HEESKII -JACEYLKII DHOOFAY (MACALIMOW)

  Рет қаралды 175,001

GeediGeediMuse

GeediGeediMuse

Күн бұрын

MACALIMOW GREATEST ARTIST, and VOCALIST
BEST OF SOMALI SONGS AND SOMALI MUSIC
SUBSCRIBE
Lyrics: ‪@GeediGeediMuse‬

Пікірлер: 48
@jubbamedia1
@jubbamedia1 3 ай бұрын
Jecel dhof u daranaaa😢 Tariikhdu waaa saqdhexe aniga iyo xaaskagyaga masaafe kala fog joog ayaa hal Telephone ka wadanenin ❤ha iga dhiman hana iga dherrah laantaa abaar weeyaan❤😢 Labo kasto oo kala maqan Allaha isku soo dhaweeyo❤ Ha iga dhicin ikraaney Laantaa dhib weeye❤
@adonkiialle7034
@adonkiialle7034 7 күн бұрын
Waxan dhagesanaya 14/9/2024 / habeenimo 1:00 Hesitant darted ku helay jaceylki waayo waayo Waan ku so Laban Donna hadaan is guursano❤❤❤
@AmiinGamer2
@AmiinGamer2 2 ай бұрын
Wxi iga danbeeyow like saar😂😂😂👋
@JamacDhutu
@JamacDhutu Ай бұрын
Ma dhoshahay ❤
@jaylaani3355
@jaylaani3355 3 ай бұрын
Caaasha cado ayaaan caaawa heestaaa ku dhagaysanayaaaa 1:48 am Date 24 05. 2024 Habeeeen sabti ah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
LyricsSongDHOOF. #PAGE1 Jacaylkaygii dhoofee Dhul shisheeye tagayoow Waan ku dhawrayaayoo Weli kaa dhursugayaaye Dhakhso gacalo usoo noqo Dhaladeey ugbaadeey Dhuuxiyo Lafaha iyo Dhiigaygaad ku milantoo Dhexdaad iigu marantahayee Hayga dhicin Ilwaadeey Abidkaa ha dheeliyin Cimrigaa dheeraa hayga Dhimanin waayana La'aantaa dhib weeyaan La'aantaa dhib weeyee #PAGE2 Farxadaydana kala dhiman Dhaayahan Abaarsaday Dhakhtarkoodii baa maqan Dhayi jiray had iyo jeer Dhaymada ugu roonaa Hadba waxaygu soo dhaca Qosolkii dhabta Ahaaaa Kalsoonidu ku dheehnayd Sheekadaan la dhici jirayeey Hayga dhicin Ilwaadeeey Abidkaa ha dheeliyin Cimrigaagu dheeraaa Ha iga dhiman waayadan La'aan taa dhib weeyee La'aantaa dhib weeyaan. Heestan waxa Alifay Ustaad Mohamed Caddaani Yuusuf Oo ah sayiga Fanaanada Caanka ah Ee Sahra Halgan Sahra Halgan ayaana heesta Loo sameeyey Sida aan qisada heesta ku maqlay. Laxanka iyo Kabanka waxa ku farayaraystay Ustaad( MACALIMOW) YaaSalaam. Axsan Caleeg.
@NajmaNuur-pd1ds
@NajmaNuur-pd1ds 4 ай бұрын
Maxoo ano fileyn I dhahay by by wan baxeeee mlntaaas ma qaaaan xalkeyga sidoo ahaaaa aduunka ba Sida iska ah😭😭😭😭😭
@AhmedMacalin-zz2zh
@AhmedMacalin-zz2zh 2 ай бұрын
Wlhi runti waxad sheegti waa run 😂 gabar waliba dunidan gokta Ina nolosha farxad ku noloto😮 inta dunidan gokta blse wxa waliba wxa Kawena Labadha ruxuu sidhab isku jecele😊 hadba waxa igu soo dhacaa qosolka dhabati ahaa kalsoonidu ku dheehnad sheekadaan LA dhici jiray😂❤
@geenyo1595
@geenyo1595 Жыл бұрын
Asagoona iga dhoofin oo isku meel joogno aaba heli la ahay waa iska aduun iyo xaalkii 🥲
@abdullahialiabdullahi3420
@abdullahialiabdullahi3420 7 ай бұрын
10 bil baa kasoo wareegatay mahaysaa sxpkaa mse wa wali. Hadi ila hada adan helin katasho kaas maso socdo
@umairchanalles4900
@umairchanalles4900 6 ай бұрын
😂😂😂😂 no face thy wlhi ​@@abdullahialiabdullahi3420
@AhmedMacalin-zz2zh
@AhmedMacalin-zz2zh 2 ай бұрын
Meele Hada isla gogana Farxad kunolow Qalbi furoon😢❤❤😊
@HassanAliAbdi-gf8rm
@HassanAliAbdi-gf8rm Ай бұрын
Sanad baa ka soo wareegeye wlll ma heshay
@cabdowcadde5090
@cabdowcadde5090 Ай бұрын
Caawa asxaabtayda anoo lafadhiya ayaan dhagaysanayaa tiktok ayaan maalmahaan ku arkay heeskaan xitaa sxbtay waa udiray inta sawirkayga saaray iminkaan soo baaray oo helay heeska waaba asal mar hore inaan arko bayba ahayd axsan hees
@drmohamed5946
@drmohamed5946 6 ай бұрын
Cawa usa 🇺🇸 iga so wacday anago bilo ismaqal lkn wan walaalownay mar hore xaqiiqa waxa ah inan is jecel nahay lkn madax adeeg nakala waday😢😢
@Ismail_graphics18
@Ismail_graphics18 13 күн бұрын
Sunday 7/9/2024 time ⏲ 20:34 Hbenimo ❤
@foziaabdullahi5212
@foziaabdullahi5212 9 ай бұрын
Asaagon iga dhofiin isku daal an jogna anbaa heeli laahay wa iskaa aduuun iyo xalkisaa😢😢 dipmlhn
@RaxmoIbraahim-oz6sl
@RaxmoIbraahim-oz6sl 2 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa sideeda saqdhex ayaa dhagaysanayaa heestaan jacelkay ayaa kalatagnay asxbta igu soo duceeya inay ii soo laabato heestaa yaa la dhaaa ha iga dhiman la aan taa dhibweeye
@AmiinGamer2
@AmiinGamer2 2 ай бұрын
Ilaahay hakuu soo cesho
@dahabamohamud6925
@dahabamohamud6925 2 ай бұрын
Ilahey Ha Ku So Celsho ❤La'aantis Dhib Weyan
@MohamedOlad
@MohamedOlad 4 жыл бұрын
Nice song 💯
@AhmedMacalin-zz2zh
@AhmedMacalin-zz2zh 2 ай бұрын
Jacylka asagaa iga dhoofe isku Dalla Ayaan gogana ❤ Alle funifan
@AhmedMacalin-zz2zh
@AhmedMacalin-zz2zh 2 ай бұрын
Dunidan inta gotta jacylka dhabati sidii aan Qofka nolosha Farxad kula wadhago inta Dunidan gogaa nolosha dhabati ah Ayaan rabaa aniga ohi Dunidan waxad Tahaye an arke❤
@AhmedMacalin-zz2zh
@AhmedMacalin-zz2zh 2 ай бұрын
Wlhi marka qaraa ayaa sidii dhacada ❤
@faadumafaaduma3708
@faadumafaaduma3708 3 жыл бұрын
Hada ayanba arkay ano xanun jaceyl idaashaday ☹😞
@Handhe-official
@Handhe-official 14 күн бұрын
😢😢😢
@mobaretv
@mobaretv 25 күн бұрын
26.08.
@Mowliidmuuse-f8l
@Mowliidmuuse-f8l Ай бұрын
Illaahow Qof aan jeclahay ii sahal
@fartounali1078
@fartounali1078 6 ай бұрын
Ilaahow Waa jimcee jcyl qurux badan isii😒
@abdulkeinan4540
@abdulkeinan4540 5 ай бұрын
Hi
@fartounali1078
@fartounali1078 5 ай бұрын
Hi da Waan kaaqaaday 😅
@AliAdow-lu5hi
@AliAdow-lu5hi 13 күн бұрын
2024😢
@AhmedMacalin-zz2zh
@AhmedMacalin-zz2zh 2 ай бұрын
Ayaada iga dhoofiin isku kaladal jongana anbaa heeli laahye boqorda jacyle nolosha farxad kula wadhago😂❤
@cabdirisaaqcawil2309
@cabdirisaaqcawil2309 2 ай бұрын
21-7-2024 Isniin Aniyo K.jano ❤❤
@fahaddhuungale143fahaddhuu6
@fahaddhuungale143fahaddhuu6 3 жыл бұрын
Caadi ma ahan hestan
@abdihakinmohamed5164
@abdihakinmohamed5164 4 жыл бұрын
Nice song
@SaynabMaxamud-di8rz
@SaynabMaxamud-di8rz 2 ай бұрын
@SuhebAbdi-c9t
@SuhebAbdi-c9t 11 ай бұрын
Legend waayee😢
@caaishoqueen2351
@caaishoqueen2351 2 жыл бұрын
Waxakale
@ahmedsheikh1465
@ahmedsheikh1465 Жыл бұрын
Waa hees aad u macan
@XasanGeedow
@XasanGeedow 2 ай бұрын
Haben. Wang San 😂 away gabadhi heclaaa😂🎉
@MaxamedXuseen-hr8kf
@MaxamedXuseen-hr8kf 3 ай бұрын
Wa he's macan
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 2 жыл бұрын
🥰
@caaishoqueen2351
@caaishoqueen2351 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@rtth6138
@rtth6138 Жыл бұрын
😢😢
@caliyacali4561
@caliyacali4561 2 жыл бұрын
Qof aan ogahay markaad dhofto la aantaa nolol laan 😢
@shuutepro1968
@shuutepro1968 11 ай бұрын
Nice
@khalidmouztapha8738
@khalidmouztapha8738 4 ай бұрын
My favorite song 🎵 ❤️
hees cusub qiso jacel dhab ah jacelkeygii dhoofe
5:11
Abdinasir Abuukar guutaale
Рет қаралды 10 М.
Abaayo iyo Aboowe lyrics - Abdi Badil iyo Saynab labadhagax
6:30
GeediGeediMuse
Рет қаралды 570 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 408 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
MAWLIID QAWDHAN -  Best Song ILWAAD - JACAYLKAYGII DHOOFAY | 4K
5:28
Abdirahman Somali
Рет қаралды 356 М.
MACALIMOW HEEZTII  JACAYLKII DHOOFEE  DHUL SHA SHEEYE ADEE
4:57
janagale official
Рет қаралды 32 М.
MAXAMED BK┇ JACAYL WADKII GALAY ᴴᴰ ┇LYRICS
6:59
ZACK FILMS
Рет қаралды 3,2 МЛН
USTAAD MARDUUF JACEYLKEYGII DHOOFEE HEES CUSUB 2022
4:59
Digaale Music
Рет қаралды 428 М.
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,4 МЛН
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 773 М.
HEESTII SUN JACEYL CODADKII MAXAMED SALEEBAAN GUREY IYO XABIIBO KEYF
5:58
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 307 М.
AXMED AARSHE┇HEES CUSUB (AFKAAGA MASUUL KA NOQO ᴴᴰ)┇LYRICS
8:20
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН