Heestii warlalis iyo codkii hallaasiga ahaa ee Maryan Ruun

  Рет қаралды 262,564

Maryan Ruun Sh  Nuur .

Maryan Ruun Sh Nuur .

Жыл бұрын

Ereyadii iyo laxankii Abwaanad
Faaduma Wiilo
Musik 🎶 iyo cod qabasho ustad Waniinaay
Filme 🎥 qaadis Faisa Amiir

Пікірлер: 193
@Shumeey656
@Shumeey656 Жыл бұрын
Ninkii nolosha Naga dhaxesay Anoo umul ah ayuu buuq inuu igu furo Rabaa lkn aniga Waxan ahay naag isku Kalsoon hada ayaan dhagaysanaa Heestaan ❤️👍💯🤣🤣🤣 Nolosha kuwaal ayuu isleyahay lkn aniga waxan ahay naag karti badan
@fahandeeq4962
@fahandeeq4962 Жыл бұрын
Aad iyo aad abyo mcnto waligaa noqo qof aadag
@fardousacarabay5291
@fardousacarabay5291 Жыл бұрын
Masha Allah sidaa gabadh adag u ahow marna jilbaha dhulka hadhigin qaali
@mohamedabdikadir2900
@mohamedabdikadir2900 9 ай бұрын
Walal shedhanka iska naar ninka ubax ayad isku dhashey plz udaji.nolasha garob nimo wa safar dheer ama hadan sida kala udhigo wa fashil nolaled.kajoog walal
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 2 ай бұрын
Asaga lagarabaa inoo jecyl siiyo iyo naxariis 😢 madama waqtigii naxarista faraha badan iyo jeceylka lasii lahaa ee kujirto❤​@@mohamedabdikadir2900
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Heestaan Saan Uraadinaayey acaawa Heley Dhag❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@samiraduus8963
@samiraduus8963 Жыл бұрын
Maashallah codka. In aan ka helo heesaha Maa ogeed. Noolow Ina Adeer qaali❤️🙏🌹
@queeninaaahmed3109
@queeninaaahmed3109 Жыл бұрын
Heestan si Bay ii tabataye maxa yelay waxan soo maray 2bo jecel oo aan marab lii wadin maxa yelay midn wn waye mid waa uu igaa dhaqay anig xamil ah maxa yelay anig ubaan wadi jir marku lacga yara isku arky naaago iga raac sadax sano ilaa hada holl ima soo dhihin ilaa hadan qalibgee kam go in maxa yelay waaa ilmahag aboahado xanuun qaaar wlhi waye dhib batan tahy Nin wadi lahay waa uu fog hye mar dhahad igu daran xanuun iyo maxan jecel iyo murugo soo maraye yaa rabi adig ii manaqan anig iyo ilmahage 🥺🥺🥺🥺🥺
@milannuurabdi4417
@milannuurabdi4417 Жыл бұрын
Srry Wlhi Baayo Fariintada Qalbigaga Bay iga dhacday Wlhi Raga qaar gar la'an Aya dhanto Wlhi qalbiga allaha ku bogsiiyo Caruurtana Allaha kula garab galo I.a
@bundubcosta9140
@bundubcosta9140 Жыл бұрын
Ha u jojin abayo insha Allah nolol qurux badan Allah idinkaga rajeyna adiga iyo nunahada dunida wa imtixan balse imtixan kasto wa laga gudba be strong xbbt
@anisoali4697
@anisoali4697 Жыл бұрын
Queen inaa ahmed abayo guleyso wadka baxe mar xaladaha adag qalbiga allah ku qabojiyo abayo adigo iyo nunahaga farxada idin rajeyna marnaba daciif ha unoqan nin asiga ka shalay dono hostada so mudan dono adiga iyo canugaga insha allah gabar adag noqo xabibti waku salama hada qoralkeyga aragto guleyso saqdhexe habenimo so tos illah bari gacmaha u horso inu qalbigaga alle kaga dhaqo ninkas abayo macan ina is barana donaya mela kala so xariiro iso qor farxada ku rajena
@CfataaxAhmedofficial
@CfataaxAhmedofficial 2 ай бұрын
Maryamaay xagee aaday Dee hees shidan oo kale soo qaad aad baan kuu salaamayaa aad ban kuu taageeraa
@ramajama4617
@ramajama4617 Жыл бұрын
Wooow quruxda fanka somaliyeed ❤❤
@maryansakin384
@maryansakin384 Ай бұрын
Thanks my sami anigo iska fikiraya iska ilmenaya ahestan iga sohorbaxde wlh kisto dhiranan ayan daremay iyo ina is adkeyo hada waxan leyahy walaci hadad lahed noloshaba kawaal lahed lurkuba wakoban yahy inan waran adag ahoo ayan adiga kugu warina thanks kunjer mama maryama🙏🙏
@sali8227
@sali8227 Жыл бұрын
GREAT RESPECT MARYN RUN. MAAHID KUWA MEELAHA KAWAAQWAAQLE EE BILAA ASLIUBTAA ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖
@CabdiFataax2043
@CabdiFataax2043 7 ай бұрын
Heestan waxaan igu horaysa September 12 2022 inta Ka heshay like iisaara
@abdiwarsame8310
@abdiwarsame8310 Жыл бұрын
Wow
@zeitunabdi5468
@zeitunabdi5468 5 сағат бұрын
Always my fav fannan ❤❤2024 july ❤❤saar
@user-yj7ey3mq4x
@user-yj7ey3mq4x 2 ай бұрын
Wow song ❤😊
@yasmincabdimire4161
@yasmincabdimire4161 Жыл бұрын
Waw heesa dhab ah qalbiga tabanysa waan ka helay ❤😘
@safiaali6591
@safiaali6591 Жыл бұрын
Mansha Allah Tabarak Allah my lovely beautiful Somali girl Maryan Ruun waalahi l love you so much and very nice song true ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹 this song is my best favorite song thanks 👍 my lovely beautiful Maryan Ruun
@sacadahmed1622
@sacadahmed1622 Жыл бұрын
Masha Allah Codkaagu Waa Heer Sare Maryam Ruun Go Forward 🚶‍♀️
@mohamednur1526
@mohamednur1526 Жыл бұрын
Masha allah bellisima maryan cod iyo quruxba waad heysatay👍♥️
@queenkahiye6339
@queenkahiye6339 Жыл бұрын
Nooosoooo badi hesaaahaaan ookale 👌🏼👌🏼👌🏼👌🏼👍🏼👍🏼👍🏼💝💝💝
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 Ай бұрын
Wacyi anjirin dooni maayee iweydaran ku idhi marmaya ruuney inoolow 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 Жыл бұрын
Hees iyo bar anigaad iga hadashay thank you quruxey
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 11 ай бұрын
Waaaw heestan anay hada iga tarjumeysaa 💔💔💔💔wareeeri hadaad laheyd kuwiiqso hadaad intasaa kudhaafi waayo odayga iyo dadkalaa ayaa isirxay 💔💔💔 sadly inshallah book yaan kaqori ineve for get 10/3/2023ilaa12/6/2023alxmdulilaah ilaahay yaa ii hiiliyey 4tegeneen that mean fore people attack halqof 💔💔😭💔💔
@aminasiad8473
@aminasiad8473 Жыл бұрын
Inta jeer aan dhagaystay tirsi malaha habo macan codkadaa caadi maaha😘🙏
@naimamussa4774
@naimamussa4774 Жыл бұрын
Maxan heestan wax bdn raadiyay ❤
@CabdiLovelike-vl6jq
@CabdiLovelike-vl6jq 8 ай бұрын
Heestan waxaan daawan jiray September 2022 inta ka heshay like iisaara
@maryambrahim82
@maryambrahim82 Ай бұрын
Maryan qurux ❤
@hamthanourabeauty2159
@hamthanourabeauty2159 Жыл бұрын
Fanaanadan heeseheegu waa i taabtaan cod dahab😍👸🏻
@fadumohirsi919
@fadumohirsi919 22 күн бұрын
Ascww abayo galabwanagsan )waakuwataa maanshalaahtababaraka❤
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Жыл бұрын
Waaaaw heesshada oo dhanba markaan dhegeysto wexeey ila noqota aniga ineey iga hadlayaan
@hindajamaac6625
@hindajamaac6625 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ Maryan ruun 👏✊🏻👏👏👏noloow fanadayda reeer Switzerland 🇨🇭
@sahroosman2119
@sahroosman2119 Жыл бұрын
Maryan ruun maansha alaah xabiibtii aad baan kuu taageeraa
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Qurux dumareey mahadsanid 🥰soo dhawoow
@Hope-ms6ge
@Hope-ms6ge Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰Masha allah habo walhi waa hees Qiro i galays love it ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@khalidyare1655
@khalidyare1655 Жыл бұрын
Maryan ruuneey salaan qaali abaayo maadhalh codka allaha ku barakeeyo 😍 dad badan waa kugu wareereen balse anigaa og meeshaad ku soo kortay sis viva caano boore group dhalintii kacaanka afgoiye proud to be naacagleey
@sharmajibriilciise4398
@sharmajibriilciise4398 Жыл бұрын
axyaa eero
@fadumoyusuf9922
@fadumoyusuf9922 Жыл бұрын
Waaaaaw hees ku haboon faaraxyaasha dhaqanka xun
@fahimaaly9836
@fahimaaly9836 Жыл бұрын
Kujecliya❤️ maryan runeey, ruxantii fanka so rogaal celiseey..🔥🔥
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Mahadsanid qaali 🥰
@Romina.Ibrahim
@Romina.Ibrahim Жыл бұрын
Waa runtaa bella 🥰👏👏
@ubahal8907
@ubahal8907 Жыл бұрын
Ayy boqorada codka maryama my Sister
@abdiduse7014
@abdiduse7014 9 ай бұрын
Wwwwwwwwwww heer sare fanaanad qaran
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 9 ай бұрын
Abwaan Cabdi Duse legend soo dhawoow 👋
@cartanmusic9461
@cartanmusic9461 Жыл бұрын
Wooooww caadi maaha
@Shumeey656
@Shumeey656 Жыл бұрын
MARYAN Ruuney Aad ayaan kutageeraa abaayo mcnto Heesahada Xaqiiqda ayay kahadlayaan Aduunka farxad kuwaar abaayo mcnto ❤️❤️❤️❤️💯❤️💯❤️💯❤️
@SamowadeMedia2024
@SamowadeMedia2024 6 ай бұрын
Beautiful queen maryama ruun hada saacadu thy 2:45 oo taarikhdu thy 21 December bn daawanayaa inta Ka heshay like iisaara 😢
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
Naag nool 💪💪💪
@faayomohamed4020
@faayomohamed4020 6 сағат бұрын
Oo aan laywaabinkarin ayaan kugu warinayaa
@isxaaqsacad5826
@isxaaqsacad5826 Жыл бұрын
Guleed cabdi Ibrahim
@zeitunabdi5468
@zeitunabdi5468 10 ай бұрын
Stii watching this😢😢September 2023❤❤❤my fav fanana
@Abdullahimohamed12345
@Abdullahimohamed12345 7 ай бұрын
M.a habo macan Guuleyso❤
@CfataaxAhmedofficial
@CfataaxAhmedofficial 2 ай бұрын
Ilaahay cimriga hakuu kuu dheereyo sister ❤
@mahamedalinuur7807
@mahamedalinuur7807 Жыл бұрын
Maryan shiiq nuur fanaanad aan waxba laga qaban karin guuleyso 🥰🥰🥰👌
@maxamedsaciid8506
@maxamedsaciid8506 Жыл бұрын
Hani quruxeey horey usoco
@cartanmusic9461
@cartanmusic9461 Жыл бұрын
Woooow best song mashaallah wll
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Ustad Cartan mahadsanid
@user-yj7ey3mq4x
@user-yj7ey3mq4x 2 ай бұрын
Sax waaya😂😂😂
@Somali338
@Somali338 Жыл бұрын
Mashalah qurux, fananadeena Switzerland
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Rooda sharaf mahadsanid
@qamarsharif1595
@qamarsharif1595 Жыл бұрын
ishcala hess maryan ruun nolow walal qali
@bundubcosta9140
@bundubcosta9140 Жыл бұрын
Axyaa Golden Voice
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Waa waxaan Ku suganahey ineey ijeedaa moodaa heestuba
@mssxilwa412
@mssxilwa412 Жыл бұрын
From tiktok heesta🥺💔🤦‍♀️
@mohaapshir7416
@mohaapshir7416 Жыл бұрын
From hanan kep up
@hannahajiomar961
@hannahajiomar961 Жыл бұрын
Thnkz wll
@abdimuhiyadin2599
@abdimuhiyadin2599 Жыл бұрын
Msha allah maryan ruun wanka helay
@philsanahmed5313
@philsanahmed5313 Жыл бұрын
Nice song golden voice ❤
@abdaleibrahim1880
@abdaleibrahim1880 Жыл бұрын
Fact full respect
@ieshashuka506
@ieshashuka506 Жыл бұрын
❤❤❤Masha allah my Quen❤
@naimo133
@naimo133 Жыл бұрын
Waaw caadi maaha walaahi
@mohamedamir7418
@mohamedamir7418 Жыл бұрын
Legend. Maryam ruun. Heesi waa midho
@abdullahiomarabdullahiali5298
@abdullahiomarabdullahiali5298 Жыл бұрын
From Hanan haji
@noorabdiaden2168
@noorabdiaden2168 Жыл бұрын
wow Ala qalbiga ❤
@noorabdiaden2168
@noorabdiaden2168 Жыл бұрын
Wankujeclhy qali dumar
@isse83
@isse83 Жыл бұрын
From hanan☝️
@hannahajiomar961
@hannahajiomar961 Жыл бұрын
Thnkz sxp
@halimaali431
@halimaali431 Жыл бұрын
Asc Masha allahi alle ha ku xifdiyo Xafidulahi ishcala cod an cadi aheyn Maryan Ruur waxad tahay fananad dhaba lehna cod dahabi ah Xafidulahi🤲❤💯
@hibaShi-xl4bw
@hibaShi-xl4bw Жыл бұрын
💕❤️❤️❤️
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 Жыл бұрын
Boqorada Codka 🥰🥰
@degoxirsi
@degoxirsi Жыл бұрын
Hees mii ❤❤️❤️
@JimmyAbdi
@JimmyAbdi Жыл бұрын
Cod halaasiya maashaa allah maryan ruun
@saidiyamohamed8693
@saidiyamohamed8693 Жыл бұрын
Mashallah our Queen 💞💞💞💞
@farhiaabdihamid5753
@farhiaabdihamid5753 Жыл бұрын
heestan neh ma ina Adertay ba lahed😭😂Tiktok hada kuso dhagesty le be❤
@darbijiif7013
@darbijiif7013 Жыл бұрын
from Hanaan Haaji✊
@hannahajiomar961
@hannahajiomar961 Жыл бұрын
Mahadsanid cade
@daahiryare1067
@daahiryare1067 Жыл бұрын
I'm from Tiktok 😆
@Asia_said
@Asia_said Жыл бұрын
Ku jeclahy ❤❤❤❤
@habarkuuley
@habarkuuley Жыл бұрын
Wooow caadi maha
@muzamilabdibashir1334
@muzamilabdibashir1334 Жыл бұрын
From TikTok
@dhaqaniyodheel7321
@dhaqaniyodheel7321 2 ай бұрын
Aabaha sheekh miyaa adna ma noo Kala kicinee waa aduunye
@foosiyosalax8990
@foosiyosalax8990 Жыл бұрын
Maryanruuney wad igu banan tahay hesaha dadiska soo badi abaayo
@farxiyoyalaxow3016
@farxiyoyalaxow3016 Жыл бұрын
Maryan Masha Allah
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 29 күн бұрын
Jabka badan Karti ayaa laga qadaa Midaa iga qora
@hannahajiomar961
@hannahajiomar961 Жыл бұрын
Waaw best song boqorada codka
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Habaryar macaan mahadsanid
@abdirahimsheikh1395
@abdirahimsheikh1395 Жыл бұрын
Maryan ruun we missed you 😭😭
@sharmajibriilciise4398
@sharmajibriilciise4398 Жыл бұрын
inaba caadi matihid mar wlba heeso asal ah baa qaadaa maanta waa waydaaro shalayna seyruuq
@fatimaelmi7647
@fatimaelmi7647 Жыл бұрын
From hanan
@kaltunabdiahmed1977
@kaltunabdiahmed1977 Жыл бұрын
Axsan hes 😢👌
@hassanxhaka2819
@hassanxhaka2819 Жыл бұрын
From hanaan to fecbook ❤️🙄
@hannahajiomar961
@hannahajiomar961 Жыл бұрын
Thnks wll
@hassanxhaka2819
@hassanxhaka2819 Жыл бұрын
@@hannahajiomar961 ❤️isku lenahay wlshei
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 2 ай бұрын
Nolashaba kuwaal hadaa laheed walee iwaali mesid adi unbaa kuwalaya mahanee😂😂
@mohamedhassanadan7150
@mohamedhassanadan7150 Жыл бұрын
From Hanan
@hannahajiomar961
@hannahajiomar961 Жыл бұрын
Thnkz wll
@gabadhacw4566
@gabadhacw4566 Жыл бұрын
Maryantena my Queen ❤️
@maxamudmuse4644
@maxamudmuse4644 Жыл бұрын
Waad noo dhumatay axyaa cod
@Beeldaje
@Beeldaje 2 ай бұрын
waaaaw🎉❤
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 Жыл бұрын
Masha allh codka alle haku barakeyo wlhay mcn waanku salamay from hargysa
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Waa kaa qaadey walaal mid la mida gudoon 👋
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 Жыл бұрын
@@maryanruunshnuur.4516 my dhiiga
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 Жыл бұрын
Sweet voice mash Allah ilahay haku xifidiyo abayo 💋💋💋💐💐❤❤❤
@munaismacilaxmed1604
@munaismacilaxmed1604 Жыл бұрын
Ooof caleek maryama ruun
@naimo133
@naimo133 Жыл бұрын
From idiris tempo
@abdaleibrahim1880
@abdaleibrahim1880 Жыл бұрын
M a you r queen of questions 😘
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
Cajiib😏
@cartanmusic9461
@cartanmusic9461 Жыл бұрын
Kaas Catharina wa udhigtey
@randasomali1774
@randasomali1774 Жыл бұрын
2022 camirad sidana uf
@aayuubhasan953
@aayuubhasan953 Жыл бұрын
Hees kan aad ayuu itaabtaaa
@nasraqali8249
@nasraqali8249 Жыл бұрын
Boqorada codka heesa jaceylkaa nosobadi habo
Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 705 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 62 МЛН
MARYAN RUUN | SEYRUUQ | 2016
5:34
SomaliSwiss
Рет қаралды 939 М.
Heestii warlalis iyo maryan ruun
4:37
Maryan Ruun Sh Nuur .
Рет қаралды 180 М.
Muuqaal Cusub, Maryan Ruun iyo Heestii Damac " Switzerland "
5:31
Maryan Ruun (Heesti Doonimeno)
4:35
hassan hussein
Рет қаралды 233 М.
MARYAN ABUU vs BAABA AWIES | HEES CUSUB
4:26
MARYAN ABUU OFFICIAL
Рет қаралды 260 М.
Heesta Arrimin codka Maryan Ruun 2019
5:41
PUNTLAND TV
Рет қаралды 157 М.
HANIYEETA - NEW HIT - MA XIIQAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2018
4:51
Abdirahman Somali
Рет қаралды 6 МЛН