Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 17aad

  Рет қаралды 1,116,974

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

16 жыл бұрын

Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1989. Qadiijjo "Qalanjo". Selection of Somali music from the SDR TV, 1989. Khadija "Qalanjo".

Пікірлер: 194
@mikiasketema3711
@mikiasketema3711 4 жыл бұрын
Love her.love to all Somali people from Ethiopia.
@user-zq8fs7ty8q
@user-zq8fs7ty8q 4 жыл бұрын
يالله عليكم اخواني الصومالين والله انتو بتشبهونا في كل شي بس انا مابعرف اللغه لكن الاغنيه كتير حلوه سوداني بحبكم مووووت
@darinmoh7403
@darinmoh7403 3 жыл бұрын
ونحنا بنحبك يا صديقى السوداني 🙄
@ardaagaashkir2709
@ardaagaashkir2709 2 жыл бұрын
تم تأدية هذه الأغنية في الخرطوم.
@Osama_Hanta
@Osama_Hanta 7 ай бұрын
❤ we love our Sudanese 🇸🇩 people.. 🇸🇴
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Qadiijo qalanjo fanaanadii ugu quruxbadnayd fanaaniinta soomaaliyeed.
@ahmedmuse1165
@ahmedmuse1165 4 жыл бұрын
Deeqsi Abdilahi Ahmed SAADO iyo QALANJO teebaa qurxanayd?
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
Asc qadija qalanjo waxay ahayd. Gabadhii hablaha soomalida quruxda u qaadatay miss Somalia thanks best Yusuf jama UK Birmingham
@jaallecabdicasiismmeegaar9729
@jaallecabdicasiismmeegaar9729 4 жыл бұрын
24 May 2020, waa habeen kii labaad ee ciida soon, waxaan ka dhagaysanayaa gobolka Gebiley degmada Allaybaday.
@sacdiya872
@sacdiya872 8 жыл бұрын
Old school somali music will always be the best
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
sadie And
@axmedmaxamed6743
@axmedmaxamed6743 5 жыл бұрын
Heeso dhagaysi ah
@yaasircade8359
@yaasircade8359 4 жыл бұрын
Wasmo and then the
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Waa bilaa mekup iyo bilaa buruko waxasaaa qurux lagaa dhahaaa somalidii hire qurux udaaaa ❤️❤️ qalanjo bilaash loma dhihin
@muuqaalis5924
@muuqaalis5924 4 жыл бұрын
Waxay ka mid naagihi quruxda uga qayb gali jiray somalia caalamaka qadijo qalanjo
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Basra.93 Mohamed masha allah waxey qaadatey quruxda sideetameeyadii
@dhashiiirirsamaale6256
@dhashiiirirsamaale6256 4 жыл бұрын
@@muuqaalis5924 waxey kaso jeeda qabilka somalida ugu quruxda badan
@muuqaalis5924
@muuqaalis5924 4 жыл бұрын
@@dhashiiirirsamaale6256 abaayo qaliib wax micno ah maleh markey halkaas ka heeseydo waxaa u saaran calanka buluuga qabiil qabiil ka qurxan ma jiro hhhhhhhhhh
@queenhibaaq5916
@queenhibaaq5916 Жыл бұрын
​@@dhashiiirirsamaale6256 qabiilkee wayr
@FreeAssange_
@FreeAssange_ 4 жыл бұрын
Absolute beauty
@ciinkaciinka6560
@ciinkaciinka6560 4 жыл бұрын
hadaa dawane 2020 like isii wallal
@nurjama1101
@nurjama1101 4 жыл бұрын
Waf caleyka qof qurxoon iga dheh
@hanaanahmed5228
@hanaanahmed5228 4 жыл бұрын
Waa qurux fankii bore 1989waa mark a dhashay waanku frxsanhy inaan daawado
@aziez2011
@aziez2011 4 жыл бұрын
She’s beautiful 😍😍😍
@farhanalihalane2457
@farhanalihalane2457 9 жыл бұрын
mrissyas Qadiijo Qalanjo waa nooshahay Uk London ayey degantahay meeshaas ayaan ku ogaa fankana waa joojisay sidaan maqlay
@husseinateye527
@husseinateye527 8 жыл бұрын
+Farhan Ali Halane .. Sidaad sheegtay weeyaan walaal.. nacaska Jamal cabdi ee dumarka amase fanaaad soomaliyaad caayayaa u sheeg.asc
@farhanalihalane2457
@farhanalihalane2457 8 жыл бұрын
Haa walaal Kadar wa sidaa mahadsankd
@lierliotoyote7427
@lierliotoyote7427 8 жыл бұрын
p
@khaderahmed2945
@khaderahmed2945 6 жыл бұрын
Farhan Ali Halane mashallah walahi waa kufarxay newskaas walahi. Ilahy vimri dheer iyo janna allaha geeyo
@ismailmohamed2735
@ismailmohamed2735 5 жыл бұрын
Illahay ba qurux udhamestiray mansha allah
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 3 жыл бұрын
Qadiijo Fanaanadii ugu Qurxaneed Berisamaadkii Bila make up iyo camero xun vey sidan eheyd Wah wah 💖💖
@najmamusemagribisbeutieful9303
@najmamusemagribisbeutieful9303 7 жыл бұрын
MashaAllah she is so pretty
@osmanabdi9363
@osmanabdi9363 6 жыл бұрын
old school has signifying impact on our life...I love and listen every moment
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 4 жыл бұрын
Yasalam Qalanjo Alle qurux ku siieyey.
@quruxleeyisaaq
@quruxleeyisaaq 13 жыл бұрын
Qadiijo Qalanjo Beautiful Woman.
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 6 жыл бұрын
Axyaaa khadiija qalanjo ilaa xatal aaan waan dhagaysanayaaa ilaahay janada ha ku geeyo, cimri dheerba ha ku siiyo. waad noo raaxaysay in badane.
@qarapapaq2
@qarapapaq2 11 жыл бұрын
What they did from this country with such a great culture... :(
@omerahmed7384
@omerahmed7384 4 жыл бұрын
qarapapaq2 ,I being asking the same question
@Bee-it8sx
@Bee-it8sx 4 жыл бұрын
Ai Ib Sweetie your still Somali 😘😘
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
@Ai Ib Attention seeker
@shabac30
@shabac30 14 жыл бұрын
Markaan daawado Qadiijo qalanjo iyo quruxdii ay soomaaliya lahayd waan murugoodaa aduunka horay buuu u maray oo waxaa la marayaa 2009 annaga hadaan soomaali nahay waxaan taagan nahay ilaahoow sidii aan beri hore ahaan jirnay uun si la mid ah ama xitaa u dhaw ma noqon doonaa qofna ma ogola inuu saacad dunida dib uga dhaco anagana waxaan raali iyo bar ku nahay hadii nala yiraa sidii aad beri ahaan jirteen 1980 ka soo bilaaba aad baan ugu farxi lahayn ilaahoow soomaali u gargaar
@ahmedfarrah8769
@ahmedfarrah8769 7 жыл бұрын
HOO HII 2017
@futboll__7477
@futboll__7477 7 жыл бұрын
Ahmed Faarah ma nooshahay
@hajiali1120
@hajiali1120 7 жыл бұрын
hadaaaad Nooshahay ogoow inaan joogno June 2017 somaliana halkii iyo ka sii fog marayso
@xafsamudan222
@xafsamudan222 5 жыл бұрын
Waxa ljogaa 2018 /9/9
@hamdiqurux1731
@hamdiqurux1731 5 жыл бұрын
Asc walalo ma noshahay 2019 kiba halbil noga hartey walina meshi iyo melka sixunbey maraysa Somalia
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
Khadiijo maxmuud qaljo maasha allaaah waa nooshahay vimri dheer iyi caaafimaad kuwaar mamo
@cabdikarfarah4249
@cabdikarfarah4249 5 жыл бұрын
Qurux waaye fanaanadan ❤️❤️❤️😘😍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto intii dhimatay
@gaadaco9206
@gaadaco9206 4 жыл бұрын
inta ila dhagaysatay 2020 like iisaara
@omerahmed7384
@omerahmed7384 4 жыл бұрын
Modellada somaliyey alle ku naxriisto
@omerahmed7384
@omerahmed7384 4 жыл бұрын
Beautiful woman with raw talent
@faysalbiile5933
@faysalbiile5933 3 жыл бұрын
Dharkaaa waagaa ay xidhnayd qadiija qalanjo hada ayay habluhu xidhaan waaa gabadh labiska aad ugu horaysay quruxbiyo hubqaad iyo cidna loodhameeyay
@omerm2250
@omerm2250 5 жыл бұрын
Old is Gold
@jbvccigaming1017
@jbvccigaming1017 5 жыл бұрын
Allaahu agbar.
@muhamadyare2070
@muhamadyare2070 4 жыл бұрын
Allah yahdiikka Soomali markaaneey dad ahay aaway soomalidda maanta maan ku daysano
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Soomaalidii quwadda iyo quruxda badanayd mucaarad xaaraan ah oo cadowga ummadda Soomaaliyeed hub iyo lacag soo siiyey ayaa burburiyey wadankii sharafta badnaa. Waa taas ay ummaddi kala carartay.
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
Asc qadija qalanjo waan ku salaamayaa marka hore mar labaad waaayo waayo thanks qalanjo inadeer best Yusuf jama UK Birmingham
@mawand33
@mawand33 12 жыл бұрын
wah wah yasalaam qurux iyo codba allhba kugu deqay walsha nolow
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 4 жыл бұрын
QALANJO QAYBSAMI WEYDAY
@bosshoggish1
@bosshoggish1 3 жыл бұрын
Qadiijo is a Qalanjo no doubt!
@duranhassan6456
@duranhassan6456 4 жыл бұрын
Eeg siday ugu xarragoonayso iyo kalsoonida ay ku heesayso, fannaaniinteennaan danbe qaarkoodka heesta Play back-ta ah ayay ka dhacaan jilliinkeeda keliya. Cimri dheer iyo caafimaad mom.
@maxamedcabdullaahi7407
@maxamedcabdullaahi7407 4 жыл бұрын
Masha allaah
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
27 April 2k19. Saturday. 4:46Pm ❤
@xaamidsicid3764
@xaamidsicid3764 4 жыл бұрын
Sadam oli khadijo qalanjo heesa heeda waan ka helaa siba hestan yaa ila dawanaya 12/5/2008 waxan
@ahmedmire7600
@ahmedmire7600 2 жыл бұрын
Heestan wax curiyay AUN./Abwaan Yusuf Aadan, Base Muqaalkaan Waxaa lagu qabtay Tv sudaan 1976. Raga tumay waa sudaan.
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Daa walahaa wa xur xaq majeerteen ka joog Somalia iskadaah
@abdikareemomar7364
@abdikareemomar7364 4 жыл бұрын
Macha Allah waa kan fankii iyo fanaaniinta saxda ahaa waa barigay xigmadu socotay caashaQu ma gunbaa ma gun aan xishoonbaa ruuxuu xiska u galo ma u guul dar naan baa eshcala ama esh Qiyazak
@waliyow7157
@waliyow7157 5 жыл бұрын
Mashallah Wayquruxsanaty walahi
@mohanedharon465
@mohanedharon465 4 жыл бұрын
So beautiful Singer from Somalia but playlists from Sudan
@adnohirzi2305
@adnohirzi2305 6 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto 🙏🏽😓😓😓 She is beauty girl 😍❤️ 1989 🎶 2017 🎧✌🏿
@mazzikatya
@mazzikatya 4 жыл бұрын
Qurxuley qadisha qalnjo 😘😘😘😘
@yasincisman4597
@yasincisman4597 4 жыл бұрын
2020 khartoum sudan.
@mcc1437
@mcc1437 4 жыл бұрын
Woooow xasuus . com yaaa ilaa daaawanaya 2019
@roobleamed3421
@roobleamed3421 5 жыл бұрын
Baridhaxdaa ayaan maamo qalanjo Oo bbc da ka hadlaysaan dhagaysanayay wiil baa ka xidhnaa Allaw soomaaali gobanimadoodii usoo Celi
@cabdiqaadiraxmed1010
@cabdiqaadiraxmed1010 7 жыл бұрын
Eesh calaa fanaanad ilaahoow kuu naxariiso khadiija qalanjo Somali legend I extremely supported you mama
@mohmedaden6016
@mohmedaden6016 7 жыл бұрын
Cabdiqaadir Axmed way noshahay UK bay dagantahay
@cabdiqaadiraxmed1010
@cabdiqaadiraxmed1010 7 жыл бұрын
Mohmed Aden haday nooshahay miyaanay naxariista ilaahay u baahnayn
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Heesihii hore iyo fanaanintii hore un baaa ahaa wax ladaaawado wlhi
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Dalka Somali wuu naga dhexeeyaa
@adankenow2688
@adankenow2688 5 жыл бұрын
Nice waaye
@faizahusien2634
@faizahusien2634 5 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto 1987🎶🎻 2019 June 6/5🎧
@hagaafe4526
@hagaafe4526 5 жыл бұрын
Rahaiyomarodiguwaywadarafii peen
@najmamosa3848
@najmamosa3848 7 жыл бұрын
great
@muuqaalis5924
@muuqaalis5924 4 жыл бұрын
Yaa OG in nin lacag heysta naagtan soo doontay oo ajaanib ah lkn siyaad barre iyo ayada ka diideen
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 4 жыл бұрын
Ma iyaday ahayd mise ma gool
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
@@ayaansiciid765 Waa khadiijo Qalanjo
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 3 жыл бұрын
Magool nin rich ah oo Sudan ah baa soodontay jaceyl dhiig malagu qoray
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
waxaasaa fanaanada woof
@khalilomar3962
@khalilomar3962 6 жыл бұрын
Somalida waqooyi way ka qurux badan yihiin dadkayagan koonfurta.
@hamzehkoraan2268
@hamzehkoraan2268 6 жыл бұрын
Khalil Omar agree
@mohamedyusuf6014
@mohamedyusuf6014 6 жыл бұрын
Khalil Omar Hade maad afkii koofurta ku hadashid Dadkayagan kulahaa Hhhhh Suu ree koofur iska dhigaa Hh
@fatuuusharaf5660
@fatuuusharaf5660 6 жыл бұрын
Khalil Omar berlula. Ma waqoyiya ader Somali wa mashalh wil iyo gabdhaba qur alx I am proud Somali ahay
@aminafarah1714
@aminafarah1714 5 жыл бұрын
Gabadh samaron sicid ah weyan
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
somali anigu hadaan dhan walba ka fiirshey wax kal urxoon wa wayey runta hadii l sheego wofk ayey ku xirnthey maxaa yeeley fanaaniinta fiiri waabari sootey isku wada ekayeen eeadaa is jecleystey in aad isfaniso lkn lahjadad maa koonfur iska cadeyso somali maryooley marka xamar cad cad laga reebo waa isku tab
@tallman6660
@tallman6660 7 жыл бұрын
hoyhooy qalanjooy
@Dhamaagdheer
@Dhamaagdheer Жыл бұрын
Waaaaaw
@MubarakAli-ph3uu
@MubarakAli-ph3uu 8 жыл бұрын
Balgabadhaan macanka heesta uqaadayso & heerka maanta looqaado fanaaniinta cusub. dhanka kale somalia maantey guntahay
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Bal sheeg gabadha Somalia iskuday
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
waakuwaa Somali ka Xishow walal
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 5 жыл бұрын
qadijo qalanjo ilaa hada fanaanad ka qurux badan majirto
@istarlaki
@istarlaki 11 жыл бұрын
caashaquu ma gunbaa ma gun aan xishoonbaa ruuxuu xiska u galoo ma u guul daraanbaa war ma geed abaareed aan geeyn wanaagoo barwaaqaduu gubeeysaa gafka aan xanbaartee gartu ma u maxbuusbaa inta geesi laba nool adaan kaaga golongolay hadaan gacaliyoow iri ma wax laga gubtaabaa haba ii garaabineee
@alinur1919
@alinur1919 4 жыл бұрын
Bĭntĭ Bürsẳlĭĭd Sǿmẳlĭstẳrş www.abwaan. shoot.com
@mawliidcismaan7057
@mawliidcismaan7057 4 жыл бұрын
Wooow woow
@muxumedyare7340
@muxumedyare7340 4 жыл бұрын
@ . Z
@saidoahmed2710
@saidoahmed2710 4 жыл бұрын
Idil
@dy2334
@dy2334 4 жыл бұрын
Sidaas hadi ad quraanka wu xifdi lahayd aya ficnalayd
@siciidbilleismaaciil564
@siciidbilleismaaciil564 2 жыл бұрын
يا سلام! محي ؤدسيجنيسا.،
@saasobosaaso3234
@saasobosaaso3234 7 жыл бұрын
Musicu halku ka macanyay waa nimanka soodaanta (Sudan ) ee u tumaya iyaduna umay yaraysane barteeday dhigtay
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
We are talking before 50 yrs enjoy
@mrxussein
@mrxussein 6 жыл бұрын
Waw oo qalabka musigada waxa noo qaraci jidhay suudan
@NasroCawil
@NasroCawil 5 жыл бұрын
😍😍😍😍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Soodaanbaa u tumaysa khadiija qalanjo waa reer boorama hooyadeedna waa Eretria
@xaliimocumar3475
@xaliimocumar3475 5 жыл бұрын
Inta geesi laba nool adaan kaga golangolay. Hadan gacaliyow idhi ma wax laga gubtaaba. 2018/12/8
@maxamuudgoodax2303
@maxamuudgoodax2303 5 жыл бұрын
Sharf idilked qadiijo qalanjo gob bey aheyd
@maxamuudgoodax2303
@maxamuudgoodax2303 5 жыл бұрын
Xaliimo cumar ma. Is ledahy hablaha hada jira sidas ayey wax u qexi karan
@dealmeida369
@dealmeida369 13 жыл бұрын
amei
@cumermohamed7067
@cumermohamed7067 4 жыл бұрын
Bilaa May kap waleee waxaas qurux ah
@shaficiiman8049
@shaficiiman8049 4 жыл бұрын
Qurux gaboow baa ka dambeeya ilayn birtuba way daxalaysata
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
Waa waqtigii ay sii yaraaneysey yididiilsdii ay soomaalidu la haanjirtey iminkana isu bedeshay kala haayaanka dheer iyo geediga aan laga soo kabin karin 50 sano ee soo socda soomaaliga maanta jooga waxa caqligiisii lagu shubey qabiil aan lahayn meel uu dego ama uu salka dhigo waa qabiilka waxa lagu shubeu in ay kala xoog weynyihiin iney kala yihiin laan
@adamwole807
@adamwole807 6 жыл бұрын
I must say Cushitic People are so. gr8!!
@hamdaabdirahman6716
@hamdaabdirahman6716 8 жыл бұрын
waaaaw hapa igraapine hapo noolow
@abdifattahibrahimisse422
@abdifattahibrahimisse422 8 жыл бұрын
Maya waan kuu garaabayaa wll...
@ahmedyasin5565
@ahmedyasin5565 8 жыл бұрын
dawlad wataa iyada kaliya dubin wadankay jogtana qimay ka lahayd faninta waxa wada garacin musiga wa farsama yaqaninta sudan ugu sareyey
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 8 жыл бұрын
Musicaan waxloodhigaa hadhin waaaaaaaaw
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
Watching 20th April 20 20 (Nairobi)
@NasroCawil
@NasroCawil 5 жыл бұрын
❤❤❤💘💘💘💘💘💋💋ax ax
@meone2867
@meone2867 5 жыл бұрын
Is she singing about magool?can someone explain the song in English please?I would love to know
@ibrahimhassan4418
@ibrahimhassan4418 5 жыл бұрын
The song is about the luv and she is comparing luv with things that happen in our daily life then she will tell her lover that she loves him so much but the guy is not into her.
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 жыл бұрын
Me One wa runteed walahay
@baajka10
@baajka10 14 жыл бұрын
soomaali haddaan nahay waxa kaliya ee noo haray oo sharaf in oo ah waa xuuralaceynta soomaaliyeed,intii kale oo dhan waan bur burinay
@emabiaconero2131
@emabiaconero2131 6 жыл бұрын
Salve yoloooooo
@nancyn9218
@nancyn9218 9 жыл бұрын
shes was pretty
@mohamedfarah7669
@mohamedfarah7669 4 жыл бұрын
Maxay qurux iyo qaayo lahayd gabadhas hadana waxa na walay kuwo gagaaban oo doolakhay intay ranji iyo balo marsaden
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
sooraan
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
b
@mrissyas
@mrissyas 14 жыл бұрын
maansha allah, gabadhan quruxdeeda iyo heesaheeduba wax la ilaawi karo maaha. Ma ogtihiin horta hada inay nooshahay iyo inkale because wax danbe lagama maqal?
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Khadiijo qalanjo way nooshahay England ayey dagantahay. Cimriga Alle ha udheereeyo
@pppkol4000
@pppkol4000 4 жыл бұрын
adigu ma nozhahay 2019 9 20 khamiz
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 4 жыл бұрын
Naagtaan magaceed waa igu cusubtay ma aqaani
@mohamedabdilahiali968
@mohamedabdilahiali968 4 жыл бұрын
Wn qoslay wlhi 😂😂😂😂😂
@duhohirsi4367
@duhohirsi4367 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️🥰🏵🏵🌹🌻🌹🍁🌻🍂
@abdullahihuseein6149
@abdullahihuseein6149 5 жыл бұрын
heeswacankkkkk
@GUJIIZ
@GUJIIZ 12 жыл бұрын
Geed Abareed an Geyiin wanagoo barwaqaduu gubaysa, Geefka an xamabarte Gartu mow maxbuusba?
@naifl1390
@naifl1390 6 жыл бұрын
Jag
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Inta gesi nol adan ka dhex gobtaye haba I garabin
@bahbaschool
@bahbaschool 9 жыл бұрын
Marekan bey guun ka tahay walee dumarka somaliyed wax badhan bey isbedele
@husseinateye527
@husseinateye527 8 жыл бұрын
+Jama Abdi khadija qalanjo guun ma aha , Mareykana ma joogtee ee horta wax hubso intaad afkaaga xun ee huuryade le ku cayayso. Waa naag asal ah oo muslim ah oo Samaroon ah waliba
@dalkamedia5355
@dalkamedia5355 8 жыл бұрын
+kader celi thanks waa sax qadiijo qalanjo baashow ayaa qabi jiray sax reer waaberi asal ah
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 8 жыл бұрын
+Hussein Ateye haheey khadija qalanjo waligeedna gun maynoqon noqona mayso alle cimriga hawdheereyo
@husseinateye527
@husseinateye527 8 жыл бұрын
London ayay Dagan tahay hablo aad qurux badan way dhashay funkana way ka fariisatay.. Ramadan mubareck
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Qofkan xanuunsani maxuu ahaa. Ku dambaabi mayne Alle hacaafiyo way muuqataa inuu qof dhiman yahaye.
@mustafeali7564
@mustafeali7564 8 жыл бұрын
wow
@Qabyatire
@Qabyatire 10 жыл бұрын
cadaabtu jidhkaga ma gubto
@leonmuffett6552
@leonmuffett6552 8 жыл бұрын
Qabyatire, yes bro, so do you. She was the most pretty Somali girl in her time. And now still pretty mom.
@dudunle
@dudunle 13 жыл бұрын
Qalnjooy ku aaway baryahan laguma arkin ma nooshahay ?
FAYNUUS SHEEKH DAAHIR JACEYLKII KA DHINTAY@bulshadacusub
12:14
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 60 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 47 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 32 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 105 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 19aad
3:54
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 168 М.
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
bahdon action
Рет қаралды 156 М.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q3
9:54
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 189 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 368 М.
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Naji Productions
Рет қаралды 1,6 МЛН
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
hees soamaali ah qadiijo qalanjo
4:22
Ali Jala
Рет қаралды 269 М.
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 607 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 3,4 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 183 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,4 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,4 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 3,6 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 103 М.