Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)

  Рет қаралды 1,210,471

Hal Abuur channel

Hal Abuur channel

2 жыл бұрын

Sahra Axmed Jaamac

Пікірлер: 168
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 2 күн бұрын
Balse dira diraalaha kala dila dadka is jecel labadii isroortaba kuwa loogu dowgalay ayaa dankale wada duminaaya caashaqa😢♥️Waataa nabadii durugtee horta yaa isku keen direy?😢 alla cisik Caawa oo ay tahay habeen isniin ah tariikhidu tahay 22/07/2024 saacaduna 12:12am ayaan dhageysanayaa waan ogahay inaad ka heleysid heestan sideyda ee like isku muujiya somali weyn😂😢🙏
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 17 күн бұрын
Allah ha u naxariisto sahra amxed iyo inta muslimka ee dhimataywaa hees aanan ka xiiso goyn waxa aan dhagaysanaya 7/7/2024 aniga oo ah safar habeenimo harawo ilaa haragaysa Waa aniga iyo gaadhiga iyo heesta hadaa iga danbayso liketa ii saar pleas
@LailaXarago
@LailaXarago 5 күн бұрын
Habeen Jimce ah, 19 July, 2024 baan dhegaysanayaa heesta 'Cabdooow barisaamkii' oo aan garanayo ninka leh Qisada heestu ka hadlayso. Ninka leh Qisada heesta ayaa deggan Hargeysa, Somaliland ❤ Alle ha u naxariisto Maamo Kkhadra Daahir.
@husseinahmed627
@husseinahmed627 3 ай бұрын
Kabanka ninka tumayaa maaha Daa’uud Cali Masxaf (IHN). Daa’uud heestan 1986 ayuu kaban ku tumay; waana kabanka ugu macaan ee heestan lagu tumay. Gacanta Daa’uud aad ayay uga duwan tahay gacantan
@CaanoNuug-ts7tj
@CaanoNuug-ts7tj 3 ай бұрын
❤❤❤😂😂❤😂❤
@dabagalechanel9369
@dabagalechanel9369 Ай бұрын
Waxan dhagaysanaya 2024 /my/28 Inta qormadayda aragta wan salamaya
@ahmedfarah8751
@ahmedfarah8751 8 күн бұрын
Waaynaga hoseyan Allahayow waad awooda janada ka waraabi waa adomahaagiye anagane ino naxariiso
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 8 ай бұрын
Musigu waa shayga 2aad marka laxanka laga tago macnaha iyo dhadhanka uyeela Daaud cali musxaf ❤ allah hawnaxariisto iyo sahara axmedba
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 7 ай бұрын
Wll Kamankan waxaa tumaya Cabdinasir Macalin Caydiid. Maaha fartii Daauud.
@BisharabdiAhmed-nj3kc
@BisharabdiAhmed-nj3kc 5 ай бұрын
😢
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 4 ай бұрын
@@abdirizak.MAhmedwaa xaqiiqa taasi habka rigtamka ah waxa iska lahaa daauud cali
@nasserkhader7064
@nasserkhader7064 Ай бұрын
Ninkii kaban kan tumi jiray wala yaqaan wllo waa jiim sheekh muumin kabankisu wa ka gaar kabanada
@MohamedJousuf
@MohamedJousuf 13 күн бұрын
​@@nasserkhader7064 Jiim Masha sxb jiim siiqada uu wax tumo mahan mid qarsoomayso asagay gaar utahay marka ama waa dauud ama Goobe ama xasan great
@user-pf2hd9dp3v
@user-pf2hd9dp3v 5 ай бұрын
Heesta waa hees aad igu qaali ah waxaan dhagaystay markii Aya iga tagtay jacaylkaygii waliba waxa itusay nin aan walaal nahay oo halkana aanka salamayo markaa ayaa helay xalkii aan kaga samri lahaaa qofkaa aan kala tagnay markaa waa dawadii naftayda aanku daweeyaya ❤
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 7 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto sahra axed iyo iyo waxii muslimiinaa
@LailaXarago
@LailaXarago 5 күн бұрын
ALLE HA U NAXARIISTO KHADRA DAAHIR CIGE. Bal u fiirso qiimaha heesta, Codka iyo kabanka layaabka leh. ❤❤ Alle janooyinkiisa ha ku casuumo❤❤
@mceeri7238
@mceeri7238 20 күн бұрын
Murtidq Reer Waqooyiga Somaliland Yaa Salaam ❤
@yusufadanyusufadan7341
@yusufadanyusufadan7341 Ай бұрын
Wxaan dawanaya 2024/jun/2 gadashey inta dawan donto wa salmay❤
@MohamedJousuf
@MohamedJousuf 17 күн бұрын
Yaaa waduud kabanka waaa on point war qofkaan waa keee talow waa mucjiso wlh😢😢😢
@magichashi
@magichashi 17 күн бұрын
Aun daaud cali masxaf
@AhmedAli-lx7sl
@AhmedAli-lx7sl 5 ай бұрын
02/02/2024 maalinta jimca saacadu 12:55 xabad ajnabi u daaray way ku haysataaa❤❤
@MaxamedXaafin
@MaxamedXaafin 2 ай бұрын
Calikudhalati
@abdirahmanismail8286
@abdirahmanismail8286 6 ай бұрын
waa mar ey tariqdu kubegan tahay 7/1/2024 heestan waxan aad udhageysan jirey 2022 bishi taban xili wexey aheyd gewer an jaclaa dirdiralee nadhax galay anigo weli gursanin balse gushodi wey uhergashay balse waxa maleysa in riyoyinkeygu oo dhan burburen kalsoni dara iyo waxa ilaso daristey qanacad daroo .waxan leyaha ilah qer ha igu badalooo inshaallah
@MustafeMaxmad
@MustafeMaxmad 3 ай бұрын
😊g
@fadumoadan1332
@fadumoadan1332 2 ай бұрын
M
@saladrage9319
@saladrage9319 6 ай бұрын
04 january 2024 still new. 20 sano kama daalin.
@malmo4235
@malmo4235 11 күн бұрын
Dameerraa dihashada waylo daadiyoo dhallay dad miyuu aqbalayaa woow…!!! Laxanka yaa leeh 😢
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 5 ай бұрын
Yaasalaam wllhi laxanka 💯 codka 💯 music 🎶🎶🎶🎶🎻🎧🎤💯allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen intii dhimatay 😢
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 7 ай бұрын
Dawac waashay baa jiraa Maalin talaado ah subax 10:11 am time Joogo Minnesota Saint Cloud
@AbdirahimAhmed-tw3sz
@AbdirahimAhmed-tw3sz Күн бұрын
Allah ha u naxariisto amiin amiin.
@Mahamed-abdi55_.
@Mahamed-abdi55_. 7 ай бұрын
Wa tariiikh caawa heestan dhagaysanayo 05/12/2023
@Maxamed313
@Maxamed313 6 ай бұрын
Ifarax mar walpa waxaan iqadi jiratay heestan mar walpa an isku dhacno hada waxaan kun noolahh xasus qurbaha dib isku arki mayno sidaan filyo😢
@user-fg5qc6xl2j
@user-fg5qc6xl2j 3 ай бұрын
Sory miya dhimanty. Wl
@nimcaancabdi7023
@nimcaancabdi7023 2 ай бұрын
Allah ha unxristo iyada iyo intii kle dhimatayba heeso waaa kuwii hore yaasalam ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕
@user-sc6mt2yq7l
@user-sc6mt2yq7l 6 ай бұрын
Caaawa tarikhdu wa 15/1/2024 mase dir dira kala dila dad ka is jechel allha yarham mamma sahra
@MaxamadAdaan-pk9oj
@MaxamadAdaan-pk9oj 18 күн бұрын
Maxamde Maxamde
@CabdisamadMaxamuud-y9c
@CabdisamadMaxamuud-y9c Сағат бұрын
😂❤
@CabdisamadMaxamuud-y9c
@CabdisamadMaxamuud-y9c Сағат бұрын
23 7 2024
@SleepyMusicalScore-zm6mn
@SleepyMusicalScore-zm6mn Ай бұрын
12/6/2024waa habiin arbacaa 12: habiin nimo oo aan safar ahay beled xaawo aniga iyo wadada ayaa isla hayna i& riinka gariga alaha unaxariisto dhamaan inti dhimatay salama somalay
@user-zp7bb6pb8z
@user-zp7bb6pb8z 4 күн бұрын
20/7/2024 nuux baashe dayaan haaben sabti ah caska hilaac my name sulthan
@user-iv1qk2wz5p
@user-iv1qk2wz5p Күн бұрын
heestan wab dhaagysabya manta ano xafdydi kayga rayay Aabo iyo hooyo ano yar kala tageen ayeeydn way iga dhimaty nolosha la hardamaaya so kle gabdhn wan jaclhy ilaahyow nolosha i quruxi ada quruxun kare
@carafaadubaxside7488
@carafaadubaxside7488 Ай бұрын
HEESTAAN AAD BAAN U JECLAADEY WAXAANA DHAGAYSTAY 30/May/2024
@user-cl8vu8hi2p
@user-cl8vu8hi2p 21 күн бұрын
Haben xasuus mudan waa 3/7/2024 yaa daminadaa dhigey waxan jogaa meel aad u jawidagan ❤
@abdihakinturuq1663
@abdihakinturuq1663 15 күн бұрын
G hhhdgdgdejgdge❤❤❤❤
@UpdiArap
@UpdiArap 9 күн бұрын
Heesta waayo waayo 2000 ayan dhagaysan jiray anoo dhalin yaraa
@SleepyMusicalScore-zm6mn
@SleepyMusicalScore-zm6mn 6 ай бұрын
Yaa salaam murti iyo macnaba waa inaga horeyeen alaha unaxariisto dhamaan inta dhimatay
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 22 күн бұрын
1/july7/2024/mon🫱🫲
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 күн бұрын
Erayadii baashe ibraahin waraba cade
@cabdiraxmaansalebaan7026
@cabdiraxmaansalebaan7026 9 ай бұрын
Woooow axyaa hees aan jeclahay oo dareen gaara iigu yeelatay❤❤❤❤❤
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar 4 ай бұрын
Waa 17.ka bisha 3aad 2024 waa 3.dii habeenimo Waxaan dhegaysanaya Heestan Anoo dhuuxaya Ereyada waliba Waxaanu isku yar dhacsanahay Xaaskayga. Soo duceeya in ilaaahay Khayr ka dhigo
@AbdullahiAdaaweAbdallahi
@AbdullahiAdaaweAbdallahi 6 ай бұрын
Heeso waa heesihii hore Aad iyo aad
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 Күн бұрын
QOFKA EREYADA QORAY IN BADAN HA SAXO, WAXANI WAA SUUGAAN QALAD BADAN BAA KU JIRA
@QalbiKaaba-i8h
@QalbiKaaba-i8h 18 күн бұрын
Scadu waa 9 ..40 trìikkhu 2024 5 juun heeetan samayn ayey igu leeda hy wx yaalo aan isway diiinayo anigu ayey iyaduna isway diisay kusa dan tee te hab low jcyl ha ami nin ruuxna haku kal soona nan hada so gadhay lek saar
@abdikanihassanahmed5175
@abdikanihassanahmed5175 Ай бұрын
Maalin arbaco ah 5ta juun 2024
@maxmedbashiircige7775
@maxmedbashiircige7775 8 ай бұрын
Axyaa hees runtii agtayda qiimo ayay Ku leedahay inbadana waan raadinayaa iyadoo garaaacan ah
@user-ug4vq8ni8u
@user-ug4vq8ni8u 8 ай бұрын
Wa hees❤ caawa wa tariikhii 25/10/2023😅
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 10 ай бұрын
Duurka weeye ee maaha duudaydun kala gelin
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 7 ай бұрын
Ereyada Heesta Abwaan Baashe Waraabe Cade Waxa Kaloo uu Sahra u dhiibay Hees Kalo tidha Habluhu Wallaalaha
@faraaxcabdi2443
@faraaxcabdi2443 Жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore ka dhegeyso ama iskadaa
@FaadumoAcmed
@FaadumoAcmed 11 ай бұрын
4:15 4:16 4:16 4:16
@mceeri7238
@mceeri7238 20 күн бұрын
Nugaal Duur Laga Waa Docmona Aroor Qabay Maxaa Laga Wadaa ?!
@cabdiraxmaansalebaan7026
@cabdiraxmaansalebaan7026 8 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa caawa oo taariikhdu thy 2/11/2023 khamiis markaa heestani caawa dareen gaara ayay iisamaynaysaa waayo waxay taabanaysaa sxbkay oo arini ku taagan thy
@user-ie7er2cd1q
@user-ie7er2cd1q 8 ай бұрын
Sxipkaa ma qof uu jecelyahay ayuu waayay🤔😮
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 11 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@m0hamedsaman
@m0hamedsaman 3 ай бұрын
"Warka seeto delegtiyo Jidiin kula fudud Mar uun baan ku daaya Dibna waanad u arkeyn" Ereydaas waxaay iso xasusiyeen waqti iyo gabadh xirir mudo dheer wadaagnay. xasuus gooni ah baan dareemay waayo qofkaas malintaan ka goostay dhib maanan u la xiriirin xita hal Mar waxaa na laga jooga mudo afar sano ah. alxamdulillah wil iyo geber alle ifka igu maneystay
@mohaqays2146
@mohaqays2146 11 ай бұрын
Dameeraa Dihashada Weylo Daadiyo Dhaly Dad miyuu Aqbalayaa
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 8 ай бұрын
ALLAH YARAHMA RAAXIMIIN MAAMO 😢
@fadxibaashe
@fadxibaashe 11 ай бұрын
🎉 fadxi baashe🎉
@fadxibaashe
@fadxibaashe 11 ай бұрын
@fadxibaashe
@fadxibaashe 11 ай бұрын
³
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Warkan seenso danabiyo Iigu yimid durdura fudud.
@user-kf2ux7cm1h
@user-kf2ux7cm1h 6 ай бұрын
Aleh ha u naxariis to sahra axmed jamac
@user-if6jb9hz6p
@user-if6jb9hz6p 7 ай бұрын
yaa dooxay caashaqa qalbigeenii dufsaday 12/12/ 2023 /Talado time ⏲️ 3.37 PM♥️🫶🙌
@maryanali2606
@maryanali2606 6 ай бұрын
Soo dhammaystir walaal qayb baa ka maqane
@user-ri5ml2lc4w
@user-ri5ml2lc4w 6 ай бұрын
Alle haku naxaristo waxbadan bad noga tagtee
@abdiuudhirsi4963
@abdiuudhirsi4963 10 ай бұрын
Mashallah mommy. Allaha kuu naxariisto.
@cabdiyare5637
@cabdiyare5637 Жыл бұрын
Misediradiraalaha Kaladila Dadka isjecel?
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 12 күн бұрын
Abwaan xasan ganey markastooo aad hees u leeyahay dhagaysato waxaan laga waayin -dhulka iyo cirka -Buuraha iyo banaanad -cimilo qurxoon uu ku dhexgaynayo abwaanku -dayaxa iyo qoraxda -dabaylaha iyo laydha -deegamo qurux badan -xoolaha nool ee soomalidu dhaqato -ugaadha dalkeena hooyo
@caydaruuzjarka6507
@caydaruuzjarka6507 4 күн бұрын
Heestan xaasan ganey muu samayn baashe waraape cade Ahun ayaa sameyay
@suleimanhassan3095
@suleimanhassan3095 2 ай бұрын
Heestan Gabadh Ayaa Kufsatoo. Anoo codkeeda Marka Horeba Dulqaad ku dhagaysanaya Sawtii tidhi. "Garma qaadatide. Gododloow miyaan". Halkaasaan kaga degay. F.G: "Gar maqaadatide. Godobloow Miyaan. Goor iyo ayaan. Gaar kuu sasabi. Gadhka iyo maxaad. Ii qaban gondaha".
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
WAAH WAAH allow kuu naxariiso
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 15 күн бұрын
❤❤❤ made in somaliland cabdi iidaan faarax
@AliiMoalim
@AliiMoalim 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto maamada
@MA-ux5ki
@MA-ux5ki 4 ай бұрын
Anti bay ahay heestasi 1986 baa lasameya layidhi🎉
@CabdishukuurBashiir
@CabdishukuurBashiir 2 ай бұрын
Axyaa Dunyaa Axyaa saban
@AbdishakurBashir
@AbdishakurBashir 6 ай бұрын
28/12/2023😢 Xasuus Old is gold🎻❤️
@user-lv6xu3ci8s
@user-lv6xu3ci8s 11 күн бұрын
Still 7/13/2024 😢❤
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 8 ай бұрын
Waayo waayo ❤️❤️❤️
@DaahirDoomey534
@DaahirDoomey534 6 ай бұрын
Waan is arkeenaa come back ❤❤❤🎉🎉🎉
@DaahirDoomey534
@DaahirDoomey534 6 ай бұрын
Sahro axmed iyo maxamed ali shiino marwo❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dhuuxcabdi1219
@dhuuxcabdi1219 Жыл бұрын
Waah waah
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 5 ай бұрын
Alow u naxariiso aaamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najaxgodane4693
@najaxgodane4693 7 ай бұрын
Tarikhdu caawa waaa 30 /11/2023 ❤
@CabdishukuurBashiir
@CabdishukuurBashiir 3 ай бұрын
Heestan Haben anan dhagysan mjirto Naftayda Bar bayku ledahy
@FaadumoAcmed
@FaadumoAcmed 11 ай бұрын
Asc I a❤m in the world 3.30am I love 5pm2❤ 023❤❤❤❤namaste 😂
@ahmedsadak2
@ahmedsadak2 4 ай бұрын
hestan waxey i so xasusisa xili an jogay magalo xebedka captown oo an jawi macn isaga jiri jiray jecel aad u darana i hayay
@user-pk2cr2pf5i
@user-pk2cr2pf5i 5 ай бұрын
wata nabadi durugtaye horta yaa isku ken diray somalaay 😢
@maxmedbashiircige7775
@maxmedbashiircige7775 8 ай бұрын
Keep going pro
@maftuuxcadceed-f7y
@maftuuxcadceed-f7y 2 күн бұрын
20/7/204l24 saacadu tahay 1:57 daqiiqo
@gentlemansalan8475
@gentlemansalan8475 7 ай бұрын
Marna tirada Kuma darin Duurkaydun kala Gali.
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Best song
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi 8 ай бұрын
Warkase sindadabkee iigu yimid Dur-duro fudud Mar run baa kadiga rogay Dibna waadan u arkeyn Warka nuuca jiiftada ah Iyo qaabka dur-duriskaa ee fudud
@Mahamed-abdi55_.
@Mahamed-abdi55_. 8 ай бұрын
Wll qaybta ka maqan iyadoo sidan loo garaacay ma la heli karaa hada qayb baa ka maqan
@sopmaliya4381
@sopmaliya4381 Жыл бұрын
Yaa sahra domco
@abdirahimmohamed3319
@abdirahimmohamed3319 2 ай бұрын
15/05/2024 Kaban Mcanaa heestu
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 5 ай бұрын
(AUN)Sahra jamac
@ahmedhassan-il9uh
@ahmedhassan-il9uh 3 күн бұрын
Heestan waxaa alifay Baashe waraabe cade, Qisadeeduna maaha sida ay dad badan moodayaan "Jacay" Waxay ku tumid kadib dagaladi sokeeye ee somalia ka dhacay 87kii ayuu Siyaad bare soo maray Hargeysa Isagoo jabouti kayimad hargaysa ka khudbadeeyay, khudbadiisa oo ahayd in wixii dhacay quluubta laga saaro layskana ilaabo, kadibna halkasbaa uu balanqaadyo ka sameeyyay, Abwaanka oo markas fadhiyay garoonkii uu madaxwaynu ka khdbadayay ayaa Heesta sameeyay isagoo sheegaya inaanay cidna rumaysanyn Waxaan uu tirinayo siyaad bare Suugaan da'a waynoo Dad hore yidhi baa tidhi Dameeraha dihashada Waylo daadiyo dhalay Dad ma qaadan karayaa.
@user-xu4pl2sq3j
@user-xu4pl2sq3j 6 ай бұрын
.waah.waah.edo.sahra.aĺle.hakunaxRisto.
@ldriizMohamed
@ldriizMohamed 2 ай бұрын
Who listen this song 2/5/2024
@captaintripplea4468
@captaintripplea4468 6 ай бұрын
U Malayn maayo qarnigaan qof sharixi karaa inuu jiro murtida halkaan ku jirta
@user-gv9nf7rv1o
@user-gv9nf7rv1o 5 ай бұрын
Heeesta😢💔🗣😫
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 7 ай бұрын
The Oud "Kaban" is non other than the late Abdinasir Macalin Caydiid and not Daud Ali Mashaf. Make ur corrections please
@Barkhad-p9h
@Barkhad-p9h 24 күн бұрын
❤❤❤
@mahamuudmahamed
@mahamuudmahamed 8 ай бұрын
Nugaal durdur lagawaa weeye
@yuusufcalicadilaahi1854
@yuusufcalicadilaahi1854 5 ай бұрын
Warka❤❤❤❤❤
@MaxamedIbrahimyare
@MaxamedIbrahimyare 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤
@josephhusayn3088
@josephhusayn3088 6 күн бұрын
17/07/2024
@FalisCabdalle
@FalisCabdalle 25 күн бұрын
Wawawswaw mcn mcn
@user-sm3eo8qr8x
@user-sm3eo8qr8x 6 ай бұрын
Amiin
@talokeen259
@talokeen259 Ай бұрын
😢ilaahaw nasoo hanuuni channelkan wacdiga ku jira dadka daawaday waa 14 ilaa 40 qof halka heestan kaliya ay daawadeen 800kun oo qof
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 757 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 1,9 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 504 М.
Naf Ku Jecel Adduunyada || Sahra Axmed Jaamac || Kaban || HD +Lyrics
8:11
Sahra Ahmed jamac
9:38
HAREED DJ
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 562 М.
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 831 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 895 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 494 М.