Hel mobile kii lagaa xaday, xataa isagoo bakhtiisan 😳📵

  Рет қаралды 55,241

Muraadso

Muraadso

2 жыл бұрын

Hal kan ka dajiso App kan 👉🏼bit.ly/3ryGwa9

Пікірлер: 101
@moner9900
@moner9900 2 жыл бұрын
Mobile kii la 10s ka ahaa ee layga xaday baan xasuustay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@awiljama8638
@awiljama8638 2 жыл бұрын
Zxp soo dhig linkiga ama magaca appka. Mahadsanid
@sharifsayidahmed1112
@sharifsayidahmed1112 2 жыл бұрын
MAHADSANID. WALAAL, SO NET UMA BAAHNO MOBILE-KA LA IIGA XADEY. MID KA LA IIGU SOO DIREY MACLUMAADKA ISNA MA UBAAHAN YAHAY NET?.
@maahir01
@maahir01 2 жыл бұрын
kusali xabiibkeena mohammed binu cabdilaahi
@abouomar2929
@abouomar2929 2 жыл бұрын
Track it even if it is off, intaas kuqora dadka raba inay soodejistaan
@mustafnakuuja1420
@mustafnakuuja1420 2 жыл бұрын
Aawey linkiga zxp
@abdimudey5112
@abdimudey5112 6 ай бұрын
Hammer security baa la yiraa
@naciimoahmed2709
@naciimoahmed2709 2 жыл бұрын
Asc wllo iphoneka mid kiisa kaa sugaynaa
@nouserthischannelknowjustn834
@nouserthischannelknowjustn834 2 жыл бұрын
Thank you so much 🥰 brother 💕☺️
@cumaraxmed7552
@cumaraxmed7552 2 жыл бұрын
Zxp wu shaqayn wayey [This future is not available on this device] buu isoo qorya J2 core laguma isticmalo miyaa
@kimjongmohamed598
@kimjongmohamed598 2 жыл бұрын
Legend waxa so samaysa sawirdada marka qofkale lo dirayo tayadoda hoos udhacda cashirka so diyari
@asadcabdicasiis208
@asadcabdicasiis208 2 жыл бұрын
Bro mobile ka xeiome mi 11t sharaaxd ka buxi
@cabaasyare4133
@cabaasyare4133 2 жыл бұрын
Ramadaan kariim iga soo caawiya ilaahey ha idin caawiye idinee guys
@ahmedhassan4028
@ahmedhassan4028 2 жыл бұрын
Pro qaybta Baswerka ayanku dhiftay wana iga xirmay mxaan sameya
@claahicumar2374
@claahicumar2374 2 жыл бұрын
Mudane soo dhig linkiga abile kee shan ka adiguu mahad san waa codsi bro
@diilharo7694
@diilharo7694 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@WarsameWarsame-ve8xu
@WarsameWarsame-ve8xu 16 күн бұрын
MAHADSANID
@cabdiqaysnuur6290
@cabdiqaysnuur6290 2 жыл бұрын
tnks pro
@abdijibaarabukar1058
@abdijibaarabukar1058 2 жыл бұрын
Thanks
@samammuhumedelmi9902
@samammuhumedelmi9902 2 жыл бұрын
Wllky telephone wuu is bakhtiiyey ee xagee ka xidhaa wll
@abdirahman6614
@abdirahman6614 2 жыл бұрын
Wll aawey dee linkg aad lahayd appka magaciisa ayan idiin sodhigaya kaama hayne waa sidee sxb
@shafiamy6752
@shafiamy6752 2 жыл бұрын
Walaal call recoder fiican noo soo raadi
@saacidmohamed6750
@saacidmohamed6750 2 жыл бұрын
sxb appka magaciis
@hanadmohamedfarah5695
@hanadmohamedfarah5695 2 жыл бұрын
Hadaba su.aasha mesha talo aya ah hadii uu damis ben ah sameyo misne shashada madowato hdi an helo sidee sidisa horey ugu so celiyaa
@user-vy4wp7vd3i
@user-vy4wp7vd3i 7 ай бұрын
Wll side laisika karaha phone labaraka kuhayo dabagala side isika xidhi kara
@Shanqaranmedia
@Shanqaranmedia 2 жыл бұрын
Asc sxb waxaad noo soo tijaabi f12 mahadsanid
@mohamedjabril8844
@mohamedjabril8844 Жыл бұрын
Hada lega xady icaawi wll
@gureyyare4707
@gureyyare4707 2 жыл бұрын
Sxb Adoo mahadsan noo yara sharax qaabka loo samaysanaayo meelo badan baan fahmi waayaye
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 2 жыл бұрын
Wll farsamadan waa muhiim ee hal mar noogu celi yadoo faahfaahsan
@abdijibaarabukar1058
@abdijibaarabukar1058 2 жыл бұрын
Bro iPhone noso sameyey
@kingdaacad1419
@kingdaacad1419 2 жыл бұрын
Internet sida dadka looga saaro soogali bro plz
@Saedjamalkaise
@Saedjamalkaise 2 жыл бұрын
Garad Joseph✋
@kowserbashiir4623
@kowserbashiir4623 2 жыл бұрын
Kkkk markuu soo dhigo iiyeera
@saraiiman2401
@saraiiman2401 2 жыл бұрын
Wll wxd isheegta side playstorka Restar logu diro
@maliikaxuseen551
@maliikaxuseen551 2 жыл бұрын
Wllahi manu fahmin wll noogu celi ablikayshanka
@apdallapoi9946
@apdallapoi9946 2 жыл бұрын
Wax kma fahmin ee nosi fahfahi pro
@mcfdecoration7702
@mcfdecoration7702 2 жыл бұрын
Nio aaway linkigi sxp waan kasigayaye
@mohamedibrahim-fk5sn
@mohamedibrahim-fk5sn 2 жыл бұрын
Redmi note 10 pro ka samee review
@somalikenyan1385
@somalikenyan1385 2 жыл бұрын
Walal apka magacis wa arkiway ee
@cabdicasiis1923
@cabdicasiis1923 2 жыл бұрын
abkeeshinada plystory ka koobiga iyo ka orgnaalka ah😼
@abouomar2929
@abouomar2929 2 жыл бұрын
Walalka aadba umahadsantahay
@sadiiqabdibashiir8946
@sadiiqabdibashiir8946 2 жыл бұрын
Sxb waa jijabiyay labataleefan kaygii see caadi uga dhigtaa waa ii daarmi la yahaye 😥
@mohanupdi1079
@mohanupdi1079 2 жыл бұрын
Mahadsani wll
@dream-girl143
@dream-girl143 4 ай бұрын
Wllo waxaad iga caawisa appka damiya mobile ka time xadidan please wllo waa ilaawey magaciisi😢
@khaalidabdillahi8423
@khaalidabdillahi8423 2 жыл бұрын
Wad mahad santhy wan helay mobelkaygi thanks
@SalmaanyareXuseenMaxamuud
@SalmaanyareXuseenMaxamuud Жыл бұрын
Asc
@shuaibyoung5909
@shuaibyoung5909 2 жыл бұрын
hh markaan tijaabiyay telka waa ii daarmi layahy
@foosqueen3137
@foosqueen3137 2 жыл бұрын
number aan kala xiriiro mudaadso igu caawi wallkay si aan uhelo telephonekii layga xaday
@mawliidomermilano4663
@mawliidomermilano4663 2 жыл бұрын
Sxb aaadbad u mahadsntahay
@abdullahimustafaibrahim2153
@abdullahimustafaibrahim2153 2 жыл бұрын
Zxp fadlan iPhone noo sameey.
@maxamedsadiiq9091
@maxamedsadiiq9091 2 жыл бұрын
Zhp ios noo zoo galidee wn dhipanahy ankuye
@farxaanaxmeddiiriye8298
@farxaanaxmeddiiriye8298 2 жыл бұрын
Link aad lahayd waan dhigaya ma adan sodhigin
@Omar23839
@Omar23839 2 жыл бұрын
Facebook login code problem Aya I heysto Zxpow I caawi noo
@veke1018
@veke1018 2 жыл бұрын
Same nahy zxpo
@Ayubschannel
@Ayubschannel 2 жыл бұрын
App ka xaalkiisa ma qumana ee iska fiiriya intadan ku shubin telkaada.
@nastehomahdi5199
@nastehomahdi5199 2 жыл бұрын
Ilahay hku krameeyo garaad
@issackcarab2218
@issackcarab2218 6 ай бұрын
Lkn sida loo isticmaalo maadan sop sheegin zxp
@calicade4107
@calicade4107 2 жыл бұрын
Meeyey Linkigii
@user-rn2tc6ff8f
@user-rn2tc6ff8f 9 ай бұрын
Wllkei meel aan kaala soo xariro ii sheeg,
@maahir01
@maahir01 2 жыл бұрын
Sxb hadii uu goobta uu joogay uu katago kwrn
@guleidgallery
@guleidgallery 2 жыл бұрын
Zxb linkiga maad zoodhigin fadlan zoodhig
@shekeyeabdi6138
@shekeyeabdi6138 2 жыл бұрын
asxb shalay ayaa layga xaday marhore hadaad soo galin lahayd waan kafaaideysan laha lkn nasiib uma ayeelan
@lbnlugooyoh5602
@lbnlugooyoh5602 2 жыл бұрын
Wax laga xumaado pro
@maxamedali3511
@maxamedali3511 2 жыл бұрын
Kkk midkaa hada heeysid uga faa iideeyso nio🔥💯
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed Жыл бұрын
Baro linkigaa zoo dhiga
@diilharo7694
@diilharo7694 2 жыл бұрын
Asc wall
@keeyow_7
@keeyow_7 7 ай бұрын
Balaayo Alle kugu rid oo Alle ku qarib waana qaribtay😂
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 2 жыл бұрын
Iphone so same
@veke1018
@veke1018 2 жыл бұрын
Please zxpo facebook login code proplem 🙏
@harunbare574
@harunbare574 2 жыл бұрын
War waa benale kan away linkigu
@presidentedesyndicatmousta3490
@presidentedesyndicatmousta3490 2 жыл бұрын
Asalam aleikoum
@Wll.soola888
@Wll.soola888 29 күн бұрын
Wcs
@farxaandawlad6647
@farxaandawlad6647 2 жыл бұрын
Waxaba nomashegi magaca barmamijaka
@cabaasyare4133
@cabaasyare4133 2 жыл бұрын
Wn k xumahey hadaan arkay program kiinan iga dabagee app kn eegay lkn isticmaalkiisa qaybta mrkn on gareeayay fake shutdown ta wx u isoo bandhigay laba goobood oo kle ah emergency number iyo good kle oo Lee yhy their number .. sidee loo kla buuxsanaya halkaasaa isu jirto mxn kla Galin karnaa
@user-bj9bn9cd5m
@user-bj9bn9cd5m 9 ай бұрын
Side ku ogan kara abka
@abdullahiibar4190
@abdullahiibar4190 2 жыл бұрын
War nio waxaan dadka kala tag wax qaribane mobeelka dhan ayuu iig ciyaaray ku dhawaad 30 daqiiqo waa uu ii daarmi waaye ee dadka ha qaribin
@nagiibmawliid9788
@nagiibmawliid9788 2 жыл бұрын
Dee magaciiza zheeg
@amuudi-gi4wi
@amuudi-gi4wi 6 ай бұрын
xalay ayaa tuug iiga xadeen xaafadena talefoonkayga saas u raadinaya wax ii ilaaliya kayga kale tankale appkaani waa mid lacag ah sidee cml
@Rizak10
@Rizak10 2 жыл бұрын
iPhone kana zxb
@cawilareyle6934
@cawilareyle6934 2 жыл бұрын
Ok
@namliyare3030
@namliyare3030 2 жыл бұрын
Jgc
@mamutt7277
@mamutt7277 2 жыл бұрын
Taleefanada aan battery laga saariN si kala Loo damiYa oo ah sida marka la restore garynayo taleefanada battery laga saraNa waa laga saari Marka aapkaN wax fa iida ah kama arko teeda kale marka taleefan la damimaYo wa iN Aadsheegta pinka,password &pattern Marka ku waas si kalaa Loo Damiyaa ee waxaad soo Gud bisaa sida loo isticmaalo *Find my device* soo GuDbi waadNa ku mahadsantihii videogaN😉
@CabdirisaaqxasanYare
@CabdirisaaqxasanYare 6 ай бұрын
Var usp bakujira labada moobel
@cabdilllemaxane2599
@cabdilllemaxane2599 2 жыл бұрын
Sxb noo sheeg
@cabdiyarecali1212
@cabdiyarecali1212 2 жыл бұрын
Ninyahow waxba masharixitaqaanid waad nawarerisay.. apka.magaci
@abdihaji6339
@abdihaji6339 2 жыл бұрын
Adaaba fake soconayaa meeyey links ku hhjj
@cabdinuurshikhaxmedchannel2335
@cabdinuurshikhaxmedchannel2335 2 жыл бұрын
Magiciisu
@abaadircilmi6014
@abaadircilmi6014 2 жыл бұрын
Ar waxsi waa fake niyhow
@najmaothmandirir3136
@najmaothmandirir3136 2 жыл бұрын
Hhh
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 Жыл бұрын
Kk
@cabdixayi8030
@cabdixayi8030 Жыл бұрын
Away ligigii
@sheikhaxmedaljowhari
@sheikhaxmedaljowhari 2 жыл бұрын
Liinkigij Aawey
@zaracumar3983
@zaracumar3983 2 жыл бұрын
Ee
@user-um7ru8dc5y
@user-um7ru8dc5y 2 жыл бұрын
شكرا جزيلا لحضرتك
@calimuuse6181
@calimuuse6181 Жыл бұрын
Fg
NEW SHORT FILM || DR IYO REER MII || HD 2024
13:02
Muraadso
Рет қаралды 9 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
Qaab fudud aad ku raadsan kartid mobile ka lumay ama lagaa xaday
5:48
ISMAIL'S PROGRAM
Рет қаралды 10 М.
فاطمة ارتبطت...
12:10
Mazen - مازن
Рет қаралды 255 М.
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 571 М.
Sidee ku heli kartaa mobile-kii lagaa xaday ? 😱🤔
5:42
Muraadso
Рет қаралды 18 М.
شرطي طيب ينتقم لمسلمين من امرأة عنصرية |  | كاميرات الشرطة
10:58
The legal outlook...and my story
12:09
سراج العقول
Рет қаралды 154 М.
RUWAAYAD QOSOL BADAN || Haaf Bariisa Kudhimo.
8:19
Muraadso
Рет қаралды 6 М.
Better Than Smart Phones☠️🤯 | #trollface
0:11
Not Sanu Moments
Рет қаралды 16 МЛН
Что делать если в телефон попала вода?
0:17
Лена Тропоцел
Рет қаралды 3,2 МЛН
iPhone 15 Pro в реальной жизни
24:07
HUDAKOV
Рет қаралды 481 М.