Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.

  Рет қаралды 4,608,812

Somali National Television

Somali National Television

4 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 2 200
@sakariyemaxamedcali6651
@sakariyemaxamedcali6651 4 жыл бұрын
Waxaan galabsaday daadaw waxay iga gooynayaan anigu weli taa ma garan😢 Inta ka qiirotay erayadaa like ha ila dhaafinina😢
@kingupdykani9598
@kingupdykani9598 4 жыл бұрын
😢
@zamzammaryama3427
@zamzammaryama3427 4 жыл бұрын
Walhi anaa ka qiirooday wall macan
@indianocean9521
@indianocean9521 3 жыл бұрын
Anigoo Ka xun waxa Ku dhacaya xamar hadana aan kuu sheego waxa aysan kuusheegin waalidkaa oo loo cadaabayo dadka dagan xamar. Xamar waxaa Ka dhacay Dil, dhac, boob, kufsi, isbaaro, mooryaan, faycali, usc, ilaahey wax ma ilaawo ee wuu u kaadshaa markuu qabtana ma siidaayo.
@maamocali3212
@maamocali3212 3 жыл бұрын
@@indianocean9521 ,cccyivCjl
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@indianocean9521 Beenta maahan sxb😭
@sabiriinnuurmaxamed8056
@sabiriinnuurmaxamed8056 4 жыл бұрын
Gob baa tihiin garasho dheer Reer muqdisho waan idin jeclahay❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xabiibaxabiiba9332
@xabiibaxabiiba9332 4 жыл бұрын
wad mahadsan thy
@mohamednuur9125
@mohamednuur9125 3 жыл бұрын
Sidokale abaayo qli🤝🙏 mahadsanid
@kaadhimabduqaadir1084
@kaadhimabduqaadir1084 2 жыл бұрын
Sidokle abaayo🥰🥰🥰🥰
@user-vp5yf9wq2t
@user-vp5yf9wq2t 19 күн бұрын
Weli manajeceshahay after 4 years
@quenneha3772
@quenneha3772 3 жыл бұрын
2021 hda dhagesanosid liketa ha ila dhafiin🤝 Hadu galaw meel ka yero😭💔
@user-st6wq6mq6r
@user-st6wq6mq6r 2 ай бұрын
2024 dawanaya😢
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Yaa hargaysa kadhagaysanaya Oo jidhku dubaaxiyey Ax ax 🤧🤧
@SportsYYT
@SportsYYT 3 жыл бұрын
aniga 💯
@ayaanaibrahim5037
@ayaanaibrahim5037 3 жыл бұрын
Anig
@raxmasool3756
@raxmasool3756 3 жыл бұрын
Aniga 😭😭
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 3 жыл бұрын
@@raxmasool3756 geesiyad
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 3 жыл бұрын
@@ayaanaibrahim5037 wax nool
@hamdaladan
@hamdaladan 4 жыл бұрын
Am from hargeysa somaliland Alle haydinka qabto cadawaha wllo waxad tihiin sadkayagii somaliyeed more dua n more love wllahay wnkanaxa wlhi markan maqlo qaraxbaa kadhacay Somalia 😭😭😭😭😭👏👏🙏🙏
@cademuse1123
@cademuse1123 3 жыл бұрын
Abayo cinwankaga halkan iigu reeb waan kaa helay from puntland❤
@bilaalyare1425
@bilaalyare1425 2 жыл бұрын
Ismaciil intuw arkay waxa magalka kadacaa ayuuw o adkaysawayay asow hees kasodiyariyen
@bilaalyare1425
@bilaalyare1425 2 жыл бұрын
Tan bos
@bushraabdalle5713
@bushraabdalle5713 2 жыл бұрын
@@Suhayb1_4 pllppppp
@deeqomahad7457
@deeqomahad7457 2 жыл бұрын
@@Suhayb1_4 dhibata musan gesan siyad bare runta marki laga hadlo dalka ayu wax u qabtay 🤭🙈
@hypocrisybasedonstupidity946
@hypocrisybasedonstupidity946 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanayo heesta kadib qaraxii ex-control😭
@AYsar.official
@AYsar.official 4 жыл бұрын
Ani ledhegeystaY
@hanaadiburco5646
@hanaadiburco5646 4 жыл бұрын
aniga
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@horumarkanoloshadhabta1874
@horumarkanoloshadhabta1874 4 жыл бұрын
Amiga wllhi hees qiradeda wadata wllalahyga somaliyed allow ka sar dhibatada
@zaki.poistar3059
@zaki.poistar3059 4 жыл бұрын
madridi mad-move ani
@osamagarane4222
@osamagarane4222 3 жыл бұрын
Legend aarka keep going ❤ Fadlan love-ta ha iladhaafin👏
@newgenerationstudents3434
@newgenerationstudents3434 3 жыл бұрын
For ever big love our city Mogadishu from hargeisa Daainoow dabka xamar habeen qudha ka qaad ada awooda le😭❤️
@adalemiper1382
@adalemiper1382 4 жыл бұрын
06/2/2020 6:13 subaxnimo From Hargeisa Somaliland Qalbigaan idinka duceeye Alle Dhibta ha idinka saaro 😔
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Amiin
@adalemiper1382
@adalemiper1382 4 жыл бұрын
Farhia Ismail ameen
@safiyowadani12
@safiyowadani12 4 жыл бұрын
Aamin i from xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗
@adalemiper1382
@adalemiper1382 4 жыл бұрын
Safiyo Wadani ❤️😢 Hal jees baynu nahay alle uurkeena burcad ha isu keen mariyo
@safiyowadani12
@safiyowadani12 4 жыл бұрын
@@adalemiper1382 aamin wllo aad iyo aad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mariamhaile564
@mariamhaile564 4 жыл бұрын
Halaag ilaahay ha idinku rido shabaaboow aduun iyo Aakhiroba Aamiin Aamiin yaarabi
@salmacabdo8953
@salmacabdo8953 4 жыл бұрын
Aamin aamin afkga cano iyo malab lgu qabay
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 4 жыл бұрын
Aamiin
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 4 жыл бұрын
Aaaamin
@ubax6693
@ubax6693 4 жыл бұрын
Sideen u inkaareynay wey ka sii darayaan marka waa duceyneynaa Allah xaqa ha tuso ha soo hadeeyo
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 4 жыл бұрын
@@ubax6693 arkuwaanaa aduunke nagareben wlhi inteeka imaatay somalia haladilo aakadhacday qurbo qofkii arkaa ogaanayo dowladnimo macaankeda
@faysalbakaal
@faysalbakaal 2 жыл бұрын
22 yrs old and i have never seen a peaceful somalia. It's time for our generation to stand up we had enough. This country truly needs a revolution. And insha Allah within yrs we will see the rise of my generation.
@StrivingSoul00
@StrivingSoul00 2 жыл бұрын
Our country needs Sacrifice, a lot selfish ppl going back home misleading the public to fill their pockets.
@imandhahar4579
@imandhahar4579 2 жыл бұрын
Anigu wli taa ma garna😓
@kuusesaalaxqadarvip9202
@kuusesaalaxqadarvip9202 2 жыл бұрын
@@StrivingSoul00 waarkasa
@user-iq2xb8hz9c
@user-iq2xb8hz9c Жыл бұрын
جميل اخوي
@kadiijali9258
@kadiijali9258 Жыл бұрын
@@StrivingSoul00 r
@mohamudabdinur2275
@mohamudabdinur2275 4 жыл бұрын
2020 qofkii dhagaysanaya asagoo jiifa like ta haila dhaafin 🙏🙏😍👍
@ogalanshomedia4658
@ogalanshomedia4658 4 жыл бұрын
Inigu ma jiifo adeero
@sumayadelastqueen7408
@sumayadelastqueen7408 4 жыл бұрын
😢😢
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
yaa hadaad jiifto heesta maad fahmin hees jaceyl ma ha jalle kkk malaa qurbah ku kortey
@nimcoabdilahi8844
@nimcoabdilahi8844 3 жыл бұрын
Waliba dabyaaqadiisii 5 /12/2020 😪😪
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 4 жыл бұрын
I was 8 years old civil war now im 38 they destroy half my life my kid's they need country to call somali
@afnaanhassan4812
@afnaanhassan4812 4 жыл бұрын
caasho like you 😭😢
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 4 жыл бұрын
My mom is like you
@faaizaquman576
@faaizaquman576 4 жыл бұрын
Sister one of the day all somali people they will get peace i.a
@UMBUSHRAA
@UMBUSHRAA 4 жыл бұрын
Soo sad 😥😥😥😥😥😥😥
@abdullahisabriye8688
@abdullahisabriye8688 4 жыл бұрын
Isbadal khayr leh Allaha nasiiyo
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
Hees waxba mataraysee aan cibaado quraan akhris alabari iyo INAAN UGUS UGAADHSANO KU TALA GALNO:
@mustafemaxamud4135
@mustafemaxamud4135 4 жыл бұрын
M Musse waa sida wlalo
@ciiloow9451
@ciiloow9451 4 жыл бұрын
ha runta wll
@naimayar6415
@naimayar6415 4 жыл бұрын
Wa sax wlh
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
@@blackman8295 Inaad Jaahiltahay iyo inaad GAAL Hadalka ILLAAHAY KABEENSHEEGAYA INAAD TAHAY BAANAAN KALA FAHMIN: WAXAY TAHAYBA UGUS DIINTAN WANAAGSAN MEEL BAY UGADHECEEN:
@nacimobunow6208
@nacimobunow6208 4 жыл бұрын
Masha Allah wlll wasax Allah ha kuxafido
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 жыл бұрын
qofkii heestan dhagaystow waxaan ka codsanayaa inaad uducayso dadkii qaraxyadiii ku dhintay ilahay ha unaxariisto😪😥😥😥😪
@SA-nx6cr
@SA-nx6cr 3 жыл бұрын
Allow noo gargaar , Somalia haa noolaato , gurbo jooga wa nacanay. i hope i can go back home and i hope my youth does not go to waste in a foreign land , may we all go back home and help !! I am so proud of the youth in Somalia , you are all inspiring . despite the difficulties you have preserved and fought! InshaAllah walaalo we shall be reunited for Dalkeena
@abdisamedbarrow2191
@abdisamedbarrow2191 4 жыл бұрын
Waa hees lasoo xasuustay maanta oo ah 28/12/2019 Illahey ha u naxariisto Muslimintii meshaas ku dhamaty😢😢
@abdyhakimyare6521
@abdyhakimyare6521 4 жыл бұрын
Aamiiinn yaa rabbi
@yuusufrooble4851
@yuusufrooble4851 4 жыл бұрын
Keep going
@abdinorfz7332
@abdinorfz7332 4 жыл бұрын
Markuu qaruxu dhacay inta heestan soo radisay like ta isk fardhi
@tasniimcabdulahiciise7333
@tasniimcabdulahiciise7333 4 жыл бұрын
Me 1😭😭😭
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 4 жыл бұрын
Ani
@yusufaddow1615
@yusufaddow1615 4 жыл бұрын
Qiirada intaan iska deeyno dhalinyarooy dalkeeyna argagixisada hororka ah aan ka difaacano ama cabdsi darteed maalinba dumarkeena iyo caruurteeyna hanagu hor xasuuqeeyn
@tasniimcabdulahiciise7333
@tasniimcabdulahiciise7333 4 жыл бұрын
@@yusufaddow1615 mshall wxgrad bdhthy bro inshaall wala baxya Xamarna wy nabadoobaysa
@ahmedseidhassan5147
@ahmedseidhassan5147 4 жыл бұрын
me wlhy
@ayoubkhalif1157
@ayoubkhalif1157 4 жыл бұрын
Fadlan wllahay reer muqdisho Alleh haynaga dul qaado 😢😢😢😢 Fadlan like isaar wllo
@faaraxgeele5362
@faaraxgeele5362 3 жыл бұрын
Inta heesta ismail aarka dartiisa u soo gashay like isaar from somaliland💚💭❤
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
Aarka waaa nin reer muqdisho ah 😏
@zamzamdahir826
@zamzamdahir826 Жыл бұрын
I'm from Somalia_____somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕❣📌📌💪💪💪✌
@canabmaxamed5269
@canabmaxamed5269 11 күн бұрын
Muqdisho adi kuuma baahna aarka xataa kuuma baahna ❤❤
@reerburcoofficial7477
@reerburcoofficial7477 4 жыл бұрын
heestan inta burco ka dhegeysanaysa like saara hhhmm
@queenmeeza9707
@queenmeeza9707 4 жыл бұрын
Yaa ila dawanayo 2020 ka dib 3 qarixii excontorol afgooye 😢😢 ax alle yaa raxma inta ku dhimatay inta dhawacana alle ha ino bogsiiyo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Masha allah dhalinyaro soomaaliweyn allaha idin dhowro dadalka wada insha allah waynu gulaysa cadowga soomaaliweyn jab iyo halaag insha allah.🙏🙏🙏💙🇸🇴😍🖐🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Ismael Aarka Legend Laba Maahan Intii Markuu Caan noqday soo raadisay like isku muujiya 👍
@Hw15243
@Hw15243 4 жыл бұрын
Waa hees wax tar ah Masha allah Alloow fahamsii somali idilkeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜💜💜💜🌺💜
@captainkolkatakalgacal9296
@captainkolkatakalgacal9296 4 жыл бұрын
Walee dhibaato Lagu waari maayo Farxadina waa inoo dambeyn insha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul
@mohameddeeq7473
@mohameddeeq7473 4 жыл бұрын
Captain kolkata kalgacal inshallah
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Insha alah nabad ban heli dona
@nimcojilicow6597
@nimcojilicow6597 3 жыл бұрын
Nfj
@maxamudshiiq4564
@maxamudshiiq4564 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@kopend8638
@kopend8638 2 жыл бұрын
I'm somaliander but I love Ismail arka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️, I wish all Somali people happiness
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 3 жыл бұрын
😭😭😢😢😢 Ka xunahay aad iyo aad wlahi...... love ❤️ from Somaliland
@aminamohmoud1274
@aminamohmoud1274 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 illahy ba awood le o dami kara dabkaa masakinta gubay duco un ba inala gudboon😭😭
@dikradeeq4499
@dikradeeq4499 4 жыл бұрын
Waa runtaa abaayo
@foosancaam6379
@foosancaam6379 3 жыл бұрын
Abayo Allah aqbalo baryadada
@daahirwarsame34
@daahirwarsame34 3 жыл бұрын
😂😁😍😃
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
Alle ha idinka qaado dhibka shacabka somalia gar ahaan shacabka Muqdisho From togdheer burco
@sahrohassan3348
@sahrohassan3348 3 жыл бұрын
Heestaan waan iska ilmeeya markaa maqlo 😰😰😰😰Thanks ina adeer fanaan qaali ah ismaciil aarka 😭😭😭😭😭
@khadijahfarah5427
@khadijahfarah5427 8 ай бұрын
Oh Allah fill our homeland with peace.prosperity.and make us one again🤲
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 4 жыл бұрын
HEESTAAN QOF WALBA OO SOOMAALIYEED JACEL WADANKIISA IYO DADKIISA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴WEY TAABANAYSAA INSHA ALLAH WAAN GUULEYSANAYNAA SIYAASIGA DANAYSTAHA U SHAQEEYA SHISHEEYA AYAA HALKAA INA DHIGAY QABIILKA AAN KU TAAGEEREYNO STOP 🛑 AAN TAAGEERNO KAN INOO SHAQEENAAYA DALKA IYO DADKA U NAXAYA ARAGTI FOGNA LEH PLS KA SHACAB AHAAN GACAMAHA AAN IS QABSANO WE ARE POWER FULL ALLAH KA SAKOOW AWOOD BAAN LEE NAHAY
@abdikaficag-madhige3685
@abdikaficag-madhige3685 4 жыл бұрын
IlaaaHoow waraabaha lanoo adeegsanayo naga qapo Damiir laawe waaa kan loogu zoodhiibay qaraxa wallaalkiis Allow naga qabo waraabaha nacunaya
@saeedyasin8701
@saeedyasin8701 4 жыл бұрын
Wllahi waa runtaaa wll. Inay Soomali wayn is kaashadaan weeye. Alle dalka amni hanooga dhigo Ameen.
@hinda23qr55
@hinda23qr55 4 жыл бұрын
Wllo
@hinda23qr55
@hinda23qr55 4 жыл бұрын
Asc
@hinda23qr55
@hinda23qr55 4 жыл бұрын
Hi
@liibaanabdiaziizxanaf2949
@liibaanabdiaziizxanaf2949 4 жыл бұрын
Hestaan waa mid aad itabataY wlh😭 Alx hadii aan manta ka cafimaad Qabo wax yeladii qaraxii soobe😭 alx Asxabtii io intii islanka ahees alle Hauna xaristo👏🏼
@husseinosman9567
@husseinosman9567 4 жыл бұрын
ilaah akuu siyaadiyo cafimdkaaga
@xamseismacil646
@xamseismacil646 4 жыл бұрын
Wllo alle haku caaafiyo 😭😭😭😭😭
@Bintimohamed-4
@Bintimohamed-4 4 жыл бұрын
Walalo alhamdulilah allah cimridheer allah ha kusiiyo intii dhimatayna naxariis baan allah u waydiinayna😢 wadankena nabad allaw nooga dhig 💙🇸🇴💙
@libaax_fx3399
@libaax_fx3399 4 жыл бұрын
zxp markuu dhacayay maad joogty
@kingupdykani9598
@kingupdykani9598 4 жыл бұрын
Ilahey haku cafiyo sxb
@zakariyeibra9199
@zakariyeibra9199 3 жыл бұрын
14/10/2020 3years kadib ban dhagaysanyaaaa ilaahay ha unaxariisto cidii kudhimatay qaraxii soobe hadad aragtid like ta hailadhaafin please✊
@stacyokie6280
@stacyokie6280 3 жыл бұрын
I really want to meet Ismaail Aarka one day. May my dream come true, hes the only somali singer I actually think he has the best vocals. So much respect. Love from Australia 😍😍🥰
@wajaale3761
@wajaale3761 3 жыл бұрын
Codkiisu quluubtuu ruxaa, eebe codbuu ku mutaystay
@stacyokie6280
@stacyokie6280 3 жыл бұрын
@@wajaale3761 masha Allah
@abdullahabdulle3289
@abdullahabdulle3289 3 жыл бұрын
What you would like to say him if you meet with him 😃
@stacyokie6280
@stacyokie6280 3 жыл бұрын
abdullahi Aden well first I wanna pay for his concert :) & the dream is one day sing with him ;)
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
@@stacyokie6280 Sing with him in what language? Lol lol
@Hoodo_diamond
@Hoodo_diamond 4 жыл бұрын
Hees qiiro leh runtii ilin baa iga soo baxsatay aanan ogayn😭😭 Ilahow dalkaygoo nabada mar itus anoon xamar arkina ilahow haydilin🙏
@garyaqaanzaki2258
@garyaqaanzaki2258 4 жыл бұрын
ilaahow walaalaheen Muqdisho nabad taam ah sii. Somaali midowda waynu u baahanahay 5 somali oo gacmaha is qabsada waanay imanaysaa maalin dhow. From Burco
@aslicabdi7258
@aslicabdi7258 4 жыл бұрын
Insha.alah wey imaneysaa
@qaalidqaalid9420
@qaalidqaalid9420 4 жыл бұрын
Okok
@allalehsahal9035
@allalehsahal9035 4 жыл бұрын
mashaallah
@abdallasaalim7561
@abdallasaalim7561 3 жыл бұрын
Inshalh wll wlhi qof fiican thy
@mbxo__5936
@mbxo__5936 3 жыл бұрын
🇸🇴❤️❤️
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
31.10.2022 From jamhuuriyada soomaaliland from awdal borama 💚🤍❤️ waxaan idiin awoodo majiraan dad jiirku iskugu yaalo baan nahay xanuunkaa dareemaysaan murugada waan idinla qabnaa wlhi burburka dalka soogaaray waxaa igagadaran dhaqaatiirta dhiig miiratada ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺shacabka haysku tashadaan dawladi majirteee please isku tashada malainka million baaa inagadhinta wlhi xtaaa ma awoodo dhiigyga inaan idiin shubo waan idinka dheerahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭inta dhimatay allaha unaxaristo janatulfardawsa allaha kawaraabiyo inta dhaawacanty allaha uboogo dhahyo insha Allah maalinkaa isku tashataan waxwalba waad kabaxaysaa madaxdan isdhaafiya
@Sultanosman23
@Sultanosman23 4 жыл бұрын
Dhibka naheysta allha naga dul qaado Soomaali weyn meel walba aad joogtaan neh guul İnsha'Allah 🇸🇴🇸🇴🙏💋🥰❤️
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
😢😢😢😢Anoo norway joogaa ayaa hurdada gab iiwayay oo idiin la xanuunsan. Allaaha wayn xamar nabaad hasiyo sanaag state of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@nurasharaf2408
@nurasharaf2408 4 жыл бұрын
Alahh u naxristo qarixi manta oy tahay 28 / décembre / 2019 o sabti aah ex control magalda muqdisho😭😭😭😭😭😭😭xamar dhaxal umay heliin dhiig korkeda lagu qubo😭😭😭
@izackabdiaziz5474
@izackabdiaziz5474 4 жыл бұрын
Wll dhibaatada uu nagu hayo Cadowga dhexdena dgy insha lah Wa ka bxynaa 😭😭😭
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 4 жыл бұрын
😭😭
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 4 жыл бұрын
Ilaheey waxan ogabaryay cadowga waxas kadambeyay iney adunka mucjiso ilaheey kutusoo in shaa Allah amiiiin mugadisho my motherland hafsa xubi Kenya from garissa
@sacdiyolucky1423
@sacdiyolucky1423 4 жыл бұрын
Intaa ka eheen kii wax qarxiye allaha u naxariisto
@burhaancabdijibaar1290
@burhaancabdijibaar1290 4 жыл бұрын
aamiin
@Dagan1
@Dagan1 Жыл бұрын
Yaa dhageysanayo heestaan weerarki hotel hayat kadib🥺🥺🥺🥺😭😭
@amedassanomar788
@amedassanomar788 Жыл бұрын
Mes frères et sœurs Somalien, nous vous souhaitons coûté une le bonheur de la paix 😢🇩🇯🇩🇯. On partage vos douleurs 😢😢😢
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Af-ka hooyo ku hadal walaal. Dadkan aad rabto inaad u muujiso walaalnimo kuma hadlaan af-kan aad adeegsatay( le français) af-kaaga hooyo ku hadal. Message de la part d'un djiboutien.
@maxamedapdirisak4125
@maxamedapdirisak4125 Жыл бұрын
Thankz pro We are all proud to be African
@abdirahmanmohamud2950
@abdirahmanmohamud2950 4 жыл бұрын
We all one ☝️ 🇸🇴 let’s move on and, reach the stars
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 4 жыл бұрын
Masha Allah guul guul guul soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤️❤️❤️. Waa runtah wla inshallah. Guul
@footballlife-vk4fx
@footballlife-vk4fx 4 жыл бұрын
masha Allah guul guul guul soomaaliyoa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💪💪💪 💗💗💗waa runtah wlA inshallah guul
@hinda23qr55
@hinda23qr55 4 жыл бұрын
Werty
@malyuunmaxamed5625
@malyuunmaxamed5625 4 жыл бұрын
Mansha allh somali guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aichadarar1216
@aichadarar1216 3 жыл бұрын
Muqdisho nabad in sha Allah fromm🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴,wlhi kama daalo heestan 😔😔😔
@kayfcawil1112
@kayfcawil1112 3 ай бұрын
ax wllhi waan ilmeeyey ilaahow somaali oo mida🤲🤲🤲
@abdifatahfaysal4116
@abdifatahfaysal4116 4 жыл бұрын
Walaahay waa hees dareen leh oo qofkii dhalin yara ee dhibtaa ku koray iyo ka aaan ku korinba si wada taabanaysa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@carabaytopubg5281
@carabaytopubg5281 4 жыл бұрын
Abdifatah faysal ..
@kagitumbaonlineradioandtv6630
@kagitumbaonlineradioandtv6630 4 жыл бұрын
Am praying for motherland Somalia to rise again and be among the greatest country in the world. My dream is to come back home and live in Somalia. I was born in Rwanda . Rise Up Somalia
@c.qaadirofficial1106
@c.qaadirofficial1106 2 жыл бұрын
Sxb youtube booqo adiga mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥ 💖
@kuusesaalaxqadarvip9202
@kuusesaalaxqadarvip9202 2 жыл бұрын
Q
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Amiin ya alah
@al-nurconsultancy5947
@al-nurconsultancy5947 Жыл бұрын
insha allah we are gonna pray our moherland together we will get peace
@rasmisarifle8384
@rasmisarifle8384 Жыл бұрын
OmG
@saredoilamos635
@saredoilamos635 4 жыл бұрын
Wllhi waan qiirooday ilmo ayaa igu soo istaagtay Allow walalaha anu jaarka nahay ee somalia nabad ugu badal qarax iyo dhibta from Hargaysa Somaliland ❤
@acornssirius6596
@acornssirius6596 3 жыл бұрын
i m from indonesian but i like and love somalia. best your videos.
@sakiinaabdi8720
@sakiinaabdi8720 4 жыл бұрын
Wlhi this is speechless 😭😭😭🙏🏾♥️ilhy ha unxrzto wllahen intii bugtana ilhy ha booga dhayo
@Naimathefirstborn
@Naimathefirstborn 4 жыл бұрын
I love Somali 🇸🇴 families my country 💌❤️
@user-mb8nh8di6j
@user-mb8nh8di6j 4 жыл бұрын
اخ ي بلادنا الصومال اللهم احفظ بلادنا يارب
@munadrmohamed3878
@munadrmohamed3878 3 жыл бұрын
Mashaa allaah cod macaan ayuu leeyahay allahaa barakeyo walaleeheen illahoow dhibta ka dulqaad ❤️❤️❤️😄🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
I want go to my motherland moqdisho the boys part and girls made me sad wallhi my contary needs alot help💔💔😱😨😭😭😭😭😭😭😭😭
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
Markii hore somalia waan necebaa lkn imika i know hiden things wlloyaal i really love lack of condtion from hargeis mmmm
@madadaalotv24
@madadaalotv24 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, umadda Soomaaliye dhibka way ka bixi insha'allah, Soomaali ima necba ee in yar oo jaahiliin ah ayaa la isu adeegsadaa. Love from Xamar..
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
@@madadaalotv24 realy i was nomadic before lkn wax badan baan ogaday somali a great way soo noqonysaa insha allah
@abdirahmanmaxedjiin3560
@abdirahmanmaxedjiin3560 4 жыл бұрын
Walal Allaha ku sharfo wlhi in anan malinna idin nicin hargaysana waa halka aan jeclhay in aaan mar uun so pooqdo🤟❤
@ikranabdi6736
@ikranabdi6736 3 жыл бұрын
Sharaf igunolow byo mcn from Nairobi walhy Nairobi baan kudashtee meel na maugadaqaqin hada na maxan aminsanehe in Somali aan kadashte 😭😭😭💖💖💖👉💃💃
@abiikaryare1239
@abiikaryare1239 3 жыл бұрын
Hargeyga hadad dhinac u dhafto xaqiiq bdan oo kaa dahsoon ayaad ogaaneey Mrkad somalia dhinac u dhafto lee oganeey wxey somalinimda tahay
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
Yaa ila dhageesanaya 25/11/2021 saakay u danbeesay la qarxiyay arday mucaasar aan waxba galabsan😢😢
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 Жыл бұрын
Maantaba ka daran 🥺🥺 29 oct illahow noo naxariiso ummadaada badbaadi
@ismailibrahim4769
@ismailibrahim4769 4 жыл бұрын
26 yrs old and i have never seen a peaceful somalia. Its time for our generation to stand up we had enough. This country truly needs a revolution. And in sha allah within yrs we will see the rise of my generation
@sihaamdaahirmacalinhussein9925
@sihaamdaahirmacalinhussein9925 2 жыл бұрын
Saaxmaakwadhaa🥰🥰
@sihaamdaahirmacalinhussein9925
@sihaamdaahirmacalinhussein9925 2 жыл бұрын
Ika raal nup🌹🥰🥰
@hamudmohamed8949
@hamudmohamed8949 Жыл бұрын
When an eduacted generation takes the lead that is when hope will be revived
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 6 ай бұрын
Waalidkaada weeydii dadka qaxa kudhashaa kaladuwan maandhoow😂😂😂🤔
@khadarjaamac8240
@khadarjaamac8240 4 жыл бұрын
Ax ax ax allaw walalahay ka dulqaad dhibaatada allaw ugargaaar masakiinta aan waxba galabsan😢😢
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim Жыл бұрын
Alle hau naxariisto inti ku dhimatay qaraxa zoobe 2 😭😭😭😭
@sagalaxmed1233
@sagalaxmed1233 2 жыл бұрын
Rabiyoow raxmaanow wllheen reer bandir gaar ahaan muqdisho waa meel aan dunida ugu jecelhy rabiyoow dhibtada iyo wixii dhibyaa baal ka mari yaa rabi wlhi markan maqlo waxab ka dhacay qalbiga i xanuuna rabiyoow garb istaag from soomaaliland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohalegend2216
@mohalegend2216 2 жыл бұрын
Aamiin wll
@shacniali7647
@shacniali7647 4 жыл бұрын
Hadanahay rer Muqdisho dhibka allaha naga saro Wlhi wan oyaay😭😭😢 wiilka uhoreeyo erayadiisa aadbeey itabatay qof walbo rer Muqdisha ahna wa ila mid . Mahadsanid walalkeen darenkeena ayoow ka turjumay 😭😭😭
@mohahanad5986
@mohahanad5986 4 жыл бұрын
Wlhi runtaa waaye wll qli
@fardawsjaamac8924
@fardawsjaamac8924 2 жыл бұрын
@@mohahanad5986 said the email was sent from the email and it seems that the same as spam and secure
@theboy466
@theboy466 4 жыл бұрын
2020. May ALLAH (S.W) make this decade a decade of peace and prosperity to my somali people . I have never been to Somalia but i love this country to death.
@marwamaalik8948
@marwamaalik8948 2 жыл бұрын
Ameen😪
@imandhahar4579
@imandhahar4579 2 жыл бұрын
Galayos ban ku kory😭😭
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 Жыл бұрын
@@imandhahar4579 11110¹¹¹11
@mfayz980
@mfayz980 Жыл бұрын
Qarax baa isgoyska soobe ka dhacay shalayto 😢😭💔
@MaidoCabdiraxman-xd2ol
@MaidoCabdiraxman-xd2ol 10 ай бұрын
​@@mfayz980😢
@alishaabdi2530
@alishaabdi2530 3 жыл бұрын
Wllhi waan kanaxay heestan ilahow kaqabo muqdisho dhibatada Amin yaa Rabi wiilka ugu horaya wllhi calosha ixanun jiya aniga majogo muqdisho Lakin wan ladamqanaya
@wlltaaju244
@wlltaaju244 Жыл бұрын
2023/6/11: Ayaan dhageesanaya ilahow waxaan si qalbiyaan kaga baryaya in Somalia qarax dambo uusan ka dhicin hooyo dambo aysan ooyin oo shawaabka naga cirib tirto ilahow adiga ayaa weyn oo waaxid ah waxaan ahay wiil yar ah oo aan weli wadankiisa siduu u dhashay xabad mooye dhagahiisa aysan maqlin oo aan weli wadankiisa oo nabad ah aan arkin ilahow wax walba waad abooda wadankeena rabshada iyo qabiilka ka ciribtir insha Allah 🥺🤲
@xamzahofficialchannel1756
@xamzahofficialchannel1756 4 жыл бұрын
Mashallah Wilka ugu horeya Allaha Deysto bro keep going
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭Gowdu ihayaa wadnuhu 😭😭😭 From casimadii Dalka *Muqdisho* 🇸🇴💪🏻
@zak2093
@zak2093 3 жыл бұрын
Ax ax inshallah one day Somalia will be the safest place in Africa , I am 🇩🇯 but dhigu biyo maha 🇸🇴🩸❤️
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Caawa Oo Ay Taarikhdu Tahay 20 November 2021 Ee Wariye Qaali Abdicaziz Afrika Naga Dileyn Alle Ha Unaxriisto . Argagxisada Alle Hanaga Qabto Hadaa Reer Mogadishu Nahay 😭😭😭😭
@asadmomed1226
@asadmomed1226 4 жыл бұрын
Waa eraydii wasiirka maaliyada soomaaliyeed Dr bayle wadaniga dhabtaa
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
@LeylanD indhahaga maku aragtay? Waxa makhaayahada laga sheekaysto ayad run moodaysaa. Caqliqa ka shaqaysii bayle intuu joogay wuxoo qabtay 30sano ku dhawad ayan ku qaban waydeene. Mise waa intuu reer woqooyoga yahay?
@ayaanomarmohamed7577
@ayaanomarmohamed7577 4 жыл бұрын
@@mookieibra6376 wll beel beel waa waxa halkan nadhigay beyle iyo qof kasta o siyaasi ah wuxu qabtay dhafoorkiisa ayay kutala hala tirsanin ee kagaabso waa dadka aana arki karin hormarka shacabka iyo dalka e ubartay isbaarada
@ayaanomarmohamed7577
@ayaanomarmohamed7577 4 жыл бұрын
@@mookieibra6376 Somali haday inyar o run ah taqaano waxay karun sheegi lahayd madaxweynihi africa somaro e mushaarkiisa agoonta siin jiray ee asago madaxweyna ah laba guri u laha danta guud kadhigay marku dhimanayayna ana haldoolar reerkiisa oga tagin kaasey eeg iyo habaar iyo ceeb wali lasi daba taagan yihiin beyle halku joga wll ...inkasto qaladaad aay kadhacen madaxweynahas hadana wax qabadkiisa somali way inkirtay
@saaficadeey3594
@saaficadeey3594 4 жыл бұрын
Waa sax
@abdimudey5112
@abdimudey5112 3 жыл бұрын
@LeylanD nacas
@ibrahimabdirahman4654
@ibrahimabdirahman4654 4 жыл бұрын
M.Allah Ilahay Codkaga hakuu deysto Wiil Qaran🇸🇴
@maxamedsoomaali905
@maxamedsoomaali905 4 жыл бұрын
Guuuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasradaabad5838
@nasradaabad5838 4 жыл бұрын
Illahaw noo gargaar yaarabi😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xasanbyby8274
@xasanbyby8274 4 жыл бұрын
Mahsanid
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah Abwaan wasiir BAYLE 💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedgeymale365
@ahmedgeymale365 3 жыл бұрын
inta aaminsan in wadankan duco lee uu ubahanyhy hdaa iga danbeso like 👇
@khadraahmed5
@khadraahmed5 4 жыл бұрын
I’ve never been to my motherland thanks to all those who constantly make tribe a top priority may Allah swt make our country peaceful and may those who are against the rising of our country be stopped by the will of Allah swt
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 жыл бұрын
Try to visit the country is not bad though.🤔
@Adelina24244
@Adelina24244 2 жыл бұрын
@@SuperExcuse it’s not safe for everyone you have to choose the right places to visit thanks to extremists
@shaaficiodowaaa3875
@shaaficiodowaaa3875 Жыл бұрын
Caacaa
@balicadlibaaxseexay3282
@balicadlibaaxseexay3282 4 жыл бұрын
💙🇺🇳beyle❤️🇸🇴
@maahirhassan459
@maahirhassan459 Жыл бұрын
October 29 malin sabti yaa firsahoyah allow intii dhimatay unaxariiso🤲🤲
@ilaysmedia2434
@ilaysmedia2434 2 жыл бұрын
2022 yaa dhegaysana Dalka allow nabad nooga dhig aamiinta raaciya
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 4 жыл бұрын
1:40 waxaan galabsaday dadoow, waxay iga goynayaan, anigu wili taa ma garan‼😭. Dr.C/raxmaa. Ducaale Bayle wasiirka maaliyadda Soomaaliya🇸🇴
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
Dr bayle for president.
@saqawaolad7036
@saqawaolad7036 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naimaabdulahi3447
@naimaabdulahi3447 4 жыл бұрын
Hestan aadbay iitaabatay wlhi waaa runta wadankayga dhibta allaha ka saaro kenyati xun baa nagu hayo sharcigaga mee qarax dhib baan kaso cararnee illahay hano hagaajiyo aamiin
@nimcoabdaliah7123
@nimcoabdaliah7123 4 жыл бұрын
😢😢😢😭😭
@aaliyahtahliilhassan1400
@aaliyahtahliilhassan1400 3 жыл бұрын
Who is listening this 2021 and still feel the same?😪
@binabdullah3904
@binabdullah3904 3 жыл бұрын
xalay walaalkey baa qarax lagu dilay.. heestan xanuunkeeda mantaan dareemayaa 😭😭😭 ilaahow Somalia si udhaan
@saleebaanmadobe
@saleebaanmadobe 3 жыл бұрын
Illahay haw naxariisto huno
@mbxo__5936
@mbxo__5936 3 жыл бұрын
Allahu naxariisto 😭💔💔
@zakiqalbi2182
@zakiqalbi2182 4 жыл бұрын
Heestaan anoo ooyaya ayan arkay markii hore garaxii soobe ayan dawanayey hadana heestana igu xigtay waxay sababtay inan habenkii oodhan seexan wlhi
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 4 жыл бұрын
Mar ayaan guleysane donaa bro
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 4 жыл бұрын
😭😱
@NoName-mp6kz
@NoName-mp6kz 4 жыл бұрын
Zaki Qalbi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@maskiintiiallemawalwasho726
@maskiintiiallemawalwasho726 4 жыл бұрын
Sidasan uga wada murugeysanahay walalkey dhibka dadkena ku habsaday illaahey aya noo maqan dadkeyga kuwa qeybta ka ah qaraxyada xaqa alle ha tuso sabab eey noo leynayan wali waan garan la.ahay 😢😭😢😭qaraxii zope allah aya ogaa isbuuc kabadan waan oynayay wallhi anoo waliba kaligey halkan yurub ilmo.ku heysto oo.hooyo noloshedi la daladhaceysa ah dhalinyara ah ayaan dalkeyga dadkeyga udanqanaya haben maxan uqaban kara waye suasha ?war dhalinyaroy aan isku.tashano dalkenanan.badbaadsano waa iga wano
@fatmhaa1276
@fatmhaa1276 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 жыл бұрын
Ilaahayow muqisho dhibta ka saar waanu jecelahay walaaladay reer muqdisho😍😍😍😍
@hassanabdi2187
@hassanabdi2187 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@MohamedIsmail-pu2yd
@MohamedIsmail-pu2yd 3 жыл бұрын
Garissa North eastern kenya yaan kadageysanayaa Allah umada haa kadulqado cadowgaa Somalia nabad baa urajeynayaa mardow insh
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Hesta wa 4 qeyb ereyada, laxanka, codka, musiga dhaman wa 100% lkn qeybta la isla wada qadayo aad ayan u jeclahay ma aqan sababta ya ila mid ah❤
@mohameddeeq159
@mohameddeeq159 4 жыл бұрын
The one and only heesta iga ilmeesiisay 😭
@petrucci1794
@petrucci1794 4 жыл бұрын
"I leen wa geed magoooloo" maanshallah gabadha we cod macaantahay ilahay hadaayo. One love somalia
@c.qaadirofficial1106
@c.qaadirofficial1106 2 жыл бұрын
Wllka youtube booqo adigo mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥ 💖 ❤
@ibroosdaacad5778
@ibroosdaacad5778 3 жыл бұрын
Kadip qaraxii Zoobe 😢😢😢 2021 3sano kadip ya dhageysaayo ilaahow umadeena colaadaha iyo cadawga naga qaad wadanki wa ka niyad jabay wll waalid asxp ehel intibo xaqdaraa la noga laayay 😢😢🙏🏻
@kifaaxabdi4794
@kifaaxabdi4794 Жыл бұрын
23 Sano bn jira malin wadankayga oo nabada sugaya ilhy bn barayna 😭😭🤲🤲🤲
@shukrijamac8791
@shukrijamac8791 4 жыл бұрын
Insha Allah wanka baxaynaa dhibta ku waari. Mayno inta Naga dhimatay allaaah ha u naxariisto dhamantood
@zharmaakejamac7975
@zharmaakejamac7975 4 жыл бұрын
Hees qiiro badan qofki wadani ah ba fahmi kara Nice song💜💙😢😢
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 Жыл бұрын
Thanks my walalkey qali ismal
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 жыл бұрын
Cabdirahman Ducalle Bayle qofkasta oo somali dhab ah madaxa ayaad usaarantahay🤴🏾❤❤❤❤
@shaficiyasin9625
@shaficiyasin9625 4 жыл бұрын
Heestan waxa sameyay wasiirkena weyn bayle ❤️
@fardawsjaamac8924
@fardawsjaamac8924 2 жыл бұрын
Been sent out by email so please can use 🙏 😫 😭 😩 to send 🙏 and
@hajjzayd3707
@hajjzayd3707 4 жыл бұрын
Erayada Dr.c/raxmaaan ducale bayle
@sayidcatoosh6515
@sayidcatoosh6515 3 жыл бұрын
Wasirka maliyada maskaxdiyo Qalbiga allaha kuu barakeeyo waxaa thy hanti qarane💪🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 guul iyo gobanimo
HEESTA “GAFUUR DUUBATAA”
6:22
Somali National Television
Рет қаралды 35 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 30 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
ISMAACIIL AARKA HEES KALA KACSAN | GALMUDUG | MUSIC VIDEO 2023
4:34
Goodax Media Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
Heesta aan Maalno Hashii Maandeeq iyo Kooxda Qaran ee Waabari
6:09
Somali National Television
Рет қаралды 566 М.
HEESTA GUUL AMA GEERI IYO KOOXDA HIDDO.
5:21
Somali National Television
Рет қаралды 214 М.
Heesta Dowladnimo Kooxda Onkod Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
5:17
Gulled Marso
Рет қаралды 6 МЛН
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
ISMACIL AARKA || HUBKA DHIGAY || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2023
4:31
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 2,9 МЛН