Hees: I madadaali| Maxamed Axmed Kuluc & Xaliimo Kh Cumar (Magool)

  Рет қаралды 89,017

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

Күн бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 40
@mohamoudabdi6210
@mohamoudabdi6210 4 жыл бұрын
Labo fannaan oo aan taageero, iyo Abwaan Cali Sugulle. Dhamaantood maanta waa ay innaga hooseeyaan ee Alle ha u raxmado.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Aamin yaa allah 😭😭😭
@cabdicaafi4708
@cabdicaafi4708 Ай бұрын
Aamiin
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku xasuustaa barnaamijka salaamaha ee radio Muqdisho 📻❤👍 Mahadsanid walaal
@dnpydb-liee
@dnpydb-liee 4 жыл бұрын
Radio Muqdisho Imaqashii I madadaale wariye cowke. 5.:00 galabnimo. Isbuuc malinta qamiista habeen jimco sogaleso
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Heestan waxaa iigu horraysay maqalkeeda" Xilli ramadku dhalay ramadaanna ay tahay goobtu waa bariga mudug Somalia Radio ga laga dhaqaysanayaa waa artech ama national panasonic yaa Salaam canjalka waxaa kula jirta heesta uu qaado maxamed Ahmed kuluc" sida canabka beeraha" erayadana uu sameeyay abwaan dheeg alla waayihii hore wacnaaya anyway old is gold 💖 😄 T:1/5/2023 caasimada galmudug
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 4 жыл бұрын
AUN aamiin magool iyo kuluc top hees darandoori jaceel
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
علي العمالقه والاساطيرلآ استطيع التعليق ..... اللهم إرحم محمداحمد كلع وحليمه خليف مجول
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Axyaa hees legend allow u naxariiso🤲😥
@ibnudacar796
@ibnudacar796 4 жыл бұрын
Wooof fananiin mar la araga ilahay ha u naxariisto labadoodaba
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Radio muqdisho 5 ta galabnimo berisamaad baraamijka imaqashii i madadaali ama salaaamaha
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Shanta iyo barka meelahaaa. Shanta war baa soo geli jiray.
@boodaxasan8087
@boodaxasan8087 9 ай бұрын
Fan soomali ee hada jiro waxan taageeri doono miro laxan iyo Luuq nuucana markey la yimaadan FG.. kan walala dhinteey mid kalana moogi
@dareen-id7ec
@dareen-id7ec 3 жыл бұрын
Msha allh mahadsanid Baalwo nosogali heeso badan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Oky thanks you and your family
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto dhammaantood
@BaderCadhood
@BaderCadhood 4 жыл бұрын
halla yaa halla. waa hees ashqaraar
@abokorsaed9390
@abokorsaed9390 3 жыл бұрын
Woooow waad mahadsantihiil balwo
@baroodochanel450
@baroodochanel450 6 ай бұрын
Waa hees xasuuus igu leh run ahaanti
@PointSharaf
@PointSharaf 4 ай бұрын
🎉😢😮😮😅😊😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Gurbaanka suu isu beddelayo u fuursada 1:34.
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Mashquuulin
@ahmedabdi4731
@ahmedabdi4731 4 жыл бұрын
Sixid: Laxanka heestan ma laha Bashiir Xaddi. Waxaa leh isla abwaanka oo ah Cali Sugulle, AUN.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Yes thats you tru thanks
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Runbaad noosheegtey
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
Heesani waxa la qaaday 1966/1967.
@sadiiqcabdidiiriye8174
@sadiiqcabdidiiriye8174 4 жыл бұрын
Keep for ward balwo group
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 8 ай бұрын
Iso orod ubax la moodyay
@ahmedtabit
@ahmedtabit 2 жыл бұрын
AAh yaa salaam waxaas aa heso laga dhaha AUN labaduba
@abdikariingacmodheere3498
@abdikariingacmodheere3498 3 жыл бұрын
Alle cimrigaaga ha dheereye heeso aan dambi lahayn channelkaga logu yimada
@seynabugbaad
@seynabugbaad 4 жыл бұрын
Balwo mahadsanidiin saaxibbayaal
@HudleDirir-gv4ks
@HudleDirir-gv4ks Жыл бұрын
Hudledirir
@AwaysElmi
@AwaysElmi Жыл бұрын
waa mid ka mid ah Heesihii aan ka dhageysan jiray cajalad cas ama gaduudan oo tiil gurigeena ealiba heeso collection ah ayaa ku duubnaa Allaha u naxariisto Abwaannka sameeyay iyo labada fanaan
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Katyrjuneysaaa?nasal.loo.heesoo.kale
@user-ng1hl1gp3k
@user-ng1hl1gp3k Жыл бұрын
Cali sugile sasxiibkay allhunaxariisto
@mataanmaalin1812
@mataanmaalin1812 Жыл бұрын
heeskan waxa lahaa AbwaanIlcaddeeye rabbi hajanneeyee laxankana waa Shekh Mayow halaag 1980
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 11 ай бұрын
70kii dheh
@mataanmaalin1812
@mataanmaalin1812 Жыл бұрын
Maskaxdii Abwaan Cabdisalaan Mataan alla muxuu Ninkaasi Heeso curiyey
KULUC IYO MAGOOL - HEESTII QOYS
9:03
Farhan Jimale
Рет қаралды 217 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Magool & Maxamed Mooge: heesta Arrinkeen dhammaaday
7:09
SURUD STUDIO
Рет қаралды 289 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DADNIMADA AQOONSO"
6:36
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 127 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 93 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН