жыл бұрын
Alaha unaxariisto runtii maalintaas way ushidneed aduun waji malahan
@toddlerlearningvideos-barc4314
@toddlerlearningvideos-barc4314 5 ай бұрын
Amiin aduun inta noshahay raxayso
@abdulahiaynab797
@abdulahiaynab797 4 ай бұрын
Aamin wll ma ninka shaarka gaduudan oo aad u jaasaya goormuu dhintay wll qli alle ha unaxaristo
@aadangalad7346
@aadangalad7346 Жыл бұрын
Shaati guduudka Shah wah aabihiis waye🥺😂
@hamdamuktar689
@hamdamuktar689 5 ай бұрын
mubarak october abahiis waye wu geriyoday allah ya rahma
@drmowlidmohamed8061
@drmowlidmohamed8061 3 жыл бұрын
DUGSIGA SARE EE YUSUF ALKOWNEYN 1986-1988 Near Juba Hotel Street.the best friend of mine ( mohamed omer mohamed tribe Saroon Harti dashiishe from Pakistan Karachi somalia embassy) I remember
@nuuradiindarwiish7015
@nuuradiindarwiish7015 2 жыл бұрын
Maxa kawadaa marka
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 жыл бұрын
Fanaankii Badaley Mohamed Suleiman Tubeec Al Ustaad Xanfar Yare 🙏
@dagal_media
@dagal_media Жыл бұрын
Ala Yacizak Sxp waad la heshay
@ceynsheyare2220
@ceynsheyare2220 4 жыл бұрын
2020 ayaan dawan wlhy heestan wan ka hely waliba bil ramadan habeenimo khamiis ah cod ayuu hayaaa fanan daud xanfar
@Nuuramin143
@Nuuramin143 4 жыл бұрын
Aan kula kaftame inta uu ramadaanka k dhamaanayo ma sugi wayday?? 😂😂
@connyjansson302
@connyjansson302 3 жыл бұрын
Tas adi ga le Mel ku taala bil radamadn korme naris file marka
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
18_12_2020 Ayaan aniga iyo 2 wiil aan abti u ahay safar baadiyaha B.weyne ku raxeysanay heestaan macaan qasatan anigu heestaan xasuus bay igu leedahay waayo muraad Baan u aday miyiga liketa yanan Leyla agmarin
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 Жыл бұрын
​@@amirsheikh691 laheshy lipx 2sano akdib Murad kg
@SAKISALAL39
@SAKISALAL39 2 жыл бұрын
Heestaan waa iiga duwan tahy heesaha kale barigaan tahriibay baan wadada kumaray wllhi xasuus gooni ah bay ileedahy
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 11 ай бұрын
Great legend Daa’uud Xafar 💖
@ilyaazcdeh4076
@ilyaazcdeh4076 3 ай бұрын
Wr qoftaan Hada ma nooshahay 2024 meel igu sheega lpz
@21sgal
@21sgal Жыл бұрын
Jecliyaa heestaan intaan daadinayey waxay igu qaatada 2years ugu dambeyn waan hela fanan xanfar❤️🥰
@rossrays695
@rossrays695 6 жыл бұрын
Quruxdii somalidu leeyay sanka dhuban qoor qoran nin sare
@stack150
@stack150 6 жыл бұрын
There's wajiya xun fanaanin, and then there's this guy. Pure talent this guy is amazing I'm blown away by how well he sings, follows the beat he's not out of sync. Doesn't use autotune, the way he hits notes is well measured brings back a lot of memories of his great predecessors. I didn't think I'd see Somali songs being sung like this again. BRAVO👏
@ajmoham
@ajmoham 2 жыл бұрын
Absolutely amazing. An inimitable. Reminds me of the legends Mohammed Suleiman, Mohamed Ahmed Kuluc, Hassan Samatar and such greats. Boy, such a dazzling song,
@ridwanabdi5954
@ridwanabdi5954 2 жыл бұрын
900
@maxamedaxmed7985
@maxamedaxmed7985 2 жыл бұрын
vutub
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Anaakuguraacay taas☝🏾
@abdulahimaxamed3688
@abdulahimaxamed3688 Жыл бұрын
Asc
@AbdulahiOmar-lv3cn
@AbdulahiOmar-lv3cn 28 күн бұрын
DAAUUD XANFAR NIN WEYN LEGEND OF THE TEACHER
@sigadburalle295
@sigadburalle295 2 жыл бұрын
Aniga heestan maalin aniga, sxbkay cabdiaziz sheikh omar iyo cabdi oo kasoo baxnay degmada Dadaab u socono Garisa Cadey
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Dheehaaga quruxdiisa Iyo xaada dhabankaaga Dhal dhalaalka guudkaaga Iyo timaahaga sii dhaafay Dhabarkaaga..... Dhismihiyo arooskaagan Dhalinyaradu ku ciyaartay heesahan dhaqaajinaya Bal dhegayso gaafkaagan Maxaa caawa kuu dhacaya Bal heedhe kaalay Aanu dheelnee....... Bal dhab u fiirso Dhaantadan iyo sacabkoodan Dhab hablahan u boodaaya Dhawaaqiyo mushxaradoodan Ee codka kuugu dhiibayaa Dhalashaad wadaagtaan ............. ............. ............... Dhererkiyo joogaagan Dhufsanaanta hadalkaaga Dhaayahaygu may arag Midaan adiga kuu dhigo Dhamays quruxeey Dhiigiyo waxaad raacday Dhammaan xididadaydoo dhan Dhuuxiyo laftaad hanatee Dhibaatada ka dhowr Kugu dhigan jacaylkayguyee
@abdulosman4843
@abdulosman4843 8 жыл бұрын
yes Daud Xanfar waxad tahay fanan aad u xiiso badan best fanan soomaaliyed waa lagu aqbalay hal kaa kawad heesa
@xaliimocumar2869
@xaliimocumar2869 4 жыл бұрын
Heestan macaankeeda markaan usoo xiiso daawo is dhoho farxad kama helo waayo muuqaalkan waxaa kasoo muuqdo al fanaan abwaan mubaakar rabi janutul fardowso ha geeyo😭😭
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Alla ha unaxariosto
@user-qv5gv3gm5z
@user-qv5gv3gm5z 9 ай бұрын
Waa hees marqaan daauud xanfar❤❤❤❤❤
@abdiabass1826
@abdiabass1826 6 жыл бұрын
abwanka fanankana ah darwiish shati gudud ayaan manta maqlay inuu kugeriyooday bosaso 05/ 2017 ilahay ha unaxaristo..amin
@apdiphataxiprahim8540
@apdiphataxiprahim8540 4 жыл бұрын
Aaamin
@Califaahiye1991
@Califaahiye1991 Жыл бұрын
Can’t stop keep listening wow salute 😎👍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Xanfar Yaa xanfar
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Fadlan heestaan yaa noo qora oo kheyr allah siiyo
@niishaaqurux3127
@niishaaqurux3127 Жыл бұрын
Inta 2023 dawaneyso like 👍 👌
@deeqbaari
@deeqbaari 2 жыл бұрын
Shaati gaduudka he is the only one enjoying
@maxmedsugeciise9091
@maxmedsugeciise9091 7 жыл бұрын
heeestan wayka qimo badan thy heesaha kale hada laga bilabo daud xanfar ayan wataa
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
In badan baan daawaday heestan maba dhaafi karo gabadhan geenyada ah iyo codka dahabiga ah ee al fanaan daauud xanfar way dhimatay ayaa laygu yidhi ilaahay ha ku
@user-fj2tv9sh2p
@user-fj2tv9sh2p 7 ай бұрын
❤❤dhirirka&jogaada ❤❤dhugsanaanta ❤❤hadalkaga ❤❤dhaayaheygu ❤❤Mey arag ❤❤midan adiga ❤❤kuu dhigo ❤❤dhameys Quruxey ❤❤dhiigiyo waxaad ❤❤raacday dhamaan ❤❤xididadeydo dhane ❤❤dhibaatada ❤❤kadhowr mcnt🎉 ❤❤xasan erayo mcn
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 жыл бұрын
Somali Women are the best . beautiful and Humble ....
@mawliid1234
@mawliid1234 Жыл бұрын
wfsgd
@cadarus75
@cadarus75 Жыл бұрын
EVERY WOMEN ON DIZ PLANET ARE BEAUTIFUL NOT ONLY UR RACE
@behumblealways2510
@behumblealways2510 Жыл бұрын
@@cadarus75 . Do you know the difference between Race and tribe Mr. Upper case ? I said Somali women never mentioned a Race . Besides I am entitled to my humble opinions.
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Daud xanfar heeskan kama daalo ilahey cimri dheer kusii Gabdha hees ku jirta waga ila hada wa icajabisay dhirirka
@kowsarhassan2041
@kowsarhassan2041 8 жыл бұрын
maasha allaah ayaan uga helay dhalinyatan galeyryada afrika qaas ahaan nadiiro iyo daa,ud xanaf waxu dheer yahay waa abwaan heesta miraha iyo laxanka iyo codka waxa leh xanaf masha allaah ale ha noo dhowro wooooow
@OMAARKA
@OMAARKA 4 жыл бұрын
Nio laxankan mudo dheer ma arag alla yacisak ninkani cod waa haya waana laxamayste wayn
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
Beryahaa fanaan tubtii waaberi haya yarkan baan hayaa
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 Жыл бұрын
Ka bax 13/6/2023 dablin Ireland saacadu waa 19:32 Tuesday
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 2 жыл бұрын
Fanaankan oo kale waa dhif iyo naadir hibo❤🔥
@cusmaancabdulaahi1723
@cusmaancabdulaahi1723 2 жыл бұрын
Cusmaan
@Gu7ed
@Gu7ed 3 жыл бұрын
Caaadi maaha daa.uud habeenkasta waa marqaamaa🥰👑☝🥂
@cabdixakiinmaxamed1136
@cabdixakiinmaxamed1136 2 жыл бұрын
Daauud xanfar fanaan heeso mcn heestan kama daalo
@maslahmoalim
@maslahmoalim 3 ай бұрын
shaati gaduudka aya hesta shiday runtii mansha allah
@iqra_billanahmed7717
@iqra_billanahmed7717 8 жыл бұрын
wwwwwwwwwww amazing wlh waanba ku bururay heestan ninkan wuxu isku qariyay wuxu matali karaa qaranka somalia bk dhulka uu ku so dhici lahaa @♡♡♡ Daud xanfar
@aamohamed5102
@aamohamed5102 4 жыл бұрын
Bk ma kan ayaa idiinku sareeya,bk qaadku ma dilin,sanqana ma laha,bk waa Dhalad .ishiina Allah haka duwo.Ameeen.
@gagaleismacil356
@gagaleismacil356 3 жыл бұрын
Biike gaadhi maayo waad iska hadashay sxp
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 2 жыл бұрын
labaduba waa rag somali ah ee ayarko dagaalka kadhanka iska joojiya
@maxamadcabdi2325
@maxamadcabdi2325 3 жыл бұрын
Sharaf gudud in lags Sasko bet ahead.fanaxley Axsan quruxdeeda
@abdiqadir229
@abdiqadir229 2 жыл бұрын
Suldaan ka alaah Ha ku daayo cali hiiraan sodogii
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 Жыл бұрын
Axlaa sawt yaa daauud sxb ilaahay gafkaaga iyo geeridaada ma mideeyo
@abdifatahmusa764
@abdifatahmusa764 Жыл бұрын
All Fanaan Daauud xanfar waa heesaaga. aan ugu jeclahay oo marwalba aan dhagaysto. waxan kale aad uga helay gabdhaa la ciyaaraysa oo masraxa bilicda gaarka ah u yeeshay. yaa ugu dhaama gaadhaa ii sheegi kara.
@Bashi869
@Bashi869 7 жыл бұрын
alla inankani wacanaa. inanku qaalisanaa, alla inanku cod macaanaa.
@sahalcj2094
@sahalcj2094 7 жыл бұрын
heeestaan cadi mahan 👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@cabdinaasiribraahim9350
@cabdinaasiribraahim9350 6 жыл бұрын
Wlhi wa shidanyahay yarkan wa kuheysta ani heestan
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Alla muu kugu dhufto abaayo kkkk
@saidyussuf2017
@saidyussuf2017 4 жыл бұрын
Inanka shaatiga cas maxa ciyaar maxa ku jirtaa manshlh.
@mursalcoofle8975
@mursalcoofle8975 6 жыл бұрын
Waa fanaan buuxa maaha ku yar ee iga dabageedaa nice song
@xirsiabdi-ey3df
@xirsiabdi-ey3df Жыл бұрын
Best fanam
@xabeebxabeeb8052
@xabeebxabeeb8052 5 жыл бұрын
Wiilka shaatiga guduudan waa hal abuuraha iyo mu'alifka kooxdan badda cas ee reer Puntland ee reer muqdisho ugu yimid in ay fanka la caawiyaan
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 Жыл бұрын
Puthland tv ban ku barty ♥️
@ifraaxmaxamad7085
@ifraaxmaxamad7085 2 жыл бұрын
Daa uud xanfar
@baskilyare
@baskilyare 3 жыл бұрын
Laahjad ban ka dhadhaminaya ninkan ma somali sax ah ba hadad ila aragtey like ta
@pierrenour2014
@pierrenour2014 Ай бұрын
reer bosaaso saxa weyaan.
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 8 жыл бұрын
axsan hees saasa lo heesa ama wa la iska daaya +Tvwaagacusub thanks
@zulekhaahmed5391
@zulekhaahmed5391 7 жыл бұрын
Mustaf khalid
@zulekhaahmed5391
@zulekhaahmed5391 7 жыл бұрын
Mustaf khalid
@user-wg3oq1sr4i
@user-wg3oq1sr4i 10 ай бұрын
Somali indha adeeg waz u dhalatay😊
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 6 жыл бұрын
Xanfar yare heeso macaan iyo laxan qurxoon fanaan la hubo👍💞
@axmedciise6016
@axmedciise6016 3 жыл бұрын
Maanta taarikhdu tahay 11/4 /2021 Waxman jooga magalada hargaysa ayaan dhagaysnaya adaab uga helay heestan
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
The guy with the red shirt 😂😂😂😂
@cismaancadaawe5174
@cismaancadaawe5174 3 жыл бұрын
He death two years ago alla ya arxama
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
Cismaan Cadaawe Allah ha u naxaristo May Allah have mercy on his soul
@abdullahishube5076
@abdullahishube5076 3 жыл бұрын
Abuukar wuxuu ahaa xanfar wllkii aun waxaa la ii sheegay in hada mudo adigu 3sano ku dhow uu shil gaari ku dhintay sxbky buu ahaa
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
Abdullahi Shube Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un Allah ha u naxaristoo walalkan
@hassanqeyr8234
@hassanqeyr8234 3 жыл бұрын
@@booqortoyoogadenreercabdil7136 Abayo wlhi wakujeclade😩❤
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 3 жыл бұрын
2021 ban dawanaya hestan kama daalo😘
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 2 жыл бұрын
2022 isla anigii🔥
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Жыл бұрын
Respectfully runtii waa dhamays
@fatimamohamedyusufyusuf342
@fatimamohamedyusufyusuf342 4 жыл бұрын
Masha'Allah Masha'Allah Masha'Allah
@salahyasiin194
@salahyasiin194 10 ай бұрын
2023 hadad so radisay love sar
@Qalas-harti
@Qalas-harti 9 ай бұрын
replay isoo gaL hadii WxaN Dareemay ad ila dareentay ❤
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Daud xanfar wa fanaan Aan si khaas ah u taagero
@ogaansho7953
@ogaansho7953 2 жыл бұрын
Waa i Un halkaas heese
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
@@ogaansho7953 ma dhici karto?!!😂😂🙉🙉 malaha wad iska ciyaaraysa
@alibaax5346
@alibaax5346 3 жыл бұрын
Gabadha loo heesay ee dherarka iyo dhumucda le halkey ku nooshahay walaalayaalow
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
0:58 Ak Qanciye ya ujeedo okiyalo ayuu Xeranyahay
@saacidcali906
@saacidcali906 2 жыл бұрын
Vr dhibka dhaaf
@bashkaxayle4372
@bashkaxayle4372 8 ай бұрын
Timahaga dhabarka sii dhafay😊😅
@AxnedCabdi-ky8ty
@AxnedCabdi-ky8ty Жыл бұрын
Eesh calaa hees ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakimaxamad3655
@zakimaxamad3655 6 жыл бұрын
Walhi Fananka Heesta Qaday Nagta Kagtisa Dagan Cadi Mahan xat Wax 100 Halaad Lag Bixyo Ayay istahisha 😍😍😍😍😍😍😍
@user-zc2fc3lz9j
@user-zc2fc3lz9j 4 ай бұрын
Ax Yaa xanfar
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
DARAWIISH ILAHAY HA UNAXARIISTO Mubarak yare abiihis wa shati casanka.
@toddlerlearningvideos-barc4314
@toddlerlearningvideos-barc4314 5 ай бұрын
Wiilka fiska qabo mo dhalay
@user-fn5nn7rx8i
@user-fn5nn7rx8i 4 ай бұрын
Heesaha aan janada ku dalban doono habeenka cawayska Gabadha siduu ugu ciyaarayan ka yaabay madhibaan in uu yahy xitaa moodi maysid laandheere ilaahy
@ridwanmohamethomar8386
@ridwanmohamethomar8386 5 ай бұрын
Qolada dharka cas ma reer burca waan idin salamay tolka 🎉
@archialleli6516
@archialleli6516 3 жыл бұрын
2015 kii ayad moda qaraam dadka iyo meeshaba garoowe xiligas update ma ahayn (from hoyga fanka hargaysa) Da,ud xanfar nin cod halasiya leh oo shabaha fanantin waaberi iyo walalah hargaysa
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
2023 yaa dawanaya ❤🎉
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 6 жыл бұрын
👏👏👏👏ninkaan shey mire dacar allaha ha unaristo ayaan ku xasuustaa
@mataanyare7582
@mataanyare7582 3 ай бұрын
Iyo timahaga sii dhaafay Dhabarkaaga
@axmeduuibraahim3600
@axmeduuibraahim3600 Жыл бұрын
Yaa anoo kle ku hurda heestaan 😴 💤 🛌
@warsame254
@warsame254 3 жыл бұрын
Waryaa fanaan inanta ka daa gacanta!
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Naagaha meesha joogaa labis foolxumaa marka laga reebo gabadha diraca xiran ee quruxda badan ee fanaanka ag joogtan.
@hiyoesB
@hiyoesB 7 жыл бұрын
axyaa fanan dauud yare waa sidaa guulayso!!!!
@khadija3498
@khadija3498 6 жыл бұрын
Fanan aan caadi ahayn iyo gabar dagan jiliinkeda dhaqankii horaad isoo xasuusisen jira waligin
@ahmedmohamoud6989
@ahmedmohamoud6989 8 жыл бұрын
it is every exciting song Manshalaah Waa fanaanka sanadkan he is from bosaso town ex ciyaal raf iyo raxo loooooooolz
@sokorowshows6452
@sokorowshows6452 8 жыл бұрын
waad igu ciyaareesaa ex raf iyo raaxo anaa ba ah mana aqoon san
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
Daud xanfar alfanaan brother fanka codkaagad ku joogta horu soco
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 6 жыл бұрын
Hhhhh ka jaandherta ciyaraya Wu jibodayba Xanfar top
@abuukarnuur8626
@abuukarnuur8626 8 жыл бұрын
masha allah ish qiyasak cod Asli aa ku dhamaday mesha fanaan banaan ka yaaal laxanka aa idilay cadi mahan
@mahamoudnour7589
@mahamoudnour7589 6 жыл бұрын
Qui connait se un artiste somaliweyne il s'appelle dauud xaanfar toute le soutienne on l'aime toute le djiboutienne l'aime
@BERBERATODAYCOM
@BERBERATODAYCOM 4 жыл бұрын
Fanaan Masraxeed Iyo Cod Macaan Isku darsaday Iyo hees Midheheedu Miisaaman Yihiin Daauud Xanfar Yare Hambaly
@abdow4104
@abdow4104 8 жыл бұрын
Nice songs and dance beautiful 😃 😆😅😨dheehaaga Quruxdiisa iyo xaada dhabankaaga dhaldhalaalka guudkaaga iyo timaha sii dhaafay dhabankaaga 😅 dhismihiiyo arooskaagan dhalinyaradu ku ciyaartay heesaha dhaqaajinayaaan 😆 Bal dhafeyso gaafkaaga waxa caawa kuu dhacay hele Heeley WAR BAL KAALAY KAALAY DHEELNE DHAB U FIIRSO HEEDHE HEEDHE 😨😨😨😆😅 dhaantadiyo sacabkeeda 👏 dhab hablahaan u boodaya dhawaaqiyo mushxaradooda ee codka kuugu dheerastay dhalashaad wadaagtaane hele heleey dhab u fiirso heedhe heedhe dhererka iyo joogaaye dhufanaanta hadalkaaga dhaayaheygu ma aragtaan 😨 adiga kuu dhigo dhameys quruxeey 😆😅 dhiigiyo waxaad raacday dhamaan xididadeydoo dhan dhuuxiyo naftaada hanatay . dhibaatada ka dhawr huuno ku dhigan jaceylkaaga hele Heeley War bal kaalay kaalay dheelnee heedhe kaalay kaalay dheelnee dhaantadiyo sacabkeen dhab hablahaan u boodaya dhawaaqiyo mushxaradooda ee codka kuugu dheerastay dhalashaad wadaagtaane hele heleey yaa salaam afkaaga caano kuga qaboo 😆 😁😀😊😆😅👍✌👌👏👏👏
@aishalovelylovelly1760
@aishalovelylovelly1760 7 жыл бұрын
Abdi Ahmed sidaad u qabatay maskaxda memory cml masha allah axlaa ereyo
@abdirahmansheikh825
@abdirahmansheikh825 3 жыл бұрын
Good memory bro
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 Жыл бұрын
anzxnzbzbzbzbvzbxbz🇸🇱
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 Жыл бұрын
absbxbxnxbcx b b bbbxbxn 🇧🇾🇿🇼
@aarkkeyboy1234
@aarkkeyboy1234 Жыл бұрын
BNy
@dhoorexayd6190
@dhoorexayd6190 3 жыл бұрын
Faaniintii hore I xasuusiyey Waan ku haystaa Daa,uud Xanfar
@sakariyemaxamadcabdullesak6893
@sakariyemaxamadcabdullesak6893 4 жыл бұрын
Waaaw wlh hetaaan waa heees aaad iyo aad umacaaan wlh masha alaaah fanaaankaan waa faanaan qiiimo leh weeeye 😍😍👈👈👍👍👍👍👍👍👍👍👍✍️✍️✍️✍️✍️waaan kusixiiixay sxb fanaaan xanfar saaas kuwad bro Thanks bro
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 519 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,8 МЛН
Скажи арбуз😂@I_SpongeBobSquarePants
0:27
МишАня
Рет қаралды 2,2 МЛН