No video

Hees jaceyl amraneey cabdikaamil original song

  Рет қаралды 247,956

Gorayga cad

Gorayga cad

Күн бұрын

XAQUUQDA SAWIRKA:
cabdiqaadir maxamed cawaale
MAHADNAQ:
C/fataax saleeban (dhabanacas)
mukhtaar Nuur ( qaaci)
Jimcaale nuur cabdi
Warsame cabdi warsame
idil aadan nuur
Apdirisaaq muxumed cumar
Xasan cabdi jaamac
Axmed cali sheekh nuur
Cilmi khadar cilmi
caydaruus axmed kaamil
maxamed aqli (farjaq)
xamse axmed kaamil
maxamed shaceyb muxumed
cumar muuse cismaan
shaceyb axmed awcabdi( shaaca runner)
axmed maxamed suldaan
axmed saleebaan ibraahin
abdiraxmaan (marajiite)
axmed farxaan ismaciil
xamse muxumed cilmi
maxamed cumar (aboosto)
cabdikhadar axmed muxumed
mahdi hadliye maax
mawliid cismaan dhooble
abdicasiis idiris ismaaciil
jamaal daahir cige
cabdisamad daahir cige
axmed faarax jaamac
faysal cismaan diiriye
abdiraxmaan faarax axmed (qaloonbi)
/ gorayga cad.com
FOLLOW US ON :
FACEBOOK : apdirisaaq gorayga cad
INSTAGRAME : apdirisaaq gorayga cad
WHAT,S UP : 633854156
MANAGER :: apdirizaak muxumed cumar

Пікірлер: 67
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 2 жыл бұрын
Quruxdiyo luuqda macaanniyo iyo xigmaawinimada iyo geesinimada naf hurkale waa astaamaha ugaarga ahaa bal waxuu sifoo lahaa eeg cabdi kaamil cawaale allahow unaxariiso adeero rijaal buu ahaaye
@sheekhnuur3324
@sheekhnuur3324 4 жыл бұрын
Aaaax waaa hees jaceyl dhaba indhii ku jecelbaa daymada ku naaxee amraneey indhahayhgu dhankaagay wali eegayaa
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 3 жыл бұрын
Abdi Kamil Ilahay ha u naxaristo Mujahid Nafti Huree Somaliyed
@muxumedibraahimjaamaccabdi
@muxumedibraahimjaamaccabdi 3 ай бұрын
❤❤❤ale hawnaxariistoo mujaahid soomaliyeed❤❤Buu ahaaye❤❤❤
@nuurfaarax6855
@nuurfaarax6855 4 жыл бұрын
Aaaaaax zxp sidaan uraadin jiray caawa uun baan bilnasiib ku qoray cabdiksamil markiiba heeso badan ayaa isoo baxay wlhi caawa waan qiirooday zxp gorayga cad meel aan kaala soo xidhiidho iso dir waan kuu mahad naqayaa
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Zxp wakaa 0633854156
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 2 ай бұрын
Nin adeer i ahaan jiray ayaa heestan jeclaa aduunyo bari samaadkii 22.06 2024 inta iga danbaysa salaan sare
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 4 жыл бұрын
Gorayga aad bad u mhdsnthy eesh calaa hees
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Ok zxp thanks
@maamasiciid8833
@maamasiciid8833 4 жыл бұрын
Waaaw zxp gorayga cad meeqsii bakuu guul taariikhdaa Ku xusi doonta
@ibrahimaden6718
@ibrahimaden6718 2 жыл бұрын
ala haunaxariisto cabdi Kaamil cawaale
@shineali4660
@shineali4660 3 жыл бұрын
July 23 2021 bn dawanaya Ku ilobi mayo amraneeeeey wa hes darenkaga tabanaysa wakuwa dadki codkoda ku so bixi jiray iska hes may ahayn
@cabdihani7367
@cabdihani7367 4 жыл бұрын
gorayga cad zxp waad nacabsiisay heestan inbadan ayaan dhagaystay 2008
@amranamuun6726
@amranamuun6726 Жыл бұрын
War ii heesa bal 😂❤
@daauudburcaawi1151
@daauudburcaawi1151 10 ай бұрын
adeerkay cabdi kamil cawaale
@nuurfaarax6855
@nuurfaarax6855 4 жыл бұрын
Caawa waan qiirooday sidaan uraadinjiray meel kasta waan ka waayey zxp gorayga cad hore usoco
@baashiirraage9380
@baashiirraage9380 3 жыл бұрын
Man sha Allah
@nimcaannuur6830
@nimcaannuur6830 3 жыл бұрын
Alllw. Ku. Nxriiso. Jandina ka warabi. Ax. Gesigii. Somalieed
@maamasiciid8833
@maamasiciid8833 4 жыл бұрын
Waad Ku mahad celinayaa zxp
@maryamaali1938
@maryamaali1938 4 жыл бұрын
Manshallha cabdikamile ilahay hownaxariisto
@ciisemaxamuud3678
@ciisemaxamuud3678 Жыл бұрын
999
@farxaanmaxamed4155
@farxaanmaxamed4155 4 жыл бұрын
Waaaw zxp gorayga cad heestan wuxuu uqaaday xaaskiisa amran
@mahdielmi1544
@mahdielmi1544 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo amin amin ya allaha
@shacaybshaaca3494
@shacaybshaaca3494 4 жыл бұрын
Cabdirisaq Muxumed Cumar hore usoco sxb
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Magacaa ha jiro zxp shaaca
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 4 жыл бұрын
Gorayga cad waxad noo galisaa zxb heestii cigaal iyo aamina cabdilaahi ambaxaye socodkaa inaan eebe igu qadin original kaban markay ahyd
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Zxp waan soo qaban
@salkatech2691
@salkatech2691 4 жыл бұрын
Goreyga cad mahadsanid indr wlhi geesi balanta yaqaan ayaa tahy ugu danbayn waan helay codsigaygii waana balan inaan sii share gareeyo😎😎😎😎
@amuunqaasin4325
@amuunqaasin4325 4 жыл бұрын
Ku iloobi maaye Indhahaygu dhankaagay wali eegayaan gorayga cad waad ku mahad santahay wll
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Adaa mudan zxp
@baashiirraage9380
@baashiirraage9380 3 жыл бұрын
Ok
@cilmikhader674
@cilmikhader674 4 жыл бұрын
Goraga cad horay usoco noosoo badi
@abdullahiabdi8750
@abdullahiabdi8750 2 жыл бұрын
Waxaben isnin ah tariqdhu ay tahay 25 bishu 7 abdikamil allah ya raxma naxariatu janno rabii hakawarawiyo🤲🤲🤲🤲🤲
@nimcanmahamud8336
@nimcanmahamud8336 Жыл бұрын
Heestii aroos miyi Ayan ka qaday 2018
@daahirxasan5442
@daahirxasan5442 4 жыл бұрын
Bbbbbbbbbbbbbb caadi maaha Wareer sxb maxaan ku mirqaamay Markii danbana aroosyada marka layga kiciyo aan kuheesi jiray harawa xasuusteeda ayaanan caawa kaseexanaynba zxb waayo ikhyaartii aan aroosyada wada tagajirnay odayo ayey noqdee ana hargaisaan oday kunoqdo aduunyo Sxb aad iyo aadbaad umahadsantahay gorayga cad hadaad joogto samoli eeriya mar uun kulmi doonaa
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Kkkk zxp waan kugu kiciyey zxp waad mahadsanthy
@Abdirahmanus
@Abdirahmanus 10 ай бұрын
muxuu ugajeeda Marka la igakiciyo aroosyada maamacna muxuu kawadaa
@cabdilahiibrahim763
@cabdilahiibrahim763 Жыл бұрын
Edeg buu jacaykii Anaga igu oodoo Waah waah❤❤❤
@aidarousmeirane9471
@aidarousmeirane9471 2 жыл бұрын
Geesiyaadii somaliyeed waxa badalay ayaamahan qar ku abtirsanaayo xumaan uun somali la dhex wareegaya aar sidaas geesigaa wada noqda wlalayaalaw ama isdila oo dhafa dunidani
@hamsenuur1919
@hamsenuur1919 Жыл бұрын
Waxaan dhagaysan jira 2012
@mursalcabdiwahaab9789
@mursalcabdiwahaab9789 4 жыл бұрын
maxaan heestan zxp raadiyey gorayga cad maxaan kugu mahad celiyaa zxp
@user-dm2fm9sq8e
@user-dm2fm9sq8e 10 ай бұрын
Ale haw naxaristo
@mahdielmi1544
@mahdielmi1544 Жыл бұрын
My hiro
@abdirahmanmaxamed7412
@abdirahmanmaxamed7412 4 жыл бұрын
Soowad odayga heeesihiisa
@hamsenuur1919
@hamsenuur1919 Жыл бұрын
Wxaan dhagaysanayaa 26 june 2023 habeen loodabaal dagayo calanka somalia xoriyada gumaystaha
@deeqharawe6483
@deeqharawe6483 4 жыл бұрын
Libaax awawgay
@mukhtaardalxiis9532
@mukhtaardalxiis9532 4 жыл бұрын
Inta jecel qaraamiga like subscrib Zxbayaal
@abdikaremjoker671
@abdikaremjoker671 Жыл бұрын
ma cusbo jeceyl waa waynkiina uu soo ruugay😢 1:53 , 2:13 ,2:36 😢 2:48
@abdirahmanmaxamed7412
@abdirahmanmaxamed7412 4 жыл бұрын
Thank zxp ❤❤
@Axamadcabdi-m4i
@Axamadcabdi-m4i 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@mustafeabdilahi4589
@mustafeabdilahi4589 4 жыл бұрын
Waad mahad san tahay gorayga cad maxaan raadiyay heestan
@donovanavi8608
@donovanavi8608 3 жыл бұрын
Pro trick : you can watch series at kaldrostream. I've been using them for watching all kinds of movies these days.
@mathiasjaxson4079
@mathiasjaxson4079 3 жыл бұрын
@Donovan Avi definitely, I have been using KaldroStream for since december myself :)
@mohammeda.hajiissa77
@mohammeda.hajiissa77 4 жыл бұрын
Cabdi kaamil sawiro caadi ah haddaad ka hayso nala wadaag wll
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Maad ubaahantahay zxp swro
@khadaradan2660
@khadaradan2660 3 жыл бұрын
Wan ubahanahy sawjrkiisa inaa arko mujaahid allah ha unaxariisto
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@princesxamda6749
@princesxamda6749 4 жыл бұрын
Heestan waxaa ku xasuustaa walaalkay saxardiid
@malabmalabmiirqabe2669
@malabmalabmiirqabe2669 3 жыл бұрын
Nice
@khadarcabdi1802
@khadarcabdi1802 3 жыл бұрын
Mujahaid
@CabdiMaxamuudcabdi-rw4to
@CabdiMaxamuudcabdi-rw4to Жыл бұрын
2
@CumarCabdilaho
@CumarCabdilaho Ай бұрын
Aaa
@cabdifataxmaxamuud6976
@cabdifataxmaxamuud6976 3 ай бұрын
ppppppp
Abdi Kaamil cawaale heesti nimuu caashaq helayoo original
7:50
Gorayga cad
Рет қаралды 368 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 45 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 86 МЛН
Cabdiraxmaan dheere hees nin ka tagay dhulkiisii original song
7:43
Cabdikaamil cawaale hees sadexbaa walaahiya orginal
8:05
Gorayga cad
Рет қаралды 250 М.
Cabdi Kaamil hees webi hoosta marayoo original song(full)
9:06
Gorayga cad
Рет қаралды 145 М.
6 March 2022
12:46
salsal ibnu gadhle
Рет қаралды 26 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 533 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН