Heeso Mcn oo Xul ah - Qaaraami Heeso Mcn Waayo Waayo

  Рет қаралды 1,696,423

kobciye official

kobciye official

4 жыл бұрын

Heeso Mcn oo Xul ah - Qaaraami Heeso Mcn Waayo Waayo

Пікірлер: 399
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 3 жыл бұрын
Habeen jimco sibaxayso sabti sogalayo 11:23 daqiiqo habenimo bisha bisha todobaad sagalkayda labada kun iyo labatan iyo kow 9/july/2021 dhageysanoya xasuus ha I ahaato bal waintaaso sanado badan sijogayee cafimad ayaa idin rajyna inta iga si dambayso walalahayga somaliyed❤💯
@anisrashid5897
@anisrashid5897 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏
@MukhtaarHoussein
@MukhtaarHoussein Ай бұрын
⁰p0 0lpllp​@@anisrashid5897⁰lppp00000p0pppp
@MukhtaarHoussein
@MukhtaarHoussein Ай бұрын
⁰p0 0lpllp​@@anisrashid5897⁰lppp00000p0pppp
@nimcohassan2120
@nimcohassan2120 2 жыл бұрын
Bishii sideedaad shanteedii 2021 ayaa halkaan soo booqday heesta cumar dhulle alle ha u naxariistee ayaa erayo cajiiba ka arkay alloow cimriga noo barakee cibaado iyo caafimaad noogu deeq
@mahadabdirahman3228
@mahadabdirahman3228 2 жыл бұрын
ى ا ٧هوو .. ه ههد د . وعر اهن٨٨هههخهد٨ع ٧..
@abdikanihussain2220
@abdikanihussain2220 2 жыл бұрын
Waa
@yahyaolad
@yahyaolad 2 жыл бұрын
Habiin aan saamaleylayo saacaduna eey abaareyso 12:00 habiinimo tariikhduna thy 25/01/2022 ayaan jiibta la raacaya heesahaan aan kla yareeysan mxuu waqtiga aad heesahaaan dhageysaneyso kuu sawirayaa waayo aad u jalbooneyso in dib lgugu soo celiyo dhamaan intii halkaan timaaday zxbayaal cimri dheer iyo cibaada suuban baan alle nooga baryayaa
@user-op3lj8wc8v
@user-op3lj8wc8v Жыл бұрын
Xsan aadaan samatar sakhda dhexe cad ceedaa sii nay say nuur kii ❤lagu wada soconayaa suuradii xidigahaay burco Maalin khamiisa 2004 /7/11 keedii aktoobar gobalka raga eey saxda ahaa best murqaan
@FuAad1
@FuAad1 6 ай бұрын
Habeen isniin soo galayso 24/12/2023 Qurbahan dhex mushaxayaa xaalad idil keed 😊😢❤
@user-up8mj8uk8g
@user-up8mj8uk8g 4 ай бұрын
@NaazirDiamond
@NaazirDiamond 9 ай бұрын
Yaa ka macaan daalo aragtideeda wah waah intii ila jecel daalo Ha igudbina Laketa👍👌
@karaama1020
@karaama1020 6 ай бұрын
27/12/2023 maalin Arabaca ayaan dhagaysanayaa Sanadkan iyo Qaarkaloo badan Ba Illahay Caafimaad Qab Haynagu Gaadhsiiyo.
@abazaabaza5069
@abazaabaza5069 Жыл бұрын
Heesta koobaad ayay shimbiruhu istaagayaan wlhi 18 may 2023 aya ku mirqaamaya 4 iyo badhkii habeenimo ❤
@somalilandguul2291
@somalilandguul2291 11 ай бұрын
4:30 habeenimo hhhh kaasi suldaan mirqaan wuu dhaafay.
@caamiryare8416
@caamiryare8416 3 ай бұрын
Yaaa qaday heesta
@gday9659
@gday9659 2 ай бұрын
@@caamiryare8416 Cabdi Tahliil Warsame (AU)
@user-on8mm5gf2u
@user-on8mm5gf2u Ай бұрын
yaa qaday zhp
@ABDIAZIZ-hf1ol
@ABDIAZIZ-hf1ol Ай бұрын
Waa anigii iyo maalinta maalinteedii still mirqaaan wlhi 😂
@libaanfarhaan120
@libaanfarhaan120 2 жыл бұрын
Caawa Waa bardhamaadka Sanadka 2021 iyo bar bilowga sanadka 2022 ayaan dhageysanayaa Jawigu Ha idiim samaaado dhaliyaro. Waxaan ku dhageysanayaa Hargeysa iyo Hoygii Fankaa waana habeen Sabti so galeyso.
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
waxan aad uga helaa markaan safar ahay ee gaadhi ssaaranahay dhawaaqa gaaadhiga iyo mar kasta oo gaadhiga leebarka la qabto oo cod sameeyo iyo codka heesaha qaraamiga sida heesta nafku jecel aduunyada ee uu qaado faysal cumar mushteeg iyo sabidii yardayd xasan aaadan what a jawi !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! hees qaraaami ha kaa ahaato ama hakaa maqnaato ilahay ha unxariiisto fanaaniinta dhimatay iuo inta noool ba. mohamedou miiidoh somaliland_togdheer_burao_afgooye . 2023.
@mohamedzaayid1792
@mohamedzaayid1792 2 жыл бұрын
Sida faraska Xullaloo heestaan hada waxa qaadaya wa fanankii Shey mire dacar lkn heesta Cabdi tahliil ayaa lahaay original keedii Allaha unaxariisto dhamantood iyo inta kale oo noolba
@NajmaYousuph-oo6tk
@NajmaYousuph-oo6tk 11 ай бұрын
Cumar dhuule,xassan Adan samater,cabdi tahliil ,tubeeec fanaanin nio wakii hore❤
@hassanabshir6006
@hassanabshir6006 Жыл бұрын
Waaw barisamaad xasuus anoo joogo burco oo fadhiya maqaayad ku taala xaafada burco oo kiinyada oo qayilaayo oo heesta 4 mijin 571 oo ah waaw
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhh afgooye burco ayan kaa soo slaamaya laandheere.
@user-op3lj8wc8v
@user-op3lj8wc8v Жыл бұрын
Yaa salaam ana kaama fogi ugaas hodan qaylo qarxis yaa ehlu duriyadii saxda ahayd
@mohamedhussein8072
@mohamedhussein8072 Жыл бұрын
Waa dadkii xikmada ku heesi jiray intii dhimatay allah Ha ku AUN intii noolna CAAFIMAD TAAMA IYO CIBAADO SUBAN
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 6 ай бұрын
27/12/2023 malin arbaco ah ayan dhagysanayaa sanadkan dhamaanyo Eebow kheyr iigu dhamee kan so socdana wanaagiisa i waafaji wax badan oo an tabayo eebow ii taam yeel😢 inta dhimtay eebe ha u naxariisto inta noolna cfimaad ku waara❤
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 5 ай бұрын
Aamiin administration shaafiyo thanks .
@husseinahmed1260
@husseinahmed1260 10 ай бұрын
Habayn axad so galayso 19/08/2023 Nairobi🇰🇪 xasuus sxbkey cali mahad.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 5 ай бұрын
Habeen marqaamku kaatanbadsho.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Xazuuz 4 may 2022 Saacda 1:07 muqdsho somalia Waa habeen oo roob mahiigan ah da ayo jawiguna mcan yahay waxan hda cabaya shaah kulul waxan ku rxayznaya heesihii hore alle ha u naxariisto fananintena hore iminkana fartun balbalarka iyo falo degan io socdal ba fanan inoo ah wa iska adun marba waji bay ku tusaysa alle hamigeena ha inoo rumeeyo dhmn dhalinta dalka iyo dadkooda uzo kacyza Dhmn umada izlamka ah eid mubarak🥺🖐 Waxa lga yaba ina malin halkan iga waydo ood commentigayga argto pleaze mrka izo duce🥺😙🖐
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 2 жыл бұрын
Sxb malinkaas yaa noso sheegaya inaad dhimatay iyo inkale ciwankaada fbga xitaa noso dir si aan kugu tacsiyeyno sxb 😂😂😩
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 5 ай бұрын
​@@jamalxasanfarax7696😅😅😅😅😅😅😅 Alle haydin xafido . Inta dhimatyna alle haw raxmdo aaamin .
@childrenentertainment2254
@childrenentertainment2254 2 жыл бұрын
23/07/2021 galab jumce ah oo aan wax shaqo ah la qabanayn Roob ma hiigaan ahina da,ay Cadceeda SII dhacaysa waxaan ka daawanayaa qolkayga daaqadiisa Ka dib hurdo dheer oo daalka iga biisay anigoo kasoo kacay Koob shaaha ayaan cabbey anigoo dareemaya xasilooni jidheed iyo mid maskaxeedba Ayaan ku dhegeysanayaa qolkayga oo meel buur ah saaran magaalada Hargeisa Saacadu waa 5:30-6:00
@sagalnacebina3249
@sagalnacebina3249 2 жыл бұрын
May qaali qaali qaali and and then we we yayyatttfffggdqsssssdfzfyddssd see odds on tttt it ty
@sagalnacebina3249
@sagalnacebina3249 2 жыл бұрын
Wan Wan eeeewwerw reer re ree eee
@amo8696
@amo8696 Жыл бұрын
P
@amo8696
@amo8696 Жыл бұрын
Ppl
@amo8696
@amo8696 Жыл бұрын
Ppp
@hassandrogba9087
@hassandrogba9087 Жыл бұрын
14.07.2022 Habeen jimce soo galayo Aduun iyo waayihiiii Qurbaaa-Idilooo i daaashaday✍🏾
@radiyetv
@radiyetv Жыл бұрын
Ax yaa qarami
@alidoyale5043
@alidoyale5043 Жыл бұрын
Waa amin galaba maalintuna salaasa tahay oo ay Ayaanta beriya Ramadan soo galayso 4:30 ayaan dhegaysanayaa anigoo Qaadkaygu iyo sigaarkuba ii camiran yihiin oo ku sugan qolkayga Debrazite itoobiya.
@MohamedAhmed-le8mv
@MohamedAhmed-le8mv 4 ай бұрын
walahi waa aduunyo
@najmotuleed4173
@najmotuleed4173 Жыл бұрын
Waa12 habeenimo waa habeen axad ah bishu waa 30 ka may 2023 waxaan jooga duleedka magaalada qadiimigaa ee cadaadlay waxaan ku jirnaa beer beeraha cadaadley ka mida aniga iyo asxaabteydu jawiga iyo laydha ka dhacaysa maleenmaysid dab baa noo shidan wlahi jawiga lagama sheekeen karo 💥💚
@MohamedAhmed-le8mv
@MohamedAhmed-le8mv 4 ай бұрын
qof caleek. waa 9 kii habeenimo halkan Vermont USA waxan hagaajinaya qolkayga. jewigaaga gaadhi maayo lakin ma xuma
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 6 ай бұрын
Sedex heesood oo ugu jecelahay ayaa kan 2022 hargaysa hadhwaanaga ayaan ku dhagaysanay mntan oo sandku dhamaad yahayn waa turkiga 2023/12/1😢
@apdullali9846
@apdullali9846 Ай бұрын
Waa haween axad soo galeyso jawi mcn iyo mirqaan Alla heesta mcnaaa ...Yallah 😊😅
@siciidbulaale7877
@siciidbulaale7877 2 жыл бұрын
30/5/2022/habeen sabti siii baxaysooo waana habeen ramadaan ugu dambaysa saacadu waa 10:42 waxaan fadhiyaa dayrka guriga waa habeen jawigu qabow yahay jawi roobaad weeye goobtu waa hooygiii fanka ee hargaysa alx waa haboon aaan xasiloonahay
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 2 жыл бұрын
30/4/2022 dheh brother 🤗
@philosophyidee7159
@philosophyidee7159 2 жыл бұрын
2.01.2022 Habeenimo Axad aah ayàan caw ku dhageeysaanaya Holland 🇳🇱 ♥ 💖 😍 ❤ 💓 Jacaylka iyo Love mid ma dhamaado
@apokordhoolayare874
@apokordhoolayare874 2 жыл бұрын
28 September sanada 2021 maalin salaasa 8:40 ah ayaan magalada hargysa xaafada xero awr gaar ahaan sariibada ali mawel ku dhagaysanayaa waa heeso cajiiba iyo legends somaliyeed
@abdirahmanbashir4641
@abdirahmanbashir4641 Жыл бұрын
25/01/2023 habeen arbaco ah magaalada istanbul saacadu 01:08 maalmo qurux badan bey isoo xasuusinayan
@cayuusha4465
@cayuusha4465 Жыл бұрын
Waan kaa agdhawahay
@AbdulkadirShueb
@AbdulkadirShueb 2 жыл бұрын
14 /9/201 Maalin Arbaco ayaan soo booqday Muqdisho degmada hodan Xaafada Siigaaale 🥰❤️🥰
@shakra8948
@shakra8948 2 жыл бұрын
Yaa wardheer kusoo bara 2022 alla waqtigu iyo waayuhu orod badanaa allow cimriga iyi cibaadada noo siyaadi
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Qisada heesaha ma heysiin waa amaan loo qaaday Deeqa maxamed siyaad bare abawanada dhan ayaa is kugu tagtay qof walba hees ayuu ku amanay xasan Adan ayaa qaaday 2 abdi tahaliil mansha Allah abawanka weyn maxamed cali kariye ayaa ku guuleysaty taarikhda barta
@xamiidoofficial3475
@xamiidoofficial3475 2 жыл бұрын
Taarikhyada wanka Helaa ee inoo soo badi WALALKAY 😍😍😍😍
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Laanyahey leexleecaneesee miyaa oocabdi qeeys oo xitan ay xabsiga kusoo booqatey uns uqasdey miyaa
@muftimufti1619
@muftimufti1619 Жыл бұрын
23:25pm hawen arbaco so galeyso beri na tahay ciidul arafa 28/6/2023 nairobi kenya 🖇️
@mohamedhussein8072
@mohamedhussein8072 Жыл бұрын
Haben 31-Jan-2023 talaado hargaysa bn ka dhagaysanayaa waxaan bari sugayaa duulitaan Ama Fly Dubai ah insha allah 😊❤
@rashkahassan6169
@rashkahassan6169 6 ай бұрын
Axad 10/12/2023 Hargaysa hoyga fanka Salamula dhalinyaro
@bishaarmacalin1029
@bishaarmacalin1029 10 ай бұрын
Waa heeso cajiib ah old is gold date 1/9/2023 👂
@hassanhashi8196
@hassanhashi8196 9 ай бұрын
Heeso xul wadda ah, cumar dhuule cali (cumar mahdi) eebbe ha kuu naxariisto. 28-09-2023. Habeen khamiis ah, 1:00Am habeenimo.Kampla waddan uganda.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Lakiin qibrad iyo wax ku qaadasho iyo tusaalay no tahay iyo duruus farxadleh.wax ku qaado waaayaha duni baa layiri aaaakhiro utoog haay oo waxnudhigo aan.ku daray mashaaaaaalah. Bes sacabbadan .khatraaaaaayqaran iftiiin dumaar bbowora yarta.filyaashay waan ugu wataaaaa ana dumaaar.
@khadarbashir5753
@khadarbashir5753 2 жыл бұрын
Hawen arbaco tahay 12:54am hawenimo 15/6/2022 jawidagan iyo qad bila sigar iyo bila shah ah lkn xaladeyda mirqan wa 💯
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Heesta 3aad oo xasuus wacan ii ah ayaan dhagaysanayaa 8 Oct 2021
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
1/5/2022 malin ciida ayaN ku qeylayaaa hesahan intoda dhimantey alle ha u naxaristo inta kalena alle cimriga ha u barakeyo❤️🔥
@candaloforextreding7467
@candaloforextreding7467 2 жыл бұрын
ana maamtan ku abaadiraya 😅😅😅
@ugaascdale-di4hj
@ugaascdale-di4hj Жыл бұрын
Murqan😂 wf
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 Жыл бұрын
31/08/2022 ,Arbaco,Hargeisa-Somaliland Qaraamigani Wuxuu ii qurxiyay Maalintayda ❤️✌️Fankii dambe waa dhintay 😩🙄
@mhussein1508
@mhussein1508 Жыл бұрын
Nu n
@housseinmadobe3996
@housseinmadobe3996 Жыл бұрын
Haanad hassan
@hawoabdikarin8491
@hawoabdikarin8491 Жыл бұрын
@sharmajama973
@sharmajama973 Жыл бұрын
17/5/2023 arbaco edmeton canada jawi dagen oo baraf da ayo ax yaa jawi
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
23/12/2022 ayaan dhegayzanayaaa anigo dawga zhiikh maraya o o burco to hargeisa
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 6 ай бұрын
Alle haw naxriisto maxamed mooge cumar dhuule axmed mooge tubeec digfeer inta noola alle haw sahlo
@motheradermz143
@motheradermz143 4 ай бұрын
Wadan kala wanaagsane wacan ciidi loo bogay hareerihii wacanaay iyo aad caasha dheerta aragtide yaa Riba raaxa kusoo bara😂❤
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 2 жыл бұрын
Hadii hees Aan dhageestay waa heesaha aan dhageestey Qaraami wah wah intuba kalama dhacaan lkn 4 Fanan ayaan Aad ugu dhageesta Kulac tubeec Samatar Mooge Intuba kalama dhacaan inta dhimatay allah u Naxriisto oo u danbi dhaafo inta Noolna SIdoo kale Allah u danbi dhaafo dhamanteena Noo danbi dhaafo
@mohamedosman-ds7sg
@mohamedosman-ds7sg Жыл бұрын
libax
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 11 ай бұрын
2022 😢😢😢 ayaan aad u dhagaysan jiray heesahan anoo aad umurugaysay markaa oo badiyaha Wardheer Dibi ku yahay It was bed year 2022 2023😢😢😢 Yaa Allah caafimaad baan ku waydiistay 😢😢😢😢
@mohamethzultan5460
@mohamethzultan5460 11 ай бұрын
O
@abdiwahidodhii5199
@abdiwahidodhii5199 2 жыл бұрын
Maalin sabti tariiqda 18/09/2021 wadanka kenya magalada garisa anigo gurigeyga jiifo waliba shandarwada ku jiro ayan iska qiireysanahay saacada 20:29pm illahow inta dhimatay qabriga u waasici amiin Amiin ilaahow hoyadey iyo abahey u naxariiso
@ak___adhesh4964
@ak___adhesh4964 2 жыл бұрын
Amiiiin amiiiiin
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 2 жыл бұрын
Aamin 🤲
@ribihabdullahi3493
@ribihabdullahi3493 2 жыл бұрын
Amiin
@xamiidoofficial3475
@xamiidoofficial3475 2 жыл бұрын
Ameen intii Muslimiin ah ilahy ha u wada naxriisto
@HolaFarh
@HolaFarh 2 жыл бұрын
Maslin sabti 27-11-2021Wa USA 🇺🇸 Minnesota. Waaa taariikhh. Markiii loo eego original Heesta 1973. Mudo laga joogo 47sano.
@abdiadenabdulle2950
@abdiadenabdulle2950 2 жыл бұрын
Melbourn Australian 10:58. Am 19/11/2021 caadi maaha waa xulkii fanka macnaha lleh
@viralityvidieos7851
@viralityvidieos7851 2 жыл бұрын
Nio side ku imn kara Australia ustaad
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
illlhy hawnaxriisto intooda dhiimataay inta kaleena haa xiftiiiyo melkasto aayy joogaan fananiinta somaliyeed ee codkaa mcn leh
@xamiidoofficial3475
@xamiidoofficial3475 2 жыл бұрын
Heesihiii hore maxee qalbiga utaabtan oo qalbiga boog oga dhigaan aniga heesti daallo oo looqade amina heestas aan jaclahy 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@mohamedegal5042
@mohamedegal5042 2 жыл бұрын
Aniga waxay ila tahay farqiga u dhaxeeya heesahii hore iyo kuwa hada jooga in ay tahay aqoonta luuqada afsomaliga iyo dhaqanka Soomalida o miyaga ku saleysan!!
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Жыл бұрын
Dadkii hore waxey ku wada dhasheen miyi iyo baaddiye. Dunida ilaahay uumay oo dhan Waxay ka siman tahay in Luuqadda iyo suugaanta ay miyi lagu barto. Dadyowga kale carruurtooda inta ay yaryihiin waxaa la geeyaa miyi si ay luuqadda u soo bartaan. Kii miyi ka yimi intii uu ku faani lahaa ayuu iska dhigayaa inuu dhal magaalo yahay adigoo arka inuu shalay baaddiye ka yimi. Af Soomaaliga daba qabasho weyn ayuu u baahan yahay.
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 8 ай бұрын
​@@mohamedegal5042sas waye huno😊
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 8 ай бұрын
Anigaa dadkii danbe ahay hadana hesihii hore jeclahay afkana kabartaa😊
@najiibabtidoon7396
@najiibabtidoon7396 2 жыл бұрын
12 / 9 /2021 mugdisho Bondhere Heestan ugu jeclahay hesaha
@abdiqaadir3698
@abdiqaadir3698 8 ай бұрын
Alle yaacisak waxaa halkaan codkooda sipuuq la,aan ah aan ku dhagaysanayaaa dhaman faniintii umada soomaaliyeed inta dhimatay alle ha unaxariisto iyo inta noolba my best favorite xassan aaden iyo maxamed saleban tubeec❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Wayne haw naxariisto intii dhimatay 🤲😥
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Nabi Aad u magacowday
@abdiqanimaxamed55
@abdiqanimaxamed55 Жыл бұрын
Mirqaan wanaagsan iyo hargaysa xaafada gantaalaha saacaduna waa 3iyo 15 daqiiqo
@wllfahad3608
@wllfahad3608 Жыл бұрын
1/02/2023 habeen nimo 00:40 oo habeen arbaco sogaleyso muqdisho Somalia 🇸🇴 waa heees qarami ah oo aad umac ❤
@abdigeedi765
@abdigeedi765 2 жыл бұрын
Good fananitihore allaha ha u naxariisto intii dhimatay itii nool cafimaad allaha ha siiyo
@guledjama9007
@guledjama9007 2 жыл бұрын
Ereyadii allah ha u raxmadee maxamuud cabdulahi ciise singub
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Still2023/05/05 hwenimo jimco ah sabti so glys o hdda ad iga dmbyso like ta dhc igu sii awoowe Time 22:04 pm lmo lmo🍻🤜🤛
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 4 ай бұрын
Waa habeen 03/02/2024 Sweden, qaraami aan caadi aheyn,,,
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Fanaanin xul ah baa iskugu yimid meesha😁Tubeec & Xasan aadan my Favourite singers❤️ Nimanyahow Fan idin kama danbeyn wlhi Fankiiba idinkaa la tagey😊 Allow unaxariiso inta dhimatey inta noolna waayo badan nolada
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 8 ай бұрын
Amiin😊😊
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 Ай бұрын
AMIIN YA RABBI YA ALLAH ♥️
@abdirahmanwarsame6266
@abdirahmanwarsame6266 2 ай бұрын
1/4/2024 saacadu waa 1dii duhurnimo maalin isniin ah waxaan safar u ahay gaalkacayo ❤
@bilaalahmedalitatico3837
@bilaalahmedalitatico3837 Жыл бұрын
Kool koolintaydiyo sidan kugu kulalahy kibirkaba kaqadee kol unba sidayda kambaruursan melo aniguna kurbada baas ka kaftoomi doona axya ereyo yaa cumar dhuule cali 《 omar mahdi 》 abaha jaceylka ❤🥰
@awilcaano6939
@awilcaano6939 Жыл бұрын
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa Bbc.galab.wanaagsan
@user-zv2wx9fc9q
@user-zv2wx9fc9q 6 ай бұрын
13/12/2023 haben nimo arbaca ah 00.30 kubirqamayay Djibouti Fan nikama danbayn alaha ni xafido
@mostafeahmed8646
@mostafeahmed8646 2 жыл бұрын
4 Gabooye dadkii fanka lahaaa
@cabdifitaax5540
@cabdifitaax5540 8 ай бұрын
4 tee gaboye ah ina adeer
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 2 ай бұрын
​@@cabdifitaax55403 Ayan ogahay waana cbdi tahliil mxmed Suleman iyo camar dhuule rabi ha uwada naxariste
@ahmedabdillahihassan4744
@ahmedabdillahihassan4744 2 жыл бұрын
Saalax qaasim fanaan Laxamiiste isaga iyo abdi tahliil iskudarsaday
@Deko_degan
@Deko_degan Жыл бұрын
Gallab JIMCE Roobaad 16/9/2022 TUULO KU TAAL BELGIUM,,,, Hees soomaali waa Qaraami😍😍 intakle BILILIQO😁
@halasports6007
@halasports6007 Жыл бұрын
Hees la dhafiyo xataa almirqmiya 🎉🎉🎉🎉🎉
@IMLAURABECAREFUL
@IMLAURABECAREFUL Жыл бұрын
Pozp Jag o
@sjcol9058
@sjcol9058 Жыл бұрын
Kumasaha shanayoo saxarlay jidhkaygana🖐💕💕xasuus😪
@NasirAhmed-xi6vx
@NasirAhmed-xi6vx 2 жыл бұрын
Asck asxaabta somaliyeed meet ayjoogaanba maanta waa maalin Jimce. Ah.bishu.waa.26.nofamper..2021.waxaan.fadhiyaa.magaalada.barakaysan.ee.kutaal.xeebta.berbera.waa.magartala.abdaal.waxaa.da aaya.roobkii.waajawi machan.waxaan.dhagaysanayaa.heesaha.qaraamiga.ah.ila.dhageysta.maansha allaah
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 2 жыл бұрын
Saahil. Berbera ayaa kaso salamayaa
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
Qaraami 07 janvier 2023
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
wan kula socdaaa laaandheere.
@polatalemdar7662
@polatalemdar7662 Жыл бұрын
Heesta u horeeysa kun jeer baan ku ceshadaa kamana cayisayo
@ugaascdale-di4hj
@ugaascdale-di4hj Жыл бұрын
Hesahan xasus 1999❤
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
maalin khamiisa 19/1/2023. hadaad hees ku danbaabaysid qaraami iska dhagays fadlan. iconic weeeyaan somalidii ka horaysay 2000. somaliland burao afgooye.,
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 2 жыл бұрын
28 may 2022/barqo sabti Ah 11:40 Anigoo sarirtyda saran bey isoo Galeen Caasimada umada somaliyed muqdisho muuq bilan🙏🥰 Heeso xul Ah 🤗
@ApdiRaahinOfficial
@ApdiRaahinOfficial 3 ай бұрын
Old is Gold Marka Lagu Leyahay 😊
@samiradhaye7621
@samiradhaye7621 8 ай бұрын
Cumar dhuule heesihiisu jacyl dhaba ka hadlaan😢😢
@NimcoGlam
@NimcoGlam 2 жыл бұрын
Axyaa Qaraami 😍😍😍😍
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
👍👍👍🌹🌺
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 Жыл бұрын
25.5.2023 habeen jumco ah ayaan music kaan mcn ku raaxeysanaya, dagmada madina
@NimcoDheeman-ot8so
@NimcoDheeman-ot8so 5 күн бұрын
Wow yaa wardhedr ku soobara ❤❤
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 2 ай бұрын
3/4/2024 khalitsha cape Town hesta Daalo Aragtideeda mashallh
@rathiaabdi1212
@rathiaabdi1212 Жыл бұрын
Waa goor habeennimo ah waxaan aad u xiiseeyaa heesaha qaraamiga anoo jawiyo kala duwan ku qaata waxa lkn nasiibku igu simay inaan u dhagaysto hab mcn taarikhda bishu waa 22/9/2022 Time: 9:50pm mana Soo koobikaro sidaan ugu qanacsanahay👋❤️
@superkimzee9003
@superkimzee9003 5 ай бұрын
Hestan wagarey adunyadu😢 14/1/2024
@CubeydyareDacad
@CubeydyareDacad Ай бұрын
Dhamaan tayna
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waamaya, waayahii danbe khatraaaaaycaday qiimobadan qurux iftiindumar.Xamarwadajir.5 👋.
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 8 ай бұрын
Habeen isnina 23/10 /2023 dalhi
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin
@kaltuunmohamud-2405
@kaltuunmohamud-2405 Жыл бұрын
Anigu waan hajiraaya oo dalka waan ka baxaya dadkana waan nacayaa
@faras_cadetube2958
@faras_cadetube2958 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 Жыл бұрын
2023 Germany 🇩🇪
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness 6 ай бұрын
Tubeec Samatar Kayskey Cabdi tahliil Cumar dhuule Cigaal
@user-jt5nm2du7s
@user-jt5nm2du7s 5 ай бұрын
Alahay qayamaha
@user-rw6ns7gj3x
@user-rw6ns7gj3x 8 ай бұрын
11 October 2023 xaal aduun
@saciidowcali455
@saciidowcali455 11 ай бұрын
Xasan aadan samataR. Asxan fanan😂😂😊
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
TUBEEC iyo KASKEY Labada Boqor ee soomaaliwayn ❤🔥🐐
@abdillahiahmed4763
@abdillahiahmed4763 Жыл бұрын
Q
@hadaayaguleid2082
@hadaayaguleid2082 Жыл бұрын
Manshaa alah
@cumarshanana4983
@cumarshanana4983 11 ай бұрын
@@hadaayaguleid2082 Ee'
@AhmedThomaz
@AhmedThomaz Ай бұрын
2025 saacd tahay 12:16 murqaankuna hawada yhy iyo jwi degan
@khalilismail3393
@khalilismail3393 4 ай бұрын
Heesta koowaad fanaanka qaadaya magiciisa igu caawiya zxpyal??
@khadarbulshawiofficial812
@khadarbulshawiofficial812 Жыл бұрын
Saqdhexe sacadu wa 01:25 28/6/2023 kaligey dhageysanaya jawi dgn goobtu wa KISMAYO JUBBALAND
@hamsehussein9229
@hamsehussein9229 2 жыл бұрын
17/12/2021 Kenya Nairobi Eastleigh Mirqan time best music 👍🏾🔥🔥
@Showfilms56
@Showfilms56 2 жыл бұрын
🖐
@bilewarsame3895
@bilewarsame3895 Жыл бұрын
Gedo & Caabudwaaq yaa ku soo bara😍.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
HEESO QAACI KABAN MIX AH
2:31:11
kobciye official
Рет қаралды 61 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 165 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 62 МЛН
BEST SOMALI mix 🔥 🔥 legendary mix -DJ YOGI.
46:16
DJYOGI
Рет қаралды 63 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 477 М.
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
senater action
Рет қаралды 113 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Koshin yare
58:34
Moha Go
Рет қаралды 165 М.
AYAAN WADANI HEESO XUL AH 2024
1:04:27
Nasir Production
Рет қаралды 162 М.
SHEY MIRE DACAR HEESIHIISII OODHAN QARAAMI
24:08
Boss Ina Maxed
Рет қаралды 580 М.
xasan adan samatar |Xulka heesaha |Qarami collection
2:44:02
SHABELKA MADOW
Рет қаралды 1,2 МЛН
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Bakr & Бегиш | TYTYN
3:08
Bakr
Рет қаралды 782 М.
Dildora Niyozova - Bala-bala (Official Music Video)
4:37
Dildora Niyozova
Рет қаралды 8 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 2,1 МЛН
Adil - Серенада | Official Music Video
2:50
Adil
Рет қаралды 580 М.
Ғашықпын
2:57
Жугунусов Мирас - Topic
Рет қаралды 102 М.
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 3,6 МЛН
6ELLUCCI - KOBELEK | ПРЕМЬЕРА (ТЕКСТ)
4:12
6ELLUCCI
Рет қаралды 836 М.