HEESKA AXDI ORGINAL JAAD CABDULAAHI IYO AWEYS XASAN ISGOOW CADAABTII CAASHAQA

  Рет қаралды 25,456

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

Күн бұрын

HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
ORGINAL;Qaraare Music
SONG;AXDI
SINGER;AWEYS QAMIIS AND SITEEY QOSOLWANAAG
DARAMA ;CADAABTII CAASHAQA
Wrote;HABIIB MOHAMED HABIIB
LYRICS;ALI OSMANDAROG
SOMALI ‘FLIM
License
Standard KZbin License;Qaraare Music
You are sharing Benadiri songs with us on youtube.
my:web
qaraare.blogsp...
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube Qaraare Music
/ @qaraaremusic
pinterest
pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan

Пікірлер: 32
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 2 жыл бұрын
Wadanka dadkaanaa ka baashaaley lkn anaga no future no money no stability no nothing but alxamdulilah we r muslim thanks for sharing us old memories
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
KEYDKA FANKA IYO SUGAANTA SOMAALIYEED MR QARAARE SXB ALLA YAACIZAK
@mahdinuur81
@mahdinuur81 2 жыл бұрын
Bbbbbb Thanks Eng Qarare sxb sare waa xusuus qaliya JAAD CABDULLAHI MAREYKAN AA IIGU DANBEYSAY IYADOO WADAAD NOQOTAY NINJA U XERAN WLLHI ❤ AYAAMAN SAMAAAN ❤
@sanweyne100
@sanweyne100 2 жыл бұрын
Jaad kuma jirin ruwaadaan ee keliya video ga laga duubey. Jaad waxaa ugu horeysey ruwaayadii Somalijazz ee Kibirkii beerta.
@chadali4043
@chadali4043 2 жыл бұрын
Waan idin salaamay walaalayal waa jaad c/laahi waxaan ku noolahay USA aniga iyo family gayga thanks
@aadanmahamed3509
@aadanmahamed3509 2 жыл бұрын
Manshalah Adiga reerkada allaha idin xifdiyo
@safioadam2082
@safioadam2082 2 жыл бұрын
Jaad abdulahi eedo numberkaga side ku heli karaa. North Fargo ayaa degantahay u maleynayaa.
@shaacirsheekh6413
@shaacirsheekh6413 8 ай бұрын
Jaad waan salaamay adiga iyo dhamaan qoyskaada. Walaal feysal gureey intuu ku dambeeyey
@atharhassan9373
@atharhassan9373 5 ай бұрын
Jaad aaway gabadhii Khaliif jire ALLE ha unaxariistee?
@CaliXassan-w5n
@CaliXassan-w5n 2 ай бұрын
Salaama marwo Jaad Cabdullaahi
@IbraahimCaraale-g4m
@IbraahimCaraale-g4m Ай бұрын
DADNA WAA DADKII HORE WADANKA WAA WADANKII HORE NOLOLNA ALA UNBAAN KA SUGEYNAA
@libanjama4217
@libanjama4217 2 жыл бұрын
Wayo waayo iyo xamar dad ilbax ah oga dheh
@Neymar-sq7fw
@Neymar-sq7fw 2 жыл бұрын
Thanks mr qaraare maalmahaan adaa leh intii maqneed maa noo gudooysaa
@abdulkdirahmad7507
@abdulkdirahmad7507 2 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay sxb waxan kaa sugnaa waa riwaayafan oo dhamays tiran waan ku taa geeraa
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 2 жыл бұрын
Qaraare thanks 👍
@fahamshorts6548
@fahamshorts6548 2 жыл бұрын
Thanks bro for sharing this great 👍 song thanks 🙏
@Sharifaxmed10
@Sharifaxmed10 2 жыл бұрын
Aad ayaa u mahadsantahay ruwaayadaan waaba jeclahay soo soo badi ruwaayadaan baaba
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
Thnks Mr Qaraare
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 жыл бұрын
Dhoore Mahad Salaad ma joogin markaan 😅😅
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 ай бұрын
Jaad Cabdillaahi waa wadaadad hadda Quraanka iyo Diinta barata Mareykanka ay dagan tahay iyada iyo Gabadheeda.
@YuusufAbdu
@YuusufAbdu Ай бұрын
Waa ilaahi mahadii hadii ay waxan ka toobad keentay oo aanay ku dhimanin,kuwa kale ee ilaahi cimri siiyay ee wali dhaha fanka waan xiiseeyaa yaa wax usheega oo dhahaa ilaahi u toobad keena,walee markaad dhimato xidig baay ahaan jirtay waxba kuuma tari doonta inaay dadka ku dhahaan
@fatumo9720
@fatumo9720 2 жыл бұрын
Lolz ciyaarta aaba idishey…..dadkii hore intey dhulkii ku raaxeysteen ay anaga noo qoonsadeen
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@maxamedaadancali2558
@maxamedaadancali2558 2 жыл бұрын
Saxiib riwaayad mahaysa jawab haa tahay nambarkan igu soo wac
@abdirahman77
@abdirahman77 2 жыл бұрын
Saan waa igala qurxanaa jirtay Jaad Cabdulhi ee mala hubaa qofkaan ayadi miyaa
@QaraareMusic
@QaraareMusic 2 жыл бұрын
RIWAAYADO DHAN AYY KU JIRTO DAAWO
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 жыл бұрын
Jaad iyo isgoow xagee ku dambeeyeen ?
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
Jaad Cabdulaahi 2007 Ethoopia ayan ku arkay oo deganeyd
@Abshir-Ahmed
@Abshir-Ahmed 2 жыл бұрын
Jaad waxay joogtaa America aa maqlay
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
@@Abshir-Ahmed Waa suurta gal waqtigaasba inay Line sugaysay
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 2 жыл бұрын
Jaad USA bay degantahay
Rafaad iyo Raaxo - Filim Soomaali ah 12.flv
13:05
Xildhiban Publications
Рет қаралды 127 М.
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН
RIWAAYADDI FASAHAAD IYO FIDNO GUUR
55:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 33 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 1 МЛН
SHEEKADII DAMAC ADUUN
17:24
Bandar77 Media TV
Рет қаралды 17 М.
Cadaabta Caashaqa Heestii darbi ka boodoy
3:58
Asal Banaadiri
Рет қаралды 1,1 М.
PART 4 IBNA AADAN ISWAAYAY ARINAA KALA GETSAY
40:25
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 10 М.
RIWAAYADDI FIKIR IYO FARAX JACEYL
43:50
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 102 М.
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН