Dheeraa wadado ee wadankuna fogaa Wal bahaarku Ku lulaa Soomaalida ayay haysataa taasi maanta Jidkaan marayno dheeraa meeshaa Ku soconaa fogaa 30 qaxoonti tahriib colaado goorme nabad iyo nolol soomaali haleysaa Allah yaclam
@nabadraadshe16 жыл бұрын
Faadumo Duur sida aan xusuusto waxay ka mid aheyd kooxdii Heegan. Ibraahin Baadil ayey heeso badan wada qaadeen. thanks XasanBurhaan for rekindling the memory of the past. 1987 I was in the College of Education (Lafoole).
@abwaanileeyemohamed67996 жыл бұрын
nabadraadshe masha allah awoowbaad iinoqon karaysa malaa imaka
@mohamedaden89826 жыл бұрын
Waa wakhtigan dunida imid, ama aan dhashay weeyi
@baajka1016 жыл бұрын
waxaan ka maqli jiray raadiyo muqdisho sanadihii 80,waxaan dhigan jiray hoose dhexe xamar jadiid,waxaan soo xasuustaa waqtigaas oo aan jeclaan jiray bijiye,jalaato raqay. haddii aan sii wado waxaanka cabsanayaa in aan ooyo. thanks dhamaan inta jecel fanka oomaalida.
@Rageedii5 жыл бұрын
Oo xiligaas bajiyo iyo raqay ma laga cuni jiray xamar jadiid? Kkkk 40 sano kahor iyo bajiyo anigana 20sano kahor aa degenaa xamar jadiid bajiyihii iyo raqaygana ayadoo laga cuno aan kasoo tagay 😁
waxaan aad ula yaabaa dadka youtube ka ku post gareeya fanaankaan reer hebel buu ahaa iyo gobol hebel buu ka soo jeeday faadumo duur qof qaran bay aheyd dadka qiimaha bulshada ku dhex leh qabyaalada halaga daayo qabyaalada dadka ay qiimo tirtaa Any way with this song am remembering my beutiful teenages XasanBurhaan Thanks for your share
@geesigunirifayso3055 жыл бұрын
Huh. 1980 waan xusuustaa
@dhashiiirirsamaale62564 жыл бұрын
Eedaday mcn ilaahay cimriga haku dhereyo i.a qatuumo wanaagsan
@khaliifyare832610 жыл бұрын
fadumo duur fanan lad aad ucod mcn waye wlhi aeestoniga siiba xasuus eey iguledahay xasuus aan galaa mar kaan dhag
wlhi ani waxan Ku xasuustaa jacelkey Igu horeyey lkn nasiib daro wuu dhintay hada waxan Ku arkay hibada jiilka cusub wana Ku soo xasuustay rabbi ha unaxriisto wali ma ilowbin ilaa hada waxan ka soo wareratay 2012ayey Aheed
@Ayanle8616 жыл бұрын
Nabadraadshe mahadsanid, gabdhahan aan ka faallooneynaa mey aheyn kuwo aad caan uga ahaa fanka marka xiiso ka sokoow wax badan lagama hayo sidaas aawadeed ayaa layskugu khaldi karaa.
@zalmanzalah51997 жыл бұрын
Hees muqal iyo arag kusu jidaneysa wooooof
@abdisalammohammed45609 жыл бұрын
waaw wa hees xasuus igu dhaliso mar waliba
@abdulfatahgaboobe589811 жыл бұрын
waa Faaanad qaali ah waxaan xasuustaa Heeso badan oo isla qaadaan ayada iyo Fanaanki weynaa (AUN) Saciid Mire Xaydar, Muddo waxey ku nooleed Dubai hadda sa waxaaan maqlay in ay joogto Xamar
@nimcocali15 жыл бұрын
Cajiib cajiib heestan waa hees dhiiqa ku dhaqaa jinay
Waxaan u maleyn in Ibraahin Baadil isla qaadi jireen heestan.
@HADLIYEH14 жыл бұрын
WAAYADAN DUMARKU KEYSHALI WAXAAS MAY QAADIN JIRIN ,BIYO ISMAY MARIN WAA SIDAY U DHALATEY . YASALAAM
@maryanali26066 жыл бұрын
War maxaad tiri😂😂
@abdiasisyusuff7875 жыл бұрын
Heestan adban ujeclahay kamana dhargo dhagaysigeeda samayn gooni ah bay iguledahay runtii Malin malaha kamid ah ayey isodirtay jacaylkaygii oon kala maqnayn My sis khalis gulayso its was 2010 till 2019 Wayuhu dhibbadana
@alisoma46745 жыл бұрын
1980 iyo hada 2020 dhegeysanoya
@ilyaasmahamed32908 жыл бұрын
faadumoduur
@geediadem50153 жыл бұрын
Soomaali hadaan nahay waxaan u baahan nahay wax jecayl iyo kal gacal isugu keen abuura oo qabiil iyo qabyaalad inagala dagaalama markaa ayaan aduunka la mid noqon haddase dad ma nihin lk dad ayaan u EEG nahay
@ahmedabda53457 жыл бұрын
Ahmeeed
@Ayanle8616 жыл бұрын
Nabadraadshe, saaxiib heestan ka soo celiyaal inaan maqlo mooyee video kuma arag laakiin Sureer waxey aheyd qof cod wanaagsan oo markeedii hore kooxda Horseed ka mid aheyd, inkastoo aynan laheyn heeso sidaas u badan oo la dhageysto. Heestii "caashaqu wadaag ma leh" ayey aad caan ugu aheyd
@nabadraadshe16 жыл бұрын
Walaal Ayanle86, sureer Axmed sow ma aha hoboladdii ay wada qaadeen heestii " Ka soo Celiyaay", Magool & Seynab cige oo ay kooxda Waaberi gadaal ka jiibinayaan???????
@haronsahal28946 жыл бұрын
218 hit like
@abdiasisyusuff7874 жыл бұрын
Rutii hestan wan jeclahay mana aha inan xiiseyo heesaha lkn waxan ku xasuusta jacaylkaygii ibartan heestan anon waligay arag oon maqal ayey iso dirtay ayado qoraal ah oo waliba dhamaystiran heesta oo qoran it gacanteda ku qortay ayey isodirtay marka ma ilaawo Runtii Isma hayno xumana kumanan kala tagin Farxad kunolo ban leyahay
Nabadraadshe: nin qaali ah oo fanka aad uga faallooda ayaad tahay walaal hayeeshee tani waa heestii kelida aheyd ee ay qaadi jirtay Sureer Axmed Faarax (nolol & geeri midna kuma maqal). Faadumo Duur heyska dabaqaaddo ee waxaa caan ku ahaa oo lagu yiqiin inantaas.
@cisiidsaalax7165 жыл бұрын
Mid yaroo gabara oo tar tan kugashay heestaan cod keeda xitaa lama maqlaayo neef tuurka kadhacaaya 😂😂 waa yaabaysaa jiilka maanta codkooda banaanka umasoo boxo sababta kaaqan is bar bar dhig markaa samayso waa yaabaysaa dadkii hore cod koodu wuxuu ahaa natural maclimiinta wax soo saaraysana waxay ahaayeen kuwo kutaqaqusay shaqadooda