No video

HEES CUSUB UU SAXAAF UGU TALAGALAY ADNA YAREY

  Рет қаралды 267,193

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

#hees#cusub#adna
#subscribe#more
Mahadsanidiin daawashada!
Booqo KZbin keeyga lamaad: / @adnahenna
Booqo KZbin ka Ridwaan iyo Ilyaas: / @saxaafchannel
Booqo KZbin ka Walaalkeyga: / @amirsayid

Пікірлер: 626
@nasteexonalka5213
@nasteexonalka5213 5 жыл бұрын
Cadaan iyo madoow inta dunida ku damaashaa deeso ineey adna ka sidato Adigaa qirayee aqalkiina alloow ka yeel aqal qeer qabo lagu qaboow sado qadarin iyo qiimana leh qurankana laga qaado qasarana qeerka kaween Adna dumar adigaa ugu wato m.a gabadhan oo kale ninkii helaa naag helay adna aduun jano ku arag aaqirana xuural ceenta saxaaf insha"allh wan idiin ra jey nayaa aduunka sidaa daacad ku tihiin aaqirana inaad is heshaan aad janada idiin lagu bishareeyoo oooooooo 💘🇸🇴💘🇸🇴💘🇸🇴💘🇸🇴💘🇸🇴💘💏
@naraclrxmaan9954
@naraclrxmaan9954 5 жыл бұрын
ManshAllha Allah hayas ku dayo adana iyo maxmed
@sumayasiman315
@sumayasiman315 5 жыл бұрын
Masha Allah nasteexo nalka allaah ha u aqbalo abaaayo mcn anigane iducee qaliii insha Allah dhamantena
@nasteexonalka5213
@nasteexonalka5213 5 жыл бұрын
@@sumayasiman315 insha"allh waxaad rajey neeso rabi hakuu fudu deeyo adunka dhabna ku waar abyo
@sumayasiman315
@sumayasiman315 5 жыл бұрын
Amìiiin amiiin amiiin dhamantena nurkisaaay mcnto thanks my best sister
@sumayoladanabdulahi6265
@sumayoladanabdulahi6265 5 жыл бұрын
@@sumayasiman315 samidey anako Dan abayo inshaAllh
@user-zs2iw1wo5x
@user-zs2iw1wo5x 4 ай бұрын
Inta 2024 fiirsooso ❤✊️
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 5 жыл бұрын
Mash allah Saxaaf Waa kabaxsatay allah idin xafido❤️
@waligaawanaagsanow1875
@waligaawanaagsanow1875 3 жыл бұрын
Heestaan hada kuso daawaday videogii surbriseka ahaa ee tiina farey usamesen Alle ha isku kiin dhaafo my lovely famly♥️♥️♥️
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Masha Allah Caadi maahan 💕💕💕👌👌
@fathiofficial8075
@fathiofficial8075 5 жыл бұрын
Wooow saxaaf fanan no qarsoon ahed no dhumaty keep going abwe adi iyo marwadada iyo awladada isha xasidka ale ha idinka qabto
@abdikarimadan4028
@abdikarimadan4028 5 жыл бұрын
Keep roaking my boss saxaf iyo cadnaa
@anizabashir3373
@anizabashir3373 5 жыл бұрын
Mshallh fmly qurux bdan allha ha isku kiin daayo abyo adna iyo wllky saxaaf ❤️💞🙏🙏
@ferhiyaibrahim4495
@ferhiyaibrahim4495 5 жыл бұрын
Waaw fast idinjeclahay Adna And Saxaf ❤️❤️👌🏻
@xaawodagan7487
@xaawodagan7487 4 жыл бұрын
Mshlh.dad.aan.tageero. ayaa tihiin.ala.idiin.balaariyo farxada
@anasfirin53
@anasfirin53 4 жыл бұрын
Mashaa ALLAH tabaraka LAAH waxaa tahiin qoys ku dayasho mudan ee ALLAHA isu kiin dayo
@darajoqali3771
@darajoqali3771 5 жыл бұрын
Masha Allah lamano Ku dayasho mudan ba tuhiin alle ha idin dhawro Somali adinka u qurux badan dhigin wa dhafteen noloda ❤❤❤
@MohamedIslow
@MohamedIslow 3 жыл бұрын
inta 2020 mar 2aad dhageysaneysa 👍✌
@azaldhalad1442
@azaldhalad1442 5 жыл бұрын
Lamaane aan si kal iyo laap ujecalhy guulaysta abid😍❤❤🔥🔥
@sayniyacaraale8728
@sayniyacaraale8728 4 жыл бұрын
Msha allh lamanaha ugu akhlaaqda fiican uguna quruxda badan inaa laydinku daydo waad u qalantaan wlhi 😍😘😘
@mahadhoabdinoor9576
@mahadhoabdinoor9576 5 жыл бұрын
Manshlh lamanaha youtubeka uushidan isku wara❤❤❤❤
@maymuncali1804
@maymuncali1804 5 жыл бұрын
Wll ha qaldamina heestaan waxaa qaadey ALFANAAN CAWIL KOYLA was fanaan cod mcn runtii fankana ku cusub wuxuna hadiyad uga dhigay wlshiis adna cabdi busuri oza 🎶🎵🎤🎤 ERAYADA AHMED CADAWE LAXANKII FAYSAL SALIM CALI MUSIC ALCASAL
@xakiimamahamud6350
@xakiimamahamud6350 3 жыл бұрын
🤣🤣waxaaso dhan intee ka soo ogatay
@yasiromar4702
@yasiromar4702 4 жыл бұрын
Keep going family Beautiful
@sojanasaalah2778
@sojanasaalah2778 5 жыл бұрын
Hawaaro jaceylka💕💕 wada noolaadoo nabad kuwaara This is my First comment in This Channel ~~
@zahuurmohamed865
@zahuurmohamed865 5 жыл бұрын
Ilhow isku kiin daaa cadowgiin hajabo wligiin sidaan isku jeclaada ♥️ fav family 😍♥️🥰
@malyunahmed8586
@malyunahmed8586 5 жыл бұрын
Waw masha alah dad an tagero idin jecliya alow abid isku kiin daa farxadana haydinka dhameyn ❤
@maryamachnalabdirahman2810
@maryamachnalabdirahman2810 4 жыл бұрын
Waaaaaw wllshy adna cabdi busuri ozza waxaan ilaahay kaa gabaryayaa in aan foosha laguugu dhibin adiga iyo dumaashigayna farxad iogu noolaada💋💋💋💋💋❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋❤❤💋💋💋💝💝💝❤❤💔💔🍨Ⓜ🍨🅰
@mumtaazmohamed4043
@mumtaazmohamed4043 4 жыл бұрын
Waligey ma zoo galin replay lkin mnta dartaa u soo galy Adan hore u zoco from hargysa kala soo hadlya 🥰😚👑
@CabdulQaadir-of2rp
@CabdulQaadir-of2rp 3 ай бұрын
mashaAlaah allaah hagu haiskukiin barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxabdi317
@ubaxabdi317 5 жыл бұрын
Ilahow iskudaa oo inta noloshada kaharty iskubarakee anigina isii lamane aansaas ugu farxo ii.jecl 🤲🤲🤲🤲
@nawalmusexasanrun4485
@nawalmusexasanrun4485 5 жыл бұрын
Lamanaayasha dunida igu fiican allh inima tuso ilxun kunaaalada farxad buuuxda adna an saxaaf
@huskamania9158
@huskamania9158 3 жыл бұрын
Manshaallah nolasha Idin maxumey adna nd sahaf Family madaxa israntihiin
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 5 жыл бұрын
Wooow adna and saxaaf my best fmly allow idin xafid daawashadiina kama daalo❤❣❤
@ladan1438
@ladan1438 5 жыл бұрын
Masha allaah saxaaf and adna farxad waarta ku noolaada Nii jecelahy xaqiiq Jaceylkina hawaaro❤❤❤❤❤❤❣😘💕
@sacdiyosiman9287
@sacdiyosiman9287 5 жыл бұрын
Mash allh allow idiin xafid adna iyo saxaf iyo radwan ilyes iyo yarista kale dhanantin jiro joga
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 5 жыл бұрын
Ar SaxaFi fanan noogamban muu ahaa mise afsomali hada taqano waala heesi kara waaye kaftan.com 👇🤣😂😂🤣🤣
@aishaabdullahi5258
@aishaabdullahi5258 5 жыл бұрын
Salman Abdullahi ma codkan baa ah saxaaf
@zakimoha892
@zakimoha892 5 жыл бұрын
Saxaaf ma ila Eko codkaan
@KaafiShow
@KaafiShow 5 жыл бұрын
@@zakimoha892 subscribe isara wll
@KaafiShow
@KaafiShow 5 жыл бұрын
@@aishaabdullahi5258 subscribe isaar wll
@zhaymanur6675
@zhaymanur6675 5 жыл бұрын
saxaaf maahan
@leylamohammed1716
@leylamohammed1716 3 жыл бұрын
Inaanyahay calamshado waadooq waadooq aduyada labadi iscashaq iscalamadan hooywadagala💞💕💕💯
@nimconuurto2122
@nimconuurto2122 5 жыл бұрын
Masha allah run ahaantii aad iyo aaad ayaa ugu faraxsanhy adno iyo family geeda farxad ku waara oo caadil caad hasaaro cadowgii idin cunilahaa cafimaad iyo ciso sharaf leh ku nolada 💋💋
@user-jz1sm2vl5h
@user-jz1sm2vl5h 5 ай бұрын
M.a adna iyo hajigeda cml malawadanoqdo😊😢❤
@aminadacad8382
@aminadacad8382 5 жыл бұрын
Masha alaah lamanha qaranka hadad maqasho wa adna iyo saxaf runtii wan idinku fanaa wan idin jeclhy si dhab ah waliba inta ila jcl like isara
@ArishinhoOfficial
@ArishinhoOfficial 5 жыл бұрын
Adna channel wadnaqancisaan marwalibo guul pin igu sharfa asxbeey idinkana nasoo boqda Somali nimo waad qanceeysaan love you team adna
@ArishinhoOfficial
@ArishinhoOfficial 5 жыл бұрын
Pin iisaara hormarkeyga kamid Tahye adna family support isiiya
@werdanuura3076
@werdanuura3076 5 жыл бұрын
Waaw waxaasaa jaceylkaa ah, isku waara baan idin leeyahay.
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 жыл бұрын
Wow mashaAllah hees shidan family ku dayasho mudan allah isku kiin daayo xbbty ❤️❤️👌🏻
@anisaabdihusein6699
@anisaabdihusein6699 5 жыл бұрын
Masha allah inta ay nololi jirto farxad warta ayaan eebe idinkaga baryaa 🤲🤲🤲❤❤❤❤
@rayanruxi2620
@rayanruxi2620 5 жыл бұрын
Allow idin barakey farxad Waarta insha allh💕💕💕💕💝💓💗💞
@simanincabdisimaanincabdi8000
@simanincabdisimaanincabdi8000 5 жыл бұрын
mashaaalh Family an kufano Keep going
@leylamuxsin3491
@leylamuxsin3491 4 жыл бұрын
Labada you Tube uku hastaan maasha allah ilaahey hanii dhaafo
@safagarad8169
@safagarad8169 4 жыл бұрын
Heestii waa lasoodayay inta sugaysay lik kudhacsiiyah😘
@ridwanahussein8909
@ridwanahussein8909 5 жыл бұрын
Masha allh lamanaha qarniga allha iskukiindayo wlhe waxaa tihiin daad aad unasib fcn waxaan nirajeeyna inta cimrigiina kadhiman inaa sidads iyo sikadarn wada ahaatin hawaro cashaqa viva Adna anad saxaf❤💯
@quenfatima1249
@quenfatima1249 5 жыл бұрын
M.a Lamane ugu shidan somali Adna iyo saxaaf
@munamohamud4226
@munamohamud4226 4 жыл бұрын
Ma iskeenta wxan sugnaba inta ila sugaysay plz like ha ila dhaafin😥😥😥
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 жыл бұрын
Nice song
@libansudichannel9215
@libansudichannel9215 4 жыл бұрын
Softwerka aad swirda ku sameysay adigo mhadsan Isheeg walshey 🙏🙏 Adiga iyo famlkaga allaha idin xfdo🤲🤲🤲🤲
@mmluckylucky2245
@mmluckylucky2245 4 жыл бұрын
Filmora9 or 11
@zsahranemeth2536
@zsahranemeth2536 4 жыл бұрын
Mash allh allh idin hifdiyo
@sahrocabdullaahi6073
@sahrocabdullaahi6073 4 жыл бұрын
Masha Allah hesta wey uqalantaaa dhbtii Adna qrx idin jclhy
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 5 жыл бұрын
Wwwwwwwwww mansha allah lamana ugu shidan ina tihin wlle wa qiray illhay ha isu kiin daayo keep goin adna iyo saxaf
@amaalhajjiahmed9929
@amaalhajjiahmed9929 5 жыл бұрын
Like isaar hada lamanaha jeceshahy
@saynabmaxamed755
@saynabmaxamed755 5 жыл бұрын
Mash Allah lamaane isa jecel andan and saxaaf isaku waar abid
@luulabduqaadir899
@luulabduqaadir899 5 жыл бұрын
Masha allaha lamaanayaasha adna io maxamed saxaaf allaha isku kiin daaayo
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 5 жыл бұрын
adna &saxaaf waxa tihin familka adunka agu fiican hees shidan waye wlh aad ayn idin jaclhy cimdhigina inta kadhiman farxad igu nolada isku waara ❤❤❤❤❤👍👍👍👍
@aishaaminamahmud1969
@aishaaminamahmud1969 5 жыл бұрын
Mashaa allah ilaahey heydin xifdiyo👍
@fadumasheikhchanel9761
@fadumasheikhchanel9761 5 жыл бұрын
Mashaa allh adno gabar boqor dhalay iyo saygeda intii dhaheesay sahaaf romantic matihid haydin kutag nato adno and saxaaf wada nolado nabad kuwara cadawgin hajabo
@aslizoona5812
@aslizoona5812 5 жыл бұрын
masha Allah adna iyo saxaaf sharukhanka iyo kajol ka soomaliya hore u socda
@fatimabazhiryasin258
@fatimabazhiryasin258 5 жыл бұрын
Mazhallh hppti jecelkina kii guuleysta ayu Allah ka yeelay Allh wxa Idnka tuuga in aad nolazha farxad ku dhameyztaan waxaa tihiin lammanha aan mar kasta jeclhy farxdooda ❤💖 jecelkiina abid waara aan nihaaya yeeln Allh hka dhigo adna henna and Mohamed sahaaf💖
@cudoonbarre663
@cudoonbarre663 3 жыл бұрын
m.a jecelka adunka m.a adna and saxaf 😍😍😍😍😍😍😍😍
@amiizahmohamed
@amiizahmohamed 5 жыл бұрын
Mash allah my beautiful sis and brother
@hidayoahmed6348
@hidayoahmed6348 5 жыл бұрын
Masha Allah familkaygii allah idin Barakeeyoh 😍 ❤️ aduunku waa maalmo koban isku wara apid 😍 ❤️ keep going wllkeY saxaaf io wlshey adno wax idin dhiba alle idin ma tuso farxdiina jecliya allow lamano wlipa oo jecel iney ku guuleystan jclkooda ku guuley😍😘🤩
@sadiyasiman2239
@sadiyasiman2239 3 жыл бұрын
Masha Allah 💕💕💕👌👌
@hawaarto3688
@hawaarto3688 5 жыл бұрын
WA WALLKINA YACKOO WXN FURTY CHANNEL MARKA ISOBOQDA MY FANS AND SOMALI MAHAMED EID WNGZN SOMALI MAHAMED
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 жыл бұрын
Nio xaad yacko ugu qarabane Yackow subscribe matuugsade waa nin caan ah sharaf leh asxbey yackow ma ahn ogaada
@najmodahir8252
@najmodahir8252 5 жыл бұрын
Adna Masha allh💗💗💗💗💗💗💗
@farxiyoqurux1435
@farxiyoqurux1435 5 жыл бұрын
Msha alh hmblyo hmblyo wlshy qali iyo seygedah lamana qarmigah ilhy isha xaiskah haniga qabtoh Wn ku farxah frxadinah adna iyo mxmed Msha alh
@hoodoabdi2845
@hoodoabdi2845 4 жыл бұрын
Masha all wllo ilahayi haskukin barakeyo wxd tiin Laba qof ku dasho mudan wlhi guul iyo gobnimo adna iyo saxaf
@mushtaaqmaxamed7117
@mushtaaqmaxamed7117 5 жыл бұрын
Cadowgiin unoolada lamah aan kala dhicin adna and maxmed allah idinka hayo xaasidka
@samirasunday956
@samirasunday956 3 жыл бұрын
M.a m.a m.a may Allah bless them full of happiness amiin ❤ thum amiin❤
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Mash Allah cod mcn ayu leyahya
@naciimoxaaji4943
@naciimoxaaji4943 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw masha allaah caadi mahan heesta adna waa gabar wanagsan wana uqalantaa amanta iyo inkabadan saxaf adigana sidoo kale aadban idiin jeclahay maba seexdo anigoon idin daawan markaso waan farxaa hadaan farxadiina arko ilovyou
@sahramohamedabdi5192
@sahramohamedabdi5192 5 жыл бұрын
mnsha allh adna iyo saxaaf ilaahay ha isu kiin daayo wxad tihiin qoys qurux badan kudayasho mudan mnsha allh alle ha idin xifdiyo
@najmamadinamounawarachanne9101
@najmamadinamounawarachanne9101 4 жыл бұрын
machaallah wllo adna alf alf mabruuk keep going
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 жыл бұрын
Nio sahaaf miya qofkan hesaayo woow 🙄😱 codka mcn waye bis fanka haku fogaan plz wllke halkan hees le ku ekaw Cod wad ledahay inaba cadi matihid
@kaphiosaid5228
@kaphiosaid5228 5 жыл бұрын
Maasha,allaah,allowiskukiin,daa.familquruxbadan
@istarali7083
@istarali7083 3 жыл бұрын
Adna wlh hestan waka hele 10mar kuso ceshte ur ba calosha kuwadaa hda gbar hdi noqota ada kugu saminaa qali inolow mcnto wani jeclahay famil wangsan barakowa waligana 😘😘😘🤩🤩😍🥰❤
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 жыл бұрын
Keep going beautiful family ❤️😍 😍❣️
@qalanjoquruxsan8725
@qalanjoquruxsan8725 4 жыл бұрын
Allah cizak hees dareen ahan isaa meyde weye wllhi saxaaf cod kar nimadada allah ku barakeyo 🔥🔥
@queenfariixa476
@queenfariixa476 5 жыл бұрын
Kow kow kow noogu wada waanagu socotaa yee adna iyo seygeeda masha allh
@ruweydamohamed308
@ruweydamohamed308 5 жыл бұрын
Saxaaf mahan codkan anaa meel wax kusoo wada cunay mansha allah Adno cadey iyo wllky saxaaf allaha nii barakeyo jacelkina ha waaro
@nastubintmohamed9619
@nastubintmohamed9619 5 жыл бұрын
waligey..comment masoqorin lakini manta waxaithinleyahay Allah Haithin barakeyo ithinka iyo owladinawa love you...anyway walal saxaf iskadaf heesaha Maficna..and u know that very well bcz I hv notice haga dinta ina ad oguficantay marka taloyinka bixineyso eee plz iskadafa heesaha....wa walasha oo kulajecel wanag fidunya walakhira...BarakaAllah lakum
@maaneabdalla9043
@maaneabdalla9043 5 жыл бұрын
Alfanaan cawil koyla nin cod macan horay u soco bro waad ka baxsatay heestaan wlhi 💯👌🏽🔥
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 5 жыл бұрын
Fanaan. Wariye. KZbinr saxaaf kab walpo wllkeygiyoo waa kaptaada 🔥🔥🔥🔥🔥kugu tuuray cimaamada
@naimanalka2699
@naimanalka2699 5 жыл бұрын
Masha allah isku wara abid
@amriitashorf5889
@amriitashorf5889 5 жыл бұрын
Hdda codkaan Run aHaan zaxaaF ma leH😱😱100% cod shidan💞
@deqalul317
@deqalul317 5 жыл бұрын
M.a fav couples keep rocking always
@fardawsoabdillahi2364
@fardawsoabdillahi2364 4 жыл бұрын
M.a lamanaha an jeclhy adna io saxaaf cimri dher io cafimad io cibada suban ban ini rajayn👑❤💋
@qosoliyomadadaalo527
@qosoliyomadadaalo527 4 жыл бұрын
Lamane kudayasho leh. Adna gabadhaha tusaale fican aya utahay. Saxaf adna raga tusale fican aya utahay .iskuwaara 4ever
@salmacabdiqadir6684
@salmacabdiqadir6684 4 жыл бұрын
Masha allh nolsha idin maxumeyso
@xamdamoallim7161
@xamdamoallim7161 5 жыл бұрын
Masha alla nin sida ijacelay alla ha siiyo
@kawsarmaxmed329
@kawsarmaxmed329 4 жыл бұрын
5 june 2020 Friday 11:14 am fiirsnya waxn jooga muqdisho markii hore waxn islaha hees mahe waa h lkn waba hees shidan
@azwaanomar560
@azwaanomar560 4 жыл бұрын
Saxaaf and adan izku waar abidkiin Wan indn taageer hore u socoda
@farxiyocusman1346
@farxiyocusman1346 4 жыл бұрын
Masha allh alaha idin xafido
@amalibraahim4006
@amalibraahim4006 5 жыл бұрын
M.a lamaanaha ugu shidan dhihi karaaa😍❤💋
@madinobaracow1088
@madinobaracow1088 3 жыл бұрын
Mash Allah adna quru badan😍😍😍😍💞💞💞
@yusufnegeye2929
@yusufnegeye2929 5 жыл бұрын
Ii cimaamada qofkii uhoreeyay yeees
@kadrasaid2690
@kadrasaid2690 5 жыл бұрын
Masha allah lamaane aan dar alle u jeclhy allaha idin barakeeyo waxa tusaale u thn somalida wa inay idinku daydaan lamanayasha kale
@mbe77
@mbe77 4 жыл бұрын
Kabax weeye😀 100 Like i saara
@cadeymohamud2625
@cadeymohamud2625 3 жыл бұрын
masha allah adna alahakuxifdiyo👍👍❤️♥️❤️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💯💯💯😍😍😍
@kalsoonichannle3092
@kalsoonichannle3092 5 жыл бұрын
Walaahi aad baaiskugo nuuresan maan sha alaah lamaanaha dunda uho qurxda badan aatihiin ili ilaahay haidin kadhuuro
@HiboNuuro
@HiboNuuro 5 жыл бұрын
Mansha allh isku waara abid ilxun alle ha idinka qabto
@zukynaahmadmohamad3394
@zukynaahmadmohamad3394 5 жыл бұрын
mnsha allh adna iyo saxaf abid wada jira frxdna igu nolada
@ismahanaddow3649
@ismahanaddow3649 4 жыл бұрын
M.a lamaanaha qarniga ilaah haidin dhowro
@sahrujaaxmedm3741
@sahrujaaxmedm3741 5 жыл бұрын
Masha allah guuleysta waliigiin ha jiro jaceylkiuna
@marwoistahil4412
@marwoistahil4412 5 жыл бұрын
Mnsha allah adna way istahishaaa amaan iyo ducoba
@nasrohassan3776
@nasrohassan3776 5 жыл бұрын
Masha allh isku waara abid
@shukriali5591
@shukriali5591 5 жыл бұрын
Masha alah lamanaba an ad u dakero wada jira abid alah nika ilaleyo cadowga farxad warto hela
HEESTII ADNA AXSAN MARWO OFFICIAL VIDEO 2021
6:22
Adna Channel
Рет қаралды 153 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 22 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 16 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
Hees Cusub Aroos Maxamed Bk iyo Yurub Geenyo 2015
6:51
TOGDHEER NEWS
Рет қаралды 555 М.
maanta waan soogaday dahab daawasho wacan
12:42
Khadan Family
Рет қаралды 68 М.
WACDARAHA HEESTII ADNA XUBI LOOMA KALA HARIN || FULL OFFICIAL VIDEO||
4:00
HESTII ! WACDAAN !!! XUSEEN NUURIYOW OFFIACIL MUSIC VIDEO 2022
6:28
CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 50 М.
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
Mohamed Biibshe  Adna Official Music Video
3:33
Adna Channel
Рет қаралды 1,5 МЛН
NIMCO
5:20
LIIBAAN DOOR - Topic
Рет қаралды 138 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 22 МЛН