Allaha u naxariisto cumar shooli , markii ugu horaysay 40 sano ka hor ayaan baabuur marka caday u socday isla raacnay , ka dib roma ayaan isku aragnay 30 sano ka hor .
@abdallaeid045 Жыл бұрын
Naftaa igu kaa qasbaysee Uma qalantid caashaqa💔 Caaweey Ii Shidantahay🎶 waan soo raadiyay runtii waa hees iyo badh Ahelu caashaq waan salaamay🙌
@XaasanfuureeQuumaane20010 ай бұрын
Df 0:22
@aliali-mm5fn Жыл бұрын
Waa qarqarey Habeenkaad qowlkeenii jabisey Waan qeylo dhaanshoo waa qiso runa oo ku dhacdey abwaanka heesta sameeyey cabdala nuura diin alah u naxariisto kuligood aduun qiimo maleh
@KhadarHassan-ss9ek5 ай бұрын
wuxuu qoray ilaahbaa raadkii laqaada cindigayga kuma qaban inaad quusanaysoo qofkaleeto raacde ana waxaan qoslayaa dharaartii qiyaaha Alle iigarqaadee
@dailyxiin3 жыл бұрын
Naftaa Igu Kaa Qasbaysee Uma Qalantid CaashaQa yaaa SalaaM😍 Cumar Shooli indhayga Ayaan ku Arkay Alle Janooyinkiisa Haku Casuumo
@cadaawesiciid98153 жыл бұрын
💗🙏
@moafku-xoogle83763 жыл бұрын
Isgoyska dabka magaalada Muqdisho,xalwo Boqolsoon horteeda hbn walba ku arki jiray... Allah HAUNAXARIISTO
@abshirpepe41303 жыл бұрын
Wlhi waa iga nasiib badantahay, waan qiirooday
@Ehel_Caashaq13 жыл бұрын
Qalbigaagon baran baan Quruxdaadi raaco Nafta igu kaa qasbeysee Uma qalantid caashaqa!!
@dailyxiin3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 GalabTa Kor Ayaad u fadhidaaye Waan Ku arkaaH🤣😂
@anisadheman8098 Жыл бұрын
Meeqa marbaan kugu soo laabtay heestaan waqtiya kala duwan 😢ilaahay ha unaxariisto cumar shooli
@HassanFantastic-y5oАй бұрын
Waxan dhageysanaya hestan macanka badan 12/3/2024 hbn talado sharci sugana aan ka ahay Irenland, qofti aan jeclana duruuf iyo shiid iyo tahriibka oo igu dheeraday ayey iga quusatay mar danbo oo an raadiyayna ii shegtay ineysan iigu dulqadan karin arintan dhax aal ayan xusus galay hada waxa ii daran 😢 cumar sholi allow alle wuxu yiri ana waxan qoslaaya dhararti qiyaamaha Alla igar qaado😢 😭😭😭
Hesstu macan badana waxayba wadata marxalad kale oo gooni ah xaqiq waxa fahmaya oo kaliya qofki jacayl lagu xumeyay oo laga tagay hadan laga tagin waxad tahay qof fiyow xaqiq marki laga tago ayad ogan jacaylka xumantisa shid
@abdallaali90963 жыл бұрын
Kawrn qofkii aan qaaraami jecleen oo qisadaana ku dhacday maxuu ku nool yahay qofkaas Hesaha qaraamigaa waxaa i jecleeysiyay ayaaba ah qisayaashan oo heeeso badan ka sameeyay runtiii .....
@ayaanlemohamud30243 жыл бұрын
Xaqiq da waxay tahay jacaylku inu yahay wax ad u macan hadana ad u kharar marka mar walbaba dantu waxay kugu qasbi inad Iska dul qadato
@ayaanlemohamud30243 жыл бұрын
Sxb macan micnuhubma aha inad hessaha qaramiga ah jeceshahay ee wa inad jacaylka wax ka taqana marka inta badan dadka jacaylka wax ka kasaya aya qaramiga ad u dhagaysta marka ilahay hano gargaro sxb
@CabdilaahiOsman Жыл бұрын
Walahi waah runtaaah
@cabdicasiismohamedshiil50229 ай бұрын
Haddaan kula qabaa lkn xaliimos uma joogsanaayi ilaa qofka ila jaanqaado helaayo
@cadaawesiciid98153 жыл бұрын
Sxb waxaad modaaa inaaad iga warqabto hadba xaladaan marayo hees katur jumeysa ayaaa iisoo Gali nee sharaf ayaaa iga mudan tahay madays ❤️🙏
@sharmaarkecalicabdi56132 жыл бұрын
Heestan waxey dhiig joojin u tahay qofkasto oo jacayl looga baxay sideyda oo kale 😢😥😭
Saxip maadeys waxan ka codsanaa hees aan umaleynaayo inuu qaaday cumar shole oo erayadeeda kamid yihiin Asliyey ayaamaahan Anfacadii ga ho ayoo Afka saari waayoo Waana adiaga aawgaa Hadaad tahay mid aaya le Anna waan ku aaminay Arrinkaan laheynio Ha illowin axdigii saxb soo raadi heestan adoo mahadsan
@mustafcaligeelle41123 жыл бұрын
Asiga ayaa Qaaday bro
@HasanAli-nj9wq3 жыл бұрын
@@mustafcaligeelle4112 hesya magaceda maxa ladha pro
@opelsagaar19353 жыл бұрын
In kastoo aannan garanayn abwaanka miraha heeskan leh hadana waa ab waan ehlu jacayl ah oo aad u ereyo wacan Iyo dabcan codkii iyo laxankii cumar shooli oo aad wada garanaysaan Aad baan heeskan uga helaa
@bilalsaney7632 жыл бұрын
Cabdalla nuradiin Allah u naxariistee
@yousofabdalla-ok3ws Жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto Cabdalla Nuuradiin iyo Cumar Cabdulle Cumar shooli erayada iyo ku luuqitaanka wada lahaa❤🎉😊
Mantay oo tariikhdu tahay dhamaadka sanadkan 2024 oo bayii New year tahay ayaa. Gobtayda waxbarashada Ku dhagaystay heestan waa cajiib. Kolay Allah ayaa Ka bartaa rux wanagsan oo dhibkayga. Fahmyo 😢😢😢 noloshaydii ugu badney murug . farxad Io and adeeg ayaba Kuso dhex jirey alxm hada qof Ii qalma wan heley insha'Allah qalbi jab wan kaso Daley walina never give up still my Allah praying for him ❤❤❤❤❤ welcome 2025 🎉
Maadeys aaad u Baaad u Mahad Santihin Waxa moooda heeesaha doqeyga ah inaaad ila ogtihin Aaad baaan ini kugu Taxanahey😍🙏
@duaalesomalilander54523 жыл бұрын
Aun Cumar Cabdulle Shoole heestii UMA QALANTID👍
@ahmedadan17533 жыл бұрын
Shole may Allah forgive him his sins & Grant him Habatul firdows. Somalis all over the world mises him. "Anna waxaan Qoslaaya, Dararti Qiyama Alla ii Garqatha"
Heestaan saado cali amey lahed ama cumar shooli ayey u kensatay sidoo ugu qaado fannanka afkiis ayaa ka maqlay saado ii kentay heestaan
@sayidka69113 жыл бұрын
Erayada heèsta waxaa iska leh. Cabdalle nuuradiin axmed. Waana abwaanka ugu badan ee heeso u dhiiba shooli
@abshircarab182 жыл бұрын
@@sayidka6911 lkn asigoo dhahaayo arkay sxb waan ogahay in oo cabdalla nuuradiin u dhiibay heeso bdn sida dumar kale macaashaqin ka doon doono mel kale
@sayidka69112 жыл бұрын
@@abshircarab18 saado cali abwaanad erayo curisa may aheyn, waxaa laga yaabaa in markii hore iyada loo keenay, erayada kadibna ay sholi u dhiibtay. Allaha janneeyo labadoodaba,
@maxamedibraahimyuusufshida29703 жыл бұрын
Xasuus Heestaan goortaan dhageesan jiray hadda maaaheen caashaqa Uma qalantid
@wiilkahamigafogleh43183 жыл бұрын
Aun madaalihii waaberi cumar cabdulle shooli
@salahudyneabdi183 Жыл бұрын
Legend Shooli AUN v soothing voice❤dedicated 2 a heartbreak
@ibnuxuseenyusuf9252 жыл бұрын
Cumar shooli heestii qees sheekadiis
@IqraXseen7 ай бұрын
Anah waxan qoslaya dhararti qiyamee😢
@RahmaBariiseАй бұрын
C.c. shooli ilaah ha u naxariisto
@mahdiahmed37693 жыл бұрын
Uma qalantid caashaqe😢😢 Haye nabade goor kale💔💔💔
@axmedsahal72682 жыл бұрын
Waa madaalihii Hoboladdii waaberi.iyo beri samaadkii...aduunyoy xaalkaa ba'
yaa bidaar leh ma jaceylkagaa mise marxuunka Cumar shoole u jedaa isga a bidaar laahaa ee
@Abdisalahsheikhdaar Жыл бұрын
Ruwaayadii Cumar Shooli baa lu Dawdey ion ju dhageystay Cumaar Luuqh Town in August 1985 38 years ago habeeney Shafkaa isa saarney yar quruz iyo jaceyl banana another ka tagey Habaswein Primary School class 5 on sandakan hanaqaadey
Maansha-allah Allaha u wada naxariisto kabadooduba
@erdukhaan57992 жыл бұрын
Cashaqa uma qalan ee nafteyda igu ka qasbeyseee hhhh yahuuuu
@roobraac3 жыл бұрын
Aad ayaan uga helay heestaan ❤❤✌
@DARMAANMEDIA2 жыл бұрын
waxaan heestan ku xasuusta qiso jacayla oo dhex martay nin la yiraahdo xayraan iyo khadro oo aan isku degaanahay wiilkaas gabadha si xad dhaaf ayuu u jeclaa nin ayey ka raacday oo guursatay said ayuu u dhegaaysan jiray heestan caadi maha
@sahmiyahanolosha Жыл бұрын
Inkastoo rag calaacal ku wanaagsaneyn hadana heetaan mid dareen gooni leh waxaana dareemi karo qof jaceel looga baxay oo kool lagu dhageystay
@HassanAhmed-wx6je2 жыл бұрын
Xasuus goni ah,Aun fannan omar sholi
@aliabdulahi2 жыл бұрын
Naftaa igu ka qasbeysee uma qala tid caashaqa😭😭😭😭😭
@Hamdamowlid52 жыл бұрын
Wan qadhqadhay habenkad Qawlkeni jabisay Waan qaylo dhansho Qaaliyada jacaylakan Waxba ima qabane😢🙈
@mymotivationisyou8369 Жыл бұрын
OO Lahubaa
@baxsanbilanofficial8066 Жыл бұрын
Ilahay hawo naxarizto amiiiin
@iamhaleel3 жыл бұрын
Qalbigaagoon baran baan Quruxdaadii raacoo Naftaa igu kaa qasbaysee Uma qalantid caashaqa. Ahey ah.😭
@sayidka69113 жыл бұрын
Baran" maahan waa maran.
@Abdinur-k9w Жыл бұрын
Ax yaa jacayl waa habeen mawliid ah 11:52
@mazlahnur6392 Жыл бұрын
uma qalantid caashaq😢💔 26/02/2023
@FaizaYusuf-p5d11 ай бұрын
Wan qarqaray habenkad qolkeni jabisay💔💔 😢sory nafteyday
@Daahirdool Жыл бұрын
Www heestan waxa ku xasusta zxpky qalia ahmed abdi raxman oo waqti nakala fogeyey oo uu aad u jeclaa heestan Lkn caawa heestan waxa u dhageysnaaya qof aan aad u jeclaa oo si ana fileyn iga tagtey markaa ba waxa igu soo dhacdey heestan ana waxa qoslaaya dhararti qiyaamaya alla ii garqaade allow adaa talada ku dhibtey waxa kaga dacwonayana waa adoonkagi 💔😭
@istaahil4715 Жыл бұрын
Sorry walaal 😢
@mazlahnur6392 Жыл бұрын
NAFTAAA IGU KAA QASBAYSEE UMA QALANTID CAASHAQA💔☹️
@kafixasan695 Жыл бұрын
19 Feb 2023 baan ku dhagysanaya Uganda gaar ahaan caasimada Kampala anoo yar walalky dhagysan jiry 😭😡
@xamdi9142 Жыл бұрын
Magaladaydi kampala
@SadaqabdulYusuf8 ай бұрын
wadada quran kiyo culumada qiyasta leh dawo waika qusten 💔💔