Hees | Ruuxa gala abaal | Hibo-nuura | Original + Lyrics

  Рет қаралды 13,471

Laalays Lyrics

Laalays Lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 9 күн бұрын
Fartii goonida ahayd ee Cali Sugulle AHN, ayaa ku saxeexan heestan. Waxaa iyana qurux kale usii yeellaya, laxanka yaabka leh ee uu ku ladhay fannaankii qaaradaha ee Axmed Cawed Rabsha. Waa cajil ay isugu tageen doorkii heesaha.
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 9 күн бұрын
Waa xasuus bay markay soo baxday anagoo ciyaala ayaanu qaadi jirnay 1986 magaalada afgooye gaar ahaan xaafada gabal daye❤
@Qallin-ruug1208
@Qallin-ruug1208 9 күн бұрын
Mahadsanid sxp heesta ahmed rabsha ku dhagaysan jiray
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 8 күн бұрын
Heesta way ka horaysay xilligan aad sheegaysid labadaba hore bay u qaadeen rabsho iyo hibo waxaanay ku jirtey riwaaydiii bilaneey walaaleey ee hadrawi lahaa
@BuuxCiise-df9jc
@BuuxCiise-df9jc 9 күн бұрын
Inta aanan go' in godka aanan tegin iisoo gurmoo aan is garabsanee. Wah wah 😇💪😇🫡
@guryasame
@guryasame 9 күн бұрын
Heestani waxay igu leedahay xasuus guun ah oo ku arooraysa beryihii barbaarnimada, Xamar iyo idaacaddii Horn Afriik. Muusigga heestan ee uu dhisay macallinkii muusigga, hoobalkii Geeska Rabsha, waa dhaxaltooyo faneed oo aan laga bogan karin.
@SuhaybMohamedadam
@SuhaybMohamedadam 9 күн бұрын
Mahad badan ustaad❤🎉
@qadafinuur
@qadafinuur 6 күн бұрын
Toloow malaga yaaba Heestii amal oo version ah in la helo😢
@Tubeec699
@Tubeec699 9 күн бұрын
Version kaan hadiiba aad heshay kuwa badan oo afka aan kacnta saarno waad soo heli doontaa saxiib mahadsanid ❤❤
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 9 күн бұрын
@@Tubeec699 Ma Dhowin Saaxiib Wax Badanoo Badan Baa Haray Cajabtoodana Waa Wataan. Salaamaad
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 4 күн бұрын
Maadeys waxan kaa codsanayaa inaad soo galiso hees uu qaado xasan aadan samatar erayada heesta waxaa kamid ah Intaan laantu ila goin hadii aan digniin helo dushaan korilahaa: Dumarow dab la'oogay ilaa duudki nabi aadan Fadlan heestaa soo gali sxb
@RadioQaraami
@RadioQaraami 8 күн бұрын
Heestaan Magaceeda Diiwaanku Waa “AAN IS GARABSANO” Ereyadii Iyo Maskaxdii Cali Sugulle Cigaal (Duncarbeed) Halka Laxanka Uu Saaray Axmed Cawad Rabsha 28/07/1985kii Ayey Ku Astaysan Tahay. Galka 873 Description Laalays Lyrics Mahadsanid walaal Laalays Lyrics
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 5 күн бұрын
waxan Islaha inaay hesta sobaxday todobatameydi
@CadooYe
@CadooYe 8 күн бұрын
Old
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 945 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 163 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
CABDI TAHLIIL WARSAME , HEESTII SIDA FARAS XULAALE
10:53
CAQLISAME TUBE
Рет қаралды 10 М.
Marwooy waa  maati dumar hadaan ragu maamulayn muraad koodaa ka luma
10:34
waxan ahay zxp kaa
Рет қаралды 29 М.
HIBO NUURA HADMAAD GACALE SOO NOQON ORIGINAL
4:56
Hoyga Fanka
Рет қаралды 85 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1,1 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 418 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 179 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН