Xabiibunaa Mohammed SCW ❤ Ku sali nabiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alixamse463 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@fahima61863 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@sheikhdonfiqi3 жыл бұрын
Fanaankaaga waa iga gadmay inta ila qirtay like yaa la iga baqiilin. Wuxuu i baday jaceylku Wuxuu i baray ka sii daran Bil labaad dhaceeysiyo Biligtaa hilaacdiyo Gaaraa bidhaankaan Kugu baadigoobaa
@lulhassan247326 күн бұрын
maasha allah waa kaas cod macaan
@Zakigaming1023 жыл бұрын
Abdi tahliil waa heesahaan Ku mirqaami jiray barigaan ilkaha sare lahaa halkeedaad dhigtay aabo hore usoco
@abshircarab183 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@dhudubgalaadi65473 жыл бұрын
hada kuwii sare maliqday hhhhhhhhhhhhhhhh walee rageeda tahay
@abdifatahomarhussein956 ай бұрын
Wad iga qoslise liwaaax hahahahah
@abdalaabdiguleed52513 жыл бұрын
Booqashiyo baxnaananeey Ruux bukaa bariidiyoo Booqashiyo baxnaananeey Balaayaa ka baqashiyoo Bariidiyoo baraasharee Babulaha libaaxaa Barqantii wareegtaa Buuraha shabeelkaan Ila baadh idhaahdaa Marka uuga hor boodaan Buuraha salaamaa Bakaylaha sidiisaan Bur caleen la seexdaa Wuxuu i baday jacaylku Wuxuu i baray ka sii daran Bil labaad dhacaysiyo Birikaac hilaaciyo Gaaraabidhaankaan Kugu baadi doonaa Wuxuu i baday jacaylku Wuxuu i baray ka sii daran Bil labaad dhacaysiyo Birikaac hilaaciyo Bil labaad dhacaysiyo Birikaac hilaaciyo Gaaraabidhaankaan Kugu baadi doonaa Bal waxaan ku doonaa Barigeena midhiini Oo bacal igu gargaaree Bada waxa ku noolbaa Badanbeer cadaadana Bidhi inay isiiyaan Bal anigu qaadiye Bada waxa ku noolbaa Badanbeer cadaadana Bidhi inay isiiyaan Bal anigu qaadiye Wuxuu i baday jacaylku Wuxuu i baray ka sii daran Bil labaad dhacaysiyo Birikaac hilaaciyo Gaaraabidhaankaan Kugu baadi doonaa Wuxuu i baday jacaylku Wuxuu i baray ka sii daran Bil labaad dhacaysiyo Birikaac hilaaciyo Bil labaad dhacaysiyo Birikaac hilaaciyo Gaaraabidhaankaan Kugu baadi doonaa Hogan waxa ku rooraa Bahal hoose wali idhaa Haka baqan yidhaahdoo Noolaha la geeyaa Sawkaa ugaadhuna Nafta kaan u gaaraba Ritagay baroortoo Bacadka iga qaadee Lyrics by: abdala guled
@jamamohamud34383 жыл бұрын
Baal waxa kuduulaa barigeena mirihii kabislaaday anigaa bahal igu gargaaree banjoogtaa ugaadhaan bas markaan u gaarana ayagay baroortoo bacadka igaqaadee waaye sxb asagaaba erayo saxsan ku heesee haqaldin adigu
@muhumedgure3 жыл бұрын
Masha Allah wa qalbi farxan markasta wu Iska farax sanyahay ilahay haku dayo bro farxadas kunolow markasta
@aminaqaraami3 жыл бұрын
Mnsha alllh waxaan Cod lama oran karo wlhi kingeero maalintii Dhowr jeer baan marba heesihiisa ka raadshaa KZbin ka guuulayso bwe
@zundusraaqiya44753 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto heeskan waxaa horey ugu luuqeeyay Fanaan Cabdi tahliil warsame
@ahmedibrahimosman68643 жыл бұрын
Really you are outstanding keep going
@MOHA-jj8en3 жыл бұрын
Amazing voice keep going waxuu iso xasusiyey abdi tahlil warsame
@mohamaddahirali90512 жыл бұрын
6
@xuseenmacalin58182 жыл бұрын
@@mohamaddahirali9051 qf
@mohamedmire76602 жыл бұрын
Cunugga khatar weeye Boowe!!...thanks.
@hanimohamed57453 жыл бұрын
Quruxlow yaarisow masha Allah soo barbar eedo🙌🏽🙌🏽👏🏽👏🏽♥️♥️♥️♥️
@mulkiartan70053 жыл бұрын
Wiilkaan siduuu fanaaniintii hore oo kale ayuu u heesayaaa waaw
@yussufmohamed66663 жыл бұрын
M.A nice voice keep going Kingero
@hassanabdullahiomar90983 жыл бұрын
Cabdi tahliil warsame allaha u naxariisto runtii codkiisa aad u jeclaa iyo murtida heesahiisa
@exclipse68773 жыл бұрын
Dameer calasow youtube aad leheed waan celiyay away tuugyahow wali KZbin sharma ayaa isticmaaleysaa aad rabtaa in views ku raadisid’ tuug ma daahiro youtube aad celisay majirto ee waad qeybisay waadna la wareegtay illahey haku soo qabto insha allah