😭😭😭😭 walahi tani heesmaaha ee waa qalbijabis waa cidii dhiig somalimo ku jiro
@Babadtahar4 жыл бұрын
Maasha Allah
@moali68574 жыл бұрын
Waaaaw maasha aaallah somaali weyn ba na deeqda hadaan reer burco nahay waa naga go'an tahay midnimaddu saaka waxan ku arkay youtube somaalida gaarisa oo niman madmadow oo jareer ahi af sawaxili ugu qudbadaynyan waanka murugoday ragi daraawiishta ee Ingiriiska naga xoreeye maanta xaalka somaali ku sugan tahay haday ogaan lahaayeen xabaashay isku gubi lahayeen
@dekajama81884 жыл бұрын
Mo Ali waa runtaa wallaale qof kasta cadiifad ka madax banaana waa ogayahaya soomaalinimada aduunkaan in yar ayaa lajoogayaa ee illaahay soomaali ha is jecley siiyo Aamiin Aamiin yaarabi
@khadarbidixo20304 жыл бұрын
Soomaaliyey Waa qabiil Qabyaalad dhaqaale weeye Hadii laba qoys darsaan Hadiii qadaf yari dhexmaro Dhaqaale hub laga dalbado Dharaar kuma qaadatee Qurbaha laga soo dhigaa Adigoo qoys uhiilinaaya Adigoo qarankaaga dumiyey Maxaad ugu qaylisaa Qorshaha soomaaliyeed Inaga qaran keena maaha Qabyaaladan waadixaa Maxaad ugu qaybisaaa Bulshada qiimaha lehee Waxay isu qaban karaan Jeebkooda ka quudhilaa Man sadii aan katiriyey 6 bilood kahor qabyaalada soomaali baabiisay Maanta mukuu muuqataa qofkii caqli lahow Zxpday qlia ilaa waqti caruurnimo soo wada qaadanay garoowe aan ugu soo dhoweeyey Sidii qof gurigii hooyadii yimaaday aniga iyo zxpky diraac official Waakuwas maanta caasimadii soomaaliyeed baashalaya inatusaya waxa soomali kala jaray🤔😪
Saa u baashaaleysa Qatar fiican, marna Xamar marna hargeeysa cadeey kubaashal yaa kafiican, Ilaahoow reer waqoyiga raali naga noqdaan walaaleheen aan jecelnahay
@afrahafrah68194 жыл бұрын
KARAAMO IYO CIIS KUNOLAD 👍
@hassanaarka61734 жыл бұрын
#Afrah Afrah wll subscribe igu caawi pls
@Babadtahar4 жыл бұрын
Team diraac kanaalkayga soo booqda hadaad ku qanacdaan subscribe dhaha lkn qasab maaha Mahadsanidiin
@Ahmedmohamed-wo2fv4 жыл бұрын
30 sano ayaa been iyo cuqdad la inagu canqarinayay lkn waa alxamdulilaah inaan maanta ka dhalinyaro ahaan fahanay xaqiiqada jirra. Guulaysta wll .
@baylebodhariofficial41434 жыл бұрын
SHACABKA IYO SIYAASINTA KALA SAAARA Waxa. Arka dad comment ka leh car Burco kuso laabta Somali wa mid lakin dulaal ba kala ibsaday nasiib xumo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aar Bad Bey galeen Kawani Hargeysa Weydin Iman Wxa idin geeYeY MuQdishanaH weydin Ka sheekeyn
@hamzaabdiazez30704 жыл бұрын
Doqon
@farahdahir85544 жыл бұрын
IN LA MIDOOBO LA WALAALOOBO DIINTEENA AYAA INA FAREYSA, DALALKA MIDOOBAY WAXAA KAMID AH GERMANY, VIETNAM, YEMEN, TANZANIA, EMIRATES, UK, IYO KUWO KALE, SOMALIA INTUUSAN GUMEYSIGU SOO GALIN WAXAY SOMALIDU DAGGANEYD INTA HADDABA AY SOMALIDU KA DAGGAN TAHAY GEESKA AFRIKA, GUMEYSTIHII REER YURUB AYAA KALA QEYBIYAY SIIBA INGIRIIS OO BIXIYAY DHULKA ITOOBIYA IYO KENYA AY HAYSTAAN FARANSIISNA JABUUTI AYUU SI GOONI AH XORNIMO U SIIYAY WAQOOYI IYO KOOFURNA IYAGAA HAL DOWLAD SAMEYSTAY INTII AY KUWII KALE DOONAYEEN IYAGII AYAA LASII KALA BURBURIYAY OO ITOOBIYA JABHADO SALDHIGYO KA SIISAY DALKEEDA DALKEENNIINA SIDAA KU BURBURAY ITOOBIYA IYO KENYA IYO CAALAMKII DAMMAANA NAGA TAGAY, WALINA AY SIDII NOO DABA TAAGAN YIHIIN INAY NASII BURBURIYAAN, MAXAA DIIDAYA IN MAR KALE LA MIDOOBO AWOOD KALE LA SAMEYSTO SIYAASAD NADIIF AH IN AAMIN KALSOONI KALE LA BUURO,,,,
Adeer soo xoogsada I odhanee nagadaaya qiiradii lixdankiide
@mohamedmuse27514 жыл бұрын
wlhi wan qiraday libaxyo noladaa
@mazlaxfaanto76324 жыл бұрын
Vise Turkey Ah Bay Ka Ridanayaan Farmaajo Garacdu
@MrSheikh7784 жыл бұрын
Tag dhakhtarka waad xanuun saneysa huuno 🤣🤣🤣
@asiacaarigabo20544 жыл бұрын
Midnimo dhaxal gala wax dhaama lawaa
@amareahmed24434 жыл бұрын
hhhhh jeella linta ku cabaysa
@engkhadarhussien35434 жыл бұрын
Somaliland iyo Somalia inay isu yimaadaan waa calaacshaas oo timo kazoo baxaan markaa iska soo shaqeysta sxb kolay waxoogaabaad qaadanaysaane
@ahmednorabdi76774 жыл бұрын
Allow Soomaali oo dhan isku niyad ka dhig 😭
@abdihakiim58994 жыл бұрын
Nimanka maxa wadanka loga sari wayay haday raban somalia may tagan uuf
@AhmethAwath04 жыл бұрын
Isnasakhaadi u dabaysay
@axmedaden16554 жыл бұрын
Qiiradii lixdankii naqaaday ayey marayaan
@cismacilcabdimuuse15354 жыл бұрын
muuse handaraab yaa idinka qaban afkiinu ha idin furo markaad soo noqotaan
@duniyoabdibulxan10934 жыл бұрын
💟💟💟💟❤❤❤❤❤❤
@munashire11504 жыл бұрын
Qadaadweynta ay ka mid noqdeen kuwaan
@hassanaarka61734 жыл бұрын
#Muna shire wlshy subscribe igu caawi
@bravointertainment31404 жыл бұрын
Wllo markii loo heesayo qarannimo adna miyad u xaglineysa beesha isaaq waa ayaan darro runtii Somaliland waa qabiil 30 sano prank shacabka maskiinta ah loo dhoodhoobayay ee maskaxda ka shaqeysii
@asxaabi4 жыл бұрын
Weligeed lama arag qof wax u doonta meel lafihiisii yaallaan; qoladanba kow ah; murxiye; deeq marojiye; midhkaasii waa idin hoos maray. Lkn waa la iskaga danbayn; sheeko ciyaalkan qaranka somaliland ka weyn;
@samaanbadan43424 жыл бұрын
Waxan inamada danahoga u socdalay u wada dharanaya bal eega ee hadad so labatan uuntaa ku haya ragna wad sheganeysan eedo gobol somalia ka tirsan hadeynan ahayn dhiiga idinkuma wada kareen
@hanadyareofficial73144 жыл бұрын
dhalin yaro mudan in taalo loo dhiso aa tihiin horay u socda mustaqbalkiina iyo kan caruurtiina labada gacantii uu ku jiraa horay usocda
@maidajmc20184 жыл бұрын
😓
@siciidaxmed29634 жыл бұрын
Waar wuxu ma caano dhacay ayay cabeen mxy ciic da la hayaan