Heestan yaa sameeyay Itoobiyaanki oo Diiday Heestii ay Reer Somalilan Soo qaadeen Cajiib

  Рет қаралды 51,377

Abwaan Camaari

Abwaan Camaari

4 күн бұрын

#subscribe 82,933

Пікірлер: 226
@walidcamran7942
@walidcamran7942 2 күн бұрын
Anigu hargaysaan kasoo jeedaa soomaali ayaan ahay ilaahay ayaana iidooray ilaahoow nasoohadee oo soomaali midee
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Күн бұрын
Adeer hadaanu nahay Reer Somaliland kuwani nama metelaan. Somali baan ahay, afkaygu waa somaali , diinteenu waa Islam. ❤❤❤❤
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 2 күн бұрын
Insha Allah dagaalka sedexaad ee aduunka waan ka guuleesan doona sidii aan ugu guuleysaney 77 kii. Soomaaliya Soomaali baa leh. coolooshood u sha qeeysteyaasha aad soo dirsateen waan ka guuleysandoonaa bi,idnilaah.
@saciid_iid
@saciid_iid 2 күн бұрын
Xasan dhuuso runmaa mooday
@abdirahmanhajiosman6300
@abdirahmanhajiosman6300 2 күн бұрын
Amin
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 күн бұрын
Heestan qof doqon ah oo qandaras soo qatay ayaa sameyey oo layaab ma lahan ee waxan layabanahay fananiinta ogoladay inay soo qadan heestan oo sumcadoda guban iyo dadka waweyn ee horfadhiya oo dhagaysanaya gaal ayaa muslim waliba dhigayga iiga roon, hadu ithopian kheyr iyo qof Somalia ama muslim ah u hayo somalida galbed ayuu siin laha, lakin waxan aragna dad damiirkii iyo aqligiba ka baba-ay , aqas aqas, Allah yahdik.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 күн бұрын
Subaaxaallaah ⁉️‼️Somaliyey caqli yeesha subxaanallaah ❓😭😭😭😭😭‼️‼️‼️‼️‼️
@AM-ip7xj
@AM-ip7xj 2 күн бұрын
Ninkaasi waa runtiis Soomaali miyirka alle ha ku Soo celiyo.
@Yussuf-Fieore
@Yussuf-Fieore 2 күн бұрын
Muuse biixi wuu sixranyahay 😮 ee aan u duceeyno🙏 walaaliyaaloow
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Күн бұрын
Adeer hadaanu nahay Reer Somaliland kuwani nama metelaan
@qarandoonyusuf1668
@qarandoonyusuf1668 2 күн бұрын
XASBUNA ALLAHI WA NICMA AL WAKIILAA , waa beenaale injir badan adigii baaba shufta isku haysaa ( ha iloobin hilibkii cayriinka aan ku barney ) Soo soco INSHA ALLAHU ARRAXMAAN ( ( DADAALKII AWOOWAYAASHEEN AYAAN HALKII KA SII WADI DOONAA ( CASHARO ILAA YOWMU DIIN AAN KUU DHIGI DOONAA .
@yassenabdallah2143
@yassenabdallah2143 23 сағат бұрын
Ninkani waa nin Darood ah oo Ogaden ah luqada uu ku hadlayaan kuwaasi u sheeg brother Ninkaniwaa Ogadeen la soco
@abcbc4008
@abcbc4008 Күн бұрын
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin.weligaa ma Arkeysid dhul somali leedahay waad Riyoone xasbunAllah Wanicmalwakiil
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 2 күн бұрын
Axmaar kaa sheegaysay aaway waxaa na dhagaysiisay nin Somali ah fikrada Ethiopian ka sheekaynaya
@kastankastan2983
@kastankastan2983 2 күн бұрын
Caamirow Ilaaheey Ayaad Ka Fogtahay Ee Fadlan Runta U Soo Noqo
@jamaalfaraax7579
@jamaalfaraax7579 14 сағат бұрын
77kii anaa xabashi jebiyey maantana anaa ogol waayo wanaag iyo walaalti nimo ayaan kaa waayey
@zalmawadani
@zalmawadani 2 күн бұрын
SubxanalaAh subxanalaAh subxanalaAh horaa lo sheegay Ethiopia in aya Somalia sixiirtay xasbunalaAh wa nimcaawal Kiil
@shamsaahmad3036
@shamsaahmad3036 2 күн бұрын
Ninkaan soomali waaye qof xawash saan uguma hadli karo afka somaliga 😮
@sayidka6911
@sayidka6911 2 күн бұрын
Oromadii qoryooleey iyo xamar ku dhashay wili miyaadan arag ina'adeer.
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 күн бұрын
Asc, ninka amxarka waa runtii waana caqliga ay ka qaban gaaladu oo dhan, se rageeni maxey joogan in ay wali taagan yihin aabehey baa aabaha ka fiican iyo in ay yaqanan in ay u kala dhuunta cadowgoda, allow noo hiili oo noo gargar oo gaalo ha noo jabin. Aamin yaa rabbi
@Raadshe
@Raadshe 2 күн бұрын
يا الله
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 2 күн бұрын
Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul 🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 күн бұрын
NINKANI ETHIOPIAN MAAHA WAA OROMO GAALLA AMA GAALLA WOCH AYEY KU CAAYAAN AXMAARADA IYO TIGRAI,❤😂 MARKA DIINTA LAGA BADDALO SHAABBAD MACATAB KA AH AYAA WAJIGA LAGAGA DHUFAN JIREY ILLAA MAANTANA ETHIOPIAN KU MATIRSADAAN ,SOOMAALI WAA GEESIYAAL WAA KUWII BARAY SIDA LAYSKU DIFAACO OO U TABABARAY JABHADDII OLF WAAQOW GUUTO IYO RAGGII LA MID KA AHAA LAAKIIN DHIBTOODU WAA ADDOON OO ABAAL MALEH ILAAHAYNA WEY ILLAAWAAN INUU AMMUURAHA ISAGU MAAMULO TII ALLEY NOQON❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i 2 күн бұрын
Waa Shaquille metelaya itoobiyaan
@user-km7zl5ph9z
@user-km7zl5ph9z 2 күн бұрын
Nabimaxd scw ayaa nagu ogaa barakalaah ardal xabash allaa mahadle somaliland guuuu
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk 2 күн бұрын
Horta Ninkaan qof Ethiophia ma ahaa waa qof Soomaali oo Reer koonfureed Soo dirsadeen si'uu Shaki weyn dhex dhigo Heshiiska Abii Ahmed iyo Muuse Biixi.
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 2 күн бұрын
Cadaw hadii ay Ethiopia nagu tahay adinkaa kasii daran oo ka cadawsan
@Fardawsacc
@Fardawsacc 2 күн бұрын
Shaydaanka hadlaya e beennaalaha ah ,ani waxan U sheegayaa in insha Allah Ethiopia io kenya ay somalidu ka talin doonto oo diinta islamka ku dhaqmi doonan ,inta xun ee gaalada ah ay noqon donaan kuwa dulysan Insha ALLAH
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y 2 күн бұрын
Soomaali ilaahay baa uma qan😢
@haboon123
@haboon123 Күн бұрын
Waa somali hadlaya iskanadhigaya itoobiyaan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 сағат бұрын
miyaanad xaarood aqoon waa beentoo oo kabo xidhan xataa ilaahay kama baqaan
@ummahmedaaa3844
@ummahmedaaa3844 18 сағат бұрын
We wasn't borun yesterday 😂😂😂 this is a somali man not Ethiopian
@user-st7sc4dx3i
@user-st7sc4dx3i 2 күн бұрын
Abwan ninkan maaha itopiyan afsomaligas wa nin Somaliah oo ushegayo umada somaliyed inushego aqidada itopiya idamacsantahai
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 күн бұрын
Waa kuwa muuse iyo ina kaahin ‼️❌❓u Heesaya ‼️❌dadku isku mid ma aha ⁉️ dad fiican baa ku jira ‼️💯
@Iphone20249
@Iphone20249 2 күн бұрын
Yas abwaan ku waruntii
@user-ml3mx7wg4c
@user-ml3mx7wg4c 2 күн бұрын
Ninkan waa soomaali dee
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 2 күн бұрын
Nin iyo g,sba jileec kuma fiicna Xassan sheik 😢
@sm.5191
@sm.5191 2 күн бұрын
xasan sheikh gumeeysi kuma noolo mana ku nolanayo hawiye ka dhashay😎shaqafir😂😂 kuwa 4 cava u sheeg waxaa nin mudulooda waa libaax leert jiiifo🆎💪🏿💯😎gs jilicasan luguma yaaqane raag luugu yaqanaah oroodo kuwada daawo u raadi 😂😂😂😂
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 2 күн бұрын
@@sm.5191 Sxip Anu qabiil ka hadlayn sorry
@Hassanqoolaab
@Hassanqoolaab Күн бұрын
INTAA HADDAAAD KASAYSID MAXAA DALKA U WAASHEEN REER KOONFUROOW
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l 2 күн бұрын
Somaliyey riyada ka foosaa intuusan waagu nagu baryin 1977 waqti ayey ahayd wana laso dhaafay walahi ethiopian jaaniska kaliya ay sugaan wa in uu dhaco dagaalka 3aad aduunka siduu idin cadeeyey ninka aa hada maqlayseen war hoy palestine ku quustaata oo maanta islaamkii oo dhan ayey daawanayaan xasuuqooda walahi dadka ugu daciifsan nahay africa waye hub ma haysano diyaarado mahaysano taangiyo ma haysano war hal gataal aan ku ridno ethiopia lacala hada isdagaalno mahayso war hooy taladayda qaato oo hurdada kaca oo qabiilka izka daaya😢🇦🇪🇸🇴💔
@XasanIgal-ow9il
@XasanIgal-ow9il 2 күн бұрын
aaway iidoorkii soomali naceebka kabuuxe iyo itoobiyanka jeclaa meelaha ka caytimi jiray halkaan mee sooqoraan coment yaashooda
@abdifarah5342
@abdifarah5342 2 күн бұрын
Absolutely
@zeinabs678
@zeinabs678 2 күн бұрын
Amxaar waa gudun dabla waa dameero shakaalan hadaynaan daadihi nayn oo dariiqay kaluntay iyo dow la tuseen dadna kaama disheen duunyona kaama dhacdeen ee barkeen Bay dugsataa Nin abeeso koriyow adigaa u aayiee axdi malaha xabashidu lagu aaminaaye Waxa laga waanin ma xeerada salkeedaa
@Ibtizam1914
@Ibtizam1914 2 күн бұрын
Wax aan sheegno baaba iska yar meel ficil loo baahan yahay hadaan war wadno markaanoo kale waxaan is dhahaa Alla maxaa somali kaadhaliyey sbbto ah wiilasheeni qalbiil bey u dagaalamayaan dhulkoodina Amxaaradii ay shaley awoowa yaashood ku dul gabyi jireen meedkooda ayaa maanta dhulkoodi soo gashey waliba bilaa sharci ka dibna wey dabaal dagayaan ayagoo leh waa 26 June! "wax kastoo weyn Allaa ka weyn"
@caliducaale464
@caliducaale464 2 күн бұрын
Adeer saddex dawladood oosoomaaliya oo iskaashada oo africa 3cod kuyeesha inaan noqono adigu sawmaad diidin kusocodee anana inaynu saddexdii dibi noqono ayaanu kutalifallay waayo rag ciilkii cadaab kadooray
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 күн бұрын
Somali hal cadow bay leedahay ❓⁉️💯💯💐
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 күн бұрын
Dadka kunool sland waa dad gumeysiga jecel oo xornimo rabin muuse juudaana konteenar uugu xiran mana heystaan xornimo ay kuhadlaan
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 2 күн бұрын
waa in xabad xabad lootoogtaa abwaankuna hawgu horeeyaa dilka
@xogtadahsoon9581
@xogtadahsoon9581 2 күн бұрын
Maxaad u keeni wayday xabashi hadlaya! Kani waa nin Daarood ah oo la yaqaanee
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob 2 күн бұрын
Ninka madaxdayada dafirsan marna tuula igu tilmaamayo muba baahni 😎😎
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 8 сағат бұрын
waxaa mahadle allaha naga dhigay rag diin leh xiniinyo leh waxaanan joogaa jigjiga waxaan leeyahay xabashi duufly danigeeda wllo cammaari waxaan kuleeyahay waan joognaa waxaan nahay rag
@FawziAhmed-qj3sm
@FawziAhmed-qj3sm Күн бұрын
Kkkkkkkkkk yes yes waxa naga kiiiiiin. Xiga Amxaaar. Adna Amison taaada lajoooog
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 2 күн бұрын
Waa fashiil
@MR.DHAMME
@MR.DHAMME 2 күн бұрын
1977muyuuilaabay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 сағат бұрын
dee Afwaynaa la dagaalamay isaaq wuu soo dhaweeyay macaa jabhadoodii SNm iyo dadkii u qaxayba
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 2 күн бұрын
Amxaar URAY UUF UUF KENYA USHAQEYE HADHACO
@NimcoArtan
@NimcoArtan Күн бұрын
Waa ogaden ninkan ad amxarka ku shegayso hadi Abu xita yahay amxar haday ibabinayan intad adu ixasdayso aynu wada babano walal somaliyed oo ijecel ma jiro su shalay ixasuqay ayu walina raba inu ixasuqo somaliga ad shegayso ma rabo mana so dhawaysan karo
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 2 күн бұрын
wallee ninkan aan codkiisa maqlay horay ayaan u arkay waa nin madow oo gar iyo timo badan oo jilicsan leh oo ilko iyo af weyn leh" oo ABAA GADHAA ama LAFTA NAGAA ah" oo siduu somalida u necebyhy intey xadka dhaaftay ayey kasoo shiireysa dhalada mopilkiisa" haddee somali iyada ayaa halkaas is dhigtay" dufku baxa dheh"
@Iphone20249
@Iphone20249 2 күн бұрын
Waabeentaa wa mid xagaaga ka socda cismaan beenale filinka waanu kula fahmatna
@somgirl5250
@somgirl5250 2 күн бұрын
Xoola waaye qofki amxaar taageeri Falastiin jidkeeda ad ku socotaan
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Күн бұрын
Dadka ma caruur baad mooday niin somaliya oo reer xamara baad Ethiopiyan noga dhigaysa somali waa walalkay lkn waka ibaday Ethiopiyn inan ehel ka dhiigto waar shantii somali lama haye labadani mashqulka hayska yareeyan walaltinimo iyo laba wadan oo is garabsada oo miidkastaba tiisa ku mash wuulo aan noqono sii aan aduunka wax uga noqono hadiikale saaynu saa isugu haysano oo miidba miid u xasidayo baynu ku dhamaan waar carabtuba ayagoo wada caraba baay miidkastaba dhiistay meeshisi oo ilaashtay
@cadecalasoowcariif1257
@cadecalasoowcariif1257 18 сағат бұрын
Asc.somalilan. soomaalinimadii intaad kabaxdeen.miyaad.itobiya.noqoteen
@nasirmohammedcade8425
@nasirmohammedcade8425 Күн бұрын
Xabashi ila maga tagey mana dhaceyso waa dowlada
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 2 күн бұрын
Iidoor weligoodba gazlo ayey udabadhaqijireen inta yar oo culimada ah mooyee gaal maxsy dhaamaa injirley heydinwasto
@Wardhere77
@Wardhere77 2 күн бұрын
Remember77 nacalatula caleeg
@MaxamuudfaysalcigeMaxamedcali
@MaxamuudfaysalcigeMaxamedcali 2 күн бұрын
Warmaba ogayn inaa yuutuub leeway sxb ❤❤
@HaniOsman-df2zm
@HaniOsman-df2zm 2 күн бұрын
kahesay iyo kasameye gaxad wayadhamidinan lkin waxahada,jog wali iyomiyir qabaton maa ah waxajogaburco waqoyi galbed, waxan arkay 70 jir iyo 14jir ilaa,inta,udhaxays wa iskucaqli oo waxagad majiro ma,,itobiya sharaf uu haysa,somali wama oromad,jogta burco ila,14 iyo,tonaki hadalaka ayledahy madrem balyad kasoba xys ee leh 225 anag, idin xukumidon ba waxagarad,kifami laah jo wama,isaaq, sheyd ba, udiday fahanki lkin,dawolada somali caqaban siday uwajihilahy balsakarab waa arinxanuunbadan
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 19 сағат бұрын
Waa.ogaadren.itoobiyaana
@abdulkadirmusa675
@abdulkadirmusa675 2 күн бұрын
Ka heesta sameeyay waagarac amxaar dhalay
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t 2 күн бұрын
Saxiib dantaada ka shaqay oo Ana teeyda ii daa waynu dhismi ye lkn waxa walba oo aan dhistaba adiga leh oo waa inaan ku waydiistaa adiguna waxba dhisan maysid wardiyad iga haysaa sidii Adoon aad leedahay
@Mosaln-bb9kf
@Mosaln-bb9kf 2 күн бұрын
Anaka khaatumo hadaan nahnay isaaq xabad baa naga dhexeysa😂😂heeesta dheg jalaq umaanan siin💪💪❤️
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 2 күн бұрын
Baga in slnd laxaqiro iny somali lawayo ayaa dhanta waxan nacnaclehna wa xabad ogadeena
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 күн бұрын
Kufri kufrinimo kusoo korey
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 2 күн бұрын
Beentu waa shaqadiinna,filimmada annaba waa jillaa ,ruux cidaanu ahayn matala,sland iyo amxaaro waa daris waa walaalo oo soomaali badhkeed ayaa itoobiyaan ah ,cuqdad haku barbaarin,dalkanna taariikhaha ka dhacay baro intaada ka hadlin,oo gugii hadalka gaadh,mahadsanid
@yacinroblehbouh
@yacinroblehbouh 2 күн бұрын
Ooooooo
@user-fo7et8gl2o
@user-fo7et8gl2o 2 күн бұрын
Ax dad ka soomalida ah wakuwaa fikirkodii
@amiira8902
@amiira8902 20 сағат бұрын
sax weye. amxaar naxiga wuxu dono ha idhaahdo
@mohamedabdirahman74
@mohamedabdirahman74 2 күн бұрын
Subxaanllah Subxaanllah
@AXMEDCUMAR-mb2ny
@AXMEDCUMAR-mb2ny 2 күн бұрын
Mingistu wuxuyedhi waxaadagal odhexeya Anm iyo somaliya iskudar Somali imisakadhmatey
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 күн бұрын
Somali halaga qabto reer Somaliya ayaa xumaanta biliwday ilaa hadana ku taagan
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 2 күн бұрын
Reer xamaroow anagu madhageysano filmka ad mataleysan baroorta naga da saxiib wankufahanay e
@amalhussein5132
@amalhussein5132 2 күн бұрын
Ka hadlayaa xabashi maaha. waa Reer xamar. Beenta iska daa. Xaasid baad nagu noqoteen lugahaad na jaraysaan. Dhabarkaad midi lagaga taagaysaa had iyo jeer.
@shiilalle
@shiilalle 2 күн бұрын
Kaasi waa ITOOBIYAAN bartay afkeenna hooyo marka runta haddii ay ku dhibayso dee isaga ayaaba sheegay oo yiri isma qaban karaan oo aniga oo ITOOBIYAAN ah ayaa ku dhex jira
@user-jz4jh3hl9v
@user-jz4jh3hl9v 10 сағат бұрын
Waa sax axmaar ayaa wadanaa
@Mosaln-bb9kf
@Mosaln-bb9kf 2 күн бұрын
Hees tan nin habar maxbuus baa sameeyey😂😂
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h 2 күн бұрын
Somaliyey insas nalogulahadlo inagaa iskugaysanay axmaar aan injirta iskagurin inuu sasnolahadlo inaaaga isuguwacan runtii 😢😢somalia guul
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
Waxafikirkasqaba mahan dadka rersomaliland odhan watirokoban sidanognahayna dadshacabka gacanbira lagumamula markaytahay qadiyada somalinimada mamulku awoda ugubadansaro inukaladagalamo tas maralaguxira muwadinka saxafiga fananka macnodara lagubahdila
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 күн бұрын
Man shabaha qowmu fahuwa minhum ninkii gaal jeclaado waa gaal ninkii muslim jecelna waa muslim iska keento muslim ayaan ahey hadana dadka muslimka ah gaalo ayaan kajeclahey oo gaalka ayaa walaal ii ah xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil
@user-nt9ge9cy9i
@user-nt9ge9cy9i 10 сағат бұрын
Soomaali weeye kan hadlayo cad kuma laha Ethiopian..
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 күн бұрын
Waa beenta barasha afsomali .sheeko xume
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 2 күн бұрын
GUUL SOOMAALILAND GUULEYSTA ❤❤❤❤ CADAWGA FAQASHTU HAJABO NINKA HADLAYA WAAFAQASH KKKKKKKK CABSICABSI ISAAQ
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 күн бұрын
Waa sax
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 2 күн бұрын
Waar waxan waxa sameeyay oo ka danbeeya maamulka Muuse Biixi oo dadka koonfur daayoo dadka reer Somaliland kala qaybqaybiyay markaa minfadlak maamulkaa ha ku qiimaynina dadka reer Somaliland in ay sidaa wada yihiin.
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 күн бұрын
Reer albaab walba laga so xiray 😂😂 waa masakiin idoor caqligooda firiii
@aliismael585
@aliismael585 2 күн бұрын
Qadadweyn ma hees baa ka qaylaysiiyey
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 2 күн бұрын
Ma Aminsanin amxaar aslkaygu waa somali waxan muuse u heesaana wuu tegi
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i 2 күн бұрын
Waa metel
@user-ms9ek9td8f
@user-ms9ek9td8f 2 күн бұрын
LAAKIIN GAALKACAYO IYO BUTILAAN HA QAATAAN SAX DOOMAALI LAAN KUMA JIRTO ANAA U FUDUDAYNAAYO WRLIBA SAX MAXAAD KA BEDELI KSRTAA
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 күн бұрын
Xabiibi jeeb noom taani qofka I Somaali😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NIMCOCbdirxmaan-os5ze
@NIMCOCbdirxmaan-os5ze 2 күн бұрын
Guul soomaali ❤❤❤❤❤
@Hassanqoolaab
@Hassanqoolaab Күн бұрын
HARGEAYSADII AAD DUMISAY. MA AQOONSATIDOW.
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 күн бұрын
Abwaan dadkasoomalided CID iskaxigta majirto hadalkii ookooban
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t 2 күн бұрын
Saxiib dantaada garo Ana tayda ii daa waynu gulaysan Waxba ha ii dowladeen ee askarta shisheeye iska saar oo dhiso dadkaaga iyo dalkaaga oo aynu kala nabad galno
@roodanuur461
@roodanuur461 2 күн бұрын
Omaabeenba saawti maadaxawiina somali laaha dhiigi baan daadinaina o isaaqa maar laabad baan kuu duulaiina dufkubaxa somali ma laaha maas kaaxa
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 күн бұрын
🇸🇴🔥💪🏽💥
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 2 күн бұрын
Ethiopia Somali ma kala jecla walaa kuwa Ethiopia walaa somali somalia kuma rabaan kuma doonayaan ee hajeclaan eto qushaash weeye
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 14 сағат бұрын
Walaalo reer koonfureed waxba reer koonfureed waxba ree waqooyi uma ogolo
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Күн бұрын
Si kastaba ahaate soomaaliya iga iga amxaar
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 56 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 35 МЛН
NIMCAAN HILAAC  OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA MOGDISHO 2024
15:53
Goodax Media Production
Рет қаралды 139 М.
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 33 М.
YOUTUBER #Nayrobi SAGAL SOMALI OO SIXUN  UCAYDAY SUCDI. DAG DAG  CUSUB
11:19
Guusha Nolosha Official
Рет қаралды 36 М.
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh
7:04
Abwaan Sharlaawe
Рет қаралды 28 М.