No video

HEES KAWAANKII DADKA‏

  Рет қаралды 1,699,304

KOOXDA QEYLODHAAN

KOOXDA QEYLODHAAN

Күн бұрын

HORDHAC:SHUMACII AAN DARAY IYO QAYLODHAANTII AAN DIRAY, HADEY DALKA WADA GAARTAY DIGAAGUBA DAWAC WAA DILI KARAA,DUNIDA MAANTAAYE,DABARKA ISKA JARA ,OO LA DIRIRA QOOMKA DIINTA KU QARAABTA,DABADEED HALEY DILO ANNOO XAQA DARDAARAAYA.
DALJIR BAAN AHAY
KA DAMQADA DHIBKOO
DAMIIRKAA II WADA
HADDII AAN DORAAD
DAMBI WAXAAD GASHEEN
DIIWAAN KU QORAY
DADKA AAN HORDHIGAY
OO DOO DIINU TAHAY
HADDII AAD NA DEYN
WAA LAGU DILAAYAA
CIRKA SOO DUNSHOO
WAA INOO DAGAAL
DIBI GEESAHA WEYN
LO'DA WUU DIDSHAA
U DIIDAA HARKEE
DADKAAD DOOXATEEN
DAARAHOOD KA QAXAY
CEELASHII U DIDAY
BAAD SII DABA GASHEEN
DALKA KUWA DHIGAY
KAWAAANKII DADKA
DARAJADAA D RABTAAN
WAA DOQONIMOO
DAMAQ INAAD LAHEYN
DUNIDU WAA OGTEE
DALKA WAXAA U HARI
KII DAACAD IYO
KII DIIR NAXEEN
DHIIG DAADINEYN
DAlLKA WAXAA U HARI
SHACABKAAN DAYACAN
DARYEELKEY RABAAN
KII LA DOONAYEE
DEGDEG WAX UGU QABAN

Пікірлер: 1 000
@MohamedHassan-in8ud
@MohamedHassan-in8ud 7 ай бұрын
Dalka waxaa uhari kii daacad iyo kii diirnaxee 😢😢 yaa ila dawanayo 2024
@user-xn1kw6mo6s
@user-xn1kw6mo6s 2 ай бұрын
Same😢❤
@user-ev5iv5dy3w
@user-ev5iv5dy3w Ай бұрын
Aniga
@kingkksomali2813
@kingkksomali2813 6 ай бұрын
Still 2024 😮 ilaahow dalka noo hagaaji 😢 aamiin
@ayaancawil9241
@ayaancawil9241 4 жыл бұрын
Daljir baa ahay ka damqadoo dhibkoo Damiirka iwada Aniga damiirka iwada😭😭😭😭😭😭😭 November 2019 still crying 😢
@cuddondhalow5117
@cuddondhalow5117 2 жыл бұрын
Heestan waxaa ku soo xasuustaa wlshy oo dhimatay byo allan kuu naxariisto adunka cidna ku hari meyso byo Wlhi nokia ku dhagaysan jirtay old is gold😭hadan waa 2022
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
Ilah samir iyo iiman hagasiiyo ilahna ha u naxariisto
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 2 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto
@bilyadhaan
@bilyadhaan 2 жыл бұрын
Alleh ha unaxariisto inagana raxmdiisa alleh inaga qadiyo aaamin
@ayaanismaciil8648
@ayaanismaciil8648 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxristo jano fardawsa allah geeyo
@khadriinamohamedibrahim4729
@khadriinamohamedibrahim4729 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawan 😋🙏🇸🇱
@YaxyeToure-rd5hi
@YaxyeToure-rd5hi 2 ай бұрын
2024 senku yeelay😜😂😂
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
😢😢 Dalka wxa uhari shabackan dayacan Daryelke raba ki Ladonaye Dagdag wx ugu qaban🇸🇴✊
@ibrahimyasin4738
@ibrahimyasin4738 Жыл бұрын
U😊😂😂😂❤
@elramlisha8932
@elramlisha8932 5 жыл бұрын
2019 ayan dawanaya sxp likeTa ha ila gez marin🖒
@mohamedjamac7244
@mohamedjamac7244 5 жыл бұрын
El RamliSha ssssss
@quruxbadanleylaxmed6351
@quruxbadanleylaxmed6351 5 жыл бұрын
Me Queen
@bashiralasmohamed8724
@bashiralasmohamed8724 5 жыл бұрын
Wow, hees wadaniyadi ka muuqato waaye
@xasanibraahi6723
@xasanibraahi6723 4 жыл бұрын
El RamliSha hèesti muuna
@wararkacaalamka6810
@wararkacaalamka6810 4 жыл бұрын
El RamliSha hhhhhhh
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 жыл бұрын
Allah ku caafi walalkeeya joqle shire xasuus qaali ah ayad igu ledahay 😇🥰😍
@mahadjr8117
@mahadjr8117 2 жыл бұрын
Maxa kudhacay walal
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
Maxaa 😢ku dhace midakale gormaa dhagesan jirtey 😂😂😂
@iiso
@iiso 6 ай бұрын
​@@abdikadarsalatali4829 mxa ku dhacy aa ma ogid miya alah cafiye
@j.m0handaj.m0handa89
@j.m0handaj.m0handa89 2 жыл бұрын
Damiirkaa iwada Aniga. Wan jeclahay wadankeyga Somalia🇸🇴💪
@hibaashkir6091
@hibaashkir6091 6 жыл бұрын
Caawa waxan xusayaaa adeeradey heesohoodiii kow dhaha ilaahow caafimad ii isii adeer joqle intii commtigayga aragta ha iigu duceeyso wlhi afkoida ayey dadka ugu hiilin jireen caafimad adeer mcn
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 жыл бұрын
Allaha caafiyo abwankena am reer ugas diini allaha caafiyo aderkeen jooqle shire
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Joogle walaal maxaa ku dhacay? Allah haka dulqaado wixii dhib ah caafimaadna allah hasiiyo 🙏🙏🙏waa fanaan aab codkiisa aad u jeclahay.
@subagdhaansade9312
@subagdhaansade9312 4 жыл бұрын
Allaha caafiyo halyay Jooqle
@sahalyare7653
@sahalyare7653 4 жыл бұрын
Adeerka mareexan miyaa ii sheeg.
@abdifatahahmed378
@abdifatahahmed378 4 жыл бұрын
hada maxaa dhacay Qabiil wasani ma noqdo
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 жыл бұрын
Jooqle alle Haku Caafiyo, alle Haku caafiyo. Halyey qaran. 😥
@aminoganey4779
@aminoganey4779 Жыл бұрын
Wlhi xasuus ayan galay cawada tariikh 2010kii waaye lasoo maray 5/10 2022 ayan fiir sanoyaa ilahey wadankeena nawad waarto iyo barwaaqo kadhig
@taxtax1280
@taxtax1280 6 жыл бұрын
Heestii aad ban ujeclahay runtii............ I LOVE MY COUNTRY SOMALIA...........
@user-mk5co7hx5g
@user-mk5co7hx5g 10 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😊0😅😅😅😊😅😊😅😊😮😊😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅
@mohammedosman5901
@mohammedosman5901 8 жыл бұрын
Allow inoo daaa jooqlo iyo Xuseen shirre. Mansha Allah qeylo dhan group boos ayad Ku leeduhiin qalbigayga. I 💖👆 you
@dekowabdihassan5305
@dekowabdihassan5305 5 жыл бұрын
Waa hees wadani ah like iguqabo fadlan
@sacdiyohusenalisacdiyosima1207
@sacdiyohusenalisacdiyosima1207 4 жыл бұрын
Kawaanki daaadka 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@ruqiyaabdi3098
@ruqiyaabdi3098 2 жыл бұрын
1983
@abubakarmohamed3525
@abubakarmohamed3525 4 жыл бұрын
2020 wixii iga dnbeya like
@KhadraFarxaan-i3q
@KhadraFarxaan-i3q Ай бұрын
4/8/2024😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-iq3ki7uo5e
@user-iq3ki7uo5e Ай бұрын
5/7/2024😢
@dadirchanel9832
@dadirchanel9832 4 жыл бұрын
Al Shabaab waa cadowgayga 1aad Gaalada quranka lagu sheegay ayaga iiga horeeya... Allahu akbar
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 2 жыл бұрын
Heeatann waxann usoo xisay 16/5/2022 malin ay somalia mugdi u bilowatay oo xasan sheikh lo doortay madx weynne😢 Black day🥺🇸🇴👏
@deeqaluul3442
@deeqaluul3442 2 жыл бұрын
dalka waxa uhari shacabkan dayacan daryeelkay rabaan kii ladoone degdeg wax ugu qaban madaxwaynahayga waa farmaajo aabo soo noqo markle
@nawaarmohamed4894
@nawaarmohamed4894 2 жыл бұрын
Saas ha oran walal wadanka wali waa jogaa anago jecel oo ilaashenenana , waynu jognaa ma dooneen xassan lakiin aynu la shaqayno oo aan khayr ka filno marka wanaag fisho wanag yaa la kulmesaa . waxa naga dhaxeya qaranka yo dadka matada oo dowlad ubaahi qabta ,caruurta nabad galyada iyo waxbarasho ay xaq uleeyiin inay helan raabta ...dowlada aan la shaqayno oo dalka ilaa shano .
@haniahaldhaa3566
@haniahaldhaa3566 Жыл бұрын
Edeb isku yeel nin walba asigaa dalkiisa kaa jecl
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Жыл бұрын
Yaan lagu wasin faqashti ku xaartay wasee
@sacdiyo681
@sacdiyo681 Жыл бұрын
Qabilka ku qatay kuma dhigo isku xaar intasa ku harte😂😂😂😂😂
@xiinkamedia
@xiinkamedia 4 жыл бұрын
2020 hadii aad dhageesaneeso like ii saar wll 😍
@kafeeyoxuseencumar2094
@kafeeyoxuseencumar2094 Жыл бұрын
Digagaba dawac waa dilikaraa dunidamantaba
@monaliza3262
@monaliza3262 3 жыл бұрын
2020 dhagesnaa🖤🥺🇸🇴☝️💪Dhiraglin baana ksii qaadya heestan
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
Shumaci aan dariyooo.. Qeylo dhaanti aan diray. Hadey dadka wada gaartay.. Diiquba dawaca dili karaa dunida maanta.... War dabarka iska jara oo la dirira.. Qoomka diinta ku qaraabta.... Dabdeed haley dilo Anoo xaqa dardaaraya..😭😭 Somaliyey aan isku duubnaano waa hubaal in wax walboo naga Hor imaado Cagta mar siin karno iyo qoomka Diinta ku qaraabta 🙌🙌
@farxaancali1054
@farxaancali1054 Ай бұрын
2024 /3August qaraxi liido
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Maasha Allah wlladeey wadaniyiin wlladeey mareexaan waa wadaniyiin full respect for my brothers mareexaan❤
@diriedirie
@diriedirie Жыл бұрын
❤😂
@cashaalle2466
@cashaalle2466 Жыл бұрын
😊😊😊😊❤❤❤❤😊
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 Жыл бұрын
Waliba wagardhac
@Mysomalifilms
@Mysomalifilms Жыл бұрын
Qabiil mxa meesha keenay somalidan yap leyihiin
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 Жыл бұрын
@@Mysomalifilms fifa marexaan wagardhac
@abdullahimohamed1243
@abdullahimohamed1243 4 жыл бұрын
Inta ila dawaneso 2019 like ha ii sarto 💋💋💋❤❤👈
@rosalinarossa973
@rosalinarossa973 5 жыл бұрын
Manta qaraxi daljirka kadhacay marku dhacay hestan sa udhagesanayey ohinta iga dhamatay walhi ilahay shabab hanaga qabto 😢😢😢
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 Жыл бұрын
Aamiin wllo
@hanniehuda6546
@hanniehuda6546 6 жыл бұрын
Somali wllhi Khabiil lagu Cadaabaa Meeshan miyaa daarood iyo hawiye keenteen allaw naga soo gaar waa dhimanee😭😭😭😭😭👈🙏
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Жыл бұрын
2011 ki anigoo joogo dagmada ceelbuur ayan maqli jiray heestaan oo alshbaab loola jeeday xilligaasna alshabab ay xukumeysay magalada lkn dad aya si hoose u dhageysan jiray heestan iyo hesso kle oo kooxda qeylo dhaan ah allaha barakeeyo walalaha qaylo dhaan
@shaficimohamed2951
@shaficimohamed2951 5 жыл бұрын
Wlhi heestan markan dhagaysano xaada ayaa i istaagta 2k19👍
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 5 жыл бұрын
Qadadwayn
@maxamedxasan7088
@maxamedxasan7088 5 жыл бұрын
... .boydhowe
@abdulahigaryare9857
@abdulahigaryare9857 5 жыл бұрын
Wllhy waxlo adkaysan karo mahan qolodan shaydaamin ta.ah
@abdulahigaryare9857
@abdulahigaryare9857 5 жыл бұрын
Ilhay hanaga qabto kuwa xaqdarada kusocda🤲🤲🤲
@diinaarimediaproduction7518
@diinaarimediaproduction7518 4 жыл бұрын
Waa lagula qabaa taas eebow
@intisaarhaji3578
@intisaarhaji3578 Жыл бұрын
Hesaha qeylo dhaan Si gooniyaa Udhageysanjiray 2016 Waan Qiironjiray mantana xasuus galay😭😭😭somalia hanolaato🇸🇴💪
@karamoige5268
@karamoige5268 2 жыл бұрын
09/07/2020 Hees Wadani ah io Maalin taariikhi ah caleema saarkii MD Xasan shiikh maxamuud❤🔥🇸🇴❤️
@suppermoha28
@suppermoha28 Жыл бұрын
Labo walaalo ah oo isla heesaaya kan heesta sameeyay neh waa walaalkood sadax walalo❤
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Waa halyeeyo raggan!
@suppermoha28
@suppermoha28 10 ай бұрын
​@@Cabdalllahwalahi beenta ma ahan Mareexanyaashan waa na waalen😂
@siyaameabdurahman5342
@siyaameabdurahman5342 4 жыл бұрын
2020 ayan dawanayaa like igu reeb hadad iga danbaysid 07 01 2020 Tuesdays
@yourfuturedermatologist..8244
@yourfuturedermatologist..8244 5 жыл бұрын
Marki lasoo saaray heestan school ayn dhiganaye ilaa iyo hadda wan dhagesta wn jeclahay, Insha'allah mardhaw shacabka wax wan u qaban doonaa ❤
@sahalyare7653
@sahalyare7653 5 жыл бұрын
Abaayo see weeye heestan mardhawaa lasoo saaray
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
@@sahalyare7653 dhawo 10 Sano kahor dhawo
@drsnasriinmustafe6181
@drsnasriinmustafe6181 4 жыл бұрын
Waa hees qiirleh aleh ha caafiyo jooqle from Somaliland 💚💬❤
@ibrahimdahir6944
@ibrahimdahir6944 3 жыл бұрын
🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🏃‍♂️🏃‍♂️💇‍♀️
@zafwanaizalan8650
@zafwanaizalan8650 2 жыл бұрын
Wuu ladnaaday hada wll
@anasmohamedd12
@anasmohamedd12 Жыл бұрын
​@@ibrahimdahir6944naga amuus nacalla hooyodadawass
@isse_mohamet
@isse_mohamet Жыл бұрын
Waxaa iimuuqata rajo iyo fursad Soomaaliya markale nabad iyo barwaaqo ku gaari karto Soomaaliya cudur aan Al-shabab ahayn ma leh.....sarkaal.katirsan ciidan xooga qeebta danab kuna sugan hiiraan maxaas xureenta kaqeeb qaatay kana sojeedo from burco jooqle allow kucaafi 😭😭😭 nabad ... shacabkeyoow
@maryamoabdi9105
@maryamoabdi9105 Жыл бұрын
Lpx manabad qabta
@halimosacdiya1309
@halimosacdiya1309 5 жыл бұрын
Bahda Qeyla dhaan Allaha idinka hayo cadowga iyo kuwa uurka idinka neceb Allaha noo caafiyo Abwaanka 💪💪💪🙏🙏 Guuleysta waligiin
@mohaanyre3498
@mohaanyre3498 2 жыл бұрын
2022 yaajooga oo ila daawanaya
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 Жыл бұрын
Shumici an daray iyo qeylo dhanti an diray hadey dadka wada gadhay diiquba danwaca wa dili kara dunida mantaye war dabarka iska jara oo ladirira qoomka diinta kuqarabta dabadeded haley dilo anoo xaqa dar dararaya ❤❤❤❤ Hada dawatay 2023 love isara
@ayhaanmahad6184
@ayhaanmahad6184 2 жыл бұрын
Dalka waxaa uhari kii daacad ah kii diirnexee dhiig daa dineyn😭😭 walhi been mahan🇸🇴🇸🇴 yaa rabi🤲🤲
@hanad6666
@hanad6666 6 жыл бұрын
Legends hussein& joqle shire Guuul iyo gobonimo 4ever somalia 🇸🇴 ❤️💯👈✊✊✊✊
@mohayare7982
@mohayare7982 3 жыл бұрын
Wlhi heestaan ceelashaa shababoo joogo kudhageysan jiray qarsoodi waliba hadana America kudawanoyaa Alxlaah
@ls827
@ls827 14 жыл бұрын
@macaanjecel1 1 second ago Fadliga bisha Ramadaan dartee kooxda Qaylodhaan waxey taageerayaasheeda u sheegeysaa in ay ka nasaneyso suugaantii ku aadaneyd baraarujinta shacabka, waxeyna booskaas ku badashay qasiidooyin ku saabsan Ramadaanka. Waxey ka codsanayaan dhinacyada dagaalada ka wada Soomaaliya in iyana joojiyaan dilka iyo hagardaamada ay shacabka sooman ku haya
@haniquruxaragsan1651
@haniquruxaragsan1651 6 жыл бұрын
KOOXDA QEYLODHAAN i love
@muxiyadiinaxmed2859
@muxiyadiinaxmed2859 6 жыл бұрын
KOOXDA QEYLODHAAN
@maxamaddaahiraadan8737
@maxamaddaahiraadan8737 6 жыл бұрын
masha alah kooxda qayldhaan aaaad baa umahadsanthin
@cabdinuurmaxamud8148
@cabdinuurmaxamud8148 6 жыл бұрын
KOOXDA QEYLODHAAN
@nurdiin3410
@nurdiin3410 8 жыл бұрын
Reer ciyaal jecel aya madaxda somali lagadigi laha waxa hubaal ah in isbadal keeni lahayen gesiyal igadeh reer ciyaar jecel dhamaan
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 Жыл бұрын
I can’t wait maalinta duleysantihiin nacaladeey 😊 alshaydiiin
@zakariyesaid1
@zakariyesaid1 Жыл бұрын
dadkaad dooxateen daarahood ka qaxay ceelasha udiday baad sii daba gasheen best song allha caafiyo jooqle 🥺🤲🤲
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 2 жыл бұрын
walalkey iga weyn baa dhagaysan jiray isaga aana ku bartay hees tan😿😿😿😿👍old is gold 2022
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 4 күн бұрын
Dadka dooxateen daarahood ka qaxey ceelashii u didey bad sii daba gasheen😭😭waxan xusuustaa Qaxii Xamar😥Nacala idinku taal walee agteyda naxariis idinma taal Alsheydaan
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 4 ай бұрын
Daljir baan ahy ka damqada dhibkoo Damiirka i wada aniga Somalia 🇸🇴 ha noolato hees dareen xambarsan 😢
@iamaworrier3649
@iamaworrier3649 5 жыл бұрын
Heestaan waxaan Ka daawaday Hon cable xasuus 2011 now 2019
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 Жыл бұрын
Legends Qaylo dhaan (Cirka soo dunshoo wanoo dagaal) VivaSsc iyo Laascanod guul Somali wayn 🇸🇴 💔
@ikraanaar355
@ikraanaar355 Жыл бұрын
Man shaallah Thanks inadeer inshallah
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
and my dearest singer fartuun birimo
@nafizadiamond6215
@nafizadiamond6215 3 жыл бұрын
Wadaniyaal waye nimankaan wlhi masha allah❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
@zahromacalinahmed6473
@zahromacalinahmed6473 6 жыл бұрын
Mashaa allaah aabaha dhalay wiilashaan waxa uu ahaa wadani waa loo dhashtaa leyskama dhigo kari guuleysta
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 Жыл бұрын
Aad iyo aad 😢🇸🇴❤️
@Abdijama-tm1cd
@Abdijama-tm1cd Жыл бұрын
416639
@sagaro143
@sagaro143 6 жыл бұрын
Daljir baan ahay ka damqada dhibkoo damiirka ii wada aniga. masha allah libaaxyo isla dhashay
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 4 жыл бұрын
2021 hadad dawato ilke saar😅
@Abdulahimahrez26
@Abdulahimahrez26 Жыл бұрын
Hees wadani ah Jooqle alaha unaxaristo ano yar baan dhagaysan jirey inta 2023 aragtay love isaara😂⚔️
@m.khaderadam3478
@m.khaderadam3478 Жыл бұрын
Wll muu dhiman jooqle
@Abdirahmanhusenfar-god
@Abdirahmanhusenfar-god 3 ай бұрын
Wali ma dhiman lkiin wuu isku dhexyaacay
@eng7252
@eng7252 2 ай бұрын
​@@Abdirahmanhusenfar-god Xagu jogaa wllo
@Abdirahmanhusenfar-god
@Abdirahmanhusenfar-god 2 ай бұрын
​@@eng7252dibada
@beerdilaacshe658
@beerdilaacshe658 9 ай бұрын
Yaa ila dawanaya 2023 Allaha caafiya jooqle shire
@aminahassan162
@aminahassan162 Жыл бұрын
Scww Nafwaliba ma dhaafayso malinteeda. Alla ha idin xifdiyo TAARIKHDA IDIN XUSU IYO INTII DAMIIRKA SOOMAALINIMO LEH GEESHKAYAGOOW GUULAYSTA GARAB KIINAAN TAAGANAHAY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Fartuun-lb9dn
@Fartuun-lb9dn 4 жыл бұрын
Runtii #Mareexaan waa dad wadaniyiin ah oo dawladnimada looga dambeeyo
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Tnkz apyo
@xaajibootaan0987
@xaajibootaan0987 Жыл бұрын
04/03/2023 ayaan dhagaysanaya xilli al shaydaan dunida lagu gubay lana soo afjaray badankood khawaariijta alle cadaabta haku fogeeye aamiin
@zahraali4520
@zahraali4520 2 жыл бұрын
Xusuus ayan galay cawa oo ah 08/09/22 xili aan ceelasha biyaha xamar daganeyn 2011 ayan heestan dhageysan jiray 🥲🥲
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
Xamar cadey
@Bukaansocod
@Bukaansocod 2 жыл бұрын
Heeztantan 2012baan jeclaan jiray oo tvga kadawaan jirny Weliba haa hoo markay dhahayaan😫😊
@omarteachoofficial8346
@omarteachoofficial8346 4 жыл бұрын
Damiirka iwada jogle shire alle hacafiyo xusena hanolado wllo qalia 2020 like
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 😥
@akm4480
@akm4480 Жыл бұрын
Jooqle shire Jaamac Illaahay Waxaan uga baryayaa Caafimaad taam ah oo deg deg ah in u siiyo Waa bil Ramadan ee usoo duceeya in Alle Caafiyo walaalayaal.
@cashaluul1979
@cashaluul1979 10 жыл бұрын
i like hees tan qeyla dhan wa libaxyada somaiyeed nolada ilmo shire jamac ciyar jcl
@mohaanofficial1287
@mohaanofficial1287 Жыл бұрын
Ma nooshahay wllo
@Abdulahi77
@Abdulahi77 Жыл бұрын
15/5/2023 still watching ❤
@jamaldinjamaldin6832
@jamaldinjamaldin6832 5 жыл бұрын
somaliyey inti dardaran wad haysatin in kufilaan fadln an isracnooo fartoo an noqonoooo waa iga codsi
@queenduusa5743
@queenduusa5743 Жыл бұрын
Maanta ayaan dhagaysan heestan 24/09/2022 waxaana socda dagaal u dhexeeya ciidanka xooga qaran dawalada Somalia iyo khawaariijta bilaa diintaa 2waxaana filayaa in sanadkaan kii lagu ciribtiri lahaa I.a kacdoon shacab ayaa socda allow guusha nasii
@deeqdollar8968
@deeqdollar8968 4 жыл бұрын
Waa iska ilmeeya wlhi heestan markaa dhageeso wexeena ka turjumesa nolosha saxda ah ee ka jirto dhulkeena somaliyeed!😥😥
@keyfmahamuud4666
@keyfmahamuud4666 5 жыл бұрын
jooqle illhy ha ku caafiyo runtiii waan idn taa geeraa
@nannanabdisamed4003
@nannanabdisamed4003 5 жыл бұрын
Yaa dhageysanaayo 2019 10 march😭 Ilahy wadankeena nabadhaki dhiga😭🙏🙏 Amiin!!
@Young_dmt
@Young_dmt 7 ай бұрын
Still waiting 2024 dadkan waxa u hari kii Daacado 🇸🇴🫡
@ls827
@ls827 14 жыл бұрын
@macaanjecel1 Maccajecel dadka dhinac ka raac, qabyaaladu waa mugdi ay jaahilnimo keento ee waxaan Ilaahey kaaga baryayaa in uu kaa saaro cudurka qabiilka. Isticmaarku wuxuu jecelyahay adeegsigs dadka qaba fakir kaada oo kale, kaama maaranee isdabqabo saaxiib kuna raaxeyso kuuxa ciidamada QAYLODHAAN ee aan hubeysneyn oo dadaalka ugu jira wacyigalinta dadka. Bal adigu intaas meel fariisatid wax mane leh noo sheeg RAG RIF ha noqone
@daacadyare7817
@daacadyare7817 2 жыл бұрын
Ano yar baan shiinees walashey kadhageysan jire aduuun 🌍☝
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 6 жыл бұрын
yaa dawanaya mar kale 2018
@kabtandhufuri5228
@kabtandhufuri5228 6 жыл бұрын
october 6 2018 ANIGO AYA KULA DAWANAAYO WALAL mahadsanid
@crisaqdaahir7168
@crisaqdaahir7168 4 жыл бұрын
miski dowlad
@sharmakeahmed376
@sharmakeahmed376 4 жыл бұрын
Subxanalaah Heestaan Markeey Soo Baxeysay Wax Rajo Wadankeena Kama Qabin Maantana Rajo Yar Baan Arkaa Adduunyo Waa Is Badali Haddi La Nool Yahay Yaan La Raja Jabin Dadkeeno
@cabdiraxinserabta3321
@cabdiraxinserabta3321 4 жыл бұрын
Haa wallhi been mhan Qax iyo rfad laku jiray
@sharmakeahmed376
@sharmakeahmed376 4 жыл бұрын
Xiliyadan somali raja yeelan doonto isma laheyn
@kas1231000
@kas1231000 11 жыл бұрын
mashaa alaah markan heystan maqlay aad iyo aad ayaa qiiro igu abuurtay ee ilaahay hani garab galo amiin aamiin
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 Жыл бұрын
❤️❤️🇸🇴❤️❤️
@abdulkadirjimale3977
@abdulkadirjimale3977 4 жыл бұрын
2020 ayaan daawanooya heestan yaa Ila mid ah
@fartuun11
@fartuun11 14 жыл бұрын
ALLA RUNWEYNAA WAA NOO DAGAAL REE AFDUUB VIVA REE CIYAAR JECEL GEESIYAAL REER SADE 4EVER KANAXOOW NAAQUUS
@ayaanmaxamed405
@ayaanmaxamed405 2 жыл бұрын
27 june 2022 isnin Oo dodinaa tahy Hadad naa deyn waa lagu dilaayaa 🥺
@najmanadar9453
@najmanadar9453 2 жыл бұрын
Heesta waxaa lasoo galiye chanlkan 8_8_2010 Ane waxn fiirsnaye 8_8_2022🥺🇸🇴daljir baan aHay kadamqada dhibkoo damirkaa iwada🥺
@dareenqanciye3359
@dareenqanciye3359 27 күн бұрын
Wali waan daawanooya heestaan 2024
@asmaahmed713
@asmaahmed713 2 жыл бұрын
Who still listening this song 🥺🇸🇴🥰
@armaangadudow6042
@armaangadudow6042 2 жыл бұрын
Ilahow ino caafi jooqle mucjiso fanka laxanka la yabaaa anigaa fananakaan Ilahow caafi jooqle
@farhandelima9783
@farhandelima9783 5 жыл бұрын
2019 legenDzkan yaa Daawanaaya❣🙏🙏🙌
@hibaqadam3949
@hibaqadam3949 3 жыл бұрын
Ilaahey ayaan idikaga baryaya cafimaad cimri dheeer cibado suuban insha alaaaaaah yaa ciyaaal cami ya ciyaal ila san iyo baar bagog iyo laba baaar. Qalqalooc
@hayani.t6649
@hayani.t6649 3 жыл бұрын
Amin
@nuuneabdullahi5736
@nuuneabdullahi5736 4 жыл бұрын
Heestaan hala cusboneeyo si madaxda hada jirta ay ugu bararugaan xalada iyo dareenka shacabkan diiftu ka muqato
@AKMATAANKA
@AKMATAANKA 2 жыл бұрын
Hees wadaniya bogaadinteeda leh 2013 an bartey waxey sabb ulaheed inan Facebook sameysto
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Joogle what a legend 👏 *SOMALIA*
@hassanbashir5345
@hassanbashir5345 2 жыл бұрын
Ilhay cimriga iyo caafimaadka ha ubarakeyo wadaniyin weye 2022/5/21
@jamaahmed6534
@jamaahmed6534 4 жыл бұрын
Heesta okle ana sosarayaa inah Allah 🙏🙏🙏🙏
@abdiwahidhassan9227
@abdiwahidhassan9227 Жыл бұрын
Heestan waxaan u dhagaysanayaa dagaalka lascanood awgii harti power
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Akhas nin gurigiisii duminaya kuwa loo heesayo ee kawaanka ka dhigtay soo dhaweeyey cabdi madoobe al shabaab he is laascaanood 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊
@omarmungani7989
@omarmungani7989 4 жыл бұрын
2019 aniga ayaa daawanayo this is right song ever by OSMANETO in the house
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Heesti wadaniga ahayd ee ugu qalisanayd waqtiyadqn alle hacaafiyo jooqle mai fav artst😢🇸🇴
@xidigahamuqdisho508
@xidigahamuqdisho508 8 жыл бұрын
qabiil ka dhamaada war hormara aduunka wuu hormaray
@MohamedOmar-zi9ug
@MohamedOmar-zi9ug 4 жыл бұрын
1
@Bincali346
@Bincali346 7 ай бұрын
Masha Allah Allah nii xafido dhamaan inta jacel wadanimo❤
@garwayne100
@garwayne100 14 жыл бұрын
Waxaaan u rajayn shacabka Somalia in ilaahay dhibka ka qaado maanta tan naheesta mid ka xun inama soo marin in DIINTA ISLAAMKA lagu qaraabto waxaan ilaahay karajayn in duulkaan Diinta ka been sheegtay dhulka larago viva qaylo dhaan wadaniyiin sax ah baad tihiin taariikhdaana ina xusi doonta
@kingnarayan7358
@kingnarayan7358 2 жыл бұрын
Hada 2022 Alxm sidii hore wan dhaana
@cadnaanismailkaahiye3635
@cadnaanismailkaahiye3635 Жыл бұрын
Dalka waxaa u Hari 💙 Kii dacada iyo Kii diirnaxee ❣ Dhiig daadinee 💯 🇸🇴❣🇸🇴
@dhoolali7869
@dhoolali7869 4 жыл бұрын
10 sano kadib yaa dawanaya 2020
@abdinasiromar5750
@abdinasiromar5750 Жыл бұрын
waa hees qiiro iyo dareen ku abuuraysa qofwalba oo dhiig soomaaliyeed kujiro walaahay kamadaalo dhagaysigeedo 2/11/2022 ayaan daawanayaa ilaahay hakucaafiyo joogle
@shamsaladan1269
@shamsaladan1269 7 жыл бұрын
mareexan soomali qaranimadooda iyagay kudanbaysaa haday hada noo soo noqdeen waan aaminsanhy inaan israaci doono
@barodalkaaga111
@barodalkaaga111 7 жыл бұрын
sax walashey
@saabiryare4490
@saabiryare4490 6 жыл бұрын
Shamsa Ladan s_hriqq
@manowadan5719
@manowadan5719 6 жыл бұрын
Shamsa Ladan 😘
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 6 жыл бұрын
Reer jooqle asalkooda waa habargidir mareexaan bey la dhaqmeen.
@hawahaji6576
@hawahaji6576 6 жыл бұрын
MShamsa Ladan i
@quenayaanita2507
@quenayaanita2507 6 жыл бұрын
Allaha cafiyo abwan cabdi shire jamac jooqle wlhi walagu tabaya manto kale axx 💙😷😭
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Jooqle & Xuseen (Ogoow Dhulka Hooyo) official song 2015
7:14
Warbaahinta Dhacdo
Рет қаралды 562 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН
Dhul Gariir - Xuseen Shire Jaamac 2014
5:37
Tusmo Films
Рет қаралды 581 М.
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Doowlanimo Tv
Рет қаралды 3 М.
qeylo dhaan waawareey
7:07
moolmaadoow
Рет қаралды 218 М.
hadaan dibadey ku joogo
9:56
Hasan Ali
Рет қаралды 133 М.
Heesti sabax jooqle shire jamac
7:24
Najiib NJ OFFICIAL
Рет қаралды 225 М.
Heesta Dowladnimo Kooxda Onkod Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
5:17
Gulled Marso
Рет қаралды 6 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН