Heesta Nolosha Cusub Soo Dhowee oo la kashifay

  Рет қаралды 446,673

ILbuur Production

ILbuur Production

Күн бұрын

Пікірлер: 388
@hassanabukar7614
@hassanabukar7614 9 жыл бұрын
Oday warersan ayatahay oo qamriga u gooyey ee nolasha cusub so dhawee waa mida laga rebayo ma ahan ee waa midkale la dadabgal cml mid cusub ka baro intad mida ka tagtey ka babo waregi laheyd k.k.k. thant you Bk hestan dad baan ku ilawey wey idhirigelisey this song has inspired me!!
@farasfaras3917
@farasfaras3917 9 жыл бұрын
kkkkkkkk
@kingazuuzi7808
@kingazuuzi7808 10 жыл бұрын
dhaga waar kani malaa wuu cadho hadlayaa.. adigu isassoo sax marka hore, abwaan inaanad ahayn sheekh wacdiyayana aanad ahayn way cadee, la soco horta waa mide heestu kaaba way ka horeysee hadalkuna sidaad mooday maahee waxna waa sarbeeb waxna waa kalmado caadiya
@sabrinaali8732
@sabrinaali8732 4 жыл бұрын
M/bk wa nin fananita fanka somaliyeda ugu codka macan oo hesa hisuna wa waxa ma qulaha runti hesi hisu wa ku wo lehe maso ganuyha ee adero wxd wado ma fahamina😎😎😎😎😎😎😎
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 6 жыл бұрын
Ninkan waa aabaha fanka iyo afsomaliaga we have to respect him for his great work
@qiyasmohamedqiyas3005
@qiyasmohamedqiyas3005 10 жыл бұрын
Ana waligay ma maqal hees baan micnaynayaa oo odhanayaa subxanallah toloow ma qur'aan buu mooday wxuu u bahanyahay inuuu dib ugu noqdaa somaliga ...abwaanka sameeyey wuxuu ka hadlayaa naftiisa abti markaaa .... saad mooday mahee caadi iska dhig xaasidnimadu ma fiicneee ee u qir waa lagaaga horeeeyaaye afka somaliga ....
@nuuromar5619
@nuuromar5619 8 жыл бұрын
ahhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi cabdi good aniguu waan kuheydtaa marku hesahaa kashekeynayoo qosol ayaan dhintaabaa ahhhhhhhhhhhhhhhhhhhh cabdi good waligaa nolow somalidaa caytameysoo dee qushiginaaa
@laarahani4258
@laarahani4258 7 жыл бұрын
Heeskan ayaa ka horeeyay Kaaba sanad iyo badh niyow tariikhda dib u raac
@cabdimahamadalibuffaalo4082
@cabdimahamadalibuffaalo4082 7 жыл бұрын
war adeero nin jacaylka wax ka yaqaanatihid heestan waad ku gaftay ayaan u arkaa
@AhmadAli-sg7rw
@AhmadAli-sg7rw 10 жыл бұрын
Heestani nolosha cusubi hal sano iyo badh bay ka horaysay kaaba.... labada kaaba ayaa danbaysay ee odaygu inantiisii uun buu ka soo garab saftey!!
@ismailabukar4981
@ismailabukar4981 10 жыл бұрын
Abdi Good waa runtii hadaad tahay qof wax uun ka yaqaan habka hal abuurka waa garan kartaa in heestani aysan ahayn mira fadhiya marka yaan waxba loo arkin in ninkaan si kale uu u mucaaradaayo hal abuurka heesta ama fanaanka qaadaya mahadsanidiin
@cabdikadiraskar5222
@cabdikadiraskar5222 10 жыл бұрын
Subxaanaka yaa cadiim Malaha Waxa haboon Marka Qofku Qofweyn yahay ee uu doonayo wax in uu faalo ka bixiyo waxa haboon in uu si qoto dheer horta udaraasadeeyo odaygu waxa aanu fahmin horta heesta xiliga la sameeyay waxa uu ku hanbaabiray heesta oo socota waxa uu soo qaatay heestii kaaba ee abwaanka uu sameeyay lkn odaygu muu fahmin heesta xiliga la sameeyay sida ay u kala horeeyaan heesta kaaba iyo nolosha cusub soo dhawee waxaa horeysay nolosha cusub soo dhawee --waaka bilawga heesa fanaanku ka cudur daaranayo in sanad iyo badh ka hor heesta nolosha cusub soo dhawee uu udhiibay abwaan jaylaani oo ay kaaba ka horeysay --- Markaa odayga waxaan ila tahay qoladda jaadka uu in giriisku mamnuucay ku fooraray MARKAA WAXAAN KAGA BAXAYAA ODAY QAYILAAD LA,AANTA CUSUB SOO DHAWEE --Abwaanka Da,da yarna Xaal Qaado Waa UU is Moodsiiyee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@khalidgabdilaahi4140
@khalidgabdilaahi4140 10 жыл бұрын
Cabdi good waad kacsantee ma adoo cabsanbaad horta waaxaan aad ka hadashaa dee lipaax dee walee cabdi good waa ehelu dandaawi
@adammursal4106
@adammursal4106 10 жыл бұрын
Ninkani ma miyir qabo ayaan filayaa, wuu yar waalan yahay, xitaa muu fahminba waxa uu ka hadlayo....wuxuu ku leeyahay "ma calaf ayaa wax ceshada", sidee ayaanu u ceshan, laba wada socda oo xitaa isku raacay inay is guursadaan ayuu hdana kala kexeeyaye calaf...... waxa kale oo uu ku leeyahay "Nolosha cusub soo dhawee" ma nolol kale ayaa jirta, maya nolol kale ma jirto, lakin waxaa laga wadaa, hadii markii hore nolol jacayl oo cudoon aad u qabto aad ku jirtay, imika nolol kale oo cudoon ka maqan tahay gal. Waaryaadheen ma ninka intaa fahmi waayay ayaa hees wax ka sheeki kara Cajiib. waxaanse la yaabanahay kuwa TV soo fadhiiisiyay, SUBXAANAK!
@jesto12
@jesto12 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk duqa marqaankii uk ayaa u gooyay heesahii buu weerar ku yahay
@xafsohaji3255
@xafsohaji3255 7 жыл бұрын
Adam Mursal Hhhhhhhhhhhhh kal&laaapaan U qoslay wlh #Hooobaaruud kkkk
@shukribashir9246
@shukribashir9246 7 жыл бұрын
xafso
@safradd2690
@safradd2690 10 жыл бұрын
Odaygan camalaaan aahayso loooz haku mashqul in dadka hesahoda
@barwaqeysato3420
@barwaqeysato3420 10 жыл бұрын
firii ader qaadki uk lagaa joojiyay ma wareer ku keney kkkkkkkkkkkkkkk heesta camal ka dhigo heestan top waye viva hestaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa ader camal yeelo
@muhiimdhuuxgooni749
@muhiimdhuuxgooni749 10 жыл бұрын
odaygan fikirkiisa buu hadlay lkn hestan micnaheeda muusan helin wali waxay kahadlayso xataa umuusan fiirsan marka heesta sifiican micnaheeda ugu fiirso ayaan dhihilahaa
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 10 жыл бұрын
Cabdi good waxad moodaa inuu is barbardhigayo kaaba iyo nolosha cusub. Laakiin noomuu sheegin waxa nolosha cusub ka khaldan. Cabdaw nolosha cusub soo dhawee waxba noomaad sheegine. Abwaan jaylaani ummadaa jeclaatay heestiisa, isagu sanka gelin khaladna muu qudhqudhsiin ee waa hees uu naftiisa ku canaanayey intaanu kaabo samayn kahor.
@mattanahatwo1051
@mattanahatwo1051 6 жыл бұрын
Adeer hdalka fahan nolosha cusub sidaad u shegty mahan waa si kle adoon fahmin afka ha furan
@aaminoqasimcaziiz3366
@aaminoqasimcaziiz3366 9 жыл бұрын
Abdi. good..waa. in. ay. fanaaniinta intay hesta. qadin. Abdi. good. marsiyaan. qaladka. ku. jira. iyo. hadey. sax. tahay. o. ka. firiyo. adeer. abdi. good. waaxiiqay. afka somaliga. saxistiisa. iyo. dhaqanka. sudanta. heesaha. viva. abdi. good. you. right. 100%89
@mahamoudjamac9382
@mahamoudjamac9382 10 жыл бұрын
Abwaanku malaha heesta ayuuna si fiican u fahmin markii uu dhagaysanayey mise meel kale ayuu kaga shidayaa. Mida kale labadan Heesood ee uu isku xidhayo waa laba kala horeeyey oo waxa horeysay Nolosha Cusub Kaabina way ka danbaysay..
@abdiqaniabdiqani3761
@abdiqaniabdiqani3761 9 жыл бұрын
Ani waxan dhihilahay ilaa cabdi good hees bidaartisa quseso lo qaado inuu hareyn cabdi good waxa ku jirta waqtigii masajidka aad ku jiri laheyd ee sxb halaga nasto
@maaxyare3058
@maaxyare3058 9 жыл бұрын
cabdi good wax makuu hubsana ayaan leeyahay hana ismoodin in ad kaligaa afka somaliga garanayso
@khadijajames4100
@khadijajames4100 9 жыл бұрын
Don't think this man is a hater just pointing out the obvious in every song but I really don't know why it bothers him to get his blood pressure so high to even make a video.
@obbzaak4154
@obbzaak4154 9 жыл бұрын
? T
@ikranrakub2917
@ikranrakub2917 5 жыл бұрын
Shadia Omari he makes me laugh tho everytime 🤣🤣🤣 and ur ur does to every song
@ayuubismail3615
@ayuubismail3615 4 жыл бұрын
Waar maxaa afkiinii helay. Af qalaad aqoon miyaa
@mahamudmgaryare6354
@mahamudmgaryare6354 9 жыл бұрын
kkkkk Hoo Baaruud Cabdi Good war ma af soomali caadiyaa mise waa maanso Cabdi Good waad ku mahadsantahay inaad wax bilaa murtida ah u sheegto runta
@dujiduale7635
@dujiduale7635 10 жыл бұрын
waar ninkani wuxu isku khaldayaa labada heesood ee kaaba iyo nolosha cusub soo dhawee isaga laftarkiisa ayay wax ka khaldan yihiin Abtow iga hagaaji de waxan aad leedhy waan kashifayaa lol
@aishahasan1883
@aishahasan1883 9 жыл бұрын
war Kan wuu walan yahay waxaan kudihilahay meesha katak Abdi Good
@bushradeqsan7234
@bushradeqsan7234 8 жыл бұрын
Abdi good dhuka ka fadhi duq yahaw dhanka illahy u jeso
@shuaibali1908
@shuaibali1908 9 жыл бұрын
Cabdi good riwaayadiisaa badatay waa na istus magac raadinaya
@aawmoh1499
@aawmoh1499 7 жыл бұрын
labadan heesood mxd iskaga nabi sawka lagu yidhi heestan nolosha cusub aya horeysay ee bk aya la habsamay
@abdikaafihussein4049
@abdikaafihussein4049 2 жыл бұрын
Cabdi good abwanka heesta sameeyaybuuuu ku dhacsanyahay
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 ай бұрын
Fata bakhle adeer jaylaan waa abwaan dhab .
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 8 жыл бұрын
M/Bk wa nin ka fananita rer somaliland ugu wanagsan marka uu heesayo waxu ku daara dhoolo qosol,abdi good heestane caay buu kala daalay,bal uu fiirsada Bk wa nin dulkade badan oo marki uu showka ka djikay London uk,abdi good waa kii uu soo kooray heesta marko uu Bk ku heesayey heesta,Bk gacanta uu dhiibay oo uu salamay,abdi good waa nin xuun ,BK naa waa nin fican
@al-macrifa6739
@al-macrifa6739 2 жыл бұрын
Mafahmin waxa ka qaldan heesta markaan dhagaystay abwaanka! Abwaanow heesta wax cad Ku sheeg hadii kale kadaa adeer deelqaafka
@khadarhussein8025
@khadarhussein8025 8 жыл бұрын
waa ruunti waxa saa lagu khaldaya caruur ta subxaanaka yaa caadiim
@warsamewaabari3566
@warsamewaabari3566 10 жыл бұрын
SUBXAAN ODAYGAN SHAQO LA AAN AYA HAYSA IYO WAKTIGA OO KU FARABATAY . .WUXUU U HADYALA SIDII U AFSOOMALIGA ISAGU GAR U LEEYAHAY .AADEER HURDA KU HAYSE ISKA SEEXO .
@mustafaaden736
@mustafaaden736 Жыл бұрын
Nasakh...laba erey iskuma geyn karo, Afsoomaaliga akhriskiisa ayaa ku adag. Bal u fiirsada sida uu u kicinayo Afsoomaaliga! Waa hees wanaagsan, oo midho aad u wanaagsan leh
@geeljirepro
@geeljirepro 10 жыл бұрын
Tv-ga somalichanel wax yaalaha qaarkood waxaad kuwaayikartaan daawadayaal badan marka aad Cabdi Good oo kale aad wariye ka dhigataan aflagaadhana waxaan filayaa raali baaf oga tihiin
@MohamedAhmed-kk8ix
@MohamedAhmed-kk8ix 7 жыл бұрын
Kan Cabdi waan jeclahay in aan daawado waayo waa iga qoslisyaa waa very funny man
@mocapzol4218
@mocapzol4218 6 жыл бұрын
Waaye
@ahmedjrofficiallyoutube4520
@ahmedjrofficiallyoutube4520 6 жыл бұрын
Mohamed Ahmed
@cabdiyare2159
@cabdiyare2159 10 жыл бұрын
Abdi goood waa libaax wlhy saaasaan kugu oghay inaad nooga qbato suugaanta lagu ciyaaraayo
@cakaara1
@cakaara1 10 жыл бұрын
Ninkan markii hore waan u xanaaqsanaa oo waxaan u haystay in uu u jeedo kale leeyahay oo uu nacayb qabiil wado lakiin waxaan ogaaday in uu maskiin yahay oo uu u baahan yahay dhaqan toosin in waqooyi galbeed loo qaado ama meelaha dadka waaweyn lagu xanaaneeyo ee London lageeyo. Nolasha buu ka dhacay suugaana ma yaqaano.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 ай бұрын
Ciise muse waa xin iyo xaasid .indho adeeg gab gab indho adeeg.
@mohamedmowliid5389
@mohamedmowliid5389 9 жыл бұрын
Jaw Cabdi GooooDow dee malaha WAX aad falan qayso baad garan wayday.. hadaad ka xuntahay u tag o o dheh sideed heesaa ku noqtay Foolxumahayahay
@malaak1
@malaak1 9 жыл бұрын
he think he is funny but we love Bk
@basihirbakarbakari3869
@basihirbakarbakari3869 9 жыл бұрын
Cabdi good .goood anku leyhay afsomaliga wa sax
@muniirmohamed1121
@muniirmohamed1121 5 жыл бұрын
War udagaan afka jajaban yaa naga qabsada
@Hooda36
@Hooda36 6 жыл бұрын
Cabdi god nolosha cusub waxaa laga wadaa jacaylka cusub soo dhoweey heesaha hana nacsiin ee intaadan abwanka iyo fanka heesta lodhiibey adan bothering garayn heesta micneheda soo fahan wasidey ilatahay😏
@mohmegan
@mohmegan 10 жыл бұрын
6 daqiiqo oo waqtigayga qaaliga kamid ah ayuu iga qasaariyay midkaan yaq-yaqsiga badan.
@bssmmx5363
@bssmmx5363 8 жыл бұрын
Nolosha cusub mahin adeer waxaad ku fasiranayside,Wax macquuul ah iyo wax kale baa kala jira ee adeer dhulka wajaqaha kala fadhiiso
@halathabit3517
@halathabit3517 7 жыл бұрын
Bssm MX wajaqaha iifasir
@cabdiraxmanqeelshe2636
@cabdiraxmanqeelshe2636 4 жыл бұрын
waryaa cabtooy lahjadaa taqiin miya fahmiweysay cawa saaid cabtay
@saladohp3129
@saladohp3129 9 жыл бұрын
maxamad bk waan jeclahay kaday erayada ufirso bidar wene cirkalaka soride
@aitocayto3232
@aitocayto3232 10 жыл бұрын
odeygan anuu dhageystay hadal nin weyn oo la qaadan karana namuu odhan waxaan kaga bixi lahaa adigiiba cid ku barta afsomaliga u baahan
@macalinbashir7164
@macalinbashir7164 10 жыл бұрын
ODAYGAAN WAAN KA DAMBEEN JIRAY LAAKIIN HADA XIKMADII AYAA KA DHAMAATAY
@dayax11
@dayax11 10 жыл бұрын
abwaanadi hore wey bun iyo canbuulo ayeey heesaha ku sameyn jireen, hada abwaanada ayaguu qamri ka dhargay ayeey sameeyaan heesaha
@habonehoddon
@habonehoddon 10 жыл бұрын
Ninkan odayga ah waa umada soo dhalndoonta abwaankooda anigu isagaanan fahminba ee heestu waa cadii ee odayahaw cadi iska dhiiig
@anfaalalisomali1978
@anfaalalisomali1978 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhj abdi good caml laan aya hysa hee haku mashaqulin wax adan waxn ka garaananyn haku warerin e
@mohamedjordan3232
@mohamedjordan3232 6 жыл бұрын
Lkin labada heesoodba waa heeeso macna leh kadaaa markaa cabdi good
@horntoptube2248
@horntoptube2248 7 жыл бұрын
bk waa fanaanka qarniga ee kadag waad waalan garanlaade
@bulaalechannel826
@bulaalechannel826 10 жыл бұрын
odaygu wuu saxsan yahay nimankan yar ee qaafiyada, iyo xaraf raaxa iyo habdhaca dilaya ayuu ka gadooday ina good abees oo afsomaliga aad u yaqaana
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 3 жыл бұрын
Cabdi good weliga afaray muu tirin, heestana iyo abwaanka ayuu ka hinaasay. Isagoon heestan gebigeebada fahmin, laba heesood kala kaan ah iyo laba mawduuc oo kala duwan isku qasay. Jaahilnimada uuna suugaanta waxba ka aqoon.
@qamarali3398
@qamarali3398 6 жыл бұрын
heestiiluu kadawa qaaday ma asigaa wax kale noshegayo war odigu waa uu soo wareeray ma aniga asigaaba fahmin
@hamdaxarago6116
@hamdaxarago6116 7 жыл бұрын
dee cabdi good markan waxpa ma haysid waaba kala laba heesood nolosha cuzub iyo kaskiyo kaa saaray maanta hhhhmm nagadaa adreer ilaahay balanakii
@abdidulimusiiwoallahakugur9005
@abdidulimusiiwoallahakugur9005 8 жыл бұрын
Hhhhhhhh ani hadan fanan noqon lahaa cabdi good ayan ka cabsaday waxaan sugaa ilaa ukadhinto
@inamukhtarabdi526
@inamukhtarabdi526 6 жыл бұрын
Abwaan cabdiyoo abwaan nimadaa shaki aa igajiraaba
@hageleadership
@hageleadership 6 жыл бұрын
Afsoomaligu ma sidii isagu u arkaabaa mise waa siduu yahay Cabdigood afsoomaaliga mayaqaan ee live ka sida looga buuqo ayuu yaqaan nolosha cusub soodhawee (wakhtigiihore iyo jacaylkiisii iska ilow oo jacaylkale oo cusub abuur oo lawadaag qofkale
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 8 жыл бұрын
abdi good waa loo xiisay BARNAAMIJKAAGII SXB
@Wardaneeta
@Wardaneeta 9 жыл бұрын
aisha adaa walan hadii xalal ku dhalatay xushmee abbaha uu le egyahay
@salmahassan3657
@salmahassan3657 9 жыл бұрын
odaygaan wax aan.ku tilmaamo magaranaayo wllh awoowe ayaatahaye orod geeridaada sugo waqti maheesatid wllh marqaanka yuu kusirin adeero hadal bilaa micna ah inaad dad lahor imaato waa kugu ceeb wllh heestan BK waxba kama qaldana lkn xaasidnimo fanaaninta cusub ee da'da yar oo sookaceeso ayaa kuheeso waan kuusoduceenaya in ilaah kusoo celiyo aqliga kaamaqan waayeel waa arki jirnay lkn adi cml waa iidhin naa allh yahdiig..
@abdirizakkoronto1523
@abdirizakkoronto1523 9 жыл бұрын
Cabd good suaal; ma munkarka joogi ayaa leedahay mise qaladaadka ayaa kasa xeeysa???
@gaagaabyaremohamed7672
@gaagaabyaremohamed7672 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk adeer aduunkey ku cusub yihiiin ee ha layaabin
@aaaksa2506
@aaaksa2506 5 жыл бұрын
Asc
@djiboutifans4532
@djiboutifans4532 10 жыл бұрын
heestan micna aad u wayn bay ku fadhida kada aflagadada plz walaga fican yahay inad qofka heesihisa mel kagag dhacdo isku xishood yaaqee
@b-sidesb-sides6809
@b-sidesb-sides6809 5 жыл бұрын
Ninkan lawo nag uu heesa miidn cusub qatay miidi hore wuu diiray fahan anka fahan nay
@ilwaadcaraye3616
@ilwaadcaraye3616 7 жыл бұрын
waa hees wacan kaabo iyo heestan laba kala waaye iska hubo viva maxammed siciid bk
@qaylsheyare9816
@qaylsheyare9816 8 жыл бұрын
hhhhhhhh waan ka helaa barnaamijka cabdi good
@cabdicasexidiga4160
@cabdicasexidiga4160 10 жыл бұрын
wuxuu ka hadlaya micnaha heesta wuuna saxsan yahay waanan ku raac sanahay in uu wixii khalada umada ka waaniyo viiva adeer
@qalbiholac3978
@qalbiholac3978 2 жыл бұрын
Mxaa ka mid ah waxaa qaldan
@hamdaqueen852
@hamdaqueen852 8 жыл бұрын
cajuuskan waalan muxu ahaa laba heesood buu isku dhex waaaaa dhakhtarka waalida tag waad sakhraansante waan necebay odaygan qoooqaaan
@luqmanahmed2414
@luqmanahmed2414 8 жыл бұрын
cabi good saas ku wad bahasha sxb sax waye''''''
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 9 жыл бұрын
naga qabo waxaan bilaa murtida ah. baac walbo inuu abwaan noqdo ayuu rabaa. abwaanimoow xaal qaado.
@mkaafi2022
@mkaafi2022 10 жыл бұрын
Ninkan odayga ah waa umada soo dhalndoonta abwaankooda anigu isagaanan fahminba heestuba uma macnaysna
@amuinammo4295
@amuinammo4295 7 жыл бұрын
MKaafi Official ma Reer xamar aya tahay , cabdi good waa abwaanka Abwaaniinta
@ayaneabdilahi9095
@ayaneabdilahi9095 5 жыл бұрын
Hhhh adoro dhalak kafzdhaso bal camal tahay umalanaye dhalak kafadhaso
@suhaiprelax4224
@suhaiprelax4224 3 жыл бұрын
Adeer wax macquula dheh. Ninka ka udaa arimihiisa.
@aljenyo
@aljenyo 10 жыл бұрын
xaliimo aan ogahay meeshaan kuteh fanaanad ayaan noqon lahaa lakiin intuu cabdo good dhimanayo ayaan sugayaa
@shantinaidhoocil6052
@shantinaidhoocil6052 10 жыл бұрын
war ka ma dhimanyeeeeeeeeeeeeeee wuu baxtinaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sahraahmad6663
@sahraahmad6663 6 жыл бұрын
Xayraanka Xayraamada hhhhhhhh Ana wankuxigaa
@zekilucas526
@zekilucas526 8 жыл бұрын
heesta soo sax hadhow wax kasheeeg , wxaaga waa waali heeso bad isku qaldaysaaaaaaaaa
@mohammedabdiali9335
@mohammedabdiali9335 7 жыл бұрын
heesaha hadalka ah hala daayo miro iyo murti hala haadaan wxd soo qaadeysaan ufff
@maxamedcabdiraxmaanaxmed870
@maxamedcabdiraxmaanaxmed870 8 жыл бұрын
cabdi waanin iska hadlay waayo wuxuu camal kadhiganayaa "nolosha cusub soo dhawee muxuu kawadaa anuu garan waayee" dee maqasabbaa inaad garataa ama waxkasta saad doonyso noqdaa mise afsomaliga macnihisuba waa sidaad utaqaan Allan kugu dhaarshee ninka gran waayay nolol cusub ayaan bilaabanay macnaha laga wado ma odhan karnaa sugaan buu saxayaa hhhh waar xishood zhp
@mohalane8544
@mohalane8544 8 жыл бұрын
Alla ya cizak cabdi good
@ashakuurmohamed2905
@ashakuurmohamed2905 8 жыл бұрын
abdi Goodaw horta hees uun haka sheekayne adigu dhaqankaaga soo hagaaji da'da aad adoo sikhraansan lagugu arkaayo kuuma roonee
@munahajicisman926
@munahajicisman926 10 жыл бұрын
Hhhhh cabdi goood tiisa saxa waaa laga qurux badan yahay inaad fananiinta somaliyeed aad canbarayso hesahooda dadwaynaha dhagasanaya ayaan daneyeen haday wax xun ahaan layd lkn adigu magac ku yelaad is lahayd lkn sharftada ayaaad dhulka lagadhay wejig ka gube cajuusuow qabyaldaysta ha ahi
@xaajiraan4955
@xaajiraan4955 8 жыл бұрын
Kkkkk Abdi Good heestaan oo kale mashquul maba lahan ee see wax u wadaa
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 10 жыл бұрын
kow oo xageed haysatay adigu sheekh ma afsoomaligaad samaysaa... intaad dadkale waxka sheegayso bal horto isagu muu afka hagaajisto, waar ileen somalidu waa suntaha hargaha..
@somalilandhnolato835
@somalilandhnolato835 10 жыл бұрын
inta nikan haysata maanta hadaa imtixaan af somaali dugsi hoose laydiin fadhiisiyo waxaan hubaa inaad wada dhacaysaan ninkan ina abees afsomaliga waa inaa lagu tixgaliyaa dadka fara ku tiriskaa ayuu ka mid yahay ee naxwaha af somaliga aad u yaqaan..............
@tufahmohammed1547
@tufahmohammed1547 9 жыл бұрын
Hestaani aniga xitaa horay baan ula yaabay
@lamahuraaan3012
@lamahuraaan3012 7 жыл бұрын
kkkkkk eyaaa Bk waaa fanaaan dhaba
@lamahuraaan3012
@lamahuraaan3012 7 жыл бұрын
odaygani ma sh dirirka heesahaa
@abdiwahabelmi9215
@abdiwahabelmi9215 7 жыл бұрын
fanku waxaa ku jira hadalo bdp oo murti murtiduna waa zida pad oo kale paduna weey dhinacyo pdntahay qofpa dhankuu ka zoo gaadho buu ka gala Ee dhankaada ula kacday maahin eraydani ee dhulka izka zoo qaad oo dhooqda ka pax nooh
@sirabdiwasachussienilkacas5271
@sirabdiwasachussienilkacas5271 7 жыл бұрын
Abdow xiligaas ad falanqaynaysay heestan wan yara awoodna uma lahayn inaan youtube dawaddo lkn cawaan kuleeyahay sumxanaka ya cadiim adaa gardarane niyow shaqo samayso adeerow nin isaaqaa sidan kuleh
@dheemandhalgobeed7508
@dheemandhalgobeed7508 7 жыл бұрын
cabdi good soomaaligaba ma maqaan waxa uu ka sheegaba garan maayo
@aawmoh1499
@aawmoh1499 7 жыл бұрын
warya Abdi heesta maadfahmine soo fahan ayunban anu ku odhanlaha
@TikTok-rk9wv
@TikTok-rk9wv 7 жыл бұрын
odagaan wllhy marqanka America waa walay
@khadarhussein8025
@khadarhussein8025 8 жыл бұрын
Abdi good aad iyo aad baan u salamaya
@toureoussenan6775
@toureoussenan6775 10 жыл бұрын
Anigu waxba ka garan maayo waxane meelaha isla aadan dhihilahaa
@fawziHapiip
@fawziHapiip 7 жыл бұрын
Nolosha cusub wax nolol cusub la Yidhaa ma jirtee waa danbi waxaana adeegsada rag fidiYa diimo kale
@abdilaahikooshin6974
@abdilaahikooshin6974 9 жыл бұрын
Sxp duqu cml buuba ka dhigtay dhalintii cusbayd sxp.fanaaniinta adoon waxna.u.kordhinayn aflagadada.kadaa tada waxtar aqligaa kugu yer waa asaasaqdee
@apdiqaniawilapdiqaniawil1955
@apdiqaniawilapdiqaniawil1955 4 жыл бұрын
Waxan noocaagasu ma fahman iska soco
@adandiiriye7934
@adandiiriye7934 10 жыл бұрын
hhhhhhhh odaygu waa khashifay bk
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 931 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
I Turned My Mom into Anxiety Mode! 😆💥 #prank #familyfun #funny
00:32
Halabuur Cabdirisaaq Xaamud Caydiid Jaylaani
15:24
Qalin soor
Рет қаралды 6 М.
Abwaan Xuseen Shire oo difaacay heesta Nolosha cusub soo dhawee
11:50
Dood Qoraa Idaajaa, Abwaan Laab Salaax Iyo Cabdi Good
37:52
HeemaalNewsNetwork
Рет қаралды 20 М.
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
DJ SOMALI
Рет қаралды 207 М.
ENGUUMI ENYOOKEDDE MU PARLIAMENT, ZAAKE AFEESA
12:45
Salt Media Uganda
Рет қаралды 128 М.
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 931 М.