Qolabaa calankeedu waa cayn - Heesta calanka soomaaliyeed. Somali flag or anthem song
Пікірлер: 504
@farhandjama56507 жыл бұрын
From Djibouti hambalyo all my brother and sister viva Somalia 🇸🇴🇩🇯
@halgansharaf67386 жыл бұрын
Farhan Djama jecliyaa walaaleheen
@maxamedlaki36705 жыл бұрын
D'jibouti Somaliland Somalia same
@mandegmahamoud51675 жыл бұрын
Farhan Djama Djibouti is a Somali land 🇸🇴🇩🇯🤲🏽
@boqorkasomalida83035 жыл бұрын
insha allah anoagoo sidii hore ka awood badan waanu soo noqon . wlalakaaga djabuuti dhiigayga Somalia Respect Jabuuti
@a-fmire78913 жыл бұрын
Walaalaa nahay SOMALI WAYN
@MrMusab-sz6oe7 жыл бұрын
am from sudan I like this song too much and I don't know what it means and it make me happy 💙❤ I have more friend from somalia best of my friend ( aman ,asad ,captin ,belbel , garpo ) I love somalian people
@abdirahman86976 жыл бұрын
We love you too
@mariaabdulhalim44596 жыл бұрын
Musab Mohammed it means. Every people there flags have colours, our own flag like the sky 🌌 without cloud ☁️
@iqlaasgacal39226 жыл бұрын
thanks brother
@abdulmoaw63335 жыл бұрын
Thanks 🙏 even us we love you guys sudan and somali iam from baled weyne central Somali
@7l165 жыл бұрын
Musab thank you very much welcome even we like you
@mandegmahamoud51675 жыл бұрын
From Djibouti, proudly Somali Alhamdouliallah 🇸🇴🇩🇯💪🏽
@hanariirash67495 жыл бұрын
Same here 🇩🇯🇸🇴❤
@mandegmahamoud51675 жыл бұрын
hana riirash welcome sister things are changing Djibouti is part of the Somali lands 🇸🇴🇩🇯💪🏽
@galadomar21218 жыл бұрын
heesta astaanta ah qof kasto oo somali ah like ha saaro si astaanteenu u hor marto
@sahrowarsame41058 жыл бұрын
gallad subscribe iubbnnnbbbbbhgffi9 bj
@galadomar21218 жыл бұрын
dhiiqo maxaad ku qososhay😂
@abdullahiali70077 жыл бұрын
Asc waxaa fashilamaye waa shaqo siyaadaye lkn dad soomaliyeed wali waa nool yihiin waan jirayaan waayo mudo dheer ayaan raadineyenaye soomaliya oo mida caruueteenuna waa raadin doonana oyaga iyo wixii ka farcama insha allaha
@qadarshuuriyeguure Жыл бұрын
@@galadomar2121 and I.ahmed
@inagaashaan215110 жыл бұрын
the song makes me cry for real.. god bless our country.. ameen
@abdirahmanabdullahiali97589 жыл бұрын
Ameen Yaa Allah
@hassansalah85829 жыл бұрын
Ameen bro inshallah
@mohamedabdidahir66677 жыл бұрын
waly abdallah aamin bro insha allah
@adekalif157 жыл бұрын
ameeeen
@footballfans3247 жыл бұрын
waly abdallah amiin yarabi
@truongphucnguyen75867 жыл бұрын
I am not Somali but I like this song too :)
@abdulrabiabdullahimoha7405 жыл бұрын
Is the somali national song
@yahye_dufaaci4 жыл бұрын
Thank you
@yuusufshiikh93174 жыл бұрын
Thanks ❣❣
@dadayare74274 жыл бұрын
Thanks for ever
@armaanyareofficial61134 жыл бұрын
Kuwii somalida baan qaar aqoon saad na leedahy anoo somali ahayn ba ka helay ina faarax mad madoobaw soo wada bax
@djmahad93319 жыл бұрын
i'm 19 years old i love u this song's ofcourse i'm really wadani
This song make me be so emotional 😢😢😢❤❤❤❤❤ Long live somaliya
@fadumaosman37856 жыл бұрын
Asiya Haji
@a.j.halane47845 жыл бұрын
Gabadhii an jeclaa & heesti calankaa ayaan iskuhelay.
@asiyahaji80475 жыл бұрын
@@a.j.halane4784 walalkey halke igu jecled
@asiyahaji80475 жыл бұрын
@@a.j.halane4784 walalkey halke igu jecled
@boqorka213 жыл бұрын
me too, got teary eyes just watching and listening to the Somali Anthem. Reminiscing how great Somalia was before the civil war even though i have never witnessed. Pray that things will change for the better.
@أبوعضلات-ب7ض7 жыл бұрын
somalia waa so noqanesa hada illahow idemo ...manta wa 1 July 2017 ..magaceeya waa cabdinasiir cabdulraxman baarsho wanaagsan dhaamaad
@abdixabibi38744 жыл бұрын
Mantaana waa 1 july 2020 illahayo soomaliya xafiid
MashaAllah our Anthem is so beautiful. I was filled with emotions just watching the video and seeing my people. Insha Allah Somalia will rise again. May Allah put love for each other in Somali people same way i cry when i'm filled with pride when i see my people
@guled6694 жыл бұрын
Big Happy Birthday Somalia, for 60-years as independent Country and State!!! HAMBALYO
@BigCatFanatic12 жыл бұрын
I wish there was an instrumental recording of the national anthem. I really need one for my national anthem collections
@قنبلهجوبى8 жыл бұрын
اللهم رجع بلادنا زيما كانت يارب لوءلوء افريقيه
@xlovelyromance5377 жыл бұрын
aamiin aaamin
@craxiinnagiibclaahi97457 жыл бұрын
قنبله جوبى maad garatid wadanimada ma ilaahagad dadka uxasuuqaysay
@bills19676 жыл бұрын
English please? No one understands Arabic.
@MonaHassan9111 жыл бұрын
This song and video make me proud to be Somali!
@shamsoiloveuallh8226 жыл бұрын
😭😭😭😢 wanku fanaa calankeyga Allh ha na mideeyo isha allh guul somaaliya
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
This song makes me cry😭Allah dalkeena Nabad hanoogu soo celiyo oo dadkeena Qalbiyadooda burcad ha isku mariyo ❤
@ruwaydabarkhad99767 жыл бұрын
Calankaan Somali oo dhan bu ka dhaxeeya After All Somalia just 50yrs ago was the home of All Somali race before Djibouti, Somaliland or Putland.
@elmijaras1202 Жыл бұрын
National anthem ❤Somalaay Dhamaan waa hampalyo hampalyo 1luulyo sanadka 2023
@ahmedader42834 жыл бұрын
Ilaahaw somalideena maalin uun noo soo celi ❤🇸🇴😊 ilove my country somalia insha alaah maalin uun waan soo noqon doonaa 🇸🇴🇸🇴❤
@Abdijalils7 жыл бұрын
😢😢😢 Waligey wadankeyga oo Dawlad ka dhisan ma.arag oow kuma soo gaaarin tani 😢 haddana iima muuqata wado aan ku arko 😭 Qabiil baa dhulki nala jadhay 😢
@eymanfirin9923 жыл бұрын
😓😫
@Hi_queenss2 жыл бұрын
Ilahow wadankeena nabad nooga dhig si aan anaga dhan farxad ugu waarno.💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
@Fazuunafac3 жыл бұрын
This song make me cry wlhi🥺😭ya Allah dulken nabad yeel Ameen thuma Ameen 🤲
@Fadxiismaill6 жыл бұрын
Wlhi blhi Kuwasi wa alalehn Hoyoyinken abayashen Dadkeeni ,i miss them much 😭😭😭
@faisalomer83544 жыл бұрын
Runtii marka heesta calanka dhagesanayo iska ooya 😭😭😭😭😭illahayow wadankena noso celi ada waaxido wayne rabi ha unaxaristo abayashena iyo hooyoyinkeena
@AliMohamed-vj8uj4 жыл бұрын
I 😢 😢 😢 walahay illahay somali ha isu soo jeediyo qabiilkana ha ka saara.I love my country ☝☝☝
@maahirhassan4121 Жыл бұрын
6 / 26 / 2023 Allow dalka nabad inoga dhig 😢🤲🏼
@ahmedkacaan79696 жыл бұрын
Heestan Runti Ilin bay iga kentay Allow somali karamadi cisigi ay lahayd malin uso celi oo bogoda bur cad isku Mari I Love somalia One Luv❤❤❤
@fadxicabdi52736 жыл бұрын
Masha allah af somaligu walahi waa af fican oo macan 😭 inaga kenu waa cirkoo kaleeee😪😪😪😪😪
@siyaaaahmed50244 жыл бұрын
Wlhi heestaan waa xifdi sanahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼💪🏽❤
@macalinjama35136 жыл бұрын
every nationaliy has its own flag. but ours is like the blue sky and we love it. That white star with five point symbolize our people divided by colonials. the ligh blue backround is the ocean and blue sky .
@blueangel19394 жыл бұрын
This song has such a beautiful meaning to it 💙
@SakariyeAhmed-oi7of3 ай бұрын
❤❤❤
@kingavtosow93048 жыл бұрын
oh! proud to be somalian.
@zakariyeali93792 жыл бұрын
Waan qiiroday markan daawaday heesta calanka 🇸🇴 Insha Allaha maalin waxaa imaan doonta Ay 5ta somaliyeed midowdo oo Aan gumaysataha ka guulaysano from jijiga
@asiaali18696 жыл бұрын
calankena jir oo jog💙💙💙💪💪💪💪Viv my country people somali 💙💙💙💪💯
@abdulhassan83183 жыл бұрын
bless my country🇸🇴 o allah🤲 and let be in peace and prosper 🤲ameeeen!!! osama from kenya
@mowlidahmed22288 жыл бұрын
Sweet my home somalia I love
@youngsharu9614 жыл бұрын
Viva la somalia🇸🇴🇸🇴am somali but born in kenya but my soul is deeply burried in xamar 💪💪
Mashallaha abaheeya Ayaan ku soo xasuusta markaa daawado llaha ha u naxariiso dad badan uu inta ku jiro uu aabaheey ka mid yahay ayaa hada ifka ku noole
@FarahLion8 жыл бұрын
May Allah help our people and our country
@xaliimoaxmed92325 жыл бұрын
waaw masha allah Somalia cadowgaa hajabo dhacalkii awoowayasheen labaxyada africa baro Somalia waa tee Somalia waa dal muslim ah 100% Somalia waa dalka kaliya ee aadan kahelayn gabar qawan ama jirkeeda qawinaysa waa dal lais ixtiramo masha allah tabaraka allah heey somali jawaab kasoo bixi kalmadahayga
@ibroeverythingnew13378 жыл бұрын
wadanigii dhabta ahaa weeyaan allah yacissak somaliya ha noolaato. Allah yaxfadahumm jamiican.
@khaledAli_2108 жыл бұрын
masha allah wallahi ilin baa iga imaneysa hada dhageyso allow somali isku soo duub quluubtoda
@happysomalifamily99665 жыл бұрын
I love you Somalia and people somali very much 🤩💪🏿🇸🇴
@cirdaye96386 жыл бұрын
abahey noloshan kuso noladay farxada badan anigane tan a hda ku noolnahay u nasiib yeshtay si kasto ahaato wa jeclahay wadankega 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mai16437 жыл бұрын
Kuwa dislike dhahay waxad xaqu ledihiin in farta laidinka jaro somaliya marun nin gesi ah wukaso bixi doona oo cadowgisa ba biyo insha Allah somaliya cadowgeeda cagta ka hoos Allahu Akbar viva somaliya ha nolato
@yacnick Жыл бұрын
Anigaaba saaray. No Somalia. Anigaa shalay dhisay Somalia maantana anaa duminaya, qaran Soomaaliyeed oo dambena dunida lagu arki maayo. Qaybna Kenya, qaybna Ethopian ku darayaa. Xitaa Heestaa ay ku qiiroonayaam ana u sameeyey shalaytoole se khalad aan galay bay ahayd oo masas baan korsaday.
@qaalihussein98813 жыл бұрын
I love my homeland I have never been there lakin Somalia qalbiga iga qorantahy waxan jeclanlahay inu amni geedo sugnado an dalkeena quruxda badan an dhisano an hormarne gharno Wan jeclahay my motherland
@ykmvp18704 жыл бұрын
The good old days when everyone was happy somalia one of the most powerful in Africa
2020 i luulyo yaa ila daawanaya ilahow wadanka nabad nooga dhig
@zaynabhussein74504 жыл бұрын
Love my beautiful country Somalia. So much love to my beautiful country and somali sisters and brothers.
@natashaasad25956 жыл бұрын
Kama daalo heestan markastana wan ilmeya runtii dawlad ma arag waayo xilaga ma dhalan lakin markan dawado video hore wan iska oya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ya ila mida 1/8/2019
Masha Allah 1 4 2021 aloow somaliya noohagaaji aamin amin
@hamsesmart80104 жыл бұрын
Muqaladan wan dawada ano ilmada xajisan karin somalilnd wan joga from hargaisa 2020🌍🤲🏻
@qabulahmed46634 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 lion of Africa Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ illahow wadankeygoo nabadan kabaryaa
@fashnalightismaily76007 жыл бұрын
I love my home Allah protect our Somalian sisters and brother our relative one day Somalian
@ajjunior73865 жыл бұрын
2020👍 Allow wadankeena Noo hagaaji😩
@mohamedadanmohamed92796 жыл бұрын
Saacad walba in aan dhageesto aya jclhy am proud to be somalia
@boqorkasomalida83035 жыл бұрын
Majiro Runtii calan lamida oo ka qurux badan bal baadhoo soo hel calamada wadamada kale waa caasaan Iyo waxaan la garanayn Soomaaliya Allaw midee walaalahay Labaxay magaca Somaliland macnaha soo fahma calanka iiraana u dhiga Oo aynu midawno 👍 kabaxa bari baa lay dhirbaaxay. laycaayey ordoo Rwanda soo eega hadana millions qof bay iska dileen maantana waad yaabi
@fatxieapdihakim69186 жыл бұрын
Masha Allah Allahayow wadankena bari samadkii nogu soo celi Amiin Amiin ya rabb
@XafsoCumar Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌 all Somali ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴love 😢😢❤❤🇸🇴🇸🇴
@abdiweliabdiweli10889 жыл бұрын
illahayoow wadankayaga nabad nooga dhig,illahayoow somali nabad iyo is jacaal dhexdhig,nasiib uma helin inaan arko somali o nabad ah indhayga oohin ayaab ka celin wayey.
@fashnalightismaily76007 жыл бұрын
saliim gabdi I don't no well somalian language but I'm somalian born tanzania my parent are all come from somalia I love my country love somalian because were the same kind and hope more good to happen in our country ishallah and one day I will come back to my beudiful land
@أبوعضلات-ب7ض7 жыл бұрын
I'm proud to be Somali ...thanks god for being one of this nation ..we have many nagtives but still we not bad ...others want we fight each other kill each other destroy our land steal what we have ...but insha Allah not happen ..insha Allah we back again if not now ..we be one day ...return big country one nation one religious one language one flage , our beautiful flage with star , somalia is one north south east west ..one country , i didn't born in somalia but I like it like our people our culture change we need to change ...god bless us ...
@abdulkarar28855 жыл бұрын
Im from somalia this song make me happy wlhi
@muxiyadiinyuusuf40016 жыл бұрын
Masha allah illahaw dawladii oo kale noo soo celi mid khayrqabta
@maslahyussufalio70846 жыл бұрын
waayo waayo xasuus allow dalka noo hagaaaji aamin
@xlovelyromance5377 жыл бұрын
wallahi video aad iyo aad an u qiroodi ilin iga timid runtii muqaalkan marka dawadaay waxan ogadi wadanka ugu fican ina lenahay aan dad heysanin iyo kalam dambeyn iney jirti dhalan yaro iyo wayeel be allahu akbaar !! ilahoow sidi hore noso celi !
@Ali_Moh20234 жыл бұрын
It Makes Me Cry 😭😭 Insha allah we will Come Back Our Nation Be patient Our People The Success Will Come Soon 29/Sep/2020
@maxamedibrahem40998 жыл бұрын
waaan qiroday axxxx!!
@cabdidhagaweyne23007 жыл бұрын
nicasnimaa laqiirootay
@dhegadheer26007 жыл бұрын
Cabdi Dhagaweyne nin la xumeyey bad oo egtahay e maxaa lagugu xalmarin ?
@hadiyaqaalib5185 жыл бұрын
Wlhi sidoo kleh Ilhy hanoo soo celiyo sharafteynii amen
@dekowabdihassan53055 жыл бұрын
I'm Kenyan somali this song more than that of Kenya ........wadani guul iyo gobanimo inshllah Somalia
@feisal72824 жыл бұрын
Proud to be Somalian 🔵🔵🔵
@manamarts67525 жыл бұрын
Hambalyo SOMALIA, dhaman Soomaalida aduunyada ku nool GULEESTA.
@bashirdahir884 жыл бұрын
Proud to be somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedxajimuse3927 жыл бұрын
Waa barigayn dadka ahyn Allow noso celi sharaftii dadnimo een dunida ku lahayn @UNITED SOMALIA
@صاحبةالاخلاق8 жыл бұрын
alla illahow nabadeenii hore noo soo celi waa ciishooday wallh
@mahadmaxamud88047 жыл бұрын
Insha Allah one day we will love each other it made me cry
@b-heroofficial3 жыл бұрын
2000 AYAA N DHASHAY WELI MA ARKIN DAWLAD NIMO DADKU WXAY LEYIHIIN MIYYNU ISKA DAYS AA SIYAAD BARRE😔😔 ALLOW DALK NABD NOOGA DHIG YAA ALLAH
@mustafeabdirizak33203 жыл бұрын
Alle hawnaxariistee waa ereyadii Xuseen aw faarax dubad iyo laxankii iyo luuqdii qarshe
@mustafecawaale16533 жыл бұрын
Somaliyaay tooso ayaan modi jiray heesta calanka somalia🇸🇴 Somalilnd ban intaas joognay oo samo kuwaar ayaanu naqaanaa
@unknownx92464 жыл бұрын
😭Waa gii cududena jirtey anaga maan jirin wxn dhihi karaaa waa farxadii awoow yaasheen iyo waayahoodii wacnaa Alla maxaa ka wanaagsan wada jirkeena 😭😭
@sahiladale84518 жыл бұрын
Though every nation has its own status. This song motiveted me as one the ancient somalis but i had no lucky for that i was late from that good time, somalia was former somalis but today there is large diversity between ancient somalis and modern somalis. Allah reform every situation as it was before now. we exhousted over wars, clashes, dispacings, distroyings, and slavery underforeign countries.
@halacabdirahman49436 жыл бұрын
I love somalia
@feysaloffcialchannal3 жыл бұрын
qof walba waxaa uu sharaf ku leyhy dalkisa wallhi anigoo ah wiil dhalin yaro ah ayaa hadana waxan diyar u ahy in aan u dhinto dhulgeyga hooyo 🇸🇴😭😭😭🇸🇴
@commentdiyaarsan31414 жыл бұрын
This song makes me cry 😢❤ I.a maalin un peace ❤✌
@legendaryyaaska87223 жыл бұрын
Wallahi me as a big man aswell subhanAllah
@mohamedabdirahman93898 жыл бұрын
sxp yaal waxaas ika dhaafa war dowladii kacaan markarii laburburinaayay waxaa burburtay dowlada dariskeena ah eee eithopia hal mar ayay ahyd ayada ayagoo gaalo ah dan tooda way garteen anagoo muslim ah siday ku dhac day 25 years ha ku riyoonina in laga baxo markaas qabiil ayay ahay hada way kagadisan tahay 25 tagtay waa tii qabiilk waxaa dhiman tii xaaraan oo ah 25 kadib haaa dadkii laga koriyaya isbaarooyin muqdisho yaali jiray oo ilaa hada yaaala xaageed lageenaa maxoo ra maya >horaa waxaa loyiri DOOFAARKA IN KASTUUU KARO DABAASHA WALIGIIS MADAAHIRAYOO ?
@atlaantaproduction9453 жыл бұрын
Markan hesta calanka wan qirooda Mana ka daalo 2021 hadi aa thy like igu qawo