HEES CUSUB: RAJO:: IKRAAN CARAALE & SAXARDIID MAXAMED SAXARDIID (SMS)

  Рет қаралды 326,346

Ikraan Caraale Official Channel

Ikraan Caraale Official Channel

Күн бұрын

www.ikranarale.com
ERAYADII : FUAAD IBRAAHIM
LAXANKII: SAXARDIID MOHAMED SAXARDIID
MUSICII: SAXARDIID MOHAMED SAXARDIID
CODKII: SAXARDIID MOHAMED SAXARIDII IYO IKRAAN CARAALE
HEESII :RAJO

Пікірлер: 243
@sidiiq_xupi8766
@sidiiq_xupi8766 4 ай бұрын
2024 kii yaa ilaso xusay heestan❤
@samiirnasri2820
@samiirnasri2820 3 ай бұрын
👏👏
@laapjaceyl691
@laapjaceyl691 4 жыл бұрын
Heestaan Xasuus Weyn Ee Ag Teyda Ka Leedahey Musalsalkii Asmar Iyo Cali Iyo Qazal Markaa Ciyaal Baan Ahaa Oo Aan Wali Qaan Gaarin Ma Garaneen Macnaheeda Heesta Markaa Hada Guursade Ayaa Heesta Macnaheeda Fame Xaazkeygana Uur Leedahey Iigu Soo Duceey🥰🥰🥰🥰❤❤❤
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 4 жыл бұрын
Insha allah isku wara ubad khayr leh kala hela
@ibnubishaaromehmet2323
@ibnubishaaromehmet2323 3 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo koley xiligan abad noqotay ❤️🥳
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 Жыл бұрын
Wxn soo daawaday Caasi iyo Amiir waxa iigu xigay Yaxye iyo Namiis waxa kaloo iigu sii xigey Asmar iyo Cali sadexdaas musalsal xasuus wayn bay noloshayda ku leeyihiin🥺❤️ Rayn rayn ku noolaada insha allah🙏🥰
@bilekeysow
@bilekeysow Жыл бұрын
​@@deeqdalxoreye9881 same wlhi
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 Жыл бұрын
​@@deeqdalxoreye9881 ber bera santana yaa ka horyy kso tgty😂
@C.maalikJeylani
@C.maalikJeylani 2 ай бұрын
Anoo 7 jir ah dawan jirey hadana 10 sano igu darsantay waqti waa socdaaa 2024😮
@abdirahmanmohamed5455
@abdirahmanmohamed5455 20 күн бұрын
7 jir hees laguma dhageystee cimrigaaga alle hkuu barakeeyo kkk
@C.maalikJeylani
@C.maalikJeylani 20 күн бұрын
@@abdirahmanmohamed5455 war filim ee kusogali jirtay waa maqli jiray lee inta soo qabsado madhagesan jirin
@zamzameyabdinoor4366
@zamzameyabdinoor4366 3 жыл бұрын
2021 ya ila dhageysanayo xasuus wlhi qofkii garan aya garan film kii Asmar iyo cali😢
@zamzamabdule2246
@zamzamabdule2246 3 жыл бұрын
Anigoo dugsi dhiganayo aa liididijiry ana wan jclaa hadana schoolka dugsi sare ahy wan uxisay waqtigaa 🥺🥺😭
@anushkamohamed2165
@anushkamohamed2165 2 жыл бұрын
Asmar ali and Suusan
@iishaamose3855
@iishaamose3855 2 жыл бұрын
Haa wlhi waayo waayo
@sumayo1008
@sumayo1008 2 жыл бұрын
Haa waan yar hooyo aya ajecled mana ilwain 🥺 ane wan jecla
@RamlaUpdydiirie-xp2uh
@RamlaUpdydiirie-xp2uh 10 ай бұрын
😊ala maxaa musasal laigu dili jiray
@bishaarcali165
@bishaarcali165 Жыл бұрын
2023 Hadaad iga Danbyso AlxmdulilaH Wlhi Xasuus2014 Musasalkii Wakhtigu Wuu soconayaa Allow Khatumada Khyr noogu Khatim Amin Soqor Hadad iga danbeyso 😰 😢
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Ya ila dhagysnaya 2022 Wakhtigu wuu socda dadkuna way matalayan Hadii aad iGa dambyzo izka muuji queN or kinG🖐😢
@zundusmoha7976
@zundusmoha7976 Жыл бұрын
2023 daawanayaa🥰
@C.maalikJeylani
@C.maalikJeylani 2 ай бұрын
2024
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 Жыл бұрын
Yaa ila dhageysanayo 2023 Wlhi xasus 2014 Asmar iyo Ali Waqtiga wa socda 😢❤
@FatimaKariim-kv8mq
@FatimaKariim-kv8mq 5 ай бұрын
HAa iyo qasal hctv
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Xasuus aan soolaban doonin
@asmahassan230
@asmahassan230 5 ай бұрын
Haaa horn cable tv and royal tv 😢😢jawi mcn wa soo hormarsanhy
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 4 ай бұрын
​@@AnasCabdiqani-nd4ue aad iyo ad ilahey hano danbi dhafo
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 Жыл бұрын
Musalsalki maalmuhu way soconayaan ee Asmar iyo Ali yaa ila xasuusta🥺
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Legend lee xasuusan kara hestaan musasalkey saarnaa jirtay Waxaan dhageysaany 2024 /2:00 habiinimo who's listening 🙏
@AFIFHD77
@AFIFHD77 2 ай бұрын
aniguna 2024/7/6 waliba 2:00 habeenimo 😮🎉
@king_naw3019
@king_naw3019 Ай бұрын
Musal salkii Asmar ,Ali & zizuu😢😢
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r 2 жыл бұрын
2016 Heestan Xasuus gooniya ayay iileedahay waxaan ahay qofka 1aad ee daawanayo 2022 Shugridaawo wali waan ku jeclahay huno
@abdifatahabdalla2909
@abdifatahabdalla2909 7 ай бұрын
01.02.2024, 11.20pm
@baadiyeceebmaaha9223
@baadiyeceebmaaha9223 4 жыл бұрын
Oh my allah heestan wakhti isoo maray bay ixasuusisaa wlhy Asmar cali iyo nadiira jacaylkaygii berigaa ayaa ziizuu la odhan jiray balse kumaan guulaysan calafna iskumaanaan lahayn
@muniiraabdilaahi6911
@muniiraabdilaahi6911 3 жыл бұрын
Ikran carale fananda cawa iga ilmysisy😭💜💜
@lilbobgangshit8366
@lilbobgangshit8366 6 жыл бұрын
Heestan filimkii tarikhda galy ee asmar ban ku xasusta 2014 fananin caan baxady
@cabdullahihassancabdullahi4167
@cabdullahihassancabdullahi4167 2 жыл бұрын
Xsuuuuus iyo waayo 2014 Hesatan waxaa kusoo xasustay Musalsalkii Asmar iyo Cali Ee HCTV kasoo gali jiray 9:00 habeenimo wuxuuna dhaman jiray 9:30 🕤 habeenimo familkeena oo dhan waa wada daawan jirnay xusuus 😢 watigu wuu ordaayaa cimrigeenana sidas iyo si lamida ah ayuu u ordaayaa allow nolol rays iyo kheyrqaba nasii Asxaabta kale iiga dambeysana waan salmaay oon waqtigaas isla soo marnay ❤️🙏
@Maxamudcabdicabdulahi
@Maxamudcabdicabdulahi Ай бұрын
Walih waaan dawan jiray
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 7 ай бұрын
Still 2024 ya dhagaysanaya heestan xasuus bay igu leedahay waxaan ku xasuusta musasalkii HCTv kaso gali jiray amiir iyo caasi waxay ahayd hestani xiligay so baxday iyo xiligii u horeyay aan gabadh jeclaado. Inanta faadumo aya lo odhan jiray imika bosaso ayaa lagu qaba aniguna single baan ahay waxaan joga dalka germany 🇩🇪 😢😮
@sagalali3224
@sagalali3224 6 ай бұрын
me
@saradirie-rs3ez
@saradirie-rs3ez 6 ай бұрын
Aniga
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Filinkii asmar iyo cali buu ahaa
@saedguure5850
@saedguure5850 10 ай бұрын
Wow xasuus wakhtigii Burco filimkii Azmar iyo Ali kusoo gali jiray Old is gold ⚠️🙆‍♂️🙏
@AmiirZack
@AmiirZack Ай бұрын
anyone else 2024 😝 Xasuus !!
@abdirisakmohamedahmed.7419
@abdirisakmohamedahmed.7419 3 жыл бұрын
Sideed sano kadib bay dhahayga kusoo dhacaysaa heestani isbadal badan oo dhanka nolosha ah kadib. Mansha alah.
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 6 жыл бұрын
Heestan wxn kusoo xasuustaY filimkii musal salka ahaa ee Asmar 2014 wlhi
@adankoqalaa2667
@adankoqalaa2667 5 жыл бұрын
Subeer Maxamed Haa sxb mela Ku arkay ayan garan ala flimki Cali
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 5 жыл бұрын
Siod kle zhpo
@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468
@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468 4 жыл бұрын
Sidokale wlhi
@maymuunmohamud3185
@maymuunmohamud3185 3 жыл бұрын
wlhi amba sidokle
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
@@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468 magcan ku qoslay
@rahmoruun1
@rahmoruun1 Жыл бұрын
Heestaan xasuus ayeey igu ledahay 2014 musalsalkii azmar iyo cali yaa ila dawan jiray wllhi xasuus ayeen galay caawa🥺🥰✌️
@asmarofficial3469
@asmarofficial3469 Жыл бұрын
anigaa Waliba Magacaa Halkaasan Kala Baxay🥲🥲
@user-uo1xk4wu1t
@user-uo1xk4wu1t 5 ай бұрын
Aniga markii udanbaysay asmar iyo cali walaalay noqdeen saan filayo
@manaalapdi1464
@manaalapdi1464 4 ай бұрын
Filmka heesta kuso gali jiray Waa lay diidi jiray wlhi lakin imakan dhagysanya 2024😂😂😂
@barbarasomlilnd12
@barbarasomlilnd12 3 ай бұрын
😂❤
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Ax wlhi wakhtigaas waan uxiisay farxad miiran buu ahaa hadda intaan soo waynaaday farxadda dhan ma jirto 😭
@Qoraxda
@Qoraxda 4 күн бұрын
Musalsalki maalmaha wey soconayan 😭😢😩
@AishaHayow
@AishaHayow 7 ай бұрын
Wan idin salama 2024 inta wali jecel hestan 😂
@bennemri595
@bennemri595 3 жыл бұрын
7 Sano kadib baan heestaan dhageysanayaa filmkii asmar iyo ziizuu iyo cali ayaan ku xasuusta iyo cali saaxibtis ee madaxa xiirned
@hooyomacaan2598
@hooyomacaan2598 2 жыл бұрын
liina dhukuro
@fathiahmedhuseen4101
@fathiahmedhuseen4101 3 жыл бұрын
2021 March 26 Jimce still now wan dhagaysanaya heestan waxay igu leeday xasuus aan La ilaabi karin 2014 anigoo ciyaala ayaa uu kuso Gali Jiray Filmki Asmar wlHi caruurban ahaa Markuu Filmku habeenkii 9 ka soo galo Xitaa hadaan Sii seexday wan usoo kici jiray ama laysoo toosin jiray Barigaa Jacayl waxba kama Aqoon lkn Lkn hada Saamayn gaar ah ayaay igu Leeday heestan wlHi wan idin salamay sxbyaal
@abdirashid3543
@abdirashid3543 2 жыл бұрын
2022 still a waching this song Xasuusaha qaar waa kuwo farxadooda wato asmar ali zizuu Xiligii caruurnimada🥰😇
@adanmahamed2327
@adanmahamed2327 3 жыл бұрын
😭😭😭xasuus wakhtigi farxada Filmkii asmar
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Heestan ilahay amarkii kama daalo dhagaysigeeda.🥺❤️
@cxakiimrashidcabdi7839
@cxakiimrashidcabdi7839 Жыл бұрын
Wlhi waan xasuusta wakhtigi caruurnimada asmar 2014 old is gold 2023 let go legends ❤
@zapnaali5404
@zapnaali5404 5 жыл бұрын
Oh heestan waxaan kusoo xususta musasalki azmar 2014 horn cable yaa hususto
@abshiroosman7942
@abshiroosman7942 6 жыл бұрын
Still I am watching 2018 March Like this song 👏👏👈 Musalsalkii asmar a so xasusta tlhi 😜❤❤❤❤big Respect ikran carale and xajigeda❤❤❤❤👈
@xaatimkayare4106
@xaatimkayare4106 Жыл бұрын
Reer hargaysa hore ayuunpa karan kara heestan sms iyo ikraan caraale
@manaalmohamed9558
@manaalmohamed9558 7 ай бұрын
Hestan waxay intro u aheyd musalsalki asmar cali iyo gazal xasuuso macan wale yaa waqtigas dib igu celiya 😭😢🥺💔😭
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Waqti qurux badan oo aan soolaban doonin
@user-rz5ei2hc9s
@user-rz5ei2hc9s 5 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysan jiray anoo 10jir ah hadana waxaan ahay aabo waxaana iijooga 4caruura m.a Waxaana heestan dip usoo booqday 9, 4,2024 alx😢 Guulbaan idiin rajaynayaaa umada soomaali iyo islaamka oo dhan❤
@khadrasaleebaan
@khadrasaleebaan 9 ай бұрын
Asmar iyo cali horn cable tv 2014 xasuus 9 sano ka dib ayan KZbin ka soo raadiyay heestan ma fahmaynin waqtigaas
@said1498ify
@said1498ify 2 жыл бұрын
Lamaane Quruxbadan Iikraan caraale iyo Saxardiid Mohamed Saxardiid Sms.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 ай бұрын
Hestan waxan ku xusuustaa Musasalkii macanaa ee Asmar iyo ziizuu iyo Cali iyo tii Liina dhukuro Cali saaxbtiis😂muxu wakhti mcn ahaa🥺🥳
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Waqti qurxoon lkn aan soolaban doonini
@Lowk3y19
@Lowk3y19 5 ай бұрын
Waxay i galisay xasuus hore iyo filinkii asmar, zizo iyo cali ❤️❤️❤️🥰
@mohamednouh8862
@mohamednouh8862 Жыл бұрын
Ya ila dhageysanya 1/9/2023 habeen sabti sogaleyso jimca sibaxeyso xasuus xiligii 2014 filmki walida aha ee asmar ali iyo sisu waqtigu orodbadana cayalnimada wa nolol yaro bilaa rabash ah 🥺
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Habeen sabti ey soogaleyso 29/03/2023 Habeen soon ah
@ameliaalli1127
@ameliaalli1127 4 жыл бұрын
Mnshalllh wy is qaban wali caruur bdnba dhaxtaal isku waara leyhy
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 Жыл бұрын
omg wlhi maanta xasuus baan galay 9 sno ka hor musal.salkii asmar io cali anigo youtube iska waregayo ayaan arkay alla maxuu waqtigu xeligz wacnaa😢9:00 ilaa io 9:30 cid cid kle la hadli jirty mlh intuu musal salka socdo wx wlpo watqigz ayey qrx bdnyn thrbck😥
@mohamettomar4377
@mohamettomar4377 Жыл бұрын
Childhood memories 😢
@zaari4072
@zaari4072 Ай бұрын
2024 𝘆𝗮𝗮 𝗶𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 😅
@AishoAbdisalaan
@AishoAbdisalaan 10 ай бұрын
Hestan xasusu bay itahay waxan ku dawan jira2010 musalsalka asmar qazal iyo ali waa qisp xanun leh
@user-uo1xk4wu1t
@user-uo1xk4wu1t 5 ай бұрын
10 sano ka hor masusalkii asmar iyo cali oo ugu danbaytii walalo kalalumay noqday waayo waayo
@nimcohuzzein9774
@nimcohuzzein9774 4 жыл бұрын
MuzaZaLkii azmar iyoh ali zizuuuu 2014 dawanjiryy heeztn
@sharuulafole5216
@sharuulafole5216 3 жыл бұрын
Wll xagen ka helaa musalsalkaaas
@yussufmohamud2175
@yussufmohamud2175 Жыл бұрын
23/3/2023 hbn jimco ah xasus ayay igu ledahay wayo waxan hely noloshyedii an jcla alx
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 5 жыл бұрын
woow macan fimlkii asmar and Ali and nadiira ku dawaday heestan 2014 who is listening in 2099
@adanmahamed2327
@adanmahamed2327 3 жыл бұрын
2099 qiyaamaha dhacaya malaha😂😂
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 жыл бұрын
@@adanmahamed2327 adi maa lagu soo sheegay ilhyba uunba taa oga
@hibahibamoha4741
@hibahibamoha4741 2 жыл бұрын
Yaa gaaray kkkk😩😩😩
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Xasuus aan soolaban doonin Heestaan waxaan ku xasuustaah filinkii Asmar iyo cali 2014
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Habeen sabti soogaleyso 29/03/2024 Habeen soon ah
@RidwaanMaxamed-x8s
@RidwaanMaxamed-x8s 5 ай бұрын
xusuus hore. anoo yar imikana yurub jooga
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 8 ай бұрын
Sms iYO Ikran Heesta Waa Ka dhaqaaajiYeen Cadowga RaYn RaYN Ku NoLaDa ❤❤
@husseinjama7412
@husseinjama7412 Жыл бұрын
Muusigii Laxankii Codkii Waar Wuxu Legend Ahaa SMS 2023 dhagaysanayaa
@aarhagiofficial4419
@aarhagiofficial4419 2 жыл бұрын
Still I'm listening this song since 2014, days in Azmar and Ali.
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 2 жыл бұрын
Film kii macana wan xasuusta
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Z
@aarhagiofficial4419
@aarhagiofficial4419 Жыл бұрын
Aad iyo aad, waa film xasuus leh, waana film-kii ugu danbeeyay ee aan musasal ba daawado.
@_Sumeyo_
@_Sumeyo_ Жыл бұрын
same!
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA Жыл бұрын
waxa raadiyaba waan soo helay waqti fog ba igu danbaysay 2016 iyo somalia cawana turkiga ilahay khayr ba ka rajayna😰
@xariirbwoy281
@xariirbwoy281 8 ай бұрын
2024 xasuus musalsalkii maalmuhu wey soconayan 😢
@maxamedcabdi5709
@maxamedcabdi5709 3 ай бұрын
Meshan Waa markle oo ana soo boqday ano wen Halka Hoore hestan Aanu musasalka asmar ito Ali😢😢❤ ku dhagesan jiren wakhti uu gu fican ee aynu jilkeni soo khadany😊 salaman dadki wagas ladhihi jire Hadaa rabato inaa Dawato l soo dhaq dhaqad😂❤
@GojaCade-e7x
@GojaCade-e7x Ай бұрын
Heestan xasuus wlhi iyo musaslki Asmar iyo cali iyo tii xiirnayd😂
@mohameddubat5406
@mohameddubat5406 7 ай бұрын
2024 ❤
@mahdiabdirahman4941
@mahdiabdirahman4941 6 ай бұрын
2024 ka yaa ila dhagysanaya..? 😒
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Aniga tiktok kasoo arkay filinkii asmar iyo cali soo xasuustay 2014 2015 meelahaas aheed
@suadabdinathir7860
@suadabdinathir7860 Жыл бұрын
Weli haddaad dawanayso october 28/2022 legend ba tahay hestan waxan ku xasusta filimkii asmar iyo ziizuu iyo cali waayo waayo 2014ki allh adduunka muxu is bedelyaa 🥺🥺🥺🥺
@jamalahmed3783
@jamalahmed3783 4 жыл бұрын
HCTV ayaan xasuuusta
@maxamedsiciid1679
@maxamedsiciid1679 Жыл бұрын
Heestii heesaha weeyaan
@AdaniHuseini
@AdaniHuseini 4 ай бұрын
Magacyadan yaa xasuustay 😂 9/5/2024 Asamar Cali Asraaf Rosa Snuup Furaad Faruuq Shukri Liinaar Manaal Taasmiin Nada Ayuub Mamuun Anwar Xasan
@ArmaanUpdirizak
@ArmaanUpdirizak 4 ай бұрын
Musasalkii asmar iyo cali❤
@abdirahmaabdulahi4891
@abdirahmaabdulahi4891 2 жыл бұрын
Asmar cali qofkii fiirsan jiry baa heestaan yaqaana xusuus wlhi 🥺🥺🥺
@user-bm1lh2zk2x
@user-bm1lh2zk2x Жыл бұрын
Heedtan waxa ku soo Gali jirey musalsalki asmar only waxa fahmi kara old guys
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 7 ай бұрын
Cajiib heestan waxan ku xasuustaa musalsalkii ayaamuhu way soconayaan ee asmar iyo cali Odaygii Bilqaar la dhihi jiray yaa xasuusta😂 2014 markan burco imi ee migiga kaso galay ayaan ku xasuusta Caawana waa 25/1/2024❤
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Adigu liinii magaraney saah 29/03/2024
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 Ай бұрын
​@@AnasCabdiqani-nd4ue haa wan xasusta😂
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 4 жыл бұрын
Heesta waxa kaso radiiyay musaasalkii malmiihi tagay ee hctv😍
@kaydmediaproduction5235
@kaydmediaproduction5235 4 жыл бұрын
Hctv lkn intaas ayaaa ku xumaa tariikhdaaanan garanyn
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
Musasalkii taarhiikda galay Asmar
@ismaaciilraagemaxamed2781
@ismaaciilraagemaxamed2781 3 жыл бұрын
@@kaydmediaproduction5235 wlshy wexey aheayd 2014 xasussus musallsalka asmar cali
@RidwaanMaxamed-x8s
@RidwaanMaxamed-x8s 5 ай бұрын
dhamaan dadka comment wada qorayaa waa reer somaliland waxayna kusoo xasuustan filimkii 2014
@abdihafidbariyow9771
@abdihafidbariyow9771 3 жыл бұрын
2021 yaaa daawanayo
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Musalsalkii ayaan xasuustay wlhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@miskimaanka8348
@miskimaanka8348 Жыл бұрын
2014 waxaan ku xasustaa musasalkii azmar iyo ali
@Mr_Aboosto
@Mr_Aboosto Жыл бұрын
HEESTII HEESAHA MUSASALKII ASMAR AYAY KUSOO CAAN BAXDAY 2014 XAGEE KADAAWANAYSAY ADI ANI BUHODLE
@sharmake1959
@sharmake1959 Жыл бұрын
Hestan waxan kusooxasusta musalsalki asmr 😢
@saynabcali5932
@saynabcali5932 4 жыл бұрын
Saxardiid maxamed saxardiid iyo xaaskiisa Ikraan caraale 👋👋👋❤❤❤❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Sms and ikran carale two legends
@xaajichanal665
@xaajichanal665 4 жыл бұрын
Music baan garty markaan daray Filim kii Asmar baa igu soo dhacay Atoorihi Dilaga ahaaa
@maryanokeyofficial7717
@maryanokeyofficial7717 3 жыл бұрын
Xasoos 2014 asmar🥲🥲
@zuhaylamahamud1699
@zuhaylamahamud1699 4 жыл бұрын
Xasuuus musasalkiii Asmar😘
@nimcosalah562
@nimcosalah562 Жыл бұрын
Still 2023 I request to good that our second meeting will be a beautiful one
@maahirmanka5515
@maahirmanka5515 11 күн бұрын
Xasuus 2014😢
@abdikhalikhabdirashid7902
@abdikhalikhabdirashid7902 2 жыл бұрын
Musalsalkii Asmar Ali iyo zizuu soo xasuustay wlhi 2014. 2022 hadii aad dawaneyso hestan like isaar
@MaxamedMaxamuud-oe5bh
@MaxamedMaxamuud-oe5bh 5 ай бұрын
Xasuus hore 2014❤❤
@khadarmuuseguuleed
@khadarmuuseguuleed 6 ай бұрын
Still listening 2024
@nafizaadam4333
@nafizaadam4333 Ай бұрын
Heestan qofkasta oo musalsalkii asmar iyo nadiin soo dawaday wuu yaqanaa😂
@zakipogba6860
@zakipogba6860 5 жыл бұрын
Waa hees xasusu mudan 2019/4/2/
@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468
@oomiyuutahriibyimikaxageeb9468 4 жыл бұрын
Haaa
@hassanfantastic4889
@hassanfantastic4889 Жыл бұрын
Aduunyadu we socoto WAQTIGUNA WUU SOCDAA WALHI CAAWA OO AY TAHAY 9/12/2022 AAN DAAWANOYAA XUSUUSAHA QAAR WAA CAJIIB
@SaabarinMaxamad
@SaabarinMaxamad 3 ай бұрын
Hees aan iloowi karin musasalkii asmar and lii naar yaa xasuusto
@kaydmediaproduction6632
@kaydmediaproduction6632 3 жыл бұрын
Liin naar liindhanaantii caLi xasuus waLhi weeye lkn schoolka waaan dhigan berigaasi sidaanan tariikhdii u xasuusan waan yaapanaHy waxaan ahaa schoolka class 2 haddana waan zoo afmeeraY manch allaH jamacad ayaan yaer two gaLy
@shabeel205
@shabeel205 2 жыл бұрын
Class 2 hadad 2014 aheed sidee 2021 jamacad year2 oga noqotay
@aaminosheqcabdi3101
@aaminosheqcabdi3101 Жыл бұрын
Xasuus walhi 2017 dhageysanayay wilpan lasocon jiray hdana wu iga tagy 2022🥺
@kingraashidaxmedrashiid1501
@kingraashidaxmedrashiid1501 3 жыл бұрын
Axyaa maalmihii tagay hCTv & musasalkii Asmar 7 waayo kadib 2021 April 1
@alixaaji273
@alixaaji273 Жыл бұрын
Yaa ila dhagesanayo 2023
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 6 ай бұрын
2024 xasuus musasalki Asmar cali iyo zusu / qasal❤😢
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 5 ай бұрын
Haa tiktok kasoo raacay horaan kasoo xasuustay filinkii asmar iyo cali 2014 ama 2015 meelahaas ahaa
@marwaaymo156
@marwaaymo156 2 жыл бұрын
HCTV IYO UNIVERSAL TV walhi abaal bay inagu leeyihin xasuuso
@abdilleooglle9961
@abdilleooglle9961 Жыл бұрын
Fananada kaliya markan codkeda maqlo ay maskaxdaydu is badasha tahay ikran carale... keep going my sister
@Mahamoud-d9g
@Mahamoud-d9g 18 күн бұрын
Xasuus hore
@PUBGfonda
@PUBGfonda 10 ай бұрын
07/11/2023. Old is gold ❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Xusuus hore 2014
@hiboqadarjaamac5134
@hiboqadarjaamac5134 9 жыл бұрын
waaaaaaaaw fanaanin nace
@mowlidhussien5233
@mowlidhussien5233 Жыл бұрын
Ww 10 sano kahoro musasalki asmar iyi sisu
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 жыл бұрын
Ala mxuu wakhti wacan ahaa Xasuus 😓💔
@bossartan3263
@bossartan3263 10 ай бұрын
Still xasus wayn
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН
Jogdher clip by Nomadnet
7:49
redsea454
Рет қаралды 95 М.
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
gaarsiiya vs garaadlaay vs gardaraneey vs gefbadaneey
17:01
Hasan Ali
Рет қаралды 506 М.
Qalbigaygaad Mirataa
6:31
Ikraan Caraale - Topic
Рет қаралды 65 М.
laabta sahardiid M sahardiid (sms) 2010
5:23
sadde Elba
Рет қаралды 64 М.
IKRAN CARAALE HEESTII ILMO WAABA  MUSIC VIDEO 2022
6:38
IKRAAN CARAALE
Рет қаралды 161 М.
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 36 М.
Sahardiid M Sahardiid - Aynee.flv
4:54
WIILDACADAH
Рет қаралды 379 М.
coma coma - shamsa Mohamed Foot & Mandela
6:03
eyeforaphoto
Рет қаралды 2 МЛН
IKRAAN CARAALE  DHAMAC  MUSIC 2022
5:53
IKRAAN CARAALE
Рет қаралды 16 М.
saxardiid dareen jacayl
3:26
cabdifataaxilkacase
Рет қаралды 174 М.
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,2 МЛН