Hees Cusub - Is daaya walaalayaal Siidii Cali Winkey

  Рет қаралды 215,812

Mohamed Wardi

Mohamed Wardi

8 жыл бұрын

WAA HEESTII KAENAN OO SOMALI LOO BADALAY

Пікірлер: 298
@xamdamahdi814
@xamdamahdi814 Ай бұрын
I'm listening 2024 26/5/2024 Axad. Inta iga danbeysa one like😮
@meml7569
@meml7569 27 күн бұрын
😂
@afrikobarre5765
@afrikobarre5765 2 жыл бұрын
2022 dawana heestan sida aan u jeclahay lee🥰kaa dilayso waa walalka💪🏾😪
@surayaali6169
@surayaali6169 2 ай бұрын
2024 inta daawaneesi 😢
@user-ly8we1ki1k
@user-ly8we1ki1k 2 ай бұрын
Waikan😢😢
@khalidmohamed8800
@khalidmohamed8800 6 жыл бұрын
*_Wow waa hesaha soomalida hees tanaa lagaa dhaahaa ama hagaa saqiirto waaa baa cishoday yaa Ila cishooday_*
@maryanruunafsz752
@maryanruunafsz752 5 жыл бұрын
Ani xataa waan cii shooday
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
@@maryanruunafsz752 Ani cml
@mulkinurn9737
@mulkinurn9737 5 жыл бұрын
aniga aniga
@cabdallahmahamed3209
@cabdallahmahamed3209 4 жыл бұрын
ani xitaa
@najmoaxmed2662
@najmoaxmed2662 4 жыл бұрын
1
@anisanur5300
@anisanur5300 3 жыл бұрын
2021 daawanyaa heestan saa u jeclhy viva somliya somaliyey is daaya 😓😥😭
@farhiyaaideed5684
@farhiyaaideed5684 3 жыл бұрын
ANIGA WLLHY😢😪
@GuledYasin-bg6bw
@GuledYasin-bg6bw 2 ай бұрын
Inta daawaneysay 2024 like❤❤
@user-ly8we1ki1k
@user-ly8we1ki1k 2 ай бұрын
22 may 2024😂😂
@daaudigammer
@daaudigammer Ай бұрын
​25 may​
@doubleog2166
@doubleog2166 27 күн бұрын
I'm listening to this song 2024 June 26 Kadib markuu Madaxweynaheena Ethiopia badeena u saxiixay, Somaliyey wlhi maanta tan hadaan yeelno Somalia wax ladhaho dib ujiri meyso, Dhalinyarooy kaca oo israaca 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤❤
@canabjimcalmaxamed6181
@canabjimcalmaxamed6181 Жыл бұрын
2023 Ila hada dadkenh wxpa iskama badalin rabiyow garap nasii oo Somali midey🇸🇴😭😭😭😭😭😭💪🤲
@user-vl1mx4lc9v
@user-vl1mx4lc9v 6 ай бұрын
Amin
@Zagal7007
@Zagal7007 28 күн бұрын
2016 ano calsska 8 ah ayan hestan kaqady dabuurka kuna mutaysty shahaada sharaf❤
@safiaabukar1179
@safiaabukar1179 8 жыл бұрын
yaaa rabi somalia nabad aan dhamaad laheen oo dag dag ah iyo shacab israacsan Allah siii
@yussufahmedabdi774
@yussufahmedabdi774 7 жыл бұрын
SAFIA ABUKAR amin ya rabi ukhtiii
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
Aamin Aamin Aamin yaa Rabbi
@sundusahmed4916
@sundusahmed4916 5 жыл бұрын
Isdaaya qaranka duugmay dib aan uyar leelno oooo oooodad wallaao isdilaaya
@fowziyomohamud2964
@fowziyomohamud2964 2 жыл бұрын
Amiin wll
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 7 жыл бұрын
Wlhi waa heesta kaliye ee runta ka hadshay marka dhagestay wlhi qalbiga ixanuunay dad walaalo oo is dilaayo dhiiga daatay dareemen waa dhiib wlhi oo raabin ine unaxan dhalanka so korayo illaahow nabad na sii amin
@a.miimka6139
@a.miimka6139 6 жыл бұрын
Dooska Diamond ALLA MAYEE FUTADA AYAA IXNUNTAY
@xamdaaxmed3055
@xamdaaxmed3055 6 жыл бұрын
Dooska Diamond
@AnwarAli-bp1wh
@AnwarAli-bp1wh 3 жыл бұрын
Heestan qofkii 2021 dawanyoh soo xasuustay love sar
@nastexoc.qaadircali3702
@nastexoc.qaadircali3702 4 жыл бұрын
Hestn mrkn dhagey sanyo wan iska il meyaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ilah dalken nabad haa inogu dhigo Aamin yaa rabi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@daaudigammer
@daaudigammer Ай бұрын
Wraa ma nooshahay
@nuuxyare5259
@nuuxyare5259 17 күн бұрын
2018 until 2024 am still watching my sung somaliyey dib u heshiiya😢
@unicornisland7918
@unicornisland7918 8 жыл бұрын
Hees culus. Allow nabad iyo naxariisnasii hadaan Soomaali nahay 🌺😗🌹🌹🌹💥🤕❤️❤️❤️❤️💝
@Hamedah999
@Hamedah999 3 жыл бұрын
Wllhi waa hees Qiira qiima leh run ahaantii in shaa Allah Somali we midowi donta wena ino bilaabatay caalamka la jaan qaadi dona hadu alle idmo dalkeni hormari dona ami nabad ino noqon dona lkn midaas anago alle tala saaranayo anagee nagu xirantahay ka shacab somaaliyed waa in an qabyaalada Mel iska dhigna islaam, Somali Nima isku aragna dad isku diin, luqad, lahjad, isku jir nahay hadaynu isfahmin dhexdena anago intaa wadaaga waa ino kjasaaro adun iyo aakhiraba wayo dilka badan hada dhaco ayaaba mid xaq Dara ah marka an midowno dalkena wax uqabsano
@user-bq2vb9ns1x
@user-bq2vb9ns1x Жыл бұрын
I lisen this song every day ❤
@SAAQ_FILIMS
@SAAQ_FILIMS 6 ай бұрын
mashaalaah
@maxmedxasanxasuus2166
@maxmedxasanxasuus2166 Жыл бұрын
M.a wlahi Naga bdan somalinmda 😭😭😭😭😭🥱🥱🥱🥱😭😭😭😭😭😭
@axmedyasin6103
@axmedyasin6103 11 ай бұрын
I am watching 2023😂😂
@shakuurjamal4573
@shakuurjamal4573 7 ай бұрын
Hh sami😂😂
@user-or5cg7wi5f
@user-or5cg7wi5f 6 ай бұрын
I am watching 2024😂😂😂😂
@axmedgamagama
@axmedgamagama 6 ай бұрын
Me too wlhi
@MaxamedCabdalle-fs5gz
@MaxamedCabdalle-fs5gz 6 ай бұрын
Same wllhi 😂😊​@@user-or5cg7wi5f
@user-vl1mx4lc9v
@user-vl1mx4lc9v 6 ай бұрын
2024
@cabdikanihashi4027
@cabdikanihashi4027 7 жыл бұрын
siidi cali wenke libaax waad sameesay heestan nice song
@Mustalifamaxamed1212
@Mustalifamaxamed1212 Жыл бұрын
Really 😢
@veedovf9
@veedovf9 7 жыл бұрын
iska hees looma heeso wlhi viva sidii wadaniga aan ka caajisin waanada dadkiisa
@mohakovicofficial5352
@mohakovicofficial5352 3 ай бұрын
Dhiigu biyo maaha 2024 ✊
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Al-Fanaa Keynaan mahadi ha ka gaadho dareenkiisa wanaagsan.
@SomaliTotalMusic
@SomaliTotalMusic 8 жыл бұрын
Tkx all of you
@yahyeabdi5516
@yahyeabdi5516 3 жыл бұрын
Hees qiiimo badan kufadhiso waye wllhi
@ahmedMohamed-mf6lw
@ahmedMohamed-mf6lw 8 жыл бұрын
deriskeyga xalaasha fanan qali ah iga dheh sidii Ali winkey
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 7 жыл бұрын
soomali hees wacdi si kasto waa loo sameeyey lkn qabyaalad waan ka tanaasuli la'dahay maxaa noo dambeyn doono talow allow kheyrkaaga iyo raxmadaada ugu deeq dadkeygi iyo dalkeygi
@lailaluula9391
@lailaluula9391 6 жыл бұрын
Mahad Mohamed aamiin aamiin
@asamajama8840
@asamajama8840 8 жыл бұрын
meeshan muqdisho hees wacdi midna waxba uma tarayaane u duceeya
@fardoosamohamedibrahim785
@fardoosamohamedibrahim785 6 жыл бұрын
hees qiirad leh
@mustafkhalid5203
@mustafkhalid5203 8 жыл бұрын
mansh allah al fanan siidii cali wi inkey wadan i dhab ah ishii buktaay ku bikaacso
@muusehaji8361
@muusehaji8361 8 жыл бұрын
one word for siidii c wiinkey Talent fanaan
@sharmarkeabdiqadir2983
@sharmarkeabdiqadir2983 7 жыл бұрын
muuse haji Patriotic
@abukarodey117
@abukarodey117 7 жыл бұрын
thnks sidii ali winkey wadani dhab ah
@DrshanuushCumar
@DrshanuushCumar 8 ай бұрын
War waxaanlahadlaayaa dadkaan komantika sooqoraayo adiga yaakaahayso inaa dalkaak waxkabadashid adika u istaag inaadalkaaka waxkabadasho si aydadkakae kuuku deestaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-cx7vw1yi6o
@user-cx7vw1yi6o 2 ай бұрын
القارة السمراء اصل الفن ال ريجي من اثيوبيا و جبال الأطلس ، الف تحية من مدينة عدن جنوب اليمن
@khaalidaxmed3094
@khaalidaxmed3094 Жыл бұрын
1/ 3 /2023 still listening for civil wars between laascaanod and somaliland Long life every one see my comments for ever , 🇸🇴
@sacduushmohaz9822
@sacduushmohaz9822 3 ай бұрын
2024 manoshahay wll😅
@ibrahimkismayo8713
@ibrahimkismayo8713 4 жыл бұрын
Still favorite 🇸🇴🇸🇴👍❤️❤️
@faadumoaadan-tq6ui
@faadumoaadan-tq6ui Жыл бұрын
M.a
@sukhramoh6574
@sukhramoh6574 6 жыл бұрын
Wlhi ruxa dhagysta wuu oyaya allahu akba
@allinonesomali6144
@allinonesomali6144 6 жыл бұрын
Hiiiihiii
@allinonesomali6144
@allinonesomali6144 6 жыл бұрын
Waan u oyaay
@ahmedelmi2196
@ahmedelmi2196 8 жыл бұрын
siidi hestani waya natabatee moqdisho alaha wafagiyo.
@XUSEENOTTO
@XUSEENOTTO 6 ай бұрын
WAAW SIIDII CALI WINKEEY IYO SACIID DAA'UUD THANKS WAXAA LA ILOOBAY ABWAANKA HEESTA SAMEEYAY IYO LAXANKA INUU K'NAAN CABDI WARSAME LAHAA
@nastexomohamed5274
@nastexomohamed5274 2 жыл бұрын
2022 july 6 ayan dawanaya from jigjiga somalinimo😢😫😭❤
@AhmedMohamed-bs5fr
@AhmedMohamed-bs5fr 8 жыл бұрын
siidi ali wiinkey allow ku xifdi
@leaderblack9570
@leaderblack9570 11 ай бұрын
2023 dhageesanooyaa😢😢😊😊
@SidiiqMaxamed-ic4og
@SidiiqMaxamed-ic4og 23 күн бұрын
I'm jareer Wayne I love you soomaali ❤❤
@CMSTUDIO2
@CMSTUDIO2 10 ай бұрын
2023 inta ila soo gaartay like dhac
@cabdicasiis5685
@cabdicasiis5685 5 жыл бұрын
from berbera walahi waan jecely inaan mar jale umada soomiyed oo mida
@NaimaKenyati
@NaimaKenyati 6 ай бұрын
Allow somali qalpiyadoda mide😢❤2024
@ayaaniitaali3239
@ayaaniitaali3239 8 жыл бұрын
alaha ku dhafo fananka aan ku dharto somaliyeey alaha nabad idin dhaxdhigo
@ArsenalYare
@ArsenalYare 7 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭wallahi wan ilmeeyay heestaan hees mahan wa hees yaalo wax runa eey ka had lee😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 7 ай бұрын
MY COUNTARY🇸🇴🇸🇴🥺🇸🇴🇸🇴💪🤝
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 6 жыл бұрын
2018/5/24 wlhi qiiro ikenty daglka pithland iyo somliland plz isdaaya from awdel
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Allaw somaliah Dhibatada Kasaar qarxii dhacay shalay 16 /10/2017 😭😭😭😭😭
@maymuunadan1773
@maymuunadan1773 2 жыл бұрын
🥺🥺
@CaashoCabdiqaadir-tz6xg
@CaashoCabdiqaadir-tz6xg 6 ай бұрын
6year ago masha allah Ma nabad qabta wllky
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 ай бұрын
Haa walaal alhmdulilah waan nabad qaba mahadsanid ❤️
@ramloabdicaziizomqrramloab9842
@ramloabdicaziizomqrramloab9842 Жыл бұрын
Waaw abti
@sahroabdi5140
@sahroabdi5140 5 жыл бұрын
Woowww waa hees Qiiro leh
@axmedabdalle7460
@axmedabdalle7460 6 жыл бұрын
masha allh sidi Cali wenkey zxp Somali daacad ah thy
@ismailfidityga2732
@ismailfidityga2732 8 жыл бұрын
masha allah
@ahmedceyni9344
@ahmedceyni9344 7 жыл бұрын
siidi cali wiinkey mida knaan taada aya kaga leh...... Hees wadani iga dheh
@saraasuraley5932
@saraasuraley5932 6 ай бұрын
I'm watching 2024 SOMALI HANOLAATO❤
@toddlerlearningvideos-barc4314
@toddlerlearningvideos-barc4314 8 жыл бұрын
sidi cali winkey Masuul.sare.
@guledabdi2342
@guledabdi2342 8 жыл бұрын
dad walaaloo is dileysa. is daaya waad diideen
@leylomohamed6248
@leylomohamed6248 16 күн бұрын
2024 inta dawaneyo 😢
@maryamnuur6555
@maryamnuur6555 Жыл бұрын
My song 🎵 ❤
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 4 ай бұрын
Isku duubma somaalaay kaad dileyso waa dadkaaga😢😢
@MohaNor-hq2pb
@MohaNor-hq2pb Ай бұрын
inta daawaneeso 2/6/2024❤
@farxiyoahmed3372
@farxiyoahmed3372 8 жыл бұрын
masha alh
@drissamikdadmed5881
@drissamikdadmed5881 7 жыл бұрын
sa touche le personne (Somalie)
@user-cx9df6zz2z
@user-cx9df6zz2z 6 ай бұрын
Hestaan dhagey sigeeda kama daalo ilaahow wadan keena nawad noogu dhig😢🤲
@ilhaanfooltaag3237
@ilhaanfooltaag3237 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭
@nimcoozman123
@nimcoozman123 Жыл бұрын
25/12/2022daawanoya😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-vb9bl4sl8b
@user-vb9bl4sl8b 6 ай бұрын
I am watching 2024 heestan marxalada aan hadda kusugan nahy ka tarjumeysaa😢😢
@MaxamedXasan-pn8pn
@MaxamedXasan-pn8pn 2 ай бұрын
Isdaaya Sasa Rabni Balse Wali Mal.yesten Allow Somalia 🇸🇴 mid Nabad Salka Ugu fadhisa Doneynaa Allow Natusi 1960 2024 30 kahor nabad Dondonayaa
@bashirmoallim2405
@bashirmoallim2405 Ай бұрын
Soomaali hanoolaato❤❤
@shkhaledbinwaleed3748
@shkhaledbinwaleed3748 7 жыл бұрын
Nyc song
@hajirohajiro3686
@hajirohajiro3686 2 жыл бұрын
2022 intii dawaneysa lkie👋👋😢😢😢 somaliya hanolaato🇸🇴🇸🇴
@feysaljabir6376
@feysaljabir6376 Жыл бұрын
I really love this song Yaaac ciil bdna🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢😭😭😭😭😭😭😤
@user-hj7xp8vk9k
@user-hj7xp8vk9k 8 ай бұрын
Dunida eegtoo sidee u dadaashay😢😢
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs 6 күн бұрын
Dib uu dhiso dalkaagi hooyo July 17 2024😢😢😢
@farhanabdullahi2158
@farhanabdullahi2158 2 жыл бұрын
Marshaa Allah
@qamarqamar9638
@qamarqamar9638 4 жыл бұрын
DAD WALAALO IS DILAAYO 😭😭😭😢 ALLOW SOMALI NOO MIDEEY 😢😢
@mahamedkhaireh6807
@mahamedkhaireh6807 Жыл бұрын
Amiin😓😓
@user-ub6rj2dt9q
@user-ub6rj2dt9q 9 ай бұрын
Amiin yarbi 🤲🏽😢
@halimatoudiallo1111
@halimatoudiallo1111 11 ай бұрын
2023(8)22) ba dawanaya waayo xasuus itahay
@sucadsuleiman3396
@sucadsuleiman3396 6 жыл бұрын
Ilahayow walaalahayaga somaliya qalbiyadood iskuso jeedii
@abdirahmanmuuse2367
@abdirahmanmuuse2367 Жыл бұрын
2022 daawanya hestan vivi somali
@abdiazizmohamed2390
@abdiazizmohamed2390 Жыл бұрын
Still fav🥰
@abdulhakimsaid4756
@abdulhakimsaid4756 5 жыл бұрын
Sidii cali Winkeey nooloow adeer
@SAAQ_FILIMS
@SAAQ_FILIMS 6 ай бұрын
Allow midee somalia
@abdishakuurnasteex7128
@abdishakuurnasteex7128 6 ай бұрын
I am watching 2024❤😂
@darwiishboy7484
@darwiishboy7484 3 жыл бұрын
SIIIIDIII DAMMMMMMN 👍
@princemoe-yussuf
@princemoe-yussuf 6 жыл бұрын
ilaahaw walaltinimada nafahansii ya Rabb dambiga aan galnay nodambi dhaaf 😦😓😓😓😓😓
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 жыл бұрын
shacabka dalay maaan u daneno somaliwayney😍😍😍
@ansufati9537
@ansufati9537 2 жыл бұрын
Somaaliya hanilaato intuu aduun jiro 😢😭✊✊🇸🇴✊✊
@SADAAM.
@SADAAM. 7 ай бұрын
Waxaan hadda daawanayaa heestan 2330 xilli ay somalia gartay horumar an caadi ahayn 🇸🇴🇸🇴❤
@user-vf2zd2wt6h
@user-vf2zd2wt6h 10 ай бұрын
Heestan mar walba wan dhageystaa waa hees qiiro leh runtii (Dunida eekto si ay u dadaashay maad ku dayato nabada dontoo ogoow dagal waa dabar go'aage shacabka dalay mad u daneysan)
@princes2224
@princes2224 2 ай бұрын
😭😭allow umadena heshiisii oo israacsiii😭😭
@AnisoAyow-fm7wf
@AnisoAyow-fm7wf 11 ай бұрын
2023 we are still peace in somalia😭😢😥
@axmedjk5374
@axmedjk5374 8 жыл бұрын
allow sidii ali wingey daa
@Fardosa869
@Fardosa869 7 ай бұрын
Heestan Markaan Maqlo anigo Dhan Shacuurteyda way is badaleysa Walhi Wan ilmeyna 20\12/2023 _2024 Sanad Cusub Ba inagu So Wajahan Waxan Rajeyna Is badal Cusub Inu Ka imaado Insha Allah Somalia Guul Guul Weyn Alle Swt. Ka Rajeynayna Sacda 6:20 🇸🇴❤️😥
@SAAQ_FILIMS
@SAAQ_FILIMS 6 ай бұрын
Aniguba sidaas baa kula ahay
@sacduushmohaz9822
@sacduushmohaz9822 3 ай бұрын
2024🎉
@Neyma884
@Neyma884 6 ай бұрын
I’m listening 2/1/2024😢💔
@kaamilsuuja5350
@kaamilsuuja5350 Ай бұрын
Me too
@cadarcadar7783
@cadarcadar7783 2 жыл бұрын
2022 baan daawanayaa
@hamdamohammed2044
@hamdamohammed2044 8 жыл бұрын
masha allah waa kabaxsatay
@asmagaid1527
@asmagaid1527 Жыл бұрын
Qqranka duugmay calanka doonta dib ha u ciyaare emotionally file🇸🇴
@Lesbiancouple1
@Lesbiancouple1 6 ай бұрын
💚🤍❤️🇩🇯🇸🇴dad walaalo is dilaaya 😢
KHADAR KEEYOW | DALJIR | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:30
Y3A FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,9 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
K'naan waves the Somali flag (World Cup 2010 opening)
5:15
Bartamaha
Рет қаралды 892 М.
Hestii Gaabsi Ma Kuu Wadiyee Codkii Alfanan Sidii Cali Winkey
5:44
Salaam productiont
Рет қаралды 5 М.
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
LE-YO ft Lil Baliil  GALMUDUG (official lyrics video)
3:15
LE-YO
Рет қаралды 1,4 МЛН
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
Sharma Boy ft Maslax Mideeye - Markale ( Balbala , Djibouti ) 2021
3:36
Sharma Boy - Masheegee (Official Music Video)
3:47
Sharma Boy
Рет қаралды 2,1 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,2 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 18 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 508 М.