HEES CUSUB OO LOO QADAY GOBOLADDA PUNTLAND 4K VIDEO

  Рет қаралды 39,842

Kisima 24

Kisima 24

5 жыл бұрын

PAGE 1
Sadaashaan baafinaayey
Socdaalkaan beegsanaayey
In aan puntland ku aado
Saakuu boqor ii dhabeeyey
Bal eeg gobolada dalkeedda
Bal eeg boosaaso deeqa
Bal eeg badhan iyo Garoowe
Bal eeg Eyl bilicda Taalla
Bal eeg burtinliyo Jariiban
Bal eeg buuraha dhulkeenna
Bad iyo berri wada shidaal ah
Puntland iyadaa ku caanna
PAGE 2
Barwaaqada taal dhulkeena
Hobey Badhaadhaha yaal dalkeena
Qofkaan baran yeelkadeed ee
yeelkadeed ee
Puntland socotoo dhaqaaqdee
Ishaan baraneey bilkhayr dheh
PAGE 3
Bogaan Ku Jeclaa Sabaano
Bulshaddii Dhulka Uduga Jogtay
Barriido in aan ku aado
Saakana boqor waa dhabeeyey
Bal eeg mudug baalaheeda
Nimcada baargaal dul taala
Bal eeg qardho iyo buraana
Buhoodliyo Eyl dhankooda
Bal eeg Carmo iyo Hadaaftin
Baalaha Cal-madow bal Daawo
Dhamaan Bulsho ul iyo diira
Puntland iyadaa ku caanna
Somali Media Inc

Пікірлер
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 107 МЛН
Maxamed Faroole - Doorashada #Puntland waxay ku socotaa Jid ....
37:10
Kudayo Puntland
7:30
anzalootii
Рет қаралды 143 М.
Hees cusub  heestii   dhaqanaa puntland dhul wanaagsana abdicasiis  iskalaaji  iyo  yurub Geeyo
4:58
Mohamed Elmi Cabdille Ciiltire Ciiltire
Рет қаралды 341 М.
Heesta calanka Puntland
6:05
Mohmud Abdulle
Рет қаралды 375 М.
XAFLADII PUNTLAND IYO HEESTII BUREEQA PUNTLAND 2015 FANAANKII ILKACASE
4:42
somali media of minnesota
Рет қаралды 289 М.
HEESTII DANI CAYNAANKA UHAY PUNTLAND | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:48
Maxamed Dhagaafe (Puntland way iska dhicisaa) Song 2016
5:30
Dhacdooyinka Dunida
Рет қаралды 78 М.
DAYAX DALNUURSHE HEESTII PUNTLAND LIVE NAIROBI 2017
5:36
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 161 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН