Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 560,447

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 240
@balwolyrics2780
@balwolyrics2780 4 жыл бұрын
Muddo qarni ku dhaw ayuu ahaa shamac aan damin oo mar walba u heellan boqridda fankiisa. Gacantiisii xadhkaha cuudka la falgashay ayay guud ahaan Soomaalida iyo dadyaw kaleba la irkigeen degganaanteeda iyo dhadhanka muyuusikada ay samaynayso, markaasay hadal ku soo koobeen "Yaa Xudaydi, Yaa Xudaydi". Axmed Ismaaciil Xuseen "Xudaydi" (1928-2020) Eebbe jannooyinkiisa ha ka waraabiyo.
@haaaahaaaa5775
@haaaahaaaa5775 4 жыл бұрын
Waxaan garaadsaday iyadoo la leeyahay XAYAAKA-LAAH YA XUDAYDI.
@hoodoali5088
@hoodoali5088 4 жыл бұрын
Rabi naxariisti jano haka warabiyo
@sakizaki4799
@sakizaki4799 4 жыл бұрын
Ballwo lyrics mhdsanid sxp qli ilaahay jano fardowso haka waraabiyo mu'alif laxamiiste abwaan xudaydi wuxu aabaha fanka soomaliyed halyey qalbuutena Mr wlba Ku dhex nool baa naga nabaxy lkn Mr wlba qalbiyadeenu Ku dhex noolan insha Allah aabihi cuudka
@sakizaki4799
@sakizaki4799 4 жыл бұрын
Xaayakalah ya xudaydi baa Mr wlba la dhagahayga kaso dhacaysa aduun io xaalkiis weye cwa wa marxuum janadii xisaab la'aan Ku dhex mushaax
@queennajax3111
@queennajax3111 3 жыл бұрын
9p99999999999⁹999
@mahamodalishire8793
@mahamodalishire8793 11 ай бұрын
Waxaan illaahay ka baryayaa hanti xallaal ah oo aan wallaalahay mid walba faraqa uga buuxiyo ❤❤
@mohamedkembi
@mohamedkembi 3 ай бұрын
❤❤ aamiin kuligeenba
@mohamedkembi
@mohamedkembi 3 ай бұрын
Sooma soomanid kkkk
@RiGaax_22
@RiGaax_22 Ай бұрын
Insha allaah saxib noloahu way ku kufysa ❤
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Illaahay amarkii aniga oo heestan dhegaysanaya maalin 1998 ayuu iskay soo dul isataagay, markaasuu yidhi, waar heesten miyaad taqaan, haa baan idhi, waa heestaadii Uurhooyo, wuxuu iiga sheekeeyey inuu beri ka lugeeyey lila Djibouti iyo Dirir-dhabe inta u dhaxaysa oo jidka xadiidka tareenka raacay, oo marba tuulo usoo hoydo isaga oo tuulada cuudkiisa u tuma, wuxuu si degdeg iigu soo bandhigay inaan gurigiisa ugu imaado oo taariikhdiisa wax ka barto, maan haleelin oo west London iyo East London baan kala joognay, young family baan haystay, I regret it not fellowing his leed to sit with him. Imuu odhan sida Somalida yaad tahay, xaggeed ka timid, Allah Jannadiisa haku geeyo, waa lagu tebi doonaa, maxaan ku raaxaysannay cuudkaaga danankiisa, oo wakhti adag isku dhalfinay
@sakizaki4799
@sakizaki4799 4 жыл бұрын
Nasiip ba lhyd hdaad xudaydi la kulantay Mr la Arag buu ahaa aduunka so maray ilaahay ha u naxariisto
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@sakizaki4799 Mahadsanid Zeki, waxaan kale oo la kulmay; Kulux, Cigaal, Sahra Ahmed, Khadra Daahir, Salah Qasim, Shankaroon Ahmed Sagal, Kinsi Xaji Aadan, Dacar, Hassan Ganey, Samatar, Abdi Qays, Ahmed Mohamed Good (Shimber), Seinab Cige, Qamar Abdillahi Harawo. iwm
@hapiipahmedda7021
@hapiipahmedda7021 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😍
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 wll adbad noga nasiib badan tahay shimbir iyo kulucba adban u jeclahay Alle meel hlkan ka wngsan hanagu tuso
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
Yaaa xudeydi fankeena mucjisadii allahayow unaxariiso i😭😭😭😭😢😢
@nimcomaxamed3346
@nimcomaxamed3346 3 жыл бұрын
Dunida laba hablood ayaan la dhadhy oo iga yaryar ilhy haygu kiin simo wloh intaan wax idiin taraayo😭😭😭😭😭
@Kadiil
@Kadiil 2 жыл бұрын
Aamin😭😭😭
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Hami fijcan masha allah aamiin abaayo
@sultanafariiha8932
@sultanafariiha8932 2 жыл бұрын
😭walalnimo
@mahadraaj1319
@mahadraaj1319 2 жыл бұрын
Allaha isku kiin dayo walal walal badan faido malahan anigey ila dhasheen misana madi wax ma dhaamo sey ilatahay geerideyda ayey imanayaan marka walal allaha isku kiin dhowro
@qadroyarisow7211
@qadroyarisow7211 2 ай бұрын
Who listing 2024 🥺yaa Allah wllkeyga sanad lahlin iga amusanyhy rabiyo ila so hadalsi 💔🥺
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Waxan halakas salan uga diraya dhaman wlladay aniga ila dhashy ee aan isla soo kornay noloshs macnkeda isla soo qaadnay. iminkana aad ayaan ukala fog nahay wakhtiga diiday wada joogeena Clsalan ismail Abdilah ismail Abdirisak ismail Musxsin ismail Mahmed ismail Cllahi ismail Mohmed sicid Fihima ismail Ifrahm ismail Nastexo ismail Muna ismail Io labadayda waalin hooyo laila jama mohed Aabo ismaill abdirhman Ilahy cimri dheer io cinaadi suuban mom and dad Markasta Wakhtiga tagayow salama Inta iga dmbysa ee fafintaudan argta slan sre hawada uso marinaya Waayaha aduunka inakala fogeeyay Adna kali ahaantey u adkysan waaye 🖤🔐
@user-br1to3xy6k
@user-br1to3xy6k 9 ай бұрын
Maasha allaah nasiib ayaad leedahay walaal iyo waalid hadii aad dhexdooda ku soo kortay aniga hooyo iyo aabe wey isfureen waxaa jiray canug iga yaraa wuxuu dhintay wuxuu dhintay caga bararkii hooyo iyo aabe wey isfureen aabe wuxuu dhahay wiilkeyga isii anigaa waxbarasho ayaan geysanayaa waayo wuxuu dhahay anigaa jaahil oo wax soo baranin ahaa wiilkeygana marabo inuu jaahil noqdo muqdisho buulo xuubey ayaan geysanayaa ee isii hooyo waxay dhahday wado aabe muqdisho buulo xuubey ima geynine wuxuu i geeyay meel baadiyo ah oo dhuxul laga jaro wuu iga waday hadane wuxuu ii geyay islaan habar yartiisa waxba dhalin oo reer guur ah islaantii ayuu ergo waxladhaho ii ga dhigay markaas xoolaha waxaraha lo,da owrta ay ku guurto ayaan u raaci jiray intaas ka dib islaantii weydhimatay isaga wuxuu ku maqan yahay gobobolka shabeelada hoose kurtu waarey ,islaatii habar yartiis ahayd markaay dhimatay waxaa i waday nin manaxe ah oo aabe abigiis dhalay oo hooyadiis ay xaasid igu tahay maalintii xoolaha anigoo lajira ayaan habeenkii markaan yimaado gaaja leygu seexin jiray saas aytahay hooyo waa macaashley, calaashaan dadka tuulooyinka iyo waraha maqaaxiyaha iyo sonkorta ku gado wey i aragtaa anigana ciyaal ayaan ahaye dadka kama aqaano ileen anigoo yar ayey aabe ii dhiibtaye markay iragto ilama hadleyso 1998 ayuu aabe yimid meeshii baadiyaha ahay galab casar ah aabe hab ayaan siiyey ileen ilmo aabahood wey u ordaane habeenkii aabe wuu seexday subaxdii waaga markuu bayey aniga aabahaa ayaa kuwadanayo isma laheyn arigii ayaan shilinta kaguray ragaad bixiyey ooda ayaan ka qaaday waan soo fiyey markaan cida 40 tilaabo ii jirto waxaa anigoo arigii lajira iga daba yimid naag uu qabay ninka markaas cida masuulka ka ahaa waxey igu tiri aabahaa ayaa ku wadan rabo ee orod haku watee utag waan farxay aabe ayaan u imid wuu isoo waday buur eylo meel ladho ayuu i keenay dhar cusub ayuu iigaday cida markaas aan ariga u raaci jirey walaahi qof TB qabo camal ayaa leyska key ilaalin jirey waxaan xasuustaa waxaa koobka shaaxa aan ku cabo uu ahaa gasaca yaanyo shiishiidka dheeraa dabka agtiisa ayaa suro ley dhihi jiray,hadii walaal iyo hooyo dhexda uga jiri lahaa dhibkaan ma aragteen
@user-br1to3xy6k
@user-br1to3xy6k 9 ай бұрын
🎉
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 ай бұрын
​@@user-br1to3xy6kwalalkyow qisadaada aad ayaan ula murugooday xaqiiqdi wa xanuun mrkaad hoyo io aabaha io wlalaha dhexdooda aad kuso korin waxa garan kara un qofki dad kle dhexdkoda kuso koray😢 Wll nolol tan u wngsan ayaan kuu rajynaya inchlhl.🤲❤ Ilahay dadka hooyo io aabe hakaaga dhigo ❤
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli 28 күн бұрын
​@@user-br1to3xy6kwll run ahantii qisadada aad ban ula murugooday 😢😢😢
@yrowe3966
@yrowe3966 26 күн бұрын
​@@user-br1to3xy6k😢😢😢😢
@garaadcali6404
@garaadcali6404 2 жыл бұрын
Qof kasta oo Walaalihii ka fog oo jecel inuu wax taro ama ay wax taraan ayaa si gaar ah udareemi kara dhadhanka heeskaan.
@queenidman9186
@queenidman9186 Жыл бұрын
side kuu ilaawa abyo mcney😰malinta qabriga kaga soo tagay wax kasta wan kaso tagay wehelkaygi😰wlshaydi hoyaday gadasha hbn kliya hurdadi aan hurdi jire ma hurdo😰 wan ka sabri la.ahay illahay qabriga hku nuuriyo anna qalbiga ha ii qaboojiyo😭
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
😰😰😰
@jamiilomaxamed7508
@jamiilomaxamed7508 Жыл бұрын
😥😥😥😥
@mohamedabdi4116
@mohamedabdi4116 8 ай бұрын
Allah samir fcn haka siiyo wll qaali 🤲🤲😭😭
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 жыл бұрын
Nasiib wanaag wey inoo duuban yihiin codkii Maxamed Salaybaan iyo cuudkii Xudaydi. Allah naxariis Jano ha siiyo dhamaantood.
@sakizaki4799
@sakizaki4799 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba Boqorkii cuudka io boqorkii codka janada kuwii Ku kulma ilaahay hanaga wada dhigo idanka alle
@erimedia4683
@erimedia4683 3 жыл бұрын
Sweet as broken heart 😭😭😭😭💔💔💔💔🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷
@mohamoudsalah8171
@mohamoudsalah8171 4 жыл бұрын
Naxariistii Janno Alle haka waraabiyo Al-Ustaad Xudaydi Boqorkii Cuudka oo lahaa midhaha iyo Laxanka heestan 'Uur-Hooyo' iyo Al-Fanaan Maxamed Saleebaan Tubeec Boqorkii Codka oo heestan ku luqaynaya!
@Sheikh_Madhibe
@Sheikh_Madhibe 23 күн бұрын
Awoowe Tubeec Alle haku Naxariisto. Heestani waa mid dhaxal gasha runtii waan jiriricooday. In kasto aanan heesaha dhageeysan tani waan jecelahay. Ilaahay aniga iyo walaalahay janada hanagu kulmiyo Aad baan u jecelahay eebihii ila dhaliyay naarta igama geliyo ❤☪️
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
Dhaxalkayga aadmiga kii ugu dhawaayow😭
@aligeesade1302
@aligeesade1302 4 жыл бұрын
Abwaankii loo daayay kabanka xudeydi allaah unaxariisto maanta ayaan maqlay in uu geeriyooday alle kitaabkiisa gacanta midig haka siiyo su aalaha qabrigana ha ufududeeyo aamiin aamiin yaarabi.
@ahmedabdi901
@ahmedabdi901 4 жыл бұрын
Alle waxan u waydiina ayaa jano fardawsa Hakawaraabiyo aamiin aamiin
@QamanHasan
@QamanHasan 5 ай бұрын
Ilahey walalaheyga kuwa aduun iyo aakhiro guleysta Sxbadey si lamid ah
@RaaqiyaSayidAli_
@RaaqiyaSayidAli_ 2 ай бұрын
Jeclaan lahaa Inaa Walaalkey isla dhageysano balse 8 bil kahor dhintay 😓 Ilaahey ha kuu Naxriisto Aboowe aad kuu jeclaaa Ifka Inaa ila joogto waa jeclaa 😭😭😭😭💔💔
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli 28 күн бұрын
Allaha unaxaristo adna qalbiga allaha ku qaboojiyo wll😢😢
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 3 ай бұрын
Dhimashadii wllshy ka dip ban heestan dhageysnaya😢😢 alle haku naxriisto wllo 😢😢😢😢
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 4 жыл бұрын
Alloow u Naxariiso Boqorkii Cuudka iyo Boqorkii Codka.
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 2 жыл бұрын
Allah yarxamu raaximiin, tubeec iyo xudeudi, what a beautiful melody. 😍
@ass7701
@ass7701 2 жыл бұрын
Wayaha Aduunka Inakala Fogeye Ana Kali Ahantey uu Adkesan Maye 💔🥺😪😭😭
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Ereyadan calooshay tabanayan
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭😭❤️❤️❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Allow caawa waa naga wada hooseeyaan labadubee Rabbow ducadeena u aqbal janadaadina sii🙏😭😭😘😭😭😭
@SaadoYuusuf-n2k
@SaadoYuusuf-n2k Ай бұрын
Nasiib xuma anigu malihi wll iga wayn iyo mid iga yar aabo malihi
@user-kh7ex1lz9p
@user-kh7ex1lz9p 24 күн бұрын
Sorry wllo Aniga walalhy lama koron waxan ku soo korey nolol Ad silaceda An ilaawi wayey sidan oo tahy imika reer ban layahy alxm lkn cidna ma soo xiririso
@abdirahmanabuukar5091
@abdirahmanabuukar5091 18 күн бұрын
😢😢
@updylahizhapuczhe8646
@updylahizhapuczhe8646 Жыл бұрын
Walahey ila dhashy uu waqti nakala fogeyay mrkan u xiiso wlhi iska dhgestaa ilinta😭 ma jooji kro hpnkaana ma jiifto wlley mcn nii xiisy wlhi 🥰🥰 REER SHABUCSHE LOVE U WLLYAL 🥰
@Suhaib04
@Suhaib04 9 ай бұрын
Mashallah 🥰🥰 from somalia
@abdishakuurmaxamedfantasti4603
@abdishakuurmaxamedfantasti4603 10 ай бұрын
Waxan alle ka baryaya inaan mardanbe midowno walalahy .aduunka ugu jecela wana ugu weynahy .hada mudo dheer meel manaan ku wada nolyn wan kala fogeyn. .abdirisaaq mahamed abdilaahi .mustafe mahamed abdilaahi .sidiiq mahamed abdilaahi .nimco mahamed abdilaahi .nasra mahamed abdilaahi .hinda mahamed abdilaahi Walalyal wan idin jecelhye ❤
@maomohamed15
@maomohamed15 Жыл бұрын
Ilma jiirow dheeliyo alle ha iikiin daayo Gaar ahaan Abdiwahid iyo AbdiraHman🥰
@raaxojiinoow7288
@raaxojiinoow7288 3 жыл бұрын
Wiil aan labo ubad ah udhalay gbr iyo wiil baa mar walbo heestaan dhagysto wuxuu iisheegay inuu ayaga dartood udhagaysto 🥲🥲🥰
@osmanhornmedia2488
@osmanhornmedia2488 Жыл бұрын
Wan dareema waayo marwalbo oo an furi rabo gabadh labo wiil I dhashay hadana caruurtas aya ogaada inan kala foganayna
@gacalsidechannel4492
@gacalsidechannel4492 3 ай бұрын
Walalka dhabta ah e mar walbo aad darti iyo xasustisa aad u ilmeyn karto waa walalka hoyada dhashay sida saxda aan aminsanahay walal waa kad isku hoyo tihin aadban ogu xisay walaladay walahi markan dhageysto qalbigan murugo ka darema cawo waa 11/4/2024 Haben qamis ah Eid na ay labo tahay
@shukriyamohammed7547
@shukriyamohammed7547 2 жыл бұрын
Waxaan dhageestaaa mar kasta heesta waxa kusoo xasuustaaa walalkey iga weyn oo laba Sano iga maqan warna Anka heynin allow na kulansii 🥲🥲🥲
@ass7701
@ass7701 2 жыл бұрын
😥Amiin
@shukriyamohammed7547
@shukriyamohammed7547 Жыл бұрын
@@ass7701 mhdsnid abayo
@MohamedOsman-tu4qk
@MohamedOsman-tu4qk 4 жыл бұрын
Boqorkii codka Maxamed Saleebaan Tubeec AUH iyo Axmed Ismaaciil Xudaydi oo maanta oo bishu tahay 9 april 2020 geeryooday. Ilaahay qabriga ha u waasiciyo labadoodaba. Aamiin amiin.
@strongboyki
@strongboyki 2 жыл бұрын
Runtii walaalahay waan jeclahay saasey tahay hadana quluubtooda way kala tagtagsanthy iiguso duceeya inu alle na mideeyo 😭
@mohamedhersi386
@mohamedhersi386 Жыл бұрын
Insha Allah
@niciimaladna4445
@niciimaladna4445 Ай бұрын
Rabi ha mideeyo sidu nabi yusuf iyo walalihi umideeyay
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto axmed xudaydi & maxamed saleban tubeec labadoodaba
@mukhtarjimaleh5388
@mukhtarjimaleh5388 5 ай бұрын
My favourite Somali song
@mokhtaarmahamed3149
@mokhtaarmahamed3149 2 жыл бұрын
Allaa yarxam m,s,tubeec iyo xudeyd
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto, fannaankii, abwaankii, laxamiistii, muusigiistii, Xudeydi, Jannadii Fardousa ku gee, we will miss you forever, you will be felt, what a lost,
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 3 жыл бұрын
A true living legend
@cabdishakurnuur7100
@cabdishakurnuur7100 Жыл бұрын
Aamiin wllo allah ha u naxriisto 😢 isaga iyo tubeec
@Abdiqanimoha7_
@Abdiqanimoha7_ 6 ай бұрын
Walaaladay Allah haydin daayo meel kastood joogtaan❤
@xasancumar6443
@xasancumar6443 2 жыл бұрын
Maxamed suleebaan tubeec allha AUN boqorka codka soomaliya ayuu ahaa Kan dunida xitaa waa la dhihi karaa
@sikaawe
@sikaawe 4 жыл бұрын
Illah ha u wada naxariisto...amiin
@aabeqase
@aabeqase Жыл бұрын
Allow walkey iso hanuuni
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 жыл бұрын
Allr labada haw naxariisto labadoodaba ax yaa allaah unaxariisto
@somaliman7561
@somaliman7561 2 жыл бұрын
Umalayn maayo in ay adduunka dib u soo mari doonaan dad la mid ah Macallin Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudaydi) iyo Maxamed Saleebaan Tubeec (Boqorka codka) RABBI ha u naxariisto labadoodaba😭😭😭
@abdulkadirhindi4564
@abdulkadirhindi4564 3 ай бұрын
aamiin
@mokhtaarmahamed3149
@mokhtaarmahamed3149 2 жыл бұрын
Wllahay rag iyo dumarba ilaahay cissi iyo sharaf melkastoy joogaan
@abdallaahmed9032
@abdallaahmed9032 4 жыл бұрын
Un maxamad suleyman tubeec Ilaahow kuunaxariiso
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 2 жыл бұрын
Heestaan waxay igu leedahay dareen gaara waxaan ugu Kala dab qaaday labo nin oo walaalo ah oo anigana ilma adeertay ah waxaan u diray nin nabadoon ah oo ina adeer Kay ah anoo Ku iri walaalkaa ayaa yiri heestaa u dir oo xabsi Ku Jira Alle mahadii ninkii dhakhso ayuu u soosiidaayay walaahi Alle naxariistii jano hasiiyo abwaan mulaxan iyo muusikayste xudaydi Iyo boqorkii codka ee noogu luuqeeyay Waxay nooga tageen suugaan aanaan Ka maarmin
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Most Popular Man Legend tubeec Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin...thanks.
@m.h.d.8026
@m.h.d.8026 2 жыл бұрын
😍🥰😍🥰🥰 allow janada gee
@kelc-1373
@kelc-1373 3 жыл бұрын
Beautiful melody and message 💙
@rinadmohamed7638
@rinadmohamed7638 3 ай бұрын
Alxamdulillah cala kuli xaal 19/9/2021 malin axada waligey qalbigeeyga kama go'eyso wllshey mcney qalbigeeyga ku dhex noshahay qofka marku xanuusado ileen wad ka samirta lkn qof ku qoslayay o halmar dhacay hadana lagu yiri wa meeyd allow qadarkaaga wn ku samirnay e qabrigeeda u wasici😢
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 3 ай бұрын
Iska samir wll tani waa aduunyo
@Nassermusse
@Nassermusse 4 жыл бұрын
Heestan waxay igu so dhacday himayn aan jiifey hotel kuyal Lebanon- Beirut..marki la iso shegay geeridi naxdinta lahayd ee ku timid walalkey ashkir musawi... Allaha unaxaristo abwaan xudaydi
@abwaankaarsheade3379
@abwaankaarsheade3379 3 жыл бұрын
Allah swt ha u naxariistoH walaleH😭😭😭😭
@mohamedabdi4116
@mohamedabdi4116 8 ай бұрын
Wll hada noshahay waanku salaamay
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 10 ай бұрын
waayo waayo
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Dhabarkii adoowgay Kii laga abuuroow Walalahayga ila dhashoow Indhahaygu nuurkay ku ildogsadeen
@axmedmohamed8672
@axmedmohamed8672 Жыл бұрын
Àllaha u naxariisto boqorkii codka Somaliyeed
@hassanyare2016
@hassanyare2016 4 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto
@mssahmed9898
@mssahmed9898 2 жыл бұрын
waan u xiisay walaladay walahi .ilahay meelkastood joogtaan haydinku nabad iyo nagaasho yeelo walalo rabbiga weyni nabad iyo naxariis haynagu kulmiyo dhamaantiin
@cabdishakurnuur7100
@cabdishakurnuur7100 Жыл бұрын
Labo aabo wado dhalay iyo ubed walalo arinkii yimadaba iska kaashanoyoo. Walaalkay iga weyn ayan ku xusa heestan ila 2014.2022 dhamadkiisa ma arkin isna ima arag 😢😢😢mana Ogi goortan arki doono
@yahyahaji6215
@yahyahaji6215 Жыл бұрын
Allah haisukeen keeno. In Sha Allah waad kulmi doontaan
@abdirahmanelmi24
@abdirahmanelmi24 4 жыл бұрын
RIP. The lost legend. The late Mohamoud Ismail Hussein "Hudeidi".
@wadani279
@wadani279 4 жыл бұрын
Allah ha u Naxriisto Xudeyda.
@johngaloti137
@johngaloti137 Жыл бұрын
الله يطيب ثراك ويغفر لك ويجعل مثواك الجنة يا عمي
@cabdiyare5447
@cabdiyare5447 4 жыл бұрын
Geeridu Kala xanuun badan ,, qalbiyada Iyo maanka umada somaliyeed kuqaraan doonaa abwaabku allalh yaa Rahmah,,,, waan Rabi doonnaa yaa inoo buuxinaya booskiisa waa cidna!!!! Aan uducayno awoowgaa soomaaliyeed ee geeriyooday,,, aabahii cuudka..
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 Жыл бұрын
Laba macallin Xudeydi iyo tubeec alle janada darajada sare heynku abaal mariyo.
@feches1000
@feches1000 Жыл бұрын
There is Eritrean Singer who used the same tone for his song his name is sami berhane and it has the same meaning in Somali about being away from those who are beloved
@BRA-ls5rw
@BRA-ls5rw Жыл бұрын
Maxa ku qoran magaceda hesta msrke Eritrean tahat
@Yaasiin-wz2nh
@Yaasiin-wz2nh Ай бұрын
Walaladu waa qaaali
@abdihakiinnour4084
@abdihakiinnour4084 4 жыл бұрын
Ilaahay labadoodaba ha unaxariisto, Boqorkii cuudka XUDAYDI iyo Boqorkii codka maxamed saleeban tubeec.😥😥
@hamzahoori5945
@hamzahoori5945 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
Alle ha naxariisto Xudaydi
@jimcalediini3862
@jimcalediini3862 2 жыл бұрын
Allow walaalahay ii dayso
@Shanthino
@Shanthino 3 жыл бұрын
Who!!!! 2020 ❤️🍂
@haniabdalla2924
@haniabdalla2924 3 жыл бұрын
😭😥
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
Kabanka waxa tumaya jiim shekh mumin uska saxa kabanka dhamantod Allh yarxam
@elminasibb
@elminasibb 2 жыл бұрын
Boqoro baa heestaan isugu tagay wallaahi Allow Janada idiin ku kulmi
@ismacilxalane1033
@ismacilxalane1033 2 жыл бұрын
Allow idin naxariso
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 ай бұрын
Laba abbe wada dhalay iyo ubad walal😢😢😢
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 4 жыл бұрын
Uur hooyo 😍
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 Жыл бұрын
Uur Hooyahaygoow❤️🙌
@najmamohamoudhassan6141
@najmamohamoudhassan6141 Жыл бұрын
thu 13 Oct 2022 2.10pm B.U manta waxan hestan u dhageysnya xiiso iyo boholyow aan u qabo hooyaday iyo walalhy on ka fogahy ilahy waxan idinka baryaya cimri dheer iyo cafimaad badan dhamantin 😢wayaha adunka inakala fogeyo Ana kali ahanty ma adkaysan karaye😢
@Weed829
@Weed829 3 жыл бұрын
Mohamed saleebaan tubeec ilahay ha unaxariisto 13/09/2021
@ismacilxalane1033
@ismacilxalane1033 Жыл бұрын
Allah yaramaan unaxarise adoonkga
@mahamedaamiin-sk6gw
@mahamedaamiin-sk6gw Жыл бұрын
Allaa yaraxma
@gureyfuje6793
@gureyfuje6793 Жыл бұрын
alaha unaxaristo boqorki codka murti kama dambayn fanki hore
@nabadbile4033
@nabadbile4033 2 жыл бұрын
Wonderful qaarami beats 💓
@NastexaAbdifatah
@NastexaAbdifatah 5 ай бұрын
Alahaku naxariseto yarabi
@ISAAQBuule
@ISAAQBuule Ай бұрын
Hoooyo
@fardusadan3168
@fardusadan3168 Жыл бұрын
Wakhtiga mxuu na kla foogaye wllday mcn mnta midba meel ku noolyhye midna mid la ma nool ma iskma soo hortsan 7 hooyda dhashy wxn rajeenay inay mr kle kulano wllyal hooyo iyo aabna sidoo kle sando badan jiro joogo dhamntii ilahy nabada ha isku keen tuso insha allah Mohmud mohmud Fadumo mohmud Abdinasir mohmud Abdihakim mohmud Abdisamed mohmud Rooda mohmud Idil mohmud I miss you 🎉🎉❤❤
@MukhtarMo
@MukhtarMo Жыл бұрын
Walashey Qaali❤
@faaraxwarfa5055
@faaraxwarfa5055 4 жыл бұрын
Alla yarxam boqorka cuudka
@zaahidkul2976
@zaahidkul2976 5 ай бұрын
28/02/2024 still wan dhageysanaaya ❤❤ best song Uur Hooyo ❤❤
@hamzaabdillah8570
@hamzaabdillah8570 3 жыл бұрын
Alle ha ku naxaristo wll
@ahmedabukar3986
@ahmedabukar3986 2 жыл бұрын
naftu waa amaane aaskeyga geerida adey bud dhigayo igu gacan danbeeyo 😭😭😭😭😭
@shamsoaboore2941
@shamsoaboore2941 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
ALLAH HA U naxariisto dhamaantood Aamiin 4:58
@user-kj1qy6pk7m
@user-kj1qy6pk7m Жыл бұрын
Alle haku naxariisto😢
@araweelojaamac7070
@araweelojaamac7070 Жыл бұрын
Allle haw naxaristo xudaydi
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
Please please walaalayaal heestaan oo bilaa music ah ayoo dhamaystiran noo soo daaya erayada kujira ayaa aad uqiimo badan. Dad waa dadkii hore hadalna waa intay dheheen. Please please walaalayaaloow Codsigayga iiyeela. Music mafiicno aduunka waa lagatagin ee wax fiican oon danbi idinka soo gaaray insoo gudbiya. Mahasanidin 👍👍
@khalidcali6996
@khalidcali6996 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto labadoodaba Maxaa aduunka rag soo maray😪
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 4 жыл бұрын
BALWO fadlan imisa fanaan ayaa qaada heestan koley ugu yaraan lix waan aqaan Maxamed suleyman Faysal cumar Axmed mooge Maxamed moige Dararmmle Markaaa heesta yaa lahaa markii ugu horeyse abwaankeena sameeye
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waxa isaguna si fiican u qaada, fannaanka Oromoda ee Cali Birra, Cali Shabbo, google ka ka baadh ali birre hees somali
@hibomohamed2305
@hibomohamed2305 4 жыл бұрын
Hees igu socota bal ana mekayga soo qado
@user-gx8qc3pv4v
@user-gx8qc3pv4v Жыл бұрын
Wlhi waa xasuus hestani 😢😢😢😢
@cabdiwelicagawayne3368
@cabdiwelicagawayne3368 4 жыл бұрын
Alle ha u maxariisto labadoodaba
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 Жыл бұрын
Alla maxay waayaha adduunku na kala fogeeyeen kuwaan adduunka ugu jeclaa ee aan halka bilaydh wax ku wada cuni jirnay. Waan idiin xiisay walaalahay dhiiggaygiyoow.
Hees: Jacayl Dhiig Ma Lagu Qoray || Maxamed S. Tubeec
7:26
Balwo Lyrics
Рет қаралды 97 М.
UUR HOOYO | AXMED MOOGE LIIBAAN NEW  VERSION ORIGINAL
9:14
Suugaan Safari
Рет қаралды 36 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,3 МЛН
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Aar Maanta
Рет қаралды 1 МЛН
Hees: Riyo|| Maxamed S. Tubeec|| Balwo Lyrics
5:37
Balwo Lyrics
Рет қаралды 218 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Uur Hooyo ( a Mother's Womb )  Codkii Tubeec iyo Cuudkii Jiim
7:48
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 113 М.
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 116 М.
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 438 М.
Qisada Heesta UUR HOOYO, XUDAYDI
6:37
Mattaanaha
Рет қаралды 121 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 366 М.
Qaaci;Heesta Uur Hooyo iyo Axmed Mooge Liibaan
8:05
WAYLARAAC MEDIA
Рет қаралды 128 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 371 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН