Hooyo mahan qof an halkan kuso kobii karo balse waxan leyahy iinta haysata hooyo alle ciimriga ha udheereyo in ta ka dhimatay na alle haa uu naxariis to 😢😢😢😢😢
@nimcoosman91911 ай бұрын
Anoo yar 2 sano jira hooyo dhimtay hadan jacalkaan u qabo ilahay uunba og Alle haku naxriisto hooyo mcn Waligay hooyo qof ima odhan 😢😢😢😢😢😢xanuunka maanta daremayo Alle og hooyo la,aanta
@beerlulahassan782710 ай бұрын
😢😢😢 sorry wll
@CabdishakurCali-my7rd7 ай бұрын
HOOYO
@CabdishakurCali-my7rd7 ай бұрын
HOOYO❤❤❤❤❤❤❤❤MACAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirisaaqHapane666 ай бұрын
Alle haw naxariisto wllo Adna alle hakuu boogadhayo❤
@ZakariaAhmed-i5w23 күн бұрын
Allah unaxariisto
@HamdiAden-z3e11 ай бұрын
Hoyo mcn markasto dib daremo way garab istagta xita hadan qaldani mise saxani angey ila jirta hoyo mcn laantaa sidaan ahaan lahaa hoyo waan kuxisse inbdn adgaa iyo apoo alle haunaxaristo apooo mcn love kuma hilmamin sacad walbo waan kuxasustaa😢😢😢😢
@Maariish44447 ай бұрын
Jacaylka kaliyaa haystaa waa hooyaday macaan Walahy markasta waxaa dhacda qofka kaliya ee isoo raadiya inay hooyaday noqoto Maata hadii la iwayn lahaa hooyaday maahee qof kale ima tabeen Hooyo waan ku jecelahay 19/5/2024
@BilanIbrahim-g1b10 ай бұрын
Ano 8 sano jira aye hoyadey iyo bahahey ika dhinten 1bil kaliya ayey kala danbeyey wllhi dhibti an malikas galay ila hada uihesta wllhi qof an walid lahen uu cilan yahey alow hoyadey iyo abahey iku naxariso ya rabi😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mjjariibanАй бұрын
Sorry walaalo iyagana Allaha u naxariisto
@HiboOsman-o1pАй бұрын
Hoyaday in aan meel kuwada nolano waxa igu dambaysay 2016 anigaa jira 11 sano whakhtigaa iga fogeeyay mahane way noshay intay hoyadood dhimatay waxaan Alle uga baryay in janadii ku kulan siiyo ana hoyaday waxaan leeyahy ifkana sharaf akhirana janada intaa codka macanee heesta dareenka leh inoo soo qaada Alle ha baeakeeyo 21/11/2024
Anoo yar oo 2 sana bey iga dhimatey Hooyo xita ma dhihin mana ku gardsan wlhi Mar marka qaar waiska ooya markan xasuusto 😢 Hadana waan uduceeya wayo hadaan uooyo maamo wax utarimeyso duca kaliyey igabahantey🥺🤲 Heestana wey itabatey ilaa xad 😢
Heestaan aad bey iitaabatey wlhi😢hoiyadey wey iga xanuusanthy lacag ay dhaqtar ku tagtana meyheysan ana wxan ahay ardayad ku jirto xiliga dugsisara wxaan ubaqayaa inaan hootadey waayo waayo aniga io hooyadey caruurta waan uga dhawaa oo wax wlpo waan ladareemijirey 😢 waqti bdn baan isla soo marney caawana taariqdu waa 22 /7 2024 july saacada 00:00iisooduceeya in ilaahy hooyadey ii aafio😊😢❤
@xaawaxaawaxusenmaxamed43663 ай бұрын
Allah ha ku caafimad siiyo hooyo macan😢 ❤❤
@MarwoFatuzh2 ай бұрын
Ilhy ku cafi hoyo mcn 😢
@LakiJama-eu6bh10 ай бұрын
Aniga hoydey waxay dhimaty anoo 5 jir ah 20 11 mantan a waxan ahey 18 sano jir ah lk n waxan dhibato soo mary alle ayay u tirsanty lkn isha alah malin malmaha ka mid ah wan ka bixi doonaa allena ugama cadhonayay hoydey iska aburey imankana diley lkn wXan ka baryaya inuu alle hoydey u naxariistoh oo janada geeyo aniga iyo wlsheyna dhibta naga ilaliyo waxii dhibato iyo rajo nimo nasoo martayna alle nolol ka vcan nogu badalo ax ax wlhi wan ilmaynaya cawa waxan xasuusta wagii habayarty na haysaty iny oran jirtey erayadii ha lhysta aha ay nagu oran jirtt maanaka dhalney ,hooyadood ka dilney, hooyadood way ka dhuumty ee may ka dhiman ,hooyo ayaa hooyo doonta ax wlhi qalbiga ayaan ka oyaya iny naga jeclyd kuwa hoyada leh iny inantedu ku oran jirtt hooyooy ee hooyo anakana an hoydey soo xasuusan jirny lkn waxan alle ka baryaya inuu alle hoyadey i naxariostoh anakan nololl vcn na siiyo idinkuna igusoo duceya hooyo hinda cige xasan ax ax.ax waxan layaba markan arkoh dad hoyadod magaya ana waxan is irahda hoyada hadey 1 bil kula jogi laheyd sidan mad ahateen lkn hoyo wlhi dhinacaagii wuu ibananyay from hargisa 5/2/ 20 24 waa haben isnina amintu waa 10:46
@OpthirazhitTAhmed10 ай бұрын
Alaah ha unaxriizTo wlzhyy duco moYee waxkle uma qaban karee jantul fardawzo ha ka waraaBiYo❤😢
@LakiJama-eu6bh10 ай бұрын
@@OpthirazhitTAhmed amem wlll boqoraw
@hibogoumane79029 ай бұрын
Iahay ha unxaristo adgana iyo wlshana ilahay ku xirnad ilahayba ni ila lini 😢😢😢😢😢😢
@LakiJama-eu6bh9 ай бұрын
@@hibogoumane7902 hye wll
@NastehodeeqMahamudАй бұрын
😢😢😢😢 alle haunxriitoh
@samiiraabdirahman706711 ай бұрын
Istahil cod dahabsanaa say ujogty hees macn so tuurtaa❤❤❤❤❤
@Oontira12310 ай бұрын
Alxm Ilaahow Hoyoyinkena Noo Xafid ❤️😭Ilahow Anaan wayin Hoyadey Qof Kasto Halyey Iyo 😢❤ Karti Ruuxa Hayste 😢 Hadii Aad Ka Maqan Tahy Horay Uma Dhaqaqe😭😭😭😭❤️ Ilahow inti hoyadod Ka HoosesanA Naarta Ka haay 😢❤❤❤❤
@Shimhaadc9 ай бұрын
Waa marki lawad aan imanayo aa coment kabixinayo hestan aad bay u xanun badan thy wallahi🥺
@Team27somalia11 ай бұрын
Hooyo mcn Qofkii jecel❤ Like saar🤙
@Asmacabdicilmi223310 ай бұрын
Hooyo mcn alle qabriga haku nuuriyo 😢😢
@Haaaajiracabdle02499 ай бұрын
Wlshy asma abdirahmaan Elmi ilahy qlbiga hakuu qaboojiyo mcn😢🤲💔
@Nawaalmubaarik113 ай бұрын
Ameeen wll alle hawnaxariisto wll Alle hakayeelo rawdatu min riyaadi janah😢
@awaysabdiwahid357211 ай бұрын
I missed you mom So much🥰🥰😘😘 may Allah grant to you HIS MERCY AND JANAH
@canbuurguleed885711 ай бұрын
❤❤❤
@siaamMukhtar11 ай бұрын
❤❤@@canbuurguleed8857
@siaamMukhtar11 ай бұрын
Also have
@wiilohussein-eb8bd11 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@wiilohussein-eb8bd11 ай бұрын
❤❤❤❤
@xogbaahiyemedia37382 ай бұрын
Hooyo waa lama huraan wax kasta aduunka yaal hadii lagu siiyo hooyo ka maqantahay kuuma dhadhamayaan xaqiiqda waa dhayman aan la heli karin mar hadii uu kaa tagana aadan dib danbe u arki doonin jacaylkedii iyo naxariisteda wlshy istaahil waa la keentay laxanka iyo ereyada dareen dhaba muujinaya guulayso ina ader aduun iyo aakhiro🎉15/10/2024 6:58 🎉 habeen arbaco soo galayso
Hooyo meeshaan kuma qeexi karo wax tarka aad nooleedahy Qofkasta oo hooyo inooshahy Allah ha udaayo kuwii aan heysan Allah Janadii haka waraabiyo Maamo❤
Hooyo adunka kugu jeclhy cidan adi ahyn manta ma haysto ilahy hayka daayo hooyo la anta waxpa ms ihi adun farxad iyo cafimd igu nololw akhirna cadpta Alle kuma tuso inta any hooydadod nolayn allah haw naxristo inta ay u noshahy allah haw daayo 😭😭
Hooyoy la aanta haraadki ideyn wa hooyo mcn allow ikadeyso anigo hoyadey I noshahay aya ilmeynaya 😢😢😢 inte ka dhimate allow u naxariso 😢
@xamdasuudi613829 күн бұрын
heestan cawuun baan tikkok ku arkay iyadoo bilaa muusiga baan radiyay wanan helay markasta oo aan culas dareemo qofka qudha ee niyadada ku soo dhaca waa hooyada rabi ha u naxriistee oo aan is dhahaa hadad hooyo haysatiti maad cishodeen oo iyadad wax walba oo culas ah ka dugsan lahayd oo ku dareemi lahayd waxaa i tabatay inta ay odhanayso istaahil inkastoon wanaag huru markaan hiil u baahnahay qofna iima hagar boxo hooyoy la 'aantaa😢😢😢
@bluenight300711 ай бұрын
Thank you haboy codkga inad hooyo ku amanto in badn sugaye😢❤🫶
@baakaali6 ай бұрын
Ameen Yaa Allah Allah bless you mommy
@samiiraabdirahman706711 ай бұрын
Hooyo macan❤❤❤❤
@sheekhmaxamadshaafi756310 ай бұрын
Waxaan jiraa da,aada 21 aniga iyo hooyo waxaan kala joognaa laba magaalo markaan booqdo een damco inaan kasoo labo noqdo Way isoo yara raacdaa intaan gaadhayo meesha laga raaco taxi Markaasaan iska ooyaaa Waxaan xusuustaa markasta oo aan kasoo tagayo inay itidhaahdo HOOYO LA ISMA JECLAADO WAALA KALA DHIMAN waxay kawadaa aduunyadu micno malahan Waa erayga kaliyeena maskaxdayda ka bixin Hooyo qaynuun allow ikaadaa
@AayaanMuuse6 ай бұрын
Hooyo mcn ilhow idaa❤❤
@Abdillahi.111 ай бұрын
Princess istaahil big fun sistr hooyo mcn alle igamaka dhereyo😢😢